Тёмный

Sidee iyo gormee laisticmala serum ka dulduleeka e niacinamide 

Namrahani-skin
Подписаться 23 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

28 авг 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 70   
@farduushappy8868
@farduushappy8868 2 года назад
Thanks Qali
@user-bl5sg6tv1m
@user-bl5sg6tv1m 10 месяцев назад
Masha Allah abyo aada umahadsntahy manta RU-vid kaga igu horeysey waanaa kaafaaidey hada kadibna adigaley kugu xirnaan doona
@umuanas6223
@umuanas6223 2 года назад
Abayo macan mahadsanid
@Abdivlog
@Abdivlog 2 года назад
I saw your comment on kowsar janad chanel
@hodanishahmed636
@hodanishahmed636 2 года назад
Wahadsan tahay baayo mcn❤💋
@amaalomar5081
@amaalomar5081 2 года назад
Tack så mycket my abaayo
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
❤️❤️
@faizaabdinasir9723
@faizaabdinasir9723 2 года назад
Sister Thank you wlh hadaan baadh islahaa
@asmaahmed3573
@asmaahmed3573 Год назад
Wll please Buffet serum ayaan soqatay kuwa shirkada ibiya amanay weli ma bilabin seetahy wax dhiba miyey igu kenaysa please igasowaran thanks dear❤️🙏🏻
@anababdikadir6641
@anababdikadir6641 2 года назад
Asc abaayo marba taad sharaxeyso magaceeda soo qor ama si fican ugu qabo sawirka please quruxey
@samad2507
@samad2507 4 месяца назад
Qaliyey iso sheg wajiga dry maxa dul duldulelka u kena
@queenamirahassan1239
@queenamirahassan1239 2 года назад
Alpha aputin kasoo hadal abayo
@hoodoxasan3277
@hoodoxasan3277 Год назад
Walal toner intaan isticmaalo ma marsan kara habeenki
@bushramohamuud2345
@bushramohamuud2345 Год назад
Wllo moisturizer ahan ma u isticmali karaaa babylotion
@hamdibilanofficial383
@hamdibilanofficial383 2 года назад
Abaayo haara ma iga bi inee mided kale Nairobi ma laga helaaa
@simraanmohamud484
@simraanmohamud484 Год назад
Abayo originalkeda maxaa lagu gartaaa
@hodanyusufhassan
@hodanyusufhassan Год назад
Abayo.inan kula sooxariira rabaa xage kaala sooxariira
@hodansheikh8743
@hodansheikh8743 9 месяцев назад
Abyo vitamin a capsule ayn qadaa ee Maka marmaa retional dadka wajigoda aan taagneen Baan ahy jwb
@muunamahamed5174
@muunamahamed5174 Год назад
Cream ado marsada mla isticmali kartaa
@user-qg6kx3eh9h
@user-qg6kx3eh9h 9 месяцев назад
Haraha ka so hadl abayo❤
@tuneycdy8094
@tuneycdy8094 Год назад
Abyo niacinamide markaa marsaneyso indhaha hoostoda malamarin karaa mise wa laga ilaliyaa plz isojawaab jawaab ayan ka sugayaa inan marsado ayan rabaaye🙏
@suaadhassn7310
@suaadhassn7310 2 года назад
Abayo tan fega ah maxa lagu garanaa
@warsan0919
@warsan0919 2 года назад
Maxa lagu kla ogaadaa tan fake iyo tan orginal abyo
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
Haben walba mala is ticmali karaa
@AlishaMaxamud
@AlishaMaxamud 5 месяцев назад
Walaashey ST IVES KA SO HADAL KARAMKAS PLS
@deeqanadar8483
@deeqanadar8483 Год назад
Abayo tan runta see ku ogaan karah
@ashaibrahim2655
@ashaibrahim2655 2 года назад
Aasc pls kasohadal kan hara
@ahlamy___
@ahlamy___ Год назад
Ani haaro ahn Aya Lai so siyeye abyo😢
@xamdiaadam2596
@xamdiaadam2596 2 года назад
abyo dawo leysku cadeyo mala marsan karaa
@habimohamud603
@habimohamud603 9 месяцев назад
Mcney dry ahay ma marsankaraa
@AishaDirshe
@AishaDirshe Год назад
Abaayo markaa marsado nabro ayaa iga soobaxo
@asaldhaladinacali8707
@asaldhaladinacali8707 2 года назад
Part 2 Retinol ku xiji please
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Haye mcnto balan waye
@ismahaninurjama984
@ismahaninurjama984 2 года назад
Jag är första syster
@ikraanhussein6299
@ikraanhussein6299 2 года назад
Abayo ilah hakubarakeeyo aniga wan marsada aaad ban uga daremey qalel iyo inay ifiqeyso macadiba
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Snapchat ka imow qaali namrafarah21
