Тёмный
No video :(

SIDA BAJIYAHA LOO CUNO | HOW TO EAT BAJIYO SOMALI 

ASAD HAGIO 27
Подписаться 2,3 млн
Просмотров 107 тыс.
50% 1

Thanks
ADNA COOKING
UMU CUMEER
SIHAAM ABDI AZIIZ ALI ABDALLA SAALAX ALNAAJI BILYAMANIYAH

Опубликовано:

 

23 янв 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1 тыс.   
@shankaronmohamed7064
@shankaronmohamed7064 3 года назад
Inta jecel Bajiyaha like dhac😂👍🏻
@kooshdul
@kooshdul 3 года назад
Taxane Muuse 1 sanad ilaa 40 Sano - Qaybta 20 😍 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-EnRYeZmLRAo.html
@caalamfilmsseries2344
@caalamfilmsseries2344 3 года назад
Asad waa iga qoslisay Sida bariis iyo hilib loo cunana Nooso duub😂😂😂 Yaa igu raacsan 👇
@user-oy8tm7rm4f
@user-oy8tm7rm4f 3 года назад
Waad ba taqaane mxaad kabaranaysaa 😂😂
@caalamfilmsseries2344
@caalamfilmsseries2344 3 года назад
@@user-oy8tm7rm4f abaay ma aqaan mad ibartid😂😂😂
@moktareelay1791
@moktareelay1791 3 года назад
Asadoow sida sanbuuz loo cuno soo suubi🤣🤣
@user-oy8tm7rm4f
@user-oy8tm7rm4f 3 года назад
@@caalamfilmsseries2344 wah adi caalam aan bariis laga cunin mad ku nooshahay waaba yaabe🤔🤣🤣🤣🤣🤣🤔
@kooshdul
@kooshdul 3 года назад
Taxane Muuse 1 sanad ilaa 40 Sano - Qaybta 20 😍 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-EnRYeZmLRAo.html
@maandeeqhaaji3264
@maandeeqhaaji3264 3 года назад
Dharer iga imadey inta ila mida like
@mhameddave9758
@mhameddave9758 3 года назад
Kkkkk
@mhameddave9758
@mhameddave9758 3 года назад
Maandeeq runtaa miyaa abaayo xaax
@kooshdul
@kooshdul 3 года назад
Taxane Muuse 1 sanad ilaa 40 Sano - Qaybta 20 😍 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-EnRYeZmLRAo.html
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 года назад
Team 27 asad hagio one love💪
@bashirbashiirhawaarojaceylku
@bashirbashiirhawaarojaceylku 3 года назад
Imiss u my🌎💋
@dekoomar3076
@dekoomar3076 3 года назад
Waxa qabaato baweyday asad
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 года назад
@@bashirbashiirhawaarojaceylku thnks 🙌
@bashirbashiirhawaarojaceylku
@bashirbashiirhawaarojaceylku 3 года назад
@@somaliyameni202 mcnooow i❤u pp3
@kooshdul
@kooshdul 3 года назад
Taxane Muuse 1 sanad ilaa 40 Sano - Qaybta 20 😍 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-EnRYeZmLRAo.html
@cabdirasaaq4863
@cabdirasaaq4863 3 года назад
Inta Asad jecel like saar❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴
@teamtayzirofficial6490
@teamtayzirofficial6490 3 года назад
Wll Subscribe ii saara Waa iga Cosi Ee
@ogaalkadadweynah2330
@ogaalkadadweynah2330 3 года назад
WLLOYAL ADUUNKA CISI IYO SHARAF KU NOOLAADA AKHIRONA JANNATUL FILDOWSA KU NOOLAADA OO WLLOYAL WAXAD NAGU TAAGEERTA SUBSCRIBETA
@warsancookingbeauty3331
@warsancookingbeauty3331 3 года назад
Walal subscribe igu cawi rabi haku barakeyo
@user-oy8tm7rm4f
@user-oy8tm7rm4f 3 года назад
@@warsancookingbeauty3331 dadka subscrbka baryaa baan ba layaabay like saar baa ladhahee bal wax tuugso maa ladhahay😂😂😂😂😂
