Тёмный

Somalida 🇮🇱israel ku Nool Yaabka aduunka  

Somali Documentary TV
Подписаться 6 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

19 мар 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 90   
@c.xamiidyare7319
@c.xamiidyare7319 Год назад
HORTA UGU HORRAYNBA XAGEE ISRAA'IIL LA DHAHAA """FREEE PLASTEIN"""💪💪💪💪
@mahaddahiromar5309
@mahaddahiromar5309 Год назад
free palestine 🇵🇸
@fardowsoabdullah1550
@fardowsoabdullah1550 Год назад
Waxa falastiin kala dhexeeya ayaa nagaladhexeeya waxaad umuuqataan niman yahuuda ay soodirsatay yahuudi waa cadawgii muslimiinta
@Sayidkhaliifa
@Sayidkhaliifa 7 месяцев назад
Allayacizak wlhi hadalkaaga imaan iyo diin ayaa kamuuqata allaha kuxafido meelkasta ood joogtidba
@operationsoffice2
@operationsoffice2 Год назад
Waxba idinka khaldan wadan Israel la dhaho majiro waa dhulkii falastiin oo la haysto
@nasrayasin4472
@nasrayasin4472 Год назад
Acuudu bilaah. Ilaahow ha na gayn. Somalidana waa inasii necebyihiin waayo falastiin ayaynu tageeena . Inkaar ku dhacday siday Ramadaan kasta masjidul aqsaa u baabiiyan. Ha u xayaysiin dadka Nacdal kortay. Qofkastoo caqli leh waa ogyay. Ethiopian badan oo isra’iliyiina waa gumaystaan ma adoo Somali /Muslim ah kuu daahayaan !
@user-qr1uk2jm8d
@user-qr1uk2jm8d 3 месяца назад
اسأل الله ان يهدينا ويهديكم
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 9 месяцев назад
Ilaahey nama geeyo uf aduunkaan u necbahay ilaahey gacanta islaamka ha ku Soo celiyo
@user-dx5ez1tw3k
@user-dx5ez1tw3k 3 месяца назад
Maxaad ku necebtahay oo kugu sameeyeen 😮
@ayaan850
@ayaan850 Год назад
bisinka waligay ismaan lahayn israil somaliba kunool 😂
@user-uv9pj3rt3i
@user-uv9pj3rt3i 9 месяцев назад
Akhlaaq,dadnimo,iyo waxyaabahan usheegayo ninkani yuhuud waxba kamayaqaano horta kitaabka quraanka ninkani mabaran ayay islatahay wuxuu aminsanyahay yuhuuda ayaa somalida kafiican koley mangaab waxkastaa kafilo dad xun yuhuud weyan dhulkuna waa falastiin ha khaldamin
@user-kd3cf3ix2m
@user-kd3cf3ix2m Год назад
wadan israil ladhoho majiro sideedaba wadanka falasdiin dhaha
@IbraahimKhaliil-rj1ih
@IbraahimKhaliil-rj1ih Месяц назад
Yahuud hanoo xayaysiin allah ka cabsada Walayal FREE Palestine mar wal🇵🇸🇵🇸
@adonallah
@adonallah Год назад
Aah waa 6 hoog hoos jooga
@saalimshariif3964
@saalimshariif3964 Год назад
Illaahey subxaanuhu watacaalaa ayaa muslimiinta dhamaantooda uga digay sheekadaas adiga hakugu koobnaato
@ibrahimabdullahi2225
@ibrahimabdullahi2225 Год назад
Muxu ilehay noga digay?
@saalimshariif3964
@saalimshariif3964 Год назад
ولن ترضي عنك اليهود والنصاري حتي تتبع ملتهم
@mohamudomar456
@mohamudomar456 Год назад
Numberka cabdirisaq walal ma heli karaa?
