Тёмный

Sidee Loo Codsadaa Impact Affiliate | sidee loo isticmaalaa impact | 2024 

Gedle Cadde
Подписаться 8 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 144   
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Thumbnailka muuqaalka waxaa iisoo diray walaal channelkeena ku xidhan, qiyaastii imisaad siin lahaydeen hh
@Gonimarketer256
@Gonimarketer256 3 месяца назад
10\10
@mohamedadan1518
@mohamedadan1518 3 месяца назад
10%9
@cabdicasiisxasan5035
@cabdicasiisxasan5035 3 месяца назад
10/10
@PSA4
@PSA4 3 месяца назад
8/10
@Mohamedabdi-rg9zv
@Mohamedabdi-rg9zv 3 месяца назад
10/10
@karsheYare
@karsheYare 3 месяца назад
Una Raaci dhalaln yarada inuusan ka shaqeen Somalia 🇸🇴 Muhiimada Samees Kali ma ahan 👊🏿
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Kama shaqaynayo xal maaha, qof melahan jooga numberkiisa gasho thats easy
@Mohamedabdi-rg9zv
@Mohamedabdi-rg9zv 3 месяца назад
​kkk....😂😂😂@@GedleCadde
@karsheYare
@karsheYare 3 месяца назад
@@GedleCadde Xalka adaa laga rabaa ina Notice ahaan ugu sheekdid ileen content creator aa tahay
@stellahkim3766
@stellahkim3766 3 месяца назад
​@@karsheYareDee mxa kale number radso qof idin maqani sito location kagana VPN ku bedel o somalia yaba ha dooran adu de
@najmasidow6194
@najmasidow6194 3 месяца назад
Wara wuu Ka shaqeeya ana hubo
@PSA4
@PSA4 8 дней назад
Impact waa ku hungobaye shirkadaha affiliate bixiya kuwa kle sheeg iyo qaabka u codsan karno
@CABDIFATAAXMAXAMEDLIIBAA-nw6jz
@CABDIFATAAXMAXAMEDLIIBAA-nw6jz 3 месяца назад
Waa ka maqnaa khadkee msha Allah ustaad waad kasoo hadashay impact gii khayr Allah haku siiyo
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Mahadadn wll
@Sandheere14
@Sandheere14 3 месяца назад
Macalin libaxa tahy mar walba garabkaga nahy macalimu i.a wadada wakuso jirna wana ku xusi dona❤
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Sharafi korkaaga ahatay wll
@Ahlaami2
@Ahlaami2 3 месяца назад
companyada ugu fiican iyo mudooyinka ay qaadanayaan in ay lacagta kugu siiyan nala soo wadaag wlll mahadsanid
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Inshallah
@qaalid2020
@qaalid2020 3 месяца назад
sxp malaga aqbalay impact ina codsado
@AhmedMahmud-vr4vp
@AhmedMahmud-vr4vp Месяц назад
Mahadsanid sxb rijaal baa tahay
@cabdicasiisxasan5035
@cabdicasiisxasan5035 3 месяца назад
Wow wlhi si aan caadi ahayn nooga sharaxday mhdsnd ustd🙏🙏🙏
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Mahdsnd wll
@tahiryare
@tahiryare 9 дней назад
Aaad baad u mahadsan tahay , waxaanse ku weyndiin lahaa somaliya adoo jooga malaga sameyn karaa ? jzk
@mubaarikcismaan103
@mubaarikcismaan103 3 месяца назад
Qaabka review looga qoro noo soo iftiimi ustaad adoo mahadsan❤
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Isnahllah wll
@abqaalchannelic6422
@abqaalchannelic6422 2 месяца назад
Macalin Somalia 🇸🇴 kuma jirto liiska dalalka loo ogolyahey impact see uxaliyaa macalin mahadsanid
@GedleCadde
@GedleCadde 2 месяца назад
Wll impact khasab maaha inaad lahaatid ee keliya ea dhrxdhrxaadiye course aan kaga hadalayo waxaso dhan ban soo wadaa inshallah bishan dhamdkeda
@CadeMucaad
@CadeMucaad 3 месяца назад
Mclin thanks 👍
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
shukrn wll
@abdirahmanmohamedbashir5158
@abdirahmanmohamedbashir5158 3 месяца назад
Mahadsanid ustaad GEDLE WAA muhiim dhabtiii istabkaa igu dambeeyo ee verify -ga
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Mahadsnd wll
@ridwanmohamedadare2701
@ridwanmohamedadare2701 2 месяца назад
Aadbaan sxb ku salamaya axmadaw, isku meel joognaa Qatar, waar nio more than 20times ayaan codsaday anigo step step uwada maray guideka, lakin intaba imay so aqabline, waar bal nio meel lagaala so xidhiidho ma leedahay hadday ku aqabaleen
@GedleCadde
@GedleCadde 2 месяца назад
Wakqaady wll, wll hah way i aqbaleen
@abdiffaysal1171
@abdiffaysal1171 Месяц назад
Zxp anba 15jeer waa ididden ee maku aqbaleen sxp❤
@cute_vidoes
@cute_vidoes Месяц назад
isku caqabad ba nahay dhowr iyo toban mar ba xaraystay wa nacay codsasheda hada
@abdiffaysal1171
@abdiffaysal1171 21 день назад
@@cute_vidoes hada wa isoaqbaleen ani
@PSA4
@PSA4 8 дней назад
Maxaan ku sameeya has not been completed buu ileeyahay intad sameysana wan sameeye?
