Тёмный

Sidee loo Suubistaa Apple ID iPhone 2022 

Abdikarim Dahir
Подписаться 31 тыс.
Просмотров 193 тыс.
50% 1

#iphone #appleidfree #appleid
➖➖➖My Social Media➖➖➖
➡️Facebook:- / ckariin.daahir
➡️Instagram Follow:- / abdikarimda. .
👍🏽Daawashada Videogan aad dawatay wad ku mahadsan tahay..

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 331   
@hamdamuse8903
@hamdamuse8903 Год назад
Aadbaad Umahadsan tahay Step Step ayaan uraacay Waanan ku guulayztay Shukran wll
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
Adaa Mudan Wll
@husseinmohamed270
@husseinmohamed270 Год назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-FLNqkmDx8lo.html
@hajiahmed5949
@hajiahmed5949 Год назад
​@@abdikarimdahirwll Postcode mxa galiyaa
@anasaxmed4660
@anasaxmed4660 Год назад
@@hajiahmed5949 war mopilkaagah passowrkah lagu furoh umaleenaa
@dorkyare3871
@dorkyare3871 Год назад
Wll shukran walhu❤🙏
@Geyre02
@Geyre02 Год назад
Mahadsanid Ustaad Caawa Ayaan Iphone soogatay Sida Apple ID Losameeyana adaa Ibaray Mahadsanid Ustaad
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
Adaa Mudan Ustaad😊
@cabdinasirxusen7458
@cabdinasirxusen7458 8 месяцев назад
Pro aad ayaad u mahadsantahay cilmigaaga alle hakuu barakeeyo
@ibrahimabdullahi
@ibrahimabdullahi 2 года назад
Legend aad u mahadsan thy markle lacag kuma bixin doono Apple id sameyntiisa👍👍
@husseinmohamed270
@husseinmohamed270 Год назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-BbuTZlBBJ8U.html
@rjr47233
@rjr47233 24 дня назад
Pro come on man awaalkaaga Wxaa ku gudo ma aqaano thank you any more time pro asxaabta 30k Adiga oo kaliya ayaa ka haray fadlan legend kaan aa u cimaamad no😢🎉
@AhmedMohamed-lt3vc
@AhmedMohamed-lt3vc 2 года назад
Lipaaax wllhi abaaaal baaa ku hayaa Hawl adag baad ii fududaysay Guulayso
@fathiinalove6901
@fathiinalove6901 Год назад
Abowe aneh icawi pls
@AyannaBulhan
@AyannaBulhan Год назад
Mahadsanid wll waan sameysty waliba si wanaagsan sharaxadaada wax la siisto lahayn sharaf io karaaamo❤
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
Mahadsanid Wll
@hirsiyoali8205
@hirsiyoali8205 Год назад
Huuno ani wuu idhiby ma icawin karta
@AyannaBulhan
@AyannaBulhan Год назад
@@hirsiyoali8205 haa abaayo qeybtee ku dhibeysa isheeg
@iam.legendar
@iam.legendar Год назад
m.allah sxb aad ba u mahadsan tahay.❤️✊🦁wado kasto aad raacday waan sameeyey waana ku guulaystay lkn sxb qofkan numberkiisa gashtay wax xog ah ma uu iga ogaanayaa
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
Maya sxb
@kalthoumabde1193
@kalthoumabde1193 Год назад
Thank you brother Lacagtayda ii badbadisay
@mohamedabdiali7313
@mohamedabdiali7313 2 года назад
Well Qeybta App Store ka maba igeynayo meesha Address ka
@ugbaadqurux5940
@ugbaadqurux5940 2 года назад
Meesha kore Ee appstore madaxa ku sawiranyhy wll gal
@cabdibasid4827
@cabdibasid4827 Месяц назад
MaHadsanid Ustaad ❤
@cmd3705
@cmd3705 2 месяца назад
Thanks wlll ،جزاك الله خير
@abdifataahfiifii4419
@abdifataahfiifii4419 Год назад
Mahadsanid wll aad bad iicawisay kujeer mahadsanid 🙏🥰
