Тёмный

Sidee ku baxsadeen 6 maxaabiis reer falastiin ah oo ku xirnaa jeelka ugu ilaalada adag israel? 

Waaberi Media
Подписаться 524 тыс.
Просмотров 85 тыс.
50% 1

Sidee ku baxsadeen 6 maxaabiis reer falastiin ah oo ku xirnaa jeelka ugu ilaalada adag israel?
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Развлечения

Опубликовано:

 

12 сен 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 149   
@Waaberi-Media
@Waaberi-Media 2 года назад
01:20 Kala xiriir Somdream Agency 👇👇 📱 Whtsapp : wa.me/905416085042 📲 Muqdisho: wa.me/252615395749 📲 Hargaysa: wa.me/252633453799 📲 Garowe: wa.me/252905385192
@mohamedapdy1423
@mohamedapdy1423 2 года назад
Wll macquul may thy inad software enginer ka hadasho jawab isi fdln
@yahyehusseinmohamed55
@yahyehusseinmohamed55 2 года назад
Yahye
@shaaficishafinhomedia4276
@shaaficishafinhomedia4276 2 года назад
Zxp adoo mahadsan kasoo hadal software engineering aad ayan urabay iyo cyber security
@penbook5176
@penbook5176 2 года назад
Wllo miyaa la Qabtay
@aadanbooschannel3458
@aadanbooschannel3458 2 года назад
❤️❤️❤️❤️
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 2 года назад
Magacaygu waa Suhayb Maxamuud halkanina waa Waaberi Media. ❤
@Just2facts2
@Just2facts2 2 года назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
@nuradinalli9140
@nuradinalli9140 2 года назад
Walal walahi waan sugayay muqalka Abaalkaga ma aqaaano kaliya Allah haku garab galo mahe🇸🇴💚❤️🤍
@sahaldahir1500
@sahaldahir1500 2 года назад
Ogaal cusub aaka soo daawaday mahadsanid wll c.raxman
@mrmask3711
@mrmask3711 2 года назад
Islaamka kor allaha ka dhigo😓😢
@munocadey9436
@munocadey9436 2 года назад
Alle haka soobat badiyo aamiin
@fahmaomar4728
@fahmaomar4728 2 года назад
Illahay nabad haku xafiido
@falaqeyntadinta3449
@falaqeyntadinta3449 2 года назад
Kusalli rasulka maxamed صلى الله عليه وسلم
@mohamoudgurreh949
@mohamoudgurreh949 2 года назад
ALLAAH ayaa la jiray mana hoogo cidii maciinsata tallana saarata ALLAAH....si kastay u adkeeyaan uguna xidhxidhaan meelo amni oo aad loo ilaaliyay hadana ALLAAH ayaa ah kan kawada sareeya ALLAAH haw gargaaro walaalaheen reer falastiin hana duleeyo yahuud aaamiin aaaamiin 💪💪💪💪
@J0L3D
@J0L3D 2 года назад
Sheekadan usbuuc kahor ayaan ku arkay Twitter ka iyadoo carabiya Masha allah somalidu caalamka way la socota
@deeqaiman3593
@deeqaiman3593 2 года назад
Keep going my brother
@mohamedibraahim4203
@mohamedibraahim4203 2 года назад
Islaamku ha guulaysto meel walba guuul guul insha allh👊
@gaaciye.channel9591
@gaaciye.channel9591 2 года назад
My best youture.Abdiraxman waberi✌
@ismahaancijaal5898
@ismahaancijaal5898 2 года назад
Alxmd Allah ugargaaro dhamaan mislimiinta inay baxsadaan waa farxad usohoyatay muslimiinta
@shaimamohamud7796
@shaimamohamud7796 2 года назад
4 kamidah waa la qabtay walaal allah dhibka ha ka korqaado dhamaan muslimiintoo dhan
@maxamedaxmednuuxaxmed473
@maxamedaxmednuuxaxmed473 2 года назад
Waa guul ay kagaareen falastiin
@mahamedmawlid1604
@mahamedmawlid1604 2 года назад
Mrki hore ay baxsadeen run ahaanti aad ugu farxy xtta muuqal ka diyariyy lkn 4kmida in laso qabto caloosha iga xanuunty waliba wa la jidh dilay mrki laso qabty ilhy haka so daayo So kle iso booqda asxaapta waberi media
@mrmeen101
@mrmeen101 2 года назад
Cusman
@bishaaryare7121
@bishaaryare7121 2 года назад
One the only legend abdirahman waberi
@muxammad2777
@muxammad2777 2 года назад
Inshaa allah afarta lasoo qabtay haddana waa faka doonaan labada kalena lama soo qaba doono ilaah idankiii
@Burale143
@Burale143 2 года назад
SubxaanaAllah.... waa Awooda Alle..
