Тёмный

APPLE ID | Passwordka hadii uu kaa lumo ama aadan aqaan wad badalan kartaa Passwordka Apple IDgaaga 

Abdikarim Dahir
Подписаться 29 тыс.
Просмотров 73 тыс.
50% 1

#changepassword #appleid #iphone #forgetpassword
➖➖➖My Social Media➖➖➖
➡️Facebook:- / ckariin.daahir
➡️Instagram Follow:- / abdikarimda. .
👍🏽Daawashada Videogan aad dawatay wad ku mahadsan tahay..

Хобби

Опубликовано:

 

18 дек 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 204   
@beer-lula_22
@beer-lula_22 4 месяца назад
Mahadsanid sxb cilad aan ku wareersanaa baad iga cawisey abaalakaga janno alle haka yeelo
@user-rk3xq7nl8x
@user-rk3xq7nl8x Месяц назад
Thank you teacher Aqoontaada Alle hakuu siyaadiyo
@MohamedFarhan-qq1ws
@MohamedFarhan-qq1ws Год назад
Txn bro 1yr dhan Waxa ka walwal sana cawa ifaidesay
@queenhayat9674
@queenhayat9674 Год назад
Mahadsanid Wll Waad i Caawisay Wuna ii Shaqeeye ❤️🙏
@user-te2xd2ue5c
@user-te2xd2ue5c 2 месяца назад
Mahadsanid wll ❤
@mukaramabdiaziiz889
@mukaramabdiaziiz889 Год назад
Mahadsanid wll mcn😊❤
@sucadohaaji5365
@sucadohaaji5365 Год назад
Mahasnid wll waa badashtey ❤️🙏🏻
@Ahmedkasim4545
@Ahmedkasim4545 10 месяцев назад
Mahadsanid bro
@aishamohamed-iq6or
@aishamohamed-iq6or Месяц назад
Qli thanks caawa wad icawisay ❤
@user-mi9yf4xx9c
@user-mi9yf4xx9c 9 месяцев назад
Mahadsanid wllo
@user-mn5hh9sw8n
@user-mn5hh9sw8n 10 месяцев назад
Thanks ustaad❤
@ciiltirepoyofficial3114
@ciiltirepoyofficial3114 8 месяцев назад
Nin wax bartye thanks zhp
@hamzemarket-ju6cc
@hamzemarket-ju6cc Год назад
Mahadsanid sxp kugu faa iday ani🙏
@mursalsaidasal8775
@mursalsaidasal8775 Год назад
Thank you sxb🎉
@Noryare59
@Noryare59 Год назад
Thanks brother ❤
@Amiiiin8
@Amiiiin8 4 месяца назад
Mhdsanid sxb guuleyso ❤
@mohamedaaminiyo6880
@mohamedaaminiyo6880 3 месяца назад
Mahadsanid
@HoodoAbdullahi-tg8tz
@HoodoAbdullahi-tg8tz Месяц назад
Thanks wll ❤
@yahyebrown9509
@yahyebrown9509 Год назад
Thanks pro🎉❤
@calimohamed684
@calimohamed684 Год назад
Thank you sxb
@nuuralceensiidcumar517
@nuuralceensiidcumar517 5 месяцев назад
Mahadsanid wll👨🏻
@saciidoqueen3149
@saciidoqueen3149 9 месяцев назад
Thanks bro❤🎉
@user-fv2ed4uu9z
@user-fv2ed4uu9z Год назад
Thanks wllhi Hada ayan badashtay awal qof aya isameye mahadsanid 😂❤
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
Adaa Mudan ❤
@daacadofficial5674
@daacadofficial5674 6 месяцев назад
​@@abdikarimdahir wllka mopile iphone 11 ayaa hystaa waxaa rawa inan apple idga ku jiro iska saaro muuqal kasoo sameey plz🙏 Inaa iska daletedo ayaa rawa apple id ga ku jiro oo mid cususb gashto🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@leadercommando6237
@leadercommando6237 11 месяцев назад
Apple ide meesha oo sacurity markaan kudhufta waxuu ileeyahay kii hore password kiisa gili markaan galiya numberka oo Apple ide igu xirnaa ayuu code igu diraa code kii markaan galiyo gmail ayuu mar labaad code igu diraa midkii gmail markaan galiyana wuu is sootuuraa wll marka adigoo mahadsan meel aan kala soo xiriira ii sheeg 🙌🏽❤️
@MssKonjo
@MssKonjo 4 месяца назад
Ani xita Dhibkaas i heesto wllo
@IbraahimGuursade
@IbraahimGuursade Месяц назад
Waa mahadsan thy scp🎉
@hansarebanleyahy3006
