Тёмный

Sides Loo Helaa Google Adsense Approval / $20 Maalinkasta Shaqeyso 

Gelle Bashir
Подписаться 265 тыс.
Просмотров 21 тыс.
50% 1

Salaam
Maanta waxaa idinla wadaagi doonaa 7 steps oo iisahley in aan website kayga xayisiinta( Google Adsense Approval ) ii furey. Lacag fiican ban ka sameeyaa kaliyah ads kaas.
Na Gaarsii 100K Subscribers - Mahadsanidiin
👉 Register Binance https: accounts.binan...
👉 JOIN THE COURSE gellebashir.co...
👉 JOIN OUR TELEGRAM GROUP t.me/gellebashir
👉 Read - this article gellebashir.co...
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.co...
--Join The Giveaway-
1. Like The Video
2. Comment anything under the video
Related Videos:
• Sidee Canva Lacag Loog...

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 122   
@Taliye-7
@Taliye-7 Год назад
muqaalkan adeegaaga baa kuxaysiinaysa qofkii ciwaanka arka wuxuu moodayaa muqaal caawin ah good job bro
@albashiir8746
@albashiir8746 2 года назад
Mudane geelle lacagta ayaa badan dadka soomaaliya joogaa oo dhalinyaradaa lacagta ka yareey. Waan u baahanahay dahlinyaro badan oo u baahana waan aqaan.
@yasminadam9041
@yasminadam9041 2 года назад
Masha allaah dadaalkaaga ma xumo guul kuu rajeynaa wll qaali hormar wacan
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
thanks wll
@ramadanonline5817
@ramadanonline5817 2 года назад
@Gelle bashir Alle Haku sharfo wll xagee kaala soo xariiraa
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Instagram ka wll
@Abdushakour_20
@Abdushakour_20 2 года назад
Masha allah waa Fursad wanaagsan bro
@abdalaahmed3267
@abdalaahmed3267 2 года назад
Geele sxb diyaaar baan aheee xageee idinka helaaaaa
@aarkamudug
@aarkamudug 2 года назад
Ustaad mahadsanid anigu waxaan rabaa coursada ah sida website loo sameeyo world press iyo kuwa lamidkaa inshallah waa kaa sugaynaa sida ugu dhakhsiya badan
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Inshallh wll next month waa diyaar
@caliyadahir7649
@caliyadahir7649 2 года назад
Please walal xagee kala so xiriro
@mohamedcaska5917
@mohamedcaska5917 5 месяцев назад
Macalin waan kugu xidhanahay
@pazhiirprother
@pazhiirprother Год назад
Geele Bashir waad mahad sanatahay walal
@ciidcali7184
@ciidcali7184 2 года назад
Mahadsanid macalin gelle bashiir
@interrrrnn
@interrrrnn 2 года назад
Masha allah brother dad badan baa janis haysta maanta oo kaa faa idaya
@rishboo6791
@rishboo6791 2 года назад
Yaa ifahansiyaa oo wax ka aqaana youtobe👇👇👇views tipical, average views duration,ranking views .......
@yasminadam9041
@yasminadam9041 2 года назад
Runtii maba fahmaayo fursada aad maalin walba soo bandhigeyso l
@Barkhad181
@Barkhad181 2 года назад
Adba umahad sen tey gelle bashiir.brother.
@mukhtarmohamedmukhtar7383
@mukhtarmohamedmukhtar7383 2 года назад
Thanks geele bashir
@ibrahimmohamedomer4889
@ibrahimmohamedomer4889 2 года назад
Ustaad side stock-loo maalgashto iyo sida loo anlys-gareeyo soo sameeey.
