Тёмный

Sida loo qoro CV casri ah oo fudud. Hur man skriver ett modernt och enkelt CV. 

Dunio Kulmie
Подписаться 3,7 тыс.
Просмотров 2,9 тыс.
50% 1

Tusaale sida loo qoro CV fudud oo casri ah oo aan dhib badan lahayn.
Ku soo dhowow meel aad ka hesho aqoon aasaasi ah oo ku saabsan suuqa shaqada. Laakiin sidoo kale sida aragtidaada nololeed u saamayso natiijooyinkaaga iyo xulashadaada nolosha.
Magacaygu waa Dunio Kulmie waxaan ahay aqoonyahan ku xeel dheer cilmiga bulshada oo maanta u shaqeeya maamule. Kanaalkaan waxaan ugu tala galay inaan kula wadaago aqoonta, dhiirigalinta iyo dhiirigalinta kuwa u baahan.

Опубликовано:

 

7 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 54   
@hussienomar1474
@hussienomar1474 3 года назад
From TikTok
@Itz.me_idil
@Itz.me_idil 3 года назад
Horay usoco abaayo toktok ayaan marar badan kaa arkay waxyaabo badan oo dadku u baahanyahay ayaad ka hadashaa mahadsanid horayna usoco 😍
@Dee.k-Digital.Education
@Dee.k-Digital.Education 3 года назад
Mahadsaniid abaayo ❤
@Muhiimaofficial2965
@Muhiimaofficial2965 3 года назад
From tiktok
@faaymashaallahnuune5031
@faaymashaallahnuune5031 2 года назад
Masha allaha walaal xage kala soo xiriira waan ku bahanahay
@ikranjimaale6923
@ikranjimaale6923 3 года назад
Hora u soco fron tiktok
@Dee.k-Digital.Education
@Dee.k-Digital.Education 3 года назад
Tack abaayo
@nasiyahassan1591
@nasiyahassan1591 3 года назад
Abayo mahadsanid inbadan siden ku dalban karaa
@daahirrahma2912
@daahirrahma2912 2 года назад
Tack så mycket wlo
@maryanc9013
@maryanc9013 3 года назад
Thanks xbbti
@Dee.k-Digital.Education
@Dee.k-Digital.Education 3 года назад
Mahadsanid walal
@dahirahmed572
@dahirahmed572 3 года назад
Thanks baayo tiktok kusoo arkay wax fiican ayaa nalawadagtay
@Dee.k-Digital.Education
@Dee.k-Digital.Education 3 года назад
Mahadsanid :)
@abdirahmansalah4018
@abdirahmansalah4018 3 года назад
Thnks for sharing
@Dee.k-Digital.Education
@Dee.k-Digital.Education 3 года назад
Thank you walal
@canefati7433
@canefati7433 3 года назад
Hadii anad hore ushaqayn ka waran wllo
@ayannaahmed1674
@ayannaahmed1674 3 года назад
Duniyo farid masha allaah tiktok ka soo racay
@Dee.k-Digital.Education
@Dee.k-Digital.Education 3 года назад
❤❤❤
@haldoorofficial8011
@haldoorofficial8011 3 года назад
I form Tectok
@Dee.k-Digital.Education
@Dee.k-Digital.Education 3 года назад
Welcome walal
@abdifitahabdulahi6698
@abdifitahabdulahi6698 3 года назад
Thank you duniya.
@Dee.k-Digital.Education
@Dee.k-Digital.Education 3 года назад
Your welcome walal
@ashahussein8996
@ashahussein8996 3 года назад
Xabibti shaqada nagadhis quruxeey
@hamzemahamed2054
@hamzemahamed2054 3 года назад
Keep on sis from tiktok 🥰
@Dee.k-Digital.Education
@Dee.k-Digital.Education 3 года назад
Thank you ❤
@dhoorelyrics
@dhoorelyrics 3 года назад
Tiktok
@faduumomohamed2176
@faduumomohamed2176 3 года назад
tiktok
@Dee.k-Digital.Education
@Dee.k-Digital.Education 3 года назад