@abdirahmanmohamedbashir5158
@abdirahmanmohamedbashir5158 3 месяца назад
Ustaad dad badan ayaan daawaday qaabka ay ugu soo gudbiyaan qaab-fahamka waxad tahay qofka ugu fiicana ee points-ka muhimka ah dad and ufahamsiinauey mesha Kasii wad waan bogaadinayaa sida adag ee dhalinta somaliyeed aad ula garab tagantahay quality courses -ka Hadda qeybta ugu dambyeso ee theme header Amiga waan Ku dhibanaa wayo waxa uu ii soo saarayey header kaliga balse hadda Adiga ayaan kaa fahmay kadib dawashada course-kaan i was worried how i will do that problem I understood thanks to you Mahadsanid GEDLE
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Sharafi korkaaga ha ahaato wll
@wolvsold1497
@wolvsold1497 3 месяца назад
0:12 thanks pro
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
mahdsanid wll
@mubaarikcismaan103
@mubaarikcismaan103 3 месяца назад
Thank you ustaad ❤
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Shukrn
@Abdishakour_technology
@Abdishakour_technology 3 месяца назад
Mahadsanid wll qali ah
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
adda mdn wll
@DAALO_S
@DAALO_S Месяц назад
Zxp blog sida loo qoro muqal noga sosame
@mohamedomar-k4q
@mohamedomar-k4q 3 месяца назад
shukran wll sre
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Mahdsnd wll
@somdatatechnology233
@somdatatechnology233 2 месяца назад
Mclin anu somalia jooga seen isku diwaan galiya
@TutorVlogs
@TutorVlogs Месяц назад
Zxp Impact marka Account ka Sameysto Reject iso siinayaan Ma ila xalin kartaa Plz???????????????????????
@AbdirisaqYare-n4u
@AbdirisaqYare-n4u Месяц назад
Sxb anaa hada ku dhibanee maxalisay
@kawakawa4726
@kawakawa4726 3 месяца назад
Maa Shaa Allah Balaaqo iyo daganaaan wow. Xalay muuqaal dheer oo impact aan ku wareeray ayaa 15daqiqo iigu soo koobtay m.a mahahdsanid. Su'aal waxaan rabay inaan website wordpress ah inaan sameyo oo aan ku barbarto marka Domain iyi host free ah ma isticmaali karaa? Hadey haa tahay, hadhowdi maka website-kan oo sameysan ma u soo gadan karaa domain & Host
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Mhadsnd wll Hah waad iatucmali karta hadhwo wd ka warejisan kartaa
@ziiziofficial
@ziiziofficial 3 месяца назад
Sxb aadbaad u mahadsantahay, Lkn Almost Steps-kan oo dhan Waan Raacay Tiraba 11 Jeer bay Isoo Decline gareeyeen. Mushkiladoodu Waxay tahay Way Kusoo Decline garaynayaan Sabab Cad-na Kuuma Sheegayaan oo Reasons-ka Lagugusoo Decline gareeyey Kuuma Sheegayaan. Caawa Waxaan Diray Appliaction-kii 12-aad.
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Way dhacadaa. Lkn kuma khasbanid inaad hadad impact waydo aadan affiliate helayn shirkad kasta waxay leedahay affiliate program ugaara halka ka codso
@qaalid2020
@qaalid2020 3 месяца назад
sxp mrkan mka aqpaleen mse wekuso diiden hdane
@ziiziofficial
@ziiziofficial 3 месяца назад
@@qaalid2020 Way Isoo Diideen Saaxiib. Waxa ugu Muhiimsan ee ay Doonayaan ee Qofka Lagu Aqbalayo Waa Inuu Traffic Fiican Haysto , Affiliate Contents uu Qoray Illaa 5 ugu Yaraan, Waa Qodobada ugu Muhiimsan ee la Eegayo .