@samadoonstudiopro1353
@samadoonstudiopro1353 2 года назад
Wan uu bahanahay website halkeee kala soo xidhiidhna suldan
@mubaarakarmanmalik7766
@mubaarakarmanmalik7766 2 года назад
Way adagtahay qof aan computer science aqoon inuu waxan fahmo
@raxmoxuseen2152
@raxmoxuseen2152 2 года назад
M.a mahadsanid
@eidahmed4562
@eidahmed4562 Год назад
Mushkulada ku haysata waxa weeye laguma fahmayaba soo koob hadalka niyow
@mahadsomali
@mahadsomali 2 года назад
Sxb wan kula socdaa lakin barnamijkan xoogaa yar ayaa iiga dhiman fahankiisa gelloow sxb intee lagaala soo xiriiri karaa
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
thanks wll
@abdilatifaweismohamed3488
@abdilatifaweismohamed3488 2 года назад
Pro ani lcg ma heysto plz
@bulshaguure
@bulshaguure 2 года назад
Thanks sxb
@libanshaur2969
@libanshaur2969 2 года назад
Mashallah ustaad , lkn waxaan donaya inan ogaada marka hore ma lacag inaan galiyo miyaa la iga bahanyahy investment ah mise sidaas ayaa ku shaqa bilabayaa thanks 😊
@amiirafamilyyoutube7494
@amiirafamilyyoutube7494 2 года назад
Balsojawab
@Uluufochannel
@Uluufochannel 2 года назад
Maya wll wa youtube ki okale wa website adiga sameysane google a iskaleh booqashayaal bdn iyo share a dhahe qoraala kuso bandhige host iyo domine wa u gadane si boqashayal bdn a u heshid kadib google adsence xayesin aha dalbane wey kuso aqbali donan lacagtane wey ku bilaban donta
@mintidchannel7464
@mintidchannel7464 2 года назад
Haa wll website hadii aad rabtid inad lacag ka sameyso wuxu kaga baahan tahay inaad u iibiso websitekaga domain iyo hosting kuwaas umba lacaga waana labada ugu muhimsan
@Famousk44
@Famousk44 2 года назад
@@Uluufochannel zhp i caawi anaa u baahan inaa fahmo
@hamdafarah825
@hamdafarah825 Год назад
​@@Uluufochannel wll lcgta ma in aan helo qof qurbaha joogo ayan uu bahanhe hddi aan helo google adsense
@xadiyochannel
@xadiyochannel Месяц назад
Wll anaga raba inad icawiiso ee isoo sheeg
@macaanichannel6740
@macaanichannel6740 2 года назад
Noosoo gudbi wll mahadsanid
@taliyeshucayb7645
@taliyeshucayb7645 2 года назад
Sida Loosameeyo wll Wabsitka Anoo sheeg ama Vedio Kasoo Duub anaga ayaa samaysananya ustaad
@softball-m9r
@softball-m9r 2 года назад
Ilaa meeqo ayay kugu qaadatay inaa hesho approvel kaan
@yipman1951
@yipman1951 2 года назад
Masul mnslh diyar waye ee whtsapp group link mahayo halke soo dhigty inan ku biiro oo lay sameyo websit dhamestiran
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Telegram group ka kuso biir halkas bu yaalaa link ga wll
@mohamedadenqawaaf721
@mohamedadenqawaaf721 2 года назад
Ustaad ardayga gato Google adska asaga 20ka maku Heli karaa websiteka
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
haa
@ibraahimmalabbiyemc4441
@ibraahimmalabbiyemc4441 2 года назад
Asc geele.. halke kalaso xidhiidhaa ..inan kusoo biirn doonaye
