Тёмный

SKIN CARE IYO WAJIGA SALIDA WAXA U FCN . 

Hamda Home Decor
Подписаться 110 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

14 ноя 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 238   
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
www.vita.no/hudpleie/masker/starskin-7-second-luxury-all-day-mask-18pack2?gclid=CjwKCAiAjs2bBhACEiwALTBWZe8U0rZFR2p8rUl3eY54M1V15EpMvSZfogElXuUvA7p6EPCX2xtrcRoCItQQAvD_BwE&gclsrc=aw.ds. Kan wajiga. Jelka ❤❤❤❤❤ waa www.farmasiet.no/catalog/ansiktspleie/serum/renewing-face-oil,5006093?gclid=CjwKCAiAjs2bBhACEiwALTBWZeEhj0CDhpHFlU66PjL61dO71N2szPSBnSFq25xH77OAOg4B_MHftRoC-JgQAvD_BwE. Salida. Waa ku waan gabdho
@duniyomohamedmahad6092
@duniyomohamedmahad6092 Год назад
Xamdiyeey abaayo intee kaala soo xiriiraa waan kuu baahanahee
@mygiftfromallah8667
@mygiftfromallah8667 Год назад
Abayo salads dada away na tus
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 Год назад
walaaahi I love the way you motivate ladies.
@user-es7pv2jx5q
@user-es7pv2jx5q Год назад
Wajiga shukumaanka nooca aad ugu titiraysid waa qalad qaali Haku jiidin duudub kuu keenan🥰
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 Год назад
m.alah xamdiyeey dhanwalba kaabay talo,labis,qurxis, melwalba Naga cawisaa alaha meel walboo afjeceshahay haka cawiyo anaga likta inaa ilobin alaha naguduwo
@deganawil7156
@deganawil7156 Год назад
Masha Allah fariid baaa tahay noso baxday xamdaaay ilhy hanookaaaa xafido Qalbi❤
@safkaxaaji7992
@safkaxaaji7992 Год назад
Masha allah fariid tahy alle haku barakeeyo qaaliyeey ❤❤❤❤
@maryamaxaji3820
@maryamaxaji3820 Год назад
Hamdi qaali kuma Wayno allow cimriga iyo Caqligaba kuu barakeey Saad noola jeceshay wanaaga ilaahay adna haku jeclaado wlhi waxan kuujeclahay dar ilaahay abaayo alle haku xafido adiga iyo awlaadada aamen
@xamdiabuukar272
@xamdiabuukar272 Год назад
Man sha Allah beautiful Sister Keep going May Allah bless you
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 Год назад
Mashallaah tabaarakallaah hbbt Shukran
@aliyahashkir453
@aliyahashkir453 Год назад
Masha’Allah Abyo. Qurux Ayaad tahay
@aishafamily5814
@aishafamily5814 Год назад
Hamada qurux badan xabiibti ilahy haku xifdiyo sister ❤
@najuumohamed6393
@najuumohamed6393 Год назад
Masha alalha alle ha ku xiftiyo xppti ❤
@aaminahzehra7526
@aaminahzehra7526 Год назад
Masha,allah sis thanks❣💟💟
@khadrasharif3633
@khadrasharif3633 Год назад
Jazakallah kheyr
@xamdixarago9322
@xamdixarago9322 Год назад
Mashallah abyo xamdi aaad baan kuu tageera insha Allah guulayso sidada ahow
@filsanibrahimcali9026
@filsanibrahimcali9026 Год назад
Xamda qurux badan ilahy haku barakeyo mcnto
@umuzeiynab4420
@umuzeiynab4420 Год назад
Masha alaah tabaraka laah ❤ ♥ 😍 jizaka laah qeer xabibti
@hawageney3750
@hawageney3750 Год назад
Masha Allah abaayo mcn jazakallaah qeyr ❤️❤️❤️
@munaborechannel5529
@munaborechannel5529 Год назад
Masha allah quruxey alla ku jecliya marka dhahesid sokorta iska daya quruxey dhiro galin aya igalisay Thank you qaliyey😘❤️
@Alhamdulliha12345
@Alhamdulliha12345 Год назад
Jecliya gabdhan runta kujeclhy da.dayda ma qariyo wllhi 22 jira alx waligeyna qarin maayo allow iwayne anba kuducaysan jire marka yara mantanA waa gare 🥰🥰🥰🙏
@muxsina5395
@muxsina5395 Год назад
Masha allah hamdi gabadh dhiirigalin badan xbbti wllshy ila dhunta tahay waxyaabo badan wan iskaga egnahay, tukaamada aan u jeclahay aya ka adeegata badanka body shop iyo life waaba xfda aan daganahay sido kale normalka .
