Тёмный

SOMALIYEY FADUMO BURANBUR WARKEDU WAA DHANBAL WAX BADAN BEEY TABANEYSA PLEASE SHERE LIKE SCBSRIBE??? 

HAFSA AHMED QORGAAB CHANNAL
Подписаться 49 тыс.
Просмотров 52 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 113   
@barwaqohussein538
@barwaqohussein538 Год назад
Aamiin ilahay ha kuu soocekiyo awlaadaada hana xafido culimo ayaga oo noqday alle ha kuu soo celiyo
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Год назад
Rabbiyoow Awlaadeda uxafid Awoodaada ugu soo nabad celi Yaa RABBI Aamiin yaa Rabbi. Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbaadi Aamiin yaa Rabbi.
@Kaartomo
@Kaartomo Год назад
Waxaan sugaynaa maalinta aad farxi doonto insha Allah hooyo soomaaliyeed oo adag baad tahay Rabi ha kuu soo dadajiyo maalinta aysan farxad kuu dhimmanayn
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 Год назад
Ilaaheey waxaankabaryay gurigii fircoin Nabi buuse oo kusookoray Camal rabi hakaaga dhigo
@fadumohussein9380
@fadumohussein9380 Год назад
Fadumo masha allaah ha ujoojin somalida xasid ah🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@sucdihussein7533
@sucdihussein7533 Год назад
Mash/Allaah wallaahi xasid ma liibaano Abaayo Alle aya ku xafiday wana ku so noqondoonan sh/Alaah🤲🤲🤲💕💕☝️☝️☝️
@somalilandsomaliland2392
@somalilandsomaliland2392 Год назад
Maashaa Allah cadawgaaga Allah ha ja iyo wllo.🎉❤❤
@bushaarobaroot9268
@bushaarobaroot9268 Год назад
Walaalo qali qurux ciidna haaw joojin
@hamdiabdulle3071
@hamdiabdulle3071 Год назад
Masha Allah fartuuney Abaayo niyada qeyr usheeg ❤❤
@aminomuqtaar2086
@aminomuqtaar2086 Год назад
illahay ha ku karaameeyo maashaa allah illahay idinka iyo caruurtiina ha idin xafdiyo
@khadroahmed7336
@khadroahmed7336 Год назад
Maasha allaah abaayo hadana waad guulaysanee insha allaah
@saidoabdulahi853
@saidoabdulahi853 6 месяцев назад
Mansha Allah Allah kucaawiyo
@aminabarre1727
@aminabarre1727 Год назад
Fadumo walaalo waxaa ilaahay wuxuu kuugu deeqay hadiyadaha ugu waaweyn mid kamida,waa qalbi dahaba oo aan weligii maaroobin,keep go forward.
@ashaoamr1434
@ashaoamr1434 Год назад
MashaAllaah abaayo gabar fiicanbadtahay Allaah haku Barakeyo
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Год назад
Walashay xafsa Sidee tahay wllo Alle SWT ha idin xifdiyo adiga iyo caruurtada, ayagoo nabad qaba Alle hakuu soo celiyo adiga iyo intii muslim ah ee laga haysto caruurtooda, Aamiin Aamiin Aamiin❤❤
@dhoolfashion3210
@dhoolfashion3210 Год назад
Faadumo abaayo hadey iskugu ka tagan waxba kama qadi karan Allah haku caawiyo Caruurtada haku xifdiyo meel walbo ay joogan
@ubahali-be7ls
@ubahali-be7ls Год назад
Allah weyn naxariistiisa waasaca ah hanasiiyo soomaaliya saan unahay Aamin Aamin .