@jotajini1209
@jotajini1209 2 года назад
Mclin plz website ama app so gali lacag laga sameeyo oo perfect money loola baxo plz
@hazankookeh1343
@hazankookeh1343 2 года назад
Manch allah
@hurdaaye8
@hurdaaye8 2 года назад
Sxbyal Royalq ayan bil kahor galay maalintaas ilaa hada faa'ido Iska dhaafe lacagteydii lafaha eheed ayaa hoos usii socoto yaa iga caawin karo pleas 😢
@ciiseciise563
@ciiseciise563 Год назад
sxb aniga marwalbo wankudawadaa wax ianfaco waal la”ahay ❤
@khayrqasaaro754
@khayrqasaaro754 2 года назад
Ustaad Qiimo dhimis Sameeya Fadlan Ayaamaha ciida Awgeed
@Mirre5658
@Mirre5658 2 года назад
masha allah
@samadoonstudiopro1353
@samadoonstudiopro1353 2 года назад
Wan uu bahanahay wll website Google adsence uu cadilan yahay kuma xirna website keyga madaxa aya igu jabey eee aniga ku sheegi labarkeyga mad garan eee ila soo xidhiidh suldan
@hassanabdi1984
@hassanabdi1984 5 месяцев назад
Xayeesiin baa nagu wadataa taliys
@cabdixakiinmaxamuud4775
@cabdixakiinmaxamuud4775 2 года назад
Wll gacliye waxan raba ina kula soo xariiro waxan sameyay plogar walin kuma xirin google adence waxan soo galiyay labo cashar waxan rajaynaya inaa ina iga cawiso inaa dalbado google adence iyo sida lugu xiro payneerka
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
ok thanks wll
@cabdiraxmanmohamed2842
@cabdiraxmanmohamed2842 2 года назад
Cabdiraxman bashiir gelle waxan rabaa inaa si qaas ah an kulasoo xiriro ee xagen kala so xiriraa
@raageaxmad5437
@raageaxmad5437 2 года назад
Mashalah
@voasomaliradio-p6e
@voasomaliradio-p6e Год назад
Sxbow meel kaala so xiriira wayay waxaa rabnay inaa noo faaideyso 2 shay hadaa awoodi karto 1:hadii youtubekeeda aan rabo inaa Adsense iugu xiran badasho tusalee S.africa iigu xiranyahay waxaan rabaa inaa America u badasho ma u badalan karaa? 2: Facebook shuruudihii waan buuxiyay sidee monetization u dalbadaa Accouna ugu xiran karaa ? intaas manoo awoodaa
@xirfadbaro2270
@xirfadbaro2270 2 года назад
Geele sxip Mahadsanid waxbadan baan kaa faaiday marlabad Mahadsanid.?
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
thanks wll
@learnmore8586
@learnmore8586 2 года назад
waxad I fahansiisa domain iyo HOSTING lacagtood maana iska bixinaya mise 20$ ku dhexjiraan
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 2 года назад
Waxaad doonaysaa uun inaad dadka lacag ka uruursato macluumaadka aad soo gudbisaa wax faaido oo ay leeyihiin ma jiraan ummada beenta kala tag
@aaminaismaciil2258
@aaminaismaciil2258 2 года назад
Wll qof aan lacag haysan macaawin kartaa
@aaminaismaciil2258
@aaminaismaciil2258 2 года назад
Malafahmayo waxaad soo bandhigaysid maalin walba ilaahay amarkii dadbaan la fahminba fah faahintooda
@Barkhad181
@Barkhad181 2 года назад
Google adsense.ina lagu xedho .fahmey.lakin Ina acconka.hargeisa.kuxedho.maiga.yeelaya isledey gelle pro .