@nabiilnuurshe
@nabiilnuurshe 2 года назад
Abdirahman geesi horey u soco bro
@t.o.bfamily
@t.o.bfamily 2 года назад
Love this channel ❤️❤️ Keeyga kalkici noh asxabta
@indheyyare522
@indheyyare522 2 года назад
Alxamdulilah allah hadu kaso bixiyay Keep going
@mubaaraksaney3642
@mubaaraksaney3642 2 года назад
Mahadsanid.
@cabdiwalimohammed5441
@cabdiwalimohammed5441 2 года назад
Wan ka xumahay wlhi in laso qabto ragaas 😭😭😭
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 Год назад
Mahadsanid ustaad
@albaaniali7387
@albaaniali7387 2 года назад
Cabdiraxmaan cumar bro alla haku garab galo balse codsigaygu waa in loo duceeyo sheekhii ree suudaan ee geeriyooday sheikh NOREEN maxamed Saadiq iyo geesigii Hackerka ree Aljeeria in ilaahah kabadbaadiyo cadawga haysta
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 2 года назад
Thanks waberi media very interesting information
@shaficaabi9831
@shaficaabi9831 2 года назад
Mancha allah Lipaax falastin waa wadnkeen kana wacan wadankeena ogawna rasulkeenu (NNKH) inuu inagala dardaarmay Akhbaarteeduna waa inoo muhiim
@kaderali3056
@kaderali3056 2 года назад
Thank you pro inkastoon soo daawaday
@kunciil4584
@kunciil4584 2 года назад
Thanks
@ogaalkatube5583
@ogaalkatube5583 2 года назад
Mahadsanid sxp horay usoco
@khadaraxmed7225
@khadaraxmed7225 2 года назад
Keep going
@DamashaadMediaChannel
@DamashaadMediaChannel 2 года назад
Keep going bro
@adoontiialle3162
@adoontiialle3162 2 года назад
Mnsha allh codsigeenii waad hirgalisey mahadsenid walaal🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰
@xasancadde5581
@xasancadde5581 2 года назад
Keep going waberi media 👏👏👏
@xamakowramram7730
@xamakowramram7730 2 года назад
Allahu Akbar
@legendofthepubg5636
@legendofthepubg5636 2 года назад
Yaa iga soo horeeyo😄🥰
@apdalaxidig4574
@apdalaxidig4574 2 года назад
Keep GoinG pro●●
@MESUT188
@MESUT188 2 года назад
Filmkii prison break ayay si wacan u daawadeen lkn waa ka xumahay in la qabtay kuma farxin
@munanuur2210
@munanuur2210 2 года назад
الله اكبر
@zulthanaxmed9109
@zulthanaxmed9109 2 года назад
M.a wll wax badan baa kaa bartay 🥰🥰🥰
@deqomaxamed9233
@deqomaxamed9233 2 года назад
Anaa ugu horeeyo caawa
@xasanturky4732
@xasanturky4732 Год назад
Keep going to
@abdullahisaed10
@abdullahisaed10 2 года назад
From Siraha Dahsoon
@muminahmed3011
@muminahmed3011 2 года назад
illohow rabiyow ugargarr garabgal falastiin xamass turkey somalia Pakistan gulleysta cadhowginna cagtahoostiisss gull wacan erdogan gulleysaaa walligaaaa alleeeeeeh garabgal allah i.a amiiiiiiin yarabi
@abdifatahabdirashid7806
@abdifatahabdirashid7806 2 года назад
Waaberi media keep going pro
@caydarusmaxamud2162
@caydarusmaxamud2162 2 года назад
alahu.akbar.gumaystaha.alaw.jabi.amin.amin.amin
@abdullahisaed10
@abdullahisaed10 2 года назад
Waan Kugu Dayda Walaal.♥️
@juweyriamaxamad249
@juweyriamaxamad249 2 года назад
Waaka xumahay wlhi in markale lasoo wada qabto walaaleheen reer falastiin alle haka dulqaado dhibaatada ay ku jiraan Wexey marayaan qeeb kamida imtixaanka dunida Waxaana ugu sooducenayaa in uu allaah kasoo baxsho xabsiga markale
@mohamedapdy1423
@mohamedapdy1423 2 года назад
