Тёмный

SIDA LOO DAWEEYO FINANKA WAJIGA KU DHACA . Dr faris 

Dr faris Al attas
Подписаться 411 тыс.
Просмотров 154 тыс.
50% 1

waxaan rabaa in aan ka hadalo findoobka, waxa uu yahay, calaamadaha lagu garto, nuucyadiisa kala duwan, wax yaabaha sababikaro, sida fudu oo laga hortagikaro, cuntooyinka u wanaagsan iyo cuntoyinka u daran qofka uu saameyay findopka iyo waliba siyaabaha dabiiciga ah ee loola tacaalo findoobka.
Youtobe : / @drfarisalattas
Facebook : / drfaaris1
Twitter : mobile. account
Email : Drfaaris3@gmail.com

Опубликовано:

 

30 дек 2017

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 385   
@uniqueperson6294
@uniqueperson6294 5 лет назад
Jasakallah doctor .. Wxaad kasoo hadashaa iyadana wajiga finanka ay udheertahay alerjiga ama xasaasiyada... Cadcadanka marka uu qofku dhaqdo wajiga uu yeesho macnaha wajigiiyo cadcadan aad moodo in aad wajiga uu dab kaa taab tey ama sidii canbaaroo kale ah ... Run ahaandii wajiga aadan ugu leeyahey oil face ka , acne ,, cad cadaan ,waliba markaan saabuun kufoolaqdo ayaaan yeeshaa cad cadaan. Cun cun .. Inkastoo aanuu saa ubad neyn.. Hadana xoqida waan ka... ilaaliyaaa.. Wx yaabaha cadarka leh sida saabuuna ookale badanaa jirkaygu wuu dhibdasaa cun cun miiran baan yeesha oo jir ka ah .. Maxaa kubadashaa ,Saabuunahaa doctor... Wxii talo ah ilasoo wadaag. Insha Allaah ...
@drfarisalattas
@drfarisalattas 5 лет назад
inshaa Alllah waa ka soo hadlyaa adigna aad yaa u mahdsanthay walaal
@uniqueperson6294
@uniqueperson6294 5 лет назад
@@drfarisalattas Thanks doctor hye insha Allah
@umuiqlaasabdi4900
@umuiqlaasabdi4900 5 лет назад
@@drfarisalattasface wash ka somali ahan igu sheeg qeyr allaha mu siyee wajigeyga saliid ayuu leyahay iso jawab please
@drfarisalattas
@drfarisalattas 5 лет назад
walaal waxaa jira muqaal aan kaga hadly sida loo dawyo saliida badn ee wajiga. youtobe ku qor saliid wajiga dr faris raac sii walala. ama channelka ka raadi. waxaa rajeynyaa aad in uu kuu caawin dono
@Babyfunny11275
@Babyfunny11275 5 лет назад
Waa mahad san tahay doctor
@maimoonmohamoud2529
@maimoonmohamoud2529 4 года назад
Jazakallahu khair doctor.u really helped as sooo much and gave us informations which we needed.
