Тёмный

SOMALI SHORT FILM QALBI LABO RUUX MA WADA QAADO 

Mullah Abdulhakiim
Подписаться 2,6 тыс.
Просмотров 360 тыс.
50% 1

Camera & Edited By Mullah AbdulHakiim
Jilaayasha :
Kaafiso hassan
Hanad Sulaymaan
Daaud Daacad
Abdikadir faynuus
Ahmed qadar yuusuf
Director By Mallah
Produced By Abdirizak kampala

Кино

Опубликовано:

 

9 июл 2015

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 496   
@hanniehuda6546
@hanniehuda6546 6 лет назад
Ronaaba Modee Ma filimaa ilinta iga socotay walee😢😢😢👈
@cabdicasiisshuuwaykara222
@cabdicasiisshuuwaykara222 6 лет назад
Haa
@abdimohamoud6730
@abdimohamoud6730 3 года назад
Fadumo Hassan is a great idea to be honest about what is happening in
@kingstonsowe5665
@kingstonsowe5665 7 лет назад
it's wonderful. .and nice act ..I'm from senegal i can't understand the language but i love somalian movie ..
@farhanmotto8698
@farhanmotto8698 7 лет назад
thank you pro Kingston Sowe
@zeinababdi2856
@zeinababdi2856 7 лет назад
Kingston Sowe thanks bro
@sadiamohamed7510
@sadiamohamed7510 6 лет назад
Merci
@ifrahhassan7608
@ifrahhassan7608 6 лет назад
Thanks kingston sowe
@aishanoor4884
@aishanoor4884 5 лет назад
Kingston sowe nice
@hamdikorio2727
@hamdikorio2727 5 лет назад
Who is still watching 2018 like isaar walal
@marwomaida3950
@marwomaida3950 5 лет назад
Wlhi wilka wan laoyay😭😭😭😢 2019 hadad dabaneso👍
@ajboy9738
@ajboy9738 5 лет назад
aniga🙂ciid galabted
@geeljireewithattitudeaka1280
@geeljireewithattitudeaka1280 9 лет назад
The most beloved of speech to Allaah is that a person should say, ‘Subhaan Allaah wa bi hamdih (Glory and praise be to Allaah)’.”
@MullahAbdulhakim
@MullahAbdulhakim 8 лет назад
Mahad sanidiin ku dhawaad 200k thanks. thanks. love ya'll Ma Somali !!
@intisaardahir4345
@intisaardahir4345 8 лет назад
4:16 heestaas magaceeed walal plzzzzzz iso sheg
@MullahAbdulhakim
@MullahAbdulhakim 8 лет назад
+Intisaar Qurux walaashey heesta Wehel ayaa la dhahaa RU-vid maku jirto lkn website kaan ayaad ka halysaa masuul.com/hees/f/fartuun-ahmed-birimo_wehel.html
@intisaardahir4345
@intisaardahir4345 8 лет назад
+Mullah AbdulHakiim thanks walal ineey fartuun tahay wan ogaa ee wanka waye youtubeka hadana mahadsanid!!!!
@MullahAbdulhakim
@MullahAbdulhakim 8 лет назад
+Intisaar Qurux adigaa mudan walàal waad heshay ayaan rajaynaa hada?
