Тёмный

Sidee Wax Loo Bartaa? | GlobalNet | Macalin Abdallah 

GlobalNet
Подписаться 13 тыс.
Просмотров 52 тыс.
50% 1

Sidee Wax Loo Bartaa?
Horumarka qof walba amaba ummad walba waxaa lagu qiimeeyaa inta ay aqoonteeda la egtahay. Waxbrashada ayaa asaas u ah horumarka. Haddaba sidee ayaa wax loo bartaa?
Fadlan daawo muuqalkan kooban oo ka hadlaaya nidaamka waxbarashada, waxaan rajeynayaa inaad waxbadan ka faa'iido. La wadaag asxaabtaada si ay iyaguna uga faa'iideystaan.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 104   
@bushraapdullah7297
@bushraapdullah7297 Год назад
Sooo koobid lectute 1 ) Goals : inaaad jirto meeel gaadheyso 2) efforts: Dadaaal 3) Consistency:joogteyn 4) Mental or teacher: qof ku caawiya 5) time:wakhti inooo qaaato 6) intaaaa barto waaa Aaasaasiga sida buugta furaha uah cilmigaaa
@ju4965
@ju4965 2 месяца назад
Mahadsanid ustaad❤
@abdinassermohamed4254
@abdinassermohamed4254 Месяц назад
M.a ustaad waan kaa faaiidnay cilmi badan oo na anfacay
@user-qv3ol7nb5n
@user-qv3ol7nb5n Месяц назад
Thanks teacher how you encourage somalia youth
@rakbah.c
@rakbah.c Год назад
Ustaad sidee baan ugu soo biiri karaa machadka global net wxaan joogaa wandankii.
@MohammedJama_MJ
@MohammedJama_MJ Год назад
Asalamu alaykum macalin. Ilaahi ha ku xifdiyo. You have made a huge impact on not only my career, but my whole life. May Allah swt reward you for all of your efforts. Ameen. 🤲
@globalnetict
@globalnetict Год назад
Wa alaykumu s-salam. JazakAllah khayran @mohamedjama6721 for your heartfelt words. I'm humbled and grateful to have been able to make a difference in your life. May Allah swt guide us all on the right path and grant us wisdom and patience. Ameen. 🤲
@CladiifMaxamed-vd1bx
@CladiifMaxamed-vd1bx 6 месяцев назад
Mashaallah ustaad❤
@mahadali7722
@mahadali7722 Год назад
Ustaad aad iyo aad ayaad u mahadsan sida wanaagsan oo aad noo dhiiri gelinayso. waxaad noo soo gudbisay cilmiga qiimo badan oo aad ka soo xigatay Caalim wayn oo ilaahay uu cilmigiisa fahan siiyay. Qofkasta oo nagamid ah xaraaco waddada uu noo sheegay Ustaad Abdallah. Ustaad Khayr adduun iyo mid Aakhi alle ha ku siiyo Inshaa Allaah.
@globalnetict
@globalnetict Год назад
Mahadsanid @mahadali7722. Way naga go'antahay inaa caawi bulshadeena Soomaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
@zunduzosman134
@zunduzosman134 Год назад
Mashaallh ilahay hakaa abaaliyo Amiin
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Год назад
Masha Allah waxaa tahay macalin wanagsan ❤.
@mshire708
@mshire708 Год назад
Maasha'Allah Macallin well said 👏 baarakkallah fiik.
@globalnetict
@globalnetict Год назад
Mahadsanid walaal in badan.
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Год назад
Mashallah barakallahu fiki
@globalnetict
@globalnetict Год назад
Aamiin yaa Allah. Mahadsanid @hasnanoordeman5828
@hassandahir2692
@hassandahir2692 Год назад
Macalin you're making a huge impact I am appreciate Macalin .
@globalnetict
@globalnetict Год назад
Mahadsanid in badan @hassandahir2692.
@nurmohamed9499
@nurmohamed9499 Год назад
Jazakalahu kheyr baarakalahu fiika Ustad allah yaxfadka
@globalnetict
@globalnetict Год назад
Aamiin yaa Allah.
