Тёмный

GUURKA KA HOR AMA KADIB (TALO ) 

Hamda Home Decor
Подписаться 112 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 156   
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Год назад
Masha Allah abyo hamdi waxad nootahy saxiibta nala talisah lkn aniga iyo adigu waxan ka simanahy xaga goaanka qaadasha dhibaatoyinka. Waxan talo siin abyayada talada rabtah 1:Sister idhageyso hadad Jamada dhigatid dhameyso oo lugahaaga ku istaag meeshad rabtidnah gaar waayo riyada waa adiga noloshada. 2:Ninkii shaley adiguu ubahan kaa tagey ee yirih aabahy ayaa yirih gabadhaan ka har ee horey u socdaynah oo 2 bil kadib soo noqdayna nin kuuma noqdoh oo qisadaas mid u eg aney ugu Dhacday oo ley yirih hada irabtid iguurso lkn dabinkaan fahmayooh waan diiddey kadibnah ninkii naag ayaa udiyarsaneyde waa uu aroosey marka abyo yaan lagu gaadin. 3:jaceylka laguu sheegayan yaan lagugu khayaaanini biyo iyo wax leyska Dhex arkoh majiraaneh yaan waxbarashada lagu seejin , suxab wanaagsan gacaliso adigu dheh naftada subax walba , walihi inaadan qofnah uga bahaneyn in uu ku dhohoh abyo guul ayaan kuu rajeyn 🤲🏼🤲🏼🤲🏼💯💯👑👑👏👏
@bella_luula7516
@bella_luula7516 Год назад
Alla mowduuc aan ka sugaaye waye wlhi thanks hbbti hamdi quruxey Ina so duceya i.a sanadka cusub Ina guursado rajeynaa
@Maryam-br9js
@Maryam-br9js Год назад
My favorite RU-vidr wlhi vedio aad so dhigto ima dhaafo aad ban dhirigalin ugu hela garadna wan ka saidsaday allah ku barakeeyo reerkaga abyo♥️🥰
@farhiaabdullahi5759
@farhiaabdullahi5759 Год назад
Isku filan waa ku mahadsantahay qisada iyo wanada aad halkaan nooga soo gudbisay 🙏
@Fatma_932
@Fatma_932 Год назад
Horta share gareya gabdho bila calayk gabadhan faido badan bay noledahay nagama xasido afkarteda Tan labaad hamda ahaan si khaasa kuugu baahanahay meel private ah baan rabaa inan kala so hadlo abyo talo ayaan ka rabaa plz
@hafsa720
@hafsa720 Год назад
Thanks for this advice I’m 20 and was thinking about it jazakallah kheyr
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 Год назад
Masha allaah xamdiyey ku jecliyaa wax badan waan kaa bartay oo kaa faaiiday illaahey ha nooga kaa xafido 🤲💗
@shamsamohamed3502
@shamsamohamed3502 Год назад
I really love your motivation speeches thank you so much talk more about single people in marrage nososheg nolosha gurka
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 Год назад
Aniga 24jir ahaay shaqo ma haayo guur ma haayo oo social media nimanka kuwo guur raabo umaa badna xaraan doon wyeh badankooda iso duceya faraj ficn inoo alle ii furo shaqo inaa heelo iyo guur xalaal ah 🥰
@munahilwa9490
@munahilwa9490 Год назад
Macan badan saliga Nabiga badso iyo Istaqfartaa insha allh Ilaah midku kudooray wad heleysaa
@maryanhassan932
@maryanhassan932 Год назад
dhikriga iyo ducada badi quruxey
@Hodan984
@Hodan984 Год назад
Abay allh kuu sahlo guur xalal iyo owleed baraye istaqfaarka Badi iyo saliga naweg badi
@sagalcabdulaahi4284
@sagalcabdulaahi4284 Год назад
Allaha noo wada sahlo macney isku mida nahay dhinacA da da iyo qisadaba
@faatimaabdikadir156
@faatimaabdikadir156 Год назад
Abyo mid qeer qabo alle calaf hakugu daro
@salmacadey7548
