Тёмный

Sidee loo Bilaabaa blog in 2022 | $1000 Sidee Bilkasta Oga Sameyaaa ! 

Gelle Bashir
Подписаться 276 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

Salaam
Maanta waxaa idinla wadaagi doonaa 5 steps oo iisahley in aan website kayga xayisiinta( Ads ) ii furey. Lacag fiican ban ka sameeyaa kaliyah ads kaas.
Waxaan ku tusi doonaa qaabka Google Adesnse loo Apply gareeyo iyo shurudaha lagaa rabo inta aadan apply garen. Wadadi aan so marey maanta iishaqeyso ban rabaa in aan video gan kooban kugu soo bandhigo si aad adigana si fudud oga shaqeysatid Google Adsense ga.
👉 JOIN MY 1 WEEK COURSE gellebashir.co...
👉 Register Binance www.binance.co...
👉 JOIN OUR TELEGRAM GROUP t.me/gellebashir
👉 Read - WAA MAXEY GOOGLE ADSENSE ? gellebashir.co...
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.co...
--Web Hosting Discounts--
50% Discount Hosgator 👉 partners.hostga...
--Join The Giveaway-
1. Like The Video
2. Comment anything under the video
Related Videos:
Sameyso Website free ah oo $200 bilkasta ka shaqeyso • Sameyso Website free a...
Sidee Loo Qoraa Maqaal ( Article ) On Page SEO • Sidee Loo Qoraa Maqaal...

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 140   
@maanka305
@maanka305 2 года назад
Waxaan soo gudbinnaa kheyrka fadlan Nagu dhiirri galiya بارك الله فيكم 🧡🙏.
@sUDayzcawol
@sUDayzcawol 8 месяцев назад
keep up
@HornLy
@HornLy 2 года назад
Waan isticmaala blogger waxaanan ku xidhiidhiyey Google Adsense, hadda waan macaashay lacag aad u badan. From Hargeisa
@somonline7142
@somonline7142 2 года назад
Sxp icawi
@Engabdinaasir1
@Engabdinaasir1 2 года назад
Sxb intee kala soo xariira
@manaalacademy9534
@manaalacademy9534 2 года назад
Saki hawl ban ku haya iso qabo
@cumeerbigfan6586
@cumeerbigfan6586 Год назад
@@Engabdinaasir1 Sxb ila so xirir arrina ku hayaahe Fecboock @Mohammed sheikh(Muudey) halkaas iga so qabo
@hormuuddecoration9317
@hormuuddecoration9317 Год назад
Sidee Google adsense ugu xidhay from hargeysa
@NuuraahmedismaciilNuura
@NuuraahmedismaciilNuura 6 месяцев назад
Wllyal igu cawiya sida blogger lo sameyo dar alleh i cawiya plz😢
@hadalsan4218
@hadalsan4218 2 года назад
HALKAAN ASXAABEY ,WAXAAN KU SOO GUDBIYAA ,QUR'AAN IYO DHIIRIGALIN. FADLAN SOO, #BOOQDA OO ,# SUBSCRIBE SAARA.
@pilanabdi1999
@pilanabdi1999 2 года назад
Hada ayaan kusoobire casharadan meel ay usocdn ama kasocdn wlhi maanan fahmin lkn in.a guul ayaa karajeeha aadban ujclhy olineka inn wax kabarto Sida wangsn aad nola wadagtid muuqaldn thank you wll🥰🥰
@Zamzam_Grw1
@Zamzam_Grw1 3 месяца назад
Hda xagee wx marinee ma fahantay 😊
@MaxamedYusuf-z7v
@MaxamedYusuf-z7v 3 дня назад
Asc cleykum wallal gella bahiir
@Motivator-and_inspirer.
@Motivator-and_inspirer. 5 месяцев назад
Qurbaha cidna kama aqaano. 😢
@AhmedSheik-gt9vz
@AhmedSheik-gt9vz 4 месяца назад
ما شا الله Waad ku mahadsantahay sida wanaagsan ee xogtan muhiimka ah noola wadaagtey.