@kooshdul
@kooshdul 3 года назад
Taxane Muuse 1 sanad ilaa 40 Sano - Qaybta 20 😍 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-EnRYeZmLRAo.html
@deqadalka9953
@deqadalka9953 3 года назад
Bajiyahaan saf in loogu jiray inti ila aragtay like 😂😂😂🏇🏇🏇🏇🏇😃😃😃😃
@kooshdul
@kooshdul 3 года назад
Taxane Muuse 1 sanad ilaa 40 Sano - Qaybta 20 😍 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-EnRYeZmLRAo.html
@faadumoaxmed8277
@faadumoaxmed8277 2 месяца назад
Who watched 2024😂❤
@user-os4ss2fd8f
@user-os4ss2fd8f Месяц назад
Meee
@nejmahaaji7142
@nejmahaaji7142 16 дней назад
Me😅😂
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 3 года назад
4:57 Arimaheena nagaqawo walalka sida locuno munatusinoya mise 😌😂😂dhareena wuunugudilay🤤😂
@kooshdul
@kooshdul 3 года назад
Taxane Muuse 1 sanad ilaa 40 Sano - Qaybta 20 😍 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-EnRYeZmLRAo.html
@abdikarinsaleban7507
@abdikarinsaleban7507 3 года назад
Anagu quraaaC BasBaasLe u naqaana From Somaliland BerBera asad Hagio LoVe Saar zxp
@teamtayzirofficial6490
@teamtayzirofficial6490 3 года назад
Wll Subscribe ii saar Chennal Kaan Waa iga 2
@abdikadiralli
@abdikadiralli 3 года назад
Bangiye u naqaana from galbeedka somaliland
@hayaabintusln3122
@hayaabintusln3122 3 года назад
@@abdikadiralli aad iyo Aad sida un u aqaan anina
@mustapharooraaye3522
@mustapharooraaye3522 3 года назад
Baagiye sidoo kale waa loo yaqaana.
@mssqurux5498
@mssqurux5498 3 года назад
it’s baagiye no Bajiye
@lacagleofficial
@lacagleofficial 3 года назад
Leedda-fuul marbaad doorbiddaa, Lalinta dheerayne, Laammi-orodka gaariga marbaad, Lixda ka baartaaye, Laylkina marbaad soo guddaa, Ladina waydaaye Leegleegsi laafyaha marbaad, Lugaha doontaaye, Adoo laashka heli karo marbaad, Laacdantaa garabe, Marbaad ceesh adoo loogan karo, Liqidda daysaaye, ❤️❤️❤️
@kooshdul
@kooshdul 3 года назад
Taxane Muuse 1 sanad ilaa 40 Sano - Qaybta 20 😍 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-EnRYeZmLRAo.html
@khalidesman
@khalidesman 3 года назад
Somaliland waxa Loo aqaana baagiye Somaliyana waxa ladhaha bajiye waalakala kaladueanyahy re Somaliland ismuujiya ree xamaroow cimaamada nagu tuura 🤣😅 somali hanolaato 🙏✊✊
@hobonmaxamed5687
@hobonmaxamed5687 3 года назад
Hhhhhhhh bajiyha la yaban anga baagiye unqanye
@zariinaquen7092
@zariinaquen7092 3 года назад
Wani turay walalahega somalilan😍from muqdisho💌
@khalidesman
@khalidesman 3 года назад
@@zariinaquen7092 sharafi korkaaga ahaato wll from Borama✅
@user-iy2jz4hq7t
@user-iy2jz4hq7t 3 года назад
Bajiyaa maxaa LA yiaadaa
@user-iy2jz4hq7t
@user-iy2jz4hq7t 3 года назад
LA yiraadaa hhh
@user-vt4nx8cg8q
@user-vt4nx8cg8q 3 года назад
