Тёмный

XZ-BULLAHI MA LAGA YAABAA IN KA TANAASUSHO TAAGEERA REER QASA? XOG XASAASI AH 

HBN Online TV
Подписаться 368 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

30 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 59   
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 3 часа назад
Guul xisbulaah reer lebanon 🇱🇧
@CasanyoCaska
@CasanyoCaska 3 часа назад
Ale yuhuuda jabi adiga wayne ❤
@musa-sc2cb
@musa-sc2cb 2 часа назад
GUUUUUL REER FALASTINE
@HassanMohamed-ne5vm
@HassanMohamed-ne5vm Час назад
Aamiin
@weproduction1804
@weproduction1804 43 минуты назад
Amiin ALLAH
@nimcanabdi9437
@nimcanabdi9437 3 часа назад
tabtii ankuwaday waykutagantahay guuuuul wansodhawaynana xisbula guuuuul
@xabiibcumar-p1i
@xabiibcumar-p1i 2 часа назад
ألا إنّ نصر الله قریب
@Naziito
@Naziito 3 часа назад
Reer falastin illah dhibaatada haka qaado
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 часа назад
Caqli Gaalo Ayey Wadaan Yuhuuda taasi laga yeeli Maayo Xamaasna uguma Bexeeso Dagaalada XB❤❤❤
@KayseHuriye
@KayseHuriye 2 часа назад
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@mohamemohame910
@mohamemohame910 3 часа назад
allahu akbar
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 3 часа назад
Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed dhulka alaha la gooyo
@qaalidcalikp1659
@qaalidcalikp1659 Час назад
Salaam dhamaan
@AwalehaliDoubad
@AwalehaliDoubad 2 часа назад
Allah jabi yuhuda
@ismailfaysal5639
@ismailfaysal5639 2 часа назад
Allaha hajabiyo yuhuuda Rucub iyo hoog Allah haku rido
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 2 часа назад
Ilaahoow guuleey xamaas iyo daanta galbeed ee reer Palestine 🇵🇸
@abdulfaqi7278
@abdulfaqi7278 35 минут назад
Mr eeeen Maxamed cade.
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 3 часа назад
Asc mowliid subax wanaagsan
@SalahKerrow
@SalahKerrow 3 часа назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hafowLaki1
@hafowLaki1 Час назад
Asc maxadsinid sxb
@kulmiyebare8
@kulmiyebare8 30 минут назад
الله أكبر ذالك فضل الله يؤتيه من يشاء اللهم انصر اخواننا المجا هدين في فلسطين يا رب اللهم اهلك اليهود ومن والا امين ثم امين
@KIKAMOHAMED-y4f
@KIKAMOHAMED-y4f 3 часа назад
@xaqiiqadachannel5608
@xaqiiqadachannel5608 3 часа назад
isra'il ayey kujiftaa xaalada
@HassanRobleh-m4m
@HassanRobleh-m4m 36 минут назад
Balantii aad uqaadeen qasa hakabixina oo kali ha ugatagina guul baa inii rajaynayaa xisbula iyo falastiin
@jaamaccabdiraxmaan1218
@jaamaccabdiraxmaan1218 2 часа назад
WAA HESHISH DHINAC KA RARAN WAANA SIRIQ LOO DHIGAAYO ISBAHEYSIGA
@mohamemohame910
@mohamemohame910 3 часа назад
reer filasdhiin guul gobonimo
@CadarFaarax-qo6tg
@CadarFaarax-qo6tg 3 часа назад
Ilaahow hajoojin dagaalka yahuud io shiico haday maslaxo ugu jirto mulimiinta
@AhmedAbdi-w6i
@AhmedAbdi-w6i 2 часа назад
Lagama yaabo in ay kaga baxan balantii ahayd xoreynta qasa
@gullamgullam7442
@gullamgullam7442 2 часа назад
Xisbullah go'aanka ayada ma laha waxa le IRAAN.
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 2 часа назад
Soomaaliyeey anigu waxaan ka yaabanahay marka laleeyahay maraykanku wuxuu doonayaa dagaalka inuu joojiyo soomaalidu waxay tidhaa ninkudilay hadhkuma jiido nin dabka shidaaya 'markuu ololku gaabtaba xaabada biirinaaya 'hadana kule xabadjoojinta aniga ayaa soojeedinaaya bombkii u dambeeyayna hoyo ku burburin haweenka iyo caruurta qaza
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 3 часа назад
HADEY XIZB.TANASUSHO OO XAMAASNA LOGA BAXO MA DHICI KARTO HADEY DHACDANA BERRI XISBUL.KALIGED AYEY HAYSATA.WELIBANA SIDI XASAN NAS.LAGU DILAY OO AH DHEX GALKI OO KU BADTA AYEY SUGEYSA. LAKIN FHULKEDA HADEY KU MINTIDO OO KI LADHACAYNA AY KU DOODO SIDA XAMAAS WA LAGA YABA INAN DHULKALE LAGA DHICIN
@hassanomer-q4v
@hassanomer-q4v 49 минут назад