@user-hf4nh4hj7j
@user-hf4nh4hj7j 7 месяцев назад
Anaga io palestine isku mid ayan u nahay isku si ayay noo arkan waa yahuud yahuudna arxan maleh damiir ma lihid miya ma qof walalka muslim ah dilaya ayaa anaga noo amane subxanalah yahuud waa cadowgena alle ayana noo sheegay dhartooda qur'aan ka soo aqri qof ween oo maran baa tehee
@HoothoKhathar-dr5iw
@HoothoKhathar-dr5iw 6 месяцев назад
Free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸☝️😊
@cabdisamadjama3147
@cabdisamadjama3147 Год назад
qof nasiible baa taga dhulka barakaysan
@maryanbashiir4806
@maryanbashiir4806 Год назад
Meel aan uaqonsanahnay israiil inay ledahay ma jirto gumaystayasha xumxumi dhulka barakesani waxan uaqosanahnay inay leyihiin falasdhii تحيا شعب الفلسطين نحبكم فى الله yahudi waa gumaysi lagu beray dhulka shacabka falasdiin idinka illahyna waxaan su gaynaa farajka illahy waan xanunsan hada maqalo dhulka israiil lanuguma soo korin dhul layirahdo israiil inay jiro waxana nalagu soo goriyay inay yihiin gumaystayaal cog ku haysto dhulka barakesan inay yihiin waxaan leyahay intuu alle farajka nasii nayo sameya waxaa samen kartaa idinka hanoo la imanina dhulka israiil ledihin qalbiyadenu way dhibsan hadii laga soo tago falasdiin dhulkan wuxuu ka dhaxeyaa islamka oo dhan wayo waxa ku yalo masjidka al aqsa waana masjidkii nabiga markii ladhelminyay uu ku tugaday kuna tojiyay mala ik cadadkeda la koobi karin اللهم اعزالاسلام والمسلمين وادل الشرك والمشركين اللهم انصر اخونا المسلمين في كل مكان
@mahmoudsabeeyee
@mahmoudsabeeyee Год назад
Ngalatg dhaqan xumada ethopia dhul ka heesta orad ayaga caay isreal mxa nga galay
@youtubeqatato2347
@youtubeqatato2347 10 месяцев назад
​@@mahmoudsabeeyeehoyada iyo yuhudi kudhashay was
@user-wv8yo1fj9y
@user-wv8yo1fj9y 9 месяцев назад
​@@mahmoudsabeeyee baqti yahuudi ah
@user-hf4nh4hj7j
@user-hf4nh4hj7j 7 месяцев назад
​@@mahmoudsabeeyeeLabadii yahuud ee iska kaa dhashay ka soo wareeso waxa ilaahey u can qaabay ee dhul ugu diiday
@user-qd8sd3lj1g
@user-qd8sd3lj1g 8 дней назад
Falstin 🇯🇴 Falstin. Falstin 🇯🇴
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 9 месяцев назад
Somalidu xitaa yahuuda ma ka dhex shaqeystaan😂aar soomaaliyaa
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 9 месяцев назад
Alla somali waa ducufoobeen, maxaa Israel, idin hoos fa dhiisiyry, ,arliga waa waasac
@haninuur5404
@haninuur5404 9 месяцев назад
Xasbunallah maxaad ka qaba naysaan mesha
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim 4 дня назад
Waar yaadheheen subxanalaah oo maxa ka qabatan waligay ismaan lahayn somala israil joogta nasiib daro oo miyaa falastiin qabatan ala hoogay
@abdullaahihussein3800
@abdullaahihussein3800 Год назад
😡😡😡War waa anshax xun yahay odaygaan wah wax inaga quseya majiro kulaha stupid away muslinimidi nagala dhexeysay Palestine
@jamalyasin3327
@jamalyasin3327 Год назад
Adeer islanimada ayaa nagga dhaxeeso lkn carab is xaan nomaheeso
@user-ru8vx5qh1b
@user-ru8vx5qh1b Год назад
​@@jamalyasin3327 Carab?? War dhulkaas muslim dhan ayaa leh ee waxaad wadaan joojiya
@user-hf4nh4hj7j
@user-hf4nh4hj7j 7 месяцев назад
​@@jamalyasin3327Carab kulaha carab ya ka hadalay wax yohow carab ku qafiifay meeshan carab ma taal waxa yaal qadiyad muslim dhulkan qof kaste oo muslim ah ayaa leh waa meeshii nabiga scw laga dheelmiyay waa dhulkii ambiyada io rususha Waa qibladii koowad ee islam ka wax baro inta dadka reply uso galin
@halimosalad6076
@halimosalad6076 Год назад
Akhas akhas akhas akhas uf free falastiin
@AhmadAk-py6sz
@AhmadAk-py6sz Месяц назад
Free flastin
@MedMoud-wf2lk
@MedMoud-wf2lk 4 месяца назад
טוב
@samatarmoh16
@samatarmoh16 9 месяцев назад
Gaaajo tii udanbesay hadaa hesto dal yuhuud kama shaqesten gaalada kale ka shaqeesta
@user-qd8sd3lj1g
@user-qd8sd3lj1g 8 дней назад
ADEER. HANOO XAYEYSIN. ISRAL. ILAHAY. DHULKA. HALA. GOYEE. XORNIMO. MAJIRTEE. YAHUUD. NAGA. DHA DHICIN MEYSID. CADAWGA. FALASTIN WAA. XADAWGA. SOOMALIA
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 11 месяцев назад
I think Jewish people has right to get a land of their own.