@MOHAMADJanan-ss4sy
@MOHAMADJanan-ss4sy Год назад
ASC SCW ❤️ SCW ❤️ WALAAL ALLE HAKU BARAKEEYO AMEEN YAH RABBI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 THEN XASIDIINTA HORE UGA SACO FROM COPENHAGEN 🇩🇰🇪🇺🇲🇵 HOME TOWN LASANOD VIVA 🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🦁
@warish9081
@warish9081 Год назад
Abaayo farxad baa kuu danbeyn inshaa allaah muminka aduunkaa lagu imtixaamaa kher badan baan illaahay kaaga rajeyn inshaa allaah 🥰🥰😀
@maryamfarahw9773
@maryamfarahw9773 5 месяцев назад
abaayo isha Allaaha xaka stan ku saqirmaya waliba tabesda wanahan waxika gactadan ku sohaliyo 🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@kaltunmohammed9821
@kaltunmohammed9821 4 месяца назад
Waa run
@saciidoshaxmed2949
@saciidoshaxmed2949 Год назад
Faadumo walaal alaha kuu xifdiyo aaw laadaada alaha kuu qalbiga Kuu adkeeyo aamiin
@ibrahimayan477
@ibrahimayan477 11 месяцев назад
Machallah waw kali dumar
@dhaqandahir7749
@dhaqandahir7749 Год назад
Subxaanallaah waa cadawka Allah kamagenka kallnaay
@Janno190
@Janno190 5 месяцев назад
Qofkasta oo xumaan Ka shaqeeya illahay ayaa Ka gooya waayo adiga illahay ayaa ku qadaray in ubadka lagaa qaado laakiin illahay hakuu soo fududeeyo qalbigana alle hakuu qaboojiyo dhibka alle hakaa saaro soomaali faaiido malaha waayo qokooda lists Ayay ku wiirsadaan illahay hakuu ‘hiiliyo’ waxana haka sheekayn waayo somali illahay ayaa qancin Kara Diana waxbaad xasuusanaysa qalbigaa Ka ooyaysaa waan ku ducaynaynaa
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 Год назад
Mashallah alle ha ku caawiyo sister
@sahraisaaq5854
@sahraisaaq5854 Год назад
Alle caqligaga iyo iimaanka haguu siyaadiyo alle ubadka alle haguu xafido alle hagu so nabad noqdaan
@aminaduale7604
@aminaduale7604 Год назад
Ilaahay hu kaaga soo qaado Inshalaah
@kaltunmohammed9821
@kaltunmohammed9821 4 месяца назад
Waaxanuun faduma samir
@ashoadanali9893
@ashoadanali9893 9 месяцев назад
Asc fadumo majiraa qof aad wax isdhadeen makudhihikaraa Cafiswaydiiso waxmakaadhibeyso insha Allah
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 Год назад
Gaalaa dhabarkooda muslimiin ilaaheey kabeeraahe Rabiyoiw waa muslim muslimdhalay ilmahaase nooxafit
@فاطمة-ف1ط1ث
@فاطمة-ف1ط1ث Год назад
Abaayo wadsosabirtay waadguulaysan inshaa alaah abayo xijabka adkayso ilahay caruurta nabad hakuuhu socesho
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 11 месяцев назад
Alsamir jamiil❤❤❤❤❤❤❤❤
@fawziaalisalad64
@fawziaalisalad64 Год назад
Asc,walaal guuleyso oo Ilaahey ha kula garab galo Ilmahaagana Ilaahey guntigaada ha soo galiyo.Hooyo baan leeyahay caruur leh waan kula damqanayaa.
@ubaxabdullahi5314
@ubaxabdullahi5314 Год назад
Masha Allah illahy ha ku fudadeyo culeyska sharfey ❤❤❤❤❤
@saadanoor9331
@saadanoor9331 5 месяцев назад
Hooyo adag oo sabar leh ayaa tahay gobtu way liicda mase jabto, Allah ayaa idinla jiro. Ogow qofkii karti leh ayaa lagu dhegaa.
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Год назад
Illahey adiga iyo inta ilmaha lagaqatey ilaahey haidiin soo celiya abaayo saliga nabiga scw ku dadaal
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 Год назад
Alxamdulilaah Alxamdulilaah Alxamdulilaah Alxamdulilaah Alxamdulilaah Alxamdulilaah ilaaheey haidin wada xafido nabad iskuku soolaabta Yaarabi Amiin
@jannaat3007
@jannaat3007 Год назад
Awlaafaada ilaahay hakuu soo sahlo
@fatumaosman213
@fatumaosman213 Год назад
Acs setihiin mashaallaaha ilahaye haidinhafido inshalaah fayow ilahaye hakuhafido inshalaah
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Год назад
Alxamdulillah walashay fatima Aduunku waa imtixaan, Alle ha inoo fududeeyo, hooyo adag oo karti leh, guuleysta xbbti, wixii ku soo maray Alle dartii ku hilmaam, Alle ha idiin siyaadiyo cafimadka iyo dadaalka, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb❤❤
@bushaarobaroot9268
@bushaarobaroot9268 Год назад
W❤❤❤❤❤❤❤
@bushaarobaroot9268
@bushaarobaroot9268 Год назад
Huro usoco
@cayuuniali7127
@cayuuniali7127 Год назад
Faadumo taajir waatahay abaayo hadaad cafimaad qabto.iömahagana allaha kusiiyo.
