Тёмный

SIDEE LOO OGAADAA GABADHA KU JECEL EE KAA QARSATA | LoNe Poy 

LoNe Poy
Подписаться 219 тыс.
Просмотров 470 тыс.
50% 1

WELCOME AND SUBSCRIBE HADAAD CUSUB TAHAY
DAAW0.
SIDA LOO OGAADO WWILKA KU JECEL
• Video
Sida loo ogaado qof adiga ku jecel | Tijaabooyin
• Sidee loo ogaadaa qofk...
#Jacayl #LoNe #LoNe_Poy

Развлечения

Опубликовано:

 

9 дек 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 664   
@abdullahikassim4966
@abdullahikassim4966 4 года назад
"Hadey isboojeeyso, weey kaaheshay gabadha" 😂😂😂 waan qoslay wlhi 😅
@naftaqalbi6125
@naftaqalbi6125 4 года назад
waa xariif weynaaday 😂
@user-sj5eo1fq9x
@user-sj5eo1fq9x 4 года назад
Hhhhhh
@algazirohan9745
@algazirohan9745 4 года назад
Kkk tas been ahyn wuu soo gubty ninkn
@alimohammedsheikhdoon2802
@alimohammedsheikhdoon2802 4 года назад
😂😂😂😂😂
@hamseabdifatah430
@hamseabdifatah430 4 года назад
Also wlhi ,🤣🤣🤣
@cabdiqani8355
@cabdiqani8355 4 года назад
Wan haysta qof i jecel aan jeclahay alle hay daayo
@daarudacwachannel2893
@daarudacwachannel2893 4 года назад
Mash alh ama kucaayuumaa kkk
@rahmaahmed4317
@rahmaahmed4317 4 года назад
Alle haysku kiin daayo nacab kana rabi haydin ka hayo wllo❤
@samiyaahmed2846
@samiyaahmed2846 3 года назад
Ilaali, dareensii inad jceshy Hubaal boqor ay ku faanto ayad ka noqon dhankeda💖
@zackelmi5786
@zackelmi5786 3 года назад
Hada waad kala tagteen sorry
@jiiilpajiiil8550
@jiiilpajiiil8550 2 года назад
@@zackelmi5786 🤣🤣🤣you are big shaydan
@poqoradanolosha9346
@poqoradanolosha9346 4 года назад
Horay u soco wll qaali wlhi sax waye ana wiil jecela jiray mana i ogen malin kasta dharka ow wato xita colorkisa wn ogan jiray mida kale wlhi calamadahan o dhan aad shegeso wn ahan jiray alx wn helay jecelkisa o nasib wanah asne wa i jeceladay m.a ha waro jecel ku
@axmedpogba8202
@axmedpogba8202 4 года назад
Hhhhh runtaa wye weydhacdaa
@axmedpogba8202
@axmedpogba8202 4 года назад
Still keep going
@guraanaaguraanaa
@guraanaaguraanaa 4 года назад
Good
@khalidabdi3952
@khalidabdi3952 4 года назад
Horey usocda Cashaqa kuwada lada , darmo qudhana kuwada Sexda🌹❤🙈
@mamaafrica4930
@mamaafrica4930 4 года назад
Mashaalah abayooo
@ameinsiet2536
@ameinsiet2536 3 года назад
Igu soo duceey walaal inaan qofka aan jeclahay ila fahmo Ameeeeeeen ameeeeeen
@seynabcali1983
@seynabcali1983 3 года назад
Waxaan rajeenaa inuu kulahahmo ama kula fahanto
@MaxamuudMuuse-zu1el
@MaxamuudMuuse-zu1el 7 месяцев назад
Wykn
@wllabdikhanimohamedhassan9252
@wllabdikhanimohamedhassan9252 2 года назад
Yes maanta ogaaday ineey ijeceshahay ayada❤❤❤❤😂😂😂
@umalkhayr65beegsi27
@umalkhayr65beegsi27 4 года назад
Keep going my brother
@sacduushliima8720
@sacduushliima8720 3 года назад
🥰🥰🥰🥰
@somalivincius3456
@somalivincius3456 3 года назад
💔💔💋💋💋💋
@mahdiqumane7336
@mahdiqumane7336 4 года назад
Qofkastoo caqli leh waa garankaraa marka uu jiro cid jaceli.
