Тёмный

Side loo doortaa Camarada saxda ah? How to choose the right camera? 

AbuMotion⚡ابو موشين
Подписаться 3,3 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Sidee loo doortaa kamarada saxda ah? How to choose the right camera?
Doorashada camerada kugu haboon waa Tan aad Gacantaada ku
Xulato Sidaa adaraadeda Muqaalkaan ku arki doonta
#camera #abumtion#editing #canon #sony #goprohero10 #Insta X3
◀ Waad ku mahadsan tahay daawashada 😍
◀ Ha iloobin inaad subscribe dhahdo channel ka ❤ iyo like (👍) oo share garee muqaalka
◀ Barnaamijyada loo isticmaalo tafatirka 📸
● (Adobe premiere pro )(adobe after effects) barnaamijka
●(technology) (camera)

Опубликовано:

 

11 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 93   
@Lucky60_0
@Lucky60_0 27 дней назад
ما شاءالله يا عيوني ❤
@Abumotion1
@Abumotion1 27 дней назад
@Haqabtire.Media.
@Haqabtire.Media. 19 дней назад
@@Abumotion1 noo soo samee pleas macalin
@Lucky60_0
@Lucky60_0 21 день назад
❤❤❤❤❤❤
@Abdishakur_Hassan
@Abdishakur_Hassan 26 дней назад
Wow information Fa ido uleh qof kasta o ubahna Guleyso sxb❤
@Abumotion1
@Abumotion1 26 дней назад
@@Abdishakur_Hassan sidokle pro
@mahadcabdikaafi5749
@mahadcabdikaafi5749 2 дня назад
Settings ka Camerada canon vedio kaso same sida loo saxo Bro
@AbuuCiyow
@AbuuCiyow 27 дней назад
Team Abu motion like❤
@mahamudh6983
@mahamudh6983 27 дней назад
Settinga camerada muqal ka soo samee lkn dhanka editka muqaalo door ah inooga soo samee sxb premier pro io davinca ha ba
@Abumotion1
@Abumotion1 23 дня назад
Haye pro 😎
@AxlaanmaxamedAli
@AxlaanmaxamedAli 20 дней назад
Macalin edit ka aad ayaa u jeclhy iyo sida sawirda loo qadoh loo dupoh inshallh intaas waxn rajynyaa inan kaa barn doono aduu alle yidhaadoh😊❤
@Balaayada-cadeed
@Balaayada-cadeed 19 дней назад
@@AxlaanmaxamedAli m.a hamigaaga allah ku rumeeyo...
@Abumotion1
@Abumotion1 18 дней назад
waxa rajenaa inaa waxa ku faideeno
@khaalidxasen3020
@khaalidxasen3020 27 дней назад
Ustaadi canon 90d cashiro nooga so samee adoo mahadsan
@NuuradiinXasan-dh7en
@NuuradiinXasan-dh7en 25 дней назад
M.a soo badi wll Video oo kale oo Nagu dhiirigelinaya in aanu wax edit gareyno
@Abumotion1
@Abumotion1 23 дня назад
ok
@Haqabtire.Media.
@Haqabtire.Media. 27 дней назад
Waxba kama garanayno ee ka soo samee muuqaal ustad
@Calimedia6
@Calimedia6 27 дней назад
Zxp. Soo samee.
@CiseMohamed-p1b
@CiseMohamed-p1b 24 дня назад
Soo badi zxp cashiradan oo kale
@Abumotion1
@Abumotion1 23 дня назад
ok
@user-ip2py9yz7q
@user-ip2py9yz7q 27 дней назад
Thanks
@CAQLiKAAB
@CAQLiKAAB 27 дней назад
Microphone studio oo wata mixer V8 kasoo hadal
@masoudmuqtar6382
@masoudmuqtar6382 27 дней назад
Thanks brother 🙏🏽