Maha wll😂 mideeda kle waxey basbaska/ shigniga akhdarka ah🤔 Bajiyaha iskumid ayeynu kanahey lkn qajiga/shigniga ayeynu kukala dywanahey Anaga basbaska sida tan ayanu usamesana 1: xamar/ raqey 2: 1 xaba o timir ah 3: kamsar 4: barbaroni 5: qaji/ basbas akhdar 6:basal 7: toon 8:milix 9: xabuub Intas odhan aya laysku shida marka midab qurxon ayu noqonya yacni midabkisa iyo dhadhankisaba macaan 😍
@carafey3113
@carafey3113 3 года назад
Waaw wad I bartay sida loo cuno bajiyaha, ma aqon thanks. Waxad Ku xejisa bariska sida afka loo geliyo😊
@YoonizAli-rt6el
@YoonizAli-rt6el 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂
@leylamuumin3492
@leylamuumin3492 3 года назад
Maasha allah illaahey caafimaad fiican haniisiiyo kuligiina insha allah. 👍
@luqmaanahmed2645
@luqmaanahmed2645 3 года назад
Bajiye markii horaysay maqlo 2019 bay ahyd wan la yaabay markii anaga xagayga waxa la yidhaahdaa "quraac "tan se aad cunayso waxan aqaanaa "saalo geel" basal iyo qudrad baan lagu duubi jiray full respect walaal asad hajji 🙏
@zuuzanahmed5671
@zuuzanahmed5671 3 года назад
Keep going 400k inashaAllah wan ku rajinya wllky qali
@teamtayzirofficial6490
@teamtayzirofficial6490 3 года назад
Wll Subscribe ii saara Chennal Kaan Waa iga Cosi
@n.alfaawi4741
@n.alfaawi4741 3 года назад
Sida loo dhuuso noo soduub inta iguracsan like ha sarina🤣🤣🤣
@dailyxiin
@dailyxiin 3 года назад
😀😀😀😀😀
@ayannour3062
@ayannour3062 3 года назад
🤣🤣🤣🤣
@n.alfaawi4741
@n.alfaawi4741 3 года назад
Sifican uqosol😁😁😆🙏🥰💯
@abdirahmanmubashir1627
@abdirahmanmubashir1627 3 года назад
“Afka kuride waa ruge” 🤣🤣🤣🤣🤣😂😂
@hafsadahir5518
@hafsadahir5518 3 года назад
😂😂😂😂
@kooshdul
@kooshdul 3 года назад
Taxane Muuse 1 sanad ilaa 40 Sano - Qaybta 20 😍 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-EnRYeZmLRAo.html
@maclowofficiall7985
@maclowofficiall7985 3 года назад
Hadii Aad LA yaabtay TITLE KA Like Saar👍👈🤣
@kooshdul
@kooshdul 3 года назад
Taxane Muuse 1 sanad ilaa 40 Sano - Qaybta 20 😍 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-EnRYeZmLRAo.html
@wardacadaani1334
@wardacadaani1334 3 года назад
Bajiye sida loo cuno😂😂😂inta la qaado mn afkuun lagu ridayin 😂😂
@kooshdul
@kooshdul 3 года назад
Taxane Muuse 1 sanad ilaa 40 Sano - Qaybta 20 😍 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-EnRYeZmLRAo.html
@najaaxsouleimanaaden795
@najaaxsouleimanaaden795 3 года назад
Arimahena 😂😂😂aaba qosol igu dilay kulahaa bes hee😂5ayaad mareysaa
@zamabdul4945
@zamabdul4945 3 года назад
Masha Allah wllkeey 💕💕💕❤️❤️
@teamtayzirofficial6490
@teamtayzirofficial6490 3 года назад
Wll Subscribe ii saar Waa iga Cosi Ee 1
@kingcabdinho1channel612
@kingcabdinho1channel612 3 года назад
@@teamtayzirofficial6490 isoo booqo plz subscribes isaar plz 💝
@cabdirisaqqoorgaab4007
@cabdirisaqqoorgaab4007 3 года назад
Badiyo ma Aqaano Lkin Waxan u naqaan Baagiye wakala duwananshaha lahjada Legend Asad Hagio ❤ Noolow
@xamzikofficial5430
@xamzikofficial5430 3 года назад
Anoon Asad Hagio ujeedin Waxan Layaabay Rer Xamarka Afsoomali Xumadoodo Bajiyo lama Dhaho Qureec Basbaasla La Dhahaa From Jumrijada barkaysan Somaliland.
