Тёмный

Sida baadiyaha looga ciiday 

dhaqan kaaba
Подписаться 225 тыс.
Просмотров 48 тыс.
50% 1

Facebook page dhaqankaaba

Развлечения

Опубликовано:

 

28 июн 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 258   
@ramadancade8691
@ramadancade8691 Год назад
😢😢Ala mxaa kafiican jawiga bila macaasidaa oonad dhagtaadaa kumaqlayn hees oond ishaadaa cawro dumar ku arkyn oonad arkyn asxp xankuula timaada oo ninwalba dantiisa xoolaha kumshquulsnyhy ood rabigaa cibaado ula faaruqday Ala mxaa kanolol wangsn😢❤
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 Год назад
Haa maashaa allaah
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 Год назад
Wu iga oohiyay qoraalkada coz sida xalfad iyo heesto iyo dumar qaawan ishayda ugu dhacdo
@maymuun7956
@maymuun7956 Год назад
​@@rock_diamond9475oo adiga maxaa meshas ku geeye 😂😂😂
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Год назад
Ciid wanaagsan wlaashey gabar wanaagsan ayaa tahay ciyaalka sida uga farxisay Ilaahey hakaaga farxiyo.
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Год назад
Masha AllAh ❤waa ciid qurux badan waa dhul soomaaliyed oo qurux badan waa hawo caafimaad qabta ❤❤❤❤💙🇸🇴🤲🇸🇴☪️🤲🇸🇴🤲☪️🇸🇴☪️🇸🇴🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Год назад
Jawi Qurux badanaa Allow yaa miyga ku ciido jawi dagan oo Qurux badan masha Allah ❤❤
@yussufabdi2133
@yussufabdi2133 Год назад
Msha allh abayo gabar aad uwanagsan ayatahay oo aad ufican ayatahay msha allh wayo dad badan aya xuman iyo waxkale uisticmalo msha allh abayo keep going ayan kuleyahay
@sdfgdfty1179
@sdfgdfty1179 Год назад
شكرآ جزيلا لك على قناتك المميز ة حفظ الله بلادنا الصومال... العجيب ان نظام الطرق الصوفيه شغاله نسأل الله الهداية لهم
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 Год назад
Aamiin waa cawaan dhul ilaahay isku dagalaya ilaahay xaqa haduso amiiin
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 Год назад
SOOMAALIYEEY MAXAA DIIDEY INEYNU MASJID KADHISNO DHULKAA QURUXDA BADAN OO LOOWADAKACO IYO DUGSI QUR'AANKA LAGUBARTO XIITAA SCHOOLBEYNU XHISIKARNAA HADEYNU ISKAASHANO OO XUMAANTA ISKAFOGEYNO ILLAAHOW SOOMAALI UGARGAAR MEELKASTOY JOOGTO DHAQANKAABANA WAA FARIID WADANIYAD AH DIINA LEH ILLAAHOW KUBARAKEE MAASHAA ALLAAH
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 Год назад
Aamin mcnto quruxeeyay adaa laguugu talagalay yuu tuub horay usoco markasta farxadeenaa katalisaa
@idrismuse2007
@idrismuse2007 Год назад
As Salaamucalaykum wa Raxmatullahi wa Barakatuhu walashey qaaliyeey. Ciid Mubarak, Jumca Mubarak. Allah ku Xifdiyo, Allah ku Barakeeyo adiga iyo qoys kaaga. Waadku mahadsantahay muuqaalatha qurxoon oo aad inoosoo gudbisid. Waxaan kugu jeclaathay kartinimathaatha iyo dareen kaaga wanaagsan oo aad dhulkeena hooyo macaan u'qabtid. Allah baan kaaga baryaa inuu kaa waraabiyo Jannatul Firdowsa iyo qoys kaaga, Allahumma amiin yaa Allah yaa Rabbil Caalamiin.
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 Год назад
Ma sha Allah tabaarakallh , qurux ,Eid Mubarak sister . Dhaqaan kabaa . Sifican baad samay saay gift 🎁 ❤❤❤❤👍👍👍👍🌹🌹🌹🏆keep going sister
@keyowxgaldile2863
@keyowxgaldile2863 Год назад