@salmacadey7548 Год назад
Baayo guurku waa lambar wan ilahay ragena somaliyed ilahay ha xafido ado xajigaga haysta baa wax barankarta oo shaqaysan kartaa guurku waa khayr iyo barako kuso donatay weeye gabadhaa wallashena iska guurso ban leyahay haduba ninkaa jeclayd ku dhahay wan ku guursan hamigagiina waa si wadan kartaa ilahay baa laysku xiraa wax ka xumanayana majiran guurka wallhy il kuso gashay hada sifican uqorshaysati wax fican ka helaysa
@sumayaabdidahir1848
@sumayaabdidahir1848 2 месяца назад
Masha’allh abayo nosos badi topican insha’allah waayo gabdho badan a xaladan taagan hada
@zamzamhirsi8412
@zamzamhirsi8412 Год назад
You made me laugh😂. Beautiful and Intelligent Masha Allah! Keep up the great work sis❤
@Najuum6501
@Najuum6501 Год назад
Waa sax wax yaaba badan baan guurka ka horeyo gabdha single ah wax leyahy guurku waa calafe bal marka hore natiina ku dadaala o wax barta sii aad luguhina ugu Instagtaan Xamday Mhdsnd abyo maalinta ku bartay waxan bartay qof I dhiiragaliya runti
@mashaallahnasramohamed1142
@mashaallahnasramohamed1142 Год назад
I agree with you abayo 25 n above waax kafcn malahan markas qof iskufilan tahay
@Animeedits1348
@Animeedits1348 Год назад
Mashllh tabaraka raxmaan ilahow barakey xamdi iyo reerkeeda awlada iyo xajika adbaad no kaaafisay allah ku kaafiye dhirakaliso jiro joog oo wadku kaaadah war ilma adeerayalow dariska iyo asxaabta utakee subscrbka naga dhiso saani simahan wlhi ceeb baan layaxyaxay chaneelka an dhaqaaq lahyn somali horey utiri gacmo isdhaafsasho bay wax kuleyihin kolbo say nowanisa ugu hambayn mayneee bal an dadaalno
@nazkhadar6352
@nazkhadar6352 Год назад
Waad ku mahadsanthy waanadada abyo hamdi illah ajir hakaa siiyo guuleeyso ❤️❤️
@mariaofficialchannel3599
@mariaofficialchannel3599 Год назад
Mashalah shukran abayo wlh vedioes kahadlayo noloaha wax bdn ayan ka faidna.
@munahilwa9490
@munahilwa9490 Год назад
Wlhi Wxad Modaa inan sugayay Okle Hamdi Isku filan so firii ayan dhahay isdhahy mise waba diyar video❤
@SalmaAhmedzh
@SalmaAhmedzh Год назад
Masha allah wll macan wlhi runtaad ka hadashay fikirkaygana waad badashay aad iyo aadbad umahdsantahy illahyna hakaa abaal mariyo
@hiboali2608
@hiboali2608 Год назад
Masha allhu you’re the best motivator😊
@Huduhassan5862
@Huduhassan5862 Год назад
Hadii aanad guur ujeedin wixii aad ujeedo ujeedso Hadaanad guur diyaar loo ahayn waamaxay ujeedada aad nin oolasheekaysanaysaa aad hadhoowna leeda guur uma jeedo Rag iyo dumar isku dulxiiqay iyagoon guur diyaar u ahayn malintaad guur diyaar unoqoto Allah bari waydiiso arsaaqad wanaagsan lkn wakhtigayga daqiiqadaha maalmaha bilha sanadada waxaan ku dhamaynayaa haasaawe guurna diyaar uma ihi dee dantaada raaco hadaanad guur diyaar u ahayn Guur diyaar uma ihi maxaad diyaar utahay? Wax barasho Dee waxbarashadaa ku foof hadaba
@Hibaaq-59
@Hibaaq-59 Год назад
Abyo mcn waa mahadsanthy❤ LKN 2018 in aanku barto ayaa fcnaan laheed
@lathanhassan1651
@lathanhassan1651 Год назад
Lathan Cadey isku magac ban nahay iyo isku fikrad😂
@zahraahmed7166
@zahraahmed7166 Год назад
Sister ManshaAllah, you are so funny. I am in agreement with you on this 💯.
