Тёмный

SIR CULUS Ciidamada Mareykanka oo kusugan GAZA & Putin oo ku dhow inuu xerto Hawada Badda Madow | 

MARACADDE SHOW
Подписаться 658 тыс.
Просмотров 66 тыс.
50% 1

#MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999 Booqo hadda midnimo.com/
Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

Опубликовано:

 

27 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 150   
@japir244
@japir244 3 месяца назад
Alloow ugargaar dulmanayaasha falastiin😢
@hnoor4361
@hnoor4361 3 месяца назад
Falastiin guul xuuti guul Iyo gobanimo 💚🤍 Rabbi haw hiiliyo falastiin Iyo dhamaan muslimiinta àaaaamiiiin yaa Rab
@XamdiClrisaaq
@XamdiClrisaaq 3 месяца назад
Illaahow yuhuud iyo maraykan jabi yaa allaah dadka ree falastiin eebow u gargaar❤❤❤❤🇦🇪🇦🇪
@rodamohamed1162
@rodamohamed1162 3 месяца назад
❤Allahayow jaabi yuhuda ❤illahow caawi oo ugargaar ugargaar Falastiin ❤Amiin amiin amiin yaa rabi ❤
@japir244
@japir244 3 месяца назад
سيكتب التاريخ أن غزة كانت تقاتل لوحدها وحولها 21 بلد عربي مدجج بالسلاح لم يحرك ساكنا. ‏سيكتب التاريخ أن متطوعين إماراتيين تطوعوا في صفوف نجمة داوود الحمراء للمساعدة في علاج الجرحى الصهاينة سيكتب التاريخ أن أبناء غزة احتاجوا الغذاء والدواء والماء وعلى مرأى لم تستطع إدخال شاحنة معونات لإغاثاتهم. ‏سيكتب التاريخ أن غزة الصغيرة البسيطة المحاصرة منذ أكثر من "17" عاماً، قهرت جيش يخشاه "21" جيش من جيوش الدول العربية. سيكتب التاريخ أن غزة رسمت طريق الأمة وثبتت على مواقفها ولم ترضخ للإحتلال وأعوانه في الوقت الذي يهرول قادة الأمة للتطبيع مع هذا الكيان. 🇵🇸✌️💪الله اللهم يامن لا يعجزه شيء في الارض ولا في السماء كن لإخواننا في غزة عونا معينا مؤيدا ظهيرا ونصيرا يارب العالمين اكبر
@Hikmah01
@Hikmah01 3 месяца назад
War carabta nimankooda dhan wa wdaqanisiin
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 3 месяца назад
Waa Runtaa Walaal Waxaa Aad Sootirisayba Taariiqdaa Qoranaysa Damiirkii Wuu Dhintay Carabta
@japir244
@japir244 3 месяца назад
​@@Hikmah01qaniisiin xitaa maaha waa wax xayawaanka xitaa kasii hooseeya subxaana allah 21 dal oo carab ah oo hadana galaas biyo ah aan gaarsiin kareen qassa😢😢
@MaxamedclaahiCali-uh7rv
@MaxamedclaahiCali-uh7rv 3 месяца назад
Walle waarkaasa Runa
@dmssb2319
@dmssb2319 3 месяца назад
不是好几个国家攻打以色列嘛😂
@RaaqiyaYuusuf
@RaaqiyaYuusuf 3 месяца назад
Mahadsanid maxamad ciise walaal alaha kubarakeeyo aduun iyo akhiraba
@SabahSalem-i4u
@SabahSalem-i4u 3 месяца назад
Rabi ayaa kashifay GUUL FALASTIIN
@Maxamudibran
@Maxamudibran 3 месяца назад
Alla ha ugagaaro ciisow
@sahromudey6415
@sahromudey6415 3 месяца назад
Ilaahey ha u kaalmeeyo shacabka rerfalastiin gabadha lagu direy eyga allaha caafiyo aamiin gaalada isbaheysatay ilaahey ha jebiyo guuldaro jilbaha allaha u dhigo aamiin
@cumargeeddi8013
@cumargeeddi8013 3 месяца назад
Maracadde iska dhaaf salaantan wacan oo wanaagsan maxaa yeeley salaanta islaamku waa asalaamu caleykum ka dib waxaad doonto ee salaan ah ku dhawaaq
@abdisalamyoussouf4090
