Тёмный

Wajiga Dulduleelka leh iyo sida Dabiiciga Ee loo Daaweeyo | Large Pores 

Dr CK
Подписаться 80 тыс.
Просмотров 159 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 208   
@hafsamohametabdi7605
@hafsamohametabdi7605 25 дней назад
Dr biyaha qabow ama barafka wajiga lagu dhaqdo kaso hadal faido maleyihin mise malahn
@MunoAli-q6h
@MunoAli-q6h 17 дней назад
Qofka xasasiyada qabo ukunta madhibeso wajiga marsado dr
@queenpertty6886
@queenpertty6886 17 часов назад
Dr please Gadud ka wjiga wx lgu dabeyo kaso hdal 😢
@muhiimabdirashiid9563
@muhiimabdirashiid9563 2 года назад
Asc Dr Dawda sawirkeed iyo original keed wxa lagu grto noo soo sheeg swirka dawana Nala wadag thanks Dr
@marwohamda5699
@marwohamda5699 Год назад
Wlhy anaaa helsy daaa wadii
@hamdimohamed6682
@hamdimohamed6682 Год назад
​@@marwohamda5699 abayo Ana ubahan xage kalaso xitira😢
@ilsacali3513
@ilsacali3513 Год назад
​@@marwohamda5699 xage ka heshay wll
@Xafsoabdi444
@Xafsoabdi444 Год назад
Istareeska ugu badan waaa wajiga markoo kuyalo dulduleel😥
@marwohamda5699
@marwohamda5699 Год назад
Haaa wlhy hpppti
@zaprinaqueen936
@zaprinaqueen936 Год назад
ha wlhi 😢
@XalwoXaashixasan
@XalwoXaashixasan 4 месяца назад
Sx wlhi been ma aha😢
@FaatimaAadan-r1b
@FaatimaAadan-r1b 8 месяцев назад
Thanks Dr ad ad baad u mahadsanthy❤❤❤
@DabarFarah0
@DabarFarah0 8 месяцев назад
Asc , fadlan iga caawi inaan ka takhaluso mad madow ga cagahayga ee Iga sabahay dawo dan cadeysta isticmaalay
@AMIINLABO7533
@AMIINLABO7533 2 месяца назад
DR RAGA QAAR WAY LEYIHIIN MAXAA KAWA AH
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 года назад
Thank you doctors❤💯🖇
@mustafecabdilaahi570
@mustafecabdilaahi570 2 года назад
Ok
@Zihaameyyyy
@Zihaameyyyy 10 месяцев назад
​@@mustafecabdilaahi570wah adi is qorqor badnidaa bisinka😂😂
@KhadarYaasin
@KhadarYaasin 4 месяца назад
​@@Zihaameyyyyadi maxaa kaagaley ninka qofta gaadgaad buu kuhayaaye😂😂
@BushrabilanJml-pe1oq
@BushrabilanJml-pe1oq 8 месяцев назад
Dre calenta lipton kiliya miya lo istic Mali kara ama ayi calen shaah
@raxmahaybe1646
@raxmahaybe1646 2 года назад
mhdsanid dr wlhi wax badan ayaan kaa faaiday jasakala khair❤️❤️🙏
@funnyworld3873
@funnyworld3873 Год назад
Asc
@aminaahmed9926
@aminaahmed9926 Год назад
maxaa isticshay marka byo
@usaamejk656
@usaamejk656 Год назад
From Waji.saliid. Allh..hanagaqaado.. Alx..
