Тёмный

Sidee Ayaan Ku Bartey Xirfadaha Nolosheyda Badaley? 

Подписаться
Просмотров 32 тыс.
% 2 268

👨🏽‍💻GET Courses - smma.facacusub.com/
wa.me/252905616363
🍿 WATCH NEXT:
7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Vs_KJaJwhVI.html&ab_channel=WarsameBade
Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-89coPdchqKk.html&ab_channel=WarsameBade
Sameyso Maskax Labaad!!: ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-ejhW2yzWWmk.html&ab_channel=WarsameBade
Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-7u46UDgYcAA.html
⚙️ All LINKS:
🎵
✍️

📚
👨‍💻
MY COURSES:
👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
MY OTHER SOCIALS:
📱 TikTok - www.tiktok.com/@warsame_bade
📸 Instagram - warsamebade
🎥 Facebook - web. warsamebade101/
GET FREE MONTHS:
Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io/facakoraya
Canva 1-month FREE Link: partner.canva.com/facakoraya

Опубликовано:

 

20 фев 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 134   
@arababdinazir656
@arababdinazir656 Год назад
Mahadsanid ustaat warsame you are my best freind in RU-vid
@SheekeyeSheekeye-ro7xd
@SheekeyeSheekeye-ro7xd Год назад
Markasta oon soo galo youtub waxan fiirjyaa inaad soo dhigtay vedio thanks wllo. Walaw aanan wakhti balaaadhan aanan u hayn xirfadaha hadara waan isku dayaya
@qaali3214
@qaali3214 Год назад
Mahadsanid ustad جزاك الله خير الجزاء
@suleekhaabdillahi3633
@suleekhaabdillahi3633 Год назад
Qorshaa lagu meel maraa Naftana lagu horumarshaa Aduunkana lagu wadaa Hadaadan lahayn ujeedo Qorshaad ku qurxiso naftaada Qawl iyo hadal loo khusuuco Hadaadan lahayn han sare Hurdada uga caagin dartii Udiidin wixii kuu diida Uduulin dartii udaalin Bal maxaad dhaantaa dugaaga? Thanks ustaad warsame bade keepgoing 💯😇🙏
@suleekhaabdillahi3633
@suleekhaabdillahi3633 Год назад
@@warsamebade allaahuma barik ustaad 🙏💯
@akarelaxation9899
@akarelaxation9899 Год назад
thank you wllo❤
@Haajidhaqane
@Haajidhaqane Год назад
War nacalad yeey ku khaldin hoyadiisa washaa
@akarelaxation9899
@akarelaxation9899 Год назад
@@Haajidhaqane 😮 WTF what you talking about man😅
@hodandiiriye-bk4cf
@hodandiiriye-bk4cf Год назад
@@warsamebade Aslaamu Alaylkum Ramadaan Mubarak wll waxaan ku waydiiyay miyaad dhitaa market ka Ama suuq geynta ganacasiga
@Cabdirisaaq1o
@Cabdirisaaq1o Год назад
Masha allah
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi Год назад
ASC walaalkaoow, waxaan joga France waxaan shirkad u gadaa produits please and please kunka i gaadhsiiya si aan ganacsigan SOMALIDA u gaadhsiiyo ❤️❤️❤️ shorts kayga eeg halkasan produits Ku jiran. Hadaad yurub joogto waad kusoo BIIRI KARTAA ganacsigan🙏🙏🙏🙏🙏
@maheirfarah5307
@maheirfarah5307 Год назад
Macalin hore usoco✅
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi Год назад
ASC wll qali, waxaan joga France waxaan shirkad u gadaa produits please and please kunka i gaadhsiiya si aan ganacsigan SOMALIDA u gaadhsiiyo ❤️❤️❤️ shorts kayga eeg halkasan produits Ku jiran. Hadaad yurub joogto waad kusoo BIIRI KARTAA ganacsigan🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@alihassanhussein5948
@alihassanhussein5948 Год назад
Masha Allah ustaad mahdsanid
@cabdullahigureey4521
@cabdullahigureey4521 Год назад
Allah ku barakeyo ustaad warsame 🙏❣️
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi Год назад
ASC walaalkayow, waxaan joga France waxaan shirkad u gadaa produits please and please kunka i gaadhsiiya si aan ganacsigan SOMALIDA u gaadhsiiyo ❤️❤️❤️ shorts kayga eeg halkasan produits Ku jiran. Hadaad yurub joogto waad kusoo BIIRI KARTAA ganacsigan.🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@cabdullahigureey4521