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Si qaldan miya u marsatay. Mxaa kudartay. Niacinamide dadka ma fiiqdo. Kuwo dadka fiiqo wey jiran o logutalagalay maqarka dhintay in ey kaqadaan lakin tan dadka mafiiqdo mana qalajiso balse koley adiga aya wx kale marsado sida wx laiskucadeyo mise wx kale lamarsatay mise waqti badan Ayad isticmashay. Isosheeg
@fatumaalioliyoveromx7565
@fatumaalioliyoveromx7565 2 года назад
Habrnba wxpo maba marsado
@haniwarsame3989
@haniwarsame3989 2 года назад
wllhi wajigayga wa dhintay abaayo Sweden ma ka heeli kara iso jawaab abayo
@naimahussein9021
@naimahussein9021 2 года назад
Haa Waa ka heli kartaa wll apoteka ama hemsida ha
@aishaomr6351
@aishaomr6351 2 года назад
abaayo fake se lo garanayaa
@ichBin_Schweizer
@ichBin_Schweizer 2 года назад
Kareemka qoraxda mar kasta ma marsan kartaa ilaa xilga qabowga xata ma isticmaali kartaa
@Adde626
@Adde626 2 года назад
Haa, xili walbo
@umumunirah5700
@umumunirah5700 2 года назад
Alpha arbutin marsada sen ayada marsata fel miya
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Maya abaayo wey fcntahay
@Quman_qaali
@Quman_qaali 2 года назад
Abayo aad u mahadsan tahay wan ka faiday wan isticmala qabka saxda ah
@ayaanaabdi2880
@ayaanaabdi2880 2 года назад
Abyo adoo raaliya sidee u isticmaashay somalia hadaa joogtid intee kaso gadate
@adoontiialle5520
@adoontiialle5520 2 года назад
Abaayo inte ka hela dm ka maka heli karàa
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Snapchat namrafarah21
@susancarab2321
@susancarab2321 2 года назад
Madmow yar yar wajiga malo isticmali karaaa adoo wajiga o caadi ah ma,isticmali kartaaaa waji fcn leh
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Haa mcnto finanka yar yar wey u fcntahay
@susancarab2321
@susancarab2321 2 года назад
@@namrahani-skin ado waji nadif ah ma,isticmaali kartaaa
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
@@susancarab2321 Haa wanba ka so hadalay marwalba waji nadiif o qalalan
@amin0ciise481
@amin0ciise481 Год назад
Serum haarta u gaara ma jirtaa abaayo
@nolashadhiban9334
@nolashadhiban9334 Год назад
Haaa uu jiraaa Alpha Arbutus 2% Ha la dhahaa wlll
@maryammohamed4469
@maryammohamed4469 2 года назад
Xiliga fintarka xitaa caremka qoraxda malamarsadaa
@Adde626
@Adde626 2 года назад
Haaa
@khadraadan9912
@khadraadan9912 2 года назад
maxa lagu Kala garanya Kan fake iyo original ka
@Adde626
@Adde626 2 года назад
Yacni haga dalban (SHEIN , wish, aliexpres, ) ka dalbo kicks , lyko, cocopanda, intas
@ismahaninurjama984
@ismahaninurjama984 2 года назад
Prata om pigmentfläckar syster
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Jag ska Sister ❤️❤️❤️ tack så jättemycket
@fardowsocabdullahi9175
@fardowsocabdullahi9175 2 года назад
Abayo niacinamide iyo glycolic acid same function may qabtan
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Glycolic acid maqaarka dhintay ayeey qadaa Marka iskumid mahan
@fardowsocabdullahi9175
@fardowsocabdullahi9175 2 года назад
@@namrahani-skin haye abayo mahadsanid
@khadraadan9912
@khadraadan9912 2 года назад
asc abayo maxa lagu Kala garta
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Mxaa waye qaali
@anisaaabdirahman6430
@anisaaabdirahman6430 2 года назад
Originalka side lugu karta apayo
@SacdiHassan-zf5lm
@SacdiHassan-zf5lm 10 месяцев назад
Abayo xagay joogtaa lamberkaga
@rushadamaxamed8601
@rushadamaxamed8601 2 года назад
Fake iyo ariginal maxa lagu kala ogaana xabibti
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Qaali fake wali ma arkin lakin . Anaa fake china kadalbaaa dhawr xabo sidiii an u aragno Insha allah . Is ilaali fake dadka wey gubtaaaa
Далее
XAFLADDA UMOJA - ArimaHeena VLOG #71
17:00
Просмотров 484 тыс.
Что не так с воздухом в Корее?
00:45
Получилось у Миланы?😂
00:13
Просмотров 1,4 млн
How I Cleared My Skin In 8 Weeks *naturally*
10:11
Просмотров 1,7 млн
My skin care ✨
8:00
Просмотров 21 тыс.