Тёмный

Sida Lagu OGAADO Gabadha Ku JACAYL Balse Aan Kuu SHEEGIN! l FIKRAD #19 

Подписаться
Просмотров 125 тыс.
% 5 597

#Ayub_Sakiin
Sida Ugu Dhakhsaha Badan Ee Lagu Ogaado Gabadha ku Jacayl oo hadana kuu sheegin in ay ku Jeceshahay!
NALA SAAXIIB HALKAN KU QABO SUBSCRIBE:
ru-vid.com/show-UCKTUcebdt2hyIDnsOr6qfvg
NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
ayubsakiin/

Хобби

Опубликовано:

 

6 авг 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 387   
@brofficials2163
@brofficials2163 5 лет назад
waxbadan baan kaa, faa,iidnay ayuub intiii igu raacsan like isaaar wll 😍
@idirizaaden4477
@idirizaaden4477 5 лет назад
Beedey
@goradsiyad1414
@goradsiyad1414 5 лет назад
gabadhaha aad iyo aad ayan u jeclahay ilahay ha inoo daayo runtii gabadhi waa qaali
@AyubYusufSakiin
@AyubYusufSakiin 5 лет назад
Asalamu Alaykum Xidigaha Channelka. Waad U qalantaa Jacaylka! Kadib marka aad ku aragtid 6-daan calaamadood waxaan ku leeyahay Alf-Mabruuk waxaad heshay Jacaylkaagii Nolosha! Ku noolaada marwalba jacayl, farxad iyo guul aan dhamaad lahayn. Mahadsanidiin!
@adarshekhmahamud6822
@adarshekhmahamud6822 5 лет назад
Mahadsanid ayub waxa tahy qofka an ku daydo o tusalahyga ah dhiirigaliyaha naftyda
@Axmedyare739
@Axmedyare739 5 лет назад
Wiilka sida lagu ogaan karo pls mahdsind
@guledabdi3911
@guledabdi3911 5 лет назад
Ayub Yusuf Sakiin
@miskiaadan3968
@miskiaadan3968 5 лет назад
Mashallah
@manalfares4066
@manalfares4066 4 года назад
Asc wll mahad sanid 1 lkn sidee lgu ogaan karaa willka sida dhabta kuu jecel hadana anan ku sheegan karib? 2 iyo kan aan ku jecleenin mahad snid ?
@jibriilsiciidjabro3320
@jibriilsiciidjabro3320 5 лет назад
ayuub zxp waxaa tahay youtuber ka uugu fiican een daawado waayo waxaa tahay nin samaha fidiya noolow ZXP like ta dhac kusii noh
@abdinazirabdiadan7304
@abdinazirabdiadan7304 4 года назад
maasha allah wlky
@mahadAshkirdirshe1234
@mahadAshkirdirshe1234 4 года назад
Good
@sumeeyadaallo5144
@sumeeyadaallo5144 5 лет назад
Asc maasha Allaah Ayuub mahadsanid walaalaha ku xidhan walaalkeen Ayuub Allaah ha inaga dhigo kuwa ka faaiidaysta maalmahan barakaysan walaal hadii aad aragto qoraalkayga ii ducay In Allaah muraadkayga oo macsi lahayn I siiyo Aamiin dhamaanteen waxaynu jecel nahay oo wanaag ah Allaah inoo fududeeyo Aamiin
@baabahacade4351
@baabahacade4351 5 лет назад
Wxad jeceshihid ilah hku sahlo
@shandhakoboyniga8998
@shandhakoboyniga8998 3 года назад
Aamin
@ayaanmohamed4802
@ayaanmohamed4802 5 лет назад
Mashaa Allah nin Raga dheh ninkii xaaskiisa Ku faana Alle ha isku kiin Barakeeyo adiga iyo Ayan
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 2 года назад
Run badanaa
@drmunoadam3547
@drmunoadam3547 5 лет назад
Mahadsanid Mcln qaali ah Allah ku xifdiyo ustaad
@nuurxuseencabdiqaadirnuurx783
@nuurxuseencabdiqaadirnuurx783 4 года назад
Ayuuboo wiilasha aan hadalka badneen sidee ufahmaan ama wiilasha inta badan xishooda xogtaas baar waa muhiim ayuub
@cabdimuuse6008
@cabdimuuse6008 5 лет назад
Thanks yuusuf sakiin Nooso badi yaaqe Arimaha jaceylka iyo Guurka in bdn waanku faaidnay wlh
@najuawad1193
@najuawad1193 5 лет назад
