Тёмный

Sidee loo Sameeyaa Burger Hilib Geel leh | How to Make Somali Camel Meat Burger? 

Xubulcayn Kitchen
Подписаться 12 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

Sidee loo Sameeyaa Burger Hilib Geel leh | How to Make Somali Camel Meat Burger?
Try This Somali Camel Meat Burger, it is the best homemade tasty Burger which is easy to make.
Tijaabi Burger kan laga sameeyay Hilib geelka, kuna samayso gurigaaga runtii waa Casho aad u macaan oo Xaajiga iyo Ciyaalkuba aad uga heli doonaan!
Burger ingredients:
Camel Meat - Hilib geel ridqan (1kg)
Bread crumbs - Roodhi qalaalan (1 Cup)
Garlic - Toon
Coriander - kamsar
Salt - Milix (1/2 tsp)
Ginger - sinjibiil (1/2 tsp)
black paper - Filfil (1 tsp)
Coriander Seeds - Geedo Adari (1/2 tsp)
Burger Sauce ingredients:
Mayonnaise - Mayoonees (2 tsp)
Tomato ketchup (2 tsp)
Yoghurt - Ciir ama Caano Fadhi (1tsp)
Coriander seeds - Geedo Adari (1tsp)
Black pepper - Filfil (1tsp)
Sugar - Sonkor (1tsp)
Ground Mustard (1/2 tsp)
Salt - Milix
Garlic powder (1/2 tsp)
Paprika (1/2 tsp)
Lime juice (1/2 tsp)
Thanks so much for watching.
Subscribe and come back for NEW Easy & Fun Somali and African Recipes Every Friday!!
♥ Watch More at Home: bit.ly/2mrSbsp
Facebook: bit.ly/2o2qeHM
#CamelMeatBurger #Burger #Subscribe

