Тёмный

Siduu internetka ku bilowday ? xaguu ka imaadaa ? yaa iska leh , yaa maamulo 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 133 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 414   
@ogaansho
@ogaansho 3 года назад
waxaan u mahad celinaayaa qof walba oo isaxo ama macluumo igu soo kordhiyo dhamaanteen waxaan kujirnaa wax kororsi iyo macrifo is dhaafsi , waxaa caadi ah in xilliyada qaar Qalad dhaco , way mahadsanyihiin Ragga Programinta ee HTML waxa ay tahay nala wadaagay , iyo qof walba oo macluumo cusub nagu soo kordhiyo.
@kaphinhoofficial4766
@kaphinhoofficial4766 3 года назад
KEEP GOING SXB 💪✨
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 3 года назад
Ustaad ✅👍 OMAR INSHAAR 🌼✅🇸🇴✅ Aad oo weeyn wall
@suldaanupthiali1325
@suldaanupthiali1325 3 года назад
Ad iyo ad wll
@ahmedi_zakid
@ahmedi_zakid 3 года назад
is dhibrinta iyo is dhul-dhigu waa wax diinteena suuban ka mida.
@hufanmedia7986
@hufanmedia7986 3 года назад
walal cumar soo tabinta barnaamijyo xiiso leh ayaan ku bartay chanellkan OGAANSHO alle haku xafido walal nin xor ah baa tahay kolay dhaqaale badan waa ka soo saartaa nin xor ah
@LadiaYuzuf-hx5ih
@LadiaYuzuf-hx5ih Год назад
Information aan radinyay ayaa zi fudud kaga helay Illahay khyre badan haku ziiyo.
@maxamedcabdi5210
@maxamedcabdi5210 3 года назад
Cumarow barnaaji wanaagsan soo xushay Masha Allah
@absheelasuurow1954
@absheelasuurow1954 3 года назад
اللهم صل وسلم وبارك علي نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@cabdulaahiaadan699
@cabdulaahiaadan699 3 года назад
صلي الله عليه وسلم
@legenddigale6025
@legenddigale6025 2 года назад
Saw
@hassanyare2706
@hassanyare2706 3 года назад
Niyow markasto chennakaga niyada Ku haayo wax so dhigtaa cajiib cajiib ❤️❤️
@beezaanabdullaahi2989
@beezaanabdullaahi2989 3 года назад
The One N only legend Omar Inshaar thnkz ❤️👍🇸🇴
@hufanmedia7986
@hufanmedia7986 3 года назад
masha allah walal cumar internetka waa wax illaahay dunidan ku nimceeyay ogow illaahay baa fasxay maqaadiirta qoran ayay kamid ahyd dadku inay wada xidhiidhaan waa wax xaga samada laga soo fasaxay qof walbo oo muslim ah waxa uu interneka ka samaynayo alle ayaa xisaabteeda leh marka suu walaalkeen sheegay halaga faa idaysto
@abdulahijimale315
@abdulahijimale315 3 года назад
sixid ; HTML maahan luqad uu fahmo computer ka , html ka waxa fahma browserka halka uu computer ku fahmo kalia 1 iyo 0. programming language amarada ayeey u bedelan 1,0 . mahadsanidin
@frankdejong6813
@frankdejong6813 3 года назад
Tusaale number 4 = 0100 Number 127= 1111111 Number 8= 01000
@motech2022
@motech2022 3 года назад
Binary ayaa la yidhaahdaa 0 Iyo 1 kaa ma on bits or off bits .
@Qisology
@Qisology 3 года назад
Odayga Halka Way Kaga Dhacday Ee Ku Qaado bro
@motech2022
@motech2022 3 года назад
@@Qisology wexeenuba wada arday baynu nahay oo waa la kala faaiidaysanayaa sxb . omar ishaar waan kugu hambalyaynayaa tawaaduca sxb .ilaahay ha ku sharfo sxb. qofka tawaaduc sameeyaa ilaahay baa kor u qaada .