@cabdullahigureey4521 Год назад
@@Rabiyownabadbaadi oki walal wn kgu cawiye mahd sanid guul ayn ku rajeyy 👍🙏
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi Год назад
@@cabdullahigureey4521 milyan goor mahadsanid walaalo
@somaliaudiobooks
@somaliaudiobooks Год назад
aad ayaad u mahadsan tahu ustaadii
@yaxye_mustafe
@yaxye_mustafe Год назад
Ustaad ilaahey hakaa abaal mariyo macluumadka aad nala wadagtid waqti walba
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi Год назад
ASC wllo MCN, waxaan joga France waxaan shirkad u gadaa produits please and please kunka i gaadhsiiya si aan ganacsigan SOMALIDA u gaadhsiiyo ❤️❤️❤️ shorts kayga eeg halkasan produits Ku jiran. Hadaad yurub joogto waad kusoo BIIRI KARTAA ganacsigan.♥️♥️♥️🙏🙏🙏🙏🙏♥️♥️♥️
@asliali5210
@asliali5210 Год назад
M.a wallkey jasakallah kheyr my favor youtuber wallhi video saa ujeclahy m.a alle haku jeclaado wall qaali😊
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Год назад
Maaash allah jasaakumullahu kher 🙏❣
@Mohaabdi01
@Mohaabdi01 Год назад
Ustaadi warsame nin aanu wx bdn ka faaiidnybaa thy caaawiyana dhalinta somliyeed Talo iyo tusaaaleba Aniga ahaan wxbdbaan kaa barty wxdna thy ddka aan noloshyda u mhdcelindoono Waana kuu duceeyaa runtii Muhiimadu mhn sida cid gaara kuu argto Waa sida aad daacada iyo dedaalka ugu bixiso Dhan Positive ddqaar negativeba ha u arkeen no problem
@ziciidhassan3964
@ziciidhassan3964 Год назад
Mnsha allah Alle haku xafido ustaad
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 Год назад
Mnsha Allah ustaad Alle haku sharfo 💗💗
@mohamedadan511
@mohamedadan511 Год назад
Masha Allah brother guula ku rajeena
@xamsemaxmed4477
@xamsemaxmed4477 Год назад
Mashaa alaah ustaad warsame waan ku slaamay
@akrampoi8627
@akrampoi8627 Год назад
Thank you so much 💓 💗 💛 💖 ☺ ♥
@ayanitaabdilahi22
@ayanitaabdilahi22 Год назад
Wali qof si sax ah information fiican Ku siinaysa ma jirto
@queenliza596
@queenliza596 Год назад
Oosidee walal
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi Год назад
ASC walaalo qaali, waxaan joga France waxaan shirkad u gadaa produits please and please kunka i gaadhsiiya si aan ganacsigan SOMALIDA u gaadhsiiyo ❤️❤️❤️ shorts kayga eeg halkasan produits Ku jiran. Hadaad yurub joogto waad kusoo BIIRI KARTAA ganacsigan♥️♥️♥️♥️♥️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@Bakaal_Warfaa
@Bakaal_Warfaa Год назад
Information-ka inta kaa dhiman waad heli, haka niyadjabin. Dabcan waan kula dareemayaa arrinkaasi aad saluugsantahay.
@Relaxationdeep1
@Relaxationdeep1 Год назад
Masha Allah ustaad allah ha ku xafido🙏🥰
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi Год назад
ASC walaalahay gaar ayaan hablahayaga waxaan joga France waxaan shirkad u gadaa produits please and please kunka i gaadhsiiya si aan ganacsigan SOMALIDA u gaadhsiiyo ❤️❤️❤️ shorts kayga eeg halkasan produits Ku jiran. Hadaad yurub joogto waad kusoo BIIRI KARTAA ganacsigan♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@apdikaafi776
@apdikaafi776 Год назад
M.a wll. Whtsupkisa la xirir ama emailkiisa wll
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi Год назад
@@apdikaafi776 mahadsanid walaal
@abdiraxman5287
@abdiraxman5287 Год назад
Walaal warsame waad mahasantahay
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said Год назад
Wax Badan Baa kaa Faa'iday. Wax Badan oo Hormar ahaan Sameeyeyna Adaa u sabab ahaa. Jisaakalaah.
