Тёмный

SIR AAN SAXAAFADDA LOOGU TALA GALIN OO FAKATAY | WAR FARXAD LEH 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 556 тыс.
Просмотров 11 тыс.
0% 0

Опубликовано:

 

30 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 56   
@reemali6728
@reemali6728 Час назад
اللهم النصر اخواننا في فلسطين وعاصمتها غزه ياااااااارب العالمين اللهم آمين يارب العالمين 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 😢😢😢😢
@haa8793
@haa8793 51 минуту назад
قدس waayo casimada
@reemali6728
@reemali6728 Час назад
سبحان الله وبحمدي عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته
@reemali6728
@reemali6728 Час назад
لاخالب إلاالله لاخلب إلاالله لا خالب الا الله
@deegohassan5598
@deegohassan5598 2 часа назад
Nader tv welcome Nazar TV congratulation British summer TV thank you both of you giving us any minute for the news. Also Somali news congratulation thank you again.
@reemali6728
@reemali6728 Час назад
اللهم يا مقلب القلوب ثبط خلوبنا على دينك وبرطااك يارب العالمين اللهم آمين يارب العالمين 🤲 🤲 🤲 🤲
@awrkaaguhakuqaado6994
@awrkaaguhakuqaado6994 Час назад
@@reemali6728 Thabit✅not thabid❌
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 2 часа назад
Aaway reer qaza miyaa la iloobay Hadii dadku iloobaan Laakiin ilaahay Ayaan iloobaynin
@abdirizakhassan6979
@abdirizakhassan6979 2 часа назад
Nadaara tv waan soo dhoweyneyna insha alaah Guul kordhisaya aragtida Islaamka ee Dunida Maanta.
@ashaibra2686
@ashaibra2686 2 часа назад
Mashaallah xaqbu uleyahay in hal malin malayin lagu garsiyo c qadir nadara
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan Час назад
❤❤❤ ASC Wrx Wbr Dhamaan walaalah dhageyseyso Cabdi Xafid melkasto aad joogataan ❤❤❤❤
@halimab5796
@halimab5796 Час назад
Welcome Nadara
@jaamaccabdiraxmaan1218
@jaamaccabdiraxmaan1218 52 минуты назад
NADAARA TV WAA SOO DHAWEYNEYNAA WUXUUNA KU SOO AADEY XILI LOO BAAHANYAHAY
@TheIdea2999
@TheIdea2999 2 часа назад
Guul somaliland❤❤❤❤
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Час назад
Cabdi xaafid subax wanaagsan waa run warfarxadle waa guul iyo gobonimo balse sahuuniyada danta ayaa u runsheegtay iyo nafta ayaa Ku qasabtay ina tidhaa waa labaxayaa ciidamada wixii u hadhay ciidanka umahadhine waxay leeftay sahuuniyadu qadhaadh xanuun aad iyo aad u kulul waa lashiiley haday xadhka tahay iyo gudaha sahuuniyada magaalo'saldhiyo' xerooyin ciidan'garoonadii diyaaradaha 'warshadihii hubka iyo qalabka' ciidamada soosaaraysay goobihii sirdoonka intaa iyo inkalaba meel u fayolw majirto sahuuniyada dhamaan dhulka ayaalalasimay
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 24 минуты назад
Israel dalka Lubnaan kuma jiro ee iska sax wariye 😊
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 2 часа назад
Asc walaal cabdixafid
@aftinkabishar7576
@aftinkabishar7576 Час назад
Asc,bst,
@IsmailAbdi-xg1tf
@IsmailAbdi-xg1tf 2 часа назад
Maxaan sodhaweynaa xayeysinta faraha badan Ayan kunacay wlhi wlhi
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 2 часа назад
Waa war farxad leh
@abdirizakhassan6979
@abdirizakhassan6979 2 часа назад
Abdifatah nearing meel qabow ma laha oo Israail iyo Maraykan wax isma dhaamaan sidaas daraadeed waxaan Ilaah ka baryay in Calaad weyn ka muujiyo insha alaah.
@saadabogoreh8219
@saadabogoreh8219 49 минут назад
Nadaraa show abdouhafiz moustaphe dulmidid afarta baa somalida uu charaf badan dhanka sahafiyinta Allah yahfidkoum min kouli char
@khadarmaxamedmire4021
@khadarmaxamedmire4021 2 часа назад
MA DHACAYO HESHIISKAASI WAANA MID AY WATAAN YUHUUD IYO AMRTÓ 1
@Somaali215
@Somaali215 54 минуты назад
Abwqan ameerika
@CalinurCsalam
@CalinurCsalam Час назад
American iyo Israel midna ma doonayaan iney QASA heshiis ka galaan,Waa khiyaano ey waqti ku gadanayaan.
@MouminHersi
@MouminHersi Час назад
Daqalka gaza iyo libnan wey isqu xiranyihin
@MuseFarey-g3c
@MuseFarey-g3c Час назад
Nadaara waan soo dhaweyneynaa lkn isagaa dilaya tivigaan cusub waayoo sidaa weriye umahalayee waa owkoonbe iyo owkuu kuu odayaashaas aan sheegay mid dhintay iyo mid noolba alle haunaxariisto
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 2 часа назад
Si hoose ayey u wada hadli doonaan
