Тёмный

Sida XM isaga ilaaliyeen Mossad & Sida loo ukumo dhigtay XZBULLAH iyo Iran | Xog & Xaqiiqo Cajiib ah 

MARACADDE SHOW
Подписаться 654 тыс.
Просмотров 40 тыс.
50% 1

#MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 137   
@Cadaani_7
@Cadaani_7 4 часа назад
اللهم احفظ اهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك، أللهم أنصر إخواننا المجاهدين في فلسطين وفي لبنان يا قوى يا عزيز😭😭🤲🤲
@nafisladan2225
@nafisladan2225 4 часа назад
اللهم انصر اخواننا في فلسطينيين ❤
@baarridaacad2919
@baarridaacad2919 4 часа назад
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@Shxusen55
@Shxusen55 4 часа назад
Musliminta ah guulesta wariyasha waxa ugu hilisan codkin jabka musliminta haso bandhigina jabka Yahuda so ban dhiga👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇵🇸 🇵🇸 🇱🇧🇱🇧
@fiidowmrk
@fiidowmrk 4 часа назад
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤
@sagalh6770
@sagalh6770 2 часа назад
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@hassanabshir9657
@hassanabshir9657 4 часа назад
Maasha alaah waad mahadsantahay codsiga aan kuu sodiray waa kasoo warbixisay arimaha Somalia guul Ayaan kuu rajeynaa
@Fadxi-p5h
@Fadxi-p5h 3 часа назад
Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine 🇵🇸 ❤ yuhuuda Allah ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤❤
@guriceel7971
@guriceel7971 4 часа назад
allow u hili reer falastiin, lubnan iyo muslimka
@KhaalidXuseenow
@KhaalidXuseenow 4 часа назад
Ilaahow ugargaar rer qaza iyo rer lubnaan❤
@NimcoFarxaan-p7l
@NimcoFarxaan-p7l 3 часа назад
Aamiin wll🤲
@LibaanMedia
@LibaanMedia 2 часа назад
Aamiin wll
@fartuuncabdiqadir2621
@fartuuncabdiqadir2621 4 часа назад
Wey saxan yihiin wayo galo sida ay isku garabtagantahy Muslim hadu isku garabtagnan lahaa waxaba lama harten hizbulaah yaa rabi badbadi oo balari oo barakey inta dhigoda xaqdaro lagu da,dicyey🤲
@Abdinoor51
@Abdinoor51 4 часа назад
Yuhuud alla xumaa oo xumaa yaa dunida ka tir tira
@MohamethPazher
@MohamethPazher 4 часа назад
Guri Kenya kuyeeshaa Anigoo nogob jaaga 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤
@DuniaElmi-cu3ze
@DuniaElmi-cu3ze 4 часа назад
ALLAH YAHFIDAKUM YAA ♡♡♡♡♡ AMIIIN
@mabdulahidahir862
@mabdulahidahir862 4 часа назад
Allaha ugargaaro Reephalastiin iyo Lubnaan
@NimcoFarxaan-p7l
@NimcoFarxaan-p7l 3 часа назад
Allow muslimiinta garab istaag adiga uun baa awood uleh meel kasta oo ay joogaan ....Aamiin..Aamiin... yaa rabbi🤲🤲🤲🤲
@Ahmed-q7p4q
@Ahmed-q7p4q 2 часа назад
Aamiin allow ugargaar musliimiinta dulman
@CabdiFatax-ud9mn
@CabdiFatax-ud9mn 4 часа назад
Asc maracade show
@MaxamedcabdiMahad-d7d
@MaxamedcabdiMahad-d7d 4 часа назад
Wcs maracade show 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 3 часа назад
Guulaysta reer lubnan amin
@axmedxirsi992
@axmedxirsi992 4 часа назад
❤alllaw noo hiili❤ Aamin Aamin mahad sanid maracade
@Shaaficiaadan-i3c
@Shaaficiaadan-i3c 4 часа назад
Ilhy ha jabiyo cadowga ilahay inshallH iyo cadawoga muslimiinta
@AbdirizaaqDahir
@AbdirizaaqDahir 2 часа назад
Ilaahay haguuleeyu falastiin gaaladuna hajabto aamiin aamiin
@mohanouralii3906
@mohanouralii3906 4 часа назад
Waa larabaaa in lagu burburiyo Itobia iyo intii kale dowlada wixii kasoo horjeeda
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 4 часа назад
Ilahay muslimiinta ahlu sunaha ha quweyo
@XuseenMuxumedOdowaa
@XuseenMuxumedOdowaa 4 часа назад
Waa shacabka dhexdooda weeyan wll
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 4 часа назад
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran inshallah
@diplomancymustafeabdirahma5611
@diplomancymustafeabdirahma5611 4 часа назад
wajihiisan ka arkayaa ninkan waa basaas ban ka xasuusata sheekooyinka yaxye sinwaar iyo basaskii miiska lasoo fadhiistay❤❤
@XawaCige
