Тёмный

SIDEE FACEBOOK LACAG UGA SAMEYN KARTAA ?  

Hosow Pro
Подписаться 475 тыс.
Просмотров 110 тыс.
50% 1

WELCOME AND SUBSCRIBE OUR CHANNEL
My FACEBOOK : / macaad2
FACEBOOK PAGE : / inahosow
INSTAGRAM : / ossmanny
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD RU-vid KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Кино

Опубликовано:

 

18 ноя 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 236   
@hosowpro
@hosowpro 3 года назад
WAAKAN FACEBOOK PAGE-KEENA SOO FOLLOW GAREE MAHADSANID facebook.com/osmanhosow1
@Xirfadkaab.
@Xirfadkaab. 3 года назад
sxb anigaa lacag ka sameeyay ee barnaamish maka sameynee
@shacnisharaf8168
@shacnisharaf8168 3 года назад
Wan ku nidhi follow bro lkin wa in aad iska sii dhigtaa muqalo si u more dad u arkaan ha sugin ila 10k mahadsanid.
@moismail6509
@moismail6509 3 года назад
mahadsanid wll sido kale inshallah instagram kaso hadal hadi lacag laga samen karo wayo wa mesha kaliya an ka shidanahay
@janogaleofficiall1046
@janogaleofficiall1046 3 года назад
Hye lph waa arimo madawu igaga jiray
@baaxmediaproduction18
@baaxmediaproduction18 3 года назад
facebook.com/Saxafi-baax-490275484830873/
@kurbinkuxaare9936
@kurbinkuxaare9936 3 года назад
Thank you pruh wax bdn wan ka faiday 💯
@fafintadiinta9179
@fafintadiinta9179 3 года назад
ilaahay dartii ayaan ku jeclahay wallo
@cabdiwali1
@cabdiwali1 3 года назад
Thanks you title ladaan ookale inbadan waan arkay ilaa 2018 lkn muuqaalkaa wax waan ka faa iidi doonaa
@aptrihimfarahofficiall7520
@aptrihimfarahofficiall7520 3 года назад
Tnxzzz Brotherr 🙏👑🙏
@rayaanshariif6406
@rayaanshariif6406 3 года назад
Mahadsanid 💯
@Quen-Dia
@Quen-Dia 2 года назад
Wa so flow gareyey brother thank you for your information
@bahjacadeey1950
@bahjacadeey1950 3 года назад
Maasha allaah waad mahad santahay walale
@FakirStrictly-gi1cv
@FakirStrictly-gi1cv 10 месяцев назад
Thank again brother long live, youtuber aan xaasid aheyn,oo qalbiga kahadla youtuber kaliya oo dadkiisa aan xogta ka xasdin Markle mhdsnd
@jamasjalaloti7896
@jamasjalaloti7896 3 года назад
Ok mahadsanid sxb
@waayoaragmohamed9341
@waayoaragmohamed9341 3 года назад
Full respect maa ogeen waana mahadsanthy
@user-xf6ue4vn6h
@user-xf6ue4vn6h 3 года назад
Go forword bro thnkz🤩
@xubixayati5196
@xubixayati5196 3 года назад
Shukran walal
@salahqeysmedia1552
@salahqeysmedia1552 3 года назад
Thanks my Brother
@Khalifa11Z
@Khalifa11Z 3 месяца назад
Mahadsanid
@yasingobsoor
@yasingobsoor 3 года назад
Masha allah hosow shaqsi an ku daydo keeb going
@yolpziofficial2394
@yolpziofficial2394 3 года назад
Full respect wll Hossow🌏🔥🔥🔥🔥🔥
@peyazahassan2303
@peyazahassan2303 3 года назад
Waaan follow garayay sxb hosow nin faido uhel dadkiisa
@abdallesheikhdon6955
@abdallesheikhdon6955 3 года назад
Hosow shp GuleYsoH horumar aYaan ku rajaynaYaaa👍
@mohamedkhaliif7357
@mohamedkhaliif7357 3 года назад
full respect ayaan ku hayaa horey usoco
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 3 года назад
Maxamed ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-8xVEBIiOUnY0.html
@mcmBaana1
@mcmBaana1 3 года назад
Mahadsanid😍
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 3 года назад
Maxamed ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-8xVEBIiOUnY.html
@abdirahmanyuusuf5632
@abdirahmanyuusuf5632 3 года назад
Walal hosow bro guleyso 🙏
@santoos4714
@santoos4714 3 года назад
Hsosow pro waa ku tageraaa horay usoco🙏