Cabdi Muuse sax wn kula qabaa
@sarhayeabdisarhaye6548
@sarhayeabdisarhaye6548 4 года назад
Aad yanku salamay yussuf waxan kugu salamay salanta islamka وهي السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@ramzamabdalla6979
@ramzamabdalla6979 5 лет назад
Allaaaa ba'nayee 😂😂kuwii aan lahadalno io kuwii aan ka aamusnoba majecelnahy 😂🤣😂🤣 Mudane🙏👏keep going 👍🙌my Beastie RU-vidr✊😻
@howareyoudoing5448
@howareyoudoing5448 5 лет назад
iMa abdullaH Warkiina waa laheley hada kadib
@amounahashi1808
@amounahashi1808 5 лет назад
Hhhhh gcliso soo maaha anba yaabee
@ramzamabdalla6979
@ramzamabdalla6979 5 лет назад
@@howareyoudoing5448 wxas wx jiro Mahan😅ee niyada lee iskaga dhista 😀
@ramzamabdalla6979
@ramzamabdalla6979 5 лет назад
@@amounahashi1808 😆😆waaba arin lola yaabo😁
@endeqasad1549
@endeqasad1549 5 лет назад
Hhh
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 5 лет назад
Ayuub yuusuF sakiN wiiL somaliyed oo jeceL horumarka bulshadisa keep going on
@cabdallamuhamed5907
@cabdallamuhamed5907 5 лет назад
Thanks my dear pro Qeyr allah kusiiyo kun and kow jeer
@najahhassan7716
@najahhassan7716 5 лет назад
Dumaashidey ayaaan and macalinkeyga ayub xayaatada guul ku joogaa💋💋👏👏👏
@healthyandnutritionhealth5284
@healthyandnutritionhealth5284 5 лет назад
Hhh Wlhi waan sugi la'aaa vidio gaan Thnks Ustaad Ayuub
@caqlimahamuud6072
@caqlimahamuud6072 4 года назад
6calamadi Danwayleedahayanigunadangaarskumadonago
@AaAa-mg7rg
@AaAa-mg7rg 5 лет назад
Thanks ayuub yuusuf sakiin waqtiga qaaliga aad nasiisay
@redasamiir5082
@redasamiir5082 4 года назад
inta jecel ilhy like iigu qabo plz aln kugu dhaariyee
@aaminayaasir1191
@aaminayaasir1191 5 лет назад
Asc Teacher thanks in badan
@liibantrable6288
@liibantrable6288 5 лет назад
Tnkz ayuub sakiin waan ku guleystay hadafkeyga waxaan kaa cod Sanaa magacayga inaad sheegtid liibaan Trable
@jamilamahamed7953
@jamilamahamed7953 5 лет назад
Masha Allah illehay ha ku xafido 🤚 👌
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 2 года назад
Maasha allah
@amatallahm8620
@amatallahm8620 5 лет назад
Subxanallah Wlhy ayuub saad usharacday waa sax Aniga I am in love with some one wlhy saas ayaan ahay markasta waxaan jeclahay inaan arko anagoo xiriir nagadhaxayn waxaan jeclaystaa inaan mar codkiisa maqlo
@mahadAshkirdirshe1234
@mahadAshkirdirshe1234 4 года назад
Sax waa talo wangsan
@khadaraxmed8144
@khadaraxmed8144 3 года назад
Jacayl baa i haya
@faadimomaxamiiddaameey2301
@faadimomaxamiiddaameey2301 5 лет назад
Waaw nashiidadada waxaawaaye الحياة امل Oo qaaday ايمي هيتاري ا iyo عز الدين الشويخ
@zakariyeonline5407
@zakariyeonline5407 4 года назад
wlh blh lama helayo gabadh si dhab ah ku jecel sababto ah gabdhaha sanadahan dambe niman badni iyo lacag ayee noloshoda ku xiren midana wa dhibato maskaxiyan ad u weyn oo sida looga soo kabsada ay adagtahay allow ino toosi gabdhaha
@zaynababdiwahidmursal6855
@zaynababdiwahidmursal6855 5 лет назад
Msha allh mhdsanid Ustadi
@zakariyeonline5407
@zakariyeonline5407 4 года назад
