Тёмный

Sidee lo isticmala the ordinary lactic acid, 

Namrahani-skin
Подписаться 23 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

28 дек 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 72   
@fartunmohamed6925
@fartunmohamed6925 2 года назад
Mahadsanid abayo
@simonsiman7129
@simonsiman7129 2 года назад
Masha Allah
@cabdinasir1650
@cabdinasir1650 2 года назад
Mahadsanid
@abshirabdiweli6039
@abshirabdiweli6039 2 года назад
Wan kufaraxsanahy inaad kasohadasho abyo mahadsanid 💓
@filsanmg6774
@filsanmg6774 2 года назад
Abaayo ka soo wada hadla si aan sifiican ugo fahano aad ayaad u mahadsatay xbbti Alle kheyr baden haku siiyo🥰
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Haye abaayo
@user-kl8im8jz8i
@user-kl8im8jz8i 11 месяцев назад
Shukran abayo wn ubahna serumka
@najwadayib605
@najwadayib605 2 года назад
Shugarn xbiibtii 🥰❤️❤️❤️
@najwadayib605
@najwadayib605 2 года назад
Body cream wa sogona 🙋‍♀️🙋‍♀️🥺 best ah
@kaltuncumar2804
@kaltuncumar2804 2 года назад
Keep going sxp Namra ❤️❤️
@udgoonudgoon5568
@udgoonudgoon5568 2 года назад
Masha Allah tnx abyo inskto heli Karin Nairobi jogo hda neh wanjeclehe vedio yashada
@samiraahmednasir9595
@samiraahmednasir9595 2 года назад
Abaayo jumia ka dalbo
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Qaali waa heli kartaaa Nairobi wx kaste wey yalaan waaa sida yurup un. Mahadsanid mcnto
@kaltuunmaxamed7137
@kaltuunmaxamed7137 2 года назад
Hyaluronic Acid 2%*B5 ano wajigaygu qalalanyey ma marsankaraa cream kalena maku marsankaraa wll iso jawaab
@ugbadahmed2931
@ugbadahmed2931 2 года назад
Wllo xagtinta maxaa wajiga lagaga baabiya ama cijiyaha wajiga kaga yaala
@najwadayib605
@najwadayib605 2 года назад
We love you too abyo 🙈😘❤️❤️
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
💋💋❤️❤️
@ubaxdiriye1482
@ubaxdiriye1482 Год назад
❤❤
@samaaranuur9297
@samaaranuur9297 2 года назад
Wlshey qof wanagsan batahay wax fcn bulshada ushega ordinary products inta ugu muhimdan kaso hdl wlshey oo halmar sogadan karo
@samiirasiid2937
@samiirasiid2937 Год назад
Asc wllo waad ku mahadsan tahy garab istaaga and nasiisay qaasatan Aniga mhdsnd lactic acid mar kale kaso hadal
@katrahassan9093
@katrahassan9093 2 года назад
❤️❤️❤️
@yasmin-nw4my
@yasmin-nw4my 2 года назад
top meel kasto naga soo dhis
@abshirabdiweli6039
@abshirabdiweli6039 2 года назад
Kasohadal odinary quruxeey
@wadani7695
@wadani7695 Год назад
Lacti acid aniga madow ayeyba iga dhigtaye maxaa sababay iisheek sister
@bintipeela1060
@bintipeela1060 2 года назад
Qofka retinol isticmaala lactic iyo hylaronic acid habeenada qaar ma marsankaraa xbbti
@natashaabdihis2856
@natashaabdihis2856 2 года назад
Mansh Allah Thanks waxa badan ayan ka faaiidaye Niacinamide Zinc iyo Alpha Arbutine labadan kaso hadal nosharax adigo mahadsan waxab hal mara ma isla iticmali kara
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Haye mcnto
@marwa5017
@marwa5017 2 года назад
Mashallaah walaal alpha arbutinka dadka oilyga ahi ma isticmaali karaan ka soo hadal
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Haa abay qof kaste isticmali karo
@nimcoabdilaahi1246
@nimcoabdilaahi1246 2 года назад
Masha Allah abaayo waa kusalamay aad ayaa u quruxbadanyahay wejigaaga laakiin aqoonta kahaysato lactiacide saas mahan dariiqada way kaa qaldantahay exfoliant waaye lacticacid markaa intaa isticmaalin waxaa la matsadaa toner markaas ayada kabcdina moisturizerka dariiqadaas ayaa loogu talo galay anigaa waxbadn kusoo jiray fahanka productigaan qaali insha Allah adigana si weijigaada quruxdaban kaaga xumaan dadka kuriisanayana dhib ugala kulmin saas yeel.
@qur4nona
@qur4nona Год назад
Abaayoooy waan Ku baryaa meel aan kaala soo xariiro iisheeg
@shukricnaasir3688
@shukricnaasir3688 Год назад
tonerka muxuu saa cidaynaya wlle
@nimcoabdilaahi1246
@nimcoabdilaahi1246 Год назад
@@shukricnaasir3688 Waxa rajaynaayaa in jawaabtay ay kusoo gaartay abaayo tonwrka wuxuu kaa caawinaayaa waxa waaye wijig markaa dhaqodo oo iska qalajiso wax ugu horeeyo oo balnasiga kusoo celiyo waaye wuuna dejinaa dabcan waana in uu ahaado toner wax barafuun eh kujirin iyo alcohol wax qalajiyo kafaaideesi wacan
@shukricnaasir3688
@shukricnaasir3688 Год назад
@@nimcoabdilaahi1246 shukran xppti simple paan isticmala hadan gabadhan markan dawaday waxan rapay inan iska dayo lkn waan wadanaya xppti
@nayramahmed7682