@mursalguuleed166
@mursalguuleed166 2 года назад
Waad mahadsan tahay wll❤❤❤❤
@nuunowacademy2100
@nuunowacademy2100 3 года назад
Mahadsanid Brother From Dolo Addo
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 3 года назад
Abdi ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-8xVEBIiOUnY.html
@caliqaasim2504
@caliqaasim2504 3 года назад
kabtan hossow sxb igu qaali horay usoco waa ku taageera ex isku xaafadna waa aheen hhhhhh
@queensihaama6513
@queensihaama6513 3 года назад
Masha Allah
@maahirag4701
@maahirag4701 3 года назад
Mahadsanid wll #Hosow Production
@guryosamotv
@guryosamotv Год назад
Thx bro 😊
@nastehoshaqlan5840
@nastehoshaqlan5840 3 года назад
Thnks Hosow🙏🏻
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 3 года назад
Nasteho ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-8xVEBIiOUnY.html
@liibaroat1726
@liibaroat1726 3 года назад
I'm appreciating you Mr hosow , the only somalia professional RU-vidr
@omarroshid906
@omarroshid906 3 года назад
Hosow bro mahadsanid muuqaal qiimo leh dad bdana ka faaidi doonan. Facebook lacag waalaga sameeya balse sharuudahiisa aad u adag oo fahan bdan kaga baahan qofka raba inu program kas ku biiro. Soomaali bdan isticmaashana way jiraan.
@sakariyeali1014
@sakariyeali1014 2 года назад
Welcome to 300k.
@queensihaama6513
@queensihaama6513 3 года назад
Hosow pro full respect wll,lkn aaway filimkii dajiya
@abdourahmanmoumin1676
@abdourahmanmoumin1676 9 месяцев назад
Merci
@baaripato5917
@baaripato5917 3 года назад
Marka 1aad waad mhdsantahay waxna waan ka fahmay wax bdn wan kaa sugeynaa kori han kaaga 🥰
@queenbilan7505
@queenbilan7505 3 года назад
Wllo subscrib isar shukrn wllo
@munokeefofficials698
@munokeefofficials698 3 года назад
Wlkeya waxa idiinka codsanyaa inada ii isartan illhaya dartiis igu Sara Subscribe and like adn comments
@munokeefofficials698
@munokeefofficials698 3 года назад
@@qaddafisomali5749 adigana isara heh Subscribe kaa
@maajidmodelofficial2000
@maajidmodelofficial2000 3 года назад
Bro waankusalamay salan kadib wlhy waxaa tahay walal wax tar leh bulshadana u haayo faaido waligeyna ma arkin wax maala yacni an aad so post gareeyso marka waxaan ku leyahay hure u suco 💓🙏
@mahadsakiboy1839
@mahadsakiboy1839 Год назад
Masha allh
@MEECAAD_MEDIA
@MEECAAD_MEDIA 3 года назад
Mahad sanid ustaad
@najumwadani7784
@najumwadani7784 3 года назад
Legend
@kingvlogs.
@kingvlogs. 3 года назад
Hosow production film maker somali🇸🇴
@Axmed_koke
@Axmed_koke 3 года назад
Barnaamijyo muhiiima weeye wllhi
@queenbilan7505
@queenbilan7505 3 года назад
Wllo subscrib isar shukrn wllo
@farhiyoeragchannel2783
@farhiyoeragchannel2783 3 года назад
masha alle walaalkay hor usooco
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 3 года назад
Farhiya ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-8xVEBIiOUnY.html
@user-ck4gc6xd2i
@user-ck4gc6xd2i 11 месяцев назад
Ku soco lph
@Shortspark646
@Shortspark646 2 года назад
Firi wlal page 27k ah aya haysta marka see loo fura xayeysiskana plz jwb
@abdirahimabdi898
@abdirahimabdi898 3 года назад
Asc wll hosow waxaan rabaa inaan su'ala khaad ku weydiiyo fadlan halkee kala soo xiriraa bro
@ayaanlepro3220
@ayaanlepro3220 3 года назад
Hoosoow keep going 🙏
@mokhtaaressa6561
@mokhtaaressa6561 3 года назад
Suaal wll. Marka lagu link garaynayo qof dibada jooga maxa la samaynayaa. Ma number, ma Gmail mise Location-ka meeshaas. Inyar i fahansii adoo mahadsan..
