Тёмный

SOO DHAWEYNTII FARXIYA FISKA HARGEISA 2018 

Hawraar Music Production
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 97 тыс.
50% 1

SOO DHAWEYNTII FARXIYA FISKA HARGEISA IYO FANAANIINTA OO AAN U KALA HADHIN

Опубликовано:

 

7 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 543   
@bilanhassan5802
@bilanhassan5802 6 лет назад
Kaalay Iska Arag Reer Abtigay Soo Dhaweyn Laguma Gaadho Walee One Love From Muqdisho Abtiyaal❣
@mulaaxocabdiqani7717
@mulaaxocabdiqani7717 6 лет назад
Iska Adag 😍😍😍😍habo
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 6 лет назад
Wale rer zomalilanad wa gob ciday dhalen baa dadka wax dher muwah abtiyal&habayaal gobanimo igu wara jidhkaygi❤❤❤❤😍😍💋💋💋❤❤🤚👏👏👏👏👑👑👑👑
@awlayir2609
@awlayir2609 6 лет назад
Alle Haku sharfo Abti Mahadsanid
@hoodiyoayaanleey5223
@hoodiyoayaanleey5223 6 лет назад
Hbo qurux thank you qaali allah haku xafido hbo 😍😍😍😍🤗😗😗😗😗😘😘😘😘
@shaymaalishabel6217
@shaymaalishabel6217 6 лет назад
asal dhalad faraxsan Sharafi korkaaga Hbo mcn ❤
@mohamoudali6830
@mohamoudali6830 6 лет назад
asal dhalad faraxsan sa abti adna wiil shidan ka eego ilmabtiyada
@habonqurux7490
@habonqurux7490 6 лет назад
asal dhalad faraxsan thnkz qali
@allahwithmeneverbedeprived3494
Hadaad tahay somalilander dhab ah. Fiskana jecel like ii saar
@monamaxamed7751
@monamaxamed7751 6 лет назад
Hoyga. Fnka. Hrgaisa. Cady. Somalindr
@roodaabdilahi3514
@roodaabdilahi3514 6 лет назад
Waaaaaaw farxiya wd mootaysatay sodhawanta 😙❤💞😚
@FAAD21
@FAAD21 6 лет назад
Wlh si heer sare aya loso dhaweye runti💕❤
@altenayanleh4425
@altenayanleh4425 6 лет назад
Somaliland wan naaca uff Lkn fiska wan jecelahay nolow fiska wan ka xumahay inad tag tay hargeisa
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 6 лет назад
Maahi somaliland lkn waxan ahay tagre fiska
@heegoheego9503
@heegoheego9503 6 лет назад
Wan qiiro oyay walhi Reer somaliland waa nasab somalinimadu ku wayn tahay fiska hargaysa inay ka raagtay un ban u arkaa 😍🙏👌
@regalsnow9707
@regalsnow9707 6 лет назад
Soo dhawaw walahi aad ban u tageera fanand akhlakh lee yadoo cid xaganaysa arki maysid wana jecelay heesaheda soo dhawoow wa hoygaaaaagii hargeisa you are home sis wa in joge aheyd shalay ka so galay sorry to miss your show wa ku iman lahaa dalkagii wellcome to hargeisa 😍😍😍😍😘
@aymanak6453
@aymanak6453 6 лет назад
Ha oo yine aamu wixii horo odham waxaad Ku hilmaami sodha weynta hadeere ha oo yine aaamu
@hamdaaliahmed5235
@hamdaaliahmed5235 6 лет назад
Kkkk allow sidi roon hadii nasab ma arkee wa qofkii iyaga amana uun baa iman kara heesaheduna xalal yihiin subxanalah
@aymanak6453
@aymanak6453 6 лет назад
Hhhh xamdi IGA qoslisay