@nayramahmed7682 2 года назад
PaulA’s choice shirkadan skin care sidee waye
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Best company❤️ waan jclahay
@siamabdiris99
@siamabdiris99 2 года назад
Sansetive wa ahy qali lkin wan ubahanhy finanba madmadaw iga tagay 😭
@nawelnalka
@nawelnalka Год назад
Qof dawa cades marsdo ma isticmali kara
@rumanguelle234
@rumanguelle234 2 года назад
Abayo shaman sidan cml nogu soo sharax biyaha lagu dhaqana no soo sheg ma kulaylaa mise qabow mhdsnd.?
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Qaali mxaa kawada shaman kuma fahmin
@cayuushaame
@cayuushaame Год назад
Aniga kanbadhigani waxab kama fahmin meqo wax ayu sosara
@nastehaupdaynastehaupday1279
@nastehaupdaynastehaupday1279 2 года назад
Abyo dr rashel kaso hadal
@lailalaila-kq1en
@lailalaila-kq1en 2 года назад
Wlley fecewoshta setachil wajigii shuruuruc iga dhigtay kasoo hadal
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Abaayo Waa caaadi malimaha oguhoreeyo Waa laqabsaneee kudhaqo Malin kaste
@qali2589
@qali2589 2 года назад
Wan u bahnaa wana so gatay😪😪sensitive ahay allergic wan qabaa Mahadsanid Mahadsanid xabibtii
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Iskufiiri week hal habeen saa kunoqoto
@hanatabdi3170
@hanatabdi3170 2 года назад
Somalia malag helaa wll
@barwaaqoahmed5344
@barwaaqoahmed5344 2 года назад
Xbti plz wan ku bahanay labarkaga away
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Snapchat namrafarah21
@animnomuxudin6457
@animnomuxudin6457 2 года назад
Nabarka markuu iga dhamado le ma faidadisa hela abyo
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Nabar cusub o kuguyaalo lama marsado
@asmaqasim7259
@asmaqasim7259 2 года назад
Wll aniga wajigay intaan marinaayo waa qurux markaan dayay cun cun iyo finana ayaan meel aan ka maro wayay markii hore bilaabayana balaayo ma qabin wajigaygu
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Qaali ex kale miyaaa marsataaa mise Natural aa tahay
@asmaqasim7259
@asmaqasim7259 2 года назад
@@namrahani-skin wll natural ayaan ahay ma marsado olay ayaan isticmaala
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Sax qaali cream ka qoraxda ma marsataa maalinki
@asmaqasim7259
@asmaqasim7259 2 года назад
@@namrahani-skin hadadnan been sheegin inta qaboobaha ma isticmaalo wll Lakin kulaylka waan isticmaala
@ubax7758
@ubax7758 Год назад
Kan maantan so gatay allow I sahal
@nimcoxasancumarnimcoxasanc5222
Wash hoos lugu dhaqo ka soo hdl
@namrahani-skin
@namrahani-skin Год назад
Haye qaali
@nihaalaxmad360
@nihaalaxmad360 2 года назад
Niacinamide ka so hadal mar walbo mala isticmaala
@fartunmohamed6925
@fartunmohamed6925 2 года назад
Aney ii sheegtay habeenki marso i dhahday ku seexo subixina marso ku joog in aad iska dhaqdo looma baahna
@nihaalaxmad360
@nihaalaxmad360 2 года назад
Hye mahadsanid abyo
@hibosahal1862
@hibosahal1862 2 года назад
Asc wllshy gaduud aya idilay xasasiyad maxa sameya
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Xabity gaduudka mxaa kukeenay daawo miyaa marsataa mise meel qoraxleh ayaa jogto o qorax a kukeentay mise Waa midka mar mar iska imaado
@hibosahal1862
@hibosahal1862 2 года назад
@@namrahani-skin mahadsanid wllshy sidaad iguso jawabtay abayo hara igaga jira wajiga markasan mariyaay Dinara kabacdi wan gudutay telephone number kaga xagen kahela taalan karaba sen kugu helikara
@qali2589
@qali2589 2 года назад
@@hibosahal1862 snapchat kala hadal wll
@hibosahal1862
@hibosahal1862 2 года назад
@@qali2589 ma isticmalo wllo snapshot ka
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Qaali mxaa marsatay
@barwaaqoahmed5344
@barwaaqoahmed5344 2 года назад
Xbti wajiga iga dhinatyna plz wllo mcn iso qor labarkaga
@sacdiyoxasan1577
@sacdiyoxasan1577 2 года назад
abyo mee snapchatka uma jeedee iisheeg plz
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Namrafarah21
@samiirasiid2937
@samiirasiid2937 Год назад
Mahadsanid
Далее
TRUTH ABOUT THE ORDINARY - My Top 10 Serums 2024
15:52
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Просмотров 4,8 млн
DIY rocking horse for your kid #diy #parenting
00:57
What Lactate is & What it ACTUALLY does: 5 Min Phys
7:17
Skin care faida uuleyahy waa maxay
7:59
Просмотров 1,8 тыс.
Azelaic Acid
10:42
Просмотров 330 тыс.
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Просмотров 4,8 млн