Тёмный

Sidee u billaabi kartaa Cryptocurrency 2024 (FULL BEGINNERS GUIDE) 

Eng. Abdishakur Mohamed
Подписаться 186 тыс.
Просмотров 74 тыс.
50% 1

Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
✅Subscribe
🔔Notication-ka furo
🟢Offer: linktr.ee/abdi...

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 376   
@ONLINE-5
@ONLINE-5 7 месяцев назад
Thank you teacher ❤❤
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM 7 месяцев назад
Sidoo kale ustaad
@mohamedosmanabdullahi9492
@mohamedosmanabdullahi9492 7 месяцев назад
Ustaad markaan coinska gato shib lee maa ka dhahaa mise inaan daba joogo ayuu iga rabaa suuqa waxa uu maraayo
@FANIBOY-e8n
@FANIBOY-e8n 7 месяцев назад
@mohamedosmanabdullahi9492
@burdibixasanjamac2820
@burdibixasanjamac2820 7 месяцев назад
nio ama mudn waxaan raba ina ku so biro mrka ma heli kara mel aan kala xiriro​@@AbdishakurHM
@mohamedbashiir-hs9yl
@mohamedbashiir-hs9yl 7 месяцев назад
Ustaad, in aan kula Soo Xariiro ayaan rabaa, Halkee kaala Soo Xariiraa.
@mohamedyussuf586
@mohamedyussuf586 7 месяцев назад
Thanks bro waa warbixin muhiim ah oona anfacday sida saxdaa oo Maaalgashiga loosameeyo noosoo dhig
@ABOWABOWOFFICIALABOWKE
@ABOWABOWOFFICIALABOWKE 7 месяцев назад
Masha Allah Walaal Qalbi Furanaa Tahay oo Dadkiisa La Jacel inay Wax Kororsadaan Macalin JIr Oo Joog Hormar Wacan
@najiibjurun
@najiibjurun 7 месяцев назад
thanks bro wlhi wax bdn ayan kaa,faa,iday respect fulll
@silver14007
@silver14007 7 месяцев назад
Ani lacag mahaysto watching 👀 and crying 😢 😭 😅 🙃 😪
@elitegamer5503
@elitegamer5503 6 месяцев назад
Soo deynso ee lacag sameey
@jimcale2553
@jimcale2553 2 месяца назад
​@@elitegamer5503ilaa Imisa ayaan ku bilaabaa
@LuqmaanMaxamuud
@LuqmaanMaxamuud Месяц назад
Teacher thanks wallahi Waan u codeeyey muuqaalka ee kuwaas iyo kuwo la mida
@cawaalenuux1502
@cawaalenuux1502 7 месяцев назад
Waad mahdsanthy c.shkuur.ajir alha kaa siiyo
@FANIBOY-e8n
@FANIBOY-e8n 7 месяцев назад
Thanks ustaad
@AbukarAbukar-ub4fg
@AbukarAbukar-ub4fg 7 месяцев назад
Muuqaladaan soo badi ustaad abdi shakur
@BenHaynes-pj4wm
@BenHaynes-pj4wm 3 месяца назад
What's the optimal strategy for someone with around $2000 or even less, to begin trading cryptocurrencies today?
@mirandaryan2365
@mirandaryan2365 3 месяца назад
You need a pro or very goodTrader. Someone like Stephany Reuben
@AlisonKhar
@AlisonKhar 3 месяца назад
Almost gave up due to constant losses, but Steph turned my luck around
@GalexDixon
@GalexDixon 3 месяца назад
I went from 10k to 87k with Steph. Thanks to that i paid off my debts
@DevinNovak-vh2cx
@DevinNovak-vh2cx 3 месяца назад
Leveraging market changes is a remarkable talent Stephany has
@BenHaynes-pj4wm
@BenHaynes-pj4wm 3 месяца назад
how can i get ahold of her?