@abdirahman6734
@abdirahman6734 3 года назад
Sax HTML maaha programm language Ee google ayaa qora laftigiisa inay programming tahay ee halkaas ayuu ka akhriyey odaygu yaan loo qaban
@zaliimxigmaawi9499
@zaliimxigmaawi9499 3 года назад
لعلك تبكي والله ينادي ملاإكته في السماء ليقضو حاجتك فقل إن الأمر كله لله
@ahmedrezw691
@ahmedrezw691 3 года назад
الله كريم
@hufanmedia7986
@hufanmedia7986 3 года назад
نعم وبا الله اخي معك حق
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 3 года назад
Wow MashaAllah mowduuc qiimo badan, wax badan aanu ka kororsaney, Baaraka Allahu fiyk
@jimalodinenoorhsaan9559
@jimalodinenoorhsaan9559 3 года назад
You can make history if you believe your self 🙂🙂🙂
@raji6644z
@raji6644z 3 года назад
🙂👍
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 3 года назад
Mahadsanid sxbky qaali ah cumar xogaha iyo dhiirigalinaha aad nasiiso had iyo jeer alle hakaa abaalmariyo.
@abdirahmanmadani387
@abdirahmanmadani387 3 года назад
Omer inshaar nin ummada soomaaliyeed waxtar uleh runtii❤💯
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 3 года назад
Mawduuc mihiim waxna aanu ka faa'idney mhdsanid omar inshaar👍
@bashiirabdullaahi7699
@bashiirabdullaahi7699 3 года назад
Runtii wax badan ayaan kaa faa'ideysaney walaal Omar, Mahadsanid 100%
@hamsemaxamed2650
@hamsemaxamed2650 3 года назад
Masha Allah Omar inshaar waxan ahay qofkii o horeyay ee daawada
@saedyousf2782
@saedyousf2782 3 года назад
Mahadsanid Zhp Omar Inshar
@Naamir03
@Naamir03 3 года назад
Habeenkasta network ayan ku dhiganaa college ka, masha allah cilmiyadan oo kale noosoo badi wll omer😂
@suleimanyasin6199
@suleimanyasin6199 3 года назад
Mahadsanid masuul waa mawduuc wanaagsan. Oo aad sifiican u sharaxday.
@mohmedasse9344
@mohmedasse9344 3 года назад
Kanaalka Ogaansho waa Faa ido soconaysa Wlhi Keep moving walal 💯💪💪
@ahmedaadan2421
@ahmedaadan2421 3 года назад
Thank you teacher Omar legend
@beyourself4996
@beyourself4996 3 года назад
So interesting fact, mahadsanid intaa no soo gelisay.
@ye8515
@ye8515 3 года назад
Somali ba joogta so qor af Somali
@muhdinmohamedyuusuf4105
@muhdinmohamedyuusuf4105 3 года назад
Ogaansho hawada ku socotaa keep up wllkei mcn❤️👍
@Burtejunior
@Burtejunior 3 года назад
Thanks ustaad Omar 👍
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 3 года назад
Ma sha Allaah 🥰, tnkz bro 👍
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 3 года назад
Absolutely amazing.💯
@liiaballa1318
@liiaballa1318 3 года назад
Waan kusalaamay cumar zxb waan kugu dhiiragelanayaa waxyaabaha aad bulshada usoo bandhigtid
@maryamahmed9518
@maryamahmed9518 3 года назад
M.a wll thanks wlhi macluumaadkaan in badan raadinaayey lkn maanta qof aa ku kolsoonahay ka helay kheyr allah ku siiyo👍👌
@sakariyeabdi5181
@sakariyeabdi5181 3 года назад
Alle haku sharfo wll cumar iishaar from lascaanod
@mohamedshariifmohamed9892
@mohamedshariifmohamed9892 3 года назад