@husseinkaskeeyofficial4316
@husseinkaskeeyofficial4316 4 года назад
Balse gabdhaha Armay nagu Adkeyaan hee marki ay Arkan clipkaan si'aan u oganin jaceylka ay no qabaaan markan la kulanba Armay xanaq naga hor kenaaan😂😂🖒
@quensaar385
@quensaar385 4 года назад
Kkkkkkkk
@ayanenina9247
@ayanenina9247 4 года назад
🤣🤣🤣
@najmokhalif9043
@najmokhalif9043 4 года назад
Haaa
@ijabohanshir2911
@ijabohanshir2911 4 года назад
Fack
@niciimamohamed8876
@niciimamohamed8876 3 года назад
Hhhh ha iska jir
@cabdiubaxlecawilcabdi6386
@cabdiubaxlecawilcabdi6386 4 года назад
dareenka jacaylku waa ka ugu badan dhamaan dhali yarada ku mahadsanid waqtigaaga wllo thanks
@feysallcadde9647
@feysallcadde9647 3 года назад
sanadkan ka helid jcl majiro, damac iskabula nima jira.. yaanan lesku qasin 👊👊
@apdifitaahyare7351
@apdifitaahyare7351 4 года назад
Qoraalka meezha ku soo QormaYa iYo hadalka aad ku HadleYzi isma LaHa proH saaas ee Tahay keep Going ✌🙃🤞🙏
@hiboahmed5475
@hiboahmed5475 3 года назад
Keep Going Prather 👑
@shankaroncabdlhi4171
@shankaroncabdlhi4171 4 года назад
Ana isku arkay intaasba 😥 qofban ka helay lkn wuu ad adagyahay ban u malen god help me
@KAABEACCEDEMY
@KAABEACCEDEMY 4 года назад
Byo mcn
@abdalaali6591
@abdalaali6591 4 года назад
Aniga ayaa kugu caawin kara wlashay sida aad uheli karto qofkaas. Labo ayaan kugu kala qaadaya 1_wiilka maysla hadashan oo ma idin ka dhaxeya wax xiriir ah yacnii xita mid wlltinimo ama mid zxptinimo . 2_ mise isma taqaanan yacnii lanbar kama haysid Tan koowaad ayan sa,id kaga caawin kara √isku day inad wax badan ka ogaato noloshisa yacnii dabecadihisa azxptisa reerkoda qoyskoda hooyadiia haday noshahay adiga wax badan isku day inad ka ogaato qoyskiisa , tanu mxay kaa caawinaysa waxay kaa caawinaysa marka aad la hadlayso in uusan kugu caajisin yacnii waxad hysata mawaadiic faro badan aad kala hadasho oo waxad dhihi karta cilmi nafsiga ayan wax ka aqaan oo sow dabecadadu saas mahan iyo nasiib wax la dhoho aaminsii yacnii tusaale waxyabaha qaarkood inad iskumid ka tihiin tusi , dabeecadaha oo kale , noocyada cuntada uu ka helo hadii uu jecelyhy qof dhaga nugul ama wax si fcn udhagaysta iskaga qof dadka dhagaysta oo afkartoda ixtiraama √ run usheeg been wliga haw sheegin tusaale beentu waxay ka mid tahay waxyabaha baa bi,iya cilaaqadka ka dhaxeya labada qof . √ mar walba oo aad isla hadlaysanba waydii cafimadkisa iyo ehelka hooyo aabo siday yihin wuxuu dareemaya inad mustaqbal doon tahay tahayna baariyad. √ isku day inad ka mid noqotid farxadiisa dadka siiya farxada tusaale usheke kana soo fikir waxyabaha aad ku oranayso . √ waqtiyo gaara la hadal tusaale adigonan dhihinba waqtigasa khadka layga helaa ama aan soo wada hadalno marka hore kamid noqo farxadiisa kadibna waqtiyada uu soo galo adna soo galo adna soo gal waqtiyadas bas oo haw muuqan qof mar wLba la heli karo wuxu ku xisaabtamaya waqtiyadas inaysan ka khasaarin . √ u,ekow qof isku kalsoon yacnii anu hada kuma ogi inad tahay gabar qurxoon jir ahan ama inad tahay mid aan uqurxanayn jir ahan , marka adigu is aaminsanow oo haw dirin sawiro aad iyo aad ushidantahay sawiro iska caadiya udir wuxu daremaya inad tahay qof kalsonidisa wata . √ akhlaaqda ilaasho tanu waa mid aakhiro iyo aduunba ku anfacaysa wlashay hawdirin sawir aad madax qawan tahay oo kale hala kulmin habeen xita hadad la kulmayso iska ilaali xaaraan wax kasta oo akhlaaq ah ku dadaal , tan ragok dhan aya ka siman gabar akhlaaq leh wax lagu badasho ma jiraan . √ markad la hadlayso codka uyara gaabi qalbigiisa iyo dhagihiisa oo dhan ayuu ku siinaya waa hubaa taas wuu ku khushuucaya 😂 cod gabar oo dhuunta kaso go,aya isago wata gariir wax ka wanagsan ma maqal 😋. √ gabar aad azxp tihiin habarin waa igatalo rag iyo dumarba waxay ka simanyhin qof haday arkaan qof uu jecelyhy way kula jeclaanayan taasina waa zycology hala yaabin . √ su,aalo badan waydii oo ku saabsan niyadisa iyo qalbigiisa tanna waxey kaa cawinaysa inad ogato qofka aad rabtay inuu garaad ahan uu yhy qof ku qanciyey laga yaaba inad korka ka jeclatay aadan wax ka ogeyn niyadiisa , su,aalaha waxad uweydiisa tuaale ahan ( marka aad rabto inad qof wax kasoo saarso waxad ogata waxad la beegata waqtiyada dadku ay dareen hadlaan sida saqda dhexe iyo aroortii oo kale duhurkiina la mid markad rabto inad weydiiso marka hore adigu usheeg wax adiga kugusaabsan tusaale waan necbahay lacagta oo kale ku dheh amaba waxan ka jeclahay lacag inan helo qof qalbi wanaagsan isaguna wuu hadlaya automatically ana kuu huba hadusan kala hadlin naftiisa markad tada kala hadashay qofkas wuxu leyhy astamaha dadka aan la aamini karin ( intaas haku nicin balse sii baar lkn hadad ku aragto ka digtoonow.