@ubaxnuur4455
@ubaxnuur4455 Год назад
Masha allh tabaraka raxmaan wllshy alle haku dhawro akhiro iyo aduunba noso badi qalbi
@amatarahmaancraxmaan5597
@amatarahmaancraxmaan5597 Год назад
Wallo waxan doonaynaa inaad noo soo sheegto qaab aan ku bilawno inaan isku filnaansho gaadh no jamaad waan barnay mana ku shaqaysano oo wadanka shaqo maleh inta taalan walhi waa lagug yasayaa waxan bartay macalin nimo meshaan tagoba waxa laygu leeyaya maya adigii inan ma dhigi kartid school bal fikiro isoo sheeg qalbi
@ikranabdille7203
@ikranabdille7203 Год назад
Masha Allah xamdi quruxey Allah ku xafido abayo
@maryamabdi4260
@maryamabdi4260 Год назад
Masha Allah luqa ayaan kala so hadla xbbti I soo jawb December dhexded ayaan gursn rabaa
@xamdimohamed8808
@xamdimohamed8808 Год назад
Adi ilmo wa hesata Allah kudaye gabdhaha waqti hakdhumin hagursadane qofka wanagsan qof wanagsan wuheli inshaallah
@hamdaomar1535
@hamdaomar1535 Год назад
Haa liin macaan baan dhahnaa ree woqooyi ahaan🤪🤣
@magaaleyalaxey
@magaaleyalaxey Год назад
Maasha Allah hadaan kusoo biirey waana ka helay shukran xabiibti
@luulahmed8954
@luulahmed8954 Год назад
Maasha Allah wax badan o muhiima ayaa guurka kahoreeya.
@ikranabdulahi2758
@ikranabdulahi2758 Год назад
asc abyo wn ku salamay ilahay ha ku barakeyo rerkaga walhi qof fican aya tahay
@qadroali2268
@qadroali2268 Год назад
Asckm masha allaah
@kiinbashiir8891
@kiinbashiir8891 Год назад
Masha allah walaashey macaan ku mahadsanid wacyi galintaada inaa si gooniya inaa kuula hadlo jeclaan lahaa ee lambarkaaga inteen ka helaa xbbt😢😍
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
004740617832
@kiinbashiir8891
@kiinbashiir8891 Год назад
@@yuuuuga1 mahadsanid mcnt ❣❣
@aashmasharif8176
@aashmasharif8176 Год назад
shalay ayan kugu so biiray iyo mantadan wax badan aya iska key badalay thanks qaali
@ifrahyassin8991
@ifrahyassin8991 Год назад
Maanshaa allah hamdi❤❤❤
@srinika8876
@srinika8876 Год назад
Maansha Allaah si wanaagsan ula Talisay Singles ❤
@amalcaynab3632
@amalcaynab3632 Год назад
horaya u soco hno mcn
@sahroduran678
@sahroduran678 Год назад
Masha Allah abayo horey usoco tankale abayo waxad kaso hadasha dadaka yaranti waxabasho fursad u helin daruufo jirey hada ayago warida raba iney bilaban 😘
@ShukriCali74-hd7by
@ShukriCali74-hd7by Год назад
Wallhi aniga ayaa kula midaa markaa yaraa fursad wax barasho uma helin wayo walidkey wax maheysan
@mariaofficialchannel3599
@mariaofficialchannel3599 Год назад
Ani ahan waxan aminsanhy jacelka 1 waa naftyda madama an aniga is jecelahyna wax an I qalmen maba jeclan karo. Talada ah 1 isku filnan ine garan gabdhaha gurka kahor waa muhim
@zainabmohamed7083
@zainabmohamed7083 Год назад
Masha allah abyo please 😢ani waxaan aaaha gabar jacayl heee iyo hormar lkn hda wax walbo niyada ayaan ka raba 😢hadi aan ficil samee is dhohoo balan qaado next morning xanun iyo cuules fara badan kuso toosa kadib ma aqaan wax ika qaldan depression ayaa dhareema sababto ah waax aaan rabo ficil ahaan waa iku adagtahay lkn i want to change with my whole heart for my own self ❤ waxaan ahaan jiray qof goan iyo hadaf leh lkn hada hadaf bila ficil ah ayaan noqday xita nafda uma rooni cunada waan ilaaba 😢jacayl ima hayo 😢ma aqaan wax ika qaldan ila tali side uka hortagaa. Naftayda iyo wax walbo oo ah maya ma sameen kartit