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni 18 дней назад
Wll coursadada xage laga hela
@Saxibulxikam
@Saxibulxikam 20 дней назад
Walaalka adoo mahadsan kasoo hadal coloradan quruxda badan qaabkaad usamaysato?
@FarxaanFanax7
@FarxaanFanax7 27 дней назад
Pro Laabtoobyada naga soo jaahil bixi❤
@Abumotion1
@Abumotion1 23 дня назад
ok
@YAHOOW_YAASKA
@YAHOOW_YAASKA 27 дней назад
Hore usoco mucalimow🫡
@Abumotion1
@Abumotion1 23 дня назад
sidokale
@cabdullaahicabduqaadir1667
@cabdullaahicabduqaadir1667 27 дней назад
Qadar keeyooow❤😂
@Abumotion1
@Abumotion1 23 дня назад
awey🙄🤔
@hassansiad2392
@hassansiad2392 27 дней назад
zxp na caawi course dhamaystiran oo adobe premiere pro ah noo bilow
@Abumotion1
@Abumotion1 23 дня назад
waa soo socotaa
@GoogleMr-ge5if
@GoogleMr-ge5if 21 день назад
Please 🙏
@MADARAHMED-fn8hr
@MADARAHMED-fn8hr 27 дней назад
Sxp computers ka editing ka kufiican ama laptops ka kasoohadal
@Abumotion1
@Abumotion1 23 дня назад
waa kasoo hadli doona
@newsports5128
@newsports5128 21 день назад
Canon 90D cashro ka soo same
@amiinabdiwali272
@amiinabdiwali272 22 дня назад
Sxb computer rada ka so hadal
@CabdiraxmanyareCabdiraxmanyare
@CabdiraxmanyareCabdiraxmanyare 27 дней назад
Laptop kaso hadal ustaad❤
@user-do6tq4hy9e
@user-do6tq4hy9e 27 дней назад
Casharada camrrada soo gali libaaax
@Abumotion1
@Abumotion1 23 дня назад
ok
@MUHAN24
@MUHAN24 26 дней назад
Mr.Abu motion waxan jeclahay laptop in aan so gato oo waliba ardadaada kamid noqdo 😊maxad sugaysa laptop ii door Mocalimu 😢lacag yarna wan wataa lasoco taa Libaax❤
@Abumotion1
@Abumotion1 25 дней назад
@@MUHAN24 Muqaalka xigo kasoo hadlaa
@AbasAqil411
@AbasAqil411 26 дней назад
Adi Somali majogta ❤
@Abumotion1
@Abumotion1 23 дня назад
yes
@dhammacdhc2165
@dhammacdhc2165 25 дней назад
Wll noo soo sharax camera sittings
@Abumotion1
@Abumotion1 25 дней назад
@@dhammacdhc2165 ok
@MohaBlack-qg4uq
@MohaBlack-qg4uq 22 дня назад
Sxb labtop yda kso hdal
@KulmiyeBlog
@KulmiyeBlog 27 дней назад
Sxp muuqaalada waqtigooda wax ku dar oo ilaa 15 daqiiqo gaarsii
@Abumotion1
@Abumotion1 23 дня назад
ok
@SayidOmar-oc5vr
@SayidOmar-oc5vr 27 дней назад
Cabcat kasohadal pro sodhaqso
@mccedit3768
@mccedit3768 27 дней назад
Soo sameyey❤❤
@skyearth6344
@skyearth6344 27 дней назад
Sxp setupkaga muuqaal manooga soo diyaarin kartaa?
@Abumotion1
@Abumotion1 23 дня назад
Waa diyaar
@AdmiringBeachHammock-el8gp
@AdmiringBeachHammock-el8gp 27 дней назад
Sxb sida loo isticmaalo camerada cashir nooga soo samee
@Abumotion1
@Abumotion1 23 дня назад
ok
@Zakiict
@Zakiict 22 дня назад
Casharo ka soo same
@GoogleMr-ge5if
@GoogleMr-ge5if 21 день назад
Kasohadal kunbiyutarada
@aliagane7785