@intisaardahir4345
@intisaardahir4345 8 лет назад
+Mullah AbdulHakiim ha walal wan helay waan kaaga mahadnoQa
@Amin-zq4dz
@Amin-zq4dz 8 лет назад
thats why islam forbids pre-marital relationship.it leaves people emotionally damaged
@nishaali4451
@nishaali4451 8 лет назад
omg leyla sifiican ayey u jishay wan idin xiisay u rock it bbe girl and my brothers
@laylarose6637
@laylarose6637 7 лет назад
xiss yu too bae😘😘😘😘
@cabdirashidsheikh3174
@cabdirashidsheikh3174 5 лет назад
I like you nisha
@princessamiisha4391
@princessamiisha4391 8 лет назад
jacaylka waan necbahay sidaan Caashaq oogu mashquulsanaaa ayaan imtixaankii jaamacada dhacay kaddibna waa la iga eryay jaamacadii
@diamondgyal7004
@diamondgyal7004 8 лет назад
srry amisha haiskudhalin jaceel
@princessamiisha4391
@princessamiisha4391 8 лет назад
+Emran Ally mahadsanid waa waxaan loo noqon doonin
@diamondgyal7004
@diamondgyal7004 8 лет назад
yeah abayo calafkaaga wa hele mid fcn wali
@AyaAhmed-zr4iy
@AyaAhmed-zr4iy 8 лет назад
+Princess Amiisha 7bbty ana kugu so dhow😢😢
@ahnedabdigesey2856
@ahnedabdigesey2856 7 лет назад
Princess Amiisha hhh Belo waye hadaba jclkaga dartiis aa jamacadii ugu dacday
@marwadamadaxweynahamustaqb7150
Wawwww beste film wlhi i like Hanad 😍😍😍
@osmanmuusa4782
@osmanmuusa4782 9 лет назад
tuyr6i
@hafsodahir531
@hafsodahir531 6 лет назад
Marwada madaxweynaha mustaqbalka oh yh wlhi he is my type aan wilasha ka jeclahay 😩😩😩😭😩😭😭😭😩😭😩😭😩😭
@KornelAbdi
@KornelAbdi 8 лет назад
qoftan waan ba ku heeesta numberkeeda haa liiso diro
@doctorjeyyyyy
@doctorjeyyyyy 9 лет назад
waaaaw!!! Amazing sxp Best Actor somali baa tahaY wlh saad u jishay daren baad igu dhalisay cajiip Best xalimo qurux ah haka soo tagin Taas style wye proh coool
@Dasunnah
@Dasunnah 8 лет назад
walhi its good story and I can't wait to see it completely. ... its amazing. ...
@sacdiyaxassan1694
@sacdiyaxassan1694 8 лет назад
best film waa ku heestaa qaabka loo jilay aaba wax la siisto laheyn masha allah hanad ❤❤
@libanali5629
@libanali5629 5 лет назад
2016 ilaa hda wan dawadaa gabadhii an jeclaa iyadana ciyaar ayey ka aheyd but imika relax ayn ku jria inakasto qof aanan haysan From 🇨🇦
@abdulghanitigey9639
@abdulghanitigey9639 9 лет назад
nice film runtii gabadha caadi mahan ayada an tagersanahy qaabka ay u jishey filmka cadi mahan i like she...
@abdikadirsalad4589
@abdikadirsalad4589 9 лет назад
😗😙😙😔😔😔😍 best filim tlh is best filim in the world san kusi wada xalimadasna si fcne u jishay yan laga so tagin time kale
@mohammedabshir1028
@mohammedabshir1028 8 лет назад
best somali short movie ever seen ♥ ♥ ♥
@hamza-fk3is
@hamza-fk3is 9 лет назад
axxxx wllhi best short film weeyi sxpp waan kula yara ooyay wllhi hore u socda sxpp waan ka helay hapka jilistiina
@nayruushassan3975
@nayruushassan3975 9 лет назад
Wooow wlh best film waaye I like it inaba caadi mahan
@suhaybsaleban5334
@suhaybsaleban5334 8 лет назад
hanad yare actor aan caadi ahayn ayad tahay gabarta waa shidanthy lkn kan kle waxbaa jilista ka dhiman tijaabo bdn ha sameeyo teeda kle qof wax jecel uma eeka hanad best actor
@Iskufilan_3
@Iskufilan_3 6 лет назад
Somali anaa film nila jilaaya hlkee idinka helaa wlhi hhhhh😂😂😂😂🔔 halkaan maa filmka lga leeyahay Melkale ayaan kadawaday I love film somali
@suzanasamanbadan8811
@suzanasamanbadan8811 9 лет назад
handa le ugu shidan cadi mahan♥ maskin dhe kk Gabdha cadi mahan kk qadho damac badn naag kk kkk
@mxmedshapaali5924
@mxmedshapaali5924 4 года назад
