Тёмный

Waa Maxay Affiliate Marketing - Sidee Lacag Looga Sameeyaa Affiliate Marketing | Somali | 2024 

Gedle Cadde
Подписаться 4,8 тыс.
Просмотров 2,7 тыс.
50% 1

muuqaalkan waxaan kuugu soo gudbinayaa Waa Maxay Affiliate Marketing sidoo kale Sidee Lacag Looga Sameeyaa Affiliate Marketing iyo weliba sidee soomaaliya looga shaqeystaa affiliate marketing
Muuqlka Amazon Affilitae : • Sidee Loo Sameeyaa Aff...
Samayso Website Si fudud adoo isticmaalaya Hostinger Hosting. Adoo Isticmaalaya Linki-gayga HOSTINGER
Hostinger Affiliate Link:
www.hostg.xyz/aff_c?offer_id=...
Coupon Code: GEDLE
Chapters
0:00 - Intro
0:53 - Waa Maxay Affiliate Marketing
1:52 - Maxaad Uga Baahan Tahay Affiliate
3:40 - Big Companies Has Affiliate
5:30 Sidee Ku Helaysaa Links
13:05 - Xog Noocee U Baahan Tahay
19:00 - Lacagta Sidee Ula Baxaysaa
My Website: gedlecadde.com
Facebook: profile.php?...
Tiktok: / gedlecadde
Telegram: t.me/+k4oM6XviqZRhOGFk
Whatsapp: 0097431096399
ALLAA MAHAD LEH.

Опубликовано:

 