@faraxsaleban9862
@faraxsaleban9862 Год назад
Xamdiyey reer somaliya nahy naso caawi anagana abaayo wajiga iyo gacmahaba
@nasteexoaxmed4012
@nasteexoaxmed4012 Год назад
Masha Allah mahadsanid sharafeey🥰🥰🥰
@fawsiyabiid9666
@fawsiyabiid9666 Год назад
Maansha alaah abayo macaney kheyer alaha ku siyo
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 Год назад
Masha allah tabarakallah ❤️ fariid
@ummumaizaraibraahim6858
@ummumaizaraibraahim6858 Год назад
Masha allah abaayo mahadsanid ❤
@ifra206
@ifra206 Год назад
Mashlh sister hamda ❤❤
@sadiaabdikarim1871
@sadiaabdikarim1871 Год назад
Masha allh shurn abyo mida kale hargeeso xitaa waa lagu gadaa dheheesay noosoo geli nooroobiya joogaye dukaamada kasoo fiirinaa
@deeqomaxamed8400
@deeqomaxamed8400 Год назад
MashaAllah abayo waad mahadsantahy
@mariamabdul7391
@mariamabdul7391 Год назад
masha Allah abyo keep going I love you
@saidomohamud548
@saidomohamud548 Год назад
Mahadsanid walal qaali.
@nimo3166
@nimo3166 Год назад
Maashalaah waad nuurtay
@saynabahmed2412
@saynabahmed2412 Год назад
3 mins lee yaala muuqalka wba la iga horeeyaa Allah haku xafido abyo
@nimcomahamoud3719
@nimcomahamoud3719 Год назад
Fariid wlly masha Allha
@ibtisaam4553
@ibtisaam4553 Год назад
Xamdi quruxeey xadiith kii nabigaa ahaa dadka oogu khayr badan waa dadka oogu anfacid badan dadka.. maashaa Allaah. Ani horta walaal aanba kaa dhigtay imana taqaanid kawaran. Kuma waayo
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Walashey mcn. Malin is baran donaa ❤
@quruxdumar6935
@quruxdumar6935 Год назад
Walal horta wan kusalamay erayga xaladaha jexjexen wa eray nugucusub lakin somehow waxa modaa in habar yahay marka ilahay xaladaha nagama jexjexo hal qabsi fican afka hala baro ❤
@faysasiciid847
@faysasiciid847 Год назад
Masha allah wll hore usoco ❤
@muniraabdirahman4688
@muniraabdirahman4688 Год назад
Maasha Allah sis
@nafisocqadir1086
@nafisocqadir1086 Год назад
Maasha alah
@sundusabdiomar7033
@sundusabdiomar7033 Год назад
Anaa uhoreeyo isku filana horey usoco
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 Год назад
Masha allaah xamdi cadeey waatanaa marwadi islaanti aheyd 😁💖
@Ina-dhubad
@Ina-dhubad Год назад
Ina ader xoog bn kutageera horay usoco
@sukrahassan8743
@sukrahassan8743 Год назад
Mansha allah
@leilaahmed.6944
@leilaahmed.6944 Год назад
MashaAllah tabarakallah habiibti ilahe haikadaysto abayo wijiga khaleelka maxa ufican kaso hadhal please
@nuurofarah6755
@nuurofarah6755 Год назад
U welcome 🙏
@nejjmajama6614
@nejjmajama6614 Год назад
Hamda nuura❤
@naimayuusuf3766
@naimayuusuf3766 Год назад
Hamda fariid ❤
@user-ou8cd8oi6i
@user-ou8cd8oi6i Год назад
Maa shaa Allaah afkaaga caano lagu qabay waxa tahay runtii oo qofa
@Fatma_932
@Fatma_932 Год назад
Mansha allah mcney♥️
@badriaahmed318
@badriaahmed318 Год назад
Mash allah mommy ❤
@maryankeyf4017
@maryankeyf4017 Год назад
Xppti wajiga waa jilicsanyhy xoog ha ku jiidin shukumaanka ayar u isticmaal
@samiamuse7457
@samiamuse7457 Год назад
qali adna alle ha kuxifdiyo
@yasminkozar8832
@yasminkozar8832 Год назад
Mansha allh tAhay
@shukrisharaf