@maxamadcabdi4571
@maxamadcabdi4571 3 года назад
Somalidu isku lahjad maha eyadana si bey uyaqaanaan idinkuna si baad utaqaanaan
@xamzikofficial5430
@xamzikofficial5430 3 года назад
@@maxamadcabdi4571 Waa Run Laakin Woxoogu Lahajad hagaagsan Maaha Ee Af Somaaliga Iyo Dhaqankay Ceebanayaan.
@ishwaqadan7050
@ishwaqadan7050 3 года назад
Aboowe noso same ruwayado qosol badan plz aboowe waxan ku ahay tagero lambar 1 runti
@zeinababdirizack4199
@zeinababdirizack4199 3 года назад
Inta asad tagerto like me🥰🥰🥰😍😂😂
@kooshdul
@kooshdul 3 года назад
Taxane Muuse 1 sanad ilaa 40 Sano - Qaybta 20 😍 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-EnRYeZmLRAo.html
@maxamedmukhtaarmaxamedmukh1039
@maxamedmukhtaarmaxamedmukh1039 3 года назад
Yaz bro am stile single Inta ila mid single🙅‍♀️ ah liketa yaa la iska xasidin 🥺🥺
@raxmojibriilcabdulaahi3058
@raxmojibriilcabdulaahi3058 3 года назад
Asad see cml heee dharerka naga soo dadise m.a alle haku daweyo wllkey keep going
@md5802
@md5802 3 года назад
Asad keep going you and you’re friends I love bajiyo 🥰🥰😘😍
@teamtayzirofficial6490
@teamtayzirofficial6490 3 года назад
Wll Subscribe ii saar Waa iga Cosi...
@kingcabdinho1channel612
@kingcabdinho1channel612 3 года назад
isoo booqo plz subscribes isaar plz 💖
@suhuurmohamudali5900
@suhuurmohamudali5900 3 года назад
Marmarsiyaad ku dhamaysad ladahay wlhi asad🤣
@mushtaaqmanka5179
@mushtaaqmanka5179 3 года назад
Masha allah tabarakallah He dheh dhareer naka keentay asad walaalo wale waan Kula cunay inta kugu dhajin laha
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 3 года назад
Alloow yaanan kugu dhajin dhuunta juq juq waan cararay 🤔🙆‍♂️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️
@sunishpea7603
@sunishpea7603 3 года назад
Tnx asd wan barny cashrkaaa eee sida qadada loocuno nooharty😁😁🤣🤣🤣🤣
@sahranuune4027
@sahranuune4027 3 года назад
🤣🤣🤣🤣 Asadow sida sambuuska loo cunana waakaa sugeeynaa 😅😅 So funny wllhi alle haku xafido wll 🥰❤
@bigmancc271
@bigmancc271 3 года назад
bajiyaha micnihiisu .Qurac miyaa.From Hagaysa❤27
@sowda2506
@sowda2506 3 года назад
Magaraaneysaan adinka ciyaal xamaraa kasaayo waxaas digirtaa laga sameeyaaa😂😂
@bushrahassan5438
@bushrahassan5438 3 года назад
Mash alah walalkeey asad hagiyo keep going thank you so much walal love
@Farhan6908
@Farhan6908 3 года назад
Dunidan laga tagi doona ayan walaal kunahay somaliweny allah dartis subscribe igu saara plz 🙏🏾❤️
@teamtayzirofficial6490
@teamtayzirofficial6490 3 года назад
Wll Subscribe ii saar waan Ku Saaray Ee Adnah ii saar Waa iga Cosi
@abuubakatchannel7472
@abuubakatchannel7472 3 года назад