@abdalaali6591
@abdalaali6591 4 года назад
√ marka aad ogaato inaad kamid noqotay farxadiisa kadib labo maalin khadka ka maqnow ama maalin wuu kuu xiisi doona hilow ayaa dilaaya ama wuu kuso raadin uugu yaraan wuu kaa fakaraya malintas oo dhan √ dareensi inad jeceshahay oo intan kuso sheegay oo dhan waxay kamid yihiin waxyabaha lagu dareensiyo qofka inad daneynayso hadana tusi inad ku caajisin hadalkisa midna ka digtoonow inuu qalbiga kala wareego ayamahas is adkey kaso qaad kad jeclayd inusan ahyn . √ usheeg wiil aan isaga ahyn inadan la hadlin isagana aad zxptinimo oola hadasho √ intaas kadib labo mid ayey noqonaysa inuu kuu sheegto jaceylka uu kuu qabo anaa huba inu ku jeclanayo intaas oo dhan kadib ( haduu ku jeclan wayo laga yaaba inuu jecelyhy qof kale udaa qofkas isudaa ilahy aya kusiinaya mid ka wanagsan ha dhex galin cadow jaceyl ha noqon ) √ haduu kuu shegan waayo intaas kadib labo mid inuu kaa baqayo adiga ama inuu jaceylka ka baqo uu horey mission usoo galay intas kadib waxad ku tiraahda waxan umalaynaya inan kaa soo helayo kadibna wuu aqbali haduu diidana iska dhaaf ragu badan . √ haduu kuso bandhigto idinkoo si fcn isu baran wan diiday iyo wan aqbalay midna ha dhihin ee isaga amaan waxad dhahda wiil kula mida waligey ma arag wad qalbi wanagsan tahay waxyabo nocasa balse si aynaan isku khilafin aan si fcn isu barano wana muhiim qabiilkisa inad taqaano . Waxkasta wan kuu dhameeyey inkastoo isku qasay kolba midbaa iguso dhacayey ee hadii aaad talo kale ubaahato reply iiso celi wan kuso jawaabi Good luck 🙋🇸🇴❤️
@shankaroncabdlhi4171
@shankaroncabdlhi4171 4 года назад
@@abdalaali6591 thanks wllo lkn iminka wiilki wuxu ogaday inan jeclahay asxabnimo way naga dhexaysay lin anon weli so dhexgelin bu ogaday midas u iso xiririyey wuxuna ii shegay inuu I jacalyahay isna ana sdkle lkn mar marka qar khadka maba so galo habeena wa layla hadla habeena khadka laga baxa aniga wan yabanahay game ila ciyarayo marku ila hadlayona si wannagsan o jacayl ka muuqdo bu ila hadlaaa mar wan kulanay si wannagsan buna iso dhoweyey wu maserbadan yahay wilal asxabnahay wuxu dhahay ka har aniga markan khadka ka wayo wan ka war waraya ma sexan karo hurdo ila an codkiisa maqlo markastana wan ka fajara
@shankaroncabdlhi4171
@shankaroncabdlhi4171 4 года назад
@@abdalaali6591 hadaba sidan uga dhiga mid markasta iso waca ina so radiyo kulankaygana xiiseya
@najiibxassan7694
@najiibxassan7694 4 года назад
Saxibow waxaa rabto maa noo sheegee kulahaa hadii ay ku fiiriso way ku jeceshahay meqaa na firisa malin kasta 😅🤣😂😂🤣😅
@abdirahmanabdihafid6441
@abdirahmanabdihafid6441 3 года назад
Asc wll
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 3 года назад
Hhhhhhhh benu isku so dhodhobay
@abuyaasir8006
@abuyaasir8006 3 года назад
Hhhhhhh haa sxb meeqa na eegtaa maalin walbo
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 3 года назад
@@abdirahmanabdihafid6441 wcs
@ridhwanruun7553
@ridhwanruun7553 3 года назад
😂😂😂
@Ariijiina
@Ariijiina 4 года назад
Wlhi Ninkan caadi malahan waaawareeey said buu u yaqaan wlhi gabadha midbaan ku heystay ayaan hore intaan oo calaamadood baan lahaa 🙊🙊🙊😃 Markaan.