@hansarebanleyahy3006 10 месяцев назад
Thanks 🙏
@dadirshimpirmaxamud3891
@dadirshimpirmaxamud3891 4 месяца назад
pro waad mahad santhy b
@user-yw2go9ss2y
@user-yw2go9ss2y 10 месяцев назад
Thanks pro❤❤❤❤
@hawaabdi8415
@hawaabdi8415 2 месяца назад
Thnks
@mushtAQOmer
@mushtAQOmer 8 месяцев назад
Tnx ❤
@abdurahmanhirsi9601
@abdurahmanhirsi9601 8 месяцев назад
Aad iyo aad aa u mahadsantahay
@cabdifataaxcali-mt6ur
@cabdifataaxcali-mt6ur 10 месяцев назад
Thanks Lph
@MacalinCalii
@MacalinCalii 4 месяца назад
Thanks pro
@zacdiasaid2766
@zacdiasaid2766 10 месяцев назад
Tnks
@maxamadcali6045
@maxamadcali6045 5 месяцев назад
tnx prother
@mohamedcade9909
@mohamedcade9909 Год назад
Wuu iga diiday❤
@zacadtayo
@zacadtayo Год назад
Sooo sameee zxp
@user-tb3ix2ub7b
@user-tb3ix2ub7b 9 месяцев назад
Haa aboowe noosoosameey
@marayanmuumin3027
@marayanmuumin3027 Год назад
Pro aniga waxa iga cawisa side iPhone ka maskaxdiisa usiyadin karo Apple ID gana wan ilawe password kisa
@ayaancabdiraxmaan4974
@ayaancabdiraxmaan4974 11 месяцев назад
Mahdsnid kunjeer Wll mcn alle haku barakeeyo wuu iishaqeeyey
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir 11 месяцев назад
Aamiin Wll allah ku dhowro adigane
@sadaammaahir2144
@sadaammaahir2144 Год назад
Zxo soo samee
@qadanismaaciil9171
@qadanismaaciil9171 Год назад
Thank you wll Alleh haku sacido ❤️😍
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
Amiin dhamaanteen Wll
@Noryare59
@Noryare59 9 месяцев назад
@@abdikarimdahir bro aphone ayaa hilmaamay baswer ka iyo mida apple id mxaa xal ah bro😢
@rooblehussein-ei3wc
@rooblehussein-ei3wc 9 месяцев назад
Thanks wllkey🤴🏻🫡❤
@aaminojamaal-yx3sn
@aaminojamaal-yx3sn Год назад
tng🥰
@sundusseedkabtanka2233
@sundusseedkabtanka2233 3 месяца назад
wll aniga hadaa tabto mesha ay ku qoran thy pasword iyo saceurty wuxuu idhahayaa kowdi pasword kle gili anne ma aqaaan 6S aa wataaa
@Abdaapoi123
@Abdaapoi123 Год назад
Soo badi❤pro
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
Waa yhy Bro Insha Allah
@abuo_9
@abuo_9 Год назад
Legendary 🎉❤
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
Thanks🥰🤝
@user-gb5ch3fj1l
@user-gb5ch3fj1l 8 месяцев назад
Tuuk
@abdiqanimohamud9258
@abdiqanimohamud9258 9 месяцев назад
Wll wxaa raba ina iga cawiso iPhone 13 pro mx ligadhacay mardhow so waxa raba ina sida loga xiro qofka iga dhacay plz plz wllo iso jawab
@mohamuddayib5399
@mohamuddayib5399 9 дней назад
Pro meesha mar aan taabto aniga wuxu ileeyahay password ki Apple ID ga marka hore gasho mana garanayo pls maxan sameyn kara
@osmanabdi8571
@osmanabdi8571 Год назад
Sxp Aniga halkan markan taabto apple Id buu I weydiinaa mxn kaloon sameeyaaa
@mohamedcamuud6373
@mohamedcamuud6373 Год назад
Zhp heedhe Markan taab tabto bassword and secuirty wuxuu so saara apple ID password ku waydina intas soo sheeg
@ridwaanmaxamed25
@ridwaanmaxamed25 8 месяцев назад
Mahadsanid wllky ❤
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir 8 месяцев назад
Adaa mudan wlshey
@user-zh2ns5gx5d
@user-zh2ns5gx5d 2 месяца назад
Walal ani ima❤shaqanayo maxa samyaa
@ciilowukeyofficial1570
@ciilowukeyofficial1570 Год назад
Sxb password security marka tabto apl Id password iwaydinoya maxa sameya