Internet makes life easier ✌️
@yousufibrahim1208
@yousufibrahim1208 3 года назад
Also makes life harder
@hooyomcn458
@hooyomcn458 3 года назад
mahadsanid ustaad cumar inshaar
@OmarMohamed-hi5jy
@OmarMohamed-hi5jy 3 года назад
موضوع مهم جدا استفدت كثيرا ما
@xuseencabdi2791
@xuseencabdi2791 3 года назад
Shukran walaalkeena omar iishaar
@cabdirisaaqyare4458
@cabdirisaaqyare4458 3 года назад
Mowduucan in badan ayan rabay inaa ka soo haasho ugu danbayn wd ka soo hadashay mahadsnid ogaansho♥️🇸🇴
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 3 года назад
Ogaansho mahadsanid No so badiya aqoonta guuud shukran
@NAQEEYE
@NAQEEYE 3 года назад
Thanks wall cumar inshaar faa'idadii iyo fikirkii oo qof ah thanks
@abdifadxi5676
@abdifadxi5676 3 года назад
Awalan mahasanid ustaad omar ishaar waxaan kaa faaiday wax qoraal yar lagu soo koobi karo maha mahadsanid ustaad million times marka xigta hal su'aal ayaan qabaa yaa ka qaada lacagta internetka wadamada waa ayo ani hada waxaan ku noolahy dalka Ethiopia gaar Ahaan casimada Deeganka somalida Ee Jigjiga bishu markaay sidaa u gaadho Sms ayaa laguu soo dirayaa hadii aad soo bixin waydo lacagta internet ka waa lagaa jarayaa Ee ayaa iyaga ka qaada iyaga utaad iga soo jaahil bixi Mahadsanid wll qali❤🙏
@caaqilkawayn4570
@caaqilkawayn4570 3 года назад
ماشاء الله موضوع مهم جدا جدا
@aarkamedia
@aarkamedia 3 года назад
Omar inshar Keep going Brother
@miskinah2036
@miskinah2036 3 года назад
Masha Allah, Cumar Inshar habo markasta barmaamijyadaada wax baa laga daa, Idas👍🏼
@nadiirsheikh7745
@nadiirsheikh7745 3 года назад
Wcs. Ustaad Mahadsanid.
@AhmedNuur-zf9qr
@AhmedNuur-zf9qr Год назад
Ogaansho plz muraaad Ayaan leeyahay ii soo duceey wll adikana ii soo duceeya
@Qalbi_Dhaaye
@Qalbi_Dhaaye 3 года назад
Mashallah 👌 bro horay uu socu Jusaakallah khayr
@hamzehugur5830
@hamzehugur5830 3 года назад
Masha'allah Wax badan buu Koobsaday Video-gani aanan ka Faaidnay, mHADSANID WLOO oMAR iNSHAR.
@user-wj5xy5bf5u
@user-wj5xy5bf5u 3 года назад
Mashallah wll cumar ❤
@suhaybkobciye9265
@suhaybkobciye9265 3 года назад
Hadan arko ogaansho oo muuqal soo dhigay feeling jaygu wuu is badala jasakmulaha wll Omer Mohamed inshaar
@fathiadir6322
@fathiadir6322 3 года назад
Ma alaha wllli aqoon iyo cilmi badan ayaan ka faa,idnay alaha aqliga ku barakeeyo wlkyow
@Dayr12
@Dayr12 3 года назад
Masha.allah Ustaad Cumar Aad ayaan uga helay macluumaadkan
@ishrakishu5396
@ishrakishu5396 3 года назад
OGAANSHO CODSI mana soo celin kartaa barnaamijkii jimcaalaha ahaa ee siyaasada kaga hadli jirtay WAA MAHAD SANTAHAY
@raadfilmshd1036
@raadfilmshd1036 3 года назад
Wlhi cawa barnaamijka xiiso daran ayuu leeyhy anigo dawan like ku qabtay keep going yaa ila mid ah
@ayuub_Ka
@ayuub_Ka 3 года назад
*ilaahow meshu nabi maxamed janada ka galo naga gali*
@zeodaybani8101
@zeodaybani8101 3 года назад
