Тёмный

''Sonkorta iyo dhig karka waxa daawo u ah soonka'' Diktor Maxamud Maxamed Cabdi(Shiine) 

RTN Somali TV
Подписаться 277 тыс.
Просмотров 26 тыс.
50% 1

-Subscribe to our youtube channel: / rtnsomalitv
-Follow us on Twitter: / rtnsomaalitv
-Follow us on Instagram: / rtnsomaalitv
- Like us on our Facebook page / rtnsoomaalitv
-On Google Play Sotre:play.google.com/store/apps/de...
#RTN_SOMALI_TV#

Опубликовано:

 

25 янв 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 31   
@aminahussein5802
@aminahussein5802 3 месяца назад
Allaha u naxariisto Mohamuud Shiine.
@noordinhuncho
@noordinhuncho Год назад
Alaa ya Raxam Doctor Muhammad
@abdikafarbishar5467
@abdikafarbishar5467 Год назад
Ilahow kunaxariso amiin
@anisamohamed3211
@anisamohamed3211 2 года назад
ASC DR tlv mala heri karaa bcs waxaa Rabey su’aal aan weydiin lahaa inshaa Allah jizaaka’Allaah Qayr
@anisamohamed3211
@anisamohamed3211 2 года назад
ASC DR Adiga oo oo kiimo qaadanaayo tha same time daawadeena islaamka oo madaawaadka mala qaadan kartaa sida xabatal sowdada malmalka malabka diin sii ga toonta iyo like Alia Vera ama somali ahaan dgeedka dacarta jizaaka’Allaah Qayr
@nimcomohamed5086
@nimcomohamed5086 2 года назад
Geedka waxaan u malaynayaa inuu maxarasaafka yahay qofkii garanayaa ha noosoo sheego geeskaa magaciisa oo soo maaliya ama aragoisa🥰🥰🥰🥰💚💚💚
@asagawayemohamed8885
@asagawayemohamed8885 Год назад
Allah unaxaristo dr keena
@Allinone-qo2nf
@Allinone-qo2nf 2 года назад
😻😻😻
@xaajiibraahim7170
@xaajiibraahim7170 2 года назад
Dr.Shiina Cadkaas Hilibka Ah Ee Fadhiga Caloosha Maxaa Lagu Burburiyaa.?
@maxudcabdimaxud5648
@maxudcabdimaxud5648 2 года назад
Dr Adigoo Mahadsan Adresskaada inoo Soo Gudbi
@Bashiirali3040
@Bashiirali3040 2 года назад
Illahay mahadii sidii nebigena nnkh waxa u ino sheegay xanuunkasta daawo ayuu rabi u soo dejiyey ilaahay fadligii cancer iyo xanuunkasta daawwo waa leeyahay Cancerka laba geed o keliyaa ayaan dad badan ilalhay kaga ku daweeyey waana xabaasuuda midhaha ah iyo toonta o aad sida subixi iyo habeen cunto xiliyada calosha faraqa tahay cabaasuudana markasta calaashato Kancerka waxa laga qaada wax kasta o wershadaysan o cunto dawo biyo ah dadow isaka ilaaliya waa arin xaqiiq ah Ama rumayso ama beenso wabilaahi tawfiiq
@hunchoproduction9789
@hunchoproduction9789 Год назад
R.I.P ALLAH UU NAXARISTO BIL RAMADAN AYU ALLE QATEYI ALLA YA RAXAMA Diktor Maxamud Maxamed Cabdi(Shiine)
@fowziaa1900
@fowziaa1900 2 года назад
What’s the name of Chinese name he mentioned?
@streetprofits9498
@streetprofits9498 2 года назад
Johnston Fung
@cabdulaahinuur6229
@cabdulaahinuur6229 7 месяцев назад
Asc
@Bashiirali3040
@Bashiirali3040 2 года назад