@ashacadey187
@ashacadey187 5 лет назад
Mahadsanid Dr ad ayan ugu bahnaa latalintaada keep going
@sagalabdilaahi8581
@sagalabdilaahi8581 5 лет назад
jazzkalaha khayr dr ilaahaya khayr ha ku siiyo waad no fa,iidaysay
@samsamcumar1195
@samsamcumar1195 5 лет назад
Dr finanbaa wlhi idhibay cuqdadbaan xattaa kaqaaday ee xageen kalasoo xiriira
@deeqamahamud7435
@deeqamahamud7435 4 года назад
Makadhamadeen nabarada masa waa kuguyaaliin
@ayaathabdirisaak2319
@ayaathabdirisaak2319 3 года назад
Abyo aniga kula mida wlh bananka uma baxo wlh
@abdiqaniabdullahi2888
@abdiqaniabdullahi2888 2 года назад
Halkad joogta wll aniga kuuhaya dawo Germany ah oo 24 saac gudahood kaaga tirtiraysa dhamaan finanka wejiga nooc ay yihiine ilasoo xidhiidh sida ugudhakhsaha badan insha Allah. mahadsanid
@abdiqaniabdullahi2888
@abdiqaniabdullahi2888 2 года назад
@@ayaathabdirisaak2319 Halkad joogta wll aniga kuuhaya dawo Germany ah oo 24 saac gudahood kaaga tirtiraysa dhamaan finanka wejiga nooc ay yihiine ilasoo xidhiidh sida ugudhakhsaha badan insha Allah. mahadsanid
@nicmamhmud8271
@nicmamhmud8271 2 года назад
​@@abdiqaniabdullahi2888 Walal Halken Kalaso Xidhidha Please
@zamzamyussuf5946
@zamzamyussuf5946 5 лет назад
Manshallah Dr Allah hakudaysto
@umuamiira4391
@umuamiira4391 6 лет назад
mansha Allah Dr thanks
@amaalmahamoudmohamed3122
@amaalmahamoudmohamed3122 5 лет назад
thank you so much Dr
@sucdisimansacdisiman6624
@sucdisimansacdisiman6624 5 лет назад
Mashallah wll waad mahadsathy allah ka abaal siiyo
@bushrinaahmed5710
@bushrinaahmed5710 3 года назад
Thank you so much Dr.💋❤️❤️❤️❤️❤️
@umeynajeylaanimuqtaar6008
@umeynajeylaanimuqtaar6008 5 лет назад
Masha allaaah Allaah Ku BaraKeeyo DR Faris😍😍😍😍😍😍😍
@xariiryousuf8592
@xariiryousuf8592 6 лет назад
Thank you so much for your help
@drfarisalattas
@drfarisalattas 5 лет назад
u wlc bro
@hudaabdulahi8229
@hudaabdulahi8229 5 лет назад
Alxamdulillah Illaahii Iganajeeye finanka inta Laguimtixaanayna Alle haka qabto mahadsanid macalin.
@idonotcare9619
@idonotcare9619 2 года назад
Aamin
@xafsodaganxassan8574
@xafsodaganxassan8574 5 лет назад
mahadsanid Dr
@ruunomar888
@ruunomar888 5 лет назад
Masha Allah Dr Allah ku xafido
@fatumamuse3791
@fatumamuse3791 5 лет назад
Masha allaah jasaakalaahu khayr doctor allaah yaxfadaka akhii
@fartuunmaxamed3764
@fartuunmaxamed3764 5 лет назад
Dr wajiga numbaro said IGA so baxi Dr xagi kala so xarir Jazaka Allah
@kawsarcabdimuhumed1857
@kawsarcabdimuhumed1857 5 лет назад
Jisakalah khar Dr faris
@shariifomahamud4783
@shariifomahamud4783 5 лет назад
Mashaa allh hbo ilaahay hakudaayo aaamin
@nasriabdullahi7874
@nasriabdullahi7874 5 лет назад
Jazaklaah waxbadan ayan kafaidny alaha kubarakyo
@nimcoaxmed500
@nimcoaxmed500 5 лет назад
dr ale khayr ha ku siiyo aad ayaan uga faa.iidaysanay ale aqoontaada ha kuu barakeeyo
@munoyoonis1042
@munoyoonis1042 4 года назад
M.a jasakalllahqeyr wll
@salmahassan1079
@salmahassan1079 4 года назад
MashAllah alle haku barakeeyo
@queennasra5319
@queennasra5319 4 года назад
Dadka qaar cancer iyo curyaanimay la ooynayaan...ku mahadnaq ilaahay xaalad walba.
