Тёмный

SIDA PAYPAL LOO SAMEYSTO ADIGOO SOMALIA JOOGO 

Gelle Bashir
Подписаться 253 тыс.
Просмотров 176 тыс.
50% 1

Part 2 weeye vidoe gan waa sida PayPal loo sameysto adoo Somalia jogo .

Опубликовано:

 

30 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 344   
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Kuso biir Telegram Group kan cusub aan sameeyey fadlan t.me/gellebashir
@malyunmaxamed9231
@malyunmaxamed9231 2 года назад
Wan kugu cusubahay abwe ado mhdsn paypal side u furan gara i sheg jazakalah kheyra
@star-ld2ys
@star-ld2ys 2 года назад
Website ka samysanysaa lkn apoka malahn sidaaa waye
@shabcaancabdi4728
@shabcaancabdi4728 2 года назад
Zxp waan sameeyay balse balance ma arki karoo lacagna waan kusoo wareejay se balka waran hadaan master card kuxidho ma arki karaa wll wax balance ah wll
@cabdullahimunye7306
@cabdullahimunye7306 2 года назад
Sxb karka sucoredka side lo hoqa
@user-fd1fq8jq9b
@user-fd1fq8jq9b 2 года назад
Wll paypal linkigiisa xagan hoose ino so dhig play store ka mid fake ah ayaa iiso baxaya markan galileo plze
@stmmedia1294
@stmmedia1294 2 года назад
Waxaan kugu mahadinayaa sida quruxda bada eed casharada u tartiibisay balse su,aashayda waxay tahay adiga dalka aad joogto PayPal account shaqaynaya ma iiga samayn kartaa? Hadayse tahay mid suura gal ah maku adeegsan karayaa aniga oo joga wadanka somalia? Mahadsanid
@MissBulle-kr9qc
@MissBulle-kr9qc 3 года назад
SUAAL FADLAN: hadan sameysto paypal anoo somalia jooga biloyin kadib hadan wadan kale tago location ka inaan badalo muu rabaa ama inan mid kale sameysto mise waa caadi location ka is badala ?
@aminaabdlla8628
@aminaabdlla8628 3 года назад
its clear information thank you bro
@icoill
@icoill Год назад
I wish it was in English 😢 I wanna make a PayPal for my payments but I’m suffering since I came to Somalia
@asmaxuseen2165
@asmaxuseen2165 10 месяцев назад
Waadku mahadsan tahay dadaalkaga hore u soco bro
@abdirahmanashkir2772
@abdirahmanashkir2772 3 года назад
How do i create PayPal account in kenya ?
@makalangow123
@makalangow123 Год назад
Thanks 🙏 dear brother I congratulate you I given thank
@liibaanabuukarxuseeen4782
@liibaanabuukarxuseeen4782 2 года назад
Ustd sethy ustd waan kubahanahay ustd intee kala soo xariiri karaa ustd muctad ayaan kuu ahay ustd
@sharingmohammed2958
@sharingmohammed2958 3 года назад
ماشاء الله تبارك الله
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Thanks legend
@cayuuniinahusein1356
@cayuuniinahusein1356 2 года назад
Ustaad credit card ma waxaa ka wadaa bank acount sida salaam bank oo kale
@cabdixakiincabdiraxman7748
@cabdixakiincabdiraxman7748 2 года назад
Thanks pro lkn sidee baa logulabixikara lacagta 👍
@maxamuudmaxamedxuseen6868
@maxamuudmaxamedxuseen6868 2 года назад
Masha alah
@engineeryiriisow
@engineeryiriisow 3 года назад
Sxb wad mahadsantahay waxas oodhan waa naqaanaa balse Somali PayPal kama shaqeeyo waayo haraagaga ma'arkeysid markad sameysato
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Wn maqley shekadas bro
@Gobsr
@Gobsr 3 года назад
Ustaad thank you So much. Kwrn Hadan Iskadayo Master cardka oo creditka Aan samysto
