Тёмный

Walaac hooyo aan wehel aabe laheyn shortfilm. Waa Qiso xaqiiqo ah 2022 .  

Iam Ali
Подписаться 118 тыс.
Просмотров 160 тыс.
50% 1

Filimkaan waxuu turjamayaa somalida noolasha saxda ah eey ku noolyihiin Sweden.Filimkaan ma u sameynin inaa somali ku dacayadeeyo waxaa u sameyay inaa ku qacyo geliyo . waxiii fikirkaaga commentiga igu reeeeb . Daawasho wacaaan.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 396   
@Layla6793
@Layla6793 2 года назад
I can’t stop crying This is the reality for my Somali people,where do we go wrong Kow beenta Iyo xaaraanta aynu quudineyno Caruur teena. Ilaahay beeni waa ka xaaraan Laba Ninkii Iyo xaaskiisii oon daacad Iyo kala danbeyni jirin Rageenii Dumaroow waynu dayacney oo inaga ayaa dibada dhigney badankooda Why dumar badan oo waxa jira ku odhanaaya maxaan uga baahanahay Ogow ilmo walbaa wuxuu u baahan yahay labadiisa waalid oo is garab jooga. Waxaan ku noolahay USA Oo waan ogahay wax yaabo badan oo ka dhaca Talo dumarka Somaliyeed waxaan odhan lahaa markaad Guursaneysaan guursada Nin Diin leh Walal well done waa ruwaayadii ugu horeysey ee aan si dhaba u ooyey Waxaan jeclaan lahaa inaad mar walba samaysaan sheekooyinkan oo kale Thank you Walal!
@wardaabdille5631
@wardaabdille5631 2 года назад
Ninka diintaleh layskuma aadinkaro ee Allaah ayay kuxirantahay guurku lkin adiga dumar ahaan halwax ayaad awoodaa oo ah qof Allaah kuxiran aadna ubaryo noqo InshaAllaah
@qalanjoqalanjo7705
@qalanjoqalanjo7705 2 года назад
Ilaahoow nin aa isku da,nahay isii oo baari ah oo xaalad walbo isla dareeno 😥🤲
@mawlidrashid4057
@mawlidrashid4057 2 года назад
Aaamin
@cabdiraxmaansalaad581
@cabdiraxmaansalaad581 2 года назад
Da.Daada Waa Meeqa
@hamdibashir7000
@hamdibashir7000 2 года назад
I don’t know why iam crying this sad movie keep going mashallah
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
mahadsanit walal. :)
@liibanosman5962
@liibanosman5962 2 года назад
Hamdi did I know you sister
@mohancintile9865
@mohancintile9865 2 года назад
Waa Film Qiiro ah Turjumayana Masuuliyada Waalidka iyo Wanagsananta Abaha Iyo Hooyada iyo xalada Ka Jirta Xiligaan Qurbaha . 100% this film is Super . and I Ilke The acting Of Mom 🥰🥰🥰🥰🥰
@lubex6160
@lubex6160 2 года назад
5:46 The "Brother" with the white "Pants" looks like (Neymar!!😅💗
@swifty2550
@swifty2550 2 года назад
omg,He's actually a copy of him😂
@krzysami
@krzysami 2 года назад
Woooooow🤩 🤩 This movie is a roller coaster of emotions and so soul touching amazing work bro!!! Unfortunately this is a problem we have in our society!! So proud of you for highlighting it!! Keep up the good work! 👏🏾👏🏾👏🏾
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 2 года назад
😢😢😢 waa xaqiiqda ka jirta qurbaha dalalka qaar 😩. Good Actin ✔️✔️👌 really
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
MAhadsanit walal . Qeeebta lawaaan maxaa jeclaaan laheyt inuu Ka Hadlo?? Maxkamada ama cunsuriyat nimada
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 2 года назад
@@Iam03Ali walal fikir ahan waxay ila tahay dhibta luqada ka haysata qofka waraqaha uga so dHacaya maxkamada Iyo walwalka ay ku hyso waxan uuna fahmayn Iyo walidku sida uuna ilma uga marmi Karin oohinta tiifta rafadka uu maro walidku ilmuhuna gaar uu u Maro ✔️✍️ si layab leh ayad wax uso jishen Hamblyo amazing acting your team 👏👏👏👏👏👏👏👏👊
@zamiirtony6130
@zamiirtony6130 2 года назад
@@abdirhmandollarvlogs Rea
@sundusnuur9683
@sundusnuur9683 2 года назад
Masha allah qof maskax wanagsan ayaa qoray iyo dad u qalmay jiliinka. Mecnaha ma, ahan somali kaleya in ee sidaa u dhaqmaan ee waa ajaanib oo dhan mel walba ee joogaan iyo malwalba ee ka soo jeedan marka caruurteena aan alle u ga baqno inta aa sharci qof qoray aad ka baqeeso.