Aniga waxan arkay gabadh wiil jaceyl wanagsan kala dhexeyo iyo mustaqbal guur lkn dhibatada ugu weyn gabadha iyado sida u jecel wiilka ayee nin kale manta baratay iska raacesa waxana u badan dhaqanka nuucan ah gabdhaha somalida
@lugayar9163
@lugayar9163 Год назад
Kaasi jecel ma ahan 😂😂
@asturan_edebsan5630
@asturan_edebsan5630 5 лет назад
Wll ayub yusuf xooga ina qalada umaleena mrka nafsadeeda ufiiriyo 1 qofkan jeclhy ma wici karo waka cabsade 2 mala shegeyso karo wx badan hdlka wa uso gaabiya ano jcl inaa saacado iska la shegeyto wxa ushega aqo wyna hda wx yar la hdlo bil caksi wiilkan asxbta caadika nahay ina mudo la shegeysto an la yaba
@nasriabdihakim3813
@nasriabdihakim3813 5 лет назад
Queen Ali sax wllhy bahal cabsi ah iyo xishood aa dadka IgA reebay ani😭😭😭
@abdirazakhaji
@abdirazakhaji 5 лет назад
Aniga ila soo xidhiidha anigaa cashiro nuucaas ah idiin siin e lol.
@asturan_edebsan5630
@asturan_edebsan5630 5 лет назад
@@nasriabdihakim3813 abyo ana kula mida xishood dartii iyo cabsi anan uwici karin bo qof kan jeclhy midne wa iku jirta nin hdu daremo ina radesi wu is kibrina intu kuso xiisayo xita kama heleysi qali iska dhike marka ya laka daremin mesha waku jirtaa
@asturan_edebsan5630
@asturan_edebsan5630 5 лет назад
@@abdirazakhaji kkk eedo dad ka weyn ma cashir siine ado under 15yrs ah so weynaw horta
@nasriabdihakim3813
@nasriabdihakim3813 5 лет назад
Queen Ali sax Nin leeykuma jabiyo hadaad dhimaneyso dhareerka leyska duwaa. Balse nasiib daro wiilasha sanadkaan midwalba waxa uu lee yhy marka diin, qurux iyo xishood bdn baan rabaa. Balse dhabtii gabdha xishoodka intooda bdn ayagaa ka qaada caadi isku dhig ma ka xishoonee oo la cabsanee weeyan. Gabar jabaan buu Nin walba rabaa. Jabaanimadana gabdhaha qaarkood ma awoodan.
@nasriabdihakim3813
@nasriabdihakim3813 5 лет назад
Weey fiicnaaan laheyd hadeey ragu wax fahmi lahaayeen adoon u sheegin, illhy baa i abuurtey ma Nin baan jeceyl u soo bandhigan karaa dhimashaan ka xiga cml. Illhy wax ha fahan siiyo wiilasha somaliyeed
@wiilsomaliyeed4214
@wiilsomaliyeed4214 5 лет назад
Nasra wll wiil aad jeceshahy hadii adan jcylkaga usheegan karin seebad rabtaa inaad nolosha ku wadaahtaan oo xalada aduun idin dhex maraan i think inaad wali yartahy
@nasriabdihakim3813
@nasriabdihakim3813 5 лет назад
qadaafiga soomalida ficil baa leysku dhaafay maxaa hadaan tuso qofka in aan jeclahay oo aan yeelo inta kale asaga maskaxdiisa ha siyaarto. Balse qof nool oo soo tagan waan ku jeclahay CAD awoodeeda runtii malihi
@wiilsomaliyeed4214
@wiilsomaliyeed4214 5 лет назад
@@nasriabdihakim3813 wll qaali wan kujeclahy ceeb mahan waana kalmada ugu qiimaha badan oo aad qof kudhihi karto kasooqaad wiilka aad jeceshay inaad jcylka ficil ugu muujisay lkn uu fahmi waayey markaas waxaa lagaa rabaa inaad caadi ugu sheegato inaa la'isjeclaado la'isguursado noloshaakudhisan wiilkaste iyo gabar kastana diyaar bay utahy marka wax iska caadiya ceeb haka dhigin balse waad fiican tahy oo waxaad umuuqataa gabar xishoodkii gabdhaha somaliyed lugu yaqanay wali kamuuqdo 👏
@abdirazakhaji
@abdirazakhaji 5 лет назад
Ka ku fahmi waayo ee indhahaaga ka garan waayo in aad rabto, maba istaahilo in aad sii rabooto barkee hadhoowna kuma fahmi doono lol.
