Тёмный

Sidee Forex Lacag Looga Sameeya || Wareysi  

Amin Mouse
Подписаться 4,5 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

muuqalkan waa muqaalkeeni u horeeyay ee podcast ah kanaalkeena kusoo gudbino
waxa inoogu marti ah wiil dhalinyaro ah oo forex trader ah guuloweyna ka gaadhay.
contact me
instagram:www.instagram.....
Email:elmiamin396@gmail.com

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 45   
@cawaalecalawaash2332
@cawaalecalawaash2332 2 месяца назад
thanks for having me bro 🙏
@AsmaAbdi-l7q
@AsmaAbdi-l7q 2 месяца назад
U welcome bro❤😅
@MohaHassan-pg7zk
@MohaHassan-pg7zk 2 месяца назад
The best teacher
@NOf_x_x
@NOf_x_x 2 месяца назад
Forex waxa Haram ka dhigaya waa 1. Interest (Dulsaarka ) 2. Speculation (mala awalka)
@user-fy3fs9yo8r
@user-fy3fs9yo8r 2 месяца назад
ustaadow FTMO Verfication passport somali maku sameyn karaa Payout adresskana kenya maka dhigi karaa oo maleuga aqbalyaa ustaad isoo jwb adoo mahadsan
@KHALID10TRH
@KHALID10TRH 2 месяца назад
@BOQOLSOON-2
@BOQOLSOON-2 2 месяца назад
Anigu trader walba waan taageeraa fikraduu rabo ha aaminsanaadee keep up ustaad awaale
@AbdibasitMukhtar
@AbdibasitMukhtar 2 месяца назад
mahadsanidiin labada lagend xaqiiqatan waa muuqaal aad looga hagarbaxay editing iyo information lkn se waxaa isoo jiitay habka uu xalqada u maareeyey walaal ka channel ka leh podcast boqolaal baan dhagaystay carabi iyo somali iyo english midkaan oo kle waa uniqe hambalyo lkn hal mid suaalaha u baahnaa badanaa meesha kama helin fadlin inta aadan xalqad duubin social media ha nagula soo wadaag siaan suaalaha naga dhex guuxaya kula wadaagno
@cumaralfa3725
@cumaralfa3725 Месяц назад
Mnsha alh wariye adiga iyo macalin kuba wa mahadsntihin
@xasanadan8352
@xasanadan8352 2 месяца назад
Goat 🐐 moalimuu
@NashaadCabdiqadir
@NashaadCabdiqadir 2 месяца назад
M.shl wlhy ilahay haydin xafido anigo isdhiibay ban manta helay raagan wlhy wan solabtay Alxmudulila ❤
@ahmednorabdi7677
@ahmednorabdi7677 2 месяца назад
Mahad sanid ustd cawaale🙏🏻 Mentor kaliya noomatihid, lkn waxaa noo tahay tusaale hadaa dhalin yaro nahay❤
@nazerkayd
@nazerkayd 2 месяца назад
runtii waa wareysi degan oo qiimo leh ninkaa yar ee wareysiga qaadayaa waa top su,aalo xul ahna waad nala wadaagtey wll mahadsanid
@MahamedAhmed-uj5do
@MahamedAhmed-uj5do 2 месяца назад
My teacher @Awale Alawaash #Adkow Cilmi wa ICT lacigina waa cunis📊👍✅
@MAAN_KAAB
@MAAN_KAAB 2 месяца назад
Mid baan kaa codsanayaa musicbackgroundkaa gaaabi hadii kale vediogu xiiso yeelan maayo wll
@HassanHassan-mt8np
@HassanHassan-mt8np Месяц назад
Inuu horumar ka sameeyay forex maxaan ku aamini karnaa hanti ma leeyahay guryo gawaari lacag xadi leh akoon ugu jirtaa oo xoogan hadii kale waa dhalan teed
@libanabdimohamed517
@libanabdimohamed517 2 месяца назад
Adka the ultra #legend 🎉
@maysaainaahmed8083
@maysaainaahmed8083 2 месяца назад
My teacher adkow❤