@SomalidocumentryTV
@SomalidocumentryTV 11 месяцев назад
They don't have there in Palestine, the came it, they have it in Russia , Poland, Ireland , Wales, UK , Germany ,Ukraine Europe
@user-ru8vx5qh1b
@user-ru8vx5qh1b Год назад
Sharaf xumada wijigiina ayey ka muuqataa inaad xayaysiintaan lacag ku qaadateena wey caddahay lkn ogaada in cumri koobanyhy xisaabna ay danbeyso
@Waris668
@Waris668 7 месяцев назад
Hhh
@user-ru8vx5qh1b
@user-ru8vx5qh1b 7 месяцев назад
@@Waris668 Wax lagu quslo miyaa la sheegay wll
@halimosalad6076
@halimosalad6076 Год назад
Kan qadiyad maleh kulaha waa waaa dhuutisa kawarame
@user-hf4nh4hj7j
@user-hf4nh4hj7j 7 месяцев назад
Freeeeeeeee palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@feynusdakane9080
@feynusdakane9080 Год назад
Carad allah mamiato mad had yudud
@abdi6495
@abdi6495 Год назад
Sxb cabdirisaq number kissable isii alaab kargow ah ayaa iiga xayiran talviiv
@SomalidocumentryTV
@SomalidocumentryTV Год назад
Sxb ka Raadi facebook yarkaan ayaa soo dhigay wan soo qaatay
@Khayre369
@Khayre369 8 месяцев назад
Yuhuud
@Servant10
@Servant10 9 месяцев назад
Adeer qadyada meesha taal ma ahan carab iyo yahuud ee waa yahuud iyo muslimiin marka yaan waxba laguu waji furin oon ixtiraam been ah laguu muujin falastiiniyiinta ayaad lamid tahy
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 Год назад
Wan jeclehay inan mar ku tukado alaw no aqbal
@user-qd8sd3lj1g
@user-qd8sd3lj1g 8 дней назад
WAR. NINKANI. AMA. WAA GAL AMA YAHUUD. AQLAQ IYO. INSANIMO. KA. DHEER YAHUUDE. ALLAHA. KUSO. HANUNIYO
@user-cn4ko4ui1t
@user-cn4ko4ui1t 8 месяцев назад
Isreal ma joogtaan 😂😂😂noo soo Barta aduunka is ugu keenaynaa somaliya
@drmusadaq3274
@drmusadaq3274 Год назад
Marka hore Israel wax la dhaho ma jirtaa yaasa aqoonsan doono adi somali Dhul laboobay ku dhashay maa ka naxaaya Dhul kale OO la boobo isbaaro iyo Dhul la dhacay ayaa lagu dhalay
@cabdicabdikhalifcabdi3921
@cabdicabdikhalifcabdi3921 Год назад
Arninow israil banjoga & xuriyadban kunolahay ralina waykatahay yuhudi Adomuslinah N
@mohamudomar456
@mohamudomar456 Год назад
Saxib contigaaga ma heli karaa warbixin baan ka rabaye
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 Год назад
Masjid الأقصى Halaso boqdo wa suno
@dullasahal802
@dullasahal802 9 месяцев назад
It is called Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 9 месяцев назад
Waan tagayaa Marka la xoreeyo
@user-eb3bv6bf3k
@user-eb3bv6bf3k 8 месяцев назад
Kahornah?!!😂😂😂😂
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 8 месяцев назад
@@user-eb3bv6bf3k ka hor ma tagaayo maxaa yeelay gumaysi bay ku jirtaa
