Тёмный

Sideen Shaqo Ku Heli Karaa 2024? 

Подписаться
Просмотров 20 тыс.
% 1 568

Halkan Iska Diiwaan Gali wa.me/252905616363
🍿 WATCH NEXT:
7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Vs_KJaJwhVI.html&ab_channel=WarsameBade
Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-89coPdchqKk.html&ab_channel=WarsameBade
Sameyso Maskax Labaad!!: ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-ejhW2yzWWmk.html&ab_channel=WarsameBade
Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-7u46UDgYcAA.html
⚙️ All LINKS:
🎵
✍️

📚
👨‍💻
MY COURSES:
👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
MY OTHER SOCIALS:
📱 TikTok - www.tiktok.com/@warsame_bade
📸 Instagram - warsamebade
🎥 Facebook - web. warsamebade101/
GET FREE MONTHS:
Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io/facakoraya
Canva 1-month FREE Link: partner.canva.com/facakoraya

Опубликовано:

 

12 дек 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 85   
@user-qo3fr5cc9k
@user-qo3fr5cc9k 7 месяцев назад
Wlhi wn ku farxay sidii anigo gacanta tagtay oo wax barasha free ah inan helay QEER AAN DHAMAN ALLAHA KUSIYO MACALIN
@K_____252
@K_____252 7 месяцев назад
Mahadsanid Bro Warsame 💯 waxaa tahay dhiirigaliyaheyga
@ahmedsade9314
@ahmedsade9314 7 месяцев назад
Ustad Warsame bade thanks god blessed you teacher 👍
@abdiwasacabdi753
@abdiwasacabdi753 Месяц назад
Runtii waxaan layaaba qof ayaa waxa uu waydiinayaa qof kale sidee shaqo u helaa soo ma ogid in wax walba ay ka xigaan xaga Allah iyo dadalkaaga lakiin maha intaad madal soo gasho in aad qof naftiisa hormariyay aad tidhaahdo sidee wax lagu noqdaa sidee wax loo helaa runtii waa wax laga xumaado qofka aad hor fadhidaa waxa uu wadaa dhisida naftiisa adiguna waxa aad ka tahay kuuli ciida iyo dhiiqada loo dirayo Ustad Warsame bade adigu waad mahad santahay
@umaimaumaimaa5224
@umaimaumaimaa5224 7 месяцев назад
Mash Allah
@Adenrush-ig3xc
@Adenrush-ig3xc 7 месяцев назад
Mahadsanid ustad
@user-qh8yv4pd7l
@user-qh8yv4pd7l 7 месяцев назад
Tnkz ustaad
@SouleimanMedanehDabar-hl3ur
@SouleimanMedanehDabar-hl3ur 2 месяца назад
Macha allah
@clrisaakboss1411
@clrisaakboss1411 7 месяцев назад
Masha allah
@JaamacGeele
@JaamacGeele 7 месяцев назад
Thank you Boss
@kaafiyamohamed8548
@kaafiyamohamed8548 7 месяцев назад
Mahadsanid bro warsame dhiiragaliyaha nolosha❤
@user-su6in3yu5m
@user-su6in3yu5m 7 месяцев назад
Masha Allaha 🎉🎉🎉🎉
@zamzammohamed9313
@zamzammohamed9313 3 месяца назад
MashaAllah Allah haku barakeeyo
@Abdulaahiabdirashiid-nx4ws
@Abdulaahiabdirashiid-nx4ws 7 месяцев назад
Mnsh allah ustaad
@hoygatalooyinka6641
@hoygatalooyinka6641 7 месяцев назад
My dear master teacher, alle blessed your, the way you submitted for our generations. ❤
@zakihazaazi
@zakihazaazi 7 месяцев назад
Dhalinyarooy waxkaste waynu samynkarnaaa Eee allle aynu umahad celino❤
@ibrahimjibrile9606
@ibrahimjibrile9606 7 месяцев назад