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 84   
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 3 года назад
Si aad Noola Socotid isla markaana Videos-ka aan soo dhigno aad isla markaaba u hesho Link-gan Subscribe dheh bit.ly/3gzcqwU !! 😊😊😊
@monahersi4177
@monahersi4177 4 года назад
Manshallh
@hamdahashi3764
@hamdahashi3764 4 года назад
Masha Allah
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Mahadsanid wl
@hamdaibraahim1819
@hamdaibraahim1819 4 года назад
manshaa allah tabarallah 😋😋😋
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Mahadsanid wl
@redwanahmed4672
@redwanahmed4672 4 года назад
Msha allah qli mahdsnid 😋😋
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Ada mudan qli
@sjhsuh
@sjhsuh 4 года назад
Mashallah RABBI ha ku ziyadiyo xifrdada❤❤❤❤🇸🇴
@anisomahamed8235
@anisomahamed8235 4 года назад
Masha allah gacantada alle ha ku barakeyo wllo
@sulekhamaxamed651
@sulekhamaxamed651 4 года назад
Masha allah😍
@shamsoshiilmaxamed1353
@shamsoshiilmaxamed1353 4 года назад
masha allah😋
@xamdicalidheere5736
@xamdicalidheere5736 4 года назад
Abayo igu soo dar asxabada qali
@samiayousuf5176
@samiayousuf5176 4 года назад
Masha allah tabaarakalaah alle gacmaha hakuu barakeeyo
@Daryeelhooyo
@Daryeelhooyo 4 года назад
Maansha allaah
@nimcoahmed4505
@nimcoahmed4505 4 года назад
Mansha allah
@uptyrahmanomer7395
@uptyrahmanomer7395 4 года назад
maasha allaah baarakallaah waa qurux
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Mahadsanid
@rakiacakescooking8447
@rakiacakescooking8447 4 года назад
Qurux abyo gacantada allaha kuubarakeeyo
@sahrafaarax3312
@sahrafaarax3312 4 года назад
maashallah mahadsanid huno please roodhida noo soo gali aad begarka dhe galisay
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Hye insha alah
@ismahanabdirahman1536
@ismahanabdirahman1536 4 года назад
Msha allh abyo
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 года назад
Maasha’llh
@suadhassan3340
@suadhassan3340 4 года назад
Maa shaa Allah calayk xbbty Allah gacanta ha kuu barakeeyo Aamiin yaa Allah
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Mahadsanid hppty
@munacasayr3733
@munacasayr3733 4 года назад
Wl Quruxey roodhida baygarka noosoo geli ilahy khayr haku siiyee
@cawodahabo5808
@cawodahabo5808 4 года назад
Mashallah huno hore u soco wan ka faidna
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Mahadsanid huno qli❤
@nimcoabdullah2588
@nimcoabdullah2588 4 года назад
Masha allah walal gacmaha alle hakuu barakeeyo waa qurux videoyadada way nagu yaryihiin wll noo soo badi marwalba waanu kusugaynaa wll
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Insha allah wl qliyey hye mahadsanid
@lulalove5333
@lulalove5333 4 года назад
Mansha allah gacanta alle haku barakeyo walashay
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Mahadsanid wl
@kadraofficial9780
@kadraofficial9780 4 года назад
Masha allaah abayo rabi ha ku dhowro kdb waxaan kaa cod san lahaay in aad musiga aad naga deyso codkaada aad looma maqlee adoo raaliya thnks
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Hye walal qli mahadsanid
@na300meym8
@na300meym8 4 года назад
Masha alalah alle gacanta hakuu barakeeyo wll 🥰 roodhida maada sameeyay noo soo gali hadaad adigu samysatay mahad sanid wllo
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Haa wl ana sameyay hye insha alah mahadsanid
@omaliyahafifa
@omaliyahafifa 4 года назад
I truly appreciate your time and effort
@ifrahmohamed7675
@ifrahmohamed7675 4 года назад
masha allah qurux wye
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Mahadsanid
@aragsaqaali3603
@aragsaqaali3603 4 года назад
Masha allaah gacanta alle haku barakeyee misiga nagadaa cidkagii bananu maqlaynee
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Hye wl mahadsanid
@Manner532
@Manner532 4 месяца назад
شطيرة لحم بالجبن
@barwaaqocali1882
@barwaaqocali1882 4 года назад
Mnsha Allah
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Mahadsanid
@xamdicalidheere5736
@xamdicalidheere5736 4 года назад
Waaaaaw masha alllha abayo mcn wllhi waa waxa fican
@xamdicalidheere5736
@xamdicalidheere5736 4 года назад
Abayo labakaga iso qora
@xamdicalidheere5736
@xamdicalidheere5736 4 года назад
Asc
@xamdicalidheere5736
@xamdicalidheere5736 4 года назад
Abayo
@user-ew1rm7fp2r
@user-ew1rm7fp2r 4 года назад
from tiktok
@hodancookingchannel2167
@hodancookingchannel2167 4 года назад
masha allah wllo alle gacanta ha ku barakeeyo wllo waxan rabaa inaad no so galizo sida roodhi begarka lo sameeyo
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Haye walal insha alah wan so galin mahadsanid
@umumarsum6847
@umumarsum6847 4 года назад
Masha allah illahay gacanta haku barakeyo qaali rodhida begarka noso gali sida lo sameyo
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Amiin Hye qli mahadsanid
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Hye insha alah amiin mahadsanid huno
@hoodoabdilahi9448
@hoodoabdilahi9448 4 года назад
Aad ban uga faaiiday wll qali mahadsanid
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Mudnantabada le huno❤
@aniisomohamed7234
@aniisomohamed7234 4 года назад
Masha Allah rooti shining dhaab noso gali
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Insha allah hye wl mahadsanid
@maajidaaragsan7125
@maajidaaragsan7125 4 года назад
Musiga kasaaar codka xbt
@ummumayzuun6602
@ummumayzuun6602 11 месяцев назад
Qaaliyy roodhida miyaan laga maarmayn hdii la waayo
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 10 месяцев назад
Iyado diyarsan ba laga hela supermarket yada qli hadi waydo cornflakes ridiq o ku badalo
@abdirahmanabdi5084
@abdirahmanabdi5084 4 года назад
Nice but cooker ku ma gas ba mise waa laydh please.
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Wa gaas wl mahadsanid
@abdirahmanabdi5084
@abdirahmanabdi5084 4 года назад
Indro hargeisa waa ka imisa cookar kaas oo kale ama electric ama gas
@beatricemusungu5470
@beatricemusungu5470 4 года назад
Mshaallh mashallah mashallah mshaallh mshaallh mshaallh mshaallh walhi wan la dhacay from tiktok abyo mcnto lkn roodhida side usameysay ni so gili abyo manta waxi ka bilawdo waxan ahy faniskada horay usoco qali dumarey
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Mahadsanid qliyey haye insha allah
@kawsarmaxmed329
@kawsarmaxmed329 4 года назад
Mansha alh abyo hargeysa yurub lo malena
@hiboqaali6481
@hiboqaali6481 4 года назад
Asc abyo wan ku slamay wan ka helay sidaa wax ino bareso video abyo ado sharxeso kaso dhig Shukran jazza xagena jogtaa abyo
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Cm wl wanka qaday mahadsanid Hargaysa jooga
@hamdaadam2049
@hamdaadam2049 4 года назад
Halkeed joogta wllo
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Hargaysa wlo
@Nasirmuridi
@Nasirmuridi 4 месяца назад
Hawshaada hawl dheer waaye iskaabulada ma anfacayso ee wax gaagaaban oo kooban noo soo duub ugu badnaan 5 daqiiqo hada waxa aan ku qasbanahay in aan raadiyo qolo kale oo si fudud ii tusta intaasoina waa talo asc
@ISMOBeautyandCooking
@ISMOBeautyandCooking 4 года назад
Mansha allah wllo adna isaar subscribe
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Hye wl mahadsanid
@ISMOBeautyandCooking
@ISMOBeautyandCooking 4 года назад
Adaa mudan wllo
@kowtherabdullahi785
@kowtherabdullahi785 4 года назад
💯💯💯💯❤❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘
@kafiyacumar1493
@kafiyacumar1493 4 года назад
quruxdisaba ka arka inu mac yahay abayo gariba tahay
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Mahadsanid wl
@aragsaqaali3603
@aragsaqaali3603 4 года назад
Misigii banaan waxba ka maqleenba
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Sorry wl
@fayuuzyusuf8092
@fayuuzyusuf8092 4 года назад
❤️❤️❤️❤️❤️
@rowdaahmed52
@rowdaahmed52 4 года назад
Like 100 keep going abayo subiscribe waan kuu saaray adna iisaar subiscribe mahadsanid Isla socod wanaagsan abayo
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Insha allah mahadsanid wl hy
Далее
Презентация iPhone 16 за 4 минуты
04:00
SIDEE LOO HELAA FIGRAD GANACSI
11:54
Просмотров 32 тыс.
Sida loo sameeyo Hamburger aad Umacaan
11:53
Просмотров 17 тыс.
Sida loo abuuro Afokaadhada
5:18
Просмотров 20 тыс.
Gurigaaga ku Sameyso Oreo Ice Cream
12:45
Просмотров 19 тыс.
casho fudud begar 🤤🍔 make this way burger
9:01
Chilli Fish Recipe | Kaluun aad u Macaan
10:15
Просмотров 2,7 тыс.
CAMBE BEERO QAAB CASRI AH OO FAA'IDO BADAN
13:56
Просмотров 45 тыс.