@yaskacade3172
@yaskacade3172 4 года назад
Wagi dugsiga so xasustay inkasto mardhow dugsiga kabaxay Alla maxan fursado iska qasariyay jcla markas ayuna maca wlh shit xasus iso gashay
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 4 года назад
Waan ku arkay calamadahan laakiin weli way qarsanaysa oo iima sheegan ee maxaa taala 🙄🙄♥️♥️
@ajjunior7386
@ajjunior7386 4 года назад
Sxb adiga shap dheh,, adigey ku sugeysaa
@abdalaali6591
@abdalaali6591 4 года назад
Ha sugin wlhi way ku dhaafysa hadi kale anay saa mid igu dhaaftay 😁😁 saan usugayey marka aday ku sugaysa ee waxad dhahda baryahan maba joogi karo hadan kula hadlin warwar iyo madax xanuun baa feeraha ihaya waxan umalynaya inan ku jeclahy farxadayda ayad kamid noqotay marka ka wrn , hadii kalana caadi udheh qofyhy malintan ku arkay ilaa hada wan ku jeclaa marka waxan islaha waqtiga ku haboon la sug maantayna iila ekaatay ee waxan rajeyn inad iga aqbasho , xita laga yaaba markas inay is adkayso lkn ku celceli way xishoonaysa
@bensusoral__1915
@bensusoral__1915 4 года назад
@@abdalaali6591 Nio Ninka Saa ugu ShegaN laheed baad usheego utiri 😂
@abdalaali6591
@abdalaali6591 4 года назад
JanaTt Abdullahi09 . Hhh horaan usoo jabay anu
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 4 года назад
@@abdalaali6591 waad ku mahadsantahay taldaada saxiib
@yarkaqaniga6643
@yarkaqaniga6643 3 года назад
Gabadhba Nama jeclaan wali ma arag waxane 🤦🏻‍♂️🤦🏻‍♂️🤦🏻‍♂️ Tolay oo tolay Aar iisoo gurmadabal😭😭😭
@ridhwanruun7553
@ridhwanruun7553 3 года назад
😢sorry walaalo iska samar way iman maalin un Inshaa Allah
@najmakayse8152
@najmakayse8152 3 года назад
😂😂
@njmabaashe6405
@njmabaashe6405 3 года назад
😂alla ku maqan 😂
@luqadalayla9949
@luqadalayla9949 3 года назад
@@najmakayse8152 dulmileey 😠😠😠
@emricabdallaea3353
@emricabdallaea3353 4 года назад
Lone poy ku tagera wlhi❣💥
@zalmancabdiraxman1768
@zalmancabdiraxman1768 2 года назад
Wow pro wllahi waxbadan ayad i cadaysay oo madmadow igaga jiray ugu danbayn waxwalba way isku beganyihin hadaa thank u proh 🙌👍👍👏👏 always keep going
@filsanmohamed4609
@filsanmohamed4609 4 года назад
mitas waa mid saxda ah wll mahad sanid lkn inoo soo kali markad qof aaad jeceshahy daremaha la daremo
@caatikahabdi7398
@caatikahabdi7398 4 года назад
wlahi wanba iska jecelahay 😍 thank you latalintada wll💜💜💜
@lonepoy
@lonepoy 4 года назад
U welcome wllshy
@caatikahabdi7398
@caatikahabdi7398 4 года назад
@@lonepoy wan dhawahay wll thank you so much
@shaaficimaxamed4831
@shaaficimaxamed4831 3 года назад
Waxba wan fahmi waayay nio
@shaaficimaxamed4831
@shaaficimaxamed4831 3 года назад
Emaxn sameyaa
@fatushqali6821
@fatushqali6821 4 года назад
Masha allah walaal plz video no soo badi 🙏❤️
@lonepoy
@lonepoy 4 года назад
Ok wll
@hamzeabdullhi1681
@hamzeabdullhi1681 4 года назад
Aan kaa helay alpi
@mahomedcumar9955
@mahomedcumar9955 4 года назад
Hhh flm qebtisa labad 2020new
@ekraamsuleyman939
@ekraamsuleyman939 3 года назад
😂😂😂😂 Hana fashilin wllow waxayaga wan qarsanaye🙏
@mohamedmoham7197
@mohamedmoham7197 Месяц назад
Thanks pro waan ku mahadsantahey waanan ku arkey intaas oo dhan👍😂
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 3 года назад
Cajiib sida loo ogaado gabadha ku jecel ee kaa qarisa aa . Sheekadaas maa keenten 😂😂😂
@aminakhadar3355
@aminakhadar3355 4 года назад
sxp wn kahely wxd shegtay wllhi calamado badan ayan ku arkay gabadha i jecel calamadaha ad shegtay wn kahely thanks zxp
@soyaabdi4862
@soyaabdi4862 4 года назад
Hhhh oogabadhbaba tahee see cml
@luqmanabdirahman739
@luqmanabdirahman739 4 года назад
Wariya cabdow ha logoin
@sumayafaraxsumayafarax932
@sumayafaraxsumayafarax932 4 года назад
@@Dhulbahante hh waxaa laga yabaa inay magaca qof kle ciwankiisa kaso hadashay markar magaca muhim mahan adinka yabaa ledihin aniga xataa magac nin oo leh ninkeyga ciwan kiisa ka hadlaya wan arkay
@khalidabdi3952
@khalidabdi3952 4 года назад
Hhhhh Amina Isku rali noqo qoralka ka qaldame Wiil miya thy mise gabdh?