5 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 81   
@abdirahmanmohamedbashir5158
@abdirahmanmohamedbashir5158 17 дней назад
Mahadsanid ustaad GEDLE
@GedleCadde
@GedleCadde 17 дней назад
Adaa mdn wll
@yahyahassan6091
@yahyahassan6091 18 дней назад
Mahadsanid walaal
@GedleCadde
@GedleCadde 18 дней назад
Adaa mdn wll
@khaleid1
@khaleid1 18 дней назад
Shukran wll
@GedleCadde
@GedleCadde 18 дней назад
❤✋
@Haawaali566
@Haawaali566 18 дней назад
Thnks
@GedleCadde
@GedleCadde 18 дней назад
✋✋
@ed___-ns9rm
@ed___-ns9rm 18 дней назад
Shukran ustaad ❤
@GedleCadde
@GedleCadde 18 дней назад
Mhadsnd wll
@Mohomed__farhan
@Mohomed__farhan 18 дней назад
Mahadsanid zhp wx bdn ka faidey sida web dhisida thnkz man ❤️👏🏽
@GedleCadde
@GedleCadde 18 дней назад
Ada mdn wll
@user-pg5rc6km7w
@user-pg5rc6km7w 18 дней назад
mahadsanid wann ku tallo jirey in aan bilaabo
@GedleCadde
@GedleCadde 18 дней назад
Horumar wacan wll
@BashirAhmed-ex3uh
@BashirAhmed-ex3uh 4 дня назад
@GedleCadde
@GedleCadde 4 дня назад
❤💋
@forextrader883
@forextrader883 13 дней назад
Thanks wax badan ayaa kaa faa. Iday
@GedleCadde
@GedleCadde 12 дней назад
Mahdand wll
@ibraahimhonestali5118
@ibraahimhonestali5118 18 дней назад
Mahadsanthy ustd wax badan ayaa ka faaidy waqtiga aa ku dhumin jiray meel an wax ka faaidynin waa iska daayay alx hormarinta naftyda ❤
@GedleCadde
@GedleCadde 18 дней назад
Halkaa kahay waad gaadhaysa hamigaaga inshallah
@Jamaalfaaid
@Jamaalfaaid 17 дней назад
ustaad allaha ku sharfo wax wanaagsan oo mugleh ayaa uso gudbisaah bulshada alle hanga dhigo kuwii bartah oo nafsadoda ku hormarshah.bacdeen ustad xageeeh kalaso xiriirah waxan kado nayah dhirigalin iyo bidaamin inta aad aqoon uledahy affiliate marketingka ustad i hope inaad iso jwp doonti.
@GedleCadde
@GedleCadde 17 дней назад
Wll wad mahadsan tahay Muuqalka hoostiisa buu yaala wll
@user-ws8pg9st1c
@user-ws8pg9st1c 18 дней назад
Ustaad mahadsanid. Concept fiican ayaan ka qaatay Affiliate Marketing iyo sida uu u shaqeeyo/ looga shaqeysto.
@GedleCadde
@GedleCadde 18 дней назад
Mahsnd wll
@Ethiopiaandsomaliland
@Ethiopiaandsomaliland 18 дней назад
Mahadsanid❤❤❤
@GedleCadde
@GedleCadde 18 дней назад
Ada mdn wll
@somalitiktok_1
@somalitiktok_1 18 дней назад
Mahadsanid zxp
@GedleCadde
@GedleCadde 18 дней назад
Adaa mdn wll
@user-ws8pg9st1c
@user-ws8pg9st1c 18 дней назад
Ustaad, what's up lambarkaaga luuqa iigu soo qor.
@GedleCadde
@GedleCadde 18 дней назад
0097431096399
@Healthstrategies2002
@Healthstrategies2002 18 дней назад
Ustaad sual ayan qaba 1.hal website makusameen kara affliate companies bathan ee bidheecad iskumid ah sosaara Sitha 3 shirkad ee sosaara computers
@GedleCadde
@GedleCadde 18 дней назад
Why not. Wa kusamayn karta wll
@ayanlemoha
@ayanlemoha 10 дней назад
Ustad Lilaso xiiri sidan kagadhiiso Video ga Editing GIISA Wayo Views Badan ayaad kuhiileysa Tnx
@GedleCadde
@GedleCadde 10 дней назад
Mahadsnd wll luuqa iigu soo dir editingkaaga
@Naafac-Shiikh19
@Naafac-Shiikh19 12 дней назад
Ustaad Impact iyo Affiliate marketing keebaa kuleh
@GedleCadde
@GedleCadde 12 дней назад
Wll 2 kala fahan Impact waa affiliate network Affiliate marketing waa field kii uu katirsana
@updifataahahmed7003
@updifataahahmed7003 13 дней назад
mahdsanid ustaad casharadi wordpresska nosi wad ustad
@GedleCadde
@GedleCadde 13 дней назад
Inshallah sxb
@daawoshow3541
@daawoshow3541 18 дней назад
Aawey impact masuul sare
@GedleCadde
@GedleCadde 18 дней назад
Wll impact aqbaladiisa ba ugu 3 cisho qaadata muuqal dhamaystiran ban idinka soo wada ilaa aqbalada marka wakhti yar suga
@cabdicali409
@cabdicali409 18 дней назад
Haye ustaad waan kusugaynaa
@Ethiopiaandsomaliland
@Ethiopiaandsomaliland 18 дней назад
Waxaan rabnaa course google ads
@GedleCadde
@GedleCadde 18 дней назад
Inshallah ell
@Amaanimedia
@Amaanimedia 11 часов назад
Ma iga caawin kartaaa walaal adoo mahadsan
@GedleCadde
@GedleCadde 6 часов назад
Wll course ban kasoo wadaa aan soo gelinayo websiteka mahadsanid
@adnanmohamedhashi5520
@adnanmohamedhashi5520 9 дней назад
Salaam mrka kobaad ustaad, lknse su'aalo yar rabaa cashrkan ma wx ku sharxysaa dhmn wuxuu yhy affiliate marketka mise sida loo isticmaalo iyo qybihiisa kala Diwan, sida meel Laga Soo xiriiri sida Whatsapp ma leedahay mrkiiba su'aalo kaga Soo jwbysi mhdsnd 😅
