Тёмный

Sidee wajiga u dhaqan karta ama u hagajin karta adoo gurigaga jogo facial at home) 

Namrahani-skin
Подписаться 24 тыс.
Просмотров 26 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 131   
@amaani-ig8qe
@amaani-ig8qe Год назад
Namra hani wax badan ayaan kaa faiiday wana kuu duceyay❤❤
@nawelnalka
@nawelnalka 2 года назад
M.a wlhi lays ma xaqiree wax bdn ka faiday nabrahii bdnaa xitaa wa iga yaradeen 🥰Thanks abyo qli
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Ma sha Allah Mcnto ❤️
@Adoontii45
@Adoontii45 2 года назад
Mash allah tabarakalah aniga horaa ka kacay oo ka sameeystay mahadsanid xabibti
@sofiashire5730
@sofiashire5730 2 года назад
Asc xabiibdi maashaa alaah abaayo su aalo batan aan ku weydiinee nabarkaaka nasii atoo raali ah,❤️
@rahmamuhumed1693
@rahmamuhumed1693 2 года назад
Manshallah wllo wlhi waxa badan oonan ogayn ayaan kaa faaidey illahay khayr hakaa Siiiyo
@filsanali5442
@filsanali5442 2 года назад
Masha allah abaayo,kheyr allaha kusiiyo 🥰
@Honey_MB
@Honey_MB 2 года назад
Mahadsanid xbbti wax badan ka faaiidnay channel faaiido leh oo somali ah waba yar yihiin please gabdho share u dhaha video yada walashin😊🥰
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Mahadsanid mcnbadn ❤️❤️❤️❤️❤️
@firdosasileban2111
@firdosasileban2111 23 дня назад
Mnsha Allah thanks qaali ❤
@edebsanabdi6325
@edebsanabdi6325 2 года назад
Masha allaah abaayo wax badan aan kaa faa iidey❤️❤️❤️
@umusafamohamed4768
@umusafamohamed4768 2 года назад
Mashallah abayo mask lips aa marineysa isosheg.shukran
@مريضة24
@مريضة24 25 дней назад
Xbbti 😊Mshallh 🥰 wad iska shaqesay😊
@siraddhoof5813
@siraddhoof5813 2 года назад
Where can I get this massage machine I live in London thanks sister
@asmaindho7817
@asmaindho7817 2 года назад
Shukran wll waxan ka codsanlaha ado dhaqaya gacmaha iyo lugaha ina so galiso
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Haye mcnto
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 2 года назад
Asc Ukhtifillaah, wa Mshallaah Jzklh Kheir 🌿💯❤️
@faraxmohamudamare2104
@faraxmohamudamare2104 2 года назад
Masha Allah
@simonsiman7129
@simonsiman7129 2 года назад
Masha Allah 👏
@fardosaawil3205
@fardosaawil3205 2 года назад
Mashallah tabarkallah
@aminaadan6504
@aminaadan6504 2 года назад
Shugran jazaakallah khayr
@kowsaryasir1592
@kowsaryasir1592 2 года назад
Maasha’allah jazakallahu khayran qaaali❤️
@ummuaymanfoos8387
@ummuaymanfoos8387 2 года назад
Mashaa allah Tabarakallah Allahuma baarik Abyo jazakallah kheir hadan arkay video kada wana kugu cusbahay Haraha wajiga ban leyahay maxan ku saraaa oo ad igu caweyn kartaa?