@aminafarah1457
@aminafarah1457 Год назад
maanshaa allah faayow kartı iyi Samir baad qofna kutu gaareeynin🥰
@ladiyeibrahim2028
@ladiyeibrahim2028 Год назад
❤❤❤❤ Masha alaah ❤❤❤❤❤ huno qaali insha alaah kheer
@faadumohaashim7794
@faadumohaashim7794 Год назад
Masha allaha allaha ha ku xafido abayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Sprintzx-x9q
@Sprintzx-x9q Год назад
Walaal wanaag ayaan kula jecelnay adiga iyo waalidiin ta muslim ka ah ,
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 Год назад
Allow ku daa 🎉❤
@Dajiya-f4n
@Dajiya-f4n Год назад
Somali hadal qalalan oo mila nafaqo ah ayay qalbiyada dadka ku guban illahay haku cawiyo wllo adiga iyo inta kula midka ahba alle ha idin so celiyo caruurta qalbiga adkeeya qofka wanagsan ee muminka ah aya adunkan lagu imtaxama waa imtixan alle haydin fudaydiyo awladana alle haydinso celiyo . Somaliyeey illahay ka baqda oo umadisa u daya oo qalbiyada dadka u daya hadalka wanagsan waa sadaqo hadaydan hadal wanagsan ku hadlayn iska amusa.
@aliifraah4339
@aliifraah4339 Год назад
Illahay haku adkeyo hn ❤❤❤❤
@safiyamaxmed2122
@safiyamaxmed2122 Год назад
الله يحفظك في الدنيا والآخرة يا اختي الكريمة
@bisharomohamed1325
@bisharomohamed1325 Год назад
Wankaxumahay abaayo qaali guul insha alaah❤
@habonali9734
@habonali9734 Год назад
Abaayo iso boqo
@lulali8651
@lulali8651 Год назад
Maxay ka heleyaan xasiid nimada somalidu ,illahay muraadkaaga hakuu shalom caruurtaada allaha ku xifido oo gacantaada allaha kuu soo geliyoo.
@LeulaNur
@LeulaNur Год назад
Abaayo ilaahey hakusahlo ilmahada abaayo inaa kula hadla rabaa intee kasoowacaa
@naimamahamud5714
@naimamahamud5714 Год назад
Waa dadkii Somalia ee qalbiga furan kuwan yurub jooga waa xasid wax ku cawinayaa majogan
@cibadoabdi
@cibadoabdi Год назад
Asc fasabrun jamiil faina macal cusri yusra insha allah
@SugraCadey
@SugraCadey 5 месяцев назад
Allha ku soceliyo carurtada onabada
@luuleyali5171
@luuleyali5171 11 месяцев назад
Aniga caruur bay iga haystan . Waan la shaqeyaay way i kenaan way ila joogaan fasaxa wekandigana way i kenaan . Allaha swt maalinku qadaro so labanayan . Mana xuma rajada.. balse waxaan gabadhan kula talin lahaa in inta faraj ka furmayo iska dayso youtube ka !
