Тёмный
No video :(

Somaliland Oo Shaacisay In Ay Yeelatay Passport Casriya Lagu Tagi Karo Dalka Maraykanka Iyo Dalal 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 71 тыс.
50% 1

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Опубликовано:

 

29 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 377   
@user-wd8qo5qq2g
@user-wd8qo5qq2g 5 месяцев назад
I love you somaliland and I hope you are doing well 👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁😎😎😎💖💖💖💞💞💞💝💝💕💕❤️❤️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 5 месяцев назад
Inshallah very soon.
@nahawi1479
@nahawi1479 5 месяцев назад
Palestinian right next to your Door needs help.
@user-wx8xy5if9q
@user-wx8xy5if9q 5 месяцев назад
Guul Somaliland insha allaah ❤❤🎉🎉
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 5 месяцев назад
Adnan Adan WA Hoyada Qaran Masha Allah.
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 5 месяцев назад
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك Fariido Ilaahay ha idinla qabto
@aaminan7255
@aaminan7255 5 месяцев назад
Mansha alaah aniga waxan qaatay pasborkayo 24/6/2006 xiligaa ayaan itobiya ku tagay dhowr jeer lambarkayguna waa 1336 alx
@Hach-ir7er
@Hach-ir7er 5 месяцев назад
Runsheeg
@user-hg7jm7ze3n
@user-hg7jm7ze3n 5 месяцев назад
00​@@Hach-ir7er
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 месяцев назад
Beentii dhadiga isaaq
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 5 месяцев назад
ummadoo dhami haday somaliland isku dayaan inay wax yeelaan ma yeeli karaan waxna kuma tari karaan somaliland oo dulmi iyo baadil dhulkeedi lagu haysto . horena way u difaacani jirtay Siyad bare dharaar cad ayay dhaqaajiyeen markay qarankooda iyo dhulkooda hooyo u midoobeen issaq maantana iyagaa aan wali usoo jeedsan ee waa wada geesiyaal cise iyo cusbayahanba wali darood sida ilkaha ugu dagaalamayo minka kenyaata ilaa qabiiladi somaliland nabada ku ahaa waa la waashay maryaha la dhigtay hadana shaah lama cadayn somaliland waata shaqaysanaysaa Mashallah Mashallah hambalyo my tolkay ciisse wayne nabadgalyadiina iyo danihiina muqdisho ma taalo ❤❤❤❤
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 месяцев назад
Dhadiga isaaq muu difaacin habar awale dumar Ina askaar baa loo soo dayay 2023 dhulbahante Ina dhigay oromo
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 5 месяцев назад
daroodismi ana ila dagin oo lugo adag ku taagnayn miya saylac laan ka jari kara ? miyaa lowga imaani kara ? miya somaliland igula loolami kara ???????? besha cise wayne somaliland republic!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!Garabkiinan soconaaye geeshgayagow guulaysta guulaysta guul lagureyo guulaysta insha alah aamiin ❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💚🤍❤💪💪💪💪​
@siciidali4034
@siciidali4034 5 месяцев назад
Maamo edna adam nooloow museum ayaa la dhigayaa noloshaada oo dhan wax kale iska dhaafe ❤❤❤❤❤❤
@bishiali1671
@bishiali1671 5 месяцев назад
habartaas maxay ogtayay intii ay yaraydba hayadaha ayey ka shaqeynaysay tan 2001 74 jirsatay ayey bilow inay ubadka dala somaliya isku dirto
@abdirizakomar7491
@abdirizakomar7491 5 месяцев назад
Nin tashaday ma tamar yara somaliland Hanoolato❤
@fahiimae7336
@fahiimae7336 5 месяцев назад
Kuwa makhruuqsan ee ficilkii shaydaanka muujinaaya Xaasidnimadu waa cudur ee Allah ha idiin caafiyo. Guul Somaliland. Guul Dr. Adna Adan ❤🎉
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 месяцев назад
Munafaqadii dhadiga isaaq baladgubadle ayah 000 haa cawiso
@neimaabdi3206
@neimaabdi3206 5 месяцев назад
Masha allah somaliland guul iyo gobanimo waan Alhamdulilah ❤🇭🇺❤🇭🇺❤🇭🇺❤🇭🇺❤
@ALBERT-gq5yf
@ALBERT-gq5yf 5 месяцев назад
Masha Allah
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 5 месяцев назад
I love you somaliland and I hope you are doing well 👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁😎😎😎💖💖💖💞💞💞💝💝💕💕❤❤ from Djibouti
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 5 месяцев назад
Masha allaaah tabaarakalaah somaliland guuuul Somaliland guuuul Somaliland guuuul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 5 месяцев назад
Mansha Allah
@mohammethsuleiman9620
@mohammethsuleiman9620 5 месяцев назад
Mansha allah Ilaahay ha barakeeyo anigu waxaan ka helay scholarship Ethopia passporkaygiina waxan ku sugayaa afar indhoood passport wadankayga inaan qaaato waxay ii tahy farxad weyn sumcadiisana waan ilaaalin insha alllh.