@Habibajelee
@Habibajelee 5 месяцев назад
Mashallah
@staycalm4345
@staycalm4345 2 года назад
Zhp blogg qurux badan luuqada english ku qoran ilaa 16 posts aan galiyay ayaan leeyahay lkn dhibka wuxu iga haystaa adsense maxan sameeyaa??
@fidhinofficial5543
@fidhinofficial5543 2 года назад
Zxip dhibkaa waan kula qabaa ee bal macalinka inoo waydii
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Adsense marka soo disapproved kuso siyo email buku so dirayaa, wuuna ku shegaya sababta loo laaguugu diidey, email kas aqri oo wx ka badal mesha ku shegay
@staycalm4345
@staycalm4345 2 года назад
@@GelleBashir walalkay wad mahadsan tahay lkn dhibkayga midaas wuu ka duwan yahay adsense ga ayaaba iga ciladaysan oo adress verification ii diraya anigoo 100 ki dollar wali gaadhsiin PINkana ima so dirayaan anigoo dalbaday ...
@mrhassansomali522
@mrhassansomali522 2 года назад
@@staycalm4345 walaal adsence qof kaa xaliya baan ku shegaya anigana su aal yar inaan ku weydiiyo baan raba meel aan kala xariio isheeg
@Engabdinaasir1
@Engabdinaasir1 2 года назад
@@staycalm4345 bro anina cilad iheydato xage kala so xariira
@MotivationRight1
@MotivationRight1 2 года назад
Wll qaali kasoo hadal appka coffee run miyaa mise been mahadsanid wll 🙏🙏🥰🙏
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
thanks wll
@Chanel_1-0ne
@Chanel_1-0ne 2 года назад
Zxp geelow Website kayga adsense waan ku xidhay Facebook inan promote kusameyo ayn rabay lkn adsense ayaa disable kaa noqon ayaa la igu yiri Adsense facebook trafic wuu diday
@Realunogaming
@Realunogaming 2 года назад
zxp mudo intee leeg ayay adsense kugu aqbashay
@Chanel_1-0ne
@Chanel_1-0ne 2 года назад
@@Realunogaming 2week and half Macnaha 2 week iyo 4cisho Itoobiya ayan kasamystay Very easy Wxy eegayan Contact us pravacy policy Term inuu webkaagu leyhy
@mrhassansomali522
@mrhassansomali522 2 года назад
@@Chanel_1-0ne walalkey meel aan gaala xariiro isheeg wax yarbaa iga qaldane mahadsanid
@mohamedabdilahi1107
@mohamedabdilahi1107 Год назад
​@@Chanel_1-0nesxp Ethiopia hadad jogto iso qabo
@Film2024e
@Film2024e 10 месяцев назад
​@@Chanel_1-0nedomin name la aan maku soo aqbaleen mise domin name ugadaty
@yousephc1673
@yousephc1673 2 года назад
M.a zxp blog website hadaa sameyo oo aan WordPress ku sameyo free ah lacag maka sameyn karaa
@yousephc1673
@yousephc1673 2 года назад
WordPress Free ah website aan wax kusoo qoro bolog
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Haa wll
@yousephc1673
@yousephc1673 2 года назад
Video makaso sameyso iyada qaab free ah website loo saynyo
@mohadeeqchannel9730
@mohadeeqchannel9730 2 года назад
Zxb guul iogobanimo agtata ha ahaato wllzomaliyeed hory usoco
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
thanks wll
@omarahmed44684
@omarahmed44684 7 месяцев назад
Any tips
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 2 года назад
Wall Xayaysiiska maxulan karaa oo waxaanan rabin mayska reebi karaa mahadsanid ❓
@OmarSiraaji
@OmarSiraaji Год назад
M..a legend horay usoco♥️
@abdifatahyusufali5716
@abdifatahyusufali5716 2 года назад
Bizztrading ku jiraa oo aan lacag gashtay trade sax ah miyaa thanks
@Ahmedalbani
@Ahmedalbani 2 года назад
Sxb aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay sida hagar la'aanta ah ee aad noogu gudbisay qodobkaan Mahadsanid
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Welcome bro
@salimomarfarah3774
@salimomarfarah3774 Год назад
Wll ma I caawin kartaa
@faarah3711