@cabdullahidahir-c7x
@cabdullahidahir-c7x 2 месяца назад
​@4knature1000 adi mxa sdas u samenweysey mrka lph
@Puntlandmedia1
@Puntlandmedia1 Месяц назад
zxp ana ka cawin wax dhib leh maha
@abdirahmanmohamedbashir5158
@abdirahmanmohamedbashir5158 3 месяца назад
Ustaadi noosoo diyaari qaabka marka website -ka dhameeyo naqshadeytiisa oo aan helo aqbalaada impact kadib qaabka aan produits -ka u qori lahaa meelaha aan kasoo qadan lahaa articles isku-duuboo qabka aan ku sameynlahaa lacagta Waxa aan qorayo sidey ku noqon karaan wax dadka jeclaadan mahadsanid Ponts -ka iigu muhiimsan qaabka aan ugu xeran lahaa card payment -ka Mahadsanid Again
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Wll course fudud ban kasoo wadaa inshallah website kaygan soo gelinaya inshallah waayo dadku badan muuql isku xidhan wxba kuma fahman idinku itaageera hh
@PSA4
@PSA4 3 месяца назад
​@@GedleCaddeaniga wan laqa gelow wan ka sugeyna
@عبادالرحمن-ج1ك
@عبادالرحمن-ج1ك 3 месяца назад
Please iska hubiya video gan oo dadkalena daawada markaad buuxbuuxinaysid username makujiro hadii lagu soo aqbalo mageli kartid dariiqadan waxbaa ka kaldan anaa huba
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Wll adi haday wax ka khaldan yhn maaha in dadkoo dhan wax ka khaldan yhn
@Adnan_alta
@Adnan_alta Месяц назад
Aniga xitaa nio usernamekii wuu iga diidey tiraba 3 ayaan sameeyay shaqadana badh ayaa iga dhimaneyd
@Mymaami
@Mymaami 3 месяца назад
Ustaad lkn meesha wadan somali kuma jirto maxaa xal ah📌
@Sahmiyesoftware
@Sahmiyesoftware 2 месяца назад
Somalia malahan bee
@cute_vidoes
@cute_vidoes Месяц назад
ustad wllhi qofka marku somali joogo wa iska nasib xunyahay impact hadaysan somalia ka shaqayn wxa la isticmala vpn kadib address wadamada laga ogalyahay wa ina isticmasha lkin wan sameyey wa marki 10aad ay iso decline gareyan website na wa leyahay hada niyad jabka ka qaday ma garanayo ka is dhiiba mise wa wadaa😢
@GedleCadde
@GedleCadde Месяц назад
Wll 100 jeerna dadka waan u sheegay impact kuuma hayso iyadu ina noqoto affiliate keliya wa dhexdhexadiye shirkad kasta gaarkeday u leedahay affiliate program markaa nichekaaga wuxuu qabilsan yahay shirkadaha qabta shaqadasa affiliatekooda toos u dalbo
@mushtaaqahmed1385
@mushtaaqahmed1385 3 месяца назад
Sxp waxdhan waa kafami la ahay ee lpx luuqa iga soqabo
@asioaxmed875
@asioaxmed875 Месяц назад
Website blogger anoo leh impact ma codsan karaaa ustad
@GedleCadde
@GedleCadde Месяц назад
Ha wll
@qosoliyoqaraaxo417
@qosoliyoqaraaxo417 3 месяца назад
intaan waa sameyay lknse qaabkii lacag ugu sameyaa ila wadaag😊
@isbadel849
@isbadel849 Месяц назад
maliku soo aqbalay
@klonkh6631
@klonkh6631 3 месяца назад
Ustaad ano somalia jooga lambar Uganda maku samaysan Kara
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Hah wll dhib maleh
@najipmohamed
@najipmohamed 3 месяца назад
Asc wll, impact somalia lagama ogola, sidee ku xalinkarnaa, VPNka sida loogu xidhiidhsado noo soo sharax
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Hadii aan laga ogalayn wayo hada ma joogo wxd samahsa qof melahas jooga numberkiisa kudirso code ka
@najipmohamed
@najipmohamed 3 месяца назад
Mahadsanid ustaad​@@GedleCadde
@najipmohamed
@najipmohamed 3 месяца назад
​@@stellahkim3766whatsapkaaga iso qor wll
@abdiffaysal1171
@abdiffaysal1171 3 месяца назад
Zxp pending manual review buu leyaha markan verified dhaho
@daawoshow3541
@daawoshow3541 3 месяца назад
Szb sida products lo qaato limk kooda maxa noo tusi weysay adigo products phsycal ah xayeeysiinaayo ama sida loo helo noo tasaayo xita kuwa digital ah
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Muuqalkii kan ka horeyey soo dawo wll wan tusay
@abdinourali9662
@abdinourali9662 Месяц назад
Somalia kama shaqeynayo ee maxaa noo xala wll
@GedleCadde
@GedleCadde Месяц назад
Impcat ha isku mashquulinana haduu ku diiday maaha inaaf waxba wayday impact wa dhexdhexadiye shirkad kasta gaarkeda u dalbo adoo niche kaaga ku base garaynaya
@sooyaalchannel1054
@sooyaalchannel1054 Месяц назад
Halkee lagaala soo xidhiidhi karaa email ama phone.