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Okay weye wll
@mutafeyuusuf8491
@mutafeyuusuf8491 3 года назад
@@GelleBashir ustaad kawarn hadaan haysto Mastercard kaliya
@ustaadsaqaawe8498
@ustaadsaqaawe8498 2 года назад
Kala baroo bar video-ga hadal maalaayacni unbaad ku dhameysay bismilah
@samaanyaasiin3544
@samaanyaasiin3544 3 года назад
My teacher waad Mahadsantay bilaaa mastar card ma la isticmaalikaraa
@nursharfane9861
@nursharfane9861 2 года назад
waxan ku weediyey visa card iyo mastercard labadabo wan lee yahy waxan rsbaa inaa ku xiro paypal ku xirto marka lacag miyuu iga goosanaa paypal ka wll iso jawaab plz
@tahliiljumale1898
@tahliiljumale1898 3 года назад
Ustad marka an bubuxinaayo 3 number waagalinaa sow maahan lkn markaan wax gadanaayo iyo waan qarsanaa
@cabdilaahirashiid9969
@cabdilaahirashiid9969 2 года назад
Asc wll kolaygaran mayo meelaan waxkaa waydiiyo su aalobadan ayaamaskaxdayda kaguuxaya ejaanis maisiinkartaa adooraaliya
@abdulahimohamed5918
@abdulahimohamed5918 3 года назад
Mahadsanid bruh.. I need to join your coarses bruh
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
gelleschool.thinkific.com/courses/Gelle10 welcome bro
@Ishawararkamedia
@Ishawararkamedia 3 года назад
Master card kaligii ma galin kari si aan course u iibsado asaga kaliya haysta
@faaizamohamedabdi9430
@faaizamohamedabdi9430 2 года назад
Wll aniga turkiga ayan joga waxan hesta 2 card mid kamida waxa leygaga sodira lacag dibada ziraat bankasi ladhaha maxa uga bahanahay PayPal ka
@mohamedalimohamoud8839
@mohamedalimohamoud8839 2 года назад
sxb waxa aad shegayso badankooda si faaffaahsan ugma so hadashid wax dhamaystir ama iska daa
@kaissasgaas695
@kaissasgaas695 7 месяцев назад
Debit card ka ma wxaad ka waddaa IBank lambarka dherer badan ee visa card Iyo MasterCard ka!?
@HassanMuse-mo3yd
@HassanMuse-mo3yd Год назад
Mahadsanid adaan wax kaa fahmay
@zayd2892
@zayd2892 3 года назад
Mahadsanid Inbdan Geele sxb Anigaba Ethiopia aya joga hadda heli laha PayPal acount coursoyinkaga wa baranlaha😒
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Thanks bro
@mokhtaaressa6561
@mokhtaaressa6561 2 года назад
Walaalayaalow Debit Card iyo Master card maxay kala yihiina?
@mohamedabdinor1038
@mohamedabdinor1038 2 года назад
Bro mid oo Somalian PayPal ah waa haystaa. Mid oo USA 🇺🇸 sameyntiisa ma umaleyneysaa iney sahlantahay? Video tutorial oo xaggaaga ah haddaan rajeynaayo insha-allah. 👍
@inamacalin122dahir2
@inamacalin122dahir2 2 года назад
Zxb wan ku bahanahy paypal ma isameysaa
@daacadyare321
@daacadyare321 2 года назад
Zxp debit card la aan mala isticmaalaa karaa paypolka sababtoo ah soomaaliya master card lee kajiro
@Zaascn
@Zaascn 5 месяцев назад
شكرا أخي العزيز
@Zaascn
@Zaascn 5 месяцев назад
شكرا اخي الكريم
@fawziyaahmed3881
@fawziyaahmed3881 2 года назад
Asc wll cride card side usamaysan kara ano Somalia joga
@kmsolver8294
@kmsolver8294 3 года назад
Wll visa card baan ahaystaa aniga kwrn makula bixi karaa lacagta paypalka , mase igu xidhmi karaa
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Haa bro
@anfacofficial8625
@anfacofficial8625 3 года назад
Wll maicaawin karta silacag loolaboxo adojooga Kenya?