Welcome abaayo
@asmaayuusuf1344
@asmaayuusuf1344 3 года назад
shugran abyo😍
@Dee.k-Digital.Education
@Dee.k-Digital.Education 3 года назад
Mahadsanid abaayo macan
@nasiahassan1007
@nasiahassan1007 3 года назад
Tack abayo TikTok ka soo racay
@Dee.k-Digital.Education
@Dee.k-Digital.Education 3 года назад
Mahadsanid abaayo
@leilasaid9660
@leilasaid9660 2 года назад
Asc abyo tiktokga kaso raacay sida shirkadaha loola xariiro ama xayeesiinta loogala shaqeyo xage soo dhigty Mejlna wakuso diray mahadsanid
@Zakaria-Ad
@Zakaria-Ad 3 года назад
Asc walal waxaan rabaa emailkaga isoo qor waan rabaa inaaan kula soo xidhiidho mahadsanid
@Dee.k-Digital.Education
@Dee.k-Digital.Education 3 года назад
Wcs walal waa dunio.kulmie1@gmail.com
@ayuubjabra5545
@ayuubjabra5545 3 года назад
Waa mahadsantahy walaal Kaliya waxaa Ku dadaasha Somali inad Ku sharaxdid ama laba muqaal Ka dhigtid mid Swedish iyo mid Somali cashar walba Mahadsanid mar labad From tiktok
@Dee.k-Digital.Education
@Dee.k-Digital.Education 3 года назад
Mahadsanid walal.
@aminamoussa959
@aminamoussa959 3 года назад
Asc hno jag vill prata med dig Hur jag kontaktar med dig hno svarar plz
@Dee.k-Digital.Education
@Dee.k-Digital.Education 3 года назад
Wcs abaayo, du kan kontakta mig via mail till dunio.kulmie1@gmail.com.
@naagmudug1647
@naagmudug1647 3 года назад
Abaayo sommarjobb maka hadli karta o ciyaalka dugsiga dheexe?
@Dee.k-Digital.Education
@Dee.k-Digital.Education 3 года назад
Haa, mahadsanid ❤
@boqoradabeertajiifta9139
@boqoradabeertajiifta9139 2 года назад
wallo mall ka aad Cv ku qoreneysid see ku heli karaa
@Dee.k-Digital.Education
@Dee.k-Digital.Education 2 года назад
Abaayo video cusub aa so dhigay youtube aa ka so dejisad kartid cv mall 🥰
@cabdisamadhaybe2191
@cabdisamadhaybe2191 2 года назад
Mahad-sanid?
@ashocarabow8613
@ashocarabow8613 3 года назад
Hada malasameyn karaaa misa shaqada sommarka misa wax lama aqbalaayo
@Dee.k-Digital.Education
@Dee.k-Digital.Education 3 года назад
CV markasta waa uu bahantahay🥰
@hawahassan9303
@hawahassan9303 3 года назад
Asc duniyo abaayo wax badan ayaan kaa faa idaynaa mahadsanid
@Dee.k-Digital.Education
@Dee.k-Digital.Education 3 года назад
Mahadsanid abaayo
@captainshakra004
@captainshakra004 3 года назад
Mhdsnd sister ❤🙏
@Dee.k-Digital.Education
@Dee.k-Digital.Education 3 года назад
Mahadsaniid! :)
@hafsahussein4536
@hafsahussein4536 3 года назад
From tiktok
@Dee.k-Digital.Education
@Dee.k-Digital.Education 3 года назад
Welcome abaayo
@luckylovemadiina978
@luckylovemadiina978 3 года назад
From TikTok
@Dee.k-Digital.Education
@Dee.k-Digital.Education 3 года назад
Tack
Далее
Write Professional Emails in English | Step-by-Step
16:20
ОРБИЗ-ГАН за 1$ vs 10$ vs 100$!
19:01
Просмотров 342 тыс.
CV-ga Sidda Loo Sameeyo ee Ugu Sahlan | Diblomaasi.com
9:35
Language Review: Arabic
21:44
Просмотров 362 тыс.
CV Formatting
7:32
Просмотров 699
Sida loo qoro CV
16:48
Просмотров 55 тыс.