@ekenbergaugust
@ekenbergaugust 2 года назад
Great experience, love to watch this masterpiece, greetings from Sweden
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
@@iyambo thanks guys.
@imtisaan1816
@imtisaan1816 2 года назад
Hhhhhhhh cadi mahana filinkaan waa arinajirato ayuu katurjumaa
@imtisaan1816
@imtisaan1816 2 года назад
Horey uscad
@yasminabdull510
@yasminabdull510 2 года назад
Waa qiso loo bahanyahay inlagu waano qaatee qeerkeyn ayaa ilmahoda sidaa kuwayay allow kaa magan anigaya musliminta oo dhan soo badiya wacyi galinta tack snälla 💯🥰
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
mahadsanit walal. qeeebta lawaad maxaa jeclaan laheyt inuu ka hallo.. Maxkamada ilmaha la so celinaayo ama cunsuriyatnimada
@husseinabdulkadir9027
@husseinabdulkadir9027 2 года назад
Waan aaminsahay in true history yahay whyo waxa la soconaa dhibaatada qurbaha ay Somalida kula suganyihiin Waad ku mahadsantahay wacyigelibta iyo entertainment ga aad walalahaaga Somalida usameysay keep going sxb
@nomadwonderer9164
@nomadwonderer9164 2 года назад
🥺 So devastating 😭This is the reality of a lot of Somalis in Scandinavia especially. Well made, great acting 👏🏾 Would like to see more parts.
@7savehg679
@7savehg679 2 года назад
Vedio 100% Act 100% History 100% Gys mashallh keep going 📸 💯🖋️🧕💝👩‍❤️‍💋‍👨
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
MAhadsanit walal , qeebta lawaaat maxaa jeclaan laheyt inuu Ka hadlo, maxkamada ama cunsuriyat nimada ?
@axlam8446
@axlam8446 2 года назад
subxanallah runa u maleyay wallhi sas mey ku nol yihin dadka qurbaha jogo mel uguma socdo xamar cadey pls wll ali sobadi dhawan filim igu socda somali kam firsane 😥😥
@AaminaQaali
@AaminaQaali 2 года назад
Masha Allah filimkan caadi maha noso badiya waa xalada dhabta familada somalida 👍👌
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
Mahadsanit walal , qeebta lawaaat maxaa jeclaaanlehyt inuu ka hadlo, maxkamada sida ilmaha looo soo celinaayo, cunsuri nimada Somali loo geysto
@AaminaQaali
@AaminaQaali 2 года назад
@@Iam03Ali Mahadsanid walal 🙏 Sida sida ilmaha loso celinayo
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 года назад
@@Iam03Ali Sida ilmahaas loo soo celinaayo oo run... Allow reerkaas qalbiga u qabooji....cruurtadana deg deg ugu soo celi.
@omarawees2123
@omarawees2123 2 года назад
It’s great film and reality life in Europe keep going and I’m waiting the session 2
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
insha allah Kaan soo wadi, session 2 maxat jeclaan laheyt inuu ka hallo , maxkamada , cunsurinimo ama ilmaha
@omarawees2123
@omarawees2123 2 года назад
@@Iam03Ali all how they will end the kids
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 года назад
@@Iam03Ali Wlalky Arinkaani waa murugo aad u weyn... Aniga qalbigey i jeexdey ilaa hadana wn gariirayaa.... Tan iigu darani waa Nuunaha Umusha laga qaatey.... Fadlan noo sheeg adigoo mhdsan...Hooyadaasi miyey waalatey.... Cruurtaas ma la soo celiyey.... Qisadaani goormey dhacdey.....