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 7 месяцев назад
🎉 coin ugu mustaqbalka fiican soo gali iyo technicalanalysis
@WeydowG
@WeydowG 7 месяцев назад
Waan ubaahanahay videos kaan soo badi ustaad❤ Mahadsanid
@khadarkhan529
@khadarkhan529 5 месяцев назад
Haaaaaaa wn rabna ustaata
@hanadcaliabshir6284
@hanadcaliabshir6284 4 месяца назад
Caaw ayaa igu horeso wana la dhacay sida wanagsan ad nogu sharaxday thnks wllka
@AdmiringCosmos-lh4kx
@AdmiringCosmos-lh4kx 7 месяцев назад
Waad Ku mahadsantahay sida faahfaahsan aad noogu sharaxday engineer
@CADAAWESPORTS
@CADAAWESPORTS 5 месяцев назад
Xagee kaala soo xariira teacher
@Fadumo65
@Fadumo65 Месяц назад
m.a ustaad
@xamdamohamuudali3195
@xamdamohamuudali3195 7 месяцев назад
horta suaal furan iga jawaaba dhalinyaro markan malgashto crypto bil kasta lacag makala bixi karaa mise sanad iyo wakhti kuxidhantahay 😊❤
@Gudbi755
@Gudbi755 7 месяцев назад
Waa kolba siduu u qaaliyobo, ama u dhaqaaqo hadii aad bil walba la kulantid waa nasiibkaa balse daqiiqad walba waad heli faa'ido ama khasaare, badanka sannadkiiba dhowr mar ayuu faa'ido badan Ku sinayaa.
@safiaAbdukadir
@safiaAbdukadir 5 месяцев назад
Xagee kabilabah
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM 7 месяцев назад
Maanta kadib mar marsiyo yaan lagaa maqal iina soo docee wll mahadsanid
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 7 месяцев назад
Shiba sxb waa xaaraan!!!! Culimada islaamka oodhan baa sheegay
@Najax-f3e
@Najax-f3e 7 месяцев назад
Shakra Abwe canada ma ka sheeqayan miyaa lama ogola uu idhahayaaye thank you
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 7 месяцев назад
@@Najax-f3e magac ku qoro accountka si aanu kuugu jawaabno mahadsanid.
@Fosmohamud09
@Fosmohamud09 7 месяцев назад
Asc
@Fosmohamud09
@Fosmohamud09 7 месяцев назад
wll whatpkga maheli kara
@xamsecabdiwahab9419
@xamsecabdiwahab9419 4 месяца назад
Shukran sxp noo soo badi
@AWALECADE
@AWALECADE 7 месяцев назад
Si walbo wad kumahadsan tahay❤❤❤
@abdisalanali4361
@abdisalanali4361 7 месяцев назад
Course crypto noo soo geli thank you
@asizxeditz
@asizxeditz 6 месяцев назад
Waxad inoo kala saarta crypto halal io haram waxa soo tirisey kuwa xaran kujiro dadka ina ukala saarto midka xalal io xaranka ah bro🙏
@HaabiilLove
@HaabiilLove 7 месяцев назад
Mahadsanid ustaad waan ku aaminsanahay
@Gudbi755
@Gudbi755 7 месяцев назад
Abaal marin- Abdikani🎉
@abdullahiabdisalamsabrie4296
@abdullahiabdisalamsabrie4296 7 месяцев назад
WA igu socdaa macalimuu warkaga 😊
@mohance7635
@mohance7635 7 месяцев назад
Ustaad waad mahadsantahay caawitaankaaga runtii wali barasho ayaan ubaahanahy casharo xariira aan helo playlistiga inu icaawindoona filaaa allaha macaak ustaad🥰
@aadanmaxamed6360
@aadanmaxamed6360 7 месяцев назад
Aadan abaal Marin
@ismailabdulle6317
@ismailabdulle6317 7 месяцев назад
Mahadsanid eng.
@AbdifatahJama-r9s
@AbdifatahJama-r9s 6 месяцев назад
Mahadsanid.