kuusaray isaar
@abuubakatchannel7472
@abuubakatchannel7472 3 года назад
@@teamtayzirofficial6490 kuusaaray Isaar
@cabdirashiidofficail4029
@cabdirashiidofficail4029 3 года назад
ASAD HAGIOOOOOOOW ADNA HADDAAD FAALADAYDAN ARAGTAY PIN II SAAR, ASXAABEY IDINA SUBSCRIBE II SAARA.😍
@naimoibrahim.1339
@naimoibrahim.1339 3 года назад
Waad naga dhareeesinaysaaa inta ani camala like ta isku muujiya 😂😂😂
@taariiqdadunida1914
@taariiqdadunida1914 3 года назад
In.a wll asad 100,000,000 kuu rajeynaaaa
@Faiza_shiiqow
@Faiza_shiiqow 3 года назад
Caafimaad ku cun walalkey, dheraaka aa naga dhameysay 😁😋
@ogaalkadadweynah2330
@ogaalkadadweynah2330 3 года назад
WLLOYAL ADUUNKA CISI IYO SHARAF KU NOOLAADA AKHIRONA JANNATUL FILDOWSA KU NOOLAADA OO WLLOYAL WAXAD NAGU TAAGEERTA SUBSCRIBETA
@nadarnadar1762
@nadarnadar1762 3 года назад
A s asadow walal somaliyed oo dadal badan baa tahay masha allaah tabaraka allaah waxan ahay hoyo somali oo muwadinad ah waxan kaa codsanaya waxa kugu xiran 4000 udhawaad qof oo somali ah codsigegu waxu yahay wadankena aadbu durufo adag ugu jiraa marka ukaca oo siniyad ah taariqdi wanaag saned waden keenu laha iyo wax in looqabto wadanka iska wax uqabso ah dhirigalin muwaadin nimo insha allaah wa codsigega
@AFLAX2002
@AFLAX2002 3 года назад
Asad allh haku soo hanuuniyo
@user-oy8tm7rm4f
@user-oy8tm7rm4f 3 года назад
Lkin anaga haddan somali nahay saas uma cunnee waan burburinaa 😂😂😂😂😂😂
@mohaaabdi122
@mohaaabdi122 3 года назад
ahhh runta shegtay wlhi
@user-oy8tm7rm4f
@user-oy8tm7rm4f 3 года назад
@@mohaaabdi122 شكرا
@a.abdalla3167
@a.abdalla3167 3 года назад
Wll Ilaahay Ayaan kugu dhaarshee ha I dhaafin adoon Subscribe ii saarin 😭👍🙏 Ilaahay waalidkaa, walaalahaa iyo adiba jannada ha idin geeyo Amiin in Sha Allah ❤️
@teamtayzirofficial6490
@teamtayzirofficial6490 3 года назад
Wll Subscribe ii saar Waa iga Cosi Ee..
@kingcabdinho1channel612
@kingcabdinho1channel612 3 года назад
isoo booqo plz subscribes isaar plz 💟
@kingcabdinho1channel612
@kingcabdinho1channel612 3 года назад
@@teamtayzirofficial6490 isoo booqo plz subscribes isaar plz 💖
@ogaalkadadweynah2330
@ogaalkadadweynah2330 3 года назад
WLLOYAL ADUUNKA CISI IYO SHARAF KU NOOLAADA AKHIRONA JANNATUL FILDOWSA KU NOOLAADA OO WLLOYAL WAXAD NAGU TAAGEERTA SUBSCRIBETA
@zakiyaxasan3620
@zakiyaxasan3620 3 года назад
Asad bajiyahii marka cadey ayaa cunoysaa walaahi yaa kuu soo sameyay ilaahey haku daweyo Bro
@vihiimaapdilahi406
@vihiimaapdilahi406 3 года назад
Baagiye Nidhaa Asadaw From Boorama kasosalma👏
@abdikadiralli
@abdikadiralli 3 года назад
Asadow hadaanu reer somaliland nahay Ragu ma cunaan waa ceeb dumarka cuna😂😂😂