@khadradahir2263
@khadradahir2263 2 года назад
Waa fikir fiican maxkamada iyo cunsurinimada, waxad kaloo ku so dartaa sida caruurta loola dhaqmo marka ay geeyaan guryo kala dumawan ” om placering”
@daadirelmi1408
@daadirelmi1408 2 года назад
Wlh been ma sheegin Waa sida Rinkby lagu dhaqmo ar Somali yaab bdnaa Meel walba in ay ku marqanta jeclaa 😭😭🇸🇴🙋‍♂️
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
mahadsanit walal commentigaaga wanaagsan iyo fikirkaaga qeeebta lawaad maxaa jeclaan laheyt inuu ka hallo.. Maxkamada ilmaha la so celinaayo ama cunsuriyatnimada
@asiyanoor721
@asiyanoor721 2 года назад
😪😪😪 i cany stop crying knowing its based on true story And being a mother its the worst thing that can ever be done to a mother subhan Allah Lets all be responsible for our children too
@Ozla252
@Ozla252 2 года назад
IAM Ali kugu xirnaa from zero to hero go forward mudane
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
Aaad ayaaa u MAhadsantahay walal . Romeo03ali snabka igu darso
@zeinabh.s3735
@zeinabh.s3735 2 года назад
Masha allah waa film qiimo badan inkasto subject kan yahay murugo.waa qasaaro weyn in caruurta la dayaco.waxaa muhiim ah horta mamaanaha is qiimeeyaan .taasi hadii surto gasho caruurtooda xaqooda buuxiyaan. Wacyi galin aad u qiimo bafan weyi .aad u mahadsan tahay.hoyada xaflad laga casuumo hadii xajiigeda hayn kareynin awlaada ama family dhaw jirin gurigeeda iyo caruurteeda uga qiimo badan .waxaa fican film kale oo muyjinaya reer isku duuban oo suuqa kasoo cunteynayo .meelo lagu ciyaaro geenaya awlaada ama zoo .usheekeeya ama la sheekeysta awladooda ...etc
@bilanadan4276
@bilanadan4276 2 года назад
Waa xaqiiq jirta wlhi waxba aroos iyo somali daba orod kuma tarayso wax walba ubadka ka qiimo badan good job tack så jätte mycket👏👏❣❣❣
@abdirahman9498
@abdirahman9498 2 года назад
Ma sha allah tabarakallah ilahay haa ku xifdiyo
@munahassan5165
@munahassan5165 2 года назад
Wow masha allah atoore somaliya usoo bxy hore usoco wllke video qurux bdn wye
@ifraahabdi
@ifraahabdi 2 года назад
Wlaahi waan qiiroodey waxan waa 🎥 filim balse katurjumaya isfahmi waaga heeysta waalidka qaarkooda qurbo joogta ah ilaahoow ubadka noo bad baadi intii ilmo muslin laqaateyna waalid kii dhaley usoo celi 🤲🤲🤲🤲☝☝☝aamiin Aamiin yarabi
@sumeyaahmed9441
@sumeyaahmed9441 2 года назад
Mashallah uu qaray filmkan, because it's the real life in Sweden keep going bror.
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
mahadsanit waalal. maxaa jeclaan laheyt qeebta lawaaat filimkaaan inuu ka hadlo maxkamada ama cunsuriyatnimada
@dailycontent3955
@dailycontent3955 2 года назад
@@Iam03Ali maxkamada wll
@sahalalisaad8036
@sahalalisaad8036 2 года назад
@@Iam03Ali Maxkamada inta ka horeysa, labada walid oo isku noqda oo tusa dowlada in ee dad caruur hayn karaya ee hiyin, odaygo ”saxibki qaad ligee” bax dhaha iyo gurigo carurtisa la jooga, cashada marka lawada cashenayo weydina maxa maanta iskoolka qabateen (taasi wa marka caruurta lo so celiyo), hooyada oo malinta ee bixi rabto dad qarabo ama sxb uu yeraan karta sida aruurta lagu hayo. Cunsurnimada hadaa way adagtahay in laso galiyo shekada madama waxa mesha ka moqda in walidku markasa qalad ku jiro.