@babaa3412
@babaa3412 Год назад
Ustaat mahadsanid although i stay somalia
@sahramohamed197
@sahramohamed197 Год назад
Masha Allah, walaahi waxa aadka hadleysid waa sax. Somali badana waad soo saartay iyadoo waliba qiima jaban ah.
@globalnetict
@globalnetict Год назад
Waa runtaa waxow macalinku ka hadlay waa woxoow arkay. Mahadsanid walaal.
@user-ke9xn9gq1w
@user-ke9xn9gq1w Год назад
❤what a great voice dear dear M.abdulah. becouse you get in touch the invisable thiory in arab about Imam shafiee❤.see in the next vedio
@user-ke9xn9gq1w
@user-ke9xn9gq1w Год назад
ما اروعك يا معلم و اصفي من دهنك. ادهلني امام شافعي بحكمتة من اول قدومي الي يمن كلاجي.حينما قريت صدر واحد من شعره. مثلا كن رجلا باهوال جلدا وشيمتك سماحة والوفاا. يا الاهي❤
@omaraliahmed8269
@omaraliahmed8269 Год назад
Masha,allah ustad allah ku xafido
@globalnetict
@globalnetict Год назад
Aamin yaa Allah. Mahadsanid @omaraliahmed8269
@Aasiyayr277
@Aasiyayr277 Год назад
Masha Allah runtaad oa hadashay Allah haku barakeeyo Ustaad👏
@guledgaraad5299
@guledgaraad5299 Год назад
Jazaakallah khayran jazaaa ❤
@globalnetict
@globalnetict Год назад
Aamin yaa Allah. Mahadsanid @guledgaraad5299
@cabdulahicarab1614
@cabdulahicarab1614 Год назад
Macalin adigoo mahadsan markii aad muuqal nooso gudbineeso luqadeena afsomali noogu soo gudbi ileen dadka aad wax usoo gudbineeso waa dad soomaliyee 😊
@awad559
@awad559 Год назад
جزاك الله خير جزا انت ووالديك
@afnaanjamac5368
@afnaanjamac5368 Год назад
جزاك الله خيرا أستاذ
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 Год назад
ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماماتي اللهم يحفظك ويحميك يارب العالمين
@Abdullahi114
@Abdullahi114 Месяц назад
1) Maskax 2) Dadaal Rabitaan 3) Joogteen 4) Qarash 5) Inaad lasaaxiibto Macalinka 6) Waqti dheer
@abousserofficial5614
@abousserofficial5614 Год назад
Thank u macalin ❤🎉
@amaljama3736
@amaljama3736 Год назад
Allahuma baarik. I have enjoyed watching it. You nailed it Macalin! Superb 👌
@globalnetict
@globalnetict Год назад
Mahadsanid walaal in badan. Illaahay macalinka khayr ha ka siiyo dadaalkiisa badan.
@faaisaabshir-rp9pw
@faaisaabshir-rp9pw 5 месяцев назад
Tnx ustaad
@khayrudincumarmahamuud
@khayrudincumarmahamuud Год назад
Allha ku barkeeyo ustaad
@mohamedaar289
@mohamedaar289 2 месяца назад
Mahadsanid 👈
@mohamedisackabdi6971
@mohamedisackabdi6971 Год назад
Thnks teacher how you encourage somali youth
@afarah5712
@afarah5712 Год назад
We’ll done macalin ✔️
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 Год назад
Mnsha allah ustad❤
@salatabdullahi1269
@salatabdullahi1269 Год назад
Masha allah thank you
@esmailsayid2976
@esmailsayid2976 Год назад
mashlalah
@aliwacey5048
@aliwacey5048 Год назад
That is True maclin shukra
@briannaqurux9563
@briannaqurux9563 7 месяцев назад
I have no prior experience macalin how do i start this
@Najmuuni
@Najmuuni Год назад
Mahadsanid
@zakariyezultan3350
@zakariyezultan3350 Год назад
Fadlan meel aab kaala soo xiriiro iisheeg Ustaad, ardey baan ahay barta IT jecelna inuu wax kororsado oo macalimiin farabadan waxka dhigte. Mahadsanidin.
@globalnetict
@globalnetict Год назад
Walaal nagala soo xiriir www.globalnetict.net. Halkaas ayaad ka helaysaa sidaad noola soo xiriiri lahayd.