@nasriabdihakim3813
@nasriabdihakim3813 5 лет назад
qadaafiga soomalida gabar xishood bdn Nin walba afkuu ka damcaa balse xaqiiqda Nin dhab ahaan raba gabar xishooneysa majiro. Mid walba reer baadinimada iska daa caadi iska dhig waaye sheekada. Nin walba naag jaban buu rabaa. Marka illhy baa noo maqan hadaan dumar nahay.
@ju4965
@ju4965 4 месяца назад
Mahadsanid
@maxamedaxmed9996
@maxamedaxmed9996 5 лет назад
Farxadu waa wax ka mida nolosha "my brother's"
@hamdamosse4682
@hamdamosse4682 5 лет назад
Masha Allah Kheyr Allah ku siiyo ayub wa hadal sax ah Team ka ayub Iso duceya asxby wan xanusanhy inu alle I cafiyo 😍❤️
@baabahacade4351
@baabahacade4351 5 лет назад
Ilah hku caafiyo wll
@khalidkaramo4361
@khalidkaramo4361 5 лет назад
Alle haku caafiyo
@shaaciyecadawe4810
@shaaciyecadawe4810 2 года назад
Allah ku caafiyo walashiis
@qasimkarama453
@qasimkarama453 5 лет назад
tanks bro ayuib
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 5 лет назад
Waxbadan baan kaa faaidey mudane ayub Gabdha ku jacel waxaa lagu gartaa iney kuu dhoolla cadeyso markay ku aragto indhahana si naxariis leh kuu eegto
@fatimacadey4563
@fatimacadey4563 5 лет назад
Qofki igu horeyay an noloshyda jecayl u qaday inta an isaga baran ka hor wxn aminsana guur kahor inan jcyl jirin xiriirna u qalad yhy dad bdn ba xiriir mrkastaba iga codsan jiray lkn aniga wxn u eegi jiray qof kan maku qalma gurkaga adigase diyar ma uthy wxn ahaa gbr aad u amusan waligeyga nin iga so horbaxay o an iga helin ma anan arag hdana goankeyga mrna man badalin wxn aminsana xiriirka inu waqti lumis yhy. Mar an qurbaha imid ayn sikadis ah ku kulany wiil wxi iga codsaday inan is barano wnka ogalady mudo kdib wiilki jcyl ayn u qaday blse isaga wu i khayanay xiriirka ayn u jaray wxbdn ayu iso radiyay wxuna ishegay inu ijecel yhy anigana chnce kle ayn siiyay inta an jacayl u qadin isaga wxn iska ahaa qof iska frxsn blse mnty xnunkeyga wa isiyado jcylkana waa wax jira lkn qof kasta in lajeclado uma qalmo wxn waye kalsonidi aminadi mantay qof na qalbigeyga masiini karo isago dhib o dhan igeystay ayn wali jeclhy anan awoodin inan qof kle xta wxyr damac u iga galo iskaba daa inan jcyl u qado qofkle Jacayl qof ku dhacay aya daremi karo qofkua jecel inaa heshana wa wxa dunida ugu fcn run ahaanti 😔
@zakiali4591
@zakiali4591 4 года назад
Sorry 😢
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 2 года назад
Waa run jaceyl wuu jiraa.