@abdisalamyoussouf4090 3 месяца назад
Qof alle laajiro qofgale uma bahno
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 3 месяца назад
Ilahaw mareykanka iyo xulufadiisa Jabi adiga awood lehe, ya Rabbi
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 3 месяца назад
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@dmssb2319
@dmssb2319 3 месяца назад
上帝有几个重装合成旅啊哈哈
@abdisalamyoussouf4090
@abdisalamyoussouf4090 3 месяца назад
Subxanallah allah umaqan rere falastin
@maftuuxcali353
@maftuuxcali353 3 месяца назад
Alle yuhuuda ha jabyo walalahen alle ha uu gargaro
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 3 месяца назад
Waa boqol yahuudiye ragbaa biirinayo baarka u tumaayo Beryo laguma gaareen
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 3 месяца назад
barqo laguma gaareen
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 3 месяца назад
@@williamwilliam1337 xarafka ayaa qaldamay Q Y waad mahadsan tahay
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 3 месяца назад
Hore ayaan idiinku sheegey in mareyjanka, ingriiska Fransiska ay ka dagaalamayan Qaza, yuhuda keligod XM telfiif ayey qabsan lahayd
@MiadSabire-bx8yn
@MiadSabire-bx8yn 3 месяца назад
Guul falaastin inchalla
@abdisalamyoussouf4090
@abdisalamyoussouf4090 3 месяца назад
Allah hay isgudiro russka iyo America
@analeese
@analeese 3 месяца назад
Ninkaas major harrison waa yahuudu lakin zahyuuni maaha❤🎉
@axmedmaxamef675
@axmedmaxamef675 3 месяца назад
Kun sanno oo aad sidda bissadda unoolaato waxa dhaanta 1 maalin oo aad sidda libaaxa unoolaato 😎😎😎😎😎😎
@Abdinoor51
@Abdinoor51 3 месяца назад
Yuhuud cadaw kuma aha falastiin oo kaliye, base waa cadaawad fog oo ka dhan ah dhamaan muslimiinta dunida
@adnanadnan9747
@adnanadnan9747 3 месяца назад
Wararka geeska afrikana inoo Soo taabir ado mhdsn
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 месяца назад
Yuhuud maraykan iyo ingiriis allaw hanoo jabin waayo waa gun
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 3 месяца назад
♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇾🇪🇾🇪🇾🇪♥️
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 3 месяца назад
ISRAEL meel walbo boog ayey noqotay alle idin jabi like saar sxb
@Gaaldile-fs6ee
@Gaaldile-fs6ee 3 месяца назад
Aljazeera wa warbahinta u adeegta danaha islamka
@calisaalim4510
@calisaalim4510 3 месяца назад
Yaa rabbi israail iyo mareeykankaba zilzaal iyo daad iyo dabeel iyo duufaan oo aan kalajoosi laheyn ku qarqi AAMIIN YAA RABBIL CAALAMIIN.
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 3 месяца назад
Cadawzana ilaahey swc cidhibtiina go yuhuud dhulka alle idinla go
@Hindocumar-p5h
@Hindocumar-p5h 3 месяца назад
yaa rabi allow u gar gaar shacabka rer falastiin yuhuud dhulka alle idin la goo caro alle idinku dhacdey arxan laawayaal
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 3 месяца назад
Thanks so much Maracade show.