@hoododegan7280
@hoododegan7280 Год назад
Xagen ka helay Dr dawad yaraynays daldaloolad waxan joga hargeys iga cawi dr
@mariaadan4822
@mariaadan4822 10 месяцев назад
Aay dr ck yutubna ma joogtaa from tiktok m.a
@amalsaidahmed2230
@amalsaidahmed2230 8 месяцев назад
Asc Dr aniga wajiga dulduleelka ayaaaba iga kinabalu marka aan kululaado wjiga ayaa igaduudanaayo waxa iga soobaxayo fariirax mar aan meel qabow aan. Helena wijiga caadi ayuu ii noqonaa yaa marka Dr xldas ayaan kusuganhy talk iga.siiyo fdlan Dr jbb iga soo sii
@SawdaXasan-e6f
@SawdaXasan-e6f Год назад
Doctor waligya maykab ma marsan sidoo kalen ma isticmaalo wa dawo aha hdan way idhiben talo isii
@nasriinjamaal1541
@nasriinjamaal1541 Год назад
Masha Allah alle haku xafido mahdsanid huno ma jirta mel an kala soo hadalo
@nacimonuur7151
@nacimonuur7151 Год назад
Dr caliinta shaaxa tii waaye ma tan guryaha nootaalaa ama mida bacda kujirto tiida kale qofka wajiga saliida leh ma marsan karaa waxyaalahaan hada noo sheegtay
@aishaxasan3166
@aishaxasan3166 2 года назад
Qajaarka malshiida midkalana marka dhaqeysd saabuun maalagudhaqaa mise biyolee
@xalimocisman5607
@xalimocisman5607 2 года назад
masha allah doctor mahadsnid go forward
@aminomaxamed5943
@aminomaxamed5943 Год назад
Dr adoo mahdsn sdee wajiga cayilan ama baruurta badan saaran sdee loogu qaadaa adoo mhdsnd iiga jwb
@MuwaahibMuuse-kl8yy
@MuwaahibMuuse-kl8yy 4 месяца назад
Mahadsanid my doctor
@sammie1163
@sammie1163 Год назад
Thanks doctor
@MariaMaria-np9gp
@MariaMaria-np9gp Год назад
Dr comedogenic maxa laga wada ne
@nacimo9744
@nacimo9744 Год назад
Dr intoda hal Mar miyan is ticmala teda kle calenta noca kale ma isticmali kara
@zaprinaqueen936
@zaprinaqueen936 Год назад
majira qof taloyinkan isticmalay hadana kufiicnade 😢
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 9 месяцев назад
Mahadsanid ad ban ugu bahna
@mahadmaxamed3080
@mahadmaxamed3080 Год назад
Nio wajia busbus iiga dhacay mrka finan igu rebay maxam sameya
@luulmohamudmohamed9596
@luulmohamudmohamed9596 9 месяцев назад
M,A Dr waa mahad santahay
@mucaadali7761
@mucaadali7761 Год назад
Dr dawadas sidee lo isticmalayaa plz noo sharax👍
@ShukriIsak
@ShukriIsak 4 месяца назад
Thanks DR❤
@maxamedyaasin2867
@maxamedyaasin2867 Год назад
Face wash oil Aad ayey i anfacday mahadsanid
@CRISAQCALIMAHAMED
@CRISAQCALIMAHAMED 4 месяца назад
Thank you dr❤❤
@SamiiraMaxamuud-fi2vo
@SamiiraMaxamuud-fi2vo 2 месяца назад
Thnkz you doctor
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Год назад
جزاك الله خير
@queenzahro5109
@queenzahro5109 Год назад
Biyaha ubaxa maxakawada halkeese lagahelaa
@Ogaal-ho7hn
@Ogaal-ho7hn Год назад
Wad mahdsan tahy dr dadaka daldalolada leh baa ahy insha alah waxn rajen ina qodobadan qadan dono
@macaaneeyahmed
@macaaneeyahmed 10 месяцев назад
Abyo ma sameysay mxdna iska dareenty
@hodannutritionistgirl8226
@hodannutritionistgirl8226 2 года назад
shukran wllo meelaha laga heli karo noo sheeg bioderma sebium pores
@Ahmed-ux3oy
@Ahmed-ux3oy Год назад
Canada iyo mareekanka hadaad joogto waxaad ka heli kartaa shoper drug hadii aad rabto na amazon ayaad ka dalban kartaa 👍
@maidohussain-it9nd
@maidohussain-it9nd Год назад
Ustad Make up Ma iscimalo Scrubs nh Ma isticmalo Lkn facewash Ku dhaqda mararka qaar wajiga Duldulel buu iga Leyhy
@bureqonuur7934
@bureqonuur7934 Год назад
Shukran wll
@MiskiAli-r8l
@MiskiAli-r8l Год назад
Wligy mekeap ma marsan Wana leyahy
@cilmiabdi188
@cilmiabdi188 Год назад
Dr kiimiko ayaan marsadaa maisticmaali karaamiyo liibaan ❤
@FaadumoAawow
@FaadumoAawow Год назад
Wllo God godka idhipay mx udawo ah
@maxameddeeq9227
@maxameddeeq9227 2 года назад
DR dawada wajiga du dulelada sida loo isticmalayo iyo inta jeer ee la isticmalayo noma aadan shegin ?