@faarah3711 2 года назад
keep going brother
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Welcome bro
@naturalchannelofficial3088
@naturalchannelofficial3088 2 года назад
War sxpow inta barnaamij aad soo banshigtay wax sheqeynaayo ma ahan naga daa
@Uluufochannel
@Uluufochannel 2 года назад
Fadlan gele pls blog an leyahy waxne waso dhiga google adsences waku xiray marka maxa dadaal ah wali reviewing waye
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Inshallh keep the hard work mardhow wa lagu aqbalay Aa
@Uluufochannel
@Uluufochannel 2 года назад
@@GelleBashir ok lkn waxa ka wada waxa lagu xiraayo e wixs b ka iyo waxas maxay yihin lacagta inay kuu bilaabato mey kaa saacidayan intas ii sheg iyo ber click bdn side ku hela inte ku xira
@abdikhaliqabdullahi2979
@abdikhaliqabdullahi2979 Месяц назад
Sheikhul kulli ma noqon kro miyaa
@SomaliOnlineMoney
@SomaliOnlineMoney 2 года назад
M.alah good Insights
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
thanks wll
@hafsamohammed2004
@hafsamohammed2004 11 месяцев назад
Geele sidee pictures and videos Fiverr giggle loo galiyo ka soo hadal
@faatixmohamed8581
@faatixmohamed8581 2 года назад
Hadii aan laheyn platforms sida RU-vid ama Facebook sidee buu hawada ku gali karaa website keyga walal gelle Bashir su ashas iga jawab mahadsanid
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
SEO ama Google lagaa helaa dadka igu badan
@cattykitten579
@cattykitten579 2 года назад
ad ban kaga mahadnaqaya sxb gelle. waxa ku weydinaya source content ad so qoreyso halke ka keeneysa?
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Ada lagaa rabaa in ad curisid waayo copy and paste ma aqbalo Google Adsense
@safajama2330
@safajama2330 2 года назад
Sidee lacagta loogala baxaa adigoo somalia joogta wlaal blogging
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
bank bad ku xiraneysaa wll
@safajama2330
@safajama2330 2 года назад
@@GelleBashir wlaal somalia ma ogale marka maad iga caawin kartaa intgram waan kale soo xidhiidhe wll
@qalanjomahdiofficial378
@qalanjomahdiofficial378 2 года назад
Wll hadii aana luqada English aqoonin sideen uga shaqrysan karaa ?
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Af-Somali bad ku qori kartaa blogg kaga
@mahadkhadar8362
@mahadkhadar8362 2 года назад
War walal waxan ku weydiyay #Instagram kagu ma for example baa mise view minutes ka Aad Jawabaysid ka cajisaysa 🤷‍♂️
@duufaan6300
@duufaan6300 2 года назад
Su'aal baan qaba sxp adigo raali ah qurbaha qof joogo anigoon ku xiranin Kuma xiran karo miyaa bank Somali sida IBS bank ama primary bank waxn rajena inaad iso jawapto InshaAllh mahadsanid ✊🏾
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Marka hore oo aqbalaada helaysid qabab weye waayo address ka bey Google warqad igu soo dirayaan wll
@duufaan6300
@duufaan6300 2 года назад
@@GelleBashir waan garty waxan u fahmay marka hore waxa lagaag baahan yahay address sax aan midka Dalka eheen markey google waraaqda ogalaashada liska bedelin karaa bank mid Somali ku xeran kartaa si'marka hore address iyo bank ay is waafaqaan
@duufaan6300
@duufaan6300 2 года назад
@@GelleBashir lkn su'aal anigo qurbaha joogo Bank wadanka maku xeran karaa?
@osmanabdi533
@osmanabdi533 2 года назад
Walaal Geele.. aad baan kaaga mahadcelinayaa, waxaan wax Kaa weydiinaynaa bankiga mar Marka koowaad ee aan blog sameynayo ayaa ku xiranaa mise google asigaa isoo weydiinayo? Xilligaa aan xayeesiinta dalbado?