@MahamudFarah-lv3xj
@MahamudFarah-lv3xj 3 месяца назад
Illaahaw ugargaar falastiin
@XawaCige
@XawaCige 3 месяца назад
In ay tageran ma hadalba katagan maraykan iyo isreal masibo allha kukeno nolosha allha ku uriyo way kibirtay yahudan Mel daran allha katuuro
@medgessod4633
@medgessod4633 3 месяца назад
Asc maracade
@walifarahdaauud
@walifarahdaauud 3 месяца назад
Marnaba ruux calli leh mamooga inqasa israa'iil oo kaliya kadagaalaso
@faynuus4438
@faynuus4438 3 месяца назад
Ok fahan
@axmedmaxamef675
@axmedmaxamef675 3 месяца назад
@@faynuus4438 Faynuus walaaha waad igga qoslisa sxp 😂🤣🤣😂🤣😂🤣
@Darwiish777
@Darwiish777 3 месяца назад
Hambalyo Umadda Somaliyed 26 June awged Munsabada Congratulations sxbyaaL🇸🇴
@yunisgaming3973
@yunisgaming3973 3 месяца назад
Gumayi baad ku jirtaa orodoo is iska saar ciidamada shisheeye nefyahow😏
@Darwiish777
@Darwiish777 3 месяца назад
@@yunisgaming3973 Haddan iska saaro Adigaaba idilaye yaa iga Kaa Celinaayo Adaaba Gumeysi iiga Daran
@hassanabdi1984
@hassanabdi1984 3 месяца назад
Maxaa hanbalyo ah bro xor mawa tihid😊
@Darwiish777
@Darwiish777 3 месяца назад
@@hassanabdi1984 Xor waan Ahay Lkn Anaga Dhaxdeenaan Xor ka Ahayn Waan isgumeysana
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 3 месяца назад
Fikirkada wankugu ixtiraamaya lkn xor manihin
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 3 месяца назад
اللهم لك الحمد ومنك الفرج وإليك المشتكى وأنت المستعان وعليك التكلان أسألك ان ترنا عجائب قدرتك على الظالمين عاجلا هذا الساعه واجعل كيدهم في نحورهم وتدبيرهم في تدميرهم وصل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ومن تبعهم بإحسان إلى يوم الدين سبحانك اللهم وبحمدك تبارك إسمك وتعالي جدك ولا إله غيرك يا ذا الجلال والإكرام.
@ahmedomer3363
@ahmedomer3363 3 месяца назад
Wll mahad sanid maxamed ciise maracade in ay Americanku joogaan ilaa iyo october way nu is ka fahmaynaa .hore ayey somalidu ugu maah maah day ilka abeeso hoosta ayey is kaga xidhiidhsanyihiin .laakiin waxaan leeyahay wal caaqibatu lil mutaqiin.
@HamseAlideheye
@HamseAlideheye 3 месяца назад
Falastiin❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 3 месяца назад
Waxan layabanahay ciidanka mareykanka oo joga Palestine taas yaa ogeen waxan oran karaa waa shaqsi hurday mudo badan ayaan oran karaa❤❤❤
@rahmafarah3484
@rahmafarah3484 3 месяца назад
Inshallaha
@gavanamahamed4141
@gavanamahamed4141 3 месяца назад
WAXAN KUDARILAHAA MAREYKAN IYO ISRAAIL WAA WADA YAHUUD DHIIGODANE WA XALAAL
@dmssb2319
@dmssb2319 3 месяца назад
美国高层都是犹太人!以色列是美国的爸爸😂
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 месяца назад
Yuhuud maraykanka iyo ingiriis waa in.meeshii lagu arkoba arag lagu beegsado lagu dilo gaar ahaan bariga dhexe sidii afganistan iyo Vietnam iyaga dulaysan laga saaro weliba xidhan labiska dumarka
@abdirashidabdirizak7165
@abdirashidabdirizak7165 3 месяца назад
Ciidamada Maraykanka Toos Ayay Dagaalka Ugujiraan,Maalintii Uubilowday Dagaalka Ayay Toos Ugubiireen,Taasi Way Cadahay.
@caynashejama4561
@caynashejama4561 3 месяца назад
Yuudu haday inuu khayr leeyihiin lama nacladeen
@MoussaMiussa-v3j
@MoussaMiussa-v3j 3 месяца назад
Lakin sababta wadan muslim ah oo sida America 🇺🇸 utagera falastiin maxalowayay
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 месяца назад
Ruushku waa in uu talaabo adag qaado hanjabaada madhana uu joojiyo waayo maraykan waa argagixiso xoog iyo qori caaradii mooyee ma fahmo af kale
@japir244
@japir244 3 месяца назад
Walaalaheyow waxaa idiin waydiiyay aaaway wadankii turkiga ee lahaa falastiin ayan garab taagan nahay xaguu ku danbeeyaa urdugaan yaa macluuma ka haaya??