Suaaaal wixii caloosha gala wax shiidma maha miyaa waxa lafaha shiida cad yar ma shiido karo miyaa Calooshu ma ruxanto miyaaa o waxaas mesha kama so dhaco mise super glue balagula dhejiyey ?
@L.M.G.
@L.M.G. 2 года назад
Dkaqtar ka been baden waligey ma arag 32 sano ayaan la dagaalamayey sokor anigo intaas yurub ku noolaa waxa uuu sheegaya waa kaalmaati in ay kaa dajinaayaan, sokorta waa labo nuuc sokorta 1 iyo 2.
@gaajuhaggy7455
@gaajuhaggy7455 2 года назад
sonkorta wala daweya wana laga biskoda cunadada qudaar u badi oo cayriin ah aan la karin waxad ka heleysa nafaqada jirka u bahan yabay suda vitamins iyo minerals xametada sonkorta sameysa waxay ku shaqeysa nafaqada jirka so gasha hadii nafaqadada yartahay insulin jirkaga ma maseynayo ama ma mamuli karo
@L.M.G.
@L.M.G. 2 года назад
@@gaajuhaggy7455 sokor lama daween karo ee waa la la noolaankaraa, mar aad dawadeedane si fiican u qaadato cuntada aan ku badneen kaarbohaydreedkane aad iska yareyso sida burka cad cuntada uu ka sameysan yahay iyo cuntada loo yaqaano fastfood ka iyo dufanka iyo sokorta badan. Insulinka waxaa sameyso beeryarada, beeryarada ayaa sameyso insulin aan jirka ku fileen markaas waxaad qabtaa nooca sokorta 2 marka ay beeryarada waxbaba insulin ah aaney soo saarine waa type 1.
@L.M.G.
@L.M.G. 2 года назад
@@abraarbintuahmed7103 haa waan is irbadeeyaa waxaan qabaa typ 1
@faadumoahmed9884
@faadumoahmed9884 2 года назад
waxaan qabaa sonkor spanel injer iyo kolastarad waxaa talo i siinii
@nimcoismaaciil8622
@nimcoismaaciil8622 Год назад
Abayo macanto ilaah hakaqado waxad samesa biyaha badi saliidana iska ilaali midakale qorfaha iyo dhagayaraha inaad shiidato cab subixi iyo habenki iskuma arkesid sonkor iyo karistarol ilah bari duceso waqtiwalbo ilah wukaqada
@mohamedgreenofficial8751
@mohamedgreenofficial8751 6 месяцев назад
Walal dhagahayaraha iyo qorfaha miyaa lakarinayaa mise
@abdifarah2185
@abdifarah2185 4 месяца назад
Dhakhtarkan see.ku.helikaraa
@ibnukahiye4154
@ibnukahiye4154 2 года назад
A lot of propaganda
@ashayusuf523
@ashayusuf523 2 года назад
Geedaha meelaha Soomaalida ka baxa ama magaciisa sheeg ama muuqaal ahaan noo tus
@najmacumar17
@najmacumar17 4 месяца назад
Dr muu dhintay miskiin cilmi buu la dhintay walahi geedka gaarisa ka baxa magaciisa mala ogaaday
@FadumiinaAbdulahi
@FadumiinaAbdulahi 6 дней назад
Dr miyu dhintay wll😢
@fardowsomuse5221
@fardowsomuse5221 Год назад
Allaah yarxamhaa sadaqo jariya allaha ugadhigo
@husseinyusuf7354
@husseinyusuf7354 Год назад
٨ن 🎉😢🎉 ٩😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅
Далее
Ouch.. 🤕
00:30
Просмотров 6 млн
Вопрос Ребром - Субо
49:41
Просмотров 1,1 млн
Khatarta Xanuunka macaanka iyo mooganaanta Bulshada.
21:40
Dhakhtar si yaab leh uga Hadlay xanuunka DHIIG KARKA
36:04
Kaftanka Siyaasada 508 oo aad u xiisa badan
48:47
Просмотров 65 тыс.