@abdulwalialidaud6228
@abdulwalialidaud6228 7 месяцев назад
Waan u baahanahy soo badi teaccher
@usaamecabdirashiid
@usaamecabdirashiid 7 месяцев назад
Mahadsanid ustaad
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM 7 месяцев назад
adigaa mudan ustaad
@salahmubarak7474
@salahmubarak7474 23 дня назад
​@@AbdishakurHMasc ustaad diyaar baan ahaye xagaan kaala soo xidhiidhaa
@farahhussein8789
@farahhussein8789 5 месяцев назад
Faarax(abaal marin)11:53
@abdifatahsomali9050
@abdifatahsomali9050 7 месяцев назад
Eng Crypto Analysis video noga so sameya please 🙏
@hassandeeq193
@hassandeeq193 2 месяца назад
Programakan waa ku cusub ee sidee u baran karaa wll waxaan rabaa suuqyadan inaa ku soo biiro
@Axmed-p5e
@Axmed-p5e 7 месяцев назад
Sxb MEXC Mala isticmaalikaraa?
@osmanr3523
@osmanr3523 7 месяцев назад
Shukran inbadan sxb Eng. please sida loo ogaado coin-ka fican ee aan rabo inan maalgashdo sida lo baaro ama loo hubiyo video nooga so samee bro🙏
@DrbdirahiimMuuse
@DrbdirahiimMuuse 7 месяцев назад
Ustaad gof passpor xaysana maxasaneya
@AbdikariimAhmed-v8z
@AbdikariimAhmed-v8z 6 месяцев назад
Mahad Sanid ustaad
@burhaanshaafi5805
@burhaanshaafi5805 5 месяцев назад
Bro mahadsanid aniga ayaa diyaar ah xgee kaala soo xiriiraa
@maxamedshariifxasan-hx7gr
@maxamedshariifxasan-hx7gr 5 месяцев назад
sxb macluumàad dhàmeestiran naga siiy
@ShaaficiAbdullahi-c1r
@ShaaficiAbdullahi-c1r 6 месяцев назад
Muuqaaladan barashada bicmsic Crypto xagee kahelayaa
@nasirabdi1438
@nasirabdi1438 6 месяцев назад
Thanks brother wax badan kafaaiidey
@MaskiinQuudshe
@MaskiinQuudshe 3 месяца назад
Waraa waligaa lacag maka faaiday
@luqmanbarkhadsiyad7004
@luqmanbarkhadsiyad7004 5 месяцев назад
Soo badi macaluumadka macklin
@TijaaboChannel-cx4fw
@TijaaboChannel-cx4fw 7 месяцев назад
My teacher thanks you yes yes ❤❤❤❤yes ❤❤
@warfaahassan
@warfaahassan 7 месяцев назад
Ustaad Revolut ayaa kadhex iibsaday DogeCoin, Revolut caadiyan bank Ayaan Ayaan u isticmaalaa lkn qayb Crypto ah ayuu leeyahay. Arinkaas dhibaato maka iman kartaa? Mahadsanid
@dajiye-1
@dajiye-1 5 месяцев назад
Ciwan kaga iso qor sxb
@cumarcabdirisaaqcusmaan
@cumarcabdirisaaqcusmaan 7 месяцев назад
Soo badi macalin
@alifarey862
@alifarey862 7 месяцев назад
Mudane thank you very much
@HassanAhmedJama-de9ul
@HassanAhmedJama-de9ul Месяц назад
Xalaal ayaan u baahannahay
@pasharbashiir7882
@pasharbashiir7882 7 месяцев назад
macalin noosoo badi
@cmcbashram1562
@cmcbashram1562 7 месяцев назад
Eng xagee kala soo xariiraa
@Cabdiqaaliq9
@Cabdiqaaliq9 6 месяцев назад
Thanks teacher lbank kawaran
@JIKAAR
@JIKAAR 7 месяцев назад
Walal hay dhaafin walal ee ii soo jawaab zxb
@epraimwike1405
@epraimwike1405 5 месяцев назад
I'm favoured financially, Thank you Jesus $32,000 weekly profit regardless of how bad it gets on the economy.
@danielolawoyin338
@danielolawoyin338 5 месяцев назад
How ..? Am a newbie in crypto investment, please can you guide me through on how you made your profit?