Hadaa dawonaysid 2020 Feb like dhac igu sii
@libanhusseinganey140
@libanhusseinganey140 6 лет назад
Jacelka waa shay qaali ah balse dumarka waa ka dhamaaday aaminka wlhi sidaa u leedshay qoftan ku kal sonow ayad waxad arki ayada oo meel kale ku sii jeedo adiga oo waqti siyay xitaa oo ad dumarka dhan ad darteed iskaga dhaftay aniga igu dhacday tan oo kale wlhi 😭😭😭😭😭
@aminahassan6061
@aminahassan6061 9 лет назад
the girl made me laugh qosol uu dintay walhi this film is so good
@ruweidemohamed7744
@ruweidemohamed7744 7 лет назад
Wilka hanad la dhoho qurux kaliya wlh😂😻😻😻😻😻😻Jacayl Xanun wye Wlh nagtan qiyano badana
@darbijiif4085
@darbijiif4085 9 лет назад
xaxooz blhi qofta filimka waDo baahi kuma so korin
@hamseabdi8279
@hamseabdi8279 6 лет назад
Wllhi Tan oo kle any iQbsatay💔 Allow mar dnbe ha nagu ridin Jcyl👏
@haniibrahim8
@haniibrahim8 6 лет назад
Wlhi wiilakan wlhi jeclka haayo anuu qeyb iga daartay wanba la murugoday Ax 😭😭😭😭😭😭😭😭
@fowziamalkia8001
@fowziamalkia8001 8 лет назад
wuuuw fantastic movies i liked 😍😍
@alaninromanticahjecliyaa1214
@alaninromanticahjecliyaa1214 7 лет назад
ala nagaha qaar qiyano badanaa nin ijecel Maba qiyameen lkn aniga waan wayay qof kaan jeclahy soryy hada kadib qof ijecel ayaan qimenaa asaga ayaa qimeen leh
@cirjoogetv9611
@cirjoogetv9611 6 лет назад
ala nin romantic ah jecliyaa hhhhhhhhh saawaye
@cabdiqanicusmaancumar1519
@cabdiqanicusmaancumar1519 6 лет назад
Hhh sas waye quruxe
@ismailibrahim9676
@ismailibrahim9676 6 лет назад
Quruxey makugu so yaaca i accepty garry
@ismacilbilar4862
@ismacilbilar4862 6 лет назад
ala nin romantic ah jecliyaa 😍 😍
@mohameddoore7913
@mohameddoore7913 5 лет назад
ala nin romantic ah jecliyaa waa kan
@wadnekaabe1818
@wadnekaabe1818 8 лет назад
part two malaha mia flimkan i like this film plz i need part two if you produce it
@bashirabdullahi4150
@bashirabdullahi4150 9 лет назад
one of the best short film.......
@talokeen259
@talokeen259 5 лет назад
macaan farxad baan dareemaa waa been qofkastoo ku dhaha
@Simplyshukri
@Simplyshukri 8 лет назад
so confused...what happened in the end? why did the guy who proposed to her call her back? could someone explain because i am not so good in somali :)
@safarle9284
@safarle9284 9 лет назад
nice film guys I liked xaqiiqdi waa shidantihiin qaabka aa uwada jisheen inkastoo dhamaadka inyar oo xiiso u yeelid ka dhineed director anaa ka noqon lahaa yaaqay whatever nice film gabadha labada wiil kaamiristaha kalama dhacaan.
@tiimholofholof9948
@tiimholofholof9948 4 года назад
M.A nice video watch 2020 🤗
@ubaxrisaas7402
@ubaxrisaas7402 7 лет назад
adunka baa sida ah nolosha qofba si beey iso wajihi samir iyo dulqad moji abowe
@abdikadirfarey5394
@abdikadirfarey5394 6 лет назад
Alle ayaan kamagan galay tan oo kale. Runtii ilin ayaa iqabaty markii aan dawday .waxaase xun in dumarka ay saan u dhaqmaan adigoo dhab kaa tahay jaceelkaaga iyagana ay dacar kusiiyaan alle ciil badanaa.
@abdihakintruckervlogs6300
@abdihakintruckervlogs6300 7 лет назад
guys amazing keep going
@hamseabdi8279
@hamseabdi8279 7 лет назад
wllhi Zida Oo KaLe Ani AY iGu DhacDaY I Hate love Wllhi 😢😢
@sumayofaarax592
@sumayofaarax592 5 лет назад
wan ka xumahay
@haniyetahanita2206
@haniyetahanita2206 5 лет назад
Sorry. Walalo lkn ha u bixen
@hamseabdi8279
@hamseabdi8279 4 года назад
@@sumayofaarax592 Caadi weyi wallo
@hamseabdi8279
@hamseabdi8279 4 года назад
@@haniyetahanita2206 ha waligedby dhici jirty
@hamseabdi8279
@hamseabdi8279 4 года назад
@@yungmelo6269.