Mahdsanid💯.. wll omar 🤗 Jawbo fcn ka hellY sualha iska wydin jirY enternyka 😊
@KingckLYRCS
@KingckLYRCS 3 года назад
Maanta waa la hor marey hormarkalane wa laradinaya @ogaansho
@mohashiine6702
@mohashiine6702 3 года назад
The one only legend Omar inshaar m.a pro waa mowduc muhimah 😘
@ibnumuhammadibnuejal8157
@ibnumuhammadibnuejal8157 3 года назад
Shukran zxb omar inshar
@muuseshiikhmuxidiin7684
@muuseshiikhmuxidiin7684 3 года назад
Mhdsnod ustaad cumar inshaar
@ilyaasshariif2950
@ilyaasshariif2950 3 года назад
Wll wan ku amiin sanahay wlhi keep going boqortooyo family 🥰
@somalishorts8525
@somalishorts8525 3 года назад
@OGAANSHO Mahadsanid, sharaxaadada waa figa ah 👍🏾
@levinhosevou8343
@levinhosevou8343 3 года назад
M.a Wll Omar Rabbi Haku Sharfo
@cabirahanolosha1115
@cabirahanolosha1115 3 года назад
Mudo dheer maanan booqan channals aqoonta tnks bro
@joyfulboy9989
@joyfulboy9989 3 года назад
Mowduuc Muhiim ah 👍
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 3 года назад
Wlhi Cumarow wxd mooda inaad ogayd su,aalahan saan isu waydiiyo. Mahad Sanid wll ❤💯❤
@lilmaajid9916
@lilmaajid9916 3 года назад
Good job cumar al inshar 🤏
@sadarchannel371
@sadarchannel371 3 года назад
Waaw m.a barnaamij cajiib ah runtii kula jirnaa cumaroow
@ahmednuur1585
@ahmednuur1585 3 года назад
Best video sualo igu taagnaa ayay ahayen thanks sxb
@ahmadtohow5045
@ahmadtohow5045 3 года назад
Masha allah
@yili5761
@yili5761 2 года назад
Clear message, clear structure, easy to understand, thank you
@mahamedmawlid1604
@mahamedmawlid1604 3 года назад
Taarikhda boortooyadi faaris 1 | bilaw ilaa dhamaad | soo daawo Waxa so galiyy muqlksa chnlkyga kaso daawn krtaan taarikhaha kga hadla
@story7298
@story7298 3 года назад
Channel lo bhna mhdnsid sxb
@ziabeauty8830
@ziabeauty8830 3 года назад
Mawduuc muhima كالعاده♥️🙏
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 3 года назад
Mahadsanid ustaad Omar inshaar 👍✅👍
@Abdirahman_ToTal
@Abdirahman_ToTal 3 года назад
Mzha Allah Omar
@mohamedaweys2630
@mohamedaweys2630 3 года назад
Maashaa Allah
@Xakim556
@Xakim556 3 года назад
Walahi waa nimco weeyn oo alle logu mahad naqo (alxamdulilah)
@Ali-uh4lo
@Ali-uh4lo 3 года назад
Ogaansho best youtuber wax badan ayaan kaa faaidney Lgnd Horey usoco ♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 3 года назад
Asc wllka kheerka jecel muraadkiina allaha idin saqiro amiin yrap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin
@MohamoudAbdiwahid-lv8cz
@MohamoudAbdiwahid-lv8cz Год назад
Msha allaah wll Omar
@abuubakarmaxamed8336
@abuubakarmaxamed8336 3 года назад
Mahadsanid wl sare
@abdirahmanabdinasirali7067
@abdirahmanabdinasirali7067 3 года назад
Wad mahadsantahy sax maclumaadka ad na siisay
@mustafecabdale7008
@mustafecabdale7008 3 года назад
Wllky Cumar inshar ale haku cafido
@ak1250
@ak1250 Год назад
Thank you. Good info
@BaxasanA
@BaxasanA 2 года назад