@ahmedmahamud4061
@ahmedmahamud4061 4 года назад
Omg nin mise naag Taasa is wey diin Modane name ku Waa gabadhe Mxa khaldana Mise labadaba 😂😂😂😂
@nayumaaismail8788
@nayumaaismail8788 3 года назад
Wiilasha hal mid ayaan usheegin wana iga fariin gabr ayaan ahy gabr xriiro bdan soo niyad jabiyeen dhakhso jcl ha uqaadin ilaa ay dhawaca ka bogsato waydii xliga ay kala tageen qfkii udnbeyay 1year hday ka yrtahy wakhtii sii saad usoojidatit ha dagdagin
@abdilkadirmohamud5660
@abdilkadirmohamud5660 3 года назад
Been badanaaa
@dalhaabdirahmaanali5071
@dalhaabdirahmaanali5071 4 года назад
Wlaahi wll wad mahadsan thy markaan muqalkan dawady waxan ogady qof ijeclalayd ana aan jecla bari hore balse ani aan niyadyda ka saarey lkinse ayda ay intaba niyda igu hysay oon kla wadan aadney wxan ku odhanjiry SHARE isame ayadna wey iga xanaqi jirty balse hada waan ogady noloshyda waan u dhiibtay alx shukran wll
@kinagmoha3857
@kinagmoha3857 3 года назад
Gabadha aan jecel yaha mid lamida dunida kuma nool wan jecel yahay ikhlaas💘😍
@saliimsir9950
@saliimsir9950 4 года назад
waleee wey iga heshay yesss kkkkkkk
@queenugbaad7942
@queenugbaad7942 4 года назад
saliim sir 😂😂😂
@rahmaliashoori3339
@rahmaliashoori3339 4 года назад
Hhhhhhhhhhhh
@mariamohamed9515
@mariamohamed9515 4 года назад
saliim sir astaqfurullah 🤣🤣🤣
@njmabaashe6405
@njmabaashe6405 3 года назад
😂ala mxa dad hwda iska qanciyy😂😂
@mrhussein960
@mrhussein960 3 года назад
Good hore u soco bro wllihi ad iyo ad ayaa uga helny noo soo badi 😍
@najiibxassan7694
@najiibxassan7694 4 года назад
Saxibow Aniga maalin kasta naago badan ayaa isoo firi yaane may ijecel yihiin 😅😂🤣🤣😅
@nasraali7482
@nasraali7482 4 года назад
Haaa😂😂
@Carfoon
@Carfoon 4 года назад
Hahahha ofcourse
@ilhaamilhaam8854
@ilhaamilhaam8854 4 года назад
Waar way ku jeceshahay ku carar 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@kaysesiciid7106
@kaysesiciid7106 3 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣 kulaha naago padan aa iso firiyo ma nooli 😂😂😂😂
@najahchannelnc2570
@najahchannelnc2570 4 года назад
aniga intaba wan siiya jacaylkaga iyo ina badan ba lkn ma aqano isagaa 😢
@aliramsey2117
@aliramsey2117 4 года назад
Najah show haka cajisin hor uwad insha Allah wad heleysaa
@yusufabdi3855
@yusufabdi3855 4 года назад
Hdi kdb wa ku jeclaana
@cabdirahmaanxasan4817
@cabdirahmaanxasan4817 2 года назад
Xaqiiq walhi ustaad alha ku xafido
@sactuushcilmi8158
@sactuushcilmi8158 3 года назад
M.a hray usco wllo wlhi wso dadashy hda daweyna fara bdan kugu xiran keep goin wll qali🥰
@khadarsiciidsaalax8393
@khadarsiciidsaalax8393 4 года назад
Masha allah sxb ❤
@pilyaminofficial1455
@pilyaminofficial1455 3 года назад
Zxp wllhi waa runtaa wayo intaamba waa run taa zxp horay usoco
@hassanmooto3018
@hassanmooto3018 4 года назад
Asc magacegy waa xasan Cabdi Abuukar Xasan motto waxaa Ahy qof fikrad haya waxaana ubaahanahy in aan idin lawadaago fikradahyga
@lonepoy
@lonepoy 4 года назад
welcome wll
@dhambaaljacayl4430
@dhambaaljacayl4430 4 года назад
Soodaa zcxp
@ramlaliina4416
@ramlaliina4416 4 года назад
Maxay tahay fikradaada soo daa
@abdirahmanhussien8497
@abdirahmanhussien8497 4 года назад
@@dhambaaljacayl4430 w
@abdirahmanhussien8497
@abdirahmanhussien8497 4 года назад
Ww
@rapperssmoke2209
@rapperssmoke2209 2 года назад
thanks bro hada gacali sadayda waxbadan baan kabarty 🥺❤️
@awilmohamad2551
@awilmohamad2551 4 года назад
Gabdhow waxaasi marunbaa 😄
@ynwa____queen7636
@ynwa____queen7636 4 года назад
Haa huno🤫🤫🤫🤫 Aniguba intaa waan isku arkey🥰
@abdouzmohaa291
@abdouzmohaa291 4 года назад
Sxp gabar ciyaalnimo ku jirto markaad ka hesho sidee jecayl loogu beeri karaa
@kipirlowadamariaofficial3724
@kipirlowadamariaofficial3724 4 года назад
Hhh Alla kan mid cilmi pdn 🤣🤣🤣
@mohamoudmohamed952
@mohamoudmohamed952 4 года назад
Waxyaabaha caruurta la siiyo siii sxb hhhhhhh
@godey9145
@godey9145 4 года назад
Mise wiifoow saaaar😂😂 sorry sxp iska kaftamaayaa
@marwanlyrics8540
@marwanlyrics8540 4 года назад
@@mohamoudmohamed952 hhhhhhh sida chocolate
@ilhaamilhaam8854