@drrazan5239
@drrazan5239 7 лет назад
ninka labo nag ayu u qebsama lkni nag labo nin uma qebsamto pole
@hothodadax2658
@hothodadax2658 7 лет назад
Riyaama Grad hhhhh WA runta wlhy Ani na idhaho laba Aya Nan isku dul wadi Karin 😂😂
@The7edmund
@The7edmund 6 лет назад
Afkaga caano lagu qabay...
@sultaanfilms
@sultaanfilms 9 лет назад
best song best choice .. idil barkhad,,teda kale gabadha innaba cadi maaha afmacees ayadaa kentay kkkkkk nice job guys
@qumanahawararka5059
@qumanahawararka5059 9 лет назад
Garashadey ka ga doodan yihiin gobo nimadeey u qaatan sidaan........ Sidaan markasta waay dhacdaa.... Nolasha cusub soo dhaweey wlshy.. Uu kaa gada rogtee... Bro waan kugu taager sanahay sidaan
@naciimomusse8331
@naciimomusse8331 8 лет назад
wall waan ka xumahay gabar fcn oo daacad Alle hakuu sahlo
@buulemahad6055
@buulemahad6055 9 лет назад
way dhacdaa sxb iska dul qaado filimkan cadi ma aha wlhi
@mushtaaqmaxamed4215
@mushtaaqmaxamed4215 8 лет назад
Nagahan qayamada shaqadod waye Wilki hore qurux
@filsanmacalim5501
@filsanmacalim5501 9 лет назад
loooooveeee youuuu hanad pic respect
@zaynababdulyuusf2117
@zaynababdulyuusf2117 9 лет назад
This. Love flime is wonderful
@abdimaliknimcan739
@abdimaliknimcan739 9 лет назад
Waaw wlhi caadi ma aham filinkan Atarashadu caadi ma ahan wlhi in love ayaan ku.ahay 😍😍
@abdika5794
@abdika5794 8 лет назад
'thumbs up'wow its a nice story
@hdwasuge1572
@hdwasuge1572 7 лет назад
Hanad M hommie legend hore usoco ✌️
@hoodboii
@hoodboii 9 лет назад
qoftaan carabka aa looga jiraa... aryaa song Heesta magaceeda wa.... ha dhibin caashaqa .....
@yuuyocabdi4183
@yuuyocabdi4183 5 лет назад
Wllhi Qisadani iyada oo sidan ah ayey igu dhacday 2015 aakhrkizi igu dhacdy Wakhtigaz ila imika oo ay thy bishu 2-12-2018 jcylba wn Ka aamin baxay wxyna nqoty inanti iigu danbaysy ee an xidhidh la sameeyo Mnch llh iyadu imika wa marwo allena waxan uga baryey awlad Salixa iyo cimri dherer ❤
@amiirkaamiirada5687
@amiirkaamiirada5687 5 лет назад
Yuuyo Cabdi 🤔
@nasriinabdirisak5717
@nasriinabdirisak5717 9 лет назад
Wiilka ooynaa quruxlow waye 😂😍 😍
@maymunamohamed4872
@maymunamohamed4872 6 лет назад
Wow hanad ,leyla wajishen filmka
@marwacrossfit
@marwacrossfit 9 лет назад
Good movie,lakiin xagee lag dhagay waa meel quruxbadan
@sollywoodfillmsandentertai8139
waan kahelay fillmaka wuuna maahasanyiihin dhaman indaa idaa samesay ets
@xidigtaafgoye5237
@xidigtaafgoye5237 7 лет назад
2017 yaa iladawanayo 😂😃😁😂
@haniiftours5617
@haniiftours5617 9 лет назад
This couple don't know how to approach each other, but it's nice specialy the girl is so sweet.
@Ubahbeauty
@Ubahbeauty 8 лет назад
looking good all of ya
@salaadmahmud700
@salaadmahmud700 9 лет назад
Good Job Guys nice Film
@muniita6345
@muniita6345 9 лет назад
oh best a wlhi i like hanad
@abdimahamud6993
@abdimahamud6993 8 лет назад
please can anyone tell me the songs names? I love it.