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 3 месяца назад
Afka ayuu ahaa wa ninka kaliye afka ka hadley intii kala neh shib ayey dhaheen madaxdi islaamka
@Fadumo816
@Fadumo816 3 месяца назад
Holca aduun iyo aaqiro
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 3 месяца назад
Aduunyo nin joogoow maxaa arakti kuu laaban ma ruushkaa xuuti cashar kabartay wixii wax lagabartaba ruushka
@daareyayale7013
@daareyayale7013 3 месяца назад
Waxaan kaa codsanaynaa Cabdisalan inaad noo samayso Telegaram aan kadaawanl wararka Xasaasiga ah
@maxamedsomali2539
@maxamedsomali2539 3 месяца назад
Laandheero haduu jiro waa putin Somalida iyadoo tabar lahayn shegtan
@axmedmaxamef675
@axmedmaxamef675 3 месяца назад
Ninka kaliya eee isaga iyo madaxweynaha shiinaha rer galbeedka ku dhiiran karin inay ku kibraan sxp
@cabdiwahabcali6674
@cabdiwahabcali6674 3 месяца назад
Yahuud hadii labo max bus laga qalilahaa wa is dhibi laheed
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 3 месяца назад
Walaal akhlaaq bey naga barteen mrki la wareesanaayo waxey ku leeyihiin xabsi kumanan jirin ayago qoslayo oo faraxsan ayey so daayeen islaamka wa diin akhlaaq eh ee yahuuda ahaan mhn iney unaxarisanayan dardaranki nabiga ayaa ahaa caleyhi salaatu wasalaam birmageetada in waxbe loo geesan marka maxabistoda naxariis ayey ka arkeen xita wxy ku leyihiin islaamka mhn argagixiso amni ku heysaney xabsiga
@RayaanAbdirahman-rc9lx
@RayaanAbdirahman-rc9lx 3 месяца назад
Bro wax cusub ma heysid haweenedan shalay warbaahinta ka hadlaayen
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge 3 месяца назад
Waa wax.lagaxumaado haweeneydaah oo 70 ama8ojirah eey inlagufasaxo. Wana seyrabaan.iney dhamaanteen. Nooladhaqmn..aahan.bila.azdanim Waxaa.muuqta.inlookalabixidoono bila.aadanimo iyo bila aadanimoxumo.waznad aragtaan sidamuuqata wakigey kama.aamusidoono.ilaa.ayka w aaloobaahanyahey bila aadan nio .😊
@MoussaMiussa-v3j
@MoussaMiussa-v3j 3 месяца назад
Wan uducaynayna falastiin wa iftiinka kaliya ee Muslimka Lakin ma oga Madaxda muslimka inyarmahine
@cabdiwahabcali6674
@cabdiwahabcali6674 3 месяца назад
Wlh maxabistooda sixun in loola dhaqmo ayaa fican yahuuda ixsan waxaba kuma lahan
@XusenNuur-sj6jm
@XusenNuur-sj6jm 3 месяца назад
Wa xan Ahay XUSEN nur. Waxankunolahay gobolka siiti wa xankaxumadhacdadaxànuunkabadanlehoyadadadà. Jogtaeaygalagud 4ay
@SalebanJaamac-ci9nc
@SalebanJaamac-ci9nc 3 месяца назад
زلزال الحروب ونوا اب
@RashidIbrahim-w4x
@RashidIbrahim-w4x 3 месяца назад
This is a brutal behaviour,May Allah reward them with blindness
@MohamedJawahiri-un2do
@MohamedJawahiri-un2do 3 месяца назад
Waa khaladka ay galayaan muqawadmadu maaha inay xanaaneyan yahuuda maxa biista godod joogoda le,eg waa inay galiyan iyago gororay wa inay ku gor gortaman maxbuus laxaaneynayo jacayl ay yahuuda uqaban baan u arka ama rajo inta maxbiista reer falastiin lagu sameyo wa inay kuwaan ka jaraan
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 3 месяца назад
Akhlaaqda islaamka maahan sidaas walaal waxa faaan kugu filan iney yirahdaan islaamka wa amni wa naxariis wa meel argagixis laheen. Ogow waxey ka barteen maxabista yahuuda inti la haayey in xita la yiri yaan la wareesan sbbto eh inti hore ayaa amaan kala dul dhacdey
@abdifatahkhalif7025
@abdifatahkhalif7025 3 месяца назад
Ruushka dabin ayuu oogu jiraa reer galbeedka haduu iska so af jarin dagalka wuu si dacifayaa waana loo yabaa
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 3 месяца назад
Horta raga askartaa maxaabilaa gadhkadhigay
@MoussaMiussa-v3j
@MoussaMiussa-v3j 3 месяца назад
Asc Mohamed Wan udu caynayna falastiin wa iftiinka kaliya ee utagan muslimka Lakin ma oga madaxda muslibka inyar mahine
@seynabcali4205
@seynabcali4205 3 месяца назад
Yaa moog iney mareykanka Falastiin wax kaleynayaan ?