@faysaahmed1469
@faysaahmed1469 5 лет назад
Alle haku xifdiyo
@updirisakshuaib5718
@updirisakshuaib5718 5 лет назад
Thnkz wllo qli ayuub
@farxiyocali203
@farxiyocali203 5 лет назад
Masha allah ayub run buu sheegay inta is jcl ilaah ha isku sahlo inta is heysato alaha isku barakeyo jcl waa muhim aniga qof i jcl ana jclahay hesta 1min ma ma mogan karo hadu shaqo iga ado hadu imado waxan moda iftin inu ku darsomay guriga allow i xifdi
@bestopinion9420
@bestopinion9420 5 лет назад
Masha Allah, Illah haku barakeyo @farxiyo cali
@farxiyocali203
@farxiyocali203 5 лет назад
@@bestopinion9420 shukran walalkeey adna hada heysato alaha ku barakeyo hada heysana mid salixad ah alaha ku siiyo
@farxiyomalin3179
@farxiyomalin3179 5 лет назад
Masha Allah tabaarakallah ustaad ayuub sakiin walee runtaa ka hadashay
@FaadumoSaciid-yx2ji
@FaadumoSaciid-yx2ji 2 месяца назад
Waan ku jeclahay ustaad ayuub
@standarddichotomycontrol1279
@standarddichotomycontrol1279 5 лет назад
Brother Ayub this is just a wastage of TIME and SPACE.
@fathiaali1528
@fathiaali1528 5 лет назад
Mahadsanid Ayuub waayahay barnaamijyadu waa wada jcyl
@faysalyareofficial9043
@faysalyareofficial9043 4 года назад
yusuf wallhi waad iga oydiday in aadi usobandhikati eydoneyasaa markaad idhahaday thanks waad ifahm siisay
@waqfaofficial5194
@waqfaofficial5194 4 года назад
Macalin waalagu waayey runtii waan kuu xiisay I miss you my teacher
@marwodagan6896
@marwodagan6896 5 лет назад
Mansha allah magaca ayaan qofka leh waanago dhan baa lagu tiriya
@zahraaadan5801
@zahraaadan5801 5 лет назад
Maasha allaah ustad ayuub
@ayaanlemohamednourahmed2201
@ayaanlemohamednourahmed2201 5 лет назад
Haddi uu muqalkanih adigah faaidoh kuu leeyey sideydah oo kleh like iisar
@sihaamsulemanmaxamed5267
@sihaamsulemanmaxamed5267 5 лет назад
Masha allah mahadsanid
@mubarakkubkub4526
@mubarakkubkub4526 5 лет назад
Thks macalin
@hafsahabdi9979
@hafsahabdi9979 5 лет назад
Thanks teacher
@shackamoha4338
@shackamoha4338 3 года назад
Sahrooy kujecliyaaaaz❤❤❤❤
@abdicade1549
@abdicade1549 5 лет назад
Waa talo wangsn ninhow barnimashkii ahaa sidee qofku isku cayilin karah mar noso duub yusuf tageero ku ahay sxp guelyso
@liibanboojo1673
@liibanboojo1673 4 года назад
Gabar calamadah sheegteY wan ku arkeY lkn ma aqan mrkah weydiyo ma ibahntahy maya ey leedahy😂
@Nimciish
@Nimciish 5 лет назад
Kutaageersanahay Ayub Yuusuf Sakiin😘🥰
@ataashchannel71
@ataashchannel71 5 лет назад
Alle hakuxafido macalin😍😍😍
@ayaanawcumar4070
@ayaanawcumar4070 5 лет назад
Masha allaah "saaxiibka anagoo dhan" walaalkayo yuusuf shukran
@asiyaahmed2801
@asiyaahmed2801 5 лет назад
Mahsdsanid Ayub waxa thy qof aan waxbadan ka fa,iideysto👌👌👌👌👌👌
@FOOTBALLPLANETYT
@FOOTBALLPLANETYT 5 лет назад
waan Ogaaday Mida Ijecel Balse Waa Mid Foolxun Anna Marabo 😱 Naag Kale Oo Qurxoon Baan Jeclhy🤔
@Mjigu
@Mjigu 5 лет назад
Walal folxumada iyo quruxda illahey gacantiisa ayey ku jirtaa balse ogow qof folxun illahey maba abuurin
@cadeeycadeeyqurux4104
@cadeeycadeeyqurux4104 5 лет назад
GORGOR MEDIA Qaniis bad tahy adigana
@ilhanmohamed7943
@ilhanmohamed7943 5 лет назад
Wax walan 😂😂
@Mohangelo14
@Mohangelo14 5 лет назад
@@cadeeycadeeyqurux4104 wll quruxdu waa qalbiqa tan jirka way dhamaanysaa
@aminajama8925
@aminajama8925 5 лет назад
Foolxumadu ceebmahan lakiin adi waxaad tirahda Allow qof wanagsan isii