@XawaCige 3 часа назад
Wake basaska
@durustanaxwahaiyosarfiga
@durustanaxwahaiyosarfiga 4 часа назад
اللهم أهلك اليهود وامريكا ومن عاونهم
@منالالعالم-ق3ز
@منالالعالم-ق3ز 4 часа назад
1st view 1st comment ugaas…7 october aan kugu xirmey ilaa manta hal vidoe ood sodigtey iima dhaafin waale
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 4 часа назад
USTAAD MARACADDE SAAXIIB WAA BEENTOOD MA SYSAN DILIN MUJAAHIDKA IBRAHIIM
@OsmanheldiOsman
@OsmanheldiOsman 4 часа назад
Sirdonka israil wuxuu jira iran dhammantood
@XawaCige
@XawaCige 3 часа назад
Xamas wa geesiyal an ciidkale garab kahaysan waxan ugu ducaynaya in ay mar dhaw kaguulaysan doonan cadawgoga xamse guuuuuuuul and gomanimo allhu akbar allhu akbar allhu akbar allhu akbar allhu akbar allhu akbar allhu akbar allhu akbar allhu akbar
@UmuibraahimCabdalle
@UmuibraahimCabdalle 3 часа назад
Waa baabii yuhuuda insha allah
@AbwaanAliSamaan
@AbwaanAliSamaan 4 часа назад
Maracade nasoo dhameestir. Qeybtii.markabkii. Iyo qeybtii.sirdonka
@LegendTLegend-fo1rb
@LegendTLegend-fo1rb 4 часа назад
FIICNAAN LAHEYDAA XIZBULLAAH INAY MAQASHO WAXA AAD KA HADLEYSO
@ZalmanHuraira-n2r
@ZalmanHuraira-n2r 2 часа назад
Slaw gargarmuslimiinta aamiin
@cabdulahiyusufmursal5360
@cabdulahiyusufmursal5360 Час назад
Allow ugar gaar walaalaheena reer Palestine 🇵🇸 iyo guud ahaan muslimiinta ku nool caalamka
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km 4 часа назад
xisbula ha qanimaysato
@seeraarbmchannel5623
@seeraarbmchannel5623 4 часа назад
Waa Baabaiini wlhy ama ku farxa ama ka naxa
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid 4 часа назад
Ĝuul.falastiin.iyo.xulufadeeda.ilaahow.ugargaar.muslinka.falastiin
@cabdiWasacibrahim-c5h
@cabdiWasacibrahim-c5h 4 часа назад
Ok
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 4 часа назад
Kan wa kiii iran uloogi lahaaa yahuda
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 4 часа назад
Ilahay ha mideeyo muslimiinta ilahay ha damaro iraan iyo yahuuda waa saxiibo
@AliMohajim
@AliMohajim 3 часа назад
Anigu hms baan gacan utaagay sidey isaga edbiyeen wax la yiraa basas
@fosabdul3381
@fosabdul3381 3 часа назад
Maxamed annaga taxane aa rapnaa yaqay waa u xiisney😢😢😢
@abuumaahirr.3847
@abuumaahirr.3847 4 часа назад
Xaalada way sii cuslaanaysa wal caaqibatu lilmutaqin
@cabdiqaali143
@cabdiqaali143 4 часа назад
Waan ku dhawnahay
@AbdihuseinHasan-w5m
@AbdihuseinHasan-w5m 4 часа назад
M.a
@DuniaElmi-cu3ze
@DuniaElmi-cu3ze 4 часа назад
ITOPIA AYAGA ARGAXISO AH 1200 QOMIYADOD HAKA BAXAN DALKAYAGA AMA WALA WADA WAALAN
@diplomancymustafeabdirahma5611
@diplomancymustafeabdirahma5611 4 часа назад
qaaciidada dhabta ah ee xisbigu waa fashilka SIRDOONKA lagu dhex beertay Dhamanba basaasiinta
@axmednasteex2114
@axmednasteex2114 4 часа назад
FADAL XASIISKA NAGA KA DHIMAAA
@CcazizAbubakar
@CcazizAbubakar 4 часа назад
Xisbullah kuma jiro qof aqoon u leh basaasinta Israel Hamas waxa ay heesataa qof yaqaana Israel basaasiinteeda oo aqoon buuxda u leh waa yaxya Sinwar oo xabsiyada Israel kujiray aqoon u leh dhagartooda
@mamolayla8077
@mamolayla8077 3 часа назад
ilahay haqabojiyo
@AbdiasiisAbdiali
@AbdiasiisAbdiali 52 минуты назад
Xaqu marnaba ma guuldaraysto maracadow xamaasna in sha allaha way guulaysan doontaa maalin uun xaaladu markay ugu adagtahay ayay guushuna ugu dhowdahay I
@THE-SALAMA-PRINCE
@THE-SALAMA-PRINCE 2 часа назад
Gantaalada magacyadood raadi sxb mahadsanid
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 4 часа назад
Madexdiii xisbullah waxaa kaso hadhay 2 kaliya
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi 4 часа назад
Wcs
@abdirashidmaxamed4665
@abdirashidmaxamed4665 3 часа назад
Xisbullah oo dawlad madax bannaan ku hoos nool,waxaa ka awood badan Xamaas oo lagu wareegsanyahay.