@shukrisharaf Год назад
Abaayo waan ku rabaye intee kaala soo xariiraa
@umusalmaannima9901
@umusalmaannima9901 Год назад
Shugran wllo africa may talaa
@ayaanbarkhale41
@ayaanbarkhale41 Год назад
Maanshq Allah wallo mahadsanid 🩸💙
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 Год назад
Masha allah tabarak allah 🥰
@ayanabdul3371
@ayanabdul3371 Год назад
Naag nool ❤
@zizizukar1621
@zizizukar1621 Год назад
What 30 aa bisinka ha I habaarin abaayo🤣🤣🤣🤣🤣, anoo 30 dhafay ayn 20 jirka ka maqar qurxoonhy hello. Hablooy cream madka xun iska dhafa plz😅
@sainabdahir3829
@sainabdahir3829 Год назад
Masha allah❤
@ayanahmed3665
@ayanahmed3665 Год назад
Mashallha walalo ❤️
@ayanabdul3371
@ayanabdul3371 Год назад
Aney sonkor idishay ❤
@lailaismail1317
@lailaismail1317 Год назад
Xamdiyey abaayo macalin no noqo anaga rer somalia nahay dukaamo wa wayn ma.qabno oo alab kasta laga helo
@najmaali17
@najmaali17 Год назад
Ilove u abayo
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 Год назад
Nosoo gali ta habeenka xbbti 🥰
@fatmasheikhuna7403
@fatmasheikhuna7403 Год назад
❤❤❤❤ masha allah
@cadeycabdule9129
@cadeycabdule9129 Год назад
Asc walashay mashlah mashlah
@rahmaosman2699
@rahmaosman2699 Год назад
Wll qaliya dhiri galisadayda 🥰❤️🙏
@aishaali1238
@aishaali1238 Год назад
Masha allah Abayo ❤age is number
@khadrasharif3633
@khadrasharif3633 Год назад
Maansh Allah
@nasraabdilaahi9371
@nasraabdilaahi9371 Год назад
Inoo soo dhig sawirka hamda qaali
@asmaahmed7052
@asmaahmed7052 Год назад
Abyo cream ka chandni aan isticmaala oilface aana ahay cream creamkasne waxa lagu sheege in uuku badan maadada Mercury asiga iio kuwoo badan ee noosoo baar kana soo hadal
@idilbiibaaye6319
@idilbiibaaye6319 Год назад
Gabadhaan runtaan ku jeclaaday walaahi horay usoco walaashay macaan afkaaga caano iyo malab lagu qabay
@LuulMaxamuudyusuf-dv3ml
@LuulMaxamuudyusuf-dv3ml Год назад
Wll Wlhi lambarkaaga waan ubaahanahay biliiis aan biliis
@shugrifaarax7798
@shugrifaarax7798 Год назад
hamdi wlhy dhira galin kaa helaa xbbti mhdsn
@fathiaahmed5526
@fathiaahmed5526 Год назад
Ala inantaan inaan la joogo igu fiicneeyd 🎉❤
@iimaanahmedmahamud488
@iimaanahmedmahamud488 Год назад
Mashaalaah hore usoco
@sumadqaran
@sumadqaran Год назад
Dukaanlaan alaabtiisa sanado badan Ayaan isticmaalay wax uu ii tarayna maleh qasaaro koleey dhamkeeyga
@randomly6636
@randomly6636 Год назад
Anoo shaah sonkor leh cabayaan daartay Video😂😂😂😂 waan iska dhamaysay Lkn
@arafodjama2604
@arafodjama2604 Год назад
Mahasanid
@itsmonnaa3075
@itsmonnaa3075 Год назад
Xamdi baryahan RU-vid ka way u dharsantahy 😂😂❤❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Ahay 😂😂😂
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 Год назад
❤❤❤👍
@cadeycabdule9129
@cadeycabdule9129 9 месяцев назад
Asc walshay ❤❤❤ shirqeyrleh meup wajigdada barin alxamdulah, skin quruxbadan mahaysaten sacadan ,walahi been kushegimaye ,ilmaha haweyer uhay halkamalin maqayad ame casumad ame ciido kale dhib kuqawa ,waxa nacay aniga wajiga suufka lagumarinayo igadaa iraah 😂😂 waji lagaracayo marawi 😂 secamal dulqado hawo , bisinke kadhacday side malinkasto umarsatin eri ,waa side shegtay xamdiyey holcaadi waaye ,ilmaha haweryarta uhay hawo wajigada liisho