@ilhaamilhaam8854 4 года назад
Wan qoslay lkn haday taasi ciyalnimo ku tustayba oo mid dan kaa lehba maahe Ilen ta ku donaysaa dabeecadeheda iyo dadnimadeda ugu wanagsan ayay ku tusi lahayde Ciyalnimada asxaapta kuwada dhaqanta
@habbygirl0184
@habbygirl0184 4 года назад
hadeey isboojeeyso weey kahesheey 😂😂😂that' was the funny part/..... I dunno it's real or fake the think is that #idontbeliveinlove 😂👀👣 am signal ready to mingle 😪💖who El's is signal🤗💕👅
@axidigavlogs8521
@axidigavlogs8521 4 года назад
Lolz waxa baa baxay
@abdallaadan2033
@abdallaadan2033 4 года назад
Also single
@saidsms8488
@saidsms8488 4 года назад
Macallinka jaceylka guuleyso
@abdulaahiyare6983
@abdulaahiyare6983 3 года назад
Waa haystaa qof I jecel Allah ii dhowro
@muradfitness5705
@muradfitness5705 4 года назад
Gabadh sidano Kale ah aya isomartay waan ku arkey calamadahan marka Hore anagu saxaab caadiya Ban ahayn malin ayay Igu aragtay ano Gabadh kale lasocda aad ayay uga gubatay waxan isdhahay gabadhan saxibtada ah maxaa ka qaldan malmo kabacdi Col ayayba ila Noqotay Ruuxay igu maqashaba way igu dirta intey meelo kawacdo kkk Dʜɪʙᴀᴅᴀɴᴀ ᴅᴜᴍᴀʀᴋᴜ
@missflower2272
@missflower2272 4 года назад
السلام عليكم Wlalkay magacaygu waa ilwad waxan jeclahay inan waxyapo badan kula wadago si aad talooyin iiga siiso maadama tahay shakhsi wax bdan aan ka faaiday wad mahadsanthy
@mustafeabdillahi1896
@mustafeabdillahi1896 4 года назад
Ileaad wll wllalken Warka ui inoo soo gudbiyay waan ku waafaqsanay wanan uga mahad celinaya Runtii jacaylku waa xanuun aan fhakhtar lahayan lkn ubaahan talo iyo goaamo Hadii aad ubaahantahay talo Waxad igala soo xidhiidhi karta gmailkan farxadanolosha9055@gmail.com
@missflower2272
@missflower2272 4 года назад
aad iyo aad ayaa u mahadsantahay wll Runta waye jacaylku waa xanuun aan dhakhtar loo aadin dawadisa kaliya waa ruuxa la jecelyhay. talooyin iyo tusaaleyal padan wan filaya inan ka heli dono bro allah haku xafdiyoh
@missflower2272
@missflower2272 4 года назад
@@MuhammadAli-fl3iw hhhh dumarku way il nugul yihiin 90% so! Gabadhu hday ai dhabba wax u jeclaato si walpa oo ay isku ignorance garayso hdna walaga dreemaya uun waayoh waxa wada dareen ka tamar weyn
@MuhammadAli-fl3iw
@MuhammadAli-fl3iw 4 года назад
@@missflower2272 hhhh sax mahadsanid Wiilkii adiga ma heshiseen ileen dad wax jecel oo lala dareemaynbaynu nahee lol
@missflower2272
@missflower2272 4 года назад
@@MuhammadAli-fl3iw hhhh ani wxan hubinayey waxa ihayaa inu xiise yahay iyo in jacayl cadi ah yahay waxan ogaday inu ahay xiiso somah jacaylka wa ii dambeya
@abdullahakwan
@abdullahakwan Месяц назад
Ismacil xusen masha al ❤laah
@queenasmaa.j7746
@queenasmaa.j7746 4 года назад
Walaalow waaba kayabee gabadhahy maada xananeysa 🤣👍
@mofootball386
@mofootball386 4 года назад
Hhhhhhh
@aarboy2305
@aarboy2305 4 года назад
Hhh wa researcher cilmigaas wxbdan kuso jiray cml hhh
@apdiphataxiprahim8540
@apdiphataxiprahim8540 4 года назад
Mcha allh Lone poy allH keep you pro
@lonepoy
@lonepoy 4 года назад
Thanks brother
@ciisa1723
@ciisa1723 Год назад
Lone poy wan kutageraa❤❤❤
@kowsar39
@kowsar39 3 года назад
Soo badi huno 💞
@asmaahmed2336
@asmaahmed2336 4 года назад
Horay usoco wll guul Aya kurajany ish Allah no sobadi video Wana kahelay yee ish Allah
@cabaasmaxamed3400
@cabaasmaxamed3400 4 года назад
horay usoco keep going libax
@faizahabdi298
@faizahabdi298 Год назад
Jacel waa xanuun 💔💔💔💔 Wiil ayaan jacelahy lkn ma usheegan karo 😭😭
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp 5 месяцев назад
Kaas aniga miya talow 😂😂😂
@faizahabdi298
@faizahabdi298 5 месяцев назад
@@Kingofcity-we4gp yaah og weyo 💔💔😭😭😆
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp 5 месяцев назад
@@faizahabdi298 aniga is og sow mhan 🥹🥹
@crahiimcabaaye5821
@crahiimcabaaye5821 4 года назад
Mid deriska ah aan 25 cisho wada soconay wlhi 10 kan calaamadod waan ku arkay thankz
@bashiirmaxamed684
@bashiirmaxamed684 2 года назад
2sano kaso wregtey weli sidii miya mise wad is fahnten
@ahmedclaahi9643
@ahmedclaahi9643 4 года назад
Keep going pro 👌🏿