@abwaansugun
@abwaansugun 4 часа назад
WAXAAN AAD U DHIBSANAYAA INAAD XAYAY SIINAYSO DAD DHULKOODII DIIDAY XAYAYSIINTAA MEELKALE KA DOONO ANOO FIIDYOW YADAADA AAD UDAAWADA AYAY IDHIBTAY DADKAA DALSHISHEEYE DISAYAA
@AMIINXASANNOOR
@AMIINXASANNOOR 4 часа назад
Asc wr wb
@MaanHersi
@MaanHersi 4 часа назад
Xamaas WAA Adkayaal
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 4 часа назад
Falastiin miya la ilobay ilahay ha xifdiyo shartooda ha ka badbaadsho
@bashiirhudle369
@bashiirhudle369 3 часа назад
manshaa Allah
@abdirashidmaxamed4665
@abdirashidmaxamed4665 3 часа назад
In Soomaalidu hub la'aan ahaato, itoobiya ay hub haysato, caqliga qofka caadiga ahi sow maaha wax uu dareenkiisu diidaayo.
@hajirdahirhussein8800
@hajirdahirhussein8800 2 часа назад
Mansha allah
@CabdullahiAxmedmaxamed
@CabdullahiAxmedmaxamed 4 часа назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 4 часа назад
Ninkan yaxyey sinwaar layidhaa waa nin cajiiba geesi ah sirdoon ah dhaqanka dhiigyo cabka yuhuuda yaqaan waanu ka horeya yuhuuda iyo noocada halkey eeran iyo xusbulah badhtanka ugu jiraan sirdonka yuhuuda oo madhiyey geesiyadoodi hambalyan leeyey xusbulaah
@Ladanabdii
@Ladanabdii 4 часа назад
Marke kawalacayan mxa kagalay arimaha dalkena huba shegtee NUCLEAR samesanena hada doono waba dad kibray 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁🦁🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇱🇧✊️✊️✊️
@RASHKAMAN-v6d
@RASHKAMAN-v6d 4 часа назад
🤲🤲🤲
@ahmedsurveyor3855
@ahmedsurveyor3855 4 часа назад
@abdiazizmohed6981
@abdiazizmohed6981 4 часа назад
Sxb Falanqeyntaada caawa waa tii ugu macluumaad badneyd, Xaqiiqna waxaa ah in Xisbulaah iyo Iiraan si fiican laagu dhex jiro, weliba Israa'iil ay u Ruufyaanaan kuwo aan looga shakin karin, lkn mid waa in la Ogaadaa Basaas kasta aakhirkii wuu fashilmaa la qabtaa la dilaa ama uu cararaa
@hajialiabdulahi40
@hajialiabdulahi40 4 часа назад
Iyaga is bartilmaaysan Dhoor waji oo kala duwan Dhaartodana waa afka baarkis , farbaa ku godan
@FatoumaIlmi
@FatoumaIlmi 3 часа назад
Haa wlhii waa lagu dhex jiraa waliba sii Adag wayoo ragi sar sare sidbba lo liqay haa wan xasuata yaxye iswaar ninkii miska lafadhistay waa Basaas buu yidhi wan nin qatar Ah
@cabdiWasacibrahim-c5h
@cabdiWasacibrahim-c5h 4 часа назад
1
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 3 часа назад
Wcs wll w
@adenahmed4561
@adenahmed4561 4 часа назад
Xalda hdi ka darto mareynka iyo reer galbedks ku so biraan aye sdegsn xlda brks maleh marky garto wyo xm sy alyasi isga dhicsy
@guriceel7971
@guriceel7971 4 часа назад
ma laga yaaba in qalbkooda loo adeegsaday tellka
@CabduqaadiBashiir
@CabduqaadiBashiir 3 часа назад
Sxb xaqiiqadu waxay tahay xisbulaahvwaxay la shaqeysay mareykanka marki lala dagaalamaaayey dhaalibaan
@AyanleOmer-o7h
@AyanleOmer-o7h 2 часа назад
Aad baan ula sheekoyinka sirdoonka ee aad noo soo dugbinjirtay waxaan aad aan uga helay basaaskii carbeed Aadam samri aad iyo aad ay Umahad santahay Wll maxamed ciise Naartu hakaa xishooto
@nuradinabdi5192
@nuradinabdi5192 4 часа назад
Gantaalada xisbullaahi ma ukumo fuunto ah sow wax ma dilaan?