@hamdaaliahmed5235
@hamdaaliahmed5235 6 лет назад
@@aymanak6453 dee sow sas mahan sabankan manta runta wa la qariyaye kkk
@MMTV-nh1jz
@MMTV-nh1jz 6 лет назад
Hargeza HOYGA Fanka Iyo Hoyga Ñâbäda Iyo Hoyga Soo Dhowynta ship iska DheH Frome Djbouti Hala Like
@nimcodegen336
@nimcodegen336 6 лет назад
Waad mahadsantahay wllo waanu jecelnahay Djibouti walaalhayga guulayzta
@FAAD21
@FAAD21 6 лет назад
Mugdisho hargeysa Djibouti❤❤❤
@fanaan1
@fanaan1 6 лет назад
she deserve more than wellcome from us Somalilanders coz she is legends with a clean heart n love us thanx
@rayankunkaroon4209
@rayankunkaroon4209 6 лет назад
Rer Hargeysa wllhi waa bulsho soodhaweynta ku wanaagsan mar walba waan jeclahay inan tago lkn insha allah waan imanaya goortey ahaataba waana hoyga nabada nolaada ina awoowayashee❤❤❤
@amish6126
@amish6126 6 лет назад
Asal dhalad Ibnu abdi waanu kugu soo dhawaynaa wll welcome
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 6 лет назад
Mahadsanid wllo so dhawoow
@hadiilchocola
@hadiilchocola 6 лет назад
Fiska waa fanaanad nagu qaaali ah o aanu ad ujecel nahay kuso dhawow wadankaagi hargaisa waa hoygaaagiii fiskaaaay we love you so dhawoow
@mohamedqadafi5395
@mohamedqadafi5395 6 лет назад
Hadiil Chocola hhhh Caadi matihid
@somalilandergirl6528
@somalilandergirl6528 6 лет назад
Farxiya fiska boqoradii fanka ku soo dhawoow Somaliland waxad noqonaysa showgii ugu horeya ee aan ka qabgalo showgaga we love u♥️♥️
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 6 лет назад
Mansha alah tabarakalah hadan nahay rer somalilan wan jacelnahay walalahayo somaliyed my fananadayna qaliga ah farxiya fiska hargeisa wa hoygagi abayo ku sodhawow dalkaga viva hoygi fanka 😍😍😍😍😍😍 cuqdad ma qabno ciyal burcan nahay
@altenayanleh4425
@altenayanleh4425 6 лет назад
I love bbe call me oky
@qumanqali636
@qumanqali636 6 лет назад
Farxiya fiska way mutaysatay in la so dhaweeyo wa gabadh qalbi nadifa le o somaliland jecel wixi na jecel cirka gayna ku so dhawaw dalkayga barakaysan😍😍
@naafteeydaraalikaaheejacey3595
Quman Qali Dal qasaaray Maa jiro😂😂😂😂😝😝
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 6 лет назад
😍😍😍
@qumanqali636
@qumanqali636 6 лет назад
@@naafteeydaraalikaaheejacey3595 Sxb aniga xata ma odhan dal qasara jira murayada iska sar😎
@rahmaabdirahman1670
@rahmaabdirahman1670 6 лет назад
Somaliland iyo hoyogi fanka somalida Hargeisa wa isla casimda Somaliland Cuqdad ma qaban reer Somaliland
@bashirhawaadle6986
@bashirhawaadle6986 6 лет назад
Dub uso celintii xaqii Ay Somaliland lahayd wll waxa laysla diidanyey wa mashruuc siyasaded se dadku wa isku dad iyo isku Diin alle xumanta dhexdena ha kasare ❤️ somali mahamed