@yuniscabdirihman1211
@yuniscabdirihman1211 3 месяца назад
Yunis 53
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. 3 месяца назад
Ruushka iyo maraykanku waa walaalo dadka maan gaabka ah ugu sheekeeya waanu is dagaalsanahay, may is dagaalaan dee, booto muslimka lagu maweeliyo un bay mesha ku hayaan, laysku faham basha, ee noo wada baanu leenahay 😂
@ibrahimshanfool
@ibrahimshanfool 3 месяца назад
Dowladaha carbeed waxaanu xaqiiqsanay in aysan ku jiro dowlad xor ah Marka Laga Reebok yaman ilaahay ha u gargaaro anigoo og iyaga qudhoodab in dagaalkii 77 ay gacan xoog leh ay siinayeen itooniya runtii TaaS ma ilaawi karo balse wXay carab sameeyeen oo ay diideen waan ugu hanbalyeynayaa sidoo kale ciraaq oo horey loogu daawaday oo waliba loo isticmaalayey dalka carbeed beerka ka og sooni
@WacanMohamed-wq3yw
@WacanMohamed-wq3yw 3 месяца назад
😭😭😭😭
@CapdiCaziz-w9r
@CapdiCaziz-w9r 2 месяца назад
❤❤❤❤
@MahamedahmedYasin
@MahamedahmedYasin 3 месяца назад
Hub walba haday siiyan waxba soo kordhin mayo
@AmEin-Dimaria8
@AmEin-Dimaria8 3 месяца назад
Russian ❤
@axmedmaxamef675
@axmedmaxamef675 3 месяца назад
dagaalkii muslimiinta iyo gaaladda walee waa dhawyahay halladdiyaar garoobo raggaw xaaladd adag haloodiyaar garoobo Sheekh mustafe wuxuu yiri alle habarakeeyee dhalinyarooy xaaldda toos uwajaha Toos baynu uladdagaalamanaa walee galoo baryo majirto kulay mar uun bay dhiman lahayne Nuclearka Ameerika iyo yurup iyo Israaiil ma cadaabta alle weyeney ka xanuun baddan yihiin jawaabtu waa maya lol
@karlesk6498
@karlesk6498 3 месяца назад
Reer falastiin waa la,isagu tagay reer galbeedka dhan ayaa ciidankooda ka dagalamayaan,garabna mahaystaan munafaqiinta suniyiinta kuwa sheegta madaxda wadamada suniyiinta way dawanayaan ,allah ma dayaci doono
@mohamedhassan6556
@mohamedhassan6556 3 месяца назад
nasiib daro afarta jaho waxaa kajirah wadamo carab ah haddii ciidan dowladeede loo dir waayeye mala waayeye ragg dhalinyaro ah oo naftooda u hurah oo garabsiiyah dadkas masaakiinta ah wlhi ma aqaan anigu dadkas waxaa ka qaldan
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 3 месяца назад
Wanaagsan
@AbdiRahiim-lh5yg
@AbdiRahiim-lh5yg 3 месяца назад
🎉
@OSMAILOMAR-h5f
@OSMAILOMAR-h5f 3 месяца назад
A
@MustafeMohamed-mj4vr
@MustafeMohamed-mj4vr 3 месяца назад
Caqligiina Ayaan la yaabaa wasakhda maraykanku Awelba way ku jireen dagaalka falastiin iyaga iyo hubkooduba ma yuhuud keliya Ayaa ka dagaalamaysa reer galbeedkoo dhami way ku jiraan in badan baan idinla wadaagay
@AbdiRahiim-lh5yg
@AbdiRahiim-lh5yg 3 месяца назад
🎉😢😢😢😢
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 3 месяца назад
Ciidamada reer galbeedka iyo Qaar kamida carabtuba wy Ku jiraan dagaalka Qaza Iyago yuhuuda ka cawinaya Burburinta reer falastiin!!!