@barkhadibraahim1023
@barkhadibraahim1023 2 месяца назад
legend cawaale
@mahamedx-jt9ew
@mahamedx-jt9ew 2 месяца назад
Ustaath su.aal baan isku ahaysanaa qof xiligee buubaxaa badanaa tareedhka high brobabilatiga aha
@xafzayar5322
@xafzayar5322 2 месяца назад
Wuuw cawale 🎉❤
@abdouwais7443
@abdouwais7443 Месяц назад
Teacher moalimu numberkisa ayaa isheqa
@mohedrashiidmohamed5720
@mohedrashiidmohamed5720 2 месяца назад
Legend adkow❤
@cabdixakiinmaxamed1115
@cabdixakiinmaxamed1115 2 месяца назад
Usdadka hal su al ayan waydiin lahab gold maxu ugu trde garaynwayay madamay ka baxad wayntahay lacagaha kale kana faido badantahay kana khasaro badantahay pipiska
@burhaanOsmaan
@burhaanOsmaan 2 месяца назад
Sxb ICT kuma fiicna gold in lagu trade gareeyo ,sababtoo ah xawaaraha gold waa waali, waxa gold lagu trade gareeyaa sms ,market structure iyo supply and demand zone strategy oo lagu kabay fibonacci
@suhaibismail7889
@suhaibismail7889 2 месяца назад
Gold stable maha, ict waa Algorithm o lcg jawi dagn ku jirta ayey rabta, not lcg kolba jiho iska adaysa oo aad u ordaysa!
@Rabiile34abdimohamed-ym5mq
@Rabiile34abdimohamed-ym5mq 2 месяца назад
Legend awale
@HiigsiEditor
@HiigsiEditor 2 месяца назад
keep going 😮🎉
@HassanHassan-mt8np
@HassanHassan-mt8np Месяц назад
Elliot wave is the best forex strategy
@Abdifatah-d7y
@Abdifatah-d7y 2 месяца назад
Speed ku furan muqalka
@halimaali612
@halimaali612 2 месяца назад
FROM WAABERI MEDIA
@SpliTStory2024
@SpliTStory2024 2 месяца назад
100k 4percentage 4000 dollar
@bilalxiin8391
@bilalxiin8391 2 месяца назад
Cawaale waa bashalay😂 away fataladii dadka benta ku aqrin jiray
@Caanimo_marabi
@Caanimo_marabi Месяц назад
Ninkan rer xamar muu ahan jire
@AhmedHassan-jz6zn
@AhmedHassan-jz6zn 2 месяца назад
Cilmi waa ICT mentor-ma waa adke 🫡
@jawiyare283
@jawiyare283 2 месяца назад
Dhibta soomaalida haysata waa lacag yar buu helayaa lagama nasanayo iyaamahaas oo dhan kan meel walba waa iga soo horbaxaya isagoo leh 17k baa sameeyay
@abdinasirfarahmohamed5059
@abdinasirfarahmohamed5059 2 месяца назад
17K iyo qof somalia kunool 😮are you serious bro kula yara 17K
@MouseSuleymanMohamedAddenSaxaf
@MouseSuleymanMohamedAddenSaxaf 2 месяца назад
be forward pro
@HassanHassan-mt8np
@HassanHassan-mt8np Месяц назад
Inuu horumar ka sameeyay forex maxaan ku aamini karnaa hanti ma leeyahay guryo gawaari lacag xadi leh akoon ugu jirtaa oo xoogan hadii kale waa dhalan teed
@DaakirFx
@DaakirFx Месяц назад
Guushu intaas ma ahan wll. Aqoon durugsan ban forexka uleeyahay 4sano kujiraa misna lacago kama sameyn inyarbaa iidhiman stagekaas marka wll sidaas ha u fakarin
Далее
Sidee Ganacsi Loo Bilaabaa?
18:47
Просмотров 35 тыс.
Тарковский - гений
00:48
Просмотров 563 тыс.
Sidee Forex Lacag looga sameeyaa? | Meehaal Podcast
38:27
CODKA UBAX: QORAALKA & DHAQANKA
32:14
Просмотров 10 тыс.
Sidu ugu Gulaystay $10,000 Asigo Jira 15? Episode 01
27:12