@GedleCadde
@GedleCadde Месяц назад
0097431096399
@najmasidow6194
@najmasidow6194 3 месяца назад
Ustaadow wax ma ogid Payoneer received wey diidey dadka Somalia joogo marka soo sheeg meesha lacagta impact laguga qaato
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Wll wxd samayn kartaa qof meelha jooga inaad udirtid paypalkiisa taasa ugu dhow
@najmasidow6194
@najmasidow6194 3 месяца назад
@@GedleCadde lkn fiiri qof kenya joogo kwrn hadan passport kiisa kusameysto macquul miyaa
@PSA4
@PSA4 3 месяца назад
Has not select marku dhoho maxa xala?
@abdikaniaynab
@abdikaniaynab 3 месяца назад
Gedle cade, Sidan waa sida standardka ah oo qof walba ku khasban yahy inuu maro waliba qof ka baxsan somalia lknse su'aashu wxa weeye ama dhalinyrdu loo soo diida waa location ay joogan(somalia) wliba iyagoo vpn sax isticmaalaya so halkaa sidee loo xalinaya????
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Qof meelaha jooga numberkiisa iyo wadankiisa gasho
@DabaylIsse
@DabaylIsse 3 месяца назад
Website ka security ka kasoo hadal sxp mala jabsankaraa sideese layskaga ilaashaa
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Yaa jabsanaya wll
@cabdiraxmaanoffical3328
@cabdiraxmaanoffical3328 3 месяца назад
Wll hal website maku codsan kartaa amason iyo impect waad mahad sanatahay
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Hah wll
@caaishasaciid2305
@caaishasaciid2305 2 месяца назад
Wll mobile maku samaysan karaa plz ii jawaab
@GedleCadde
@GedleCadde 2 месяца назад
Wa ku samayn karta lkn yara macquul maaha
@caaishasaciid2305
@caaishasaciid2305 2 месяца назад
Ma ifaahfaahin kartaa wll sideenay macquul u ahayn
@Gaarhaaye-np8nd
@Gaarhaaye-np8nd Месяц назад
Epc maalinle miya lagu bixiyaa
@GedleCadde
@GedleCadde Месяц назад
Per click wll
@Gonimarketer256
@Gonimarketer256 3 месяца назад
Impacts somalia kaama codsan kartid marka trick la isticmalaa oo lama Miya jiro ustaad
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Wax weyn maaha wll haday sidaa tahay qof verification code ka ku dirso melahas joga
@kordhiaqoontaada1
@kordhiaqoontaada1 3 месяца назад
Ustaad aadbad u mahsantahay waxbadana ka faaiday
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Mahadsnswll
@abdiaziizgeo8743
@abdiaziizgeo8743 2 месяца назад
ustaad impact somalia laga ma ogola hadii aan isticmalo number qof kale oo jooga meel ka baxsan somalia location ka laga loging gareeyyay ayu akhriina dabeedna waa laga xidhay hadhow marka maxa xaal uu ah dhaliinta
@GedleCadde
@GedleCadde 2 месяца назад
Wll course ban soo wada aan soo gelinayo websiteka kasoo aadan uba baahnahayn impact faham wacana aad ka qaadanaysid webaitekaygan soo gelinaya inshllah dhowan
@abdiaziizgeo8743
@abdiaziizgeo8743 2 месяца назад
@@GedleCaddeaad ayaad uu mhd snthy ustaad sida aad noocawinayso ee hagrosho la’aanta ah ALLEH haka abaal mariyo
@PSA4
@PSA4 3 месяца назад
Aniga mar hora codsanaday ila hader imey so aqbalin
@stellahkim3766
@stellahkim3766 3 месяца назад
Hdd somalia jogtid numberka bedel location kagana bedel o VPN ku xidho somalia ma ogola shirkadu
@abdiffaysal1171
@abdiffaysal1171 Месяц назад
Sdokle kula aha zxp 20jeer kudhawaad isodiideen 😅