Manshalah ciid wanagsan abayo ilahay haku barakeyo waxad tahay gabar karti badan guulayso idim ale
@user-cq6br4ly7x
@user-cq6br4ly7x Год назад
❤❤❤❤❤❤❤
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 Год назад
​@@Liiloowewaa godin labe iyo cadaado dhaxdooda❤
@AbdirahmanMulac-jk9hu
@AbdirahmanMulac-jk9hu Год назад
Masha Allaah dhaqan kaaba caafimaad ku ciid wlshy qali
@adanadan2848
@adanadan2848 Год назад
masha Allah my GOD BLESS YOU MY SIZ
@MohamedAli-dx2fp
@MohamedAli-dx2fp Год назад
Maa shaa Allah. Ilahay ha barakeeyo walasheen Dhaqankaaba iyo dhamaan ehelkeedaba
@hawashireafrah5862
@hawashireafrah5862 Год назад
Ma Sha Allaah. Alxamdullillaah meel neecoow badan. Oo Hawa nadiif leh weeye. Alxamdullillaah dheh.
@Farhia_ali
@Farhia_ali Год назад
MASHA ALH ABAYO. CIID MUBARAK. YAABA HELIKARO. NIMCDA ILAH NIUSIYAADIYO❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@umsamirahmed3138
@umsamirahmed3138 Год назад
Ma ubax gabar asturan o dhaqan wangsan,allaha ku sharfo mcnto
@xafsahasan4386
@xafsahasan4386 Год назад
Masha allah meel aad uqurux badan bila buuqa bila jama Eid mubarka dhaqan kaba
@fartunmohamoud7771
@fartunmohamoud7771 Год назад
Mashaa Allaah TabarakAllaah waa kutaageera Dhaqan kaabaay ♥️💪
@ahashi7828
@ahashi7828 Год назад
Maasha Allah Illaahay raxmadiisa iyo roobkiisa iyo nabad Ha siiyo Somaali meel kasta oo reer miyigoodu dego Illaahay ha baahi tiro Aamiin Aamiin
@kamela775
@kamela775 Год назад
Mashaa allah wllo meel qurux badan iyo jawi wacan dhaqankeena qofaan miyi farac kulahayn ma jiro
@safiyoahmed8557
@safiyoahmed8557 Год назад
Masha Allah tabaaraka allah qaali luula ciid mubarak
@wardoonacademy
@wardoonacademy Год назад
Eid Mubarak walaal, Allah swt hanaga aqbalo acmaasha saalixa ah.
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 Год назад
Maashaa allaah. CIID MUBAARAK.
@mohamedsaedmohamed
@mohamedsaedmohamed Год назад
Mnshlah mnshlah Hno wllhi Ku Jeclahay waliba Ilaaahay Dartii 🎉❤
@mohameddaganem1044
@mohameddaganem1044 Год назад
Mashaallah ilaxay xakubarakeyo walashey qali
@maryanl804
@maryanl804 Год назад
Masha allah aaaaamiin aaaaamiin hbo quruxay maxadse mlinta labaad u iideeen
@fathiya5106
@fathiya5106 Год назад
MashaAllah ❤❤MashaAllah
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 Год назад
Maasha allaha Eid Mubarak 🥰🥰🤲🤲
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Mashaa Allah walashey Allah haku Xifdhiyo horay usoco Inshaallah
@Ahmed_fc19
@Ahmed_fc19 Год назад
Masha allah ciid wanaagsan ❤
@aliyamustafa8466
@aliyamustafa8466 Год назад
Mashaa Allah Eid Mubarak ❤❤❤❤❤
@munomohamed7269
@munomohamed7269 Год назад
Masha Allah abayo Eid Mubarak
@ayanhasan5087
@ayanhasan5087 Год назад
Eid mubarak abaayo adiga iyo family gaaga
@user-ze3yd4ku8k
@user-ze3yd4ku8k Год назад
Ciidlamida wllshy sanadkan sndkisa allh cafimad ha inagu gadhsiyo❤❤❤🎉🎉🎉
@faiza6126
@faiza6126 Год назад
Masha Allah Eid Mubarak wll 🎉
@nourismail4114
@nourismail4114 Год назад
Ciid wangsan dhamtin, Ma sha Allah
@hargeisa24h
@hargeisa24h Год назад
Waa yadii Hore Reer muduga waxay Ducada Salaada ugu Danbaysiin Jireen Ilahay Gun Hanaga dhigin.......Iminka Malaha Diintay Barteen .....!!!
@Tlie_____Raajuu__2008
@Tlie_____Raajuu__2008 Год назад