@maxamedamiinmaxamedamiin7345
@maxamedamiinmaxamedamiin7345 8 месяцев назад
Sxbw waa iga diidowaa ee meel aa kala soo xariiro isheg sxb
@user-ro3ec3yy4l
@user-ro3ec3yy4l 9 месяцев назад
apo markaa taabto password and security waxoo ileyahay gali password max’s sameeya
@user-gi5gj5dr7c
@user-gi5gj5dr7c 7 месяцев назад
Ani Mafahmin wll
@sumayomohamed808
@sumayomohamed808 Год назад
Aad ayad u Mahadzanthy password maa aqn wlhi wad i cawisay
@kingserbia4348
@kingserbia4348 10 месяцев назад
Wall aniga change password ima gaynayo paswoord bu iyawaydina side uga gudba Mahadzanid
@user-xl2rn7qf4w
@user-xl2rn7qf4w 10 месяцев назад
Zxpow. Asok pupg ah. So same
@aishayussuf6055
@aishayussuf6055 Год назад
Side oga hortagi kara iPhone geska laga daminayo ila aniga Password kagaliyo wayo waladamin kara sifudud
@gwledosman9744
@gwledosman9744 Месяц назад
Isagoo bilaa crad ah ayan sameeyay wuuu I diiiday ma card buraba😊
@A-ABDI-74
@A-ABDI-74 9 месяцев назад
Legend nuune
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir 9 месяцев назад
Thanks Legend
@sundusmaxamad1280
@sundusmaxamad1280 Год назад
Powe sida Gmail loo badalo iso sheeg
@cabdiraqiibahmed6123
@cabdiraqiibahmed6123 Месяц назад
Lambarka seelooga badala kuugu xiran aple idgaga
@ritaajmoha5735
@ritaajmoha5735 8 месяцев назад
Apwe aad ay u mhdsntahy wa ku faidy illhey ajar haka siyo ❤
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir 8 месяцев назад
Aamiin abayo
@user-fi1dt9bp9z
@user-fi1dt9bp9z Год назад
Wllo adoo ralIya
@user-vu6qj8rn5d
@user-vu6qj8rn5d 11 месяцев назад
Zxp aniga wuu idiiday
@hhhughhgv2088
@hhhughhgv2088 5 месяцев назад
Abowe ani appkaqaar iima dgyn iPhone 6s waaye
@ayaan6126
@ayaan6126 4 месяца назад
Abowe fadlan icawi waxan wayey App Store kayga 😢
@maryamaofficial8676
@maryamaofficial8676 8 месяцев назад
Restoration ka sidee la iskaga qadaaa wll
@munoladan7613
@munoladan7613 Год назад
Passcode kii cunug yar badaly kadib wuu furi waayay apple id gana lama yaqaan telkaaas xal maleeyahy
@zhoursuzu1764
@zhoursuzu1764 Год назад
Wallal iima soo baxayo markan kudhufto password and secu…password gali buu i oranayaa please icaawi
@yasmiinnadar7110
@yasmiinnadar7110 Год назад
Ani xata sasu i dhaha maxa samysa isheg😊
@hodmanmohaz3931
@hodmanmohaz3931 Год назад
Wll dhiwatada waxy ka taganthy Marka password and security ladhaho wax kale ayu kuweudina o Apple ID ah plz kaso hadal hadey macqul tahy
@nuriishpea8192
@nuriishpea8192 Год назад
Sido kle maxa sameyaa😢
@abdiqaniadam5132
@abdiqaniadam5132 6 месяцев назад
Bro telephone apple id iga hiran ma iga saacidi kartaa
@iimaanabdirahman9394
@iimaanabdirahman9394 8 месяцев назад
Wll passorwd iyo security mrka ku dhufto wuxuu iweydina Apple ID passaword mxa xal ah😢
@zahromuxudin7997
@zahromuxudin7997 Год назад
Abowe number islaameed ayaaa ka suuub saday sidee iskaaga badalaa😊
@barwaqoahmed8359
@barwaqoahmed8359 10 месяцев назад
Wll u izo bixi wayye
@user-oz8yc9cx1t
@user-oz8yc9cx1t 7 месяцев назад
Warr ni0 iphone 6 kusOo samme paswerd kIi harre ayUu nawaydiye
@user-pu6bt1zl7n
@user-pu6bt1zl7n Год назад
Hadii password ka kaaga xidhmo oo laga jabinayo kwrn