@aaminacarab2899
@aaminacarab2899 3 месяца назад
Ustad qofka Somalia jooga ma samaysan karaa
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Hah wll
@stellahkim3766
@stellahkim3766 3 месяца назад
Lkn VPN ku xidho yo qof number kiis
@FoodcadeOfficial
@FoodcadeOfficial Месяц назад
Asc moalimu impact Wan sameystay lkn wu iga so diiday Mid kale hadan sameysto website inan ku xiro ayu iga diidan yahy maxa xal ah
@Mrismail100k
@Mrismail100k Месяц назад
Ani waan Ka riwayay zhb ilaa 4 jeer
@abdiffaysal1171
@abdiffaysal1171 Месяц назад
​@@Mrismail100k zxp anba 10 jeer iyo kabadan isodidda ee wali maku haysataa culada
@Mrismail100k
@Mrismail100k Месяц назад
@@abdiffaysal1171 haa lakiin waan iska dhaafay zhb affiliate waa markaad product la iibsado markaa click lacag Laguma siinayo zhb
@abdiffaysal1171
@abdiffaysal1171 Месяц назад
0:20
@AbdikadirMohamedAhmed-j9u
@AbdikadirMohamedAhmed-j9u 3 месяца назад
ustad gmail aan webset ku sameysan mahene mid kale ma kun sameysan karaa impact ma leyga aqbalaaa ustaad
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Hah wll
@AbdikadirMohamedAhmed-j9u
@AbdikadirMohamedAhmed-j9u 3 месяца назад
@@GedleCadde ustaad impact somali ma ku shaeynayo miyaaa
@AbdikadirMohamedAhmed-j9u
@AbdikadirMohamedAhmed-j9u 3 месяца назад
su,aasha la baad ee an ku weydinayo hal website domenkisa labo account oo impact ah ma ku isticmaai karaaa ustaad adoo mahadsan igu haalil bixi mahadsanid
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
@@AbdikadirMohamedAhmed-j9u may
@Minamohamoud
@Minamohamoud 3 месяца назад
Impact somalia ma ka shaqeeeya???
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Ha wll
@stellahkim3766
@stellahkim3766 3 месяца назад
May maba ogola somalia lkn VPN yo qof debeda joga numberkiisa gasho
@xaqiiqooyin6269
@xaqiiqooyin6269 3 месяца назад
ustaad hal suaal baan ku waydiin lahaa shirkadan waa isoo aqbashay, websitekayga ilaa 15 posts baan qoray ilaa iminkana wax clicks xitaa ma helayo cilladu waa dhankee mise inaan postiyo badan qoraa la rabaa
@bayloodchannel3414
@bayloodchannel3414 3 месяца назад
Google kit ku xiro bro
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Inaad postyo qorto maaha inaad helayso views ee waa inaad baadhata niche ad ku rank garayn karto
@qaalid2020
@qaalid2020 3 месяца назад
sxp side kgu aqbashy ma iga cawin karta ana xal kale ku haya
@xaqiiqooyin6269
@xaqiiqooyin6269 2 месяца назад
@@qaalid2020 zxp videoyada youtubeka uun baan daawaday kuwaas uun baan raac raacay
@abdiffaysal1171
@abdiffaysal1171 Месяц назад
Sxp ani 20 jeer isodiideen ee sxoow adiga imisa jeer kusodiden website kaagana imisa ayuu jira ani 2bilood uu jira marka traffic inay cilada tahay umaleen❤🙏
@Dargaamo.online
@Dargaamo.online 3 месяца назад
Ustaad webka blogerka ah xagee ladhigi qoraalkan aad meta hoosteeda dhigtay
@GedleCadde
@GedleCadde 3 месяца назад
Wlh wll blogg weli ma isticmalin noloshyda
Далее
У КОТЕНКА ПРОБЛЕМА?#cat
00:18
Просмотров 1 млн
Sidee Forex Lacag looga sameeyaa? | Meehaal Podcast
38:27
Full FREE course - impact Radius affiliate website
35:53
У КОТЕНКА ПРОБЛЕМА?#cat
00:18
Просмотров 1 млн