@hayatmoha2267
@hayatmoha2267 6 лет назад
ku soo dhawow hno dalkii hooyo farxiya hargaysia waa hoygii fanki fanaanti
@ilwaadsharaf7231
@ilwaadsharaf7231 6 лет назад
Rer Somaliland sida uuhadishin wankahalay I like Somaliland y all nice people I am proud four you guys and I am from muqdisho I live Rochester ny now hi 😘😘😘🙋🙋🙋👏
@40156
@40156 6 лет назад
Tnks sacdio we have respect for moqdisho
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 6 лет назад
illahay somaali haysku keeno anan xamar aan u bugnaa
@ozaammohamet6601
@ozaammohamet6601 6 лет назад
sacdiyo qurux thanks
@mulaaxocabdiqani7717
@mulaaxocabdiqani7717 6 лет назад
sacdiyo qurux mahadsanid wlalo sharafeey😍😍
@zumayazumaa9496
@zumayazumaa9496 6 лет назад
Masha allah wlhi waan imdin jecel nahay reer hergeesa hadaanu nahay from Muqdisha 💖💖💖💖
@abdirahmansheekh5525
@abdirahmansheekh5525 6 лет назад
Zumaya Zumaa Walaashay aad iyo aad ayaad u nahadsantahay walaal anagubu soomaali oo dhan waa jecelnahay gaar ahaan mugdisho ilaahay quluubta soomaali wayn ha mideeyo From hargaysa
@itz_Marwa456
@itz_Marwa456 6 лет назад
Rer moqdisha walalahayo ayaad tihiin anaguba wa idin jecelahay
@zumayazumaa9496
@zumayazumaa9496 6 лет назад
@@abdirahmansheekh5525 Aaaamiin aboowe
@zumayazumaa9496
@zumayazumaa9496 6 лет назад
@@itz_Marwa456 Mahad sanid Abyo saa nojaceshihin sikadaran anakaa idin jecel
@amiirfahad1804
@amiirfahad1804 6 лет назад
Tolahi love idinku nahay rer Muqdisho ❤❤❤❤👏👏👏👏
@nimoyarofficial7164
@nimoyarofficial7164 6 лет назад
Reer hargaysa nahay cuqdad ma naqaano🤗😍😎 hargaysi wixi sharaf leh way jeceshay
@abucubayr8517
@abucubayr8517 6 лет назад
Hhhhhh bilaa garaad maxaa sharaf leh ma tan waalan dee
@ahlanzaki2224
@ahlanzaki2224 6 лет назад
nimco Mohamed Musa ددتاله
@ugaasoali3717
@ugaasoali3717 6 лет назад
@@abucubayr8517 marhoran idinka weynay uqdada iska sara mahadaledihin uqdad manaqaan wey idinku buqbuqday bahasha😂
@abucubayr8517
@abucubayr8517 6 лет назад
@@ugaasoali3717 hhhhhh tani iyo wixii la mid ahi waa qashin qashinkana lama soo dhawaysto dee
@sucaadcabdle1626
@sucaadcabdle1626 6 лет назад
nimco Mohamed Musa waa runtaaa
@نورةعبدالرحمن-ف8ت
Msha allh fiska ku soo dhawoow soomalilnd waa ciidaadii hooyee walee way uqalantaa saas iyo si kabaladhanba in loo soo dhaweeyo
@ahmedeid701
@ahmedeid701 6 лет назад
Hadaanu reer hargaysa nahay soomalinimada waanu jecelnahay. Inta slander ah iyo inta reer hargaysa jecel LIKE ii saara
@aisha665
@aisha665 6 лет назад
Sax,Waa Dad Nasab Ah Rer Somaaliland Dhiigeenu Ayaa Isku Damqanayo Meelne kalama Jirno,Rejiimkii Siyaad Bare Ayaa Sidaa Dadka U Kala Fogeeyey,Waase Laga Bixxi Insha allah.