@Shamuriya
@Shamuriya 2 года назад
Wll dawada maad heshy
@farhiyaahmed9257
@farhiyaahmed9257 Год назад
How many time we are use a week ?
@Ahmed-ux3oy
@Ahmed-ux3oy Год назад
I try it bioderma was helped me if you can use a day three times will be better or twice
@RamloaxmadaliRamloaxmad77
@RamloaxmadaliRamloaxmad77 6 месяцев назад
Mahsanid dr
@SakariyeSamriye-l3z
@SakariyeSamriye-l3z 11 месяцев назад
M.allah mahadsanid dr
@sukhramohamoud1735
@sukhramohamoud1735 Год назад
Wll mcn iga cawiya aniga wajiga waxa iga so bxa finan afka wax cad ku le oo xanun kll cuncun 😢😭😭 dhkhtr Wn ka daalay inbdn tgy
@faaizamohamed9605
@faaizamohamed9605 2 года назад
Wll maaruun baa maleska sarikara
@Naima-f4h
@Naima-f4h 7 месяцев назад
Qodabada dabiicigaa 1 qodob maisticmaali kara
@fahima6666
@fahima6666 Год назад
Thank you Like like aad baan kugu maad celinaayaa ♥️♥️♥️♥️♥️ Waan kuu saray any time
@drck1895
@drck1895 Год назад
Adigaa mudan abaayo waxaan rajaynaa muuqaalada aan soo wadana in aad ka heli doontid🤩🙏
@marwohamda5699
@marwohamda5699 Год назад
Qaaali plz isoo jawaab.mawaxyayaykaa tartayna
@salmoaxmedaadan4568
@salmoaxmedaadan4568 11 месяцев назад
Thanks you
@Mariama_Dagan
@Mariama_Dagan 2 года назад
Muqalkan wax badana sugaye mahadsanid dr blz wan ku barya dr Black spotka kaso hadal wajigeyga dhan waxaa buuxiye black spot nabarka marku baxo kadib mesha wax madow ah ayaa iga galayo o kusan marka waxas ka bixiyo wajiga u xuleshanayo blz siden ku xaliya black spotka kaso hadal mahadsanid
@drck1895
@drck1895 2 года назад
Black spotska dhibaatoyinka ugu badan ee saameeyo wajiga ayuu kamid yahay muuqaal ayaan kasoo sameyn doona Insha allah. Adigaa mudan huno
@Mariama_Dagan
@Mariama_Dagan 2 года назад
@@drck1895 blz muqal kaso samey dr🙏🙏
@modalxiis2241
@modalxiis2241 2 года назад
Dr kaso samay iyo rosacea xanunka wajiga dhabana caseeeya dhiig rorka
@xamidamohamed4264
@xamidamohamed4264 2 года назад
Bayo ducayso mcnty
@abuahmedmahamud8253
@abuahmedmahamud8253 10 месяцев назад
Walaley isku dhib ayaan qabnaaye xal ma heshat
@Macdiyocumarcosoblegirl
@Macdiyocumarcosoblegirl 3 месяца назад
Shukran😊❤
@sabiriinmaxamed9812
@sabiriinmaxamed9812 Год назад
Noloshedi ma is ticmalin mekaup wllhi waa iga dhap sdkle ma isticmlo dawoyinka kimi kada leh lkn wx yara dul duleel igu yala waan hal daan
@zuleikhamowliid6797
@zuleikhamowliid6797 2 года назад
Sbbto oo ah markasto gacmuhu waa ay dhididaan markaa talooyin dr aan saameeyo ii sheeg si aan iskaga yareeyo🙏
@maidohussain-it9nd
@maidohussain-it9nd Год назад
Tish yar qaado Mar walba😊
@Xamudi-1
@Xamudi-1 Год назад
Wll daawada saliida lagu daaweeyo inteen ka hellaa wll
@SuhayroAbdihakiim
@SuhayroAbdihakiim 11 месяцев назад
Thnkz dr
@RamlaMohamedAhmed
@RamlaMohamedAhmed Год назад
M.a dr jazakallh xage kaheli Kara daawada
@ashrafashrafcali6584
@ashrafashrafcali6584 2 года назад
Biyaha ubaxa xage laga keenaa dr
@drck1895
@drck1895 2 года назад
Instagram-ka iigala soo xiriir Cabdulkarim_ck
@Ibrahim-u9g7z
@Ibrahim-u9g7z 6 месяцев назад
Mansh thanks dr ck
@anfacaxmed5859
@anfacaxmed5859 2 года назад
Jaskallah khayr
@salmarashiid2744
@salmarashiid2744 2 года назад
Dr liin dhanank miyan wajiga wx uu yelin ilen icdaadh ku jirty plz iso jwb
@drck1895
@drck1895 2 года назад
Maya huno in yar baad ka isticmaalaysaa wax dhibna malahan.