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
marka horaba wad ku xiran kartaa bro
@Worldfuct1
@Worldfuct1 2 года назад
Blog iyo website caadi ah dhamaystiran lehna Domainki iyo hostinkii keebaa fiican oo aad igu la talin lahayd walal?
@PSA4
@PSA4 9 месяцев назад
Su'ashas ana isweydinayo hader jawab ma uheshay
@CRD-mn9hl
@CRD-mn9hl 2 года назад
asc sxb geelle bashiir sxb blogger website fican oo waqti badan iga baxay ayaan sameystay mudo 2 isbuuc ka hor lkn weli google maka soo muuqan marka maxaan sameeyaa
@nuurxasan594
@nuurxasan594 2 года назад
ustad waxaan kuweydina maxaa laigabahan yahay intan furan wapsed basabor malaiga bahan yahay
@xagar6974
@xagar6974 2 года назад
E.commerce baan ku khasaaray somalia kuma shaqeeyo
@waddani274
@waddani274 2 года назад
Zxb gelle horta aad baad umahadsantahay wll Hal su aal baan qabaa Marka aan la cagta u furanaayo adsence ma dal kaluu igabaahanyay Waxaan jogaa somalia bilmatal ......
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Haa marka hore wadanka qurbaha ah ku xiro
@waddani274
@waddani274 2 года назад
Waad mahadsantahay ustaad
@kHalithkHather
@kHalithkHather 8 месяцев назад
Side lacagta logLa bxa wepsite yda
@NemoOmarrr
@NemoOmarrr 2 года назад
Wll 3 da billod ma inta lagugu approve garynaya Google adsence ka mise wa inta website kagu jirayo?🙏
@Cabdiqanisaalax1
@Cabdiqanisaalax1 2 года назад
Haa
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
@@Cabdiqanisaalax1 haa igu jaraan 3 bilood weeye
@rayanfatxi1706
@rayanfatxi1706 2 года назад
Google adsense qof qurbaha jooga unbaa samaysan kara imyaa ilaa hada
@zubayrmaxamed3403
@zubayrmaxamed3403 2 года назад
Gellle mahadsanid
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Thanks wll
@Liilyoz
@Liilyoz 2 года назад
Firt one view ayaan ahy
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Thanks wll
@hbtechsolutions
@hbtechsolutions 2 года назад
google adsence lacag miiya lagu furtaaa
@abdirashidahmet4725
@abdirashidahmet4725 2 года назад
Geelow walaal waxaan ka mid ahay asxaabta 8 bilood ee lasoo dhaafayba wlaal kula socday Instagram kana waad ku mahadsanthay waad iiga soo jwaabtay fariintaydi Wiilkaad IBS account U sheegaysay ayaan ahay mahadsanthay wlaal qali.
@Engabdinaasir1
@Engabdinaasir1 2 года назад
Bro inte kala soo xariira
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
thanks wll
@abdirashidahmet4725
@abdirashidahmet4725 2 года назад
Waynu isku leenahay walaal qali
@HindaMohamed-d4g
@HindaMohamed-d4g 6 месяцев назад
Allh ha ku barakeyo wllo yaaa baran kara blogga
@DADAahmed-iz4xw
@DADAahmed-iz4xw 7 месяцев назад
thnxs eng gelle bashiir
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 2 года назад
Xayaysiid la Aan post yadayda lacag maka samayn karaa❓
@naimaaden3753
@naimaaden3753 2 года назад
Wll Account PayPal ah ayaan leeyahy oo qof qurbaha joogaa isameeyey markaa Google AdSense maku xidhiidhin karaa
@Engabdinaasir1
@Engabdinaasir1 2 года назад
Abyo intee kala soo xariira waxa raba inan ku weydiiyo
@zuuzualimahamud3182
@zuuzualimahamud3182 2 года назад
First, wll inte kalaso xiriira?