@hafsaali6377
@hafsaali6377 6 лет назад
+ubah waa runtaa qali
@ahmedeid701
@ahmedeid701 6 лет назад
Hafsa Ali soo dhawaada hablahayagii
@tway5195
@tway5195 6 лет назад
rer waqooyi Somalida kale iney ka horooyaan intii xaasid ah ayaa diidan lkn anigu weligey waan fahansanaa
@MUXIYEOFFICIAL
@MUXIYEOFFICIAL 6 лет назад
Hargeysa hooyga fanka boqorada codkana wakaa inoo timid abwaan aaan kadanbeeya xassan dhuxul laabsalaax idin jeclhy dadkeygoow😍😍
@catirrasta4919
@catirrasta4919 6 лет назад
Walee isaaqa waa nasab bal arka gabdha hawiye sidee usoo dhaweeyeen awalbo hdaa hawiye nhy isaaqa xumaato nagama dhaxeynin viva isaaaq from muqdsho daroodka bahdila waligeen😃🤣😂
@muhammadg2913
@muhammadg2913 6 лет назад
Kkkkk wad laystaa sheekada
@munakhalif4859
@munakhalif4859 4 года назад
Isaaqa iyo Hawiye waa wallo iskastoo fayras ku kala dhex jiro (daarood) waaye
@crisaaqgacaliye716
@crisaaqgacaliye716 6 лет назад
Farxiya axmed cadaawe welcome to hargaisa farxiya fiska waa qof qalbi fiican o nadiifa qof kastaaba geedkii uu beerto ayuu hadhsadaa hadaanahay rer somalilnd qudad ma qabno cidiina jecel cirkaanu gaynaa cidii na necebna waa buufinaa farxiya axmed cadaawe farxiya fiska ku baashaal dalkaagii
@باليمالتزو
@باليمالتزو 6 лет назад
Reer hargaisa like isaara welcome kuso dhawow hargaisa
@altenayanleh4425
@altenayanleh4425 6 лет назад
Hargeisa maaha waa isaaqland huno
@britishgottalent5047
@britishgottalent5047 6 лет назад
Welcome to Republic of somaliland welcome to Hargeisa city we love you farhiya fiska waa fanaanad aanu aad ujeclnahay haddii aanu nahay reer somaliland
@ahmedshaafi6550
@ahmedshaafi6550 6 лет назад
wataa gobonimadu adeer Hargeysa my city idin jecel ahay blhi
@maariyaismaildhashisomalil5417
Fiska maanta looma kala hadhin welcom hargysa waa guri gaagii 😘😘farxiya reer hargysa hadan nahay wanku ku jecelhy
@itz_Marwa456
@itz_Marwa456 6 лет назад
Fiska jecliyaa adiga dartaa burco uga iman rer hargeisaw fanaanada so dhawayn labanlaaban haloo sameeyo
@aymanak6453
@aymanak6453 6 лет назад
Nugu hlee wlzhy
@fomar2137
@fomar2137 6 лет назад
Reeer. Hargaysaaa. Waaa nasab somalia. Dhalad. Ah allow Somalia mideeey🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️
@nuuraabdilahi9594
@nuuraabdilahi9594 6 лет назад
Farxiya fiska waad nagu raagtay shawga nosoo dadaji 😘😘😘fiska
@mrelyas9709
@mrelyas9709 6 лет назад
Wixii Hawiya ah Hargiesa Iyo Somalilnd Cidi kama Xigto Oo aduunkan u jecelanahay lkn Wixi Darooda Hoyadod baa la wasayaa ......😂😂
@mahadljama4578
@mahadljama4578 6 лет назад
Haa lakiin maalintay idinku foorarto intaad sidii mukulaashi codka gaabisan baa tiraahdan walaleynu nahay sidii qolyihii abaarta ba'an ka soo caray oo bari noogu yimid war Darod meelkastu kaa xigaa aan bada ka ahayn markaad dan ka lee dahay sida mukulaasha codka gaabi lakiin guri dhilo oo naag hees iyo laqwi wada hadaad midna ceshataan midna cayrisaan waxba nooguma fadhido Darodku waa culumo mana jecla laqwiga
@pandawerner7983
@pandawerner7983 6 лет назад
@@mahadljama4578 mahadi dhul ahan hawiye adiga iiga dhow balse wax ma garato ayaa igu noqotay darod xumato uma qabno together we're strong
@happyyusuf1253
@happyyusuf1253 6 лет назад
Masha allaaah si balaadhan aya looo so dhaweeyay number one shawgeeda
@abdifatahkaraama1864
@abdifatahkaraama1864 6 лет назад
Masha Allah Reer Hargaysa waa Nasab kaamil ah . Boqorada Codka Farxiya Fiska welcome ban leeyahay Hargaysa waa dhulkaaga hooyo
@qalpide8845
@qalpide8845 6 лет назад
Wooow ku diirsadey badtihiin welcome fiska waa hoygagi hargeisa lagamana xigo
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
Rr hargeise hdanad sugi Karyn hapeenka Ka maqnyn goopta farta taag ☝😘
@fardowsaaxmed8886
@fardowsaaxmed8886 6 лет назад
🖕
@abucubayr8517
@abucubayr8517 6 лет назад
Hhhhhh inta bilaa garaadka ah uun baa tagi doonta dee
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@@abucubayr8517 😆😆 why ay inta gradki uga hdhi??