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
Adaa mudan wll
@anascade1533
@anascade1533 2 месяца назад
Ustaad shukran wlhi cumaamada waakugu tuuray keep goin ❤
@aminasiad8473
@aminasiad8473 11 месяцев назад
Mahadsanid walalkeyow waxbaan ka faa'iideyatay wana samaystay anigoo adiga jidadkaaga raacaya
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir 11 месяцев назад
Adaa mudan Wll
@mrkkb4907
@mrkkb4907 Год назад
Sxp aad iyo aad ayaad uma hadsantahey sxp wad iga fujisey😊😊😊❤
@__xa781
@__xa781 Год назад
Aad baad umahadsan tahay wllo jasaakallaahu kheyr♥️♥️♥️💯 waad i caawisey waqtigaan ubaahnaa
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
Adaa mudan Wll RU-vid Subscribe saar siina Share Gareey si asxaab kale uga faaidan
@__xa781
@__xa781 Год назад
@@abdikarimdahir DIyaar wllo♥️♥️
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
@@__xa781 ❤❤
@fatimazahra7276
@fatimazahra7276 Год назад
Thanks bro جزاك الله خيرا
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
😊
@mohamedparpa9080
@mohamedparpa9080 2 года назад
Legend waa markii iigu horeysay tnx
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir 2 года назад
Mahadsanid Legend
@maviojoker7783
@maviojoker7783 Год назад
Wlahi bilahi wa ruN wax walabo uu sheeegay 🤩 tnk pro
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
Soo dhawaaw Bro
@zamzammohamed2769
@zamzammohamed2769 6 месяцев назад
Mahadsanid wll wan sameystay❤❤
@AbdiAbdullahi-l1s
@AbdiAbdullahi-l1s Год назад
Thank you brother mugalkan markaan dawadey waxbadan baan kafaidey wax aan kugu abal gudo maogi
@abdikanimohamed5754
@abdikanimohamed5754 Год назад
Mahadsanid sxb,labo mobile aya ku sameeyay familka ah tnks❤
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
Adaa mudan sxb
@BubyBarre
@BubyBarre 3 месяца назад
Tanks wlhi WA yabana telka CWA iskey masaxay Allah ka farxiyi❤
@maznamuzthpe4201
@maznamuzthpe4201 3 месяца назад
Wllo kleyy i yar cawi anigah wuu idiidan yahy mrkn galiyey nbmrkeygiH
@BubyBarre
@BubyBarre 2 месяца назад
​@@maznamuzthpe4201sxb side inte ka cawiya
@hanamaxamuud2097
@hanamaxamuud2097 Месяц назад
Thank you ❤ waa samaystay
@munamahamedahmed6860
@munamahamedahmed6860 11 месяцев назад
Bila adress ma sameesmayo miyaa bro waaa sameeye lkn markaaa wx soo dajinaayo wuu iga diiidaya
@mohamedadammukhtar8387
@mohamedadammukhtar8387 Год назад
جزاك الله خيرا
@zadamomar5520
@zadamomar5520 Год назад
Wad mahadsan tahay sxb maalin aan uga baahi badna ayaad I caawisay
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
Adaa Mudan sxb
@SmileSweety-hp8py
@SmileSweety-hp8py 4 месяца назад
Couldn’t create at this time 😢😢😢😢 ayuu i dhahayaaaa
@NaturalEmotionss
@NaturalEmotionss Год назад
Thanks sxb caawaa la ii keenay Tell ka isla caawana adaan kaa helay mahadsanid mar kale💕
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
Adaa Mudan Sxb
@liibaanshidane1625
@liibaanshidane1625 Год назад
The GOAT 🐐 of all Time of iphone ❤😂
@sabiriindaahir9222
@sabiriindaahir9222 Год назад