@user-hf4nh4hj7j
@user-hf4nh4hj7j 7 месяцев назад
Inaa wax ka xoreeyo ayan alle ka rajeena
@Aragsan192
@Aragsan192 23 дня назад
Carab diin ha isku hayan ku yeh oo adiga maxa tahay😂
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 9 месяцев назад
Oo hadad islmo ku dhashaan maxaad bareysaanyacni diin ahaan ileyn lagama barto diinta muslimka
@user-pc2xj7wm8o
@user-pc2xj7wm8o 6 месяцев назад
Cabdirisaaq diin tiisumaxay tahay
@Kaftan688
@Kaftan688 7 месяцев назад
Muuqalka magaalada Maba la arko, gidaarkas Meel waliba ku yaala
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 11 месяцев назад
Tel aviv Jewish city Jerusalem capital city of Palestine Halifa arab city.
@HibonuuraNuur
@HibonuuraNuur 7 месяцев назад
Waryaa dadka soomaalida jooga dhulka israel xooga ku haysato waa dad yuhuud nimo lafu dhoofiyay ooyibro ah soomaalida qaar lacagbaa hor martay yaa huu
@mamaakram7034
@mamaakram7034 Год назад
Falastiin horta maladhaqantay
@Kaftan688
@Kaftan688 7 месяцев назад
Views Raadis iyo Reer Gado
@feynusdakane9080
@feynusdakane9080 Год назад
Hadi ayficnhyi darik ucunan
@mamaakram7034
@mamaakram7034 Год назад
❤❤❤❤😮😮😮 mshlh carabta qaarkood muslimimo ku ma dhaqmaaan xitaa bidiaadnimo
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 Год назад
Warya yahuud dheh
@daviroza4700
@daviroza4700 5 месяцев назад
😂😂😂
@user-kj8ys6fc4c
@user-kj8ys6fc4c 9 месяцев назад
Hhhhhhhhh jaahil waar allehii abuurtay igaga ayaa nacdalay dadkan aan faaninayso naclad ayaa ku taala meel lama seexan kartid
@user-qd8sd3lj1g
@user-qd8sd3lj1g 8 дней назад
BEENLOOW. DADKI WADANKA. LAHAA AYEEY. SIDAN ARKAY. ULA. DHAMAAN EE. NIMACADA AAD. SHEGANI. XAGER. KA TIMID. YAHUUD MIYAA. NINKU. BAL WEYDI
@abdillahiadanissah9244
@abdillahiadanissah9244 Год назад
Better than Arab countries
@mohamedmooto-kl2du
@mohamedmooto-kl2du Год назад
Been loow yahuud waa cadaw
@khalilsaed8108
@khalilsaed8108 9 месяцев назад
Daba miidh ayaad tahiin xayasiis ayaad wadan ilahayi wax loma sheego wax na kama qarsan wax ayii yahiin Quran ka sheegay
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms Год назад
nothing is wrong it.
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 Год назад
Israil wa re bani israil ciyalkii yacquub
@SomalidocumentryTV
@SomalidocumentryTV Год назад
Lakiin waa yuhuud cadowga muslimiinta sow maahan
Далее
Штаны легионера
00:44
Просмотров 123 тыс.
Nolosha Soomaalida dalka Spain
10:15
Просмотров 77 тыс.
Dalka Muslimka ah ee ku yaala Yurub - Kosovo
16:27
Просмотров 171 тыс.
бим бам бум💥💥 типа..
0:18
Просмотров 6 млн