Mahadsanid walaal waa macluumaad qaali ah
@wardhaglow
@wardhaglow 2 года назад
cumar insharow wax ka dhah dhulka ogaden somali ka maqan wax
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 2 года назад
Channel kan ogaansho waxan oran karaah waa Channel kii ugu faa iidada badnaa shaqada wanagsan ee uu hayo waa in wax laga Barto
@dauudAbdalla1
@dauudAbdalla1 3 года назад
Masha Allah horay usoco wll Omar
@gaagaabshe1820
@gaagaabshe1820 3 года назад
Waa adeeg shaydaan baan ku qeexay runtii %99 waa waqti lumid iyo cibaadada alle un bay kula dagaalameen dhinaca kale hantida dunida na way aruur sanadeen gaaldaan nijaasta ah
@hassanmuse3930
@hassanmuse3930 3 года назад
Wxaan bartaa cilmiga computerka mawduucyada nuucan oo kala ahna aad baan u jeclahay MAHADSANID
@heroorganizationofficial2318
@heroorganizationofficial2318 3 года назад
wxn jira 15 mudo 4 sano ayn ku xiranahy ogaansho heer dhiiri galintaada ay meeel iga soo sarty oo isku dayo in aan noqdo qoraa mrka in yar wx nooga sheeg wxa loo yiqaano cilmu nafsiga guul ayn kuurajeynayaa
@sharmaarkeabukaribrahim29
@sharmaarkeabukaribrahim29 3 года назад
You're the best person. Really i liked.
@ismailqurbaawi7858
@ismailqurbaawi7858 3 года назад
Keep going my sheikh
@RelaxationA
@RelaxationA 3 года назад
جزاك الله خيرا يا اخي الكريم
@halimaali308
@halimaali308 3 года назад
mahadsanida wll
@amanAkarim3191
@amanAkarim3191 3 года назад
Utah ma aha texas wa State gooniya oo ka mida State yada maraykan ka Anigaana ku nool magaala madaxdiisana waxa la yidhahda Salt lake city. Jamacada ugu wayna wa University of Utah.
@ogaansho
@ogaansho 3 года назад
saxiix ..lkn waxaa ku taalo jaamacad UTA lagu magacaabo oo gobolka ka duwan UTAH . mahadsanid
@abdiqaniahmedmohamed6413
@abdiqaniahmedmohamed6413 3 года назад
Mnch allah allah haku barakeey
@mrpirate3020
@mrpirate3020 3 года назад
Waad ku MAHADSANTAHAY xogaha aad nalaso wadagtey
@faraskacadinacade6998
@faraskacadinacade6998 2 года назад
wa so,aalo aan marar badan is weydiiyey
@hamdi1108
@hamdi1108 3 года назад
Machallah
@itcollage8987
@itcollage8987 3 года назад
HTML sidaa maaha masul, waa luuqad loo isticmaalo in lagu dhiso qalfoofta website. Ee maaha luuqadda ay computer isku fahmaan. Mahadsanid
@kimuhumad6594
@kimuhumad6594 3 года назад
Waxan ahay arday barta culuumta ITga enternetka sidaad usharaxday tarikhdiisa oo waliba kooban wan kahelay. Mahadsanid
@aboqusayma8605
@aboqusayma8605 3 года назад
Hore usocp mcalin😘😘😘😍😍😍😇😇🥰🥰
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin 3 года назад
Mahadsanid Omar .
Далее
aespa 에스파 'Whiplash' MV
03:11
Просмотров 17 млн
Fake Referee Whistle Moments 😅
00:38
Просмотров 8 млн
Qisada guusha ( 3 ) Rag salka hoose kasoo bilaabay
14:27
QABKII  SHACABKA IYO QUUSTII SHISHEEYAHA
9:59
Просмотров 31 тыс.
Magacaygu waa META Ma ahan Facebook | Casriga Metaverse
12:10
aespa 에스파 'Whiplash' MV
03:11
Просмотров 17 млн