Mar kahore alle mhd leh oo iigatusay wll mcn waadna kumahadsnthy fahansiiskaaka shugran wll qali
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
Waa Alle mahadii adaa mudan wll qali ah
@AmiiraFans
@AmiiraFans 2 месяца назад
Thanks walal ❤😊
@sihaamabdi4119
@sihaamabdi4119 9 месяцев назад
Waa mahadsantahay awal lcg leygu sameye hadne ani usameyna gabar habo u ahay keyga sadax sano isticmala warqad igu qoran hada badal keyga le gashtaa
@Hindasalah-ri9qc
@Hindasalah-ri9qc 8 месяцев назад
I caawi ani
@janaralCaynteofficial
@janaralCaynteofficial 8 месяцев назад
Zhp mcn lama samayn karu idhaha marka lamberka garo mxaa ku xaliya plz
@Hindasalah-ri9qc
@Hindasalah-ri9qc 8 месяцев назад
Ani xitaa maku hagagay iminka
@abdulaahidhaqanexalane666
@abdulaahidhaqanexalane666 Год назад
Thanks brother key wlh wan faaiday❤❤❤
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
Adaa Mudan Bro❤❤
@ilhaandeeq4
@ilhaandeeq4 7 месяцев назад
Mahadsnid wllky mcn wlh wa ka faiday ina mid cusub sameysto ilhy khyr ha ku siiiyo sida ad waqtigada nogu bixisay🙏🙏🙏
@SamiirAhmed-f5j
@SamiirAhmed-f5j 10 дней назад
Zhp markaam creat apple id dhaho wuu idiidayaa waxbuu isoo qorayaa
@AmiinCabdirahman-h6l
@AmiinCabdirahman-h6l Год назад
Wad mahadsantahy wll waxd iii badbadisay lacagtaydiii may allah bless your hands
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir 11 месяцев назад
Aamiin wll
@califarah8450
@califarah8450 Год назад
Mahadsanid wllka 🥰waa fahmay sifican
@mahadcabdi7280
@mahadcabdi7280 2 года назад
Mahadsanid zhp Alle hakaa abaal mariyo waan raacay waanan saxay 👑👑🤍🤍🥰🥰🥰
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir 2 года назад
Aamiin Sxb😊😊
@HindaCabdilahi-n6m
@HindaCabdilahi-n6m Год назад
Wad mahadsanty lacag layga qadi lhaa imika wlhi mahadsanid
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
Adaa mudan Wll
@Nourislam842
@Nourislam842 Год назад
Thnks you zxp
@AYUUBCade-n7j
@AYUUBCade-n7j Год назад
Qq😊❤
@abdiaziizmahmed960
@abdiaziizmahmed960 Год назад
Thanks
@AbdullahiDaud-jx9kn
@AbdullahiDaud-jx9kn 11 месяцев назад
Thanks walaal
@mowliidcali1955
@mowliidcali1955 2 года назад
Wllo password ma garanayo telkana iima shaqeynayo please help 🙏icaawi wll
@qalbidhaya4970
@qalbidhaya4970 Год назад
Wllo tnks wan sameystay lkn ludo star sen uga heli karaa apple storeka
@SaabirDhaqane
@SaabirDhaqane 2 месяца назад
Mahadsanid wll
@samirabashir438
@samirabashir438 Год назад
Thanks wll hda samystay all wana ku guulysty tnx❤
@sucaadcalimohamed5269
@sucaadcalimohamed5269 4 месяца назад
Mahadsanid wll qaaliyooow
@OsaamaAbdirsaq
@OsaamaAbdirsaq Год назад
1year ago mahadsanid pro❤😊
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
Adaa mudan pro❤
@mohhasanabdi230
@mohhasanabdi230 Год назад
Thanks brother
@abdinasirsalahali
@abdinasirsalahali 6 месяцев назад
iTunes marka aad buuxinayso formkiiisa waxaa fiican inaad doorato Dalka kenya addresskana aad buuxsato balse taleefanka waxaad kadhiganaysaa Dalka Somalia Lambarkaaga caadiga ayaad gashanaysaa waayo 252 iyo 251 dhanka xadka labada dal way kuwada shaqayn karaan waana caadi.