@ilhaancumar9371
@ilhaancumar9371 2 года назад
@@Iam03Ali cunsurinimada walalo
@raxmomacalin2967
@raxmomacalin2967 Год назад
M.a wlhi wilkan wa atore buxa horey usoco wallksy
@abdiahmed1885
@abdiahmed1885 2 года назад
Whi waa xaqiiq filinkaan soo badi sxb dadkaada wacyi celi aroos iyo jini iyo bakhti inta eey ku mashquulaan runti waa wax dhaco
@CaliKlay
@CaliKlay 2 года назад
Brother Ali Shaqo Wanagsan ayaad bulshada u heysaa Somaliyeey🇸🇴 Chanelkan halagaarsiiyo 100k coming soon Insha allah 🥇✔️
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
mahadsanit mcali , qeebta lawaat ma jeclaan laheeyt
@CaliKlay
@CaliKlay 2 года назад
Haa brother
@WadnaQabad
@WadnaQabad 2 года назад
@@Iam03Ali haa sxb kusodar qeybta 2aad
@fadumosahraahmedrashid9223
@fadumosahraahmedrashid9223 2 года назад
@@Iam03Ali please walalo with different instead why the somali kids end up social hand please do how the social workers treat the kids and the parents after taking them away from them
@ahmedqanofficiel9072
@ahmedqanofficiel9072 2 года назад
Maashaallah waa wax ka mida nolasha qurbaha taalo ilaahay hanaga koriyee RAAQIYA ALI waxaa tahay aktarad Maashaallah waa kaa sugayna filima badan 😍😍😍😍🧡🧡💬💯👌🙏🙏🙏👍
@halimaibrahim3059
@halimaibrahim3059 2 года назад
Ali qararwaaye aad aan uga helay. Waaw maashaa allaah
@zamiirtony6130
@zamiirtony6130 2 года назад
Wow Berfect waa nolosha nabta in Sweden 🇸🇪 🥺
@ifraxqurux2933
@ifraxqurux2933 2 года назад
Xaqiqdi waa dhacdo dhab ah Hooyo iyo abe masuliyada ubadkina ilaaliya Hooyo hadi abaha xun yahay adiga dhaxda xero o ubadkada dantoda firi abe carurtada iyo hoyadod ha qiyanin qurbaha waxan dhib ehen kama dhafin Ilaahey hano ilaaliyo awlada walal cali adigane mahadsanid waxan rajeynaya in jilka cusub e mustaqbalka dhisanayo ku bararugan qisada Qurux badan e aad nala wadagtey carurtada xalal ku kori o Ilaahey ugu cabsada
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
mahadsanit walal commentigaaga waanagsan. qeeebta lawaad maxaa jeclaan laheyt inuu ka hallo.. Maxkamada ilmaha la so celinaayo ama cunsuriyatnimada
@farhiyoyusuf4888
@farhiyoyusuf4888 2 года назад
Very sad Wallahi Alloow inteyyy ku dhacdeyy usoo celi Caruurtoodiii anagana Hangu keeninnn ✌️❤️🙏🇸🇴
@SafkaSimanCooking
@SafkaSimanCooking Год назад
Omg can’t stop crying the end waa xaalada dhabta ee sweedan kahirta lakiin mareykan baa dhaamo ilmo dheel dheel lagumaqato ilaa inaa adiga qof nolosha kadhacay aad tahay ama xanuunsan mahee
@ruqayamohamed2448
@ruqayamohamed2448 2 года назад
Waa xaqiiqda Qurbaha taalo Allow ubadka u badbaadi
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
Aammmiiin walal
@Ahmed-kk4mw
@Ahmed-kk4mw 2 года назад
Great work 👌👍🏼
@ashahussein8996
@ashahussein8996 2 года назад
Atarishaada cadi mahan wlh
@munasom1815
@munasom1815 2 года назад
😢😢waa run sheekadaan. 😢😢 Aad bad u mahad tahay noso badii. Dhiri galiin waye. Hadii wax lagu fahmaayo
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
Mahadsanit walal , qeebta lawaaat maxaa jeclaaanlehyt inuu ka hadlo, maxkamada sida ilmaha looo soo celinaayo, cunsuri nimada Somali loo geysto
@munasom1815
@munasom1815 2 года назад
@@Iam03Ali Prosess ka maxkamada iyo bal waalidka isbadal ka laga rabo ineey la yimadaan. Dadkeyga waa jeclahay lakin ilmahaa xaqooda ma firino aqira iyo adunba ilaheey subxanallah watacala wuu naa weydin. Guur ka micno leyahay awladana sido kale!! Marka suasha waxeey tahay horta anaga ma isfaham sanahay. Intaa gaalada la gaarin?? Maxaa keena awlad la qaato?