@abucubayr8517
@abucubayr8517 6 лет назад
@@weloveboqoradacodkakhadrac4224 waxan oo kale maxay qiimo samaynaysaa qof dambi iyo mushkilad mooyee aan waxkale soo kordhinayn dee waa waali cas dee
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@@abucubayr8517 😄😄😄😄
@zuheydaqueen8857
@zuheydaqueen8857 6 лет назад
farxiya fiska wellcom macaneY hargaysa 😘😘
@xurmeyoxassan1434
@xurmeyoxassan1434 6 лет назад
War rer hargaysow anigana wan so socda siidan ma isodhaway naysan I a m from mudisho lkn i love rer hargayso
@pandawerner7983
@pandawerner7983 6 лет назад
Marti oo dhan waa sidan kuso dhowow dhulweynaha jamhuriyada brkyzan😎
@inacaaqilwiilkakufaanasoma682
@inacaaqilwiilkakufaanasoma682 6 лет назад
Xurmeyo Xassan adoo cirka egaya ama maryo buluug ah xidhan hdad timado xadhig bd tahee ogow 😂😂 lkn sida kle welcome hno
@amiiratulquluub2252
@amiiratulquluub2252 6 лет назад
Farxiya Fiska ku soo dhawoow hoyga nabada hoyga fanka hoyga qalbi xaadhnida 🖐🖐 Welcome FiskaaY💯💯
@ismahaanadem841
@ismahaanadem841 6 лет назад
Boqoradii codka farxiya fiska Marti baad noo tahay Showgaga kama maqni👏👏👏👏👏 Hargeysa way siradantahay alla yaa cisig 💞💞
@amiiraosman2324
@amiiraosman2324 6 лет назад
soo dhawanta somalilnd laguna gaaaro wlhi markaan arko wadankyga si fcn eeey martida uso dhaweeyan wan farxaaa cadawgii ha japo my hameland
@itahildiini3017
@itahildiini3017 6 лет назад
wlhi reer hargaysa waa goob goob dhashaay nolooda
@abdisalamjamal5181
@abdisalamjamal5181 6 лет назад
Thanks wll...
@samriyesahal6186
@samriyesahal6186 6 лет назад
inta nabigen muxame scw scw scw jecel igu la saliya
@muboodeko2655
@muboodeko2655 6 лет назад
ıkran jamac qofkı ın yar lakogay aya qosol ka dhergey fahanoo waa xaraabo ku jecelı mamo
@HhHh-cz8ls
@HhHh-cz8ls 6 лет назад
Walle sian horay lo arag aya loso dhaweyay wlhi ben waa xarame boqorada codka iney tahay fiska somaliyo dhan ba uqirtay marki laga rebo hobaladi waabari queen fiska ❤❤❤👌
@zuusuugaasoomar116
@zuusuugaasoomar116 6 лет назад
Masha allah farxiyo wa muteysatay in sidaas lagu so dhaweyo magalada hargeisa wayo adiga qalbi fican abaayo ku bashaal.casimada.somaliland rer hargeisa wa nasab aniga horay u arkay ku raxeyso magaladii iyo shacab ku jecel
@immohamed1267
@immohamed1267 6 лет назад
Reer Hargaysa Billahiye Gobaatihiin Waxad Muujisen Wada Dhalashada Somali oodhan Fiskana Waxa Cadaatay ineey Fanad Tagtay Tahay
@inaxaaji1935
@inaxaaji1935 6 лет назад
Farxiya wixi burburki ka danbeyey wa number 1 xaga codka dabecada u sinananta somalida. Wa fananad kamila somaliland xasidin maha way u qiran qofka abalna
@ikhlaasqaali514
@ikhlaasqaali514 6 лет назад
Borame hargeisa laascanood burco berbera cergabo sax wlh
@Hamdamowlid5
@Hamdamowlid5 6 лет назад
So dhawaw farxiya fiska hoygii nabada ee hargeisa ku so dhawaw👏✌
@abubakertezmoofficiall7631
@abubakertezmoofficiall7631 6 лет назад
Sagal baa soo dhaweyntada xaga wariyaha katabaynaa welcme qreyshada somaliyeed fadxiya fiska
@yasmintakow1766
@yasmintakow1766 6 лет назад
