Тёмный

Somaliland Oo Walaac Weyn Ka Muujisay Hubka Ay Masar Siisay Somaliya 

SAAB TV
Подписаться 498 тыс.
Просмотров 2,3 тыс.
50% 1

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Опубликовано:

 

22 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 23   
@hajii2033
@hajii2033 2 часа назад
saab tv bad tv
@HamiSare
@HamiSare 2 часа назад
Qaylada yay idinka dhamaan Hubkaan waa kii kooxaha khawaarijta looga xoreyn lahaa somalia sidoo kale amxaarada looga difaaci lahaaa
@Hamza00001
@Hamza00001 51 минуту назад
lakiin amxarta xageh loso maraya maa adis abeba misa gojacadee
@HamiSare
@HamiSare 20 минут назад
@@Hamza00001 goojacade maxa meesha keenay ?
@abdullahiabdikadir6652
@abdullahiabdikadir6652 2 часа назад
😂😂😂 somaliland warkeda ye waax ugu fadiyaan waa anu dahay waxan canbarinaya amiraca 😂😂😂😂
@AbshirMohamudmaxamed
@AbshirMohamudmaxamed 2 часа назад
Ssc ba kama hadal e maad xishotan😂😂
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg Час назад
Caac somaliya waa dawlad adunku aqonsanyahaye qudhamiye siysadisi urayse ayaa waxa kentaye
@khmahamed2569
@khmahamed2569 2 часа назад
WAXAY HUB HAYSO HAKEENTO WAXAY BEESHA CAALAMKU WAX UGU QABAN WAYEEN ANAGUNA WAANU KAJAWAABI DOONA
@HamiSare
@HamiSare 2 часа назад
Dhulbahante soo dhaafa Waxbaa baalahayga yaacay Xitaa hadii hub lagu siiyo waxa kaa furanaya Dhulbahante
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 2 часа назад
𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐥𝐚𝐚𝐬𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐚𝐥 𝐬𝐡𝐚𝐛𝐚𝐛𝐭𝐚😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@abdirahmaanmohamed1582
@abdirahmaanmohamed1582 2 часа назад
Calaacal muuse biixi
@saami8150
@saami8150 Час назад
Waa wax lagu qoslo runti mamulka somaliland inuu idhaho hubka somalia la keenay xisad ayuu ku abuurya gobolka wa masul ka ah somaliya , dalka iyda ka masul ah dowlada federalka somalia,
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 2 часа назад
Waa dad waalan... Maxaa idika galey hubka Somalia lasiiyey ee lagu difaacayo cadowga madow ee Ethiopia
@abdirisaqhasan8118
@abdirisaqhasan8118 Час назад
Nacalad inku dhacaday
@MohamedAbdulahi-l5s
@MohamedAbdulahi-l5s 2 часа назад
Maxa ka galay ileen mar walbo waxay rabaan in lala ficiltamo ama lala doodo
@Saajac2024
@Saajac2024 2 часа назад
waa ruuntaa waan yabaa nahaay
@najeepjabriil5262
@najeepjabriil5262 2 часа назад
Dabadhif warkisa wu dhamade
@Saajac2024
@Saajac2024 Час назад
Abiyee axmed u sheegaa oromoow
@xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy
@xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy 2 часа назад
Beesha caalamkee ee la hadlooyaan Kuwa kunool bisha dusheedaa mise kuwa kunool Mars Waxa aan ogahay beesha caalamka ee kunool dhulka Iyagaa hubka kusoo daabul gareenooyo somalia Ma ogi hadoo la hadlaayo beesha caalamka ee kunool dhulka banaankiisa cirka aa kawadnaa
@Xiirey2013
@Xiirey2013 53 секунды назад
Hubkan oroma lagu ladagaalanaa isdajiya wllahen gobalada waqoye
@jaangaalii2621
@jaangaalii2621 35 минут назад
Muuse adi laguuma sosocdo ee isdaji
@MuuseSheekhmaxamuud
@MuuseSheekhmaxamuud 6 минут назад
oromadii ba kadhax hadlaysa
Далее
People Cling To Trees As Typhoon Slams Into Shanghai
00:34