@manaalosman7176
@manaalosman7176 2 года назад
Maashallah tabarakallah keep going bro
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
Mahadsanit walal
@leilaomar8966
@leilaomar8966 2 года назад
Maasha allah noo soo badiya sheekoyinkan wacyi galin waaye
@aaminacusman4439
@aaminacusman4439 2 года назад
masha allah wa film xaqiiqda qurbaha yaalo ka hadleyso waxan sugnaba wa qeybta labaad
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
mahadsanit walal, insha allah qeebta lawaat waan soo waad. qeebta lawat , mowduuc noo cee ah ah inuu ka hadlo aaad jeclaan laheyt, sida maxkamada , cunsurinimada , somalida xaquuqdood
@aaminacusman4439
@aaminacusman4439 2 года назад
Maxkamada
@hiboahmed6548
@hiboahmed6548 2 года назад
Oo my Good wlhi xaqiida dhabta kahadlayan
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
mahadsanit Hibi, qeebta lawaat ma jeclaaan laheyt?
@hiboahmed6548
@hiboahmed6548 2 года назад
@@Iam03Ali haaa wlhi waka helay khibrad aad u badana waaka faa iiday qaybta labaad wasugayna insha Allah wllo nosobadiya
@wilamusse9818
@wilamusse9818 2 года назад
Masha allah waan ooyeye waxa dhacayo ayaad safiican ugu turjumtey mhsnid
@samiyacumar3575
@samiyacumar3575 2 года назад
Masha allah taxne nooga dhiga waa xaqiiqda dhabta ee jirta
@muusemohamed4361
@muusemohamed4361 2 года назад
Runtii Waa Qiso iyo Qiiro bro Mahadsanid ilaahayow ubadka noo xafid Waalid kana Bogooda burcad isu mari 😓
@rahmamohamed7287
@rahmamohamed7287 2 года назад
👏👏👏 mash allah shaqo fcn baad qabatay qisada filmka waa qiso cibro cadasho
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
mahadsanit walal. qeeebta lawaad maxaa jeclaan laheyt inuu ka hallo.. Maxkamada ilmaha la so celinaayo ama cunsuriyatnimada
@ayanahimed4095
@ayanahimed4095 2 года назад
@@Iam03Ali wllo labadaba aad baan u xiisaynayaa inkastoo qisadani markui ilmihiu laqaatay aan dhacay oo ay qalbigayga taabatay
@najahmahdi8521
@najahmahdi8521 2 года назад
Walhy waxan ka ilmeyay hooyo markey sas udhashy lagqadey ilmahi ax😭😭😢😢 ilahy hano kenin Amiiin
@sigma97421
@sigma97421 2 года назад
Kkkkkkk walahi waa iga qosliyay filimka waa wax jira oo xaqiqa ah
@qm9906
@qm9906 2 года назад
O SubhanAllah what happened to the Somali men ? I think they contaminated the only one who wants to take care his wife 😳that’s so awful 😨. 🇨🇦
@zamzamwarsame382
@zamzamwarsame382 2 года назад
Woow wa filin an inaba cadi ehen hormar wacan wa laga restay moviyadi ajanibta
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
mahadsanit waalt. Maxaa jeclaan laheyt qeebta lawaaat filimkaaan inuu ka hadlo maxkamada ama cunsuriyatnimada
@maahircadde6305
@maahircadde6305 2 года назад
walahi i liked filimkaan toos ayaan ola dhacay wlahi keep gewen asxabta 👏👏👏💯
@Sermin223
@Sermin223 2 года назад
Hello wlaal ali ma soo sameyn karta part 2 please
@alisaid5253
@alisaid5253 2 года назад
Wooo amazing I liked keep going son
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
mahadsanit walal
@queensomalichannel2044
@queensomalichannel2044 2 года назад
Nice to nice
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
mahadsanit walal. maxaa jeclaan laheyt qeebta lawaaat filimkaaan inuu ka hadlo maxkamada ama cunsuriyatnimada
@queensomalichannel2044
@queensomalichannel2044 2 года назад
@@Iam03Ali qeybo kale miyuu leyahaya. Mise waa intaan basa walalo?