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km 3 месяца назад
Ssc
@abdilaahimaxamed2265
@abdilaahimaxamed2265 3 месяца назад
Alow m falsity w u hadaleba
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 месяца назад
Alaa rushka fulaysanaa wan argoosan been
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. 3 месяца назад
war gaalo hoostay iskala jiraan, dadka maan gaabka ah baa waxa lagu maaweeliyaa waanu is dagaalsanahay, lakiin ilko abeeso hoosta ayay ka xiriirsan yihiin 😂
@axmedmaxamef675
@axmedmaxamef675 3 месяца назад
@@Cabdiraxman..Mudug. wuu runtaa waxa is diidan uun siyaasaddood
@BarkhadAxmed-hq6yq
@BarkhadAxmed-hq6yq 3 месяца назад
Maxamed.cise.aslamacaleykum.k.maxadwararka.ugusoodarilaadihin.dagaalka.gobolka.siti.esoomaĺigalbeed.
@AbdiRahiim-lh5yg
@AbdiRahiim-lh5yg 3 месяца назад
🎉
@AbdiRahiim-lh5yg
@AbdiRahiim-lh5yg 3 месяца назад
🎉😢😢😢😢
@MKAli-hb9np
@MKAli-hb9np 3 месяца назад
Allow wax waliba waad aragta😢😢😢
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 3 месяца назад
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️
@RaaqiyaYuusuf
@RaaqiyaYuusuf 3 месяца назад
يا الله يا الله يا الله يا رب السماوات والأرض يا حي يا قيوم يا رب هذا كون كله يا ذل الجلال والإكرام يا الله يا رب كل شيء كله يا قوي ياجبار يا قيوم اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا اللهم ثبت قلوبهم وارزقهم حلال طيبا مباركا واشف مرضاهم وعاف جرحاهم وارحم شهداهم وآمن خوفهم اللهم وسدد رميهم وثبت أقدامهم وأيدهم بنصرك يا أرحم الراحمين يا قوي اللهم امين اللهم امين
@YonisAden-bf2rp
@YonisAden-bf2rp 3 месяца назад
Hooyo😭😭😭😭😭😭
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 3 месяца назад
Allow Rabiyoow Yahuuda Mucjiso Dhulka Iyo Samada Alle u Ugu Keenaa Oo ku Babiy Rabiyoow Nafleyda oo Dhan Cool ugu dhig Yahuuda Nacalatullaah Lafahooda Allah isku Jabiyo
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 3 месяца назад
Yaahuuda iyo mareykanka allaaha isku jeediyo aamiim yaa allaah. Reer yemen yaxye sariic guuleestaa inshaa allaah aamiin yaa allaah. Mujaahidinta guuul inshaa alllaah aamiin yaa allaah. Mamada wanka xumahey😢. Yahuda maxabiista laga haayo halagu haafsado kuwa badan oo reer falastiin eh inshaa allaah
@AbdifataaxSaleeban-l5n
@AbdifataaxSaleeban-l5n 3 месяца назад
Maraykanka dagaalka in uukujirodagaalkawala oga
@daauudismaaciil
@daauudismaaciil 3 месяца назад
Ninka aaminsan in mujaahidiinta in yuhuudkali ah inay la dagaalamayan wuu hurda ka badan xita maraykanka
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 3 месяца назад
Waan ogaa in ciidamda marganku joognaan gazasa
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 3 месяца назад
Ax ax Wan kaxumahay hooyada yuhudu sida ay ugalayan
@UMUABUKAR-hl1kw
@UMUABUKAR-hl1kw 3 месяца назад
Illaahow jabi yahuuda iyo Maraykan
@FaadumoIbraahimmaxamad
@FaadumoIbraahimmaxamad 3 месяца назад
Wa oganahy marekanaku joogey
@LEOABDALLA-fh5bs
@LEOABDALLA-fh5bs 3 месяца назад
Happy independence day 26 june somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎉🎉🎉❤❤ allow japi yahuuda cadowga ah
@dmssb2319
@dmssb2319 3 месяца назад
索马里护卫队很棒🎉
Далее
Самая сложная маска…
00:32
Просмотров 1,2 млн