@yusufmahamed2163
@yusufmahamed2163 7 лет назад
Lkn sidakle Qisada Film kan waa Super Hit
@hanaabdi4577
@hanaabdi4577 8 лет назад
woow this story is so nice I like it
@ubaxxassan1029
@ubaxxassan1029 9 лет назад
axaxax asl inanka hand wa quruxlow
@engasadhajiahmed670
@engasadhajiahmed670 8 лет назад
inkaarqabto maxay nin qaladay tittle yay uhaysataa raga ayaa been loosheega lkn taasookale meel xun ayay kudanbaysaa aakhirataanka kuwaa ay lashaeekaysanayso ka ugu xun yay kudanbaysdaa
@maayaxuseen3255
@maayaxuseen3255 9 лет назад
Woow wlhi waa Qatar siwada ni leyahy guys 👍
@maxnur3571
@maxnur3571 8 лет назад
magacaygu waa kaysar aad ayaan uga helay flimkan
@muzamil2891
@muzamil2891 2 года назад
Masha allaah❤❤
@miskihassan4663
@miskihassan4663 8 лет назад
wllo Isago intaanka badan xagee laga helaya mose waa intanuun ....thanks
@ayaanitomacanitosulubito1679
@ayaanitomacanitosulubito1679 8 лет назад
ala qurux badana wilkan Hanad ladhaho ya i siyo ax ya wil 😢😢😢😢😢😢😢😢
@maymunamohamed4872
@maymunamohamed4872 6 лет назад
5:32 kaffi hestisa waye wow love yar bea mwaah
@sademohamed5516
@sademohamed5516 8 лет назад
iga quuso aa lagu dhahay iyada marka hore diiday hhhhh hakugu daadsanaato
@haniibrahim8
@haniibrahim8 6 лет назад
Hanad wlhi jecl xanuun wuu leeyahay Ax wlhi markan daawado filmkan waxan xasuusta jeclkeygi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@hodancumar104
@hodancumar104 6 лет назад
Masho alllh Jcyl shidan dhaah love
@qatrahussein233
@qatrahussein233 7 лет назад
uf nacaatana jeceylkey Mel ugu dhacdaay
@kibirleythaanigamiyaa8353
@kibirleythaanigamiyaa8353 8 лет назад
Belo nin qiyanole ayu wax kuleyahy walee😄😄Lkn ine oyso ma aheyn hhh ish dheh
@imaniman8667
@imaniman8667 8 лет назад
yasmin
@kibirleythaanigamiyaa8353
@kibirleythaanigamiyaa8353 8 лет назад
+Iman Iman 😃😄haa
@imaniman8667
@imaniman8667 8 лет назад
yasmin xage jogta walal
@mohamedabdiqadir1895
@mohamedabdiqadir1895 7 лет назад
my
@nastexonalka437
@nastexonalka437 6 лет назад
kibirleytha aniga miyaa abyo jaclku waa kaa ohi siyaa hadu qofkad jcala wax kaa darni
@anotherone6696
@anotherone6696 8 лет назад
Why do they sound like a Robot when Somali are acting? still enjoyed it:)
@aishaali877
@aishaali877 8 лет назад
what's the name of the last song?
