Тёмный

"Waxaanu dhisaynaa cidda aan u aragno inay dan u tahay dalka" Boqor Buurmadaw 

SAAB TV
Подписаться 498 тыс.
Просмотров 5 тыс.
50% 1

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Развлечения

Опубликовано:

 

22 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 18   
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk 35 минут назад
Waa sax cida wadanka u dan hala dhiso dadku maanta wey soo jeedaan cid la qaldayaa ma jirto
@MaryamaSaleebaan
@MaryamaSaleebaan 2 часа назад
Ilahay somaliland cadawgeeda hajebiyo somaliland guul guul somaliland ilahay cadawgeena ha jebiyo kuwa waalan ee dhexdeena ku jira ilahay sharkooda hanaga qabto
@suadfarah5701
@suadfarah5701 Час назад
Kudaafad Madow!
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 2 часа назад
Buur madow haduu taageeriwaayo kaah iyo wadanni waxaa cadaan doonta inuu yahay caadaqaate runtii wuuna fashilmidoonaa insha allh
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 часа назад
Alla maxaad iska hadashay, haduu rabo inuu caada qaate noqdo wuxuu dhisi Muuse Biixi oo aanay isku mabda'a ahayn... Markaana cimaamadu way kadhacaysaa Bro🙏
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 Час назад
@@Ahmed_Rainfall.10 Muuse iyo Faysal Wadanimadu waa ka run ee inaga Ilaaliya Xusbiga Huwan kalkaalka ah ee wadani Muuse waa geesi Lahubo
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 Час назад
@@fadumogedi7423 Cuqdad wax aan ahayn kuma arag anu iyo inay umada cadow inooga wada dhigaan, inagoo tamartaa leh🙏
@intizarmohamed634
@intizarmohamed634 Час назад
Boqor buurmadow mana buko mana wala Alhamdulilah
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 50 минут назад
Ha hordhicina wuxu Boqorku maaganyahay....isaguba wuu garanayaa oo ogyahay xagga ay dabaysha isbeddelku u socoto!!
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 часа назад
Boqor Buurmadow haduu dhaho Muuse Biixi ayaan dhisi, Cimaamadu way kadhacaysaa🙏
@AliAwadYonismohamed
@AliAwadYonismohamed Час назад
Ma odhan karo hadaanu habarjeclo nahay waxaan leenahay viva wadani lagama yaabo inaanu cod siino mar danbe kulmiye I love 💓 wadani
@nugaal012
@nugaal012 25 минут назад
@@AliAwadYonismohamed Buurmadow wuxuu raacayaa cida Jamhuurka Shacabka Habarjeclo taageerto. Hqbarjeclona shacabkeedu waa Kulmiya. Kolayba Wadani cod badan kq helimqayo HJ laakiin UCID way ka helaysaa.
@AliAwadYonismohamed
@AliAwadYonismohamed Час назад
Waa hadal cad
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 33 минуты назад
Sacad yoonis iyo biciido miinadaad dhexdhigtey horta ka qaad
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 35 минут назад
Ninkani waa fadlan lacag ku shubo muusaana ku shubtey 250000 ayuu ku shaqo galey lasocda
@ibrahimibrich9566
@ibrahimibrich9566 Час назад
Cumamadu wee ka dhacaysa hadu wadani oo cadawga dalkan ah u tageero . Meshu waa afti manta somaliland maad rabtaan misa ma rantaan
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 Час назад
Buurtu waligiisba cimaamad xoor iyo kutub xoor buu ahaa. Farmaajo team isaga oo u ciyaara ayaa la ogaaye yaa laacibkan soo iibsaday ma muuse shaani mise wadani???
@abdikari2574
@abdikari2574 Час назад
@ibrahimibrich9566 Caac. Muuse soo noqonmaayee calool baahaneey cawradaada dedo!
Далее
БЕЛКА РОДИЛА КОТЯТ#cat
00:20
Просмотров 413 тыс.
ИСЧЕЗНИ ВОДУ ДО КОНЦА
00:43
Просмотров 583 тыс.
Всему учить нужно
0:16
Просмотров 2,4 млн
Соли для лица 🤣 | Зубарев #shorts
0:10