ماشاءالله 🖤 [عيد مبارك ❤ كل عام وانتم بخير 🖤🇸🇴❤️
@SSTV5080
@SSTV5080 Год назад
Baadiyaha xumaanta ugu weyn ee maanta kataagan waa In dad saas isugu yimi kheyr mid alla hoojiyey oo qabiil madax maray uu inta qoray soo qaato amayba koox isku soo raacaan ay Xanadu ku furaan oo farxaddii laysuggu yimi geeri iyo gebegebo u bedelayaan
@feisaladan7825
@feisaladan7825 Год назад
Mnsha allh wll dhaqan kaabo ilaahy dartii ku jecelahy❤❤
@deeqomahmoud1162
@deeqomahmoud1162 Год назад
Mashallah Tbarkallah Eid Mubarak ubax
@fadumaomar9092
@fadumaomar9092 Год назад
امين يا قلبي يا أختي الغاليه على الدعاء
@mohamedshire8747
@mohamedshire8747 Год назад
Mansha Allah ilahay haku xafido dhaqan kaba
@doolcaadey5723
@doolcaadey5723 Год назад
Masha Allah ciid Mubarak
@naimahussien8092
@naimahussien8092 Год назад
Abyo waa iga talo gacanta bidix wax lakuma bixiyi❤❤
@Zurich527
@Zurich527 Год назад
Masha Allah meshan nolosheda aadbaan u jeclahay
@adansalah8765
@adansalah8765 Год назад
Thank you walalsh ciid Mubarak
@Ennitex
@Ennitex Год назад
Masha Allah eid Mubarak 🎉❤
@maryansaidhirsi8656
@maryansaidhirsi8656 Год назад
Ciid Mubarak qali
@user-bx7un9yw1j
@user-bx7un9yw1j Год назад
Asc❤عيد مبروك كل عام وانت بخير
@aliabdi9835
@aliabdi9835 Год назад
Masha allah waa Meel jawigeda qurxan yahay
@asadwalishariif711
@asadwalishariif711 Год назад
Ciid mubaarik maasha allaah🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤🎉❤❤🎉❤❤❤❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉🎉❤🎉🎉🎉❤🎉❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@aminaamish242
@aminaamish242 11 месяцев назад
Kheyr ilhy hakusiyoo abyo❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedmaxamed1930
@ahmedmaxamed1930 Год назад
Ilahayow waxaan ku waydiitay Cafis iyo cafimaad aduunyo aqiro
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 Год назад
Eid Mubarak sis ❤
@haphzamohamed
@haphzamohamed Год назад
Aamin masha allh Mahadsanid apyo
@shaj5029
@shaj5029 Год назад
ManshaAllah beautiful 🎉❤
@libanfarxan3086
@libanfarxan3086 Год назад
M.a Eid mubarag Dhaqan kaabo Keep going
@sharmakeabdi9918
@sharmakeabdi9918 Год назад
Manshallah❤ dhaqan kaaboy ama ubaxey waxaad ii jeclisisay wadankeygi hooyo aan ilaaway inaan ahay muwaadin soomaliyeed❤
@mjama7664
@mjama7664 Год назад
Illhy haku calfo qof wadanki joga wa iga nasib badan yhy o hilibkas iyo hawadas isku helay
@hafsaahmed9901
@hafsaahmed9901 Год назад
MashaAllah 🥰
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 Год назад
Masha Allah wllhi paadiyaha waa meel Wax padan laga baran karo
@user-gr4qg5zm1d
@user-gr4qg5zm1d Год назад
MASHA ALLAH ❤
@GuuleedSoool-oj3jv
@GuuleedSoool-oj3jv Год назад
❤❤❤mnzha ALLAH walashay ALLAH haku nuuriyo
@sahnim7481
@sahnim7481 Год назад
🎉🎉🎉 waa runtaa ehelkaagaa laga bilaabaa xaqulaha. 🎉🎉🎉
@abdirizackmohamed3688
@abdirizackmohamed3688 Год назад
Man's wll qali Eid Mubarak
@FadumoHas
@FadumoHas Год назад
masha allah jassa kallaahu qeer 🥰
@user-wr7ym3qu6p
@user-wr7ym3qu6p Год назад
Ciid mubaarak
@qumanhassan7812
@qumanhassan7812 Год назад
Masha Allah baadiyaha qurux dhul barwaaqo tal❤
@user-no9xw6mm4m
@user-no9xw6mm4m Год назад