@user-yk2oy3zq8v
@user-yk2oy3zq8v 5 месяцев назад
ANIGaaba ku tagay. itoobiya. south africa . iyo jabuuti. hadana insha allaah Taiwan ayaan kusoo dalxiisi insha alaah
@mozi3051
@mozi3051 5 месяцев назад
Meqaa lacag baa celborgka lagaa sadsadey?
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 месяцев назад
Maansha Alaah
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 месяцев назад
Adna aadan ALA HA KUVXIFDIYO HOOYO EEDO
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 месяцев назад
cadowgu warkaa ma maqli karo
@moeawale4891
@moeawale4891 5 месяцев назад
Mayee anaga ayaa Ameerika iyo Yurub oo laga ictraafsanhay maalin walba ku tugna. Bug iga dheh kkk. Ictiraafka wadanka iyo ka baasa boorkiisa maka baas boorka horeyaa. Waa wali cad.
@xudayfayare5406
@xudayfayare5406 5 месяцев назад
guul insha allah waan qaadan doona passport somaliland insha allah
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 5 месяцев назад
Mashallah Tabarikalla jamuuriyad barakeysa ee soomaaliland guuuul ❤️❤️❤️❤️❤️
@mustsfeyuusuf3923
@mustsfeyuusuf3923 5 месяцев назад
M. A guul soomaaliland i.N😊
@yasminabdinoor943
@yasminabdinoor943 5 месяцев назад
Mashaallah 🥰
@user-wx8xy5if9q
@user-wx8xy5if9q 5 месяцев назад
Guul Somaliland insha allaah ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww 5 месяцев назад
Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo somaliland keep going keep
@umalkhyremohamed5308
@umalkhyremohamed5308 5 месяцев назад
MANSHA ALLAH HOORA LOO SOCONAYA
@fathiahussein7135
@fathiahussein7135 5 месяцев назад
Dadkayaga Allahayow noo barakee
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 5 месяцев назад
Ducada badiya waa jimcee waa ayaamii khayrka qabaye, Amiin Amiin Alle haynoo bara keeyo
@user-sm6nz6pf1t
@user-sm6nz6pf1t 5 месяцев назад
ManshallAh guuul inshallAh am very glad d.d.d.Alle hayno barakeyo
@NimcoNuura-cx5pw
@NimcoNuura-cx5pw 5 месяцев назад
Masha’Allah tabaraka’Allah
@user-ie8ws3hj1m
@user-ie8ws3hj1m 5 месяцев назад
Qaranka qaranka qaranka passport iyo hal qabiil xishooda
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 5 месяцев назад
Masha allah
@CamuudAwed
@CamuudAwed 5 месяцев назад
Masha Allah waa guul iyo gobanimo Jamhuuryadda Somaliland
@abdulahiali5051
@abdulahiali5051 5 месяцев назад
Guul somaliland 👍🏼💪🏻❤️👍🏼💪🏻❤️👍🏼💪🏻❤️👍🏼💪🏻❤️👍🏼💪🏻❤️
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 5 месяцев назад
Maanshalaah guul soomaliland
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 5 месяцев назад
Maasha Allah guul iyo gobanimo somaliland
@naima854
@naima854 5 месяцев назад
Maraykanka wa lagu tagay ingiriiska wa lagu tagay. Wanan hubaa masha allah guuuul insha allah soomaliland ❤ ❤❤❤❤
@Youyeah.
@Youyeah. 5 месяцев назад
Waa horumar inba caadi hayn wow!