@daahirmaxamed443
@daahirmaxamed443 Год назад
😮😢❤
@zakariyezultan3350
@zakariyezultan3350 Год назад
@@globalnetict Ustaad halkan waa arkay oo koorsooyinkii ayuun baa yaala ee waxaan rabaa meel aan toos kaala soo xiriiro oo aad waxooga macluumaad sida aad wax u bixisaan ah igu siiso.
@longlive1968
@longlive1968 6 месяцев назад
Dadka iskuma dhaafin fahan iyo maskax ee waxay isku dhaafen dadaal iyo jogteen👏
@hoothoegeh6113
@hoothoegeh6113 Год назад
Ustaadd aad iyo aad u Mahadsan tahay hadaann nahay dhalin yaradda soomaaliyeedd waann u baahann dad badann oo adigga oo kale oo nadhisa waxbadann noo iftiimiya
@aminohassan4252
@aminohassan4252 Год назад
Ma sh Allah
@abdimahadabtidoon5441
@abdimahadabtidoon5441 3 месяца назад
Asc. Data structure and Algorithma meel ku sheeg. Computer archtecture iyo maadooyinka C ku baxa wax maka heysaan. Mahadsanid.
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 Год назад
Mansha allah
@aliamohamed5085
@aliamohamed5085 Год назад
Masha Allah
@cabdiqanikhalif2633
@cabdiqanikhalif2633 Год назад
Sidee macalinka wax looga baran karaa wll
@asmasireed1700
@asmasireed1700 Год назад
macalin abdullahi xarun maku leedihiin kenya nairobi
@sakariyeabdirisak8005
@sakariyeabdirisak8005 Год назад
Maanshalah alle haku barakeeyo macalin Wxan ku waydin lahaa maxaa idinka qorshaysan dhalinta somalia joogta
@globalnetict
@globalnetict Год назад
Mahadsanid walaal @sakariyeabdirisak8005. Waxaan usoo wadnaa barnaamij wayn sandakan dhammaadkiisa inshaa Allah.
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 Год назад
Mashaa Allah waa runtaa
@user-kd9ri6ve6w
@user-kd9ri6ve6w Год назад
Waxaad ka tagged No=4 oo ah bulqun. ❤
@libangeel4367
@libangeel4367 Год назад
You're right ma’alin we don’t finish what we start
@globalnetict
@globalnetict Год назад
Macalinku wuxuu ka hadlay khibradiisa iyo aqoonta uu leeyahay dadka Soomaaliyeed. Illaahay ha xifdiyo. Mahadsanid walaal.
@abdiqaniak6553
@abdiqaniak6553 Год назад
Part two ustad
@globalnetict
@globalnetict Год назад
Inshaa Allah.
@ruqiyaalasow9546
@ruqiyaalasow9546 Год назад
Asc wa sax ee hore u socda
@globalnetict
@globalnetict Год назад
Mahadsanid dhiiragelintaada.
@umuabdirahmaan5352
@umuabdirahmaan5352 Год назад
Ascwrwb Walaal seekulasooxidhiidhaa . Waxaan kuhamiyaa inaa barto IT plz isoojawaab insha allah
@Zahruush
@Zahruush Год назад
Ardeyda sideen ugu mid noqodaa ustaad plz
@globalnetict
@globalnetict Год назад
Fadlan booqo www.globalnetict.net.
@AaminamuxumedHassan-fy5ho
@AaminamuxumedHassan-fy5ho Год назад
Ila tali heer jaamacadeed gaadhay quraan ma aqaano saa darteed saa darteed waxbarashadii igu adag😢
@zamzamfarah393
@zamzamfarah393 Год назад
Waa barankarta abayo quranka manta meelkasta ayaa diintu taal ogowna quraanku waa wixii akhiradeena anku badbadi lahayn
@ahmedomar6150
@ahmedomar6150 Год назад
I like to learn and il want to conect you.thanks
@dacardacar3530
@dacardacar3530 Год назад
Online classes ma jiraan ustaaz waddankii ayaan joognaa inaa wax kaa baranana waa rabnaaye
@globalnetict
@globalnetict Год назад
Haa walaal way jiraan online classes oo toos ah. booqo websitekeena www.globalnetict.net
@MiddelUmmah
@MiddelUmmah Год назад
rabbigey miisaan ka xasanaad ka hakuu saaro dhiira galintaan qiimaha badan
@globalnetict
@globalnetict Год назад
Ammin yaa Allah. Mahadsanid walaal.