@malyuunmohamed319
@malyuunmohamed319 Год назад
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 Год назад
Maasha allaha ❤❤❤❤❤❤👍
@LuulHassan-h8k
@LuulHassan-h8k Год назад
❤❤❤
@aaminasalah3711
@aaminasalah3711 Год назад
Qof ilaahay ku xiran yuu u baahan yahay umada alaha saqiro 4:45
@rumanabahada7053
@rumanabahada7053 Год назад
الله يقويك ويعطيك الصحه و العافيه يا اختي الغاليه
@jikadanora4023
@jikadanora4023 Год назад
ماشاء الله❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zamzammohamoud4907
@zamzammohamoud4907 Год назад
Illahay wllo xasidaka ha Ka qabto 5:36 vaurtadina illahay ha Ku so
@aderjalil1785
@aderjalil1785 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@najmoabdi9978
@najmoabdi9978 Год назад
Abayo wadku mahadsan tahay sida nola wadagte xbbti
@HiboAwil-c8j
@HiboAwil-c8j Год назад
Alah hakaa qaado culayska
@aliifraah4339
@aliifraah4339 Год назад
Somali ayad xasiid isku ah
@muhubojama1231
@muhubojama1231 Год назад
Subxaana laah sister illaah subxaanu watacaala haku xifdiyo somaali dhibaatada uga badan waa naagaha somaalidu waxaa la rabaa gabadha walaashaa ah marka dhibkaaga oo kale ku dhaco lagarab istaago ma ahan in lala Dabo galo dhibaato Subxaana laah illaahow ummadda u naxariiso adigaa awooda leh hooyo waad dareemi kartaan ubax keeda laga qaatey xanuunka haya jirkeeda Sam times walaahey markaan kuu dhegeysto waan ooyaa oo aan salaad a kugu duceeyaa illaahow awlaadeeda usoo celi adigaa awooda lehe yaa rabi yaa casiis yaa jabaar yaa. Risaaq ilaahow owlaadeda usoo celi adiga awooda lehe
@kaltunmohammed9821
@kaltunmohammed9821 4 месяца назад
😭😭😭😭
@wiilocabdul6383
@wiilocabdul6383 Год назад
Illahay ha idinka soo qaado hadfsa iyo fadumo iyo inta kale ee walaaleheen ah ee nuurkii qalbiga laga qaatay aamiin yaa allaah
@fatumaosman213
@fatumaosman213 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@dekhaahmed7735
@dekhaahmed7735 Год назад
Subxaanallah dadka Faadumo dhibaay qalbi malahan miyaa nabsi inuu helo ma ka baqayaan miyaa
@sahrasahra3119
@sahrasahra3119 Год назад
Allow dhibka kaqaad
@HiboAwil-c8j
@HiboAwil-c8j Год назад
Xasadka wuu jiraa culays walba yusri aa ka danbeeya ilaahay waxaan kaaga baryaa gadaal samo in alah ku siiyo dadka niyada kaa dilaayo ha dhagaysan
@aaminasalah3711
@aaminasalah3711 Год назад
Qof ilaahay ku xiran yuu u baahan yahay umada alaha saqiro
@halimoelmi5196
@halimoelmi5196 Год назад
Abaayo markasta waa kuu ducaynaa
@fardusaali6618
@fardusaali6618 Год назад
Miskiina xabiibtii❤️ Niyada kaama jabinaayi Lkn. Ogow yurub ilmo laqaatay lamasoo celiyo Illahay hakuu boogo dhayo uuryeelo wadankii kusoo dhal oo oogasoo tag Kuwaaneey kiiqaangaaro ayaa kuu imaani karo bes
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 Год назад
Ilaahey baa ku filan oo na ukeenayo inshalah negativity aad meelaha wareeji neysid iska daa uducee
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 Год назад
Dadkaan barakeeysanoow dhaafa dhaafa faadumo una duceeya
@inamohamed3998
@inamohamed3998 Год назад
Sweden waa inaan ka qaxnaa Somali hada nahay waa wadan cadow ah
@fartunmohamed1254
@fartunmohamed1254 Год назад
Fadumo waan kutageri jirnay lkn inta yar fiirisey allaah dhamantiin awlaadina ha idin soceliyo qadar rabbi idin kudhacdey usabra lkn dadbaa saan iyiri ifiirshay xal kumanoqonayso
@habonali9734
@habonali9734 Год назад
Abaayo iso boqo
@marianmohammed4214
@marianmohammed4214 Год назад
Waxba biniadam warkiisa hadhagaysanin. Ilahay isku xir saqda dhaxe ee habeenkii tuko laba ragca ee ilahay bari inay ilmahada kusoo noqdan. , ducooyin badan aqriso .maalin ayuu ilahay kuu gargarayaa .bacdal cusri .yusri baa kadanbeeyo.