@cilansaar3082
@cilansaar3082 7 месяцев назад
Mahadsanid wll ❤
@cabdulahicarab1614
@cabdulahicarab1614 8 месяцев назад
Mahadsanid sxb ❤
@SumayAbdi
@SumayAbdi 24 дня назад
Postcode aan adeegsaa intee ka keena
@ayuubaxmed7042
@ayuubaxmed7042 2 года назад
Sxb iPhone App Store kiisa sidee uhagaajinkaraa
@axmedgurayalghazi7195
@axmedgurayalghazi7195 2 года назад
Post code waa maxay bro
@fowziyamohmed3207
@fowziyamohmed3207 2 года назад
Wll iso jwb bal hadii uu qof iijogin kwrn dares kliya maisticmali kra
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir 2 года назад
Pagekan igala soo xariir wll facebook.com/abdikarmdahir
@AbdukadirMohamed-pi2oe
@AbdukadirMohamed-pi2oe 2 месяца назад
Tnx sxb😊
@CadnaanJeeri
@CadnaanJeeri Год назад
tanks wllka
@maryamacabdulahi7443
@maryamacabdulahi7443 10 месяцев назад
Shukran wll❤
@lionqadiip9532
@lionqadiip9532 2 года назад
Mahad sanid saxip lkn suaal hadhow lacala hadaa wadan aan lambarkiisa kirada kuhelay aado aan lambar kasameesto halkaa maiskabadali karaa lambarka kirada ahaa
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir 2 года назад
Wad iska badali kartaa wll
@HaliimaMohamed-nu2kp
@HaliimaMohamed-nu2kp 7 месяцев назад
Mahadsanid walaal
@rahmamohamed8554
@rahmamohamed8554 9 месяцев назад
Manta oo iPhone 15 aa usameysanaya ka fa,iday thnkz🙏
@KaahoOmar
@KaahoOmar Год назад
Ayyy mahadsanid walal mcn
@MuNa-ql7ge
@MuNa-ql7ge 2 месяца назад
Hadaa lacala non doorty hadane see u dooran karaa carka rabo
@Ahmedkafi2522
@Ahmedkafi2522 Год назад
Tnxs pro awalkaga waxan ku gudo malhn wlhi😢
@SomalilandHajirto
@SomalilandHajirto Год назад
Sxb wali maan fahmin anu
@maankacade3451
@maankacade3451 Год назад
Numberka code miyaa usoo dhacaya Teeda kle hddii mid hore uu ku samaysnaa mid kle mku sameyn karaa Inaa iso jwpta rajeynayaa zxp
@Rat_Queen1
@Rat_Queen1 8 месяцев назад
Waxa umaleyna inad badasho wyh
@NaimaHussein-s8f
@NaimaHussein-s8f 10 месяцев назад
Thnks you bro for your help ❤❤❤❤❤
@mohamedfarah9835
@mohamedfarah9835 3 месяца назад
Lam barka wuu didan yahay maxan sameyaa
@maazimahmed1971
@maazimahmed1971 Год назад
Thanks bro ❤❤
@isackmohaxaad4448
@isackmohaxaad4448 2 года назад
Zxp code ku so dhacayo inte kaga so dhacay iphonkaga mise telephoneka kle kugu so dhacy ani wu iso dhici layhy bro
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir 2 года назад
Sxb Qeybta Verifyga Gmailka ayee iigu soo dhacday Gmailka ayaa ka fiirinee Sxb
@aamina9785
@aamina9785 Год назад
Verifyga xagee waye an ka eegto code kee
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
@@aamina9785 Gmailka ayaa laga Verify gareeyaa wll halkan wad igala soo xariiri kartaa facebook.com/abdikarmdahir
@mohayare596
@mohayare596 6 месяцев назад
Mahdsanid pro
@muhanadcade7835
@muhanadcade7835 Год назад
Thnks pro wax bdn ma iga cawisy👏🏼👍🏽❤
@SunaariMohamed
@SunaariMohamed Год назад
Abwe thanks si fcn usharaxday lkn ani email keyga wan ilaawe meshas igu istagtay side ku hela iso jawab
@abdifataxanshax141
@abdifataxanshax141 Год назад
Thanks you 😊🙏
@HoodoJaac
@HoodoJaac 3 месяца назад
Wll wu idiidayaa mxn sameya marka numberka geliyo😢
@nasrodahir9267
@nasrodahir9267 7 месяцев назад
