Ani 23 sana jira laba wiilna waan haysta sanadkana jamacad waan kaqalin jabiyay alxm hadna waan shaqaysta ani America ku goray laga yaba fursada badan inaa haysto lkn walhi wax barashadu waa muhim say ayan sheegtay qasab maha inaa shaqaysid lkn ilmahaga ayaa ku ayaya