walaashay dhanqan kaaba adigoo mahadsan markaan badanaa daawado barnaamijkaada waxaa ka dareemaa xoogaa xaga kamirada dubista in ayasan xogaa hagaagsanayn oo markii aad kamirada qofku kuu haaya usan kugu dhamays tirin muqada oo qayb ka maqantahay sidaad ka arkayso kan hadda bilaawgiisa runtiina waan kaaga mahad celinaa barnaamijyada quruxda badan ee aad noo soo gudbiso
@phatimapharhaan4445
@phatimapharhaan4445 Год назад
MASHA ALLAH ABAYO ALLE HA KU XAFIDO CIID MUBARAK
@aynubeerofalanochanal7913
@aynubeerofalanochanal7913 Год назад
Iid .mbaarak wll
@mussaali5239
@mussaali5239 Год назад
Miyigee waaye? Minfadlak qofkii gartay ha I so sheego. It's a very beautiful wilderness ❤.
@iqramuhamed2354
@iqramuhamed2354 Год назад
Wan uxiisey baadiyo ❤❤❤masha Allah
@haniomar710
@haniomar710 Год назад
Masha Allah Ciid wanaagsan
@hamdimustafe1664
@hamdimustafe1664 Год назад
Masha allah xbbti❤
@ikraniisseali7097
@ikraniisseali7097 Год назад
Masha alaah tabaaraka lah aamiin aaamiiin yaarabi
@jirfe
@jirfe Год назад
Ciid mubaarak sister
@degaghedi1738
@degaghedi1738 Год назад
Waa qurux badan masha Allah
@fadumaomar9092
@fadumaomar9092 Год назад
عيد مبارك عليكم وعلى أمه محمد صلى عليه وسلم على خير المرسلين 🎉ما شاء الله تبارك الرحمن 🎉❤
@nuuracaday798
@nuuracaday798 Год назад
Masha alh Eiid Mubarak
@Himila55
@Himila55 Год назад
Beautiful video
@zahrasahin8145
@zahrasahin8145 Год назад
Eid Mubarak wlala qaali miyiga aan rabaa in aan wax kaa waydiiyo
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 Год назад
MashaAllaah habo iid wanagsan
@ahmedabdi2180
@ahmedabdi2180 Год назад
masha allah muuqaal qurux badan
@samirahassan2023
@samirahassan2023 Год назад
Eid❤❤ mubaarak huuno macaan ❤❤❤
@adansalah8765
@adansalah8765 Год назад
Masha’Allah
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 Год назад
Maan sha allaah baaraka
@hooyomediaralexingmusic
@hooyomediaralexingmusic Год назад
Dhaqan kabay dhor iidod hilib badiyo lugu Kariyay man arag ee Salam wacan
@NasraMohamud6484
@NasraMohamud6484 Год назад
Mashllh jawi qurbathan❤
@shukrimaow2021
@shukrimaow2021 Год назад
Masha Allah Ducadana Amiin Amiin Amiin
@UmulkheirIbrahim-op6bb
@UmulkheirIbrahim-op6bb Год назад
M.a cid mubarak
@shaj5029
@shaj5029 Год назад
Eid Mubarak 🎉
@anabdalmar2717
@anabdalmar2717 Год назад
MashaAllah❤❤❤
@Himila55
@Himila55 Год назад
mansha allah baraka allah
@umumawada1405
@umumawada1405 Год назад
MashaAlah abyo ciid wngsan
@alhijramedia5547
@alhijramedia5547 Год назад
Masha allah
@AliHassan-uv9uc
@AliHassan-uv9uc Год назад
Ubax dhaqankaba adiga iyo famili gagaba ciid mubarag
@abdallahboythebest128
@abdallahboythebest128 Год назад
Masha allan walaashay nolloy
Далее
Sida rerku udagay baadiyaha
14:36
Просмотров 92 тыс.
Jawi robaad iyo jadwalkeena galabta
9:00
Просмотров 44 тыс.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
WARKA HABEEN EE SHABELLE TV 29-07-2024.
26:01
Dhaqan layaab leh😋
8:16
Просмотров 175 тыс.
Vlog nolosha dhabta ee baaddiyaha----
4:43
Просмотров 3,2 тыс.
Sidaan udilnay abeesadii
8:46
Просмотров 44 тыс.
Guriga la iga siiyey baadiyaha
11:25
Просмотров 66 тыс.
Dhaqankaaba miyaa lagu aroosay mesha ay tagtay
16:31
Просмотров 78 тыс.
настоящий чемпион
0:59
Просмотров 9 млн
Как без этого..😂
0:15
Просмотров 2,3 млн