@FazzaHamdan-v9v
@FazzaHamdan-v9v 5 месяцев назад
Thanks to Mrs Elena
@FazzaHamdan-v9v
@FazzaHamdan-v9v 5 месяцев назад
She's a licensed broker here in the states
@ademesooluwatoyin8376
@ademesooluwatoyin8376 5 месяцев назад
Thanks to Mrs Elena.
@ademesooluwatoyin8376
@ademesooluwatoyin8376 5 месяцев назад
She's a licensed broker here in the states.
@diintawaanasteexo7971
@diintawaanasteexo7971 7 месяцев назад
Maalgashigaan diinta ma waa faqsanyahay sxb
@ashaabdi4216
@ashaabdi4216 2 месяца назад
Waan Ramayana in aan qaato coorsada walaal
@maxamedCabdixasan-w5r
@maxamedCabdixasan-w5r 7 месяцев назад
Waa teacher.wax nafahansii dee
@MrBulle252
@MrBulle252 7 месяцев назад
Noosoo badi ustaad
@mkadir
@mkadir 6 месяцев назад
Eng Abdishakuur mahadsanid Cryptocurrency kuma jiro processka wax iga dhiman yahay lkn inaan sii barto jeclahay intaan galin ee noo soo badi mahadsanid.
@sahanmedia7908
@sahanmedia7908 5 месяцев назад
Macalin Courses kaga discount ku same Madama dadka kugu xidhan dhalinyaro u badan yhiin aan wax badan haysan❤
@cryptoWorker704
@cryptoWorker704 3 месяца назад
And here’s a question: there is some USDT on the OKX wallet and a phrase for it: head isolate sound end kit industry choice festival limit stable dolphin derive. How can I transfer my account to Binance?
@deeqacabdi2576
@deeqacabdi2576 5 месяцев назад
Ustaad adi dhan hadalkaada caatifad ka muuqda dadka ardaydaada ah bis inaa u hagar baxdid kaamuuqda yaan lagaa daremin 199 dollar ama 99 dollar waaye course yinkaada waxàs dad mawada awoodaan
@abubakarabdurahmanahmed8338
@abubakarabdurahmanahmed8338 2 месяца назад
Bro coin Ka markuu hoos u dhaco xagee Laga gala presentage ahaan & marka UU sare u kaco xagee looga baxay?
@One-Click-Channel
@One-Click-Channel 7 месяцев назад
ustad RU-vid ka playlist wxaa ku jira 14 cashar oo cryptocurrency lkn 5 cashar waa hidden ustad ma noo fasixi kartaa adigoo mahadsan
@HasaAbdala
@HasaAbdala 5 месяцев назад
Hada suuqa waa kacsanyahy a maqlaayay bishan April maalgashi ma lagu sameen karaa
@ciiseqoritravel4689
@ciiseqoritravel4689 4 месяца назад
Mahadsanid Eng, macluumaad ka qiimaha leh ee aad nasiisay, Ustaad waxan kaa codsan lahaa Crypto yada ugu fican ee mustaqbal dheer maalgashi lagu samayn karo hada ilaa mudo ka dib mustaqbal ka fiican yeelanaya ilaa 5 ama 6 xabo noo soo sameey video
@janomusic4783
@janomusic4783 Месяц назад
edir app hadii hadii any verfied ahayn oo aanu damaanad lahayn saxib ma qurux badana inad dadka la wadaagto soomalidu dad taxadar badan maha waa dad iska dhex dabaasha wax walba si dhib yarna isaga aamin kara tuugo walba
@alimohamedhassan4107
@alimohamedhassan4107 7 месяцев назад
Mualin maalin iyo sacaad ima dhaafo xogtada wllhi mahadsaniid usteed
@king.salman19
@king.salman19 7 месяцев назад
teacher muqaaladan oo kale so badhi waliba step by step wana mahadsan tahey
@HamadaKamadare
@HamadaKamadare 7 месяцев назад
Bro waxan u bahanahy inaan numberkak aad igu cawiso inaan arimo muhim ah kala hadla raaaba
@NimcoHassan-b1l
@NimcoHassan-b1l 7 месяцев назад
Sida lacag loogu shubo no soo duub coin
@fihima6618
@fihima6618 7 месяцев назад
Ustaad muuqadan oo kle nooso gali step by step waliba adigoo ku base gareeyo dhalinayarta somalia joogo Mahdsnaid
@Shakra-Official
@Shakra-Official 4 месяца назад
Wan ubahanahy sxp wxn rabah inaat icaawisit sxb
@muniabdulahi1529
@muniabdulahi1529 4 месяца назад
7:10 waxaan fahmi wye yaa wye qof ka igu shubaayo hal keena ka keena mise automatic markaa USD galiyo iigu soo baxaa?