@amiirdahir5201
@amiirdahir5201 Год назад
-Waanku faraxsnahaY Dadka ku taagera oo kudaawada innaan kamid NoqdaY❤ MAHADSANID🙏🏼
@siciidjamac7183
@siciidjamac7183 Год назад
Mnsha alh sxb aqoonyhyn warsame bedde
@maahirade4351
@maahirade4351 Год назад
Mnsh allh wax badan no faideysey ustaad❤
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi Год назад
ASC walaalkay qaali, waxaan joga France waxaan shirkad u gadaa produits please and please kunka i gaadhsiiya si aan ganacsigan SOMALIDA u gaadhsiiyo ❤️❤️❤️ shorts kayga eeg halkasan produits Ku jiran. Hadaad yurub joogto waad kusoo BIIRI KARTAA ganacsigan.🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@WaliKhan-j5r
@WaliKhan-j5r 11 месяцев назад
Masha allah zxp wan jeclan lahaa xirfadahan barashadooda lkn labtob ayaa iga dhima
@hankoriyechanal6844
@hankoriyechanal6844 Год назад
Masha Allah wll horumar wcn
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi Год назад
ASC wllo qali, waxaan joga France waxaan shirkad u gadaa produits please and please kunka i gaadhsiiya si aan ganacsigan SOMALIDA u gaadhsiiyo ❤️❤️❤️ shorts kayga eeg halkasan produits Ku jiran. Hadaad yurub joogto waad kusoo BIIRI KARTAA ganacsigan.🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@mustaferoble
@mustaferoble Год назад
Maansha allh wa loo baahan yahay xirfadaa
@MrMohamud78
@MrMohamud78 Год назад
jazakaAllah
@bezzani3033
@bezzani3033 Год назад
Tnx teacher 😊
@suleekhaabdillahi3633
@suleekhaabdillahi3633 Год назад
Mudo 3 bilood ah ayaan wada ecommerce business alxamdulilah meel fcn ayuu imarayaa ustaad waxn rahynaa inan meel fcn ka gaadho insha allaah 🙏💯
@suheypadan1596
@suheypadan1596 Год назад
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@Nuurkeyhaji
@Nuurkeyhaji Год назад
😆😆😆🤣🤣🤣🤣been badnaa
@shakracade228
@shakracade228 Год назад
Sidan ubaran kara walal
@suleekhaabdillahi3633
@suleekhaabdillahi3633 Год назад
@@shakracade228 wll waxnka bartaa facakoraaya ustaad warsame bade xagaa ayaa kaga filn insha allaah good luck 🙏
@queenliza596
@queenliza596 Год назад
@@Nuurkeyhaji qosol wamaxay
@bilicdaxamar4836
@bilicdaxamar4836 Год назад
Mahadsanid Jazakalah
@xikmatzoor.486
@xikmatzoor.486 Год назад
Asc wllo warsame bade wll linkigii la izku diwan gelinayay kala degaa.
@jokerboy5967
@jokerboy5967 Год назад
Saaxib vidio editing ayaa baran rawaa Mar dhow oo hada waxaan dhigta fasalka 8 aad hadaan baaso exam ka installed allah waa baran doonaa
@ikraamsaid7941
@ikraamsaid7941 Год назад
Thnks akhi
@sheikhgadhwayne3647
@sheikhgadhwayne3647 Год назад
Mahadsanid ustaad anigu maalinki ad kusoo biirty youtube ila hada wan kula socda alxamdulilah Waxan ka helay dhiiri galin iyo horumar
@haphzamohamed
@haphzamohamed Год назад
Mhdsanid ustaad
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi Год назад
ASC walaal qaali, waxaan joga France waxaan shirkad u gadaa produits please and please kunka i gaadhsiiya si aan ganacsigan SOMALIDA u gaadhsiiyo ❤️❤️❤️ shorts kayga eeg halkasan produits Ku jiran. Hadaad yurub joogto waad kusoo BIIRI KARTAA ganacsigan.🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@ayanxarago1571
@ayanxarago1571 Год назад
❤❤❤tnx
@feysalbashiir7444
@feysalbashiir7444 Год назад
Awi link
@mahamedindho6297
@mahamedindho6297 Год назад
No so dadaj8 print on domend
@ruwaydaseid
@ruwaydaseid Год назад
Ka so hadal Wiilasha ka cabanaya
@GUBANTV
@GUBANTV Год назад
Link iishare gareeye warsame bade adiguna ku tukamayso asxabtana gaadhsii
@DeeqaAhmed-r7m
@DeeqaAhmed-r7m 7 месяцев назад
Sidee xirfadaha u barankaraa
@bushrocabdi3491
@bushrocabdi3491 Год назад
Teacher waxan raba in an olineka lagkasameyo iyo inan wabsite teacher whatsappkaga
@GUBANTV
@GUBANTV Год назад
Asc war same bade sxb waxa ka codsanayaa adiga youtube legend ahee oo waxbadan ka faidnee waxa ii share garaysaa link forever productions,,
@camoo6516
@camoo6516 Год назад
Yaa la aaminin asxaabey wax wlpa plz link yadiisa uso dhigo yaa laso rcin
@qayskainanuur628
@qayskainanuur628 Год назад
ustaad koorsadaad ayaan diyaar u nacahy wax si fiican what appka noola macaamilana waan waynay .