@MouminHersi
@MouminHersi Час назад
Xisbullah daqalka wexey u gashey si ee uqu hiiliyan gaza nabad hadii ee hesho bee libnan joojinisa
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 Час назад
Fadlan nagadaah xayeysiis buuwadaa NADAARA show buunaguwaaley xayeysiis
@SakariyeWarsame-v7o
@SakariyeWarsame-v7o 2 часа назад
Asc
@mohamedolad7707
@mohamedolad7707 2 часа назад
Waxan maqli jirey " marna taagtaa, marna tabartaa" yh isha ka laalaada arka
@MowlidAbdi-c6k
@MowlidAbdi-c6k Час назад
Lkn nadara no xayeysiin badan
@MameAbdikadir
@MameAbdikadir 51 минуту назад
Nadaara xayaysiiska kubadan
@CaashoHaji
@CaashoHaji Час назад
Wadahadalka marka lashego adeeg ee dontan 150 kun u jarmalka usowada sida ladhahay
@badalabshir502
@badalabshir502 2 часа назад
Israel waxay xoog waday ayay caqli ku raadinaysaa
@jaamaccabdiraxmaan1218
@jaamaccabdiraxmaan1218 53 минуты назад
WAAD KU MAHADSANTIHIIN WARARKA HUFAN EE AAD NOO SOO GUDBISAAN
@deegohassan5598
@deegohassan5598 2 часа назад
Assalamu Alaykum I think it’s not good to withdraw for Hamas from Lebanon because the Palestinian suffering they have to say the same time Isra is Israel with the same time Casa and Lebanon or we’re not stop fighting with Israel thank you, Abdeqan
@deegohassan5598
@deegohassan5598 2 часа назад
I want to say Hasbulla they have to say no thank you
@nasrabashir3958
@nasrabashir3958 2 часа назад
Xisbulahi way ka adkatay israel guul daro bay kala kulantay Marka Xabad joojinta shaydamada bay ugu cimaamadayan. Ilahay idin burburi . Hadi xabad joojin iyo gobalka amnigisa ay ka shaqaynayan mar hore bay xasuuqa qaza joojin lahaayen.😢
@AbdirahmanAliMohamed-yo6kv
@AbdirahmanAliMohamed-yo6kv 16 минут назад
Wcs
@abdulazizwarsme4827
@abdulazizwarsme4827 2 часа назад
Maxaa farxada
@mohmedali7450
@mohmedali7450 17 минут назад
Maya maya (Kalabaxeyso) Haa haa Dagaalka ayey joojineysaa Waayo lubnaan magelin israil
@mohamedameen3784
@mohamedameen3784 2 часа назад
Kulahaa sir an saxafada logu talagalin hhhhh iska hadal
@mohamedolad7707
@mohamedolad7707 2 часа назад
Ruushk iyo Donald Trump oo dhinac ah iyo ruushka iyo iiraan halkee bay arrintu ka buturineysa doorasha trump ka dib
@CabdullaahiCilmi-k8v
@CabdullaahiCilmi-k8v 2 часа назад
Eey iyo doofaar maxeey isdhaamaan kuligood labada xisbi iyo sheydaanku yhd ayeey adooman uyahiin oo dhiiga muslimiinta ineey timadheer udaadshaan ayeey kutartamaan.
@YusufHonest326
@YusufHonest326 2 часа назад
Lubnan kuma jirto dee Gaza miya ula jeda wlll
@badalabshir502
@badalabshir502 Час назад
Asc cabdi xaafid heshiis majiro ee waa rabitaanka Israel iyo maraykanka xisbulaahi hal hadaf ayay dagaalka u galeen waa in ay hiiliyaan ree qasa marka beenta ree galbeedka iska ilaai heshiis majiro yuhuudbaa xanuunsatay
@bashirxaaji1119
@bashirxaaji1119 2 часа назад
Yaahudu waa xamili waayeen dhibatada oga timid difaca xisbullahi
@user-Iskufilan
@user-Iskufilan 2 часа назад
Lubnaan dhul lagama haysto ee falastin ayaa dhul laga haystaa
@JacfarDarbalmusse
@JacfarDarbalmusse Час назад
Warkas farxad ma ahan wariye waxay ka dhigantay in yuhudu janis wayn u hesho say u sii xasuqi lahayd qasa mida kale ciidan ka yuhuudu hal tulo ugama sunna labnaan tas ogow xisbulah xalay waxay tiri dagalka waxan u galnay inan culayska ka dulqadno Rer qasa Wana wadayna ila qasa nabad hesho sas waxa yiri hogamiyahoda cusub
@SakariyeWarsame-v7o
@SakariyeWarsame-v7o 2 часа назад
War dadka beenta lada. Nio qof weeynba tehe walaala socda meesha waxa kadhacaye
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Час назад
Hadii warkaagu sidaad u waramayso u dhaco! Iiraan dab ayeey ku ciyaaraysa, maxaa wacay hadii trump yimaado wuxuu israa'iil u ogolaan doona inay ankee nukriyeer ku garaacdo iiraan! Malaha naagtaan ayaa loo qaatay!
@MouminHersi
@MouminHersi Час назад
Biden isaqa xasuuqa qocqa ah oo qacan qu siniya netanyahu
@AxmedmaxamedNuur-x8h
@AxmedmaxamedNuur-x8h 2 часа назад
Haday run tahay farxad maaha ee waa khiyaano tois ah
@SakariyeWarsame-v7o
@SakariyeWarsame-v7o 2 часа назад
Asc
Далее
Встреча в Лифте 😂
00:43
Просмотров 180 тыс.
Kaftanka Siyaasada 536 oo aad u xiisa badan
51:30
Просмотров 2,7 тыс.