@munocabdirisaq5394
@munocabdirisaq5394 5 лет назад
Shukran Dr
@alfalaaxchannel4890
@alfalaaxchannel4890 6 лет назад
Maasha Allaah Wad ku mahadsan tahay videoga aad nala wadaagtay
@drfarisalattas
@drfarisalattas 5 лет назад
sidoo kale mahadsanid walaal
@riamcadeymyfarsti9533
@riamcadeymyfarsti9533 5 лет назад
masha allaha dr mahadsanid
@munamaxamed4597
@munamaxamed4597 5 лет назад
Mahadsanid Dr
@queenayuuush6862
@queenayuuush6862 4 года назад
M.a dr jazakallah
@aminadacad8382
@aminadacad8382 5 лет назад
Thnks ditore alaah hakaa abaal mariyo
@johndeo5046
@johndeo5046 4 года назад
Mahadsanid Dr , wanaga jahil bixisay finka
@umutazniimmohamed9483
@umutazniimmohamed9483 4 года назад
Bismilaah maash Allaah mahad sanad wll
@mahameda5706
@mahameda5706 5 лет назад
lkn sxb waliga marka aad donasid inad dad wax ujediso irayada engilsh ta ah wa inad macnesa wayo dadka qar an ku fahmenba
@muniirjack7589
@muniirjack7589 4 года назад
English ka ma hooyadaa Ayaa leh luqadaada ku kalsoonow
@mohamedxoriye6019
@mohamedxoriye6019 3 года назад
Mm
@safiyocadaysacadmaxamed1201
@safiyocadaysacadmaxamed1201 5 лет назад
wcs maashaa Allah wll allha ku barakeeyo
@xabiibasheikh5321
@xabiibasheikh5321 4 года назад
Mahadsanid Dr waxa mar walbo iga so baxo finan aan ogeyn sababta mudo bil ah wajigeyga sabun kuma dhiqin wajigeyga waxa u leyahay duhuun ama saliid
@user-vs4rf8bo6i
@user-vs4rf8bo6i 5 месяцев назад
Mahasanid dr alaha ku barakeyo
@user-qk1zq6cq6m
@user-qk1zq6cq6m 5 лет назад
Aad baad UmaHadzanthy Dr Alleh ha Ku xafifo
@leylasalad8880
@leylasalad8880 6 лет назад
Masha allah dr thanks so much Waxad ka hadashay lacture aad u muhim ah Allaha ku xifdiyo
@drfarisalattas
@drfarisalattas 6 лет назад
sidoo kale walaal aad ayaad u mahadsantahy.
@kingboyscaliyare7653
@kingboyscaliyare7653 5 лет назад
Asc
@haajiraabdale62
@haajiraabdale62 5 лет назад
Maansha Allaah jazakumulaahu qeyra horay u soco
@cabdiaxmed9749
@cabdiaxmed9749 4 года назад
Mashallah thanks
@fatimayarey1363
@fatimayarey1363 5 лет назад
Masha alh jazakalah
@gangabande7560
@gangabande7560 2 года назад
Maasha Allah waad fiicantahy Dr: lkn wax badan kaama fahmin sababtoo ah luuqad ajanabi ah ayaad aad u isticmaalaysaa
@thehunterlgnd948
@thehunterlgnd948 4 года назад
Fadlan soo gaabiya hadalada qayr allaha idin siiye
@salmamohamed7994
@salmamohamed7994 5 лет назад
Dr waad mahadsantahay alle cilmiga hakuu siyaadiyo ma LA is ticmaali kara acine crea Kumana jirto calecylic
@idmancabdifitaaxmaxamed8482
@idmancabdifitaaxmaxamed8482 5 лет назад
Dr shukrn jazaka allah plz dr salidas lagu uuminaya wajiga io saabunadaa magacoda shegeysid qoraal ayagoo ah plz inaad inta ikasoodirikarto iskuday wan kacodsanayaaa
@fardusacwabri9758
@fardusacwabri9758 5 лет назад
Mashaa allaah dr hore usoco