@dream-girl143
@dream-girl143 7 месяцев назад
Wll ku ganacso Ayaan is dhahay websites ka dibna waxay I weydiinayan payment Marka hore Accoun un in legal rabo Ayaan u haystey hada maxaan sameeya wll😢
@ahmedwalidayib8742
@ahmedwalidayib8742 3 года назад
Asc wllo link card ka iyo accountku iga didee halken kala so xidhiidhi karraa
@noahaabdi191
@noahaabdi191 2 года назад
Western Union Mogadishu iyo Hargeysa wey kutaalaa mudo kabadan sanad wll anaana kusoo arkay
@cabdimuuse6008
@cabdimuuse6008 3 года назад
Bro waxaan sameestay paypal account lkn haraageyga oo paypal uguma jeeddi meesha ee wllo sideen u arkaa haraga iisheeg plz kaabo🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@xafsakeyse4504
@xafsakeyse4504 Год назад
Side usameeya wllo
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 6 месяцев назад
Wllhi ii soo duceeya hada lacag baa iiga xayiran
@mohamedkhalif807
@mohamedkhalif807 3 года назад
Aad umahadsantahy Gelle Bashir but I CAN'T receive payment to PayPal, So what!
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
I will figure it out
@ilyaasnuuriye6423
@ilyaasnuuriye6423 3 года назад
@@GelleBashir mahadsanid macalin lkn receive payments maleh Somalia lkn inta kale haaa
@strongboyki
@strongboyki 2 года назад
Sxb waan sameystay mana lihi bank account iyo credit card qaabkeen u active gareeyaa
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Год назад
Thanks brother 🙏
@nevermind510
@nevermind510 11 дней назад
Abaaa maku sameysmayna
@Mind_Shift9
@Mind_Shift9 6 месяцев назад
Does this still work in 2024? The paypal website refused to open for me and im in somalia
@bilanabdi3581
@bilanabdi3581 4 месяца назад
That’s what I’m saying
@maxamedcabdullahi1190
@maxamedcabdullahi1190 3 года назад
ustadii waxa u bahanahay mel aan mal gashano ka bacdina aan lacagtena kaga dhex shaqaysano ama website lacagtena aan galuna naguna shaqyanayah mida ayaa u bahanahay ustada ani iyo intii ugu ra yi ahba
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Inshallh bro
@maxamedcabdullahi1190
@maxamedcabdullahi1190 3 года назад
@@GelleBashir mahadsanid
@ZakarieMohamud635
@ZakarieMohamud635 2 года назад
Sxb qali gelle bashir bro wan kusalamay marka hore bro waxan jooga somaliya gaar ahan casimada muqdisho bro waxan u baahna in la ii sameeyo new account paypal
@abdihassan8953
@abdihassan8953 2 года назад
sxb paypal account wuu ii samysmi waayay malha website iga khaldan sxb eee website saxda iii mention garay
@aadanmohmuud6456
@aadanmohmuud6456 2 года назад
Never give up keep working
@yunisjamac1092
@yunisjamac1092 3 года назад
PayPal ka SOMALIA only send ayuu leeyahay Receive ma leh
@user-ds5lm4rb4l
@user-ds5lm4rb4l 11 месяцев назад
wlhi dheh😂
@shafiimosa5417
@shafiimosa5417 3 года назад
Gelle Bashir sxp mel aan kala so xiriiro esheeg
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Instagram kayga bro
@sacdiyonuurgeedi664
@sacdiyonuurgeedi664 2 года назад
Asc wll waxaan u baahanahay sida ugu fudud ee online ka wax looga ii sado aniga oo jooga magalada muqdisho sodaan amison wax ugu iibasan lahaa oo ayagana waxa Aan ka ii saday aan Aga hili laahaa wll taas iga caawi si deg deg pls what's upkaaga
@nazriinapdirahman6027
@nazriinapdirahman6027 2 года назад
Mobil miya mise computer aya laygaga bahanyeey wll
@xarbixaaji1866
@xarbixaaji1866 3 года назад
Keep going
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Thanks bro
@user-kk1dg9gf1t
@user-kk1dg9gf1t 2 года назад
Websiteka paypal ma ku furmayo somali adina waxa sheegesid wax Kama jiro
@ileyskadadweynaha6322
@ileyskadadweynaha6322 3 года назад
keep going never give up
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
thanks bro
@drcrashiidaliabdihussein6460
He’ll
@xamseaadam1954
@xamseaadam1954 Год назад
@@GelleBashir pro anigu wxpa kama fahmn wl
@peace2490
@peace2490 Год назад
walalo. master cardbiyo debit card waa isku mid, shirkasa samaysa baa master iy9 visa la dhahaa ee card waa depit iyo credit card.