@mohasoomali2209
@mohasoomali2209 2 года назад
Mhdsnid ustad sharaf baad leedahay
@ducoqabe7042
@ducoqabe7042 2 года назад
m.a gelle bashiir runtii aad ayan kula socda waxana ka ibsan dona website bisha markey dhamato teda kale google adsense verifay ah oo adres leh kuso dara gogleka iyo webka 25 aan idinka siino
@kingabdalla9339
@kingabdalla9339 2 года назад
Ustaad mhsnd lkn suaal ayan qabaa wxn rabaa digital marketing inaa barto ee intee kabartaa
@amiirafamilyyoutube7494
@amiirafamilyyoutube7494 2 года назад
Wll sida RU-vid ka logu furto xayaysiinta iyo akonka noso sharax pealse
@enjoytv439
@enjoytv439 2 года назад
*Wll ka waran hadii aan maalgashado lacag ilaa $200 2sano ka dib lacag badan ma noqon kartaa*
@Wayeelmedia
@Wayeelmedia 2 года назад
Sxpow ninkn investment kama hdlo
@enjoytv439
@enjoytv439 2 года назад
@@Wayeelmedia wll adaan hore u arkinee *malaa waad dawakhday*
@chanelka.bulshada1884
@chanelka.bulshada1884 2 года назад
wll .gelled.hadaad.akhriso qoraalkan bls.youtubekayga.waa.wll hamze05..blz .igacaawi
@Edebsan893
@Edebsan893 2 года назад
Linking away aba yaalo hoos wakaal
@motivationvideo8889
@motivationvideo8889 2 года назад
Dhamaan intaa aad soo sheegtay ma 20 ayaan naga xiga waan kusodirayna haday sidaa tahay ee link isoosdir wll
@feisalabdiabdullahi5191
@feisalabdiabdullahi5191 2 года назад
wordpress o full ah meqa leygu hagajina sxbow
@Mohamed.9159
@Mohamed.9159 2 года назад
Telegramkaga intee ka heli Karna
@Kuraxeyso
@Kuraxeyso Год назад
Paybal malagu xiran karaaa Lacagta aad kashaqeyso onlinekan
@c.waaxidtrk479
@c.waaxidtrk479 2 года назад
Hadaad malinkii 100$ hesho maad corse free inooga dhigtid
@KYZA5
@KYZA5 2 года назад
Ustaad loqada somaliga wax maku qori karaa Marka aan lacag ka sameeynaayo
@qanciyeyare4882
@qanciyeyare4882 2 года назад
walaal adoo raaliya google Adsense paypal account lacagta aan shaqaysto ma iigusoo diri karaan mase Bank account bes ayey kusoo dirikaraan oo options kale maleh miyaa adoo raliya suaashaas iiga soo jawaab mahadsanid walaal
@xafsoadam6248
@xafsoadam6248 2 года назад
Macalin meel aan kaakalasoo xariiro ayaan rawaa please 🙏 iso jwb ustaad
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Instagram ka wll
@abdallawarsame9350
@abdallawarsame9350 2 года назад
Nio domain io hosting raqiiska ah intee ka keentay ani website Yada wan sameeya wana Nash qadeeya
@Wayeelmedia
@Wayeelmedia 2 года назад
Wlaal wuxu ibsdy domain iyo hosting unlimited so dadka kaas ayu ugu sameynaya
@enjoytv439
@enjoytv439 2 года назад
@@Wayeelmedia sidaa ha u ooyin
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 2 года назад
abdalla sxb halke kala so xarira dhankas webka inad iga caawiso ban rabaaye bro
@homedesigner63
@homedesigner63 Год назад
Sxb lacag la aan qof kuu caawiyo aniga ayaa kuu haya 20$ haiska bixin mahadasnidiin
@aishanai3939
@aishanai3939 Год назад
Wllo domain iyo host free miyaa heysaa jwb wcn
@abdorizak
@abdorizak 2 года назад
Brother Lacagta PayPal malagu labixi karaa?
@ItusItaabsi
@ItusItaabsi 2 года назад
lacagta waxad kula bixi karta payooneer ama bankigaga
@abdorizak
@abdorizak 2 года назад
@@ItusItaabsi somali banks malagu labixi karaa
@khaalidmahamed6702
@khaalidmahamed6702 2 года назад
Halkee laga helayaa
@amiirafamilyyoutube7494
@amiirafamilyyoutube7494 2 года назад
Xagan ka bartaa wll adiga miyaad bixisaa cashardas aniga yurub ayaan joogaa
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Haa wll .
@amalmohmed622
@amalmohmed622 2 года назад
coursadu ma 20 $ baa teeda kale telka malaga barankaraaa
@ikraanmohamed775
@ikraanmohamed775 2 года назад
Aboowe side isku heli karnaa
@hoodofaisal6709
@hoodofaisal6709 2 года назад
Wllo google adsense blogging people per hour iyo fiverrka mid lacag fican laga samayn kara
@attosh123
@attosh123 2 года назад
Waqti intee leeg ayay qaadanaysaa in aan ku barto? Ma la ii samayn karaa Website aniga oo aan baran haddaan lacagta la baxo?