Frist one halmar software engineering kso hadal wll love igu dhaji
@____Cumar____
@____Cumar____ 2 года назад
Falastiini ayuun baa waxaa samayn kara💪 Mhdsanid A/rahman omar💯
@shukriomar6053
@shukriomar6053 2 года назад
Alaha kaqabto gumesiga
@MBmubaarig
@MBmubaarig 2 года назад
allah akbar
@abdikadirraage6941
@abdikadirraage6941 2 года назад
Islamka allaha koryeelo marwalba amiin
@XamseDeeq-nm9gl
@XamseDeeq-nm9gl 9 месяцев назад
اللهم انصر إخواننا المسلمين في فلسطين اللهم ءامين يارب العالمين 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️♥️💪💪🇵🇸
@idledaud3086
@idledaud3086 2 года назад
Allahu akbar Allahu akbar
@axmednajiib2766
@axmednajiib2766 2 года назад
M.a sxb hornar wcn
@sumayocabdi1157
@sumayocabdi1157 2 года назад
I love This Channel ❤❤
@abdallaking7947
@abdallaking7947 2 года назад
Waa dawanay From Ogaal Cusub mashallah adigana kuwaga La wadaag 😙
@Naamir03
@Naamir03 2 года назад
Abdirahman, maalmahan kamad soo hadlin arimaha technologyada...!😇
@Abu_Canab
@Abu_Canab 2 года назад
Yaa aniga miyaa ugu horeeyo like isiiya he
@maxamed__xasan7351
@maxamed__xasan7351 2 года назад
Alla haka soofurto yahuuda
@axmeddahir7304
@axmeddahir7304 2 года назад
Awood oo dhan ALLAAH baa leh
@Kuwiihorepodcast
@Kuwiihorepodcast 2 года назад
M.a sxb aanku daydo Horay usoco
@aminahasan811
@aminahasan811 2 года назад
Waa sidaa Arinku marku Allaah kula jiro.
@SwAbde
@SwAbde 2 года назад
Inshalaah lamaheli doono
@Carafat76
@Carafat76 2 года назад
Muslimiinta fikirkooda wuu kasareeya kuwa gaalda Viv Palestine
@XuseenIbraahim-jh1eg
@XuseenIbraahim-jh1eg 7 месяцев назад
Alaahu akbar alaahu akbar☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@ibrahimu.2531
@ibrahimu.2531 2 года назад
Muslimiinta Allah guuleeyo.
@cimranomar5746
@cimranomar5746 2 года назад
Allha ka qaado dhibaatada walaheen reer falastiin
@lailo8082
@lailo8082 2 года назад
Allah waxan uga baryayaa inuu ka indho saabo raggaa musliminta ah cadowga ilaahay kuwa ay qabteena uu dhibkooda ka badbaadiyo awood bay u sheegteen balse allah ayaa ka awood badan yuhud waa cadow ilahow fashil iyo argagax ku rid aad iyo aad baan uga xumahay ragaas ay soo qabten ilahow u gargaar falastiin insha allah
@cumarmubarag2883
@cumarmubarag2883 2 года назад
Waxan rajay naya inaysa qaban kuwa haray insha allaah
@somaligirls6259
@somaligirls6259 2 года назад
Waaan ka xumay in la soo qabtay jag 😪
@maxamedmuqtaar6342
@maxamedmuqtaar6342 2 года назад
Nabiga kusali wll scw scw scw
@agedow
@agedow 2 года назад
Hoodi hoodi
@mrhanad6655
@mrhanad6655 2 года назад
Saaxiib RU-vid kaada maxaa ku nacday
@maxamedsacadaale
@maxamedsacadaale 2 года назад
Habsan baad tahay
@mustafemubaarag2648
@mustafemubaarag2648 2 года назад
First one 18 second 😇
@daadirali1824
@daadirali1824 2 года назад
C raxmaan pinka igu qabo sxp
@clraxmanismacil2651
@clraxmanismacil2651 2 года назад
Wcs wrxmtulaahi wabrkatu
@deqoadan1669
@deqoadan1669 2 года назад
Rabbigay Haka Badbaaadyo 2 Kle 🤲🤲🤲🤲
@samirasiman3354
@samirasiman3354 2 года назад
Iam third person
@abdoulkaderismaelokiye7631
@abdoulkaderismaelokiye7631 2 года назад
The qualité of vidéo is very faible. Thanks m'y brother Abdirahman waberi of this informations.