@Clowyy.11
@Clowyy.11 6 месяцев назад
Wll maxay kala yihiin anu semicard uunban garanaya kuwan imika iigu horeyse
@ilyaasnuuriye6423
@ilyaasnuuriye6423 3 года назад
Asc macalin was lasamaynkaraa lkn wax malaguugusoodirikaro marka waa in dibadalagaagasoosameeyo
@khayr.shorts
@khayr.shorts 3 года назад
Zxp anigu paypal account waan leeyahay mastercardkaygana waan ku darsaday. Markaa ma arkayo plance gayga
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Taas baa dhib ah Somalia ka jirto
@mutafeyuusuf8491
@mutafeyuusuf8491 3 года назад
@@GelleBashir markaa maxaa xala ustaad. Maxaa lasamaynayaa
@horayusocod3957
@horayusocod3957 3 года назад
Master card hdaan haysan mxan sameya malasoo gataa mise ifahan siiya plz
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Bank yada u doono magaladada
@mohamedjamamohamed4513
@mohamedjamamohamed4513 2 года назад
Zxp master card/credit card halkee ka heli karaaa asigoo lagadaayo ama
@abdirahmanmohammed6800
@abdirahmanmohammed6800 Год назад
Engineer'e anigu master card malihi lkin waxan leeyahay account Salaam Bk somaliya masameysan karaa?✋️
@esseabdirahman5960
@esseabdirahman5960 2 года назад
Ustad part One-ki clipkan ma hayo Gelle Bashir. Thnks
@deeqoaadan4212
@deeqoaadan4212 2 года назад
Paypalka saxda ah ayan u bahanahay
@FkaFka-nz3gn
@FkaFka-nz3gn 2 года назад
Tiktok gift baan heesta PayPal buu igu xidhay mxan sameya mana heesto
@wacyimedia1800
@wacyimedia1800 Год назад
Moobil malagu isticmaali karaah mise computer buu iga rabaah inaa kusoo dajiyo
@mohamedimanmohamed9402
@mohamedimanmohamed9402 3 года назад
Wll aniga waxan ahay freelancer weliba upwork ayaa istimcalaa haday jirto cid lacag kala baxday oo soomali joogtaa fadlan hayga caawiso dhanka lacag kala bixida
@adeegwanaagofficial2178
@adeegwanaagofficial2178 2 года назад
Sxb anaa ubaahan maad iga caawisi freelencerka
@asad-hamal
@asad-hamal 2 года назад
Mudane Geelle Bashiir, course-ga la iibsanayaa muxuu yahay? Halkee baan ka iibsanayaa? Ii soo jawaab adiga oo mahadsan 🙏 💯
@mohamed-nuralimire6260
@mohamed-nuralimire6260 2 года назад
Asc bro meel toos lagala soo xiriiro isheeg
@sharmaarkeaxmedkhaliif8150
@sharmaarkeaxmedkhaliif8150 2 года назад
war zxb debit card soomaalia malaha see yeelaynaaa master card waan haystaa laakiin markaaan soo galiyo waxaa dhiman debit card mana lihiye ball zxb naga jaahil saar
@xarbixaaji1866
@xarbixaaji1866 3 года назад
Ustaad
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
thanks bro
@marwanxasan4178
@marwanxasan4178 2 года назад
Aad io aad bad u mahadsantahay gelle bashiir lkn codsi videowga danbe wxd na tustaa sida loogala soo bixi karaayo lacagta aad account kaagh ku shubatay adigoi gurigaaga jooga tusaale ahaan somalia plz 😊🙏
@axmedamiin4733
@axmedamiin4733 Год назад
Waaku salaamay sxb adigoo mahadsan ma iga caawikartaa sameynta paypal account?
