Тёмный

Skincare routine Ka malinki. Sidee laiskugu isticmalaa vitamin c Iyo niacinamide 

Namrahani-skin
Подписаться 24 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 38   
@samad2507
@samad2507 7 месяцев назад
Wllshy qaliyey waxad ka so hadalsha Collgen ta xage Laga so samiye
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
Masha allah
@fardowsaahmed4617
@fardowsaahmed4617 Год назад
Masha alah wax badan ban ka.fa.iidney abayo waxa kaso hadasha karemada advanced kee ugu fican ayago iskumid ah kuwo waqali wa wana wa raqiis
@maiida809
@maiida809 Год назад
Kareenka qooraxda ❤❤
@lakiawed2355
@lakiawed2355 11 месяцев назад
So adigii yidhi v.c iyo niacinamide layslama.isticmaalo kala hadal badnidaa
@maiida809
@maiida809 Год назад
Waajiiga qaleeka ah ka soohadal abyo
@aadarersse823
@aadarersse823 Год назад
@aaminazafa9424
@aaminazafa9424 11 месяцев назад
Kasoo hadal abaayo
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 Год назад
Wll aniga wn isticmaala creamka qoraxda 2sano haddana wxn isku arkay haaaro hadda isoo billaabaayo mxn sameeyaa plz iwaaci wn necbay haarahee😢
@amazingdayww
@amazingdayww Год назад
Asc abaayo maxaa lagu dawey haraha wejiga
@istahaji1133
@istahaji1133 Год назад
Abyo caaga ilkaha. Qof ma gasman karaa without. Orthodontist
@farhiaabdullahi4026
@farhiaabdullahi4026 Год назад
Indhaha hoostoda aan Ka bararanahay wax u fiican iisheeg walal
@faysajaamac5139
@faysajaamac5139 Год назад
Walaashay icaawi
@farxiyoindhoyare-cm1xn
@farxiyoindhoyare-cm1xn Год назад
Suaal gabdhoow mrkay mid mariso ma dhaqayso miyaa mise mrkuu qalalo mid kle lamarsadaa yabye iga daba geeya
@HamdiLuul
@HamdiLuul Год назад
Maya xbbty lagama dhaqaayo
@farahomar-o8f
@farahomar-o8f Год назад
keep going
@lakimahad5270
@lakimahad5270 Год назад
Abyo germny aya joga wane ku cusbahay skincare ayane rabaa ina igala taliso abaa see ku helaa plz abaa
@sumayoabdulkadir4615
@sumayoabdulkadir4615 Год назад
Asc wlle vitimine c serum malgu isticmali kara
@iqraabdirahmaan9857
@iqraabdirahmaan9857 Год назад
Thnks my dear sister❤
@umuayman757
@umuayman757 Год назад
Abaayo haar baan leeyahy eucerin anti pigment night cream ayaan soo gatay kaligiis ma i an facayaa mise waa inaan isku wada gato mahadsanid
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 Год назад
Ka habeenkaa iyo ka subaxa wada isticmaal Ani wan kufaidey inta iyada soo dhigin Ani dadkaleh iisheegeen
@hayaathussein5069
@hayaathussein5069 Год назад
Horu mar wanagsen walshy wax badan ka faa iiday ❤
@feisalsomfitness447
@feisalsomfitness447 Год назад
Waxaan ka faidey karemka qoraxda iyo kan indhaha hostiisa😂❤
@amiishamahamoud458
@amiishamahamoud458 Год назад
Hal hal uga soo hadal abaayo 🥰💯
@faysajaamac5139
@faysajaamac5139 Год назад
Halkeen kaalasoo xidhiidhaa si khaasa
@maryansalim5092
@maryansalim5092 Год назад
Thanks sis
@nasradheel5266
@nasradheel5266 Год назад
Wllo niacinamade ka iyo vitamin c a iskuma marsado maqlee see weeye
@namrahani-skin
@namrahani-skin Год назад
Abayo wala iskumarsan karaa lakin wxaa lagayaba dad qaar in ey gaduud kadhigto Marka kala marso hadaa rabto
@luulaqli528
@luulaqli528 Год назад
Thnk u xxbti noo soo gal uurka markaad leedahaye skin care ku haboon
@namrahani-skin
@namrahani-skin Год назад
Haye qaali
@shamsiinaali8908
@shamsiinaali8908 Год назад
​@@namrahani-skin Cerave ma iska deysay Abaayo kareemkiisa
@namrahani-skin
@namrahani-skin Год назад
Moisturizer ka haaa kan an ku badashay
@shamsiinaali8908
@shamsiinaali8908 Год назад
​@@namrahani-skin Kareemka Snail ka soo hadal abaayo ma bi loowday isaga Intan hada marsatay malagu seexan karaa habeenki
@nimcokiin2681
@nimcokiin2681 Год назад
@@namrahani-skin qli telphonkag whtsup isoqor
@xaweeywitiq6297
@xaweeywitiq6297 Год назад
Abyo aad ban ugu bahanhay albtas neirobi meshi subag ma yalaan
@TRUEALLAH1
@TRUEALLAH1 Год назад
Shugran abaayo
@nasradheel5266
@nasradheel5266 Год назад
Thanks wllo waxaad tahay gabadha kaliye aan wax badan ka faaiday ,wax aan kuugu abaal gudo garan mayo @Namrahaniskin
@fadumoliban2738
@fadumoliban2738 Год назад
Apy in aan Kula hadlo u bahanahay Instagram waan kaala so hadlaa ila so hadal
Далее
How to reduce the appearance of your PORES~ ✨
14:59
MY EVERDAY SKINCARE ROUTINE| EDNA ABDIAZIZ
9:22
Просмотров 115 тыс.