Maya lagama yaabo Su aal meesha taal maaha Dhinaca yuhuuda ayey u jan jeedhaa Dhex uma muuqdo War iyo male maleha kala saar.
@maxamedcabdi-x3h
@maxamedcabdi-x3h 2 часа назад
Muslimiintu way guulaysa in sha .allah
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Час назад
Xisbulah waa geesiyaal la hubo in ay yuhuda isaga filanyihiin iska dhicinayaan
@Suheb_king
@Suheb_king Час назад
War carabta Malaga helayo miyaa go aan ah mowqif koda ah tagerida falastin sida marekanka OO u cad yahay tagerida israel
@hassanomer-q4v
@hassanomer-q4v 45 минут назад
Maalintii la dilay senwar sawir dhoola cadeynaya ayaan soo dhigatay screen ka ???
@halimohussein8462
@halimohussein8462 2 часа назад
Salaan sare mowliid iyo mohamed suurtagay maaha in ay katunazulan mowqaf kooda laakiin waa lagu deyeyaa Allah subxanahu watacallaa hacaawiyo muslika meel kasta oo ay joogaba
@kawsarAli-eq1dd
@kawsarAli-eq1dd 2 часа назад
Acs mowliid iyo maxameth cade waxanku wareray niciim qaasaim ninkii lala dilay xasan nasralah miyuuna ahayn see hadana leedihiin waa ladoortay
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 3 часа назад
Ninka madaxda u ah xisbullah ayaba cadeyey somaliyey iska dhafa wararka aad alifeysan sida reer galbedka iyo yuhud ku shegga beenta fafinayan
@khadarilyo4838
@khadarilyo4838 19 минут назад
Israaiil way yaabtay.waxaanay doonayaan 60 cisho oo ay kusoo hub urursadaan.end of israel.xisbulah ma joojinayso dagaalka ilaa guryaha israel iil ay mid mid ugalaan xiligii balanta inshalah.
@MuqtaarKhalif
@MuqtaarKhalif 2 часа назад
Lam AQbali Karo Riyada maraykanku. Wado
@ismailfaysal5639
@ismailfaysal5639 2 часа назад
Waxba la joojin maayo ee xaarka xejista dheh yaa yahuud Nacladi kudhacdy umadda laydinka reeb
@cadnaan4455sheeq
@cadnaan4455sheeq 3 часа назад
Asc
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 3 часа назад
ALLAH HAJEBIYO CADOWGA GUMEYSIGA YAHUUDA IYO XULUFADEEDA DOQOMADA AH AAMIIN YAA RABBI
@HassanMohamed-ne5vm
@HassanMohamed-ne5vm Час назад
Xisbulaah tirada ay sheegeen maad sheektaan tan israail ba waad sheegaysaane
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 2 часа назад
Markii la arkey yuhudda askartoda iyo caloshoda u shaqeystayasha oo lacag badan lagu so gatey iney dhamanayan la dilayo la arkey mareykanka iyo reer galbedka qar waxey alifayan sidey jeclan lahayen ayey warbahinta u gudbinayan xabad jojinta waxa furaheda hayan wa xamaas sida la og yahay weyna isku xiren yihiin
@HoodoabdiAbokor
@HoodoabdiAbokor 2 часа назад
900 hadday dhaawacmeen maxaad u malayan dhimasho
@CadarFaarax-qo6tg
@CadarFaarax-qo6tg 3 часа назад
Waxaan layaabaa ninka waxas xanbaarsan tolow see udagaalayaa
@SalahKerrow
@SalahKerrow 3 часа назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@shaa1547
@shaa1547 3 часа назад
Aaway kuwii xakjirka ahaay ee marwalba diidi jiray nabada ma indhahooda ayeey wax ku arkeeyn baryahan afkooda ayaa juuqda gabay
@abdulhassan4128
@abdulhassan4128 3 часа назад
Xagjir aan Natenyahu ahayn maba jiro,Heshiiskaan waxaa loogu danaynayaa Isra.
@geesabadane7415
@geesabadane7415 4 минуты назад
waa dagaal maskaxeed sida aan filayo, hogaamiya xisbulahi sicadbuu usheegay in aaynan dagaalka joojineynin ilaa dagaalka Qasa lajoojiyo
@ahmedIbrahim-g2n
@ahmedIbrahim-g2n 8 минут назад
Lubnaan danteeda hagarato caraboo dhan ayaa wadnaha siinla guul lubnaan
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Час назад
Reer galbeed waxay dabada ka wadaan yuhuuda marka ay dagaalka ku jabtona heshiis beenaad ayaa la raadiyaa si loo badbaadiyo sahyuuniyada
@Nina55870
@Nina55870 2 часа назад
Waa beentooda inay isku diran xisbiga iyo xms ayeey raban ka dibna ay duqaynta xisbiga sii wadaan
@shaa1547
@shaa1547 3 часа назад
Aaway kuwii xakjirka ahaay ee marwalba diidi jiray nabada ma indhahooda ayeey wax ku arkeeyn baryahan afkooda ayaa juuqda gabay
Далее
skibidi army returns (skibidi toilet 77)
00:49
Просмотров 2,5 млн