Тёмный

Sidee lagu yimaadaa Dalka Ireland | Warbixin 

Sablaale Media
Подписаться 1,5 тыс.
Просмотров 4,9 тыс.
50% 1

Muuqaalkaan waxaan uga hadlayaa qaababka kala duwan eed ku imaan karto Dalka xitaa hadaad heysato Baasaboorka Soomaaliga ah dhamayso muuqaalka, wixii su'aalo ah fadlan noogu reeb qeybta comment ah
Nuucyada fiisaha:
www.ireland.ie/en/dfa/visas-f...
Jaamacadaha:
www.educationinireland.com/en...
Shaqooyinka:
www.irishjobs.ie
Mahadsanid

Опубликовано:

 

15 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 51   
@ahmeddhagnas491
@ahmeddhagnas491 Месяц назад
Sxbkey mashaa alaah waa wax loo baahanyahay Full information
@SOMIRISH__Updates
@SOMIRISH__Updates Месяц назад
Very informative well done Sablaale bro.
@Sablaalemedia
@Sablaalemedia Месяц назад
Thanks 🙏
@user-tb8fm8xr9m
@user-tb8fm8xr9m Месяц назад
Asc wllo meel aan kala so xidhidho ii sheeg warbixin dheeriyan u baahnahe mhdsanid
@Zinkimohamed25
@Zinkimohamed25 День назад
​@@SablaalemediaFaro yurub ah anigo leh ma imaan karaa wll
@Zinkimohamed25
@Zinkimohamed25 День назад
​@@SablaalemediaFaro yurub anigo leh ma imaan karaa bro
@shiin7483
@shiin7483 Месяц назад
mashAllah bro 🎉
@hangoolhangool7551
@hangoolhangool7551 Месяц назад
Bal nal wadaga
@mohamoudabshir4139
@mohamoudabshir4139 Месяц назад
Good job walalkey full information baad nasiisay xaaskayga joogta balse mudo intee leg ku qaadan haday dacwada ii bilowdaye. 👍
@jiidhe1970
@jiidhe1970 Месяц назад
I have been living in Ireland since 1994. nearly 30 years.it is possible to get visa but it's not real easy to get if ur from 3rd world. And the big issue is lack of accommodation.
@abdikafihaji1958
@abdikafihaji1958 Месяц назад
well done
@Buurhakaba003
@Buurhakaba003 Месяц назад
Sabka well done Bro afdheere From KL jaaaaw
@Sablaalemedia
@Sablaalemedia Месяц назад
Afdhere fuje farah, lafohore 🙌
@abdirizakawil9058
@abdirizakawil9058 Месяц назад
Wlhi zxpow farxad ayaan dareemayaa waayo waxaan sugaayy dacwad ireland ah oo ah family marka Alle waxaan ka baryahayaa in ilaah ii sahlo swc warbixinadaan kooban ii wadamada aad ka bixinayso soo badi i.a meel fcn waad gaaraysaa guulayso
@Sablaalemedia
@Sablaalemedia Месяц назад
Mahadsanid walaal
@xafsa687
@xafsa687 Месяц назад
Dacwad famali ❤❤
@NachoOwner3_mbap
@NachoOwner3_mbap Месяц назад
Waaw maasha alaah Warbixintaada mahad sanid
@Dhama_dhayda
@Dhama_dhayda Месяц назад
Goorma ayay furmayan jamcadaha Ireland wll
@abdullahimohamed16
@abdullahimohamed16 25 дней назад
Sxb dacwo guur ahaan ayaa leygu dacwoon rabaa iyada waxay ka imaaday sweden oo ay daganaan jirtay marka Da'da saameyn ma igu yeelan kartaa iyada waa 38 jir anigana 20 jir caqabad maka imaan kartaa?
@Muheyma
@Muheyma Месяц назад
Qof aan wax baran siduu shaqo ku dalban karaa ani ma wax baranin xirfad dhan ma lehi😢
@MohamedAdan-d7l
@MohamedAdan-d7l Месяц назад
😊😊
@phatimaahmed5326
@phatimaahmed5326 Месяц назад
Waxan doonaya inaan imaado vise dalxiis ee ma isku dhiibi karaa markan yimaado
@Fahmafaridabeauty
@Fahmafaridabeauty Месяц назад