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Sodhawoow qaali❤️❤️❤️❤️
@hmacaan
@hmacaan 2 года назад
Allah hanooka daayo abaayo
@najmaqali8666
@najmaqali8666 2 года назад
Xppti wllhi we need that much information tnx u❤️❤️🥰
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 2 года назад
shaqo badan waaye huuno wax fudud nofaaidee thanks
@amranahmedaadam1742
@amranahmedaadam1742 2 года назад
Quruxey hada rabtid inu maqarkada ku quruxnaado waa inaa Juhdi galisaa ee caajiska iska daa
@kosmuse4976
@kosmuse4976 2 года назад
Masha Allah keep going abayo
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
❤️❤️
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 2 года назад
Thnks xabibti hadan kugu Soo biiray Wana kaahelay
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Sodhawoow walashey mcn
@aichajamal9789
@aichajamal9789 2 года назад
Masha Allaah mahadsanid wll sidad noogu faaideysay ❤
@hamdimohamed493
@hamdimohamed493 2 года назад
Abyo mcn mhdsnid ❤️ Xppti ka soo hdl madowga afka ku hareraysan codsi wyeh 🥺
@hodanahmed378
@hodanahmed378 2 года назад
Abayo birtan Ad wayig kudugayiso iyo gedan wasakhad lagag so sarayo wajiga magcod maxladhah halke lag helikar jarmalkan jogaye
@hodenmalin5841
@hodenmalin5841 2 года назад
Mashing massage ka magaciis abayo thanks
@siraddhoof5813
@siraddhoof5813 2 года назад
Thanks sister
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 Год назад
Masha allaah ❤
@aashomahamud450
@aashomahamud450 Год назад
Asc sual mashinga wajiga ku masa jeneysit inte ka sogaday please no shek adiko rali ah?
@anabamed8607
@anabamed8607 2 года назад
Wll geedkaan guuxaya ka soo hadal magaciisana noo sheeg
@maryanruun7866
@maryanruun7866 2 года назад
Asc abyo wan kuweydiinaa waji finan leh xaad malaga xiiri karaa
@aayah5210
@aayah5210 2 года назад
Halke kahelikarna mashunkas Inyo birta nabrahalagusosarayo plz abayo
@zamzamabdirizakabdulahi4259
@zamzamabdirizakabdulahi4259 2 года назад
Asc abayo telkagan ubahanhay xagee kalaso xariraa
@fatumaahmedsalah4101
@fatumaahmedsalah4101 2 года назад
JazakhaAllah kheir abayo, I love your channel it's very educative. Whats the name of that machine???
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Facial scrubber spatula ❤️❤️❤️
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 2 года назад
Maasha Allah tabaarakallah, thanks abayo. Lakin tool ka yar xageen kahelikaraa? Aniga caawa aya iiguhoreysa channel kaaga and I like 👍
@amranahmedaadam1742
@amranahmedaadam1742 2 года назад
Abaayo dukaamada alabaha wajiga lagu gado ayad ka hele ee screen ka qaado Magaciisana waa comedone extractor
@aashomahamud450
@aashomahamud450 Год назад
Ama no sodub vedo kahad leyso mashinada wajiga laku dhaqo iyo ku wa laku masajeyo iyo dukaamamka laga heli karo please
@nimomohmud8227
@nimomohmud8227 2 года назад
Abayo wa mahadsantahy aad aan kuugu xiranhy kaso hadal machinka masajka iyo vitaminada
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Haye mcnto Waa so Wafaa vitamin nada iyo collegen yada❤️
@hibomohamed2427
@hibomohamed2427 2 года назад
Mahad sanid abaayo waa cashar muhiim ah nadiifinta wajiga bishii. Meeqo mar aa fiican
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Bishi hal mar mcnto
@anzalhanchi9858
@anzalhanchi9858 2 года назад
Beauty Queen ♥️♥️🥰💋
@amiirashukri3789
@amiirashukri3789 2 года назад
halkee k soo iibsan karnaa?