Mashallah
@mahamedabdinasir
@mahamedabdinasir 7 месяцев назад
M.A allaha kuxifdiyo ❤
@user-fe9og7zs4g
@user-fe9og7zs4g 7 месяцев назад
alla haku xafdiyo ustaad
@aminaaliyassin3530
@aminaaliyassin3530 7 месяцев назад
Information badan baa nala wadagtay aan waligayn ogaan lahayn thanks so much wll👏👏👍👍
@footgaol5669
@footgaol5669 5 месяцев назад
Shukaranii
@MohamedCabdinasir-ej4el
@MohamedCabdinasir-ej4el 7 месяцев назад
Thnks UStaad. Warsamaw. Waxan.rajeynaya inan mar un wada shekeysana🙏💯
@abdirahman191
@abdirahman191 6 месяцев назад
Ustaad ad iyo aad bad umahad santhy ✍️
@user-nf7zn1hg1i
@user-nf7zn1hg1i 4 месяца назад
M.a ustaad warsame. Intee kaala xariiri karaaa ustaad.
@mahdibnuxirsi6498
@mahdibnuxirsi6498 7 месяцев назад
Ustad warsame shukran ustadiye runtii mar marka qaar waxyaabaha iga dhex guuxaya ayaan arkaa adoo falanqaynaya waana mida keentay inaan sidaan kuugu taxnaado oo mar wlba la socdo muuqaladaada ❤🙏🏼💯 Halka midaan kaa codsan lahaana wxay tahay courseskaas inaad igu darto ustad ado mahadsan waayo ma shaqayno halka caqabadee naga hortaagan inaan dhaqaaqno waa dhaqaalihii aanu nafteena wx uga dhigi lahayn ama wx na anfacaya ku baran lahayn Wxan ahay arday hda jmcd dhigta faculty of computer science ciladuhuna waa iska badan yihiin oo mclinka wxaa laga yaabaa inuu hal wado ku tuso sida codding loo sameeyo balse aysan jirin wx qibrada oo la taaban karo oo si toosa laguugu diyaarinayo . Wxan kaa codsanayaa ustaad inaad igu darto coursooyinkaas aad bixiso insha Allah inaa ila soo xariirtaan rajaynaa shukran ustad warsame🙏🏼🙏🏼💯
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 7 месяцев назад
Ustad waad mahadsantahay kher illah haku siyo si fican baan ku dhagestaaa waan kula socdaa thnks
@user-sf1nf2vx6p
@user-sf1nf2vx6p 7 месяцев назад
9
@nicmomaxamed
@nicmomaxamed 7 месяцев назад
@fathiahmed9081
@fathiahmed9081 7 месяцев назад
Waxan waxa badana ka barta dhiirigalina tada you ustaad Warsame ❤🙏
@SUHEYB.
@SUHEYB. 7 месяцев назад
Walal warsame noo soo badi video ka noocyadan oo kale ah,khayro guul,
@barreadan2268
@barreadan2268 7 месяцев назад
Ustaad Allah hakaa Ajarsiiyo Sida wacan ee noo dhiirso isbadal badan waan dareemay
@kheyriyajamalcilmikheyriya1660
@kheyriyajamalcilmikheyriya1660 7 месяцев назад
wll warsame allaha ku xifdiyo ma aqaan saan kugu mahd celiyo
@myfowsy8079
@myfowsy8079 7 месяцев назад
Alah ku xifdiyo oo irsaqad wasaca camal suban iyo janaba ku siya masha alah Dadka u damqanaya somalinimada ilhey Hanoi dayo
@user-bc6gw8cu7m
@user-bc6gw8cu7m 7 месяцев назад
Ustaad aad baan kuu salaamay igu sharaf hal xirfad oo hadii aan barto aan Ku faaiidayo
@mohaaaden4938
@mohaaaden4938 6 месяцев назад
Asc UstaDi warsame iwarN cafimadkada ihope en adi fecanteed sideyda kala course free aha baan kaga bahana marka en adi igarab qabited baan rabaa UstaDi will dalanyero aha Dalka Kenya jogaa baan aahy