@user-yk2oy3zq8v
@user-yk2oy3zq8v 5 месяцев назад
hal adkeeyo passportka imaaraadka waalagu tagaa yey cidwalba iska qaadan
@FarxiyaCarab-fh6mh
@FarxiyaCarab-fh6mh 5 месяцев назад
Ya u baahan xagu ka shaqeya
@abukarmaxamed5376
@abukarmaxamed5376 5 месяцев назад
hhhh hhh yaana la idinka xadin
@xasannuux5275
@xasannuux5275 5 месяцев назад
Mansha allah
@user-mv2mf5mh7d
@user-mv2mf5mh7d 5 месяцев назад
Ayeeyo beenta iskadaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 5 месяцев назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ maansha ALLAAH maansha ALLAAH maansha ALLAAH ❤❤❤❤❤❤❤
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 5 месяцев назад
Masha Allah Guul Somaliland horumar wayn ayay Somaliland wadaa💚🤍❤
@Seed2494
@Seed2494 5 месяцев назад
Msh allh
@user-yp7by7fs7k
@user-yp7by7fs7k 5 месяцев назад
guul somaliland
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 5 месяцев назад
Maashallah ❤Allah ya xaaf Somaliland.
@hassandaher3563
@hassandaher3563 5 месяцев назад
Masha allah dowlada Jumuhuriyada somaliland ee barageysan guuuul guuuul guuuul 💪 💖 ❤
@manaalapdi1464
@manaalapdi1464 5 месяцев назад
Masha allah so Amazing ❤️💋
@user-ns5tz3ju2i
@user-ns5tz3ju2i 5 месяцев назад
Msh alaah tabaaraaka raxmaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@alinuromer5876
@alinuromer5876 5 месяцев назад
❤ Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah ❤
@SuhaybAhmed-kv2iv
@SuhaybAhmed-kv2iv 5 месяцев назад
Guul somaliland waa in aan qaataa ❤❤❤❤❤❤❤ Passportiga jsl
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 5 месяцев назад
ILAAHEY HOOYO ADNA AADAN ISMAIL JANADA HA GEEYO AMEEN AMEEN AMEEN
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab 5 месяцев назад
Anigu waxaan ku tege Ethiopia
@sophiaomar7875
@sophiaomar7875 5 месяцев назад
Guleysta Somali land ❤
@mawiidcali6786
@mawiidcali6786 5 месяцев назад
Waxa. Ugu safray passport somaliland Addis Ababa ❤
@VivasomalilandSNMQUEEN
@VivasomalilandSNMQUEEN 5 месяцев назад
Mashaa Alaah somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@siciidali4034
@siciidali4034 5 месяцев назад
Walo weynta iyo daaroodkan aan qadayn maxaa ka galay dadka reer somaliland tiina ka shaqeeya noloshii ayaa idinku liidata hadan somaliland news ayuun baad saa u raadinaysaan walee dadka wax naloo saar 😢😢😢😢
@munirkh
@munirkh 5 месяцев назад
Waa guul iyo tiir weyn oo ka mida tiirarka qaranimada, waar hoy ha lagu fara adeygo somaliland waad arkeysaan halkey hiigsaneyso maanta. 1991 baan is dhex taagey badhtamaha Hargeysa, Suma walaahi waan garanwaayey iney tahey hargeysadii ka horeysey 1988 iyo in kale… dhalinyaroow idinkaa hada haya fursadii na dhaaftee ku guntada adeeer.
@user-jd2hf5bl2z
@user-jd2hf5bl2z 5 месяцев назад
Hhhh
@iftin2024
@iftin2024 5 месяцев назад
​@@user-jd2hf5bl2z😭😭😭😭😭😭 don't be jealous 😂😂guusha somaliland.
@aminafgh2127
@aminafgh2127 5 месяцев назад
insha allaah waynu ka raysan bahalkii faashilka ahaa ee faqshtu haysatay
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 5 месяцев назад
@@user-jd2hf5bl2z Maasha Allah Alloow noo barakee
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 5 месяцев назад
@@user-jd2hf5bl2z isha xaasidka kabaxa kabaxa somaliland
@somdhise
@somdhise 5 месяцев назад
Landers✊️💚🤍❤️
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 5 месяцев назад
Maashalla guuul baasoirka soomaaliland hambalyo hambalyo guuul qaranka soomaaliland
@AnmTV3329
@AnmTV3329 5 месяцев назад
Maasha allah maama Adna waa maama Qaran waa geesiyad islaantaa taalo udhisa
@sudaysicaydaruus
@sudaysicaydaruus 5 месяцев назад
Masha allah❤
@Degmociise123
@Degmociise123 5 месяцев назад
🥳🥳🥳🥳🥳💪🏾✅👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻Alhamdululaah 🤲🏻
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v 5 месяцев назад
dee waa dublumaasida kaliya ee cidwalba maahan. wadani yaan lasiin baasaboorkan sumcadday naga kharibayaan waa cadawga Somaliland.