@anfacaxmed5859
@anfacaxmed5859 2 года назад
Mashllah qli
@asmaahmed8608
@asmaahmed8608 Год назад
Asc abaayo
@SahraYusuf-xl8yw
@SahraYusuf-xl8yw Год назад
Qaali misheenka xageelaga helaa ani mee hayistee
@farhiamunira1835
@farhiamunira1835 2 года назад
Asc sz..I have been following your videos quite some time..n walahi I have similar problems...do u use fb...I mean I wanted to reach out to n have a private conversation with you..kindly guide me on that...thnxz
@riyakmohamed5973
@riyakmohamed5973 2 года назад
Abayo wajiga marki lXiro xada maigu badaneysa mise inteda le igusonoqone amu garka nimanka iga sobaxa 😁🥰isojawab abayo mida kale syramka indaha waregoda hadi lamariyo ma dib ayu ikena
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Maya abaayo masobadaneeso anaka dumar aa nahay naloguma talagalin sidieedi lee kusonoqon
@riyakmohamed5973
@riyakmohamed5973 2 года назад
@@namrahani-skin mashallah shukran xabibti qali
@ashamohamed689
@ashamohamed689 2 года назад
Aslam alaykum xabibti shukran
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Wcs Mcnto ❤️❤️
@anisoabdi8052
@anisoabdi8052 Год назад
Maskin magaciis abyo mcnto Mhdsnd
@luulomar1467
@luulomar1467 2 года назад
Gaduudka wajiga maxa lagu sameya abayo
@katrahassan9093
@katrahassan9093 2 года назад
❤️❤️❤️
@ramlocabdiqaadir1478
@ramlocabdiqaadir1478 2 года назад
Dadka xasasida qawa ka sohadal
@xamdicade2970
@xamdicade2970 2 года назад
Abayo hada marsado vitamin e kaniiniga camal ah kawaran
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Beelo waye abaayo vitamin e
@miskihassan2493
@miskihassan2493 2 года назад
Suufka xagee kahelikaraa
@abdulkadirmohamed5709
@abdulkadirmohamed5709 2 года назад
Wlhi gabar qalpi fcn tahay xppt
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Thank u so much ❤️❤️❤️
@majidyareboqorkaxafada5507
@majidyareboqorkaxafada5507 2 года назад
Abayo nabro maxa mariya
@khadruush
@khadruush 2 года назад
Abayo salicylic acid aad isticmasho noose sheeg ma face wash baa mise waa cream mahadsanid.
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Ani mask ordinary iyo toner ayaan kaisticmala lakin serum na wey jirtaaa
@ikraan8218
@ikraan8218 2 года назад
Birtas yaigu cawinaa muqdisho jogaa
@nimcohaype6173
@nimcohaype6173 2 года назад
Abayo mad madow yar yar ayaewajiga igag jira maxa iga bixinaya oon mariya Plz izo jwb
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Abaayo waasodhigay fiiri video yada kale
@iqramahaed7435
@iqramahaed7435 2 года назад
Xage ka helaaa kan cad
@animnomuxudin6457
@animnomuxudin6457 2 года назад
Asc abyo salisidic acid muxu tara
@fatumaibrahimbarisle4515
@fatumaibrahimbarisle4515 2 года назад
wajiga hadii aad xiirto xaadu way soo baxdaa
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Weyso baxee sideedi lakin kuguma badaneeso lakin sidey kueheed lee kuahane
@anfacaxmed5859
@anfacaxmed5859 2 года назад
Shugran
@nuuraxuusen8820
@nuuraxuusen8820 2 года назад
Wall waxan raba inad WhatsApp I shegtid
@amuunmohamed8476
@amuunmohamed8476 2 года назад
Abaayo magacii mashiinkaas yar ee saddexda wax isugu jira
@arawellaali8352
@arawellaali8352 2 года назад
Ka warqada kasoo hadal wajiga sakida leh
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Kumafahmin qaali
@ashaabdikadirmohamed1661
@ashaabdikadirmohamed1661 2 года назад
Snapka kaso jawaab deer😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔
@AmranAli-pl5lj
@AmranAli-pl5lj Год назад
Apyoh
@luulomar1467
@luulomar1467 2 года назад
Waxa wahiga lagu xiirayo magacii abayo
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Facial razor
@lailagarcad8914
@lailagarcad8914 2 года назад
Xppti numberkga raba inaa kula hadlaa rabay
@hawaahassan696
@hawaahassan696 2 года назад
Abyo meshinkaas icon sida loo isticmalo soogali
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Haye qaali
@riyakmohamed5973
@riyakmohamed5973 2 года назад
Karemka indaha waregisa mailowday mise loma bahno
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Cream ka indhaha leee waye waregooda iyo hoostodaba