@user-xq7qr4vq8p
@user-xq7qr4vq8p Год назад
Taleefanka 2aad sida Adresse ka loogu sameeyaa garan waayy meeshaa ku hary😮
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
Sxb isku day wixi aad ku wareerto Pagekan igala soo xariir facebook.com/abdikarmdahir
@Ahmedgemer44
@Ahmedgemer44 Год назад
Haaaa soo samee
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
Waa yhy sxb insha Allah
@user-kg7dg4yc7n
@user-kg7dg4yc7n 4 месяца назад
Mesha ma Gali kari password I waydin will iso Jawa
@ahmedabdiraxmaanahmed
@ahmedabdiraxmaanahmed 4 месяца назад
Password security markaa Gali rabo password I weydinaa maxaa xal
@user-he7ny5jz5v
@user-he7ny5jz5v Месяц назад
Aboowe eey foon cusub lii soo dhiibay abal eeydhii inaa usameeyo rabaa muuqaal kasoo samee
@Ayman.Abyan1
@Ayman.Abyan1 Год назад
wll inaad wx iga caawisso baan raba sidee kuu heli karaa
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
Pagekan igala soo xariir wll facebook.com/abdikarmdahir
@zacadtayo
@zacadtayo Год назад
Sooo same sida loo vemegarye
@user-zx9ls1ty9j
@user-zx9ls1ty9j 9 месяцев назад
Apow ani ima sooboxoyo😢😢 next
@mascuudali7753
@mascuudali7753 Год назад
Aboowe wuu iga diday
@user-nz3fk4df9y
@user-nz3fk4df9y Год назад
Labada basuwer korkod mxa lagaliya
@MACAANOWYare
@MACAANOWYare 11 месяцев назад
Waxaasodgigataa Apple ID oolambarkiisa dibada logu soosameeyay
@raxmaaar-yw3cw
@raxmaaar-yw3cw Год назад
Markaan is yidhaahdo gal ayuu pasword iwaydiinayaa
@sahracabdala1925
@sahracabdala1925 9 месяцев назад
Wll basscod ma aqano se ubdlankraa😢😢
@mohakaka9816
@mohakaka9816 10 месяцев назад
Aniga Caga hdan tabto ipple I’d password iweydinoyaa 😭😭
@qaysbarre9670
@qaysbarre9670 10 месяцев назад
Usd ka sosamee sida loo remove gareyo
@Yaaheelmedia
@Yaaheelmedia 7 месяцев назад
apple id gii waa laga soo remove gareeyey kadib mid cusub ayaan rabaa inaa ku sameeyo, marka ugu danbeeya ee agreement la marayo ayuu diidaya ee sxbow halkaas sidee u dhaafi kara iga caawi
@daramaisxaaq3868
@daramaisxaaq3868 Год назад
Kuwaasi haday san ii shaqaynayna
@bashiiryare13
@bashiiryare13 Год назад
Thnk you wll inksto uu iga diiday meshs oo paaswedka iga xujyy mesha kore pan ka bedeshy ❤❤
@abdikarimdahir
@abdikarimdahir Год назад
Adaa Mudan Wll
@kingserbia4348
@kingserbia4348 10 месяцев назад
@bashiiryare wall anu igu xujeyey paswoord gali iga cawi
@InspirationalPancake-rl2ml
@InspirationalPancake-rl2ml 6 месяцев назад
Password & security markan taabto password ayuu iweydiina maxa sameeya wll 😢
@user-ub2zl4dz7n
@user-ub2zl4dz7n Год назад
Noso Gali 😢Kayga Email aya Lu xiran mana aqani basswood 😢
@abduqadirxurshe3892
@abduqadirxurshe3892 3 месяца назад
Danku
Далее
Sidee loo Suubistaa Apple ID iPhone 2022
18:07
Просмотров 178 тыс.
SIDEE LOO SAMEEYAA APPLE ID CUSUB 2024
3:05
Просмотров 33 тыс.
МЕГА ФОКУС С КАЛЬКУЛЯТОРОМ
00:33
Baro sida gmail iyo password loo ogaado qaab f...
8:36
5 meel oo aad ka qarsan karto Whatsapp-kaaga.
5:13
Просмотров 865 тыс.
SIDA APPLE ID LOO SAMEEYO
8:06
Просмотров 2,9 тыс.
Платье для богинь на свадьбу
1:00
Нашел котенка 😭
0:53
Просмотров 2,3 млн
One moment can change your life ✨🔄
0:32
Просмотров 34 млн
Шашлык вкусный
0:57
Просмотров 6 млн