@mohamedabdirahman7887
@mohamedabdirahman7887 2 года назад
Ali ciyaal marqaan caadi tahay hhhhh Welldone brother u nailed it
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 2 года назад
Subxaanaallaah waa film naxdin ah oo runta ka hadlaya
@mahadamore2066
@mahadamore2066 2 года назад
Marka hore marka aan fiirsaday filimkan yar oo aad ka hadleeysid qaabka qurbaha soomalida u dhaqanto been aad ka sheegtay marka 1 ceebta aad ka hadleysid ciyaalka Cuntada Skolka ka soo cuna aad dhaheysiin been aad ku sheegteen 2 midakale furiiinka sida dowlada lacag loogahelo oo furiin lasameeyo waa mida soomalida necebyahiin oo aabaha lacagta walid la aanta lagaqaadaayo lacagtas waxay underhållsstöd lacagta caruurta walidka daryelka aabala aanta heysanin iyo tan hooyadaba mana jirto laba qof oo isladagan oo sidaas sameyso 3 tankale dadka taxi wado oo magalada Sundsvall Dagan inta aan ka arkay waa dad hoolgar eh oo shaqesta oo dantooda fiirsada Marka hore Magalada Sundsvall wax aana ka dhicin aad sheegtay Miyad Araktay Walid Caruurta lagaqatay miyad Araktay waalid Caruurtiisa Qaajo kudilo Miyad Araktay waalid Caruurtooda Dhar la Aan dhigeen Hadana waa mid aan ka yaabay oo aan qaadanwaye Caruurta Qaajo lakudilaa Taas Svenska hadeey Arkan xitaa lama Rumeysanayo Wayo Dadka Uku adeega badan Dukaamanka Aan nahay iskabadaay qeebta dharka hadii lasoo aado dadka uku libiska badan aanahay Marka Dacayada kadaa Somalida aad qalad ka galeysid oo sharaftooda ku ciyaareysid waan ku fahmikaraa sida aad lacag uku sameyso RU-vid aad rabtaa Lkn si kale oo loo sameyo Aajirto
@shugrihaaji7861
@shugrihaaji7861 2 года назад
Saxiix 💯
@cadarcarfoon8122
@cadarcarfoon8122 2 года назад
Waxas dhan adka hadleyso wan aqriyey😂wax badan anka fahmay😂inoo ninkan ben noso gudbinoyaa😂nimanka qurbaha jogo ayo nacsiisey gurkoda.....🙄
@ahmedaldalie7020
@ahmedaldalie7020 2 года назад
MAA SHAA ALLAH
@mohansoyaan
@mohansoyaan 2 года назад
Waaaw walal ad bod oga fikirteen filim qurux badan kusoco hormar wacan
@bilanadan4276
@bilanadan4276 2 года назад
Film kan soo badi wll tack 👌
@farxiyo2790
@farxiyo2790 2 года назад
Mansha Allah 👍👍👍👍👍👍
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
waad bahadsantahay Farxiya
@aaziizmohamed4305
@aaziizmohamed4305 2 года назад
Walhi waxa uu ka turjumayaa somlida qurbaha jogto iyo xaladooda. Sidoo kale waxaan kahelay muuqaalka video THANK YOU
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
MAhadsanit walal fikraada wanagsan
@neyruusneyruus4638
@neyruusneyruus4638 2 года назад
Xanuun waaya
@neyruusneyruus4638
@neyruusneyruus4638 2 года назад
Allaha namatuso kuwaan caruurta qaatan shartoda
@maimunahassan204
@maimunahassan204 2 года назад
Wadnaha ayaa igariiray somaliyeeey masuuliyada rabi idin saaray kasoo baxa
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 2 года назад
Masuuliyada waxaa naga qaaday haweenka
@asmaabdulle738
@asmaabdulle738 2 года назад
Wow🔥❤️🇸🇴🙏🏻
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
mahadsanit walal. qeeebta lawaad maxaa jeclaan laheyt inuu ka hallo.. Maxkamada ilmaha la so celinaayo ama cunsuriyatnimada
@dailycontent3955
@dailycontent3955 2 года назад
@@Iam03Ali maxkamada is wll
@kamadage2
@kamadage2 2 года назад
🔥🔥🔥🔥 waa waxkale zhp filmantada wan ka danbeeyaa please noosoo badi filmada
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
mahadsanit sharmarke , qeebta lawaat ma jeclaan laheeyt ?