@hamzaismail4919
@hamzaismail4919 7 месяцев назад
Legend hore usoco maaha Allah
@mohajam4382
@mohajam4382 7 месяцев назад
Where is your office in Kenya located?
@Dulmidiid319
@Dulmidiid319 6 месяцев назад
Asc Ustad Warsama Bade, Salaan kadib wxn ahy will somaliyed oo kunol xerada qaxootiga kakuma wxn aad ugu xiranahy Channel kada aad uxiiseya Content Creation Balse nasiib daro ma Qarash aan ku iibsado Course yada aad bixisid mid ka mid ah wxn kacodsan Laha inaad si illahey dartiis ah igu Cawisid oo abaal Ii gashid wadna Mahadsantahy Ustaad.
@user-sm2bd4rb2r
@user-sm2bd4rb2r 7 месяцев назад
Ustaad ganacsi inaa bilabaan rabaa ma iga caawin kartaa
@Mohaa930
@Mohaa930 7 месяцев назад
Dhaarta badan iska dhaaf ustaad
@user-zv8qx1th4p
@user-zv8qx1th4p 7 месяцев назад
Wll aad baan kuu baahanay xgeen kaala soo xiriiraa
@muscabpro2230
@muscabpro2230 7 месяцев назад
You're welcome back in drop from the same
@apdullahiapdialigaaf2557
@apdullahiapdialigaaf2557 7 месяцев назад
Ustaad email kaala soo hadlay ii soo jawaab
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 7 месяцев назад
Salaam Alayakum first one thanks my dear teacher masha Allaha 🎉🎉🎉🎉
@user-jc8lp8xs8h
@user-jc8lp8xs8h 7 месяцев назад
Ustaad___ana__kuwa__aan__awoodin__ayaan__ka mid ahay maxaa__iigu__caawin__kartaa
@abdinassermohamed4254
@abdinassermohamed4254 7 месяцев назад
M.a Ustaad warsame bade waxaad noo sharaxay topic wnagasn OO aan ka faa'iiday
@suleymaanmacalincismaan4505
@suleymaanmacalincismaan4505 6 месяцев назад
Intee kala soo xariiraa lpx
@spicial.video8331
@spicial.video8331 7 месяцев назад
WAXAN Rahayna Haduu ALLE ogolaado inan Mar un noqondono
@daahiryuusufguul738
@daahiryuusufguul738 7 месяцев назад
Zxipow Maskax waan hayaaa lkn Hal qarasha mahaayo 😢
@mohamedelmiismail3310
@mohamedelmiismail3310 7 месяцев назад
Ustaad ana igu dar ardadaada
@suu403
@suu403 7 месяцев назад
Aniga ma awoodo course free ma isiin karta
@user-lj1yy7pt7n
@user-lj1yy7pt7n 7 месяцев назад
Dadkan iyago ustaatku usharaxayo sidaynolashoda uhormarinlahayee moobilada kuwadafooraraa wamaxay
@user-pn4gx4sb9l
@user-pn4gx4sb9l 7 месяцев назад
sxb allaah kukaraameeyo adika iyo maxamed ba. one day wewil met
@LandMe-ru7fj
@LandMe-ru7fj 7 месяцев назад
slm alayakuma ustaad waxn u bahan nahay in aad courses facakoraya ustaad aad free iga dhigto ustaad ma awoode alle khayer a ku seeye
@user-qt1rx9hu1m
@user-qt1rx9hu1m 7 месяцев назад
ustad camar maad imaneyn dhalinta eedan😇😇 dhirineen
@aboubakerhannasho
@aboubakerhannasho 7 месяцев назад
Ustaad content creator free in aad iga dhigto ayn jecela waxan jooga Dallas deeganka ❤🙏
@IjahFarey
@IjahFarey 7 месяцев назад
KALIYA WAXAAD KA HADASHA ONLINE MARKETING, WHY ARE OTHER PEOPLE WITH DIFFERENT SKILLS OTHER THAN DIGITAL MARKETTING
@cwahaabmawliid9865
@cwahaabmawliid9865 7 месяцев назад
jaanis ka coursooyinka free ga ah ala maan joogo
@updiazizbashir8262