@intifaacmuuse2030
@intifaacmuuse2030 4 года назад
Lone poy pro jir oo joog
@lonepoy
@lonepoy 4 года назад
Shukran wllshy qaali
@reymaz8
@reymaz8 4 года назад
Wlhi beentiisa maha 😂😂 ar jaceelaa
@qumanqumayo5390
@qumanqumayo5390 4 года назад
kkkkkk intaba waiska waaye
@libanali8528
@libanali8528 4 года назад
@@qumanqumayo5390 wxba majeclid 😂 markaas
@qumanqumayo5390
@qumanqumayo5390 4 года назад
@@libanali8528 waxan umaleye wan kahelay ookaliya🤣🤣🤣🤣
@libanali8528
@libanali8528 4 года назад
@@qumanqumayo5390 saas lee iga dheh lkn qof kujecl hda heesato ilaasho yaa lagaa xadin
@mucjisojaceyl972
@mucjisojaceyl972 4 года назад
ماشااللہ 👈❤👈❤👈❤👈❤👈❤👈👌
@mamaanbashir8985
@mamaanbashir8985 Год назад
Kabtn hadii isboojeso way iga heshe Cml kabtn adiga ayaa soo tijaabise moyaa😂😂😂✅👍✌🤞👌👌👊
@mowlidarab9713
@mowlidarab9713 4 года назад
Waw mashallah keep going bro
@ismahanaddow3649
@ismahanaddow3649 4 года назад
Keep going bro
@ed___-ns9rm
@ed___-ns9rm 4 года назад
Www msh Allah keeping going my bro
@ed___-ns9rm
@ed___-ns9rm 4 года назад
Like iku dadaaal sxpayaal
@ilovealnasiixamedia1466
@ilovealnasiixamedia1466 3 года назад
Yaanlees ceebeen hee yaah 😂😂😂😂
@Kahiyemacqul
@Kahiyemacqul 4 года назад
Thanks walaal
@miciraajisiraajicabdi7410
@miciraajisiraajicabdi7410 4 года назад
Horay u sii soco walal sare
@omarideking0180
@omarideking0180 3 года назад
No.6.iyo.7...waxan arkijiray waqtiga skool andiganijiray bari Qofteyda an isbarenaynay😘😘
@user-ty5uw2ph7t
@user-ty5uw2ph7t 4 месяца назад
❤ waarun
@husseinkaskeeyofficial4316
@husseinkaskeeyofficial4316 4 года назад
Hhh waa runtada sxb thnks❤🖒
@samadoonsimn9883
@samadoonsimn9883 4 года назад
Maasha allah 👌👌👌
@ayaanahmed7532
@ayaanahmed7532 4 года назад
Anigu wan isku arkey calamadahan lkin qof ka wan ka fogadey wayo waxan kabaqay inuu ifahmi wayo marka aad ban uga fogadey qof kalena wan karacey waxanan isku dayi inan ilobo insha allah 😓
@drsfartunmaxamedabdullahi4974
@drsfartunmaxamedabdullahi4974 4 года назад
abyo isku fikir ban noqonay
@ayaanahmed7532
@ayaanahmed7532 4 года назад
@@drsfartunmaxamedabdullahi4974 sax wllo wan kufarax sanahay inan helay qof isku si aan ufikirnay
@abdalaali6591
@abdalaali6591 4 года назад
Sow ma guursan mise wali kali bad tahay , hadaad guursatay way sahlantahay inad ilowdo oo nin bad hysata lkn hadad wali iskabulo tahay iyaduna wY sahlantahay oo qodoba la maraa
@abdalaali6591
@abdalaali6591 4 года назад
Hasan Caby . Cilmu qayb maha bro ee waa go'aan cilmu qayb waa wax kale wana muhiim waxad is dhahdo waxasa ka iman kara inad ka fogaato
@ayaanahmed7532
@ayaanahmed7532 4 года назад
@@abdalaali6591 haa huno wan guursadey wanad ku mahad santahay taladad
@alisagmailliiban4815
@alisagmailliiban4815 4 года назад
Dhiiri galiye ayaa iinoqotay👌👏
@carabogacal7966
@carabogacal7966 4 года назад
Mahadsanid walaal
@nayumaaismail8788
@nayumaaismail8788 3 года назад
Qaar run ah 😉 hdaan gbr nhy kuwo dhagaxa jira jclkuba dilay aan dreen laheen
@ubaxsiciid5036
@ubaxsiciid5036 2 года назад
Best nice
@abdiazizali1522
@abdiazizali1522 3 года назад
Dhibatada jirta aya ah gabdhuhuna way nala dawadan video yadan 🤣😂🤣
@voicedialogue01
@voicedialogue01 3 года назад
MashaAalllh Zxb waat i Caawisay
@salahhassan3397
@salahhassan3397 4 года назад
Nio tu baan ka shakisanahy iney ijeceshahy wlhi been ma shegayo fb hdii an ka maqanahy wee isoo wacda walipa si zaaid ah qoraalka kala joogsi maleh Marka si romantic ula hadlo wee is poojesa xishood pe isku rida oo warkygas wey is dhaafisa gabar an mar kaga sherkeye oo been ah xita Marar padan ayey iweydisa cawa xita Gabartas away ayey lahed Waxan is iri Mar hore ayey jecelkeda kuu sheegan lhed maaHe gabdhaan falseda ah Ayey ka naxsan thy 😂😂😂
@fjhabiip6695
@fjhabiip6695 4 года назад
🤣🤣
@nasriabdihakim3813
@nasriabdihakim3813 4 года назад
Salah Hassan u sheego maskiinta isheeda yey kugu dhicin ee😂😂
@adbirizakabdullahi6065
@adbirizakabdullahi6065 3 года назад
Wale maxaan gartay gabar ayaa markasta ifirisa Mana Ila hadasho ileeen qofta weey ijeceshahay, taaan la hadli oo wax la qabani.