@fawsiyaomer8198
@fawsiyaomer8198 5 лет назад
ani mama ahay doobna ma ahi finanana nafta ii keenay ilahay hayga ba iyee wax kastana maasameyay dhaqtar kasta watagay
@hennah6200
@hennah6200 6 лет назад
Masha alahh thanks bro
@drfarisalattas
@drfarisalattas 6 лет назад
u wlc wll
@sowdofidhin3592
@sowdofidhin3592 2 года назад
@@drfarisalattas H
@ifrahapdillahiciise8550
@ifrahapdillahiciise8550 2 года назад
Omg Mhdzanit Dr. LACTURE MUHIIMAD KA HADAAHY ALLE HKU SHARFO
@captankaqulaseyntaflimada4539
@captankaqulaseyntaflimada4539 5 лет назад
كنت أهتم هده موضوع شكرا جزيلا يا دكتور استفدتك كثيرا
@mohamedabdullahi443
@mohamedabdullahi443 6 лет назад
Mahadsanid wlll
@drfarisalattas
@drfarisalattas 5 лет назад
sidoo kale walaal mahdsanid
@awomdiriye635
@awomdiriye635 5 лет назад
Docter waxad kazoo hadazhaa finanka zhuguuguca ah ee wajiga adoo raliya
@rahiinaarka7799
@rahiinaarka7799 6 лет назад
Msha Allaah vedeo qurux badan
@drfarisalattas
@drfarisalattas 6 лет назад
mahad sanid wll
@nimcoqaali8217
@nimcoqaali8217 2 года назад
@@drfarisalattas wll daawada finka xagee kahili kara wajigeyga salid ayu leyahay
@hibomohamed7874
@hibomohamed7874 5 лет назад
Alh hku xfido dr
@caynichannel7444
@caynichannel7444 5 лет назад
Asc wllkey aniga waxa i dhibay wajiga gomanka ka gaduudayan hadan kuleel aya iga qawanayo wajiga maxa kena wa iga codsi iga so jwb
@mohafaante4858
@mohafaante4858 4 года назад
Thanks Dr
@sahrocabdulaahiguuleed4596
@sahrocabdulaahiguuleed4596 4 года назад
Mansh allaah dr
@najmamoh7423
@najmamoh7423 5 лет назад
Caqliga iyo caafimaadkaba alle ha ku siyaadsho Dr
@drfarisalattas
@drfarisalattas 5 лет назад
aamin, soo dhawo walaal najma.
@burcotv7410
@burcotv7410 2 года назад
Mahadsanid sxb qali
@guudonqali5088
@guudonqali5088 Год назад
Mansh allah SHukrn wllo ❤❤
@ubahduaale5374
@ubahduaale5374 5 лет назад
Asc Dr.waxaankaa codsanayaa inaad soo geliso finanaka jidhka iyo waxa sababa.Mahadsanid
@sacdiyoomar6279
@sacdiyoomar6279 5 лет назад
masha Allah dr Faris waxan ahay dadka wajiga fininka leh ilaa mudo 8sano finanka marna wuu iga baa aa marna wuu soobaxaa dr firis maxaa igulatilin laheed wax aan jogto kadhigto ooo iga suuliyo faninkaas bal isheeg adigo mahadsan dr faris
@sihaamabdullahi446
@sihaamabdullahi446 5 лет назад
Aaad iyo aad ugu mahdsantahy talada wangsan Dr faris aniga dadka wajiga finanka ku leh ayaaa ahy misna oli face dhib isku qabnaaa finanka
@abdiqaniabdullahi2888
@abdiqaniabdullahi2888 2 года назад
Halkad joogta wll aniga kuuhaya dawo Germany ah oo 24 saac gudahood kaaga tirtiraysa dhamaan finanka wejiga nooc ay yihiine ilasoo xidhiidh sida ugudhakhsaha badan insha Allah. mahadsanid
@hodanxaaji9921
@hodanxaaji9921 2 года назад
Thnkz so much dector Madmadow yada ay finanku reeban maxa lagu jari kara