@jamiilahilowle6651
@jamiilahilowle6651 5 лет назад
Masha allha
@mohamedosman8184
@mohamedosman8184 5 лет назад
Mahadsanid mcln yousuf
@bilaalsuudi9584
@bilaalsuudi9584 5 лет назад
Maanta Dadka Ugu horeeyo ayan kamid ahay well bro
@saidadagan4425
@saidadagan4425 5 лет назад
Masha Allah jazakallahu kheyr walal
@munamohammad5464
@munamohammad5464 5 лет назад
Everything u say is true macalin
@BASHIRCabdi-z4r
@BASHIRCabdi-z4r 9 месяцев назад
Amazing idea❤❤❤
@mukhtaarxaaji993
@mukhtaarxaaji993 5 лет назад
Masha allah waad mahadsan ayuub cilmi badan ayaan kaa faaiiday
@Maxamedshiine7
@Maxamedshiine7 3 года назад
Mahadsanid macalin
@maryanabdi4230
@maryanabdi4230 5 лет назад
Masha Allah wll qaali alla haku xafido
@mohamedhaadi406
@mohamedhaadi406 5 лет назад
Thanks
@nuurocisman1936
@nuurocisman1936 2 года назад
Asalamu Alaykum
@cabdifitaaxraage8225
@cabdifitaaxraage8225 5 лет назад
Alaha ku sharfo wllkeey waakaaga mahad celineenaa sida quruxda bdn aad mar walipa noogu soo diyaariso barnamij Yadaan quruxda bdn mhdsnid wllkeey alaha ku xfdo 😍😍
@kiinhusseinsalah3829
@kiinhusseinsalah3829 5 лет назад
Mazhlh nice pic
@user-zd1sl9cg5z
@user-zd1sl9cg5z 5 лет назад
Mcln qimo io qayo leh wlhi aniga wxn ahy wilka kaliya ed badashey fikirka u hestey midka ad ku biriseyna ad wx igu tartey
@pHarHan_OcHmett
@pHarHan_OcHmett 5 лет назад
Opdi-kader othman daahir 👌😁💥
@yasminsweat721
@yasminsweat721 3 года назад
@@pHarHan_OcHmett ttyyggtt
@feysalsiidcali538
@feysalsiidcali538 5 лет назад
Masha allah ustad waa video aan riyaaqay thanks
@mohamedrashid7117
@mohamedrashid7117 5 лет назад
Xaaji Ayuubow Waxa La Mooddaa Inaad Samaysay Cilmi-Baadhis Iyo Xog-ururin Muddo Badan Qaadatay😂😂 Intaba Wn Ku Arkay Laakiin Wn Ka Madax-Adaygayay Muddo Labo Sanno Ah Oo Iminka Siddii Hore Ma Aha
@jamaalgoh8308
@jamaalgoh8308 5 лет назад
Hore usoco macalin aan waxbadan kafaa iday
@xaajiyare1438
@xaajiyare1438 5 лет назад
Masha allah cashiradaada waxyaalo badan laga faa iidi jazakallah ayaan kulreyahay
@cxakiinmumin6027
@cxakiinmumin6027 5 лет назад
Thanks sxb qali ah
@umeymaonline703
@umeymaonline703 5 лет назад
Masha Allah illaahey haku xafido ustaad 🙏🙏🙏
@manalfares4066
@manalfares4066 4 года назад
Asc wll mahad sanid lkn sidee lagu ogaan karaa willka sida dhabta kuu jecel hadana anan ku sheegan karin iyo gan aann ku jecleen
@ayaanlemuuse6913
@ayaanlemuuse6913 4 года назад
Ayub yusuf sakiin sxb illahay haku dambi dhafo
@kowtharbotaan919
@kowtharbotaan919 5 лет назад
Masha Allah
@saciidaxmedshariif3551
@saciidaxmedshariif3551 3 года назад
Bbbb ustaad LAQANKA BULSHADA AFTAHNIMADA AQLAAQWANAAGA ALLAH KUUZIYAADIYO ALLAH KAA ABAAL MARIYO
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 5 лет назад
Wlh qodobka u yusuf runta uga shegay o number one ka ah waa dadka odhan be ka hormarsinaysaa wa run waxan jeclahy wiil raga odhan wu igala qalisan yahh wan ilaaliya waxan jeclahy farxdisa xta xiliga an la hadlenin wan ka fikira ma xanunsan yahy s.kle waxan ka fakara inu noqdo nin hormar weyn garo wan dhiri galiya jmcdu barta ana s.kle wax aqrintisa xta wan weydiya ano og inu ku baso kalimaha kowad wxan aad ujeclhy inu said u hor maro bcz anigaba waxan ahy gbr wax barta kuliyda medicine sandka 6 ban ahy
@ramiij7155
@ramiij7155 4 года назад
Thank you....... Zxp....!!