@drsfatimamohamed1341
@drsfatimamohamed1341 3 года назад
😂😂😂
@saciidomaxamed4
@saciidomaxamed4 3 года назад
Kkkkkk
@zakariemohamed8279
@zakariemohamed8279 3 года назад
Lagama istcimaalo hargysa
@deqomohamudahmed2418
@deqomohamudahmed2418 3 года назад
Ceeb maxaa kadhigy wa hunguriyee
@abdikadiralli
@abdikadiralli 3 года назад
@@zakariemohamed8279 waa laga isticmaala Lkn Ragu ma cunaan dumarka cuna
@sakiahmed6930
@sakiahmed6930 Год назад
Asad pro wlhi wa ku tage ra Alle waxan kaga baryaya inu ka kiciyo kurisga adiga iyo inta kale ba amiin amiin i.a
@hodhanlacky6394
@hodhanlacky6394 3 года назад
Masha Allah wlh 🥰🥰🥰❤
@haniabdu8168
@haniabdu8168 3 года назад
Asad see cml hee walba sida loo kariyo maxaa noo dhihiwayse 😛sida loo cuno aaa 😔🤣😅😂😂
@epow_adde1
@epow_adde1 3 года назад
Good 👍
@user-fw8ig8no6p
@user-fw8ig8no6p 3 года назад
ماشاءالله اسده 👍🏻
@wadanisomaliyed3267
@wadanisomaliyed3267 3 года назад
Dunida wax ku dhibo ha arkin aaqirana janadul firdowsa Allaha kugu bishaareeyo wll subscribe ii saar.
@rudwanfarah8996
@rudwanfarah8996 3 года назад
Keep going asad hagio 27
@kooshdul
@kooshdul 3 года назад
Taxane Muuse 1 sanad ilaa 40 Sano - Qaybta 20 😍 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-EnRYeZmLRAo.html
@rawdaabdirashiid9501
@rawdaabdirashiid9501 3 года назад
Wow bro masha Allah l love you too
@sawsansacad142
@sawsansacad142 3 года назад
Good brothers
@ruuzidaimond7097
@ruuzidaimond7097 3 года назад
Dadkii gobta ahaa halkan jogey meeye 1k like igu cimaamada
@teamtayzirofficial6490
@teamtayzirofficial6490 3 года назад
Wll Subscribe ii saar Chennal Waa iga Cosi 11
@caalamiinyareofficial1671
@caalamiinyareofficial1671 3 года назад
Hoyadaa alaha janeeyo wll hadaad subscribe isaarto
@shamsahmed5327
@shamsahmed5327 3 года назад
Asadoow aboowe ilaaheey hakuudaaweyo maxaayeelay waan guwalacsanahay bajiyo iyo bisbaaskiisa tawar aankusameestana maheesti weey igataalaa meeshaan jogana malagado maqaayo somali magutaalo anoo xaalkaas kujiro aa saan igusii hormacaansanooysa ilaaheey hakuuuuuuuudaaaweeeeyoooooooo arimaheeyna ani iiiikeeeeeen waagudoceeyna 😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋🤤🤤🤤🤤🤤🤤🤤🤤🤤
@fardowsahussian6098
@fardowsahussian6098 3 года назад
Masha allah ❤️🤣farxad ku noolaw insha allah👍🌷❤️🇸🇴
@stepstojannah
@stepstojannah 3 года назад
Asc walaalyaal soo booqda channelkeyga waa channel Quran iyo tafsiirka EE sii gudbi si aad ajar u heshid
@feisalabdulahi2820
@feisalabdulahi2820 3 года назад
Keep going man
@teamtayzirofficial6490
@teamtayzirofficial6490 3 года назад
Wll Subscribe ii saar Waa iga Cosi Ee.