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Abyo quraan isi saar. Adigana isku aqri
@quenarawelo3630
@quenarawelo3630 Год назад
Adkaru sabax laazim iyo suratul baqara cajis iyo cules dhan wa is deysen istiqfartana ha mogan abayo
@Umutaqiya
@Umutaqiya Год назад
Masha Allah masha Allah
@samiraadanadanrabi4249
@samiraadanadanrabi4249 Год назад
Hamda warsame abdi hamda dheeman wan ku salamayi jiidhkayigii
@samiamuse7457
@samiamuse7457 Год назад
xamda kaba abaayo mcn hore usoco alle ha ku xifdiyo
@queenhamda3145
@queenhamda3145 Год назад
Asc abyo xamdi waxan ahy Gabar somaliyed oo garab idka bahan abyo waxan joga wadankii somali waxan ahy xaas ninkaygiih wa iga xanuusayahy ana waxan ahy qof xamilo ahy mana shaqen Karo 9bilod Ayan Ku jiraa waxa awood badan mahayo waxan raba in ley caawiyo hada sadex bil leygu leyahy guriga kiradiisa abyo Insha Allah iso jwb
@nasteexoaxmed4012
@nasteexoaxmed4012 Год назад
Xabiibti aad baad umahadsantahay 🥰🥰🥰 xabiibti adoo raliya kasoo hadal fadhiya hada ushidan modelkooda waan ku wareeray marba midbaa icajabinaya 😢
@sucaad3425
@sucaad3425 Год назад
WCS gacalo Alle ha ku xafido ❤️❤️
@monamohmet8870
@monamohmet8870 Год назад
Inadeer single advice soo badi
@zuhursharaafinamowlid1889
@zuhursharaafinamowlid1889 Год назад
M.a thanks habibti
@nabiilamaanac990
@nabiilamaanac990 Год назад
Wlee xamdiyey abaayo aqliga alaha ku barakeyo wlahi ano 14sano jira aan kursadey nin dibada joogo oo xaas iyo caruur leh turki aan ku aqal galny xamdiyey 2isbuuc gudeheda ayuu isku bdly wlahi asaa nolosha igu adkatay maalin waxaan xasusta asigo bananga jira aan xanunsadey aan wcy wllo waan xanusanahy ii imaaw uu wuxu i dhahy naa ma i maan kare kanini leq ee seexo horta ciyaal ciyaal aa iska dhigtaa 😢lkn xamdiyey sidaan ku bartay wax badan baan ka faiday 8 bil kugu xiranahy thanka abaayo 😢
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Abyo hada miyaad wada jogtan ninki guleyso qaali 🥰🥰😍
@nabiilamaanac990
@nabiilamaanac990 Год назад
@@miskiomar9481 haa abaayo waan isqbnaa wax yabaha bdana aan ugu sabro waa dhaqalaha guri ayuu ii gadey hooyo iyo aabe iyo ayeeyo ayuu bilaaa asiga saqay waaye intaas ayaan ugu samraa
@nabiilamaanac990
@nabiilamaanac990 Год назад
@@miskiomar9481 qofka hdu meel ku xun yahay meel ayu ku fcn yhy
@amiraosman5350
@amiraosman5350 Год назад
adoo 14 jir ma guur baad gaadhay? aad ba guursatide maxaa nin naag leh kuu geeyey sistery soryy hadaan su'aalo kulul ku weyfiiyey caf alla
@nabiilamaanac990
@nabiilamaanac990 Год назад
@@miskiomar9481 waxbarshada ku dadaal abaayo calafkada ma weyneysid abaayo dadkuna mawada sina
@yunnaali3117
@yunnaali3117 Год назад
Kula mid wllhida badana ma dhafro lkn halka hben oon dhafro 5days mdx zaid ixanuno.9pm sexda mostly.