@user-nh6gc1kr4b
@user-nh6gc1kr4b 9 месяцев назад
السالام عليكم do you teach programming
@mohamedhaji356
@mohamedhaji356 Год назад
Good pints
@amaalkhaliif9045
@amaalkhaliif9045 Год назад
Bariga school dhigan jiray intaxanka un baan wax ubaran jiray saan u dhaxin markan wax ka fahmay wax barasha lacaga wax ku barta wayay
@AbdulAhmed-gx2rh
@AbdulAhmed-gx2rh Год назад
ASC... USTAADII WAXAAN MARQAATI KA AHAY IN CLOBALNET UU YAHAY BARBAARIYAHA ARDADA SOOMAALIYEED! 💪👍🙏🙏✍✍✍
@globalnetict
@globalnetict Год назад
GlobalNet woxow soo saaray jiil dhan oo Soomali ah. Illaahay ha xifdiyo macalinkeena iyo iskoolkeenaba.
@suhaybismacil
@suhaybismacil 8 дней назад
Macali waxaan u baahanahay cilmiga xalkee aan kala soo xidhiidhaa adoo mahadsan​@@globalnetict
@AbdishakurMaxamed-fk5hr
@AbdishakurMaxamed-fk5hr 8 месяцев назад
Wcs
@alinuur8102
@alinuur8102 4 месяца назад
Hi i❤❤❤
@user-wr8ds1wl5l
@user-wr8ds1wl5l Год назад
Ustaad waxay ku fiicantay inaad slide ka dhigtid erayada aad ka hadleysid maxaa yeelay waa note gareysan lahay mahadsanid ustaad
@globalnetict
@globalnetict Год назад
Walaal halkan ka aqriso أَخي لَن تَنالَ العِلمَ إِلّا بِسِتَّةٍ. سَأُنبيكَ عَن تَفصيلِها بِبَيا نِذَكاءٌ وَحِرصٌ وَاِجتِهادٌ وَبُلغَةٌ وَصُحبَةُ أُستاذٍ وَطولُ زَمانِ
@user-wr8ds1wl5l
@user-wr8ds1wl5l Год назад
Mahadsanid ustaad
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato Год назад
👍👍👍
@shaaficihussein1678
@shaaficihussein1678 Год назад
Asc ustaad platformku online miyaanu ku shaqayn
@globalnetict
@globalnetict Год назад
Waan sameynaa online Live ah oo aduunka oo dhan laga soo galo. Ardaydeena ugu badan waa online. WhatsApp +447852 445 455. Noo sheeg meeshaad joogto.
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 Год назад
walal hadaan rabo inaan globalnet wax ka barto qeybta online ka halkeen idinkala soo xiriirayaa
@globalnetict
@globalnetict Год назад
Fadlan nagala soo xiriir www.globalnetict.net. Mahadsanid.
@FatimaAli-uw3td
@FatimaAli-uw3td Год назад
Asc wl xaruntaada globalnet ee London xagay ku taalaa
@hanakhalif1187
@hanakhalif1187 Год назад
Mashalha walale ma jira galsyo bilowa computer ka aha
@globalnetict
@globalnetict Год назад
Haa way jiraan walaal. WhatsApp on +447852 445 445. Noo sheeg meeshaad joogto adigoo mahadsan.
@fahadsaleeban5077
@fahadsaleeban5077 Год назад
burco nooga fura goob aad leedihiin
@hamdaahmed4786
@hamdaahmed4786 4 месяца назад
sen korsoyinkaaaga u xadiri karaaa
@kubayoacademyfordevelopmen1085
Masha alah clear vision your contact please
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 Год назад
Masha allah
Далее
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Просмотров 8 млн
Sidee wax loo bartaa, horudhaca 2aad
21:47
Просмотров 22 тыс.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Sidee wax loo bartaa?
9:39
Просмотров 37 тыс.
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Просмотров 8 млн