@Nabeeriww
@Nabeeriww 3 года назад
Sxp asad wallhi 2 ama 3 bil kuma daawan runtii wana kaa xanaaqe awal lkn waa kuu xiise kaligaa kaama xanaaqin maclaa shirkada youtub xitaa waa ka xanaaqe 2 yers baa youtub ku jiraa 1000 magaarin sabbtasa uga tage meeshan Lkn wallhi waan kuu xiise
@CaishosalaadMaxamed-kj2nh
@CaishosalaadMaxamed-kj2nh 9 месяцев назад
Masha allaah asd guuleyso wll qaali
@ifraxahmed6851
@ifraxahmed6851 3 года назад
Inta ila aragtay inuu asad fara qurxoonyahay like saar🤣🤣🤣
@nacimacumar1368
@nacimacumar1368 3 года назад
say masha Allah qurux eeba Ku uunte
@zariinaquen7092
@zariinaquen7092 3 года назад
Asad waa quruxlow wlh ilahey luwahesa hauso celiyo🤲
@siciidguray6156
@siciidguray6156 3 года назад
5:01 Arimaheena so fanny caadi baa udhamaynoysaa kkk flag Men😂
@akshu.abhira
@akshu.abhira 3 года назад
Asad hajio walalaha waa qadise wixii dhan adaa cune
@mohameddeqabshiraden4191
@mohameddeqabshiraden4191 3 года назад
First comment wll asad from baydhabo
@haditaapdirahman6201
@haditaapdirahman6201 3 года назад
Imika adaad commentiya aad is tidhaahdid akhri waa subscrib ii sar waxaasaban ku nacay walahi youtube baa la wada bartay adeer ciyarta naga dhaafa meelaha u doono subscribo
@ousamecade2589
@ousamecade2589 3 года назад
Wllhi wa runtaa wll dadkenu macnaha comment maba fahansana Tuugsi bay ka buuxiyen 😂😂 Anaguna inan ra yi akhrino rabnaa
@haditaapdirahman6201
@haditaapdirahman6201 3 года назад
@@ousamecade2589 😂😂😂
@kordahap4016
@kordahap4016 3 года назад
Hoooy Hablaha Koonfuroow Wxyaalahan yar yar eee Baji yo Waxa lamidka waqooyi lagama yaqaano eee Plz nookaalya Nookariya nabara oo Noosoo shaqo doonta Nio🤪
@bashirbashiirhawaarojaceylku
@bashirbashiirhawaarojaceylku 3 года назад
Omg baajiye ahaa wllhi markaan arkay dhareerba igasoo dataay🤤🤤🤣
@salmasandareela5356
@salmasandareela5356 3 года назад
Wlky asad alle haku sharfo horey usoco
@ubahchannel1730
@ubahchannel1730 3 года назад
It is too hot I can’t eat like that I’m sorry bro kkkkkkkkkk
@kooshdul
@kooshdul 3 года назад
Taxane Muuse 1 sanad ilaa 40 Sano - Qaybta 20 😍 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-EnRYeZmLRAo.html
@somalia80
@somalia80 3 года назад
Wll hadad nabiga jeceshahay ❤❤ 1k #subuscribe igadh sii wll 🙏🙏🙏🙏
@asadxidig8532
@asadxidig8532 3 года назад
kir
@asadxidig8532
@asadxidig8532 3 года назад
kir
@maryancabdilahi4512
@maryancabdilahi4512 3 года назад
Wll illahay ha ku caafiyo
@miimilovechannel5998
@miimilovechannel5998 3 года назад
😋😋😋😋😋😋😋😋 Asadow inaa kugu dhajiyo ma ka maqeysidoo dhareer iga imady wlhi
@amiirafamilyyoutube7494
@amiirafamilyyoutube7494 3 года назад
Asc wallaallayalehy somaliyed waa walashiina o RU-vid cusub furtay fadlan subscribe isaara like Allah dartiisa subxanallah watacaallaah
@salfestarstalin3963
@salfestarstalin3963 3 года назад
wankuusaray kibgoyi
@amiirafamilyyoutube7494
@amiirafamilyyoutube7494 3 года назад
@@salfestarstalin3963 Wan kusaray subscribe adigana wll guulayso inshaallh
@salmaabukar947