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 Год назад
Hadalka qoreeysaan 2 midkoodwaaye Ama jano ama naar kaladoorta adinka
@qaalimohamed8901
@qaalimohamed8901 Год назад
🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🌹🌹🌹🌹😂😂😂
@hodanelmi6876
@hodanelmi6876 Год назад
Xaasid in aa tahay sida aa u hadleeysid baa la arkaa
@عليزاهد-ل2ر
@عليزاهد-ل2ر Год назад
😅😅❤❤
@hannahani192
@hannahani192 Год назад
Faadumow ilaahow itus adoo farxadii idinsoo celi adoo murfsan baan kubartay asoo ilamhagi helay baan ilahay kaga bari aya
@sahrasahra3119
@sahrasahra3119 Год назад
Abaayo pls hakaa shekeen xajiga xasadaa joogo pls stop
@fardusaali6618
@fardusaali6618 Год назад
Weey oogu talo galaan qofka ineey waalaan suu ilmaha banaanka oogusoo dhoco
@HaAl-gj2jc
@HaAl-gj2jc Год назад
Asc
@malyuunmohamed319
@malyuunmohamed319 Год назад
Sorry❤❤❤❤😊😊
@hindaahmed4859
@hindaahmed4859 Год назад
❤❤❤❤❤🖤🤎💚💪💪💪👍
@nimohassan5877
@nimohassan5877 Год назад
Sorry 😔❤❤❤
@dhaqandahir7749
@dhaqandahir7749 Год назад
Sax
@hamodi_4155
@hamodi_4155 Год назад
9 carura bay dhashay hadana dhalmo bay usi walatey wa jahilad ilmo ladhalo bay khalad ka fahantay
@luulacadeey3131
@luulacadeey3131 Год назад
gabadhaan maka sheekeysay sababihi caruurteeda lagu qaatay hadi eykasheekeysay hala i sheego meshaan ka dawanlaha hadaladeedaan waxaan ka dhandhansanaya cabasho badan oo anaysaanin cadeynin sababahaa caruurta loga qaatay
@AbdiDas-k9d
@AbdiDas-k9d Год назад
Exactly
@boolocadey4661
@boolocadey4661 Год назад
ABAAYO WAXBA HA U ARKIN KUWA QALUUBTA KAA DILAAYA KU DHEH MINSHARI XAASIDIN IDAA XASAD QOF QALBI WANAAGSANI KUMA DHAHAAYO KUWA JECEL INAAD MURUGOOTO ILAAHAAY UMADIISA SHRKOODA HA KA MAGAN GALIYO ADIGANA FARXAD KU NOOLOOW MURUGTANA ILAAHAAY XUSNIGAAGA KAKUU HAGAAJIYO ADUUNYO WAJIGA ILAAHAAY BAAN LA ARKAYNE QADARTA ALAHA NOO HAGAAJIYO ILAAHAAY FARAJ KHAYR QABA ILAAHAAY HAKU SIIYO .
@yabbturb-b3
@yabbturb-b3 Год назад
Sorry Abaayo🥰🥲
@haboncabdilahi-iv3ix
@haboncabdilahi-iv3ix Год назад
Qof haduu seexdo uu soo toosoo waa kiì uun faadumo mabeentii aan ogaa baad noo bilawday durba anagu si wanaagsan baan kuu naqaana runta hadaad sheegto maad dhimani dadku qofka runsheega ah way jecelyihiin wayna ixtiraamaan adigase dad iska dhis ayaa nafta kaa qaasay
@emmyanin7203
@emmyanin7203 Год назад
Ilaahay hortaada haka siiyo,sida qof dhibaateysan aad ugu diganeysid.Muslim maba noqon kartid intaad baniaadam afkaaga ku dhaawaceysid. Hadalkaan wa iska dhahadaye cuqubadiisa Allah ku tuso si degdeg ah weliba
@FerehAbdi
@FerehAbdi Год назад
Amiiin intii kudigata ilaahay hortooda hakasiiyo iyadana ilaahay ha usahlo sidii khyr ku ugu jiro
@SaadiyaMohamed-l5b
@SaadiyaMohamed-l5b Год назад
Masha Allah ❤️❤️❤️❤️
Далее
JIMCO WANAAGSAN ANIGA IYO IMAAN
11:00
Просмотров 86 тыс.
Наши дети захватили кухню!
00:59
Просмотров 307 тыс.
Меня знают уже все соседи😅
00:34
SHEEKADII FADUMO
48:50
Просмотров 13 тыс.
FARXADII IIMAAN IYO SALMAAN EY WADA QAATEEN...
9:03
Просмотров 52 тыс.
DEGDEG: Faadumo ibraahim oo Habeenkii u Wareegtay
18:59
SALMAAN SHALAY IYO MANTAY SIDUU KU SUGN…?
11:19
Просмотров 38 тыс.
Наши дети захватили кухню!
00:59
Просмотров 307 тыс.