Тёмный

Somaliland Xaqbay U Leedahay Inay Ictiraaf Hesho Prof Ahmed Ismacil Samatar Oo Markale Hadlay 

Hamze Hariir
Подписаться 31 тыс.
Просмотров 2,5 тыс.
50% 1

Somaliland Xaqbay U Leedahay Inay Ictiraaf Hesho Prof Ahmed Ismacil Samatar Oo Markale Hadlay

Опубликовано:

 

19 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 24   
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 Месяц назад
Faqasheey dhagaysta ilaa shalay waxay qalibayeen hadalkii Ahmed ismail samater ,somaliland qof hadalkii kuma waayayso ictiraaf ,nafis baa ka dhigataan hadal qof yidhi somaliland maaha wax Been ku dhisan waa dawlad sees adag ku taagan ,dagaalo sokeeye oo laba sano socday ,iyo kuwo sanad socday ayaanu ka soo gudubnay ,waxa la wada ilaashado oo naga dhexeeya ayaa jira
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 Месяц назад
Professor, I understood your point from the beginning, but you always remembered your audience are in African mindset not western 😢.
@art_lto2450
@art_lto2450 Месяц назад
𝐋𝐞𝐠𝐞𝐧𝐝✨🇩🇯🙌
@SouleimanAbdi-rx5nw
@SouleimanAbdi-rx5nw Месяц назад
Waxaan ahay dawaade si weyn kugu xidhaan, waan kugu hambalyeynaya sida aad dadkaag uga xaqabtirto wararka jira. Waxaana kugu tilmaami kara nin wariye ah, khibrad uu leh warbahiinta weliba "Archiviste" ah amaba kaydiye waana shaqada ugu wanaagsan weeyi shaqada aad hayso. Je t' encourage beaucoup!.
@hamzehariir
@hamzehariir Месяц назад
Souleiman walal aad bad u mahadsantay guulayso👏
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Месяц назад
WAA TUUG TUUG DHALAY OO QARANKA SOMALILAND CADOW KU AH MARNA UMADA REER SOMALILAND YAANEY AAMININ QOFKA WAALAN EE XITAA AAN ILAAHEY AQOON MARA QALBIGIISA KUMA JIRTO WAX SOMALILAND LA YIDHAAHDO AYNU ISKA DEYNO ILOWSHIINYO DHOWAANTA INA SAMATAR WAA CADOWGA QARANKA SOMALILAND
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan Месяц назад
Calmaan waa bilaa diin iska ilaali walaal
@AxmedmaxamedGarbo
@AxmedmaxamedGarbo Месяц назад
Cajiib duqa waa cabsaday waabahdil tanoo kale.
@aadanmahamoud3762
@aadanmahamoud3762 Месяц назад
Sxb waxan ka mid ahey saaxiibada kugu xidhan wanad ku mahad santey barnaamijyada aad halkan noogu soo gudbisey
@hamzehariir
@hamzehariir Месяц назад
Mahadsanid saxiib soo dhawoow🙏
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k Месяц назад
Wadigilaha mahelaiso somaliland gormad walantahay😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Месяц назад
WAA CULMAANI AAN ILAAHEY AQOON MARA YAAN LA AAMININ WAA SIDEETAN JIR AAN ILAAHEY AQOON
@abdisahalqaylo8812
@abdisahalqaylo8812 Месяц назад
Barafasoorku dadka wuxu markii hore kula hadlay luqadii aqoonyshanka oo way fahmiwaayeen imminka ayuuse u jilciyey ,runtii waa siyaasi mudan in wax lalaqabto
@qalanjoxasan4209
@qalanjoxasan4209 Месяц назад
Markeebuu waalanya hay ma imika mise markii hore
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Месяц назад
shalay wuu cabsanaa madaxa siduu uruxaayay miyaanad arag ama dawada depression baa ka dhamaatay ama ilaaway oo aanu cunin sidii caadi kumuu ahayn
@gelehildid4797
@gelehildid4797 Месяц назад
Hooyadii hooyadii muxu ku yishi.... hooyaday iyo Abtigeey xoogsade ( WAAN TEGI LAHAA GABILEY AASKOODII BALSE WAXAY KA DHASHEEN REER.. REER. REER XUN XUN. XUN. ??????????.
@shaaficimaxamuud4109
@shaaficimaxamuud4109 Месяц назад
Isaaqu ma aha malaa iik ee baahi weynbaa taala hargeysa iyo meelwalba
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Месяц назад
dadku ma wada baahna laakiin roob day baan dadka wada gaadhin waa nin iyo waagii weliba isaaq dadka u ladan bay ku jiraan
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up Месяц назад
Isaaq waa somalida daad kaa uku lacag badaan ee uku maalgabaysaan geska africa iya oo dowlado dhaqaaleh kaa heelin xiita dhuul somali degaan uu laheeen aya laaka heeling isaaq qaanacsato ah
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Месяц назад
@@HamzeMed-py6up berigii isaaq u qaxeen ayay Itoobiya ayay iboobiyaankii ka yaabeen isaaq wallah waxay u bixiyeen isgaabeerkii lacagta oo ayka wadaan ilaahii lacagta ilaahay inlagu metelo ma fiicna laakiin lacagtooday ka yaabeen markii danbe Soomaliya ayaa laga soo qaxay oo ay ka yabiin oo ay yidhaahdeen Somalidan iyo soomalidii hore isku soomali maaha oo ay kirooyinkii kala baxsadeen tilofoonadii ka qarxiyeen taxi gii lacagta kala baxsadeen wallah waa laba qiso oo dhaba
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem Месяц назад
Somali da kale waa shubo ano Ethiopian kayabay kartida somaliland ledahy lkin benta iska gorma ilahy Lydhin odhanjiray ilahay waa kaligi
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Месяц назад
@@TewodrosBethlehem waa gaalo wallahi waxay odhan jireen markuu isaaqu sooqaxay isgaabeerkii lacagta weeye isaaq waxay ka yaabeen lacagta dadkan soo qaxay weliba waxba itoobiya lamay gelin dad kaasi isaaqu carabahuu waxa ku haystay berigaa markiiba dadkoodii way usoo direen lacag
Далее
They got a Golden Buzzer 🤣✨
00:46
Просмотров 13 млн
WAREYSI PROFF AXMED ISMAACIIL SAMATAR
20:14
Просмотров 2,5 тыс.