@samagulled4462
@samagulled4462 2 года назад
Big girl
@amranahmedaadam1742
@amranahmedaadam1742 2 года назад
Abaayo aniga skinkeyga waa dry and sensitive marka tips kan aad sameysay ma samayn kara marka facial sameysanayo anoo products ka noca wajigayga loogu talagalay isticmalayo iso jawab sxp inaa ogaada raba
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Haaa mcnto. Just products logutalagaly lee isticmaal ,
@amranahmedaadam1742
@amranahmedaadam1742 2 года назад
@@namrahani-skin tnks xabibti wax badan kaa faaiday allah ka ajar siiyo
@sulekeissaaden2966
@sulekeissaaden2966 2 года назад
Abayo
@sulekeissaaden2966
@sulekeissaaden2966 2 года назад
Inte lagahela
@fatimamohamud7555
@fatimamohamud7555 2 года назад
Abyo waakugufarxe wlh to be honest channel kada maanta kusoobiire abyo xaada wajiga hadaa xiiro maigusobadane midakle birta lagu xiiro sugunto io birimo meeledahy
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Abaayo maya xaada kuguma badaneeso. Dumarka kuma badato. Birta na wlhi ma aqaano in ey sigunto iyo kala leedahay qaali
@fatimamohamud7555
@fatimamohamud7555 2 года назад
@@namrahani-skin thnku mcnto
@najmamaxamed3484
@najmamaxamed3484 2 года назад
Screep yada nosoo gali abyo
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Video gan kan ka hore eyey fiiri wan so dhigay scrub yada
@queenshaam5247
@queenshaam5247 2 года назад
Abayo iskarabka maalin kasta mala marsankaraa
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Qaali 3-4 malin isbuuci
@Queenkiin1234
@Queenkiin1234 2 года назад
Abaayo mashenada inte laga dalbada UK hada jookto
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Shein qaali
@bushratimcade1087
@bushratimcade1087 2 года назад
Abyo bari idad wajika ma marsan kara
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Qaali Bari wx Dhibmalhn hadey ku anfacday
@ashaabdikadirmohamed1661
@ashaabdikadirmohamed1661 2 года назад
Snapka kaso jawaab dee ,🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬
@safiyocisman1447
@safiyocisman1447 2 года назад
Asc quruxe aniga wan kabaqa wayo gar iyo shaaribo inan yeshan kabaqa
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Wxbo mayelaneesid naagaha meshan wx extra ah o xadoodi kabadan
@ashaabdikadirmohamed1661
@ashaabdikadirmohamed1661 2 года назад
Snapka kaso jawaab dee 🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬
@loveumom2746
@loveumom2746 2 года назад
Speed*2 ku fiirsadaa mana dareemo boobsiis
@hamdiyusuf2003
@hamdiyusuf2003 2 года назад
Wax gaduud baabiyo soo gali abay
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Waa so wadaa qaali
@hodansulayman5426
@hodansulayman5426 2 года назад
Abaayo jirkana kasoohadal
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Jirka insha allah Waa idin so wadaaaa
@munaqalbidhaya6312
@munaqalbidhaya6312 2 года назад
Wcs uwellecom
@hmacaan
@hmacaan 2 года назад
Abaayo bahalka cad oo masageka magaciis
@hoodoissa9727
@hoodoissa9727 2 года назад
Huno ma la qalinaysa is daji sidagan uhadal mahadsanid
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Huno shaqo la an ba kuheso ee camal yelo . Hadii aadan codka iska gaabin karin Dee Hana dhagesan
@farxiyosabriye6845
@farxiyosabriye6845 2 года назад
@@namrahani-skin walaalo wajiga saliid leyahay xasaasiyad wa leeyahay ma marsan karaa
@kubayoacademyfordevelopmen1085
@kubayoacademyfordevelopmen1085 2 года назад
Ku soo dhawada RU-vid channel, Facebook, kubayo Academy for development isku baro sadex luqo Somali English iyo Arabic nagu cawi subscribe and share and support wad mahadsan tihin
@farhiohassan1072
@farhiohassan1072 2 года назад
Biyaha kulul armuu dhib ukeena maqarka
@namrahani-skin
@namrahani-skin 2 года назад
Steaming maqaarka bishi hal mar waa faido
@katrahassan9093
@katrahassan9093 2 года назад
❤️
Далее
MASKA WAJIGA KA BIXIYA MAD MADOWGA #my_rajo
16:04
Просмотров 198 тыс.
NINKAYGA OO NAAG ILA AROOSAY NIMCA HAYBE IYO SHUKRI
13:30
Waa maxay tonner iyo sidee loisticmala? (Toners)
10:26