Mnsha Allah information fican thank
@Sablaalemedia
@Sablaalemedia Месяц назад
Mahadsanid 🥰
@lailaabdirahman2997
@lailaabdirahman2997 2 дня назад
Wllo Malaysia jooga Sideen dalxiis ku iman kara
@barliin01
@barliin01 Месяц назад
Maadan soo Dhigin lifaaqyadi
@Sablaalemedia
@Sablaalemedia Месяц назад
Hada ✔️
@user-wu6tr9cg6o
@user-wu6tr9cg6o Месяц назад
Ano kadh qaxonti leh ma ku iman kara
@abdiaziizok8421
@abdiaziizok8421 11 дней назад
Italia joga ma iman kara airland
@awiawi2757
@awiawi2757 Месяц назад
war dadka Haso Qaxin mise gaalad larbta inay noqdan
@barliin01
@barliin01 Месяц назад
Sida shaqada loo codsado vidio kasoo samey wll
@Sablaalemedia
@Sablaalemedia Месяц назад
Insha Allah
@Maliboy986
@Maliboy986 21 день назад
Adiga Homeless ah
@omaradan1005
@omaradan1005 Месяц назад
Xayawaan tuug ah. ma kula tahay in dadku ay yihiin kuwo aan waxna akhriyin sidaada oo kale. xogtaasi waxay ku jirtaa Google-ka
@Sablaalemedia
@Sablaalemedia Месяц назад
Haye walaalkeey 🙏
@MohamedAdan-d7l
@MohamedAdan-d7l Месяц назад
Wll ardey ayaan ahay shahaado io baasboor intaba hysta balse link
@Sablaalemedia
@Sablaalemedia Месяц назад
Link hoos ayaan soo dhigey marhore
@cagadahab9156
@cagadahab9156 27 дней назад
@@Sablaalemedia dhankee wye sxp
@Maliboy986
@Maliboy986 21 день назад
Dadka hawaalin shubadi kushaywase
@FarahGaab-uv9gs
@FarahGaab-uv9gs Месяц назад
Soratal gala MA tahay Qofa Wato passport Somalia 🇸🇴 OO Visat To VIST Haduu Qofaka Wato Malaga yaab inuu Isa dhiibo😊oo LA Aqabala
@Sablaalemedia
@Sablaalemedia Месяц назад
Suaasha sifiican uma fahmin walaal
@FarahGaab-uv9gs
@FarahGaab-uv9gs Месяц назад
@@Sablaalemedia Hadan Kuu Soo Koob Hadan Iraland VIST TO VIST Ku Imaado QOXOTINIMO MA CODASAN KARA
@Sablaalemedia
@Sablaalemedia Месяц назад
@@FarahGaab-uv9gs magangalya nimada cid walbaa dalban karto ireland waxa ay kamid tahay wadamada saxiixay heshiiskii Ganeva 28 July 1951
@MrDoctor111111
@MrDoctor111111 Месяц назад
Ambulo 😂
@user-kr6fk8ht7s
@user-kr6fk8ht7s Месяц назад
Sida wx barashada inte kaxereysan kra?
@Sablaalemedia
@Sablaalemedia Месяц назад
Description kaan soo dhigay walaal
@xafsa687
@xafsa687 Месяц назад
Talefonkaga wllo your nambar
@ahmeddhagnas491
@ahmeddhagnas491 Месяц назад
😂
@alustadabubakar8969
@alustadabubakar8969 Месяц назад
Bro Iam interesting to visit Ireland inform visa please I need ur help I wana need to get ur whtup platform for further communication
@Sablaalemedia
@Sablaalemedia Месяц назад
Insha Allah
@socaddechanel182
@socaddechanel182 6 дней назад
ustaad halkee kaala soo xiriiraa namber whats app iisheeg
Далее
Maxaa Somalida loogu sheegay Ireland
17:58
Просмотров 94 тыс.
WAA MAXEY SABABTA AAN U IMID IRELAND 🇮🇪
13:01
Просмотров 154 тыс.
Редакция. News: 128-я неделя
57:33
Просмотров 2 млн
СМОТРИМ YOUTUBE В МАЙНКРАФТЕ
00:34
Просмотров 1,3 млн
Склеил девушку-курьера ❤️
01:00
دبلن، إيرلندا | Dublin
29:11
Просмотров 14 тыс.
Somalida iyo Irish-ku maxay iskaga mid yihiin.
22:40
Просмотров 80 тыс.
The Dark Sides Of Living In IRELAND
15:42
Просмотров 120 тыс.