@axmedismacil6919
@axmedismacil6919 5 месяцев назад
Guul iyo gobanimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedmahamuud5464
@ahmedmahamuud5464 5 месяцев назад
Mnshalaah 🎉🎉
@aliabdi3689
@aliabdi3689 5 месяцев назад
❤❤❤❤guul weyin weye mansha allaah
@aminajama160
@aminajama160 5 месяцев назад
Mansha Allah Somaliland
@Kw58437
@Kw58437 5 месяцев назад
Manshallah
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 месяцев назад
Beautiful passport ❤❤❤
@Diidii22665
@Diidii22665 5 месяцев назад
Hhhhh 😂😂😂 laascanood ku tag
@Ss-kl1hz
@Ss-kl1hz 5 месяцев назад
Baasaaboorka Somalia waa FAKE, booshari kasta ayaa lagu sameeyaa. Kan Somaliland waa baasaaboor isku haleyn leh, aduunyadu la macaamili karto.
@bishiali1671
@bishiali1671 5 месяцев назад
yaa sameeya beenta intaa le'eg eeg, meed sameeysatid markii aad garowe u soo yaaceyseen
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 5 месяцев назад
@@bishiali1671 waanu haysanay qaar waqsh dabada kaleefa uun baa soo doonan jiray
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 5 месяцев назад
kkkkk wallee adnoo dad u necbtihiin baan kuu soo doonan
@AnazHandulle
@AnazHandulle 5 месяцев назад
War meeshu weey socotay
@saidmussa6461
@saidmussa6461 5 месяцев назад
Ictiraaf ayaa ka horeysa nin muqayil ah oo marqamsan ayaa lagu qabtey passport bug ah oo yiri somaliland ayaan ahey waa lagu qosley
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 5 месяцев назад
Dr's Adna Aden dhakter iyada Nafteeda ayaan qirsanahay inay Somaliland hadday qof noqon lahayd waa mulkiilaha dirica ugu weyn markay tahay yaa furinta hore ku jira difaaca Qarankan cid isku dhererin kataa ma jirto waa mucjiso hanuuniso qaali ah waa qofka ugu wax qabad badan abid ilaa 1961-kii inqilaabkii AUN Xasankeyd iyo sarkiishii la waday waxay samaysay iyadoo dhawr iyo toban keliya ah ilaa maanta way ka gaboobi la' dahay shaqo dhalinyarooy in badan oo idinka mid ahi waad hurudaan hurdo culus !
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 5 месяцев назад
Islaanta taariikhdeeda maxaad ka taqaan? Cigaal inuu qabi jiray ma ogtahay? Markii la xiray Cigaal iyadoon la furin inay nin kale raacday ma ogtahay?
@jibrilaliaato8344
@jibrilaliaato8344 5 месяцев назад
Abaaha iyo somaliandka waas
@neimaabdi3206
@neimaabdi3206 5 месяцев назад
Mamo qaali ale ha ku xafido aamiin aamiin yaa rapi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@qassima317
@qassima317 5 месяцев назад
35 Sano beey dheheeysay passport Ethopian baad ku dhooftan kafta naga XAMAR wa muqadas😂😂😂
@IgaranMahda-ux1mk
@IgaranMahda-ux1mk Месяц назад
Mazha allh waa Horumar noso kordhay🎉❤❤
@guledjirde2818
@guledjirde2818 5 месяцев назад
Aslcaleykum maansha alaah Maansha alaah Maansha alaah alxamdu lilaa guuleysta guul.iyo.gobanimo ilaahow cadawga umada Reer Soomaaliland cadawgeena jebi aamiin aamiin aamiin yaarabi guuleysta inshalaah umada Reer soomaaliland ciidanka qaranka umada Reer soomaaliland guuleysta ilaahow cadawgeena jebi aamiin aamiin aamiin aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guuleysta.