@ducaysanefilms
@ducaysanefilms 3 года назад
Sxp wan raaadineyney Muuqaal facebook monitization
@quwahgaming7516
@quwahgaming7516 2 года назад
Pro hore neh waku wediye suaashaan iiga jwaap wll RU-vid io fb ka so hdl sida lacagta loogu sameeyo without ADS tusaale views io like ta anigoo iska dhigaayo qof dalkale kasoo jeedo
@DhubanegmailDhubanegmail
@DhubanegmailDhubanegmail 3 года назад
Sxb waxyaabo badn aya ka faidny haku barakeeyo lkn waxaa jecela laha what's app an kala so xariino nosheegto wxba naga qaldami karee wan rajeyna codsiga ina kaso jawaabdonto
@dhaxanmediaofficial533
@dhaxanmediaofficial533 3 года назад
Ila challenge garee bro Facebook page ka aniga haye
@guleystahaofficiall
@guleystahaofficiall 3 года назад
Sxb instagram ka nh lacag ma laga sameen karaa nh ka soo hadal plz
@samirasamea8968
@samirasamea8968 3 года назад
can not ayuuba leyhye inan soboqdo ayan rabay bro
@maxamedbulac3843
@maxamedbulac3843 3 года назад
Sxb inan wax ku weydio raba meel gooni ah aan kala soo xariro raba i sheek please ?
@farxiyaluul1407
@farxiyaluul1407 3 года назад
facbuk lacagta laga sameenayo hadaan furto lacagta acon ee kusoodhacdo soo lama rawo
@sultan12gaming50
@sultan12gaming50 3 года назад
Maisticmalii karaa filimanta sidhii musalsalka ,kuwa horarka iyo kuwaa hindhidha
@said-dd1wb
@said-dd1wb 3 года назад
Wax badan ayaa iga caawisay maanta
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 3 года назад
Muuqaal wax ku ool ah faa'idadisa wata Hossow waad ku mahadsan tahy Brother
@Abdirizak12428
@Abdirizak12428 2 года назад
Good
@munasarcali5685
@munasarcali5685 2 года назад
Hambalyo 300k
@mazuulsare5364
@mazuulsare5364 3 года назад
zxp derisle maad ku dhahdid videoskayga iidaa
@marwanyare3980
@marwanyare3980 3 года назад
Leggend baa tahay
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 3 года назад
Marwan ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-8xVEBIiOUnY.html
@farxadqoyschannel793
@farxadqoyschannel793 3 года назад
Hadaad fariinteyda aragtey Hoosow hala gaarsiyo 10k👏
@Horyaal24
@Horyaal24 Год назад
Sxb waad mahadsantahy
@queensaafi6625
@queensaafi6625 Год назад
Asc wll wax ayaan rabaa inaan ku weydiiyo marka cageen kaalasoo xiriira wllka
@mustafeabdi6752
@mustafeabdi6752 Год назад
Hosow waxad tahay dadka hal iyo labada ah ee youtube ku jira isla marakana si cad oo bila hagrasho ah wax u soo bandhiga
@user-nj5yv7ly8v
@user-nj5yv7ly8v 7 месяцев назад
❤❤❤❤
@ciisecabdullaahi
@ciisecabdullaahi 3 года назад
Xagee kaala soo xariiraa walal adoo mahadsan
@mohammedmoney8596
@mohammedmoney8596 3 года назад
Sidee loosameeye FB beej sxp qaali noo faa iideey
@dhalinyaroofficial
@dhalinyaroofficial 3 года назад
#Osman #hosow Thnks pro wax bdan ka faidey🖐
@laylaubaxofficial8900
@laylaubaxofficial8900 3 года назад
Wll Inan kula so Xidhiidho bn doonayaa addres kaga iso qor wa gabar walasha ah
@Gamming156
@Gamming156 3 года назад
Horay usoco
@queenbilan7505
@queenbilan7505 3 года назад
Wllo subscrib isar shukrn wllo
@nuuradinibrahim2196
@nuuradinibrahim2196 3 года назад
Full respect team hosow
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 3 года назад
Nuuradin ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-8xVEBIiOUnY.html
@apdizhakurmohamed2706
@apdizhakurmohamed2706 3 года назад
Mahsanid pro waxa batan bann rabay anan Facebook kasemeyyo lagac leekin wall WhatsApp lacag ma logsemya
@King.farxankey.mareyaha.2
@King.farxankey.mareyaha.2 Год назад
👈
@abdiweliyacquubmohammed4692
@abdiweliyacquubmohammed4692 3 года назад
Ma video keliya oo views laga hela uun baa lacag laga sameeyaa mise wax unique ah buu leeyahay facebook?
