Тёмный

''Sidii Laascaanood ay usoo galeen dad hubeysan ayaa imikana ay udooneysa Xukuumaddu"Xoghaye Barkhad 

MM Somali TV
Подписаться 497 тыс.
Просмотров 3,4 тыс.
50% 1

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Опубликовано:

 

30 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 15   
@OmarAhmed-nw6lr
@OmarAhmed-nw6lr 24 дня назад
Ciro Cambe waa maskiin Madaxtooyadana arki maayo waxa kaga dhow Samada aad aragto Xaraaan in Kulmiye la siiyo Muuse Xaflado wayweyn buu soo wada Ethopiyuu soo wadaa cali mareexaan bal so dhageyso war Kulmiye kuu dhadhan siin maayo muuse wa joogaya
@amdualeh5802
@amdualeh5802 24 дня назад
Hal diideysaa geed ay ku xoqoto ma weydo,adeer wax iska celi haysky qaadin xukuumaadee dibjir fowqa dibjir,wuu kugu khasaaray xisbiga wax kaa dhigay adoon waxba ahayn.
@jibrilaliaato8344
@jibrilaliaato8344 23 дня назад
Issaq reer waqooyi waye walantahay walahii
@user-or7jd1my5d
@user-or7jd1my5d 24 дня назад
May billamatay WADANIYOW
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 24 дня назад
Hadalka ah in Somaliland wax la yidhaa lagu qafiifo waa waxa dhibka keena. Ogolòw xaqa uu leeyahay qofka kaa duwan..
@abduge1237
@abduge1237 24 дня назад
Waa nin walaan xukuumad buu u haystaa in ay jirto. Waar xukuumad ma jirto ee SSC khaatumo raac. Wixii cusub caalamka jecel.
@miketyson7356
@miketyson7356 24 дня назад
Dadka xadaaradan wata ayaa inaleh umad ayaan hogaamineynaa. Shame
@miketyson7356
@miketyson7356 24 дня назад
Waxwalba ma xukumada ayaa sameysey wadani wuxuu marayaa xagii ugu dambeysey ma caruur ayaad u warameysa. Kolay xishoonmeysiine bal ilahay kabaqa oo umada beenta kadaaya!
@AbmedDaahir-mx6xc
@AbmedDaahir-mx6xc 24 дня назад
waaaar beeenta iska daaaaa cabaaadka iska daayo dhulkandifaaaaco hoooyada jilcstaa ka wasee ma hbrjlo ka liidatana
@user-nm7mz9jh2d
@user-nm7mz9jh2d 24 дня назад
Beeni Raad malehe Ruuxa sheegayow Rabbigaa,unoqo
@mudiali719
@mudiali719 24 дня назад
Dowlada ma soo galin ee weey dagan yahiin dhulabante iyo warsangali, iska hadalka jooji sxb
@user-xp2yx5hr1s
@user-xp2yx5hr1s 24 дня назад
4 xaba daga na inta kale waa sogaleti 😅
Далее
LASCAANOOD: DAGAALADDII KADDIB MAXAA IS BEDELEY?
12:04
Чистка пляжа с золотом
00:49
Просмотров 258 тыс.
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
09:35
7 Talo oo Ku Socota Dadka Xilka Qabanaya Sheekh Dirir
22:09
TOOS: Idaacadda Galabnimo ee BBC SOMALI
1:00:05
Просмотров 33 тыс.
Чистка пляжа с золотом
00:49
Просмотров 258 тыс.