@ahmedhassanabdimohamed5566
@ahmedhassanabdimohamed5566 4 месяца назад
course ka ugu macqulsan isheg aan gatew wllo
@alimeritv1150
@alimeritv1150 5 месяцев назад
Aad ayad umahadsantahay Waxban kafahmay Suuqa wankuso biri raba inshallah Suasha anqabo waxawayo qoofki rabo inukubiro Waaqtiga ogu jaban ama ad isledahay suuqa wusojabay Ama lafilayo Goorma wayo. Mahadsanid
@CabdifataaxShCali
@CabdifataaxShCali 7 месяцев назад
Noo soo badi
@maxamedxaanshidhalin6392
@maxamedxaanshidhalin6392 5 месяцев назад
Aniga si aadad ayaan udanrynaa
@xasanabshir-um6xe
@xasanabshir-um6xe 6 месяцев назад
Waa mahadsantay wll xog badan waad naga siisay lkn waxbadan baan weli ku wreersanahay sida Binance ga loo adeegsado si ka ballaaran haddi aad nogu soo sharaxdid waan kaaga mahad celin lahaa ama course free ah oo kooban naga siin lahayd
@ayoubisomali
@ayoubisomali 7 месяцев назад
Asc eng hore su'aal aan ku so weydiyay igama jawabin melahan lamaal gashanyo xalal iyo xaaram waxay tahay mad nalawadgtid adna ajar bay ku nqon ...mahadsanid.
@Abdiwasac-Qorshe
@Abdiwasac-Qorshe 7 месяцев назад
Eng Shakra ✋
@MahadAxmed-e7i
@MahadAxmed-e7i 5 месяцев назад
Nink aan lahayna paspor suuq ma galikaraa
@teamOG333
@teamOG333 7 месяцев назад
Wallahi waa iqaladay ilaha baa kaa ween lacag aan ilaali naaye ayaa app kii idir lacgtii 52.74. Waa liiga yaacay subxannalh
@AqoontaGuud
@AqoontaGuud 6 месяцев назад
Side lagaga dhacay lacagta wll
@jiisoowchannel605
@jiisoowchannel605 5 месяцев назад
eng meel aan kaala soo xiriiro iyo coursooyin aad bixisid ma isii kartaa
@UpdyrahmanMohamud-wy4pq
@UpdyrahmanMohamud-wy4pq 5 месяцев назад
Ustaad Evc plus sidee uga dhigan karaa
@RaheemMughal-s7m
@RaheemMughal-s7m 2 месяца назад
Thank you, it was interesting to watch. A bit off-topic question, but I hope someone can help. How to transfer USDT from OKX wallet to Binance using the initial phrase: bar buffalo stone electric maze limb oil match obtain rice above asset. It doesn't work for me, the address is not accepted.