@AhmedAbdi-qn3hj
@AhmedAbdi-qn3hj 5 лет назад
Asc wll wajiga aya fin iga so baxo marksto wuxu neh noqda madow mxaa ku sameyaa
@yusufgarad3379
@yusufgarad3379 2 года назад
Wan kuzalamy dr faris hore uma ann dawan videogan waxn ladhipanhy saliida wejiga sido kle finan yryar oo shucaac ah wejiga wada qariyey zido kle daldaloolo kulamaan finanka hore wan udaawday video aad kga hadlyso saliida wejiga balze naziip daro puntland ayan joga mana laga helayo waxa aad shegty marka ado raliya izo jawp ama video aad kga hadlayso zoo dhig waxn kamid ahy dadka zida joogtada ah kula socda mahdzanid
@cumarabdullahi8917
@cumarabdullahi8917 2 года назад
M.a allah ku xafdiyo wllo
@sakariyeshukricabdi4080
@sakariyeshukricabdi4080 5 лет назад
Thnx docotr
@barwaaqomohamed9066
@barwaaqomohamed9066 5 лет назад
doctor alle haku barakeeyo ilhy cilmigaga haku siyadiyo
@drfarisalattas
@drfarisalattas 5 лет назад
aaamin dhamaantynba walaal. aad yaa u mahdsanthy
@cabdirisaaq4837
@cabdirisaaq4837 5 лет назад
Asc wll aniga nabraha wey iga baba'en lkn haaro madow iyo dhibco duleelo ah ayuu igu reebtay marka Maxaan sameya adoo mahadsan
@bandheyz3790
@bandheyz3790 6 лет назад
Alle ya khalik akhi runtii waxa tahay qof caqli badan oo lagu daydo
@drfarisalattas
@drfarisalattas 6 лет назад
mahadsanid wll qali ah
@asmaahmed1543
@asmaahmed1543 6 лет назад
Wlhy zhp anaa isku haya waxaad sheegto dhan br rasmiyaa iga dheh
@abdiqaniahmedjama4326
@abdiqaniahmedjama4326 5 лет назад
asc dr bacda salaam waxaa igu dhacY nabarada wajiga marka way iga baaba een hadana way igu so laba kac leeyaan markaa maxaan sameeyaa? Aad aayaad umahad santahay waxan rajaynayaa inad su aashYda iiga jWaabtid
@osmanwelaw2947
@osmanwelaw2947 3 года назад
Masha Allah
@wacanbila7821
@wacanbila7821 5 лет назад
Aniga ayuu leyahy wajugaygu saliid markasta finan aa iga soobaxa markasay madow isku badalaa ani wlhi dhib an ku qabaa
@kawsarcabdimuhumed1857
@kawsarcabdimuhumed1857 5 лет назад
Lakiin waxan jeclan laha shambo uu fican inad nag cawiiso wajiga lagu madho wayo hada qorbo ayaan jogna awal dalkeen waa iska jawi degan oo istaras iyo qabow ton malha mahda sanid Dr
@fartuunabdule3478
@fartuunabdule3478 5 лет назад
Honqorta wajiga kasoo baxdo oo yar yar ka soo hadal maxaa lagu daweeyaa
@raxmomaxamuudcismaan4849
@raxmomaxamuudcismaan4849 4 года назад
Masha allah
@sacidoqalyar5468
@sacidoqalyar5468 3 года назад
Asc dr Faris waxaa igasobaxy nabro bdan mxan sameeya plz isheeg xta dr ban adee dawoyina soqate plz
@fartunuk1961
@fartunuk1961 4 года назад
Manshaaallah
@tuuryareshow5397
@tuuryareshow5397 5 лет назад
Digtor mashaallah allahakuxfidowall
@drfarisalattas
@drfarisalattas 5 лет назад
mahdsanid walaal, soo dhawo
@apdllembappe8221
@apdllembappe8221 5 лет назад
Thanks
@ifrahmohamedabdillahi6473