@nazriin2332
@nazriin2332 Год назад
Malinti igu horeysay aan chanellkaga so boqdo waye m.a wax badan inan ka faiddo rajeynya
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Soo dhawaw qaali
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Год назад
Mashallah mashallah mashallah abayo
@faizahassan3824
@faizahassan3824 Год назад
Maasha’allah true
@ruxiiabdi2624
@ruxiiabdi2624 Год назад
Masha alha aad wanada uku helay
@anfacabukarabdulle8185
@anfacabukarabdulle8185 Год назад
Walalley intan kugsan ka ohr maxa ii dhii weysay ereyadaan 😪😪
@luulamohamednuur8143
@luulamohamednuur8143 Год назад
M.a
@hodansheekh3137
@hodansheekh3137 Год назад
Wllo nooso badi barnamijyadan oo kale dhiigayga ku shaqeeya🥰
@faadmamohamed7291
@faadmamohamed7291 Год назад
Xamda qurux waan jeclahay vedio yadaada
@mimipuloo7879
@mimipuloo7879 Год назад
XAMDI 20 DHAAFTEY HA DHIHIN .AFRIKA MEESHA MA EHE .QURBAHA CARUURTA KU DHASHAY 6 JIR ISKOOLKA KU BILAABAAN 6+12 =18JIR AMA 19 JIR .DUGSI SARE KU DHAMEEYAAN KA DIN 5 SANO OO JAAMACAD AH GABDHAHA 24 JIR AMA 25 JIR WAA DHAMEEUSAY JAAMACAD ITO MUSTAQBAL QURXOON KA DIB NINKEEY JECLAATO U QALMO GUURSAN
@hodoadam7781
@hodoadam7781 Год назад
Sidaaado kale hamdaay dhafarkaan ka Jilcanahay waa iidhamaatay hadaan dhafro
@sihamosman5701
@sihamosman5701 Год назад
Mahadsanid walasheey
@saharoali8163
@saharoali8163 7 месяцев назад
Asc kasoo hadal ninka gabadhuu gubay haka aamusin
@falastiinibrahim7516
@falastiinibrahim7516 Год назад
Talo walal nimo gabdhow wicitanka subixi iyo habenki qofka igu dambeyo ad la hadashid iska yareya xiliyadas qofkas qalbiga said uqabsana
@najmaabdi4867
@najmaabdi4867 Год назад
Abaayo aniga 15sano ayaalaygu guursaday hadana waxanjiraa 23sano afar caruur ah ayaana ilahay isiiyay
@hodanabdillahimohamed4678
@hodanabdillahimohamed4678 Год назад
Mahadsanid wllo
@zainabahmed5651
@zainabahmed5651 Год назад
Mama waano waa in laguu bixiyaa ina adeer my dhiiga❤️
@luulamohamednuur8143
@luulamohamednuur8143 Год назад
Aney ihesata Jiko kaso tag jiko le gal aan asxaan lagaaga heyn
@nimcomohamoud6064
@nimcomohamoud6064 Год назад
Mahadsanid wallaal❤
@dhameystiranofficial-chanel
Asc abaayo waxaan ahay gabadh 21jir ah wali maan guursan Abaayo ani xiriiro badan iga xumaday markasto marka is dhaho tijaabi nasiibkaga Woo iga xumada Abaayo xiriir cusub hada sameye wiil hore xaasle u aha oo owlaad ujogto isbaranay kisto waka helay xaaskiisa wuu furay inta isbaran horteena marka Abaayo isaga wuu ijecelyhy balse ani maku dagdagin xiriirkiisa Wala shekeysta waqti badan wuu isiya maha mid mashqul badan marka Abaayo sidee ku ogan kara in Nin xun yhy ama xiriirkiisa ku dagdagin xumanto inkasto ku arkin
@Sanaaaxmad79
@Sanaaaxmad79 Год назад
Wcs wr wb alx mahad sanid
@munocadey6834
@munocadey6834 Год назад
Abyo wan kufaraxsanahy in aan noqday 1 wabadanakafaidayaa
@mairaadow5076
@mairaadow5076 Год назад
Mashalh abyo 😍😍😍😍
@shukrimohamed9274
@shukrimohamed9274 Год назад
Mcnto ilaah ha ku dhawro
@kadraofficial9780
@kadraofficial9780 Год назад
Masha allaah
@hiboyusuf5301
@hiboyusuf5301 Год назад
Keep going xbbti hamday❤