@apdalleyareofficial3854
@apdalleyareofficial3854 7 месяцев назад
Masul noso badi diyar ayan ahy kaliya ifahansi sida loogu shubto lcgta iyo sida loo dhigto lcgta ama sidn wx ugadan kro
@AbaazCabdi
@AbaazCabdi 7 месяцев назад
ENG course maad ka bixisid sida loo sameey creptocurncy
@muqamchannel8377
@muqamchannel8377 5 месяцев назад
Sxb hadan jogo Kenya qabke u sameysan karaa
@abdiririsakawil3235
@abdiririsakawil3235 7 месяцев назад
Mahadsanid Wll War BIXIN Muhiim Ah weeeye Aniga Caqabad Baa Iga Haysata Dhanka Binance Ka Lacag Dhigashada Somalia Na Waan Joogaa IPS Banka Master Card Baan Haystaaa Iiguma Shaqaynayo Inaan Visa Card Soo Qaato Anoo Raba Ayaan Misana Maqlay Isagana Kuma Shaqaynayo Maxaaa Xal Ii Noqon Kara Habka Dhigashada Iyo Lacag La Bixista Somalia Xaqabad Baa Ka Taagane?
@hameedd.official
@hameedd.official 7 месяцев назад
Thank you Brother ❤❤😘😘
@maajidhalanen
@maajidhalanen 7 месяцев назад
Sxb lacag makusodiri kara crypt ah
@mohamoudsulaimantimocade3334
@mohamoudsulaimantimocade3334 7 месяцев назад
Tnks
@iqraluuza4340
@iqraluuza4340 6 месяцев назад
Abwe basaboor mahaystee maxaan sameeyaa
@claahinuur7005
@claahinuur7005 7 месяцев назад
Course noo fur ustad an kubarano😊
@Huthayyyy
@Huthayyyy 3 месяца назад
Su,aal lacagta hada bitcoinka mahelikara
@leylakhaliif2689
@leylakhaliif2689 6 месяцев назад
Wll waan ubaahanahay casharada noo soo badi khayr Allaha ku siiyee
@Zbiddyjoe
@Zbiddyjoe Месяц назад
Wali ma maalgashty apayo
@leylakhaliif2689
@leylakhaliif2689 Месяц назад
Maya wllo
@abdiali848
@abdiali848 7 месяцев назад
Maalgashiga kuwa ugu fiican noo sheeg Plz
@Ina__updyrizak
@Ina__updyrizak 7 месяцев назад
Ustaad su aashan malin walba is dhaha waydii 👇 ""Ustaad passport la aan ahy mana aqaan meeel aan u donto ehel iyo qaraababa markaa passport la aan mala isticmaali kara binance crpto "" ? Isoo jawab Ustaad.
@SiyadDdjamaalahmasabirin
@SiyadDdjamaalahmasabirin 5 месяцев назад
Walaal waxaan rabaa in aan barto suuqan imakaana iigu horaysa inaan kulaxidhiidhaanranaa Si aan wax ugafahmo thank you
@abdilahiaadan6260
@abdilahiaadan6260 7 месяцев назад
Asc eng, waxaa joogaa Somalia, waxaan isticmaalaa Binance waxaan rabaa inaan lacag kala baxo oo aan ku dirsado Bangiyada Soomaaliya laakiinse wax badan ayuu diidayaa markaa hadaad cashar nooga samaysid adoo ku dirsanaya bangiyada soomaaliya waan kaaga mahadcelinayaa
@XeyderAbshir
@XeyderAbshir 5 месяцев назад
Pls saxibow waxa raba ka faiideysto lcg WN heesta balse no aqoon
Далее
How Cryptocurrency ACTUALLY works.
13:54
Просмотров 9 млн
Cryptocurrency Somali free Course for Beginners
24:18
НОВАЯ "БУХАНКА" 2024. ФИНАЛ
1:39:04
Просмотров 486 тыс.
这位大哥以后恐怕都不敢再插队了吧…
00:16
МАЛОЙ ГАИШНИК
00:35
Просмотров 556 тыс.
Qaabkeed u bilaabi kartaa CryptoCurrency?
8:15
Просмотров 86 тыс.
Sababta dad badan ugu fashilmaan Crypto
11:35
Просмотров 14 тыс.
Sababta Aadan Waligaa Isu Badalaynin |
15:11
Просмотров 199 тыс.
НОВАЯ "БУХАНКА" 2024. ФИНАЛ
1:39:04
Просмотров 486 тыс.