@aynimohamed3926
@aynimohamed3926 Год назад
Master card waa inaan hesto ayaa ka horeysa miyaa
@mistixindha1210
@mistixindha1210 2 года назад
Excelent
@shuaibdalhiis3494
@shuaibdalhiis3494 2 года назад
asc wllo halkeen kaala soo xidhiidhaa wllo
@daauudciiltireofficial1855
@daauudciiltireofficial1855 2 года назад
Zhp maad na waalaysa paypal lacag laguma soo diri jarko zhp ee bal intaa noo fistiimi in lacg nagula soo diri karo iyo in kale
@Amow-Ev
@Amow-Ev 3 года назад
ader maad wareersanrahey waxaad sharaxeysaa sida paypal iyo crited card la igu sugu xidho cinwaankana waxaad kadhigte sida sida paypal loo sameysto views mooyee dadka wax ufaadee kuguma jirto sxb
@tahliiljumale1898
@tahliiljumale1898 3 года назад
Sxbow tanba dad ay muhiim utahay teda kale pypal qofkasta wa samesan karaa lkn sida lo siticmaalo a xogaa adiga waa markaan aniga iska hadlo mahadsanid
@liibaanfamily
@liibaanfamily 2 года назад
Sxb su.aal ayaa wata ee anigo somali jogo malega samenkara baypal wadan kale aniga inta barweka lesiyo maku is ticmali kara
@Alex-he2fu
@Alex-he2fu Год назад
Ustaad paypal Ethiopia maka shaqeeyaa
@abdirizakabdikadirmohamed9253
@abdirizakabdikadirmohamed9253 2 года назад
Wll Somalia ayaaa jooga marka paypalka Waa ku feray AE Ahan anigo Somalia joogo marka Waxeee igu dheheen Accont kaga waa Xanib nay dib dambo nah ma u furi kareso Magac nah waa Diwan gilinay marka please Cawinad rabi sidee Dib u furan karaa
@khalidcabdi4453
@khalidcabdi4453 2 года назад
Soomaaliland mood ka qiiyaaa pro
@clshakuuribrohim1592
@clshakuuribrohim1592 3 года назад
pro sidee loo soo dejistaa
@Faysal_Mohamed
@Faysal_Mohamed 3 года назад
Sweden debbit kaarka iyo Master kaarka hal uu isku yahay wuu is wataa
@apdikaafi776
@apdikaafi776 3 года назад
M.a ustaad saad marwalbo nò garab istaaganthy abaalkeeda alle hakugu abaal mariyo waxaan ku weydiin lahaa inaad ka so hadasho upwork profileka sida quruxda badan loo dhiso si markàas lagu soo jiito macaamil farabadan aad ku helo adow mhdsn ka so hadal ustaad💯🙋‍♂️
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Inshallh bro
@ccasiisc.cccasiisc.c6738
@ccasiisc.cccasiisc.c6738 3 года назад
Zxp cabdi kafi waxan ku waydiina adi xagee kala so xiriraa
@roodociise5748
@roodociise5748 3 года назад
Courskaaga see loo iib sadaaaa sxb
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Website kayga gal lacagta bixi . PayPal weye payment method ka . Instagram kayga igala so hadal wixii faahfaahin intas dheer wll .
@kiinchannel992
@kiinchannel992 3 года назад
Sxp gelle bashir paypalka wan sameystay lkn lacag kulama bixi karo marka maxa igaqaldn
@deeqohilowlefamily2913
@deeqohilowlefamily2913 2 года назад
Wll icaawi hadi ad fahantay
@Xogmaal77
@Xogmaal77 3 года назад
wlk deptcardka iyo master cardku mabixiyaan bangiyadu
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Haa dabcan
@yaasiinxasandhaqane1490
@yaasiinxasandhaqane1490 2 года назад
Nabar nosoodir wllo
@lapjunior2403
@lapjunior2403 2 года назад
Qof ku guulaystay ooo i caawiyaa
@bario1091
@bario1091 3 года назад
Sxb information keyga hadan galiyo waxan kacabsanaa iney inta yar lacagta iigu jiro iney iigala baxan sxb maiga hubtaa card number kega hadan galiyo iney waxba igala baexèy nin maxa yee lay hada kohor ayaa dhib kaas igu dhacay card keyga luno marwalbo lacagta iga jaranayen illaan kaso xiro oo mid cusb sooqatey
@kaaha1233
@kaaha1233 3 года назад
Markasta ood paypalka card ku xidho waxay ka goosanayaan lacag ku dhow $2