@barashadacilaansaarka8746
@barashadacilaansaarka8746 2 года назад
Insha allah lama qabto 2da dhiman
@abdifatahofficial4931
@abdifatahofficial4931 2 года назад
Alle haw gargaro islamka
@Alkaliil9565
@Alkaliil9565 2 года назад
Marna wa farxay marna waa muroogday waxaan farxay markii ay xabsiga gumeystha ka baxsadeen iyagoo nabad ah Lkn waxan ciloday markii dib loo soo qabtay allow reer falsiin dhib ka kor yeel gumeysiga na ka saar yaa allaah
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 года назад
Ilahay gacantooda mar labaad haka furfuro 4 lasoo qabtay
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 года назад
Yuhuud ilaahow umadaada ka qabo, gumaysi ka xun dunida ma jiro,dhulkii falastiin xoog bay ku haystaan,dadkoodiina xabsiyada ayey ku gureen
@maxmedmukhtar2124
@maxmedmukhtar2124 2 года назад
Walaal maraykankaba waynu ka adkaanaye ma yuhuud baynu dabargoyn waynay
@user-ht6vw9ui8y
@user-ht6vw9ui8y 7 месяцев назад
Waarun❤
@xaajimaquste
@xaajimaquste Год назад
Iska hesta aduunkan wu dhamaan aqirana jano abi bey galayaan
@mukhtaarshacraawi7958
@mukhtaarshacraawi7958 2 года назад
M.a waaan ka xumahay in qaar kamida lasoo qabto lkn geesigu marnaba na liico
@calanside95
@calanside95 2 года назад
Asc waa markii labaad oo isla sidan looga baxsaday
@omarabdirahman226
@omarabdirahman226 9 месяцев назад
Waa ka xumahay in laso qabto rag intaas xabsi ku jiray 😰
@abdirahmaan.9470
@abdirahmaan.9470 2 года назад
Hollywood style Bay ku baxsaden😅😅
@abdikadir5865
@abdikadir5865 2 года назад
Waa Maxey Sababta physicska iyo Chemistariga Mamnuuc Looga dhigey?
@nafisocali4404
@nafisocali4404 2 года назад
Walaal masooheleen hada
@kaltuunhaybe7558
@kaltuunhaybe7558 2 года назад
waa rag waaweyn xaan uhaystay dhalinyaro
@AbdifataaxMursal-qb3rt
@AbdifataaxMursal-qb3rt Год назад
Guul falaatiiuiyiiuta
@moreadyofficial3063
@moreadyofficial3063 2 года назад
Su.aal sxp sidee ciida U qarin jireeena??!!
@abdulhakimaburashid1303
@abdulhakimaburashid1303 2 года назад
Walal Su'aal xage marin jireen ciida Godka ay kaso saari jireen ? 🤔🤔
Далее
Kettim gul opkegani😋
00:37
Просмотров 789 тыс.
Arabic Conversation: Learn while you Sleep with 2000 words
4:38:36
Xaqiiqo mise khiyaali | suxuunta duusho |
11:57
Просмотров 93 тыс.
Вот почему 😐
0:59
Просмотров 2,9 млн
Spot The Fake Animal For $10,000
0:40
Просмотров 160 млн