@dagmo6166
@dagmo6166 Год назад
Xppti meel aan kala sooxidhiidho Isheeg
@hafsoabdi6896
@hafsoabdi6896 Год назад
Abaayo Saliida habeenki ayaa marsdaa adhahdey ayaa raabaa aaye magceeda 🥰
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Waan soo galina qaaali
@hodoadam7781
@hodoadam7781 Год назад
Abayo face dry ga skincare kiisa noo sheeg macaaanto🥰
@sundusabdiomar7033
@sundusabdiomar7033 Год назад
Abyo anoo naftayda shaqo ka haayo ayaa isoo dhacay manshalh wax badan mahysto lkn halahaa hystaa isku qurxiyaa m. Wanku qanacsanahy halaa hysto
@faizaruun5670
@faizaruun5670 Год назад
Abyo mahadsanid inbadhan ani wankabaqa wajiga tinta inan kaxiro wana kuqaaba xaad
@maryancabdi6677
@maryancabdi6677 Год назад
abaayo international jokta
@hibaaqcabdi7096
@hibaaqcabdi7096 Год назад
Saliida magaceeda maasha Allah tabaaraka rahmaan
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Linkiga soo dhigay ku dhufo Cdy
@sagalismail1881
@sagalismail1881 Год назад
@@yuuuuga1 xagee soo dhigtey hamdaay
@nasramahamudali3927
@nasramahamudali3927 Год назад
Asc abaayo waxa ku weydina wajiga qalalan maxa ufican aad ban uwaji qalalanahay
@amallaboutlove1049
@amallaboutlove1049 Год назад
Sister can you share with us how to fatten the face? My face look very thin
@sahranuur196
@sahranuur196 Год назад
Abaayo mcn dry skinka kasoo hadal plze Mahadsanid quruxeey wax badan baan kaa fa aydey
@umumahado1766
@umumahado1766 Год назад
Dry skin wll ka soo hadala 24 wajigayagii isa ku dhiibaya
@user-rc9bo3xr4o
@user-rc9bo3xr4o 8 месяцев назад
sonkor aan loxoox kudarsado aya mid kahyr qabta ibartay iiga soo duceeya iyo shaah sonkorleh
@Fatma_932
@Fatma_932 Год назад
Hamdiyey xaada anigaba way i dhebtee bal nooso samee aniga hair move ban isla daba taaganahay cagaha iyo gacmaha wlhy
@marwaadan7906
@marwaadan7906 Год назад
Xabiibtii 40 wan dhaafay Bal nalasoo tali qaaliyeey ilaahay haku xifdiyo
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 Год назад
Wlley anu wajigayga wx uu yhy wn kala sari lahay mlinkan baxo waa oil mlinkan bixina waa dry lkn hal mid ayn ka simanay inta afka ana wn ka madow wll saas oy thy wlhi wx aan mariyo ma aqaan xata wxn lahay facewash inasibta plz wll mrka hdad wx igu dhanto isoo faide Thanks qli
@hamdichannel100
@hamdichannel100 Год назад
Samiyey body cream noso gali abaayo
@canabcarab9777
@canabcarab9777 Год назад
Hhhhhh
@yunnaali3117
@yunnaali3117 Год назад
Teatree wn is ticmala mashallh
Далее
MAXA KENAY CAYDA RAGAN??
18:58
Просмотров 30 тыс.
Лепим из пластилина🐍
00:59
Просмотров 383 тыс.
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Просмотров 4,8 млн
СЛУЧАЙ В ЧЕРНОБЫЛЕ😰#shorts
00:19
Просмотров 222 тыс.
DHAQALAHA WAA QURUXDA QOFKA
13:59
Просмотров 24 тыс.
PRAFUNADA IYO CREMADA CARFIYA JIRKA. .
13:45
Просмотров 30 тыс.
AAD UGU FARXAY DHIRIGILINTIINA ||MAKEUP SIFUDUD UBARO
14:41
GUURKA KA HOR AMA KADIB (TALO )
13:46
Просмотров 18 тыс.
Лепим из пластилина🐍
00:59
Просмотров 383 тыс.