@updiazizbashir8262 7 месяцев назад
Ustaad asc waa abdiaziz wiilki arrinti buuga ee JJ
@aamiinbadel9430
@aamiinbadel9430 7 месяцев назад
Ustaad waxan ahay nini dhali yaraa oo raba inuu barto xirfadahaa hlkaan klaaa soo xidhidhaa
@CabdullahiGuurow-wp5bq
@CabdullahiGuurow-wp5bq 7 месяцев назад
Sidee aniga nafteyda uhormariyaa
@Ibadam
@Ibadam 7 месяцев назад
1:06 who can see mee 🤣
@user-dt7ki2rn2u
@user-dt7ki2rn2u 7 месяцев назад
😂
@Ahmed-jk6go
@Ahmed-jk6go 7 месяцев назад
Shaqo la,aanta wx au dawa inad barato aqoon Profesional maha academic anba hal abuur ganacsi la imow malgelinta wayi maysid
@Mohamedeid64473
@Mohamedeid64473 7 месяцев назад
Ustaad kawaran xirfada data analysis waxaan u arkay inay tahy mid useful ah dalabkeeduna uu badan yahay uuna koroyo??
@warsamebade
@warsamebade 7 месяцев назад
waa xirfad maanta loo baahan yahay baro ayaan kugula talin lahaa
@Mohamedeid64473
@Mohamedeid64473 7 месяцев назад
@warsamebade hye Isha alh ustaad, thanks.
@husienaadan401
@husienaadan401 7 месяцев назад
Ustaadow waxaan aan rabaa in aan barto public speaking faqaara ku hadal ka xagee ka bartaa noo sheeg
@shadaaweyz1535
@shadaaweyz1535 7 месяцев назад
Mogdishu
@MaandeeqMohamed
@MaandeeqMohamed 7 месяцев назад
se ku bilawa wll 😢
@hanuunwade
@hanuunwade 7 месяцев назад
Asc masuul waan kusalaamay inshaa allaah jaamacada facakoraya ayaan Rabaa inaan kusoo biiro lkn whasappka Kama soo jawaabay Saan mudo 3maalmooda ayaan idinlaahay
@warsamebade
@warsamebade 7 месяцев назад
Walaal Hubi Hada Numberka
@umaimaumaimaa5224
@umaimaumaimaa5224 7 месяцев назад
Numberka ishege please wan raba wllhi inan wax barto
@warsamebade
@warsamebade 7 месяцев назад
wa.link/0gj5fb@@umaimaumaimaa5224
@ziyaad-gooni_socod
@ziyaad-gooni_socod 7 месяцев назад
Wll anigo jooģa Ethiopia ma shaqaysan kara iga jawab 😊
@khaledmokhtar1604
@khaledmokhtar1604 7 месяцев назад
Haa wad shaqaynjartaa
@user-sf1nf2vx6p
@user-sf1nf2vx6p 7 месяцев назад
Soomali ma iga caawin kartaan ustaad suaalha la waydinayu bage yutub kiisa wax uga qoran an ka faaidaystu dhirigalinta ad u wngsn
@Adnanoz152
@Adnanoz152 7 месяцев назад
Usatad waxan kamid ahay dhalin yarada jigjiga joga una haysan dhaqale uku barto cashirada faca koraya please help me 🙏🏻
@warsamebade
@warsamebade 7 месяцев назад
warsame@warsamebade.com halkaa email ku soo dir
@nadifaahmed5112
@nadifaahmed5112 7 месяцев назад
@@warsamebadeustaad number la gaala soo xiriiro please
@Cabdiqaniyaasiin
@Cabdiqaniyaasiin 7 месяцев назад
​@@warsamebade Ustaad waxaan rabaa inaan barto lcoureskaaga mana awoodo ma igu dari kartaa❤❤❤❤
@Adnanoz152
@Adnanoz152 7 месяцев назад
Usad usogali layahaye WhatsApp ka aan kagasodiro
@user-zv8qx1th4p
@user-zv8qx1th4p 7 месяцев назад
Wll aad baan kuugu baahanahay xgeen kaala soo xiriiraa
@warsamebade
@warsamebade 7 месяцев назад
Waad Mahadsan tahay walaal, xagan nagala soo xidhiidh. wa.link/t7ji7y