@faizahassan3818
@faizahassan3818 3 года назад
Side xayeeysiinta ku dalban karaaa bro
@ducaysanefilms
@ducaysanefilms 3 года назад
Nio dadka oodhan waxy ka hdlayaan RU-vid sxp xalqado noogaa soo samee facebook lph hasow hore usoco
@awedali2044
@awedali2044 3 года назад
Ok
@maxamedkhadarborodhogti8863
@maxamedkhadarborodhogti8863 3 года назад
Lakiin waan leyahay beyj lakiin cidi ma eegto marka maxaa usabab ah wllo
@Abdirashid00
@Abdirashid00 11 месяцев назад
wllo sida Ethiopia kenya Somalia numberadooda fecebook bage ma lagu samayn karaa oo yacnii lagac ma ka samayn kartaa wadamadaas🥺
@SanaagCable
@SanaagCable 3 года назад
Lkn sxb hadaan barkii hore pageka ku samaystay inaan soomaaliya joogo hada ma bedeli karaa
@sahroadan4826
@sahroadan4826 2 года назад
Wll inaa kulhdlo rabaa
@oszma19
@oszma19 3 года назад
𝗔𝗟𝗘 𝗛𝗔𝗞𝗨 𝗗𝗛𝗔𝗪𝗥𝗢
@aaminoxagaley8827
@aaminoxagaley8827 3 года назад
I am a full fan hossow my poy
@queenbilan7505
@queenbilan7505 3 года назад
Wllo subscrib isar shukrn wllo
@aaminoxagaley8827
@aaminoxagaley8827 3 года назад
waan kuu zaaray wlloh guul ayan kuu rajaynaa
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 3 года назад
@@queenbilan7505 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-8xVEBIiOUnY.html
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 3 года назад
@@aaminoxagaley8827 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-8xVEBIiOUnY.html
@aaminoxagaley8827
@aaminoxagaley8827 3 года назад
@@qaddafisomali5749 wakuu zaaray wlloh
@xanaansaleban6280
@xanaansaleban6280 3 года назад
marka an is dhaho samayiso channal youtube ah sidee u samayisan kara lacagan uga heli kara
@mustafesaleebaan4668
@mustafesaleebaan4668 2 года назад
Zxb side loo sameeyo lacagta facbook
@muztafephilips5865
@muztafephilips5865 3 года назад
Maba lihi wll🤔🤔
@khaalidyare2651
@khaalidyare2651 3 года назад
Muuqal mana tusin
@walaalabshir6999
@walaalabshir6999 3 года назад
Sxb inteeh kala soo hadlaa
@AtawxiidWasunnah
@AtawxiidWasunnah 3 года назад
Hosow Asc Walal intee Kaala Soo Xiriiri Karaa? Su,aalo Yuutubka Kusaabsan Ayaan Rabay in Aan Kuu Weediiyo
@dirir--show
@dirir--show Год назад
zxp ma facebooky hore ayuun baa gage u sameyn karaa
@xasancabdullahi6467
@xasancabdullahi6467 Год назад
Sxb waxaan doonayaa inaad iga caawisid sida loo Buuxiyo shuruudaha iyo sida fudud oo loo fahmo iyo acounka leyga bahan yahey dalka laga ogol yahey sxb isoo jawab
@siyaadoshow1433
@siyaadoshow1433 2 года назад
Wcs
@anasmohamoud8621
@anasmohamoud8621 Год назад
Waxa ka faaiiday hadii qof isticmalo muqalkaga inad dacwen rabtid😂
@ShukriIbraahim-jd4hg
@ShukriIbraahim-jd4hg 2 месяца назад
Sidee lacag loola baxaa pro
@shidanesheekeeye4116
@shidanesheekeeye4116 Год назад
Sidee loogala baxaa Facebookpaga lacagta
@maxamedqeeyr8384
@maxamedqeeyr8384 9 месяцев назад
Maxamed ibnu maxamed ama maxamed kheyre waayeee
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale 3 года назад
Thanks sxp
Далее
Wey AAMINI Weyday Qofka DILKEEDA Qorsheynayay
13:52
Просмотров 97 тыс.
ISBARBARDHIG | LACAGTA Facebook & Youtube Midee Badan?
10:13
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Просмотров 7 млн
БАТЯ И ТЁЩА😂#shorts
00:58
Просмотров 4,6 млн
FACEBOOK sida lacag looga sameeyo? Part Two
27:19
Просмотров 39 тыс.
Facebook Lacag Isoo Direy | facebook lacag ke samee
10:21
SAWIRKII UGU DAMBEEYAY EE MUSIIBADA KA HOR
11:16
Просмотров 124 тыс.