Тёмный

SIDEE UU DHACDAY XAFLADII ABAALMARINTA EE GOLOBAL SOMALI AWARDS 

SONNA PRODUCTION
Подписаться 198 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

SIDEE UU DHACDAY XAFLADII ABAALMARINTA EE GOLOBAL SOMALI AWARDS

Опубликовано:

 

1 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 25   
@theruler411
@theruler411 Месяц назад
Refugees give awards to each other In Foreign soil. What is the accomplishment if your country is failed state for 30 years?. Xoolaha waa la dhaqdaa Somali waa xoolo calibeysteen cambulo gaalada cuna caydha gaalada
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 Месяц назад
Masha allah, reer Columbus waad dadaasheen
@odowaboqore249
@odowaboqore249 Месяц назад
Wala wayny iyo mj ayaa is abaal marinaya waxay siiyeen cabdisalan heriri
@user-td4lr6rz5z
@user-td4lr6rz5z Месяц назад
Masha allah soomaali guul insha allah waynu gaadhi horumar fcn
@ibrahimshuib934
@ibrahimshuib934 Месяц назад
Ma sha Allah I'm proud of this. May Allah ease for success and development
@userAbdinasirfyb
@userAbdinasirfyb Месяц назад
Manshllh great Achievement somali haguleysato❤
@ahmednur9383
@ahmednur9383 Месяц назад
Great achievement keep the good work
@ahmedhassanabdimohamed5566
@ahmedhassanabdimohamed5566 Месяц назад
mazha allaah mesha connection fican ayaa ka dhacay
@user-wb4zq1kw5b
@user-wb4zq1kw5b Месяц назад
Maha allh guuleysta
@salmaanifaaris1464
@salmaanifaaris1464 Месяц назад
Shaqo fiican ayay qabteen reer Columbus 🙏
@AbdiRoble-mu6cz
@AbdiRoble-mu6cz Месяц назад
Faadumo Isaaq Bihi, maxay ku mutaysatay awardka.
@bashiiryasin9463
@bashiiryasin9463 Месяц назад
cali balcad in aad madal noocan ah ku casuuntaan aad baan uga xumahay, cali balcad waxa uu ku kacay khiyaano qaran , cadaaladna wali lama marsiin
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 Месяц назад
Dad waxa la aabal marinayaa luqadooda xitaa ku hadli karin sfcn wan ka xumahay dhaqankena wa inaan ilaalinaa luqadena ilaaalinaa Aan ka tagin
@Badahda
@Badahda Месяц назад
Cabdiraxman Bashir invitation loo sameeyay waa khalad. Sababtoo ah anaga oo ree jabuutiya ah ayuu nolosha Naga reebi gaadhay.
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Месяц назад
Abalmatinta 4.5 May u qaybsadeen ? Kkkk Dad aan heshiin Karin marka hoos Loo daa dago
@user-wb4zq1kw5b
@user-wb4zq1kw5b Месяц назад
Hala wado shaqo guusho way dhawdahy
@user-uo8kt2si4n
@user-uo8kt2si4n Месяц назад
XALFADA ABAAL MARINTU WAY FIICNAYD BALSE WAXAY XUMATAY MARKAN ARKAY CALI BALCAD WAAN NAXAY .
@enjabdulrasheidebrahim7234
@enjabdulrasheidebrahim7234 Месяц назад
Waxaan jeclaan lahaa in khudbadaha af soomaali nalooga dhiga
@salahisaaq3921
@salahisaaq3921 Месяц назад
Sheeko farmaajo iyo Isham hereri ilko xume wuxuu arsaaq ka deyey faqash. Malaha aqoon ama luqad uu wax ku soo gubiyo, waxaad arkaysaa hadii uu English garanlahaa wuxuu soo diyaarin lahaa wax sida inamada iyo hablaha yar yar ee luqud walba ku hadlaya ee mudo yar ku kasbaday Milyan followers. Hereri iyo garxajis arsaaq ha dayaan moorgan oo ay u niikiyaan iyo faqash kolba isku soo sawira.
@user-wm5po2uk3w
@user-wm5po2uk3w Месяц назад
Kuwani Somalia 🇸🇴 waxaba uma qabtan ee illaha kabaqa
@enjabdulrasheidebrahim7234
@enjabdulrasheidebrahim7234 Месяц назад
Waxaan ku tinayaa in dadkan sidaan ufiican ee udhisan inaad dalkiina iyo dadkiina godoonka kujira aad ugurmataan
@maxamedwarsame2553
@maxamedwarsame2553 Месяц назад
fashika somalid iyo kala jabka waxaa uu ka, bilaamay kalidii taliyihii siyaad bare kula kacay dadkii somalida uu ka, sameeyey xasuuqii
@abdulhassan4693
@abdulhassan4693 Месяц назад
Shimbiyahow heesa hees wanaagsan heesa dhaqan aanan lehey😂😂😂😂
@fe8445
@fe8445 Месяц назад
Dadka isku soo dubariday sharaf baad leedihiin. Niyada ayaad noo dhisteen.
@issaal-hashemi4581
@issaal-hashemi4581 Месяц назад
👎👎👎👎👎👎👎👎
Далее
Despicable Me Fart Blaster
00:51
Просмотров 6 млн