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi Год назад
ASC walaalkayow, waxaan joga France waxaan shirkad u gadaa produits please and please kunka i gaadhsiiya si aan ganacsigan SOMALIDA u gaadhsiiyo ❤️❤️❤️ shorts kayga eeg halkasan produits Ku jiran. Hadaad yurub joogto waad kusoo BIIRI KARTAA ganacsigan.🙏🙏🙏🙏
@furdosamahamad9409
@furdosamahamad9409 Год назад
😊😊😊😊😊😊
@HalimaMohamethhusein
@HalimaMohamethhusein 6 месяцев назад
Wll sidee canva marka waxla gu idhito sidee loo suuq geeya
@mahamedindho6297
@mahamedindho6297 Год назад
Zp waxa jira dhalinyaro malmahan muuqalo igan kala hadleyso oo cabasho badan igun ku hysa
@umumeysara223
@umumeysara223 Год назад
Kar hadan haysanin maxaa sameyaa
@istoosi7976
@istoosi7976 3 месяца назад
Wlle xagee laga barankaraya culuuntan adshegayso waayo qofwaliba jarbukaturayaa targerkiisuna wa
@hassancr7839
@hassancr7839 Год назад
Kubada ka soo hdl
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Год назад
Walal sida amazom alaab looga dalbado muuqaal nooga soo samee
@munirlaki6846
@munirlaki6846 Год назад
Data analysis kaso hadal
@mukhtaarshide5265
@mukhtaarshide5265 Год назад
WAKUSALAMAY WLLO
@cabdiraxmaanibraahin2491
@cabdiraxmaanibraahin2491 Год назад
Iskklsh namaste
@abdishakuurtubeec5199
@abdishakuurtubeec5199 Год назад
Sxp hadii aanan card 💳 hysan sideen kuhelaa ama majiraan habab kale oo aan ku Dalban karo your courses
@sheikhgadhwayne3647
@sheikhgadhwayne3647 Год назад
Daawo ustaadku isagoo ka jawaabaya su'aashas waxay ku jirtaa chanelka mahadsanid
@halimaabdi9780
@halimaabdi9780 Год назад
@warsame bade walal aniga waxaan rabaa inaa barto qaabka onlinka lacag loga sameeyo mana heysto lacag aan ku barto i caawi please insha Allah
@M-KHALIF
@M-KHALIF Год назад
From AI
@queenliza596
@queenliza596 Год назад
Ustad qof Watsappp ku jawabayo mawajiro
@HalemaHassan-km4rw
@HalemaHassan-km4rw Год назад
mahadsani ustad skill share ina wax ka barto warabi laha lkn dhibatada i hysato waxa wye mel walbo an is idhahdo wax kabaro card ba laiwydin anna ma hysto mrka ddka cards ka hysto ha ka faidestan skills kas
@sheikhgadhwayne3647
@sheikhgadhwayne3647 Год назад
Walal ustaadku isagoo cabashadas xalinaya waxay ku jirtaa chanelka daawo mahadsanid
@haboonabdirahman3561
@haboonabdirahman3561 Год назад
Mee link ga
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi Год назад
ASC walaalshayeey, waxaan joga France waxaan shirkad u gadaa produits please and please kunka i gaadhsiiya si aan ganacsigan SOMALIDA u gaadhsiiyo ❤️❤️❤️ shorts kayga eeg halkasan produits Ku jiran. Hadaad yurub joogto waad kusoo BIIRI KARTAA ganacsigan.🙏🙏🙏🙏🙏🥰🥰🥰🥰🥰
@hindisetube
@hindisetube Год назад
Ustaad waxan kaa sugaynaa print on demand noso dadaji
@sharmakeboyga6583
@sharmakeboyga6583 Год назад
ustaada hada raba ina xirfad bilabo mrka mesha ka bilow lahaa ba ku warersanhy mrka xal basic hoos lagag so bilowiyo nala wadaga way iskagen dhex qasanyihiine
@amiiraarale3121
@amiiraarale3121 4 месяца назад
wll xirfad ma baratay mise still hadi ad baratay shalay meshi aad joogtay ayan taganahay come on and help me
@Nolosha.dhabtaa
@Nolosha.dhabtaa Год назад
Canve link keeda aaway
@cabdiibraahim8017
@cabdiibraahim8017 Год назад