@ifrahmohamedabdillahi6473 5 лет назад
Masha Allah walal finanaka anigay idhiben
@qadarmohamedibrahim2241
@qadarmohamedibrahim2241 4 года назад
Mahadsanid
@safiyosacadmahamed6798
@safiyosacadmahamed6798 5 лет назад
Wcs maashaa Allah wll Allah ku dhoowro aakhiro iyo aduun meelwaboodjoogto insha Allah Asc
@ayancige6625
@ayancige6625 5 лет назад
Dr waxaan leeyey finin iyo saliid sideed iska gada wee yaa
@ahmedmohamedabdirahman6034
@ahmedmohamedabdirahman6034 4 года назад
Wllo mel kle lagaga so xiririkaro malahan miyaa wax yabo ayan raba inan ku weydiyo
@israahmedofficiall2667
@israahmedofficiall2667 5 лет назад
Mansha allh
@sarahhhh6597
@sarahhhh6597 4 года назад
Dr aniga waxan isu arkay fooda ayaan finan ku leeyahay finan xanuun badan meel kale maah waa sujuuda wejigeyguna waa saliid badan
@EnjineercadeEnjineercade
@EnjineercadeEnjineercade 4 года назад
Dr waxaan kaa cudsa naa in aad soo giliso bomaatooyinka lugu babi ikaro finanka mahadsanid
@amounmohamed3559
@amounmohamed3559 4 года назад
Dr jasaakalllah Dr wajigayga kuma badna saliidu lkn waxa igu yaala finan Yar Yar ee maxan kula taacali kara
@hikmiishabbdullhi9319
@hikmiishabbdullhi9319 4 года назад
Dr thank u
@amranxasan9408
@amranxasan9408 5 лет назад
jasakallaah
@fardosojamacfarax6726
@fardosojamacfarax6726 4 года назад
Asc walal side jog wijiga kudhacdy oo madow rebtay side lobabi iya
@khadarmahamed1099
@khadarmahamed1099 5 лет назад
Wllo markuu madowaado mxn ku sameeyaa??? .mahadsanid
@nuramohamed86
@nuramohamed86 Год назад
Dad mulinaa aan nahay waxa khasabaa inaan 5jeer dhaqnaa wajiga ama weysaysanaa maalikii adna sheegtay 2laba jeer
@hamdihussein3187
@hamdihussein3187 5 лет назад
Elerji hadan qabo maska an is ilalinayo waa kee wan fahmi wayee mhdsnd
@user-qf9lf8cb4z
@user-qf9lf8cb4z 5 лет назад
شكرا جزاك الله خير يا اخي
@djkhaled1522
@djkhaled1522 3 года назад
thank you WLLkY
@inahamda8207
@inahamda8207 3 года назад
Mahadsanid Dr faris Ade bad icawisay 😇😇😇 Allah hakouxafido amin 🤲🤲
@fardusyusuf7207
@fardusyusuf7207 5 лет назад
Dr plz waxad iga cawisa finanka markaste way iska so baxayaan
@sabriinsabriin2824
@sabriinsabriin2824 5 лет назад
Dr mahadsanid
@luulamohamednuur8143
@luulamohamednuur8143 5 лет назад
Dr een wxn maqlay in Colgate ay finanka iyo madowga inay baa bi,inayaan mxaaa ka jiro
Далее
HAARAHA WAJIGA IYO SIDA LOO DAWEEYO. Dr Faris
10:43
Просмотров 241 тыс.
Maybe a little TOO much gel 😂
00:12
Просмотров 8 млн
КРАФТИМ НЕМЛЕС ФРАГМЕНТЫ
1:05:04
Просмотров 251 тыс.
Старый Дим Димыч вернулся😱
00:16
SIDEE LOO BADIYAAA TAYADA UGXAANTA DUMARKA?
4:35
Просмотров 90 тыс.
WAJIGA SALIIDA LEH IYO SIDA LOO DARYEELO | OILY FACE
7:10
NAFAQA UGU MUHIIMSAN LUGO XANUUNKA
6:54
Просмотров 3,7 тыс.
Maybe a little TOO much gel 😂
00:12
Просмотров 8 млн