@faysaahmed1469
@faysaahmed1469 5 лет назад
masha allah
@mohamedsxboz2395
@mohamedsxboz2395 5 лет назад
Ilaahow jecell iyo aniga kala badbaadii Yaarbi Merci ayuuub
@nuuraniabdirashiid7082
@nuuraniabdirashiid7082 5 лет назад
Ayuub zxp gabdho badan ayaa niyad jab ku riday Midaa aroozkeda igu casumtay nijasta ✅
@Queen-jy8fg
@Queen-jy8fg 5 лет назад
kkkkkkķkķkkķk
@irongamingyt1668
@irongamingyt1668 3 года назад
Thnk u so mutch
@karuuinasaln842
@karuuinasaln842 5 лет назад
No it my nature l can look a person eyes every agirl.
@mustafedurun2576
@mustafedurun2576 4 года назад
mash Allah ayub yusuf ustaad
@ajjohn1493
@ajjohn1493 5 лет назад
Ayuub wallal siden ugu abuuri karaa jacel gabar
@omiraahmed8191
@omiraahmed8191 4 года назад
Wll Soo gali sida loo ogaado wiilka ku jecel plz
@MoHamEdturKiE
@MoHamEdturKiE 5 лет назад
Sxpow sheikh keeyaawi maa walaalo tihiiin😆😆😆😆
@apdikariimkaraama4855
@apdikariimkaraama4855 5 лет назад
Shugran bro keep going 👍👍👍
@istarahmed9326
@istarahmed9326 5 лет назад
Mhdsnid ayuub yusuf sakiin😍😍
@hamsehaaji3139
@hamsehaaji3139 5 лет назад
Runtii ayuub wxn kaa barany wax bdn thnx
@xamdicabdi7712
@xamdicabdi7712 5 лет назад
Seddex sano io dherad bn aanna awoodin in aan usheegto lkn mlin buu su aal iwiidiiyey ayaaa waxy aheed mlinna dhñkeyga Darren mkla kulanthy !!?
@hanifyare9664
@hanifyare9664 4 года назад
Walaal subscribe ayaan kuusaare athigana iisaar
@khadranorali1025
@khadranorali1025 3 года назад
Maxaa ugu jawaabtay markaa aan kaa faaidee sxby🥺
@khadaraxmed8144
@khadaraxmed8144 3 года назад
Is wasa ama iska dhaafa dee
@isseahmedsokorow3279
@isseahmedsokorow3279 5 лет назад
ilaahay haku xifdiyo Teacher
@ismaciilcabdi9234
@ismaciilcabdi9234 3 года назад
Thanksmacalinayub
@AxmedCali-ek3tg
@AxmedCali-ek3tg Год назад
wow✊
@cqaadirmahamedahmed673
@cqaadirmahamedahmed673 3 года назад
Masha allaah
@mohamedbluetooth2943
@mohamedbluetooth2943 5 лет назад
Manchallaah✅
@kiinhusseinsalah3829
@kiinhusseinsalah3829 5 лет назад
Mashlh xaaska ayuuub yusuf barasho wcn ayaan and ayuuuuub mashlh
Далее