Marka hore zxp wad mahadasanthay Zxp anu wakhti wan hayaa oo wan awooda inan bart xirfad waxana ahy arday barta ICT balse waxan jeclaan laha inaad ishegto chanall aan si toos ah uga barto web designer & photoshop
@abdirahmansiat6
@abdirahmansiat6 Год назад
Wll meel aan kaalasooxiriiro iisheek
@nimcokhadar7774
@nimcokhadar7774 Год назад
​@@warsamebade 7
@seidhirsi142
@seidhirsi142 Год назад
Cardkaad ka zheekeeyso nio ifahansii bal bank card miyaa mise wax kle
@ishwaaqaxmed5073
@ishwaaqaxmed5073 Год назад
Master card weeye primier bank ama IBS bank ka furo
@seidhirsi142
@seidhirsi142 Год назад
Ethiopia kama jiro beee
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi Год назад
ASC walkay qali, waxaan joga France waxaan shirkad u gadaa produits please and please kunka i gaadhsiiya si aan ganacsigan SOMALIDA u gaadhsiiyo ❤️❤️❤️ shorts kayga eeg halkasan produits Ku jiran. Hadaad yurub joogto waad kusoo BIIRI KARTAA ganacsigan🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@ishwaaqaxmed5073
@ishwaaqaxmed5073 Год назад
@@seidhirsi142 somalia qof jooga u dirso
@queendahabo
@queendahabo Год назад
thank you ani waxan aad u jeclahay luuqada english waana wadaah lkn waxaa igu adag in aan ku hadlo wan aqrinkaraah xoogaah markaan dhageesto qaar badan wAn farmaah ku hadalka ayaa igu adag
@Suheyb639
@Suheyb639 Год назад
Abaayo waxaan kula wadaagayaa meel aad ku practice gareyn karto
@Suheyb639
@Suheyb639 Год назад
Club house so dagso kadib qeybta search ka ku qor english kadib qolalka kuu soo baxo join gareey kadib sidoo kle dadka english profile ka ugu qoranyahay ayagana join gareey kadib qolal badan ayaa kuu soo baxaaya kadib ku practice gareey
@queendahabo
@queendahabo Год назад
@@Suheyb639 shukran xabiibtii alle haku sharfo
@ishwaaqaxmed5073
@ishwaaqaxmed5073 Год назад
Asc, maanta milionare ayaa tahay dad badanoo walaalahaa soomaaliyeed ah oo saboolaa jira maad si fred ah wax noogu bartid ama qiimo jaban oo aan awoodno maadaama qiimaha courseskiina ay qaali yihiin samafalkaan aduun iyo aakhiraba wuu ku anfici lahaa
@abdirahmansiat6
@abdirahmansiat6 Год назад
@@warsamebade wlll meel aan kaalasooxiriiro iisheek
@Mohanncadde
@Mohanncadde Год назад
@@warsamebade ma shaqenayo ustad wix error ayuu leeyahy
@zuldan3388
@zuldan3388 Год назад
Warsame Bade. wuxuu sheego kuli sax ma ahn lkiin wxn ubaa 1% wuxuu sheego hdaa ficil ka dhigto inaa dareemyso isbadal aad u wayn" 💯 wn sameeyy mudo hada lga joogo 2 bilood" Haa labadaaa bilood hda wxn ahy qof jiibkiisu lacg ka dhamaan' Been ama Run midkaa doonto u qaado lkiin wxn sameeyy bn kula wadaagy📍📐
@somalitoenglish
@somalitoenglish Год назад
Waxad samaysay uun nala wadaag
@Mohanncadde
@Mohanncadde Год назад
legend ayaa tahay horey u socodku wa muhiim
@caliadem
@caliadem Год назад
m.a
@QueenHamda243
@QueenHamda243 Год назад
De free maad nagu bartaan wax kasta lacag bay noqdeen😒
@camoo6516
@camoo6516 Год назад
Waraa illaah ka baq dadka aa dhacda kujiraa online coursada waa aad noo qabaty mjiraa illaah ka baq scamer aa dadka ku wdid ka dhaaf
@najibabdynajib2820
@najibabdynajib2820 Год назад
wll Qali waxan ahay wiil jira 17 jir waxan jeclhy inaan noqdo sidada oo kale inaan kula shaqeyo ayaan rapa
@reallyofislamchannel1990
@reallyofislamchannel1990 Год назад
😂😂😂❤❤❤❤