@aliagane7785 27 дней назад
Wll laptop Yada iyo premiyar pro kasoohadal mahadsanafiin
@Abumotion1
@Abumotion1 23 дня назад
Ok
@sadiiqmuqtaar8569
@sadiiqmuqtaar8569 26 дней назад
Kasoohadal laptop ugu fican iyo Camarada Settings kiisa
@Abumotion1
@Abumotion1 23 дня назад
Diyaar waye
@AsiyoAli-ld6id
@AsiyoAli-ld6id 27 дней назад
Setting ka camerada ad nogusoo fahfaahi
@Abumotion1
@Abumotion1 23 дня назад
ok
@buusaneofficial
@buusaneofficial 25 дней назад
Sxp next video laptop ka soo dhig
@Abumotion1
@Abumotion1 23 дня назад
igu haley
@yusufadan
@yusufadan 27 дней назад
So badi sxb
@Abumotion1
@Abumotion1 23 дня назад
haye
@Khaliifadan
@Khaliifadan 27 дней назад
Abu motion sxb muqalada software aku samayso ma casharo nogaso samaysid
@Abumotion1
@Abumotion1 23 дня назад
Diyraa waye
@Khaliifadan
@Khaliifadan 23 дня назад
@@Abumotion1 intee ka hela
@Khaliifadan
@Khaliifadan 23 дня назад
Wan u bahane
@lafooletv9506
@lafooletv9506 21 день назад
Sxb canon 77d wata ka waran
@Abumotion1
@Abumotion1 21 день назад
walahi waxay duubese ku xerantahay FHD ama 4K
@user-zc8uc4pm3r
@user-zc8uc4pm3r 27 дней назад
Combact Camer tasa hestaaye kaso hadal bls bls bls
@Abumotion1
@Abumotion1 26 дней назад
@@user-zc8uc4pm3r ok
@AmiinBadel
@AmiinBadel 27 дней назад
Ustaad Laptopanada kaso hadal pro❤
@Abumotion1
@Abumotion1 26 дней назад
@@AmiinBadel ok
@Abumotion1
@Abumotion1 26 дней назад
@@AmiinBadel ok
@saaxibkanolosha
@saaxibkanolosha 27 дней назад
Zhp challenge mee
@Abumotion1
@Abumotion1 23 дня назад
Mid ka Culus lasoo wada
@maajidcabdi6570
@maajidcabdi6570 27 дней назад
Taliye aaway challengegii ma booday😂😂😂
@Abumotion1
@Abumotion1 26 дней назад
@@maajidcabdi6570 waa lasoo wada
@maajidcabdi6570
@maajidcabdi6570 26 дней назад
@@Abumotion1 legend
@Abumotion1
@Abumotion1 26 дней назад
@@maajidcabdi6570 ok
@maajidcabdi6570
@maajidcabdi6570 26 дней назад
@@Abumotion1 what mean no
@Rithwaan
@Rithwaan 27 дней назад
tageraha kowad
@Abumotion1
@Abumotion1 23 дня назад
Mahadsabid pro
@Balaayada-cadeed
@Balaayada-cadeed 27 дней назад
Kaso samee casharo nio cupcat...
@Abumotion1
@Abumotion1 26 дней назад
@@Balaayada-cadeed ok
@Hidaayaproductions463
@Hidaayaproductions463 26 дней назад
Ustaad Number WhatsApp kaaga
@Abumotion1
@Abumotion1 26 дней назад
@@Hidaayaproductions463 TikTok saran yahay
Далее
The SECRET To Nailing Your Exposure EVERY TIME
6:05
Просмотров 330 тыс.
BeastMasters Hawk just had enough #ti13
00:30
Просмотров 358 тыс.
SABABTA KA DAMBEYSEY IMATIGEYGA AMERICA 🇺🇸
18:44
Sidee Ayaan Shaqaalenimo Kaga Baxay.
13:13
Просмотров 31 тыс.
Waxaan gabdhaha caanka ah kala wareeegay Instagramkooda
12:37
Aheey ha socoto dheesha
0:56
Просмотров 7 млн