@GedleCadde
@GedleCadde 9 дней назад
Wll affiliteku wuxuu yahay iyo qaybo kamida qaabak ugudbinaysid xogtaada wll
@CabdiraxmaanAfkaruur
@CabdiraxmaanAfkaruur 18 дней назад
Sxb geele seo cashir ah sxb hal miuqaalna ha ahaadee kasoo samee intaadan impact soosaarin
@GedleCadde
@GedleCadde 18 дней назад
Hye wll wan eegi
@hamdiabshirjamc8610
@hamdiabshirjamc8610 14 дней назад
Mhdsanid ustaad wx bdn bn ka faiday Website ka mrka hore sow lama raba inu yhy mid views wcn leh inta an lagu siin affiliate ka
@GedleCadde
@GedleCadde 14 дней назад
No wll muhiimadu waa qabkiisa iyo inuu clean ahaado
@kawakawa4726
@kawakawa4726 12 дней назад
Mahahdsanid masuul waxaa iga qancisay impact oo aan u waabsanaa hhhhhhhh Su'aal hsdii aan leeyahay wordpress website oo aan affiliate ku xirto ilaa 3 company, bishii average meeqa iga soo gali karta? Mahahdsanid
@GedleCadde
@GedleCadde 12 дней назад
Waxay ku xidhan tahay sida linkigaaga wax looga iibsado wll
@yahyeabdirahman314
@yahyeabdirahman314 18 дней назад
hal website makuso qori karta niches kala duwan oo badan
@GedleCadde
@GedleCadde 18 дней назад
Hah wll
@klonkh6631
@klonkh6631 17 дней назад
Ustaad xogta aan shayga kaqorayo kawaran hadan chat gpt ku qoro
@GedleCadde
@GedleCadde 17 дней назад
Waad ku qori kartaa lkn AI xogtiisa google hoos buu udhigaa hda
@abdulahi1800
@abdulahi1800 16 дней назад
Course kooban oo lacag ah maad nooga samaysid si step by step ah
@GedleCadde
@GedleCadde 16 дней назад
Wll waan wada hada duubistiisa the best somali affiliate marketing course ban duubistiisa wadaa mahadsanid wll
@abdulahi1800
@abdulahi1800 16 дней назад
@@GedleCadde mahadsanid ustaad
@abdirahmanmohamedbashir5158
@abdirahmanmohamedbashir5158 17 дней назад
Ustaad waxan rabaa inaan Ku weydiiyo Ma Heli karaa plugins elementor Pro free ah Mahadsanid jawaab.
@GedleCadde
@GedleCadde 17 дней назад
Wll may lkn hadaad rabto inaad iibsato halkan ka iibaso Https://gedlecadde.com/elementor
@abdirizakmohamed3830
@abdirizakmohamed3830 10 дней назад
Yaasir markater youtube gal isagaad ka helaysaa .
@AxmedCabdinuur400
@AxmedCabdinuur400 18 дней назад
Ustadi ado mhdsan lacag la bixida wajib miya Ina PayPal leyahy mise visa cardka ibs bank aan leyahy waan ku isticmali kara ano toos igu dirayo kas lacagtana ay igu so dirayan
@UsaameDaahir-hj4vu
@UsaameDaahir-hj4vu 18 дней назад
Yoww Ibs Bank Paypayl Ku Xiro Kadib Asga Lacagta Kula Siibax 👍🏻
@GedleCadde
@GedleCadde 18 дней назад
Paypal ku wx ku xidhanaysa cardks wadanka sida ibs iyo premier bank
@AxmedCabdinuur400
@AxmedCabdinuur400 18 дней назад
@@GedleCadde mhdsanid inbadan
@AxmedCabdinuur400
@AxmedCabdinuur400 18 дней назад
@@UsaameDaahir-hj4vu mhdsanid pro
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 18 дней назад
Ustaadi wa kula socdaa casharada no so badi
@GedleCadde
@GedleCadde 18 дней назад
Mahadsanid wll
@xaqiiqooyin6269
@xaqiiqooyin6269 17 дней назад
ustaad videoga amazon linkigiisa sodhig
@GedleCadde
@GedleCadde 17 дней назад
Waan soo dhigay wll
@cabdallashow3734
@cabdallashow3734 14 дней назад
Ustaad yeti wn sameyeysty marka sideeh usuuq geynaa Ustaad
@GedleCadde
@GedleCadde 14 дней назад
Qaabka aan shraxayo wll 3 nooc mid uun diirada saara qaabka adi kuu fudud
@zakariyezak
@zakariyezak 18 дней назад
Course affiliatie marketing mahaysaa walal
@GedleCadde
@GedleCadde 18 дней назад
Waan wada wll coursekaas
@SaalimKhadar-ym3sm
@SaalimKhadar-ym3sm 9 дней назад
Ustaad inaa wax ka bartaa rabaa oo badan macquul ma tahay??
@GedleCadde
@GedleCadde 9 дней назад
Hah wll halkan wad igala socon kartaa mahdsnd
@SaalimKhadar-ym3sm
@SaalimKhadar-ym3sm 2 дня назад
@@GedleCadde what's up number kada ma isiin kartaa wllka
@PeacenatureChanal
@PeacenatureChanal 7 дней назад
Wall link ga away
@GedleCadde
@GedleCadde 7 дней назад
Linkigee wll
Далее
Sidee Ganacsi Loo Bilaabaa?
18:47
Просмотров 23 тыс.
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
Qaabka Online Lacag Looga Sameeyo | 2024
25:25
Просмотров 2,2 тыс.
Qaabka wax looga barto youtube ||  qodobadan  raac
10:32
How to win a argument
9:28
Просмотров 299 тыс.
Waa Maxay Affiliate Marketing?
7:14
Просмотров 4,9 тыс.
Sidee Ayaad Faca Cusub Ugu Soo Biiri Kartaa?
3:56
Просмотров 2,4 тыс.