Jazakallah wllo
@caashacabdilaahi2510
@caashacabdilaahi2510 2 года назад
Qaybta verification idhibty gmailkaga ma mobile kalad glisay
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir 2 года назад
Haa hadii aad doonto iPhonekaga wad ka daaran kartaa Gmailkaga
@nuunekhan7691
@nuunekhan7691 Год назад
Thanks zxp waan hagaajiyay
@sandheere3090
@sandheere3090 Месяц назад
Thanks
@HalimaHassan-w4y
@HalimaHassan-w4y 10 месяцев назад
Zxp aad ba u mahsan thy jizakalah🎉
@umucabdirabi1390
@umucabdirabi1390 Год назад
Shukran wll wax dhan naga caawisay
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
Adaa mudan Wll😊
@asadcrashiid8564
@asadcrashiid8564 5 месяцев назад
mahadzanid zxp xaga numberka waxan galiyey kayga somaliga ah wuuna ii shaqeeyay
@cawomohamed8899
@cawomohamed8899 Год назад
Verify code soo baxayn
@mohametozman4097
@mohametozman4097 Год назад
Wll aad iyo aad u mahadsantahy wxd sameesey lee sameenayay
@maryancabdi5612
@maryancabdi5612 9 дней назад
Wll number dibada ah maba aqaan mxa sameeya 😢
@markacadeycrewofficial5049
@markacadeycrewofficial5049 2 года назад
Thank you pro wan sameyey
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir 2 года назад
You Welcome Bro
@abu_amier
@abu_amier Год назад
Sxb waxan wata 13 pro max waxaan ku sameey id wanka bixi yay kadibna waxaan rabaa ina sameysto ID cusub wxu idhaha mximam number fre accont have been activet kii horana waan close gareey lkn kama bixin icouldka isoo jawab UGAAZ
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
Sxb Account Hore dhan waa in la remove gareeyaa
@abu_amier
@abu_amier Год назад
@@abdikarimdahir sxb wax walba waan yeelay walina maka baxaaya icouldka
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
Sxb Pagekan igala soo xariir facebook.com/abdikarmdahir
@wllmaska4441
@wllmaska4441 2 года назад
Tanks
@amiraqaali8950
@amiraqaali8950 Год назад
Ani waan isku dayay aple id ga waan sameeyay lkn waxaan sameyn la’ahay App Store 😢
@saamiamohammed7089
@saamiamohammed7089 Год назад
Nio lacag lagu samyna intey idhahen ayaan anigane meshas raadiyay Hader imaady wa arkeyna hada ku guuleysanayo
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
Tartiib muqaalka u daawo inaad suubsato ayaa kuu rajeynaa insha Allah
@raxmocabdi8149
@raxmocabdi8149 Год назад
Ay tnx my prother 🥰🥰
@FaatihUpdi
@FaatihUpdi 3 месяца назад
Streets ka mxay kamicno thy
@Abdirahmanade523
@Abdirahmanade523 5 месяцев назад
Password verify wuu adeg yahay
@baliilyare
@baliilyare 4 месяца назад
Mahdsanid
@RiyaanYaxye
@RiyaanYaxye 5 месяцев назад
Thanks ❤
@HassanabdikariinJama
@HassanabdikariinJama Год назад
Aad baad umahansanthy wll laba Sano ka bacdi waan ku intifaacay bro
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
Adaa mudan wll
@fatimamohamed6928
@fatimamohamed6928 Год назад
Mhdsanid apowe wan ka faiday❤😊
@zakariyemohamed1828
@zakariyemohamed1828 7 месяцев назад
Zxp thank you so much
Далее
SIDA APPLE ID LOO SAMEEYO
8:06
Просмотров 6 тыс.
I Did This With Coffee! 🤯☕️ #shorts
00:22
Просмотров 267 тыс.
SIDEE LOO SAMEEYAA APPLE ID CUSUB 2024
3:05
Просмотров 51 тыс.
How to create a new Apple ID on iPhone! [2023]
5:55
Просмотров 1,5 млн