@salmaabukar947 3 года назад
Amiira waku saraa sis hore usoco 💪
@amiirafamilyyoutube7494
@amiirafamilyyoutube7494 3 года назад
@@salmaabukar947 Wan kusaray subscribe adigana abaayo mahadsanid guulayso adin
@somalia80
@somalia80 3 года назад
Wll hadad nabiga jeceshahay 1k #subuscribe igadh sii wll 🙏🙏🙏
@yusraadam3188
@yusraadam3188 3 года назад
Wxa soxasustay pani buri😋oo hindida cunan ❤ sidas cml ucunoya be fodada nga da de asadoo😁
@Nasri31moha
@Nasri31moha 3 года назад
2sano macunin wlhi markan lee wadan kayga u xiisaa😢😢 illahey haku calfo bro😘🥰
@umumaahir7875
@umumaahir7875 3 года назад
Ita asad jeceel like isaar
@xayathassan9000
@xayathassan9000 3 года назад
Inta quraac basbas u taqanaaa👆❤
@suleeqacumar3967
@suleeqacumar3967 3 года назад
Masha alaah Asad hagio
@hibonura9627
@hibonura9627 3 года назад
like sar ya nala cayna Ani iyo Arimaheena isku mida waaan kala goya kolba kobala cuna inta cadkaana waan iska rebaa
@Hi_queenss
@Hi_queenss 3 года назад
Asad Hajio inoo sax ucunay bajiyaha qofka igu raacsan like saar...😊
@xukunsaleeban514
@xukunsaleeban514 3 года назад
Asad xaajiyo qalbi xabuub wnklm zxb adbaan kuu tageeraa.hore usoco
@luulukaash3578
@luulukaash3578 3 года назад
Masha allah alle haku daweyo
@namishnacnacina5967
@namishnacnacina5967 3 года назад
Asadow dhareer iga kentay wlhi allaha ku daweyo
@munarujaal9008
@munarujaal9008 3 года назад
Maasha alllah wllkyi asad nolwoa wllo🥰🥰
@mohaamiinofficial6570
@mohaamiinofficial6570 2 года назад
Zameeyaay
@juustomohamed4980
@juustomohamed4980 3 года назад
Makuku dhajin wlhi allah ku daaweyo walal
@cagiibaani5648
@cagiibaani5648 3 года назад
Quraac basbaasle ayaan unaqaan lkn shigni lakuma cuno ee basbaaska cas aaan kucunaa from somaliland
@Mss.hungry
@Mss.hungry 3 года назад
Next video pasto hhh crazy 😂😂🤣🤣😂😂
@kaahanuh1877
@kaahanuh1877 3 года назад
wx ka bartaa asad keep going
@fanaxfanax1178
@fanaxfanax1178 3 года назад
Asad sxb mcn wan ku salaamay bisbaaska hada kuma ficno marki enjooya noqotit sidaas ka daran u cun wa i fahanty aya u malenaa
@publicbusiness6797
@publicbusiness6797 3 года назад
Asadow caawa guriga waa la iga yaban yhy wlhi video ga bilaawgiisa ilaa dhamaadkiisa qosol lee ii cad 🤣🤣🤣🤣 wlhi asadow xlda jiq igu aheyd lkn farxad aanba ka qaaday video wlhi shukran sxb
@rahmaruun5474
@rahmaruun5474 3 года назад
How to eat bajiyo meeshii aaka dhahday sxb soo kama fiicneen how to cook bajiye inaa nabarto thanks
@user-ty8sv9zs7n
@user-ty8sv9zs7n 3 года назад
Alla cabdulaahi waa laga boobay😃😃😀😀😃😀😃😃😀😃😃😀😃😀😃😀
Далее
DUUBISTA & KHALADAADKA | MAKIINADDA KHUDAARTA
15:22
Просмотров 114 тыс.
NOOOO 😂😂😂
00:14
Просмотров 14 млн
Qora Gelik
00:26
Просмотров 543 тыс.
Rating Somali, Sudanese & British Snacks | Snack Wars
17:43
MARKAY IGU HOREYSAY AAN CUNO CANJEERO ETHIOPIAN
11:05
Просмотров 318 тыс.
جربت شوكولا دبي الترند
12:50
Просмотров 520 тыс.
SIFUDUD USAMEYSO LEFLEFOW
8:05
Просмотров 37 тыс.
I Survived The World's Heaviest Man's Daily Diet
14:18
NOOOO 😂😂😂
00:14
Просмотров 14 млн