@AyanAli-gh2kp
@AyanAli-gh2kp 11 месяцев назад
Doctor luqa iga so qabo wax ku waydin finan ba idaba dhigtay duldulel malihiye wax walbo an mariyo way iga si darayan😢
@hollyiz473
@hollyiz473 Месяц назад
Waxaad is ticmaaha retinol kaas ugu wanaagsan aniga aad ii cawisay finaan aad u waa ween nafta iikeenay sanadkii hore
@ayannitta
@ayannitta 2 года назад
Masha Allah 💖💖💖👍
@shamahmey9913
@shamahmey9913 2 года назад
Look la
@shamahmey9913
@shamahmey9913 2 года назад
10 àaa
@umalkhayrmaxamed1233
@umalkhayrmaxamed1233 2 года назад
Mahadsanid dr 👌😍😍
@shamsaahmed6199
@shamsaahmed6199 2 года назад
manshalh dr dawada meesha laga helayo no sheeg qofka wadankii jooga thanks
@IbrahimOsmanNur-w8e
@IbrahimOsmanNur-w8e 10 месяцев назад
M.a shukran Dr
@MaxamadSiyaad-be7gn
@MaxamadSiyaad-be7gn Год назад
Thans you d'r ❤❤❤
@drsiqradagan1750
@drsiqradagan1750 2 года назад
Mhdsnd Dr Waan soo tijaabinaa🙏I.a
@KawsarCabdqani
@KawsarCabdqani 8 месяцев назад
Uur lahaa hadaa dhalay. Waxaa arkay duldulel aan dalolin lkn sida qof xaad iskaa xiiro camala tolow dalolba isoo galay
@zuleikhamowliid6797
@zuleikhamowliid6797 2 года назад
Dr talooyin ku saabsan dhididka sida aan iskaga yarayn lahaa ii sheeg ama wax xaafada oola aan marsado
@farahcabdi1499
@farahcabdi1499 2 года назад
Thank you dare
@cabdullaahicabdi3610
@cabdullaahicabdi3610 2 года назад
Daawada xagee laga helaa doctor
@modalxiis2241
@modalxiis2241 2 года назад
Dr xanunka loyaqan rosacea face redness ee dhiig rotorua wajiga gala ee casanka qaadka lodaweyo iyo sida loga hortago nosogeli RU-vid
@drck1895
@drck1895 2 года назад
Haye walaal muuqaal aan si faahfahsan ugu sharxaayo ayaan soo galin doona dhawaan. Mahadsanid
@mandeeqxasan6955
@mandeeqxasan6955 2 года назад
@@drck1895 noso sheeg saan uistimaleyno
@fardowsahodoncabdi8130
@fardowsahodoncabdi8130 2 года назад
Inte laga helaa dr Mogadishu ayaan jooga
@RahmoAdenMohamed
@RahmoAdenMohamed 16 дней назад
Mekap mab marsado lkn salid leyahy😢😊
@faadimamuuse4522
@faadimamuuse4522 2 года назад
Mahadsanid dr🙏
@mahadmaxamed3080
@mahadmaxamed3080 Год назад
Busbus ba 2018 igu dhacay mrka finan buu igu rebay maxa Lagu daweya
@abuahmedmahamud8253
@abuahmedmahamud8253 10 месяцев назад
Daldalodas aanay aad iigu badan oo wajigayga ayaa finin kaso bixi jireen hadeer wayba iga so baxaan
@saadaxusen5068
@saadaxusen5068 2 года назад
Max tadhra hn
@Aamiinjareer10
@Aamiinjareer10 3 месяца назад
Biyaha ubaxa intee laga helaa
@drsnawaalhussein5354
@drsnawaalhussein5354 2 года назад
Tys dcr🖤
@fadumomohamed3187
@fadumomohamed3187 2 года назад
Dr dawadaan xage laga helaa pleas😥😥😥
@drck1895
@drck1895 2 года назад
WhatsApp-ka iigala soo xidhiidh wll+252633995856
@Carawelo
@Carawelo 2 года назад
Mahadsanid dr
@ashrafashrafcali6584
@ashrafashrafcali6584 2 года назад