@suadyork9151
@suadyork9151 2 года назад
Waa laahi that is what is haping reer quurbo jooktoo
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
Mahadsanit walal , qeeebta lawaaat maxaa jeceshahay inuu ka hadlo, maxkamada Ama ilmaha soo celintooda ??
@abdigym1797
@abdigym1797 2 года назад
Great Film 🎥👍
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
mahadsanit Abdi , qeebta lawaat ma jeclaan laheeyt ?
@saciidohire5251
@saciidohire5251 2 года назад
Great work 👍👍
@yahyehusein8944
@yahyehusein8944 2 года назад
Xanuun waaye wallaahi
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
Mahadsanit walal , qeebta lawaaat maxaa jeclaaanlehyt inuu ka hadlo, maxkamada sida ilmaha looo soo celinaayo, cunsuri nimada Somali loo geysto
@amreenfarah9017
@amreenfarah9017 2 года назад
I know this is a true story!! Lakin waxa meshas ka fahmay in ay warding somalida usabab yihin ciyaaladan lagu ranayo, aduunyo iyo aakhira na waridkS ba lo haysta. Iyaga dayacay caruurta intey hunguri udonanayen social ka. Waridiinta somalida sidan wax ka badala. Bro Ali well done plz make it more 👍
@hibohassan8939
@hibohassan8939 Год назад
Subxanalah ilaahayi dadka Somali haw gargaaro
@Kaneki.ken112
@Kaneki.ken112 2 года назад
Subxaanalkah waa runta qurbaha talo
@khadraahmed2132
@khadraahmed2132 2 года назад
Inaba cadi mahan wanka heley waa film xigmadisa wata xaqiqada somalida qurbaha jogto wll ino sodaa part2#thanks#wll ali👏👏👍👍👍
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
Mahadsanit walal , qeebta lawaaat maxaa jeclaaanlehyt inuu ka hadlo, maxkamada sida ilmaha looo soo celinaayo, cunsuri nimada Somali loo geysto
@khadraahmed2132
@khadraahmed2132 2 года назад
@@Iam03Ali haa waa bello huno nosoda insha allah thank you wll qali👍👍🥰
@yasminkulmiyechanali6864
@yasminkulmiyechanali6864 2 года назад
Waxan wa filn lkn aniga ad ayan uganaxay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ilhaancumar9371
@ilhaancumar9371 2 года назад
Masha allah
@shortscookingvideos6891
@shortscookingvideos6891 2 года назад
This made me cry 😭 more like this kind of story to get inspired not to treat any kid like this
@haniyarey7632
@haniyarey7632 2 года назад
Subxanalaah
@amiirh1iphone599
@amiirh1iphone599 2 года назад
Great 👍 thanks
@shukriismail5176
@shukriismail5176 2 года назад
Sxb shaqo fican ayaad wadaa horey u soco bro
@ashahussein8996
@ashahussein8996 2 года назад
Www waaaxan movie wlh cajaab
@fadumomohamed1381
@fadumomohamed1381 2 года назад
Masha allah waa film xigmad weyn xambarsan oo xaqiiqda jirto ka hadlayo, waxaan sugnaaba waa qeybo kale, keep going 👍🏾👍🏾👍🏾
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
mahadsanit Fadumo, qeebta lawaai waan soo waad insha allah
@Suhaib-Legend
@Suhaib-Legend Год назад
True stuff 😮
@mohaosse7790
@mohaosse7790 2 года назад
Nice work, keep forward ✌
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
Mahadsanit walal , qeebta lawaaat maxaa jeclaaanlehyt inuu ka hadlo, maxkamada sida ilmaha looo soo celinaayo, cunsuri nimada Somali loo geysto
@mohaosse7790
@mohaosse7790 2 года назад
@@Iam03Ali waxaa jeclahay part2 inaa ku arko, ciyaalka soo naqashadooda iyo casharka aa ka barateen ciyaalka qaadistooda, waa salamanthy bro Romeo 🤗
@abdirashidosman4106
@abdirashidosman4106 2 года назад
Subxanalah
@Ruunbashiirofficail
@Ruunbashiirofficail 2 года назад
Legend hore u soco walal
@nasteexolk3706
@nasteexolk3706 2 года назад
🥺Snälla Vi vill ha qeeebta labaaaad❤️🙏
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
insha allah Kaan son wadaaa part2 , waxuu ka hadlaa ilmaha sida walidka usoo ceshan lahayeen maxkamada
@portablewifiportablewifi6025
@portablewifiportablewifi6025 2 года назад
Wow keep going bro
@isxaaqbindalaaj1598
@isxaaqbindalaaj1598 2 года назад
Waaw filim waaliyaad samaysay
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
mahadsanit isxaaq , qeebta lawaat ma jeclaan laheeyt
@isxaaqbindalaaj1598
@isxaaqbindalaaj1598 2 года назад
@@Iam03Ali haa haa haa dabcan
@haniyarey7632
@haniyarey7632 2 года назад
@@Iam03Ali waxanuun filim ka
@abdirahman9498
@abdirahman9498 2 года назад
mashallah bro:)
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
qeebta lawaai ma jeclaan lahet??