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Instagram kayga ama email kayga wll
@mohamethapdirashiid9831
@mohamethapdirashiid9831 2 года назад
Tusaale ayaa la tusaaa zxp dadka
@mohamedbileyusuf3042
@mohamedbileyusuf3042 2 года назад
Sxp please kasosame vedio Qaabka loofuranayo Bilow ilaa dhamaad Sxp adiguna faiido ayaa kugujidha waayo dawashadayada lacag ayaa kahelysaa Anaguna waan kaa faiidynaa PLS Bro
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Already wn ka sameyey bro
@sadamibrahimisack4283
@sadamibrahimisack4283 5 месяцев назад
Mahadsanid Mr geele
@mosylonmedia7746
@mosylonmedia7746 2 года назад
Appka free malahan geelle
@aardil5618
@aardil5618 2 года назад
Gelle sxb horey u soco hormar wacan
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
thanks wll
@abdulqadirfaraxaxmed4395
@abdulqadirfaraxaxmed4395 2 года назад
Mahadsanid wll mcn kheyr allaha ku siiyo
@africatiger4975
@africatiger4975 2 года назад
Zxp pin maka helaaa🥰🥰
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Thanks wll
@aishamohamoud4335
@aishamohamoud4335 2 года назад
First meqa ayaa lacag Ayaan gubilabaya
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
$50
@aishamohamoud4335
@aishamohamoud4335 2 года назад
@@GelleBashir thanks apowe
@cabdirisaaqsheekh5215
@cabdirisaaqsheekh5215 Год назад
Thanks lpx
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 2 года назад
Libaax alle hakubarakeeyo Wll
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Thanks wll
@cadawemc6495
@cadawemc6495 2 года назад
Walal xage kala soxariira
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Instagram ka ama email kayga wll
@cadawemc6495
@cadawemc6495 2 года назад
@@GelleBashir thanks bro
@netflixfilms556
@netflixfilms556 2 года назад
first
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Thanks wll
@zakariyenuur8090
@zakariyenuur8090 2 года назад
Tanks bro
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Welcome bro
@zakariyenuur8090
@zakariyenuur8090 2 года назад
Sidokale bro guul Iyo hormar ayaan kuu rajeenaa
@mofarah312
@mofarah312 2 года назад
Qof walba oo donaaya in lacag lobixiyo waa diyaar
@Engabdinaasir1
@Engabdinaasir1 2 года назад
Abyo intee kala soo xariira waxa raba inan ku weydiiyo
@Engabdinaasir1
@Engabdinaasir1 2 года назад
Awe inatgramkaga he
@abdirashidahmet4725
@abdirashidahmet4725 2 года назад
Perfect money maku xidhiidhsan karaa blogg geyga?
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
May bro
@abdirashidahmet4725
@abdirashidahmet4725 2 года назад
OK walaal fiverrka imisa account ayaan ku xidhiidhsan karnaa , sideese ugu xidhiidhsan karnaa wlaal shukran
@reflectonwhatsgoodm4980
@reflectonwhatsgoodm4980 2 года назад
Asc wll, How to starter it plz and and can you help to start it?
@goboraalechannel1471
@goboraalechannel1471 2 года назад
Dadka ha waalin sxb ama si fiican udhamaystir sharxaaga 3%100
@goboraalechannel1471
@goboraalechannel1471 2 года назад
Baad dadka lawadaagtaaye
@cihamidcilaahi1532
@cihamidcilaahi1532 2 года назад
go forward my brother seccussfull
@Blacks-77
@Blacks-77 2 года назад
Blogs af Somali maku so qori karaa
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Haa wll
Далее
Sameyso Website free ah oo $200 bilkasta ka shaqeyso
16:56
I Took An iPhone 16 From A POSTER! 😱📱 #shorts
00:18
Free Course: Blogging sidee lacag looga sameeyaa?
46:24
Sidee Blogging guuleysta loo bilaaba 2023 | 5 Tips
9:29
Sidee Ayaan Website U Sameeyaa 2022.
7:52
Просмотров 47 тыс.
Sidee $1000 bilkasta Blogging oga sameyaa
10:40
Просмотров 23 тыс.
100 $ Google News | Google ka shaqeyso
14:11
Просмотров 42 тыс.
2 SHAQO: Sidee lacag looga sameeyaa Internet-ka?
11:50