@axmedwali7463
@axmedwali7463 3 часа назад
Xisbulaahi kala bar waa basaas israaiil ayay ushaqeeyaan
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 3 часа назад
Majiro basaas aan aheyn qumeyniga iiraan usareeya waana ogaandoontaa
@dahirdayib7558
@dahirdayib7558 2 часа назад
Itoobiya edeb daranaa, war ayagaabo arga gaxisada naas nuujiya.
@MohamedAhmed-hh2nf
@MohamedAhmed-hh2nf 3 часа назад
Sirdoonka basaasiinta jawaasiista😅
@jamaalcalicabdala3603
@jamaalcalicabdala3603 3 часа назад
Maracadoow Yaa as.aasay Shiicada Yuhuuda ayaa as.aastay Waaka xumahay in aatlayaabto ilmo aabahoot Canaansnaa?
@AdanNuur-og1no
@AdanNuur-og1no 3 часа назад
Asc wll m/ciisow anigu waxaan.ahay somaali itobiyaan ah runtii maanan jeclaysan heshiiska masar ee somaaliya waayo masar waxay usocota kaliya xumaynta itoobiya ee Somaaliya wanaag umahayso haday wanaagleyihina waxay Udamqanlahayeen walaleheena falastiin ee jaarkoda Haba.ahaate waxaan Laqiwaayay hadalka w/dibada ee dalkayaga Waayo somaaliya wadawlad meelfiican marysa maanta inuukutilmaamo hubku wuxuu gacanta ugalaya argagixisada waanabar damqaaya boogo.hore
@KayseHuriye
@KayseHuriye 3 часа назад
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 2 часа назад
Masha Allah sxp guuleyso mar walbo wan kugu tixanahay xaqiiqada ayow ku saleysan yahay wararka dadka maskinta ee xasuuqa lagu wado aadban uga xumahay wadamadi islaamka oo canbareyn iyo indhaha ka wada fiirsan lkn markey iyaga ku imaato ayey hurdada ka kacan maanta aya laga raba iney awoododa gartan ay israel gacanta qabtan saan xal maaha hadii kale waxa ka dhaceyso اكلت يوما اكلت الثوب الا بيض
@Abu_Caasim
@Abu_Caasim 4 часа назад
First
@ziyaadahmed9189
@ziyaadahmed9189 3 часа назад
Waa side maa N. Yahu baa beyrud awood laguu siyeyey
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid 4 часа назад
Kusaliya.suubannaheena.maxamad.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw awooda.ale.ayaaleh
@abdulahisalad1353
@abdulahisalad1353 3 часа назад
macnaha waa ha lagu celiyo Somaliya cunaqabataynta hubka ee argagixiso Somaliya Ragaadisay way ku farxayaan xabishida uraysa
@BashiirAdeen
@BashiirAdeen 2 часа назад
Yaa
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 3 часа назад
Xusbulllah iyo eeran miyeynay cahsrkan yaxye sinwaar wax ka baraneyn miyaneyse iyagu sirdoonkan halista ah ee ushaqeynsys kan yuhhuda xata sarkaslba ha ahaade ildheer oo baadhiza ugu yeelan waayen ninkan galafanaya rag ee nool.izagu ragana ku soo hogsaminaya cadawga waxan odhan lahaa eeran iyo xusbullah cashsr home work haydhigo eeran iyo xusbulah
@83587
@83587 3 часа назад
Amey marka danbe nin basas ah xilka u magacaban xisbiga
@fathimohamedfathi5946
@fathimohamedfathi5946 4 часа назад
Barbuda wa in dhuulka laalasima
@suleekhamowliid9296
@suleekhamowliid9296 2 часа назад
Alle hajabiyo yuhuuda allow ugargaar walaaladeen reer falstiin
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 3 часа назад
Xitaa hadii hubkaas al shabaab gacantooda galo itoobiyaankey ku xasuuqayaan kkk
@AbdullahiHalane-z4k
@AbdullahiHalane-z4k 55 минут назад
Asc
@XassanXusseen-fo7hu
@XassanXusseen-fo7hu 2 часа назад
Waxalagayaaba.inaytahay.qalab.guryaha.kurakibay
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 3 часа назад
😂😂😂😂 ithopiya waxy somalida kadhigty hal qabiil oohub lo keeny 😂😂😂
Далее
Тонкости французской кухни🥰
00:48
TURKEY | A Muslim Superpower?
13:52
Просмотров 88 тыс.
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14