@ruwaydaruwayda7843
@ruwaydaruwayda7843 Год назад
Xamdiyey qali comment an vediogi hore ku so qoray ma arkin miya hdi arkin ku laabo mesha lanbrka so dhigty bn reply kaso dhahey mhdnsid
@mssmarlarag85
@mssmarlarag85 Год назад
Ww masha allah xamdaa♥️♥️
@aishafamily5814
@aishafamily5814 Год назад
Thanks Hamada qurux abaayo ❤
@xamdiabuukar272
@xamdiabuukar272 Год назад
RUNTU WAXAY TAHAY XANUUNKU WAA MID QALBI MID RUUXI AH MID JIR AH MID MASKAX AH INTAASNA WAA BILAADAN MID LAGU YAQAAN. BALSE JACEEL CUNTO LOO CUNI WAA YAY MAJIRTO.. ABAAYO NAFTADA BARO TAASAA BAAX WEEN AH, OO KAAGA BAAHAN WAX WALBA NIN SIDII CIYAAL NAC NAC LAGU HABAYO HADBA IS BADALAY. AABO WAX U DIIDAY MAJIRO RUNTII WAA TAAS. NIN HADUY NAAG DOONAYO CIRKA IYO DHULKA CID CELIN KARTO MAJIRO. MARKA NAFTAADA U TALI INTAYSAN MEEL KUGU XIRIN
@yunnaali3117
@yunnaali3117 Год назад
Wsc Hamda barkintA ii dhex talo meshan😍
@araweeloibrahim3971
@araweeloibrahim3971 Год назад
ana marka dhafro ee 1 da seexdo salaada subax markiba wa u kaca lkn habeenka 10 &11 seexdo salada subax dirqi ba ugu kaca
@naeemehasan4294
@naeemehasan4294 Год назад
❤❤❤
@anisahaji7585
@anisahaji7585 Год назад
Masha allah
@fatimakiin435
@fatimakiin435 Год назад
Abyo hamda waa ku jclhy ❤❤❤❤
@umazakariya5349
@umazakariya5349 Год назад
Runbadanaaa🥰🥰🥰😪😪😪😪
@najahabdilahi6779
@najahabdilahi6779 Год назад
Wll whatappka noga so jawab qisoyin kuso dirnaye
@salmocabdi3501
@salmocabdi3501 Год назад
Abayo halke kala so xirirah talo aa karaboy balis sitar
@fardowsaabdisalan3965
@fardowsaabdisalan3965 Год назад
Kulamid ahay hamdaay dhafarka waifhibaya
@shankarondiini9366
@shankarondiini9366 Год назад
Barnaamijyada badi
@ummucayn2474
@ummucayn2474 Год назад
Waxaan leeyhy gabdhaha singleka ah jacayl guurka ka horeeya ma jire ee wuxuu yimaada guurka ka dibe
@rayaanmahamed4646
@rayaanmahamed4646 Год назад
Mnsh allh xamdi wad dhamesay taladi
@Ina-dhubad
@Ina-dhubad Год назад
Msh allha
@asmakasim1019
@asmakasim1019 Год назад
Xamdiyay wll gacmaha maxad u kala eexata wada mari qalinka masha Allah
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Wall tan kale maa jecli inan Mariyo shaqan badan ku qabtaa
@fatushey8006
@fatushey8006 Год назад
Hamdiyey illhay hano ka daayo😘🥺
@Tutu-hg7wl
@Tutu-hg7wl Год назад
Good advice kafaitheysta talatha xamda
@amran7326
@amran7326 Год назад
Role model baa itahy abayo ❤👸🥰
@lathanhassan1651
@lathanhassan1651 Год назад
❤ xamda my diiri geliso
@asiaahmed4856
@asiaahmed4856 Год назад
Gabadh qaaliyaa tahay walhy
@maryamahmed9518
@maryamahmed9518 Год назад
Wcs alx waa cfmd qabnaa
Далее
HOYADA SOMALIYED GURKA KA HOR . IYO GURKA KADIB ?
13:26
Новый хит Люси Чеботиной 😍
00:33
NINKEYGO XUBINTA  TRANKA AYUUW U DIRA ?
11:50
Просмотров 21 тыс.
Jaceylka Guurka  Kahor Mise Kadib
8:07
Просмотров 982
su,aalaha guurka ka hor
5:19
Просмотров 981
Sirta Lagaa Qarinaayo | Da'da ugu Fiican ee Guurka .
23:49
Is fahan la'aanta guurka kadib iyo sida loo xaliyo.
5:22
NAAG MIYAA LAYLA GURSADAY.   ??
18:25
Просмотров 52 тыс.
BARNAMIJKA DHAQALAHA 😍🥰
20:19
Просмотров 61 тыс.
DHAQALAHA IYO GURIGA
20:35
Просмотров 21 тыс.