@qooqane65
@qooqane65 5 месяцев назад
waaaaaw
@user-yr7vq6pd8w
@user-yr7vq6pd8w 5 месяцев назад
Masha Allah guul somalilnad
@Ayan-ru8xl
@Ayan-ru8xl 5 месяцев назад
Beenta 32 sano ma niigu filnaaweeydey beenta joojiyay
@yousufabdi74
@yousufabdi74 5 месяцев назад
Beenta iyo runta ma kala taqaan horta adigu
@QadhqadhDheraada
@QadhqadhDheraada 5 месяцев назад
deeda kale islaan wayn oo ayaydaa oo kala ahbaad waxxaakula hadlaysaa mee dhaqankii sòomaaliyeed iyo dhaqankii muslinimo
@abdihasan6050
@abdihasan6050 5 месяцев назад
😅😅😅😅beenland ku so dir muuse biixi wilkiisa😅😅😅
@Galaal.channel
@Galaal.channel 5 месяцев назад
Adigu wad ku tagi karta waayo dawlad ayaad ayaad afyaheen utahay lakin anigu maku tagikaraa
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 5 месяцев назад
Aday ku jirtaa faqsheey hadaanad baasaa boorkiina ku tegi karayn
@khadraahmed3940
@khadraahmed3940 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@SUTIGASHAAN
@SUTIGASHAAN 5 месяцев назад
Mash'Allah Tabarak'Allah Insh'Allah guul, horee u socood iyo horoomar taam'ah, passportka somaliland calamkoo'dhan ba so dhaweynaa maanta Insh'Allah Bi'iidnilah guul, midnimo iyo gobanimo, et le monde entier vous attendent avec les pieds ferme, et tout en collaborent et travaillent de manière bilatérale et amical avec le reste du monde
@Hurshe
@Hurshe 5 месяцев назад
Cajuuso beenta dhaaf Berbera aad ku tagtaye iyo Burco oo kaliya
@user-hw1mh7ht8t
@user-hw1mh7ht8t 5 месяцев назад
Maashaa alaah❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 5 месяцев назад
anigu waxan arkay wiil ku socda maraykan sitana passborka somaliland
@QadhqadhDheraada
@QadhqadhDheraada 5 месяцев назад
maxaad se soomaaliland ugu ogo lAan la adiin faraxad ma dhul aad leediin bay idinka haystaan mise dhulkoodaa u quuudhi la ad
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 5 месяцев назад
Habartu waxay usoo fariisatay inay baasaboor sharaxdo, ma citiraaf raadinta qayb ka mid ahbaa?
@aminaosmanawad8575
@aminaosmanawad8575 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdicasismaxamed2172
@abdicasismaxamed2172 5 месяцев назад
Hooyo adaa aadan
@Mideye157
@Mideye157 5 месяцев назад
Kkk Xagu ka shaqayn. Wa passporkay xududa SSC kaga talabi lahayeen hadi loo ogolado
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 месяцев назад
TAASI WAXAY KU TUSAYSAA IN ADUUNYADU KA DHARAGSAN TAHAY XAALADA SOMALIAND IYO SMSLIYA ITALYAANA
@Siciid22
@Siciid22 5 месяцев назад
Mashllh alxdulilh❤😂
@user-mb2ob6kg8z
@user-mb2ob6kg8z 5 месяцев назад
Iyo citiraf ba ukeneyaa mbc
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 месяцев назад
WAA IN ADNA AADAN LAGU MAAMUUSAA ABAAL MARRIN QAALIYA
@Sakariyecaska
@Sakariyecaska 11 дней назад
Xaruuntu waa halke wll ❤❤
@jarose4876
@jarose4876 5 месяцев назад
Illahay warbahinta somalind ayaa hoos u dhigtay maxaad barmamijkan mihiimka ah mar hore u duubi weydeen
@khaliilmaxamed2165
@khaliilmaxamed2165 5 месяцев назад
tani socotay walee
@abdifatahismael4073
@abdifatahismael4073 5 месяцев назад
Galadi waxa nagu gumasansa password balse allowu somaliland guul kayeel abeed anu galo kamarane
@Mo_gunner101
@Mo_gunner101 5 месяцев назад
Dad dano laga leeyahay oo invitation loo soo diray marka laga reeebo qof shacab ah oo iskiiii u socda keena oo ku safray.
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 5 месяцев назад
TOBANKII SANO EE UGU DAMBEEYEY WAA LAGU SOO GELAYEY WADANKA MAREYKANKA HADEER DHAMAAN REERAHA LOO XEREEYO VISA HA MAREYKANKA WAXAA LAGU KEENA SOMALILAND PASSPORT MARKA WAA IN AAD LOO ADKEEYA QAADASHADA PASSPORT KA SI LOO ADEEYO SUGNAANTA SOMALILAND PASSPORT
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 5 месяцев назад
ASC. Basabooraka. Ku. Faanaso. Waa. Cashuuratii. Laaga. Qaadi. Jiiray. Waa. Haanatiidi. Inaga. Dhaxaasay. Jaahiilina. Yaa. Naaga. Reeba. Koolaadan. Bis
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 5 месяцев назад
Allii satirka haayoow mukulaasha madoow ee mawda uun nagu hays iyo maraboobtan na boobtay maruun maad naga reebtid adigaa ah macbuude
Далее