Dr ma aadan sheegin sida loo isticmaalo
@SowdaHassan-u4r
@SowdaHassan-u4r 9 месяцев назад
Intaa kahelaaa dawada
@hafsamohamed3639
@hafsamohamed3639 3 месяца назад
Huno anu mekaup ma marsado mana marsan 😢
@rowdaxareedrooble2267
@rowdaxareedrooble2267 2 года назад
Shukrn dctr
@CaliKhadro-gl3jo
@CaliKhadro-gl3jo Год назад
Mowduucan aad noosoo jeedisay madumarkoo jeliyaa ugu tala gashay wa maxay make upku nio
@J.M.0101
@J.M.0101 3 месяца назад
Liin dhanan weji lama marsho
@fatimamohamud8852
@fatimamohamud8852 6 месяцев назад
Dr Pores kagu 99 haduu yahy Soo dhib ma aha😢
@NimcoAhmedhassan-k5c
@NimcoAhmedhassan-k5c 5 месяцев назад
Qanjaar maxa la dhahaa
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 Год назад
Please biyaha ubaxa maxa laga wada waa ubaxe se xage laga helaya
@hindaabdirahman4301
@hindaabdirahman4301 Год назад
Subrmrket ka tag abaayo kuna dheh biyaha ubaxaa rawaa asagaa kusoo sinayo
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 Год назад
@@hindaabdirahman4301 mahadsanid wllshay 🥰
@Ahmed-ux3oy
@Ahmed-ux3oy Год назад
Google ka ku qor kadibna waxaad heleysaa sida eey u muuqdan kadibna waxaad aadaa duukamada lagu iibiyo waxyaanaha leesku cadeeyo soomalida weydii wadka heleysaa
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 Год назад
@@Ahmed-ux3oy mahadsanid wll
@zuheeelosmpdn2764
@zuheeelosmpdn2764 2 года назад
Apwe wxa uu wjigu lee yh zaliid 😭 zide iskaga yareeya♥️😭
@drck1895
@drck1895 2 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-qcLd5ozjEhM.html 👆Muuqaalkan daawo huno waan hubaa isbadal dagdag ah dareemi doonta. Mahadsanid
@Seey667
@Seey667 2 года назад
Aniga wejigeyga wuu lehayahay dul dulel ilaa marka yaray anigo waxba marsan
@hollyiz473
@hollyiz473 Месяц назад
Waa run wllo anigan sidaas ahaa lkn la dadaal insha allaah waa yaraan❤
@Farhiyanur-b7b
@Farhiyanur-b7b 8 месяцев назад
m.a thakns Dr❤
@eyma209
@eyma209 2 года назад
Doctor bomatada magaceeda ii sheeg please 😩😩👋
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 Год назад
Bioderma
@amalsaidahmed2230
@amalsaidahmed2230 8 месяцев назад
@maryanadan1099
@maryanadan1099 2 года назад
Kaso hadal jeex jeexa jirka
@drck1895
@drck1895 2 года назад
Okay walaal
@fardowsahodoncabdi8130
@fardowsahodoncabdi8130 2 года назад
Bomatada wadan ke laga helaaa
@fatimafilsan6260
@fatimafilsan6260 7 месяцев назад
Ukunta xasaasiyad ayaan ku qabaa😢
@sadaamyaanyo8971
@sadaamyaanyo8971 2 года назад
Joog joog biyoh ubax xaga laga helay hore 🤔🤔🤔
@asiyaahmed417
@asiyaahmed417 2 года назад
Meel kasta waad ka helys biyoha ubax wll
Далее
HAARAHA WAJIGA IYO SIDA DABIICIGA EE LOO DAWEEYO.
10:26
WAJIGA SALIIDA LEH IYO SIDA LOO DARYEELO | OILY FACE
7:10
MASKA WAJIGA KA BIXIYA MAD MADOWGA #my_rajo
16:04
Просмотров 211 тыс.
SIRTA TIMAHA LAGU DHEEREYO BIL GUDAHEED
14:08
Просмотров 49 тыс.