@asmajibriil3121
@asmajibriil3121 2 года назад
xage lagala so xidhiidha huno
@iamsomali224
@iamsomali224 2 года назад
Thanks wall si kasta waad noo cawisay Aniga tool website (saas web)ayaan samaystay adsense waan raba Imisa ayan sugi karaa wll
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Saas ka 24 hours kaliyah bad ku helo kartaa approval wll
@Wizplugfootball01
@Wizplugfootball01 2 года назад
@@GelleBashir Walaal waxaa loo baahan yahay in magaca iyo Barnaamishka ay is leeyihiin si google ka uu ugu arko website ka mid professional ah. Waxaan howshan hayay 14 sano
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 2 года назад
@@Wizplugfootball01 sxb inad i caawiso raby website blogger ban sameyey sida awged inad wax weliba ila dhameystirto ban rabay bro xage kala so xarira.
@abdiqadirdayib6471
@abdiqadirdayib6471 2 года назад
Sxp sideen isu diwaangalinkara
@libanjama3989
@libanjama3989 2 года назад
zxp iga caawi luuqad english ayuu aqbalaya soomaha marka lajoogo inuu kuso aqbalo
@aqoonmedia2175
@aqoonmedia2175 2 года назад
maya somali xitaa wuu aqbalaa walaal
@dariiqamedia3048
@dariiqamedia3048 2 года назад
Sxb gelle bashiir ilaa lacag intee leeg ayaa igaga baxaysa website hadaan samaysto
@aishanai3939
@aishanai3939 Год назад
Domain iyo hosting baa uun ibsani
@ahmedmata8299
@ahmedmata8299 2 года назад
Ustaad whatapp aad so dhigty telegrm ma adaa leh yar baa igu yiri website 21$ ba lagugu samyn xita host io domain kiisa wrkaas mxaa ka jiraa
@mahadsahal9212
@mahadsahal9212 2 года назад
sax waaye bowe
@macadkafatxulqayr4825
@macadkafatxulqayr4825 2 года назад
away link
@magicfootballpro9892
@magicfootballpro9892 2 года назад
Bro Facebook reels ka so hadal
@ibraahimmalabbiyemc4441
@ibraahimmalabbiyemc4441 2 года назад
Course ka aad bixisee
@zaadaqvlogs2342
@zaadaqvlogs2342 2 года назад
Saxaab aqoonta waan leeyahay lkn waxaan la ahay addres aan ku xiro google ads teda kle sxp waxaan rajeynaa inaa igu darto teamka aad diyaarisay
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
thanks wll
@horseedweye2988
@horseedweye2988 2 года назад
@@GelleBashir thanks mehiin ee walal wilka ujawab saxibow
@rudwanofficials1409
@rudwanofficials1409 2 года назад
Link telegram baan u bahnaye
@ogaalkadunida9764
@ogaalkadunida9764 2 года назад
Waxaaagu been ayay u badanyhiin sheekh wax xaqiiqa umada ula kaalay
@hamiwaynechannel5607
@hamiwaynechannel5607 2 года назад
80k hampalyo
@suhaybcammo6060
@suhaybcammo6060 Год назад
Fish in the last two weeks and then I t e and we can do for you lanweg are you lanweg you want dinner and a t shirt design t shirt design ok I are in
@sherrusherruu354
@sherrusherruu354 2 года назад
M.a
@Hakaar24
@Hakaar24 2 года назад
Ninyow amee beenta tahay
Далее
Sidee Blogging guuleysta loo bilaaba 2023 | 5 Tips
9:29
Sameyso Website free ah oo $200 bilkasta ka shaqeyso
16:56
Sidee Ayaan Website U Sameeyaa 2022.
7:52
Просмотров 46 тыс.
Sidee Maalinkii $30-$100 U Sameyaa | Blogging Money
7:40
LACAGTA SIDA LOOGA BAXSADO | GOOGLE ADSENSE
8:18
Просмотров 23 тыс.