Тёмный

Somalida Seattle Washington iyo doorka caafimaadka. 

Hereri Media
Подписаться 280 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Опубликовано:

 

11 июн 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 28   
@JayMike-pg1le
@JayMike-pg1le Год назад
Masha Allah somalida Seattle hormarbsy gaareen.10 sano ka hor ma jirin taqtar Somali .waxay u badnayeen Amazon.,rent car and taxi driver. The new generation are emerging . Proud to be first African American pharmacy.dadaal waa gaari doonta
@harir101
@harir101 Год назад
From a pharmacist to another pharmacist. I’m Somali pharmacist with PharmD/MPH. I own Universal community pharmacy in Atlanta Georgia.
@dhalinkaabechannel
@dhalinkaabechannel Год назад
Masha allh❤
@abdikadirabdirizak2118
@abdikadirabdirizak2118 Год назад
MashaAllah Somalis are hardworking peoples❤❤❤
@yaxyeaxmed4781
@yaxyeaxmed4781 Год назад
Inzha allha maalin uun ayaan cabdi risaaqa kulmayo anigooo horomar balaadhan semayeeye ilahye igu garabgal yaa rab aamiin ❤
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b Год назад
Masha Allah mabrouk gabdhaha soomaliyed proud of you
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 Год назад
ASC Suxufiga, Ruugcadaaga Ah, Legend Cabdisalaan Hereri, Mashaa Allaah, Arin Lagu Aad Loogu Farxo Pharmacy ga, Soomaaliyeed ee Washington State USA, Hambalyo Dr.Axmed Iyo Shaqaalaha Pharmacy ga Waa GUUL
@user-ph4rp1bi6l
@user-ph4rp1bi6l Год назад
Mashallh good jobs
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Год назад
We hve another Somali pharmacy in SeaTac Seattle Washington
@ahmedmaow5710
@ahmedmaow5710 Год назад
Louisville Kentucky USA waali waa lagu sugaya herari NBA
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 Год назад
Sound is GREAT 👍
@Layla6793
@Layla6793 Год назад
Ma Sha Allah, Rabiyoow barakee
@jakuukakin1024
@jakuukakin1024 Год назад
Masha Allah
@abdiabdi4390
@abdiabdi4390 Год назад
Xalaal aah That's a Selling point
@cabdalehaybe7218
@cabdalehaybe7218 Год назад
Asc cabdi salaan fadlan su,aan iigaso jawaab barnaamijyada miyad islasugta waayo waxay ubadnaayeen beryan usa hadana 4tii bisha waxn arkayay adoo lugaaynaya haawdlamoodka xaabaale ama beerti dr ismaciil
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Год назад
Manshaallah
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Год назад
Mashalah Waa majidho
@hamse_armando6210
@hamse_armando6210 Год назад
Hore usoco hogaamiye
@sheekh_baruud72sheekh_baru68
Dofara Abddi inaga naqe
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 Год назад
Dr Ahmed somalida dhilkaa joga kala tali in aanay iska cunin antibiotic ga faraha badan leh ey Cuban sabab to ah qadashada antibiotic faraha badan leh wxy hos u dhigan difaaca jidh ka mrka kala tali
@imamjaylaani1145
@imamjaylaani1145 Год назад
Kalmada halaal waxay noqotay kalmad lagu shaqaysto,heer waxay maraysa dawadii lagaliyo!!!
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b Год назад
Because dawo xaraan ayaa jirta marka waad inaad is ilaalisaa
@Layla6793
@Layla6793 Год назад
Walal wax aanad hubin ha ka hadlin, do you know in ay adag tahay dawooyin iyoFaytamiino badan inay lee yihiin amase ku jirtaan subaqa Doofaarka so ha odhan sidaa
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 Год назад
In loo kala bixiyo alaabaha oo dhan xalan iyo xatam waban rajynyna ma xaran in an cunto rabta
@yahya-wadani
@yahya-wadani Год назад
Soomaalidu isma caawiyaan qurbaha, iyagoo og somali pharmacy inuu magaladooda ka furan yahay ayay hindi iyo Chinese pharmacy tagayaan, MA hecla in somali pharmacist uu ogaado dawooyinka ay qaataan 😂
@zakmukhtar8672
@zakmukhtar8672 Год назад
Halkaan ka daawo warbixintii Dr. Ahmed iyo doorka ay ka qaateen siiba Othello Station Pharmacy. ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-NRnigwSOTPU.html
@sheekh_baruud72sheekh_baru68
Muslim iyo dofar dadku way ka il baxen??? Kuwa dofarka cuna maku yimada mise waxad radinaysa qurbaha ka imid Af rikada an cunun Ayad ka gadaysa ??? Ta qaliga ma Muslim BA sameya 😂😂😂
Далее
Mohammad bin Salman: Prince With Two Faces
54:00
Просмотров 3,2 млн
до/после Знакомо?
00:16
Просмотров 14 тыс.
Hereri & Iceland Qaybta 3aad
23:38
Просмотров 98 тыс.