@deeqoaadan4212
@deeqoaadan4212 2 года назад
Wll paypalka saxda ah wan heli wayey sidee ku helaa
@qaalideganqaalidegan2181
@qaalideganqaalidegan2181 Год назад
Gelle Bashir wall inad iga cawiso PayPal rabaa intee kaala soo xiriiiraa
@abdiladifcirday4508
@abdiladifcirday4508 3 года назад
Debit card iyo mastercard mxy kukala duwan yihiin
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Video bn ka sameyey dawo wll ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-whUg1Fo_YUk.html
@abdirisakmohamed2668
@abdirisakmohamed2668 3 года назад
Mastercard waa magaca shirkada iska leh cardka.. Visa carda waa magaca shirkadda iska leh visa card Laakin mid kasta waxa uu lee yahay sadex options ama qaybood 1. Mastercard (A)debt (B)credit (C)Prepaid 2. Visa card intaa oo kale ayuu leeyahay!! A. Debt card waxan uu ku xiran yahay banka Account kaga wixi balance ugu jira Debt cardka ayaa ku isticmaalin adiga oo aan bankiga marin! B. CREDIT CARDS waxa uu ku xiran yahay bank account kaga hadii wax balance ah kugu jirin banka dayn ayuu ku siinaya bankigu meel kasta oo aad joogto hadhowna waa la jaranaya C. Prepaid cards waa mid aan ku xirnayn bank account gaaga waxa lacagta kugu shubaya bank oo account-kaga lacagta kugu jirta ma isticmali karti ilaa bankigu kugu shubo!!
@abdifatah6661
@abdifatah6661 3 месяца назад
Sxb title video gaaga iyo video gu isma laha wayo sidee paypal lo samaysta ayaad kuso qortay waxaanad tusale ku bixinaysa account paypal samaysan. How?
@xafsojamac3447
@xafsojamac3447 3 года назад
Wll aniga paypalka wuu ii sameys mi waayey
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Instagram iga so qabo aan kaa caawiye
@Furahanolosha289
@Furahanolosha289 2 года назад
geele brother waxan kaa codsanaa in aad ii soo sameyso PayPal account waxaa kaa codsanooyo walaalkaa kaayar oo kale fadlan waan Ku baryaa EE iisoo sameey please help me
@xafsakeyse4504
@xafsakeyse4504 Год назад
Paybal ma isticmaasha adigu ❤
@MaahirUpdulaahi
@MaahirUpdulaahi Месяц назад
wll hadii aanan lahayn sidee account usameysan karaa
@Apdinaafac
@Apdinaafac Год назад
Sxp iga so jawab vica car ma isticmali karaa
@nimcomohamed2604
@nimcomohamed2604 2 года назад
Sidee PayPal loo sameystaa anoo Somalia joogo
@Rufaifx
@Rufaifx 3 года назад
Ani ahaan paypal waxaa igala fudud payoneer kaaso somali kashaqeeyo
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Labada waa muhiim bro
@Rufaifx
@Rufaifx 3 года назад
Hadii ay macquul tahy peymentiyada lagu gadanaayo coursada kuso dar payoneer
@GelleBashir
@GelleBashir 3 года назад
Website ka aan course ku bixinayo payment ka kuma jiro payoneer bro . PayPal number one adunka.
@QoslaayeJaamac
@QoslaayeJaamac Месяц назад
Wllo inan lacag kala baxo ayan raba akona malihi
@abdulrasheedkadappadi7622
@abdulrasheedkadappadi7622 2 года назад
നല്ല avatharanam
@umumarfad4054
@umumarfad4054 2 года назад
Asc wll lambar aan kala soxiriiro WhatsApp
@NajiibFaarax-sg5nq
@NajiibFaarax-sg5nq День назад
asc
Далее
Paypal Somalia Maka Shaqeeyaa | Paypal Update
11:28
Просмотров 43 тыс.
Hamster Kombat Review | App-kan Cusub Muxu Yahay
10:41
Faa'iidada Payment Gateway ee Banks Wadanka fureen
6:47
100  $ COPY & PASTE VIDEO | WEBSITE KAN KA SHAQEYSO
9:32
PAYPAL Somalia maka shaqeeyaa? | Xog Muhiim ah
3:57
Просмотров 34 тыс.
paypal samayso adigoo somalia jooga
27:38
Просмотров 81 тыс.
Qaabkeed u bilaabi kartaa CryptoCurrency?
8:15
Просмотров 78 тыс.