@sayno-toevil4753
@sayno-toevil4753 3 года назад
Haha 😄
@aaminaxuseen239
@aaminaxuseen239 3 года назад
Keep going walaal
@abdirahmanahmed5928
@abdirahmanahmed5928 2 года назад
Hooray usoco bro
@mohamedilyas2275
@mohamedilyas2275 4 года назад
Keep going brother
@user-wb1ve9ek8j
@user-wb1ve9ek8j 3 месяца назад
Walaahi waarun
@sakariyemaxamed2271
@sakariyemaxamed2271 4 года назад
Thanks very much bro
@user-rp9ih3kf3s
@user-rp9ih3kf3s 3 года назад
Bisinka maxa no kashifee niyow wan shiixy wllhi ono dawanay muqalkn salaamad kawarama jaceyl ayaa ihayee kama warqabinee
@abdirahmaansagaale5937
@abdirahmaansagaale5937 3 года назад
Hhhhh wlhi fariid tahay
@CabdulaahimacalinCabdula-ic8my
@CabdulaahimacalinCabdula-ic8my Месяц назад
Ustaad indheheeda ka dareema sas ey thy wey inkertaa maxan sameýaa❤❤❤rebly
@lonepoy
@lonepoy Месяц назад
Isku day inaad ka maseyr siiso... gabar kale uga sheekey ama tus ... haddey masereyso wey ku rabtaaa.
@badboyforever8894
@badboyforever8894 4 года назад
Gabar ayaan jeclaahy mana ogi iney ijeceshahay sihaam ayaa la dhahaa muqdisho ayaan isla joogna mana ka samri karo ciil ayaa ihaayo isoo duceeya wllheyga please 🙏😭😭😭😭😭
@falisibraahimofficial6496
@falisibraahimofficial6496 4 года назад
Sihaam yasiin maladhahaa
@badboyforever8894
@badboyforever8894 4 года назад
@@falisibraahimofficial6496 haa lkn adiga sidee ku ogaate iisheeg bal wlshey qaali 😥
@mahirdalpoqortooyo5546
@mahirdalpoqortooyo5546 3 года назад
@@badboyforever8894 malagugu qabtay
@sahraali1686
@sahraali1686 3 года назад
😭😭😭😁😁😁
@falisibraahimofficial6496
@falisibraahimofficial6496 3 года назад
@@badboyforever8894 wll aniga geber sihaam yaasiin maxamad caraye ladhaho waaye waa saaxibteyda mcn
@cabaasomar1207
@cabaasomar1207 4 года назад
Keep going pro
@xuseencabduqaadir404
@xuseencabduqaadir404 Год назад
Mahadsanid
@mahmedqasim6170
@mahmedqasim6170 4 года назад
Wa sax calaamadahan aad sheegtay waxan jecladay gabadh runti macalfan blse jcaylkayga usheegtay inaqaabishay blse calfan
@chuchutv8432
@chuchutv8432 4 года назад
Keep goin
@deeqomohammed6
@deeqomohammed6 3 года назад
intaba wan leyahay walhi 😂 wilka deriska hadana😳😳😳
@guurdoonyoutubechannel3753
@guurdoonyoutubechannel3753 4 года назад
Allow #HOOOOOOYO MCN janadii Geeey. 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭 #AAAAAAAAMEEN DHEH. wll illaaaahay dartiisa #SUBSCRIBE iigu saaar
@taaxoyare974
@taaxoyare974 3 года назад
,aamin
@googlegmail3753
@googlegmail3753 4 года назад
Kkkkkkk wara naga dhamow😁
@alwaaxyareoffcilal4996
@alwaaxyareoffcilal4996 3 года назад
Sax waaye bro
@shuwaykarxasan6244
@shuwaykarxasan6244 4 года назад
Keep going ❤❤
@one10channel78
@one10channel78 4 года назад
Lone boy Runtii waxaan ka mid ahaa dadkii ugu horeeyey waxaan channel kaga aad ugu jcladay sababto ah keliya waxad so dayn jirtay waxay ka koobnaayeen music iyo ereyada balse waad bedeshay I'm so sorry walow aanu dookhaaga tixgelinayno hadana kaayaga weeye kan muhiimka ah
@AyubAli-mz7up
@AyubAli-mz7up 4 года назад
😂😂😂😂 subaxallah
@maxamedbashiirmuuse5643
@maxamedbashiirmuuse5643 3 года назад
War nio Jacel waali ihaayo ❤
Далее
7 Gabar markay ku jeclaato qarin karin
10:13
Просмотров 66 тыс.
Would you help?!😳
00:32
Просмотров 4,8 млн
Shukaansiga Gabdhaha Wax Ka Ogoow | Jacayl
6:55
Просмотров 98 тыс.
2 Hab Oo Aad Kusoo JIIDAN karto Qofka Aad jeceshahay
8:12
And how are they not embarrassed?
0:19
Просмотров 18 млн
How is it possible? 😅 #behindthescenes? #vfx
0:19