@abdirahman9498
@abdirahman9498 2 года назад
@@Iam03Ali Haa wll💗
@abdirahman9498
@abdirahman9498 2 года назад
@@Iam03Ali haa plz
@amiraomar6020
@amiraomar6020 2 года назад
Masha alah waxa ruun ay ka hadashay sweden ilma la iskama qato hadadan iska dayiciin anagabo waa danahay
@balqiisoelmi3356
@balqiisoelmi3356 2 года назад
Sidaas ha dhihin dhibka kamaqan walakaa jiraa illahey kabaq ilmaha waxaa jiro guriga rabin oo been sheeko
@xamdixaaji7567
@xamdixaaji7567 2 года назад
Yes finally
@Mwendaz10
@Mwendaz10 2 года назад
Once again your delivery is 💯 The plot 💯 and acting 💯...Keep on pushing bro soon you blow up...
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
mahadsanit walal dhiiri gelintaada iyo fikirkaaga wanaagsan .Qeeebta lawaad maxaa jeclaan laheyt inuu ka hallo.. Maxkamada ilmaha la so celinaayo ama cunsuriyatnimada
@Axmed_koke
@Axmed_koke 2 года назад
Woow wllhida Berfect everything
@hafsabashiir6254
@hafsabashiir6254 2 года назад
www m.a horay usoco pro🥰🥰
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
mahadsanit Hafsa , qeebta lawaat ma jeclaan laheeyt ?
@user-gz3je2fb5r
@user-gz3je2fb5r 2 года назад
Best subtitle
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
mahadsanit walal. qeeebta lawaad maxaa jeclaan laheyt inuu ka hallo.. Maxkamada ilmaha la so celinaayo ama cunsuriyatnimada
@ahmedaldalie7020
@ahmedaldalie7020 2 года назад
Waad ka Baxsatay
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
mahadsanit walal
@hfm9834
@hfm9834 2 года назад
This is such a fantastic film.
@ramoolesunmies4628
@ramoolesunmies4628 2 года назад
Sad but it's true
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
mahadsanit walal , qeebta lawaat ma jeclaan laheeyt
@nastehoabdi555
@nastehoabdi555 2 года назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭it's so sad but happening yaa allah
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
mahadsanit walal.fikirkaaaga nala wadaag. qeeebta lawaad maxaa jeclaan laheyt inuu ka hallo.. Maxkamada ilmaha la so celinaayo ama cunsuriyatnimada
@suleimancali6332
@suleimancali6332 2 года назад
xagee kaala soo xidhiidhaa wll
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
romeo03ali my snabchat walal.
@lilshenoyoo7188
@lilshenoyoo7188 2 года назад
Creat work brother ali
Далее
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE
20:25
Просмотров 1,2 млн
Cute kitty gadget 💛💕
00:23
Просмотров 17 млн
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Просмотров 2,8 млн
September 8, 2024
7:15
Просмотров 4
Filmkii Kufsi iyo Qudhgooyo 2021
21:17
Просмотров 79 тыс.
Film-kii Sir iyo Caad, Part 3
20:21
Просмотров 609 тыс.
SIXIREEY FULL MOVIE
2:46:34
Просмотров 265 тыс.
FILMKA KALSOONI 4K | FULL SOMALI FILM 2023
41:59
Просмотров 240 тыс.