@abdihakiimali2013
@abdihakiimali2013 8 лет назад
waa wax jira xaqiiqdi
@Iskufilan_3
@Iskufilan_3 6 лет назад
Wow nice Short film
@hannisheekh8559
@hannisheekh8559 9 лет назад
Waaaaaaaw inaba caadi maha ani waa ka helay
@habosharaf6346
@habosharaf6346 8 лет назад
masha allah wllkey hanad ilah haku xafido qof naf lo hura tahaye👍
@handanashrapi4722
@handanashrapi4722 9 лет назад
i love this film
@dblockforlife2044
@dblockforlife2044 8 лет назад
+Hanad Suleiman WAT U MEAN COMLIMENT R U DUM MY NIGGA
@abdiahmed4612
@abdiahmed4612 9 лет назад
Nice movies 👏 👍 👌
@muqdishaawi6086
@muqdishaawi6086 9 лет назад
oh hanad waanka xumahay i hate cheaters anigaba waa igudhacday nin xaas iyo caruurleh inaan lasocday sanad
@themadengineer8601
@themadengineer8601 8 лет назад
+Muqdishaa wi kkkk waxa lagayaba inaad wagi hore ku laqwi jirtay uuf nin xaasle ah maxa kufala. marka waa dhacda inta badan dumarka sidaas u kibra iney in xaasle ah kaso hoos kacaan
@themadengineer8601
@themadengineer8601 8 лет назад
+Muqdishaa wi kkkk waxa lagayaba inaad wagi hore ku laqwi jirtay uuf nin xaasle ah maxa kufala. marka waa dhacda inta badan dumarka sidaas u kibra iney in xaasle ah kaso hoos kacaan
@themadengineer8601
@themadengineer8601 8 лет назад
+Muqdishaa wi kkkk waxa lagayaba inaad wagi hore ku laqwi jirtay uuf nin xaasle ah maxa kufala. marka waa dhacda inta badan dumarka sidaas u kibra iney in xaasle ah kaso hoos kacaan
@muqdishaawi6086
@muqdishaawi6086 8 лет назад
+The mad Engineer Ilaahan kamagan galay inaan nin xaasleh kasohoos koco allahu mane jeyna midakale intaanan guursan waa iska hubinkara tan shukansi lee eheed ismagursan
@themadengineer8601
@themadengineer8601 8 лет назад
kkkk abaayo makula taliya? ilaah haddaad wax ka magan galeyso ku duceeso inuusan nin ku liida uusan qoorta ku gelin, noocu doonaba ha ahaade, macno weyn ma samenayso inu saaxle yahay iyo in kale, marba haddu qaain yahay, good luck abaayo macaanto
@cabdiwalicagawayne9989
@cabdiwalicagawayne9989 8 лет назад
hhh kulahaa l love u somuch baby naag jacayl weeyr
@tufahali8547
@tufahali8547 8 лет назад
damm hanad he's so cute 💗😘💗
@mahrezyre1512
@mahrezyre1512 8 лет назад
Thx mullah ugz ba thy
@abdulrahimofficial9482
@abdulrahimofficial9482 7 лет назад
masha allaaaaaaaaaah
@hafsodahir531
@hafsodahir531 6 лет назад
War hedheh hanad igu soo xiririya hadaa tol iyo qaaraabo nahay omg maskiin waye wlhi he is my type
@nasraabda1709
@nasraabda1709 5 лет назад
Al Qayaano waaye. Adaa ayaa iku xumahaY.
@asmaahmed6524
@asmaahmed6524 7 лет назад
waaw runa mondy riwayad igadheh
@sagalaxmed243
@sagalaxmed243 8 лет назад
waa yaba qosl badan somalidu waa ay ku farxayan:anigu waxa aan ah qof labo nin laa sheegoto
@munanatasha9224
@munanatasha9224 8 лет назад
so emotional film i really liked well done guys keep up n wat is de name of actor or alover guy?????????
@ayanjelle8249
@ayanjelle8249 7 лет назад
qaasim cade
@qalanjos7132
@qalanjos7132 9 лет назад
Best flim
@waliali7436
@waliali7436 9 лет назад
best weyan filmkan gabadha siday wax u wado caadi mahaa
@maxamedyare8679
@maxamedyare8679 6 лет назад
I Love somali
@thedahirsisters2008
@thedahirsisters2008 8 лет назад
I love that guy wallhi he so nice
@abdi1985
@abdi1985 8 лет назад
+Nagma Nagal : and me I love the girl wallhi she so nice
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 8 лет назад
Hhhhhhhhh habiqlayso
Далее
Don't Be Silent Ifrah - Somali Short film 2021
21:40
Просмотров 241 тыс.
Mirir jaceyl part1 oo Bilaa Music ah
27:22
Просмотров 231 тыс.
Я КУПИЛ САМЫЙ МОЩНЫЙ МОТОЦИКЛ!
59:15
New Film Somaali Fadeexadii Facebook  Dubia HD 20
42:12
Просмотров 964 тыс.
Ali Short Film Somali
10:53
Просмотров 115 тыс.
OMAR OO WARAR CUSUB LAGA SO SHEGI HAYA
8:13
Waqti (somali film 2014)
20:11
Просмотров 149 тыс.
Somali Full Flim "Xaaska Qarsoon oo dhamaystiran' Ku celis
2:20:18
#фильм #кино #фильмы
0:58
Просмотров 2 млн