Masha allah looma kala harin wllhi somaliland waa gob alllow idin xafid ❤ love from muqdisho walaalaha somaaliland❤
@rooxanta4237
@rooxanta4237 6 лет назад
Halkaa waxaan ka arkayaa oo iiga muuqda macalinkii waynaa ee CabdiNaasirMacalinCaydiid
@farihaqaali6365
@farihaqaali6365 6 лет назад
Hargesa Adaa iskale fiska sodhowoow xbbti wxasa sodhawayna wlhi loomakalaharin masha Allh
@khadraomar1
@khadraomar1 6 лет назад
Welcome fiska huuno hooygiii fanka
@nicimamuxumed210
@nicimamuxumed210 6 лет назад
sadex qodob laguma gaaadho Somaliland sama falida soryo bixinta so dhawayta
@allahwithmeneverbedeprived3494
Xaqiiq wlhi dhab weeye
@ugaasqablan3564
@ugaasqablan3564 6 лет назад
So dhoweyn mahidhee wax kle ii sheeg Malin dhaweyd ayan imidey 2 saac majoogin markii la ogadey inan muqdisho ka imidey ayaa leyga soo tarxiiley Lkn alle ha ubarakeeyo amnigoooda
@nicimamuxumed210
@nicimamuxumed210 6 лет назад
mcm shiine yare haaa heey wllo
@nicimamuxumed210
@nicimamuxumed210 6 лет назад
Ugaas Qablan hhhhhhhh maso dhawyn baad wayday hhhhhhh mise adoo fananad Ku riyootay olaguso dhawayn wayay hhhhh Amiin alle hano siyadiyo idinkana alle haydinku diiqo nabad baladhan
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 6 лет назад
Waa runta Viva Somaliland
@khadramukhtar9027
@khadramukhtar9027 6 лет назад
Mash allah soodhawow fanaad caana ba tahay
@ahmeddeeq3313
@ahmeddeeq3313 6 лет назад
Farhiya fiska fankeeda kaliya hargeisa oo ay ka heesto ayaa ka dhinaa wellcome home sweet Hargeisa
@somalidhalad3483
@somalidhalad3483 6 лет назад
Soo dhaweyn laguma gaadho soomaaliland hargesa farhiya ahmed Cadaawe fiska ♥ waa muteysatay abaayo qaali welcome to hargesa ♥
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
Hargeise Cid kaa xigtaan jirin Welcome to 👏 hoygi nabada Hoygi fanka jmhuriyda barkysan baxsaneey hargeisaay 🔥😍😍
@abasmohamed9819
@abasmohamed9819 6 лет назад
*u diirsadey baa tihiin* the only one 👸🏻👸🏻💯
@seynabsacid6014
@seynabsacid6014 6 лет назад
Masha Allah nimco Dagan fanandn tagero warunta dadka tusa iney rer hargesa cusri aheyn
@amiirfahad1804
@amiirfahad1804 6 лет назад
Quen of the voice f.fiska kuso dhawaw m.hargeisa gacmo furan iyo qalbi ku xadhan welcome habo❤❤❤👏👏👏👏👏👏
@wllokaramo9208
@wllokaramo9208 6 лет назад
Fiska wellcome to hargaysa Somaliland nacabka Somaliland ha jabo one love somalilnd no more darood 😂🤣
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 6 лет назад
Kkkkkk wlhi faqash waad u dhameysey
@whoisma5161
@whoisma5161 6 лет назад
Anaa ku waso dhilo. Nin Darood ayaa sugaysa in uu ku waso.
@abdihassan894
@abdihassan894 6 лет назад
Daarood mawada xuma lakin indooda xuun ba badan baan filayaa.
@abshirmohamed4025
@abshirmohamed4025 6 лет назад
Kkk Nacalaa iyo cuqdadi la idinku dhalay kuyiil. War daaroodi jaqafada kala diis diisan sina oran maayo
@whoisma5161
@whoisma5161 6 лет назад
Iiidoor dagaal culus idinku soo socda..hayay
@nadifoemli6864
@nadifoemli6864 6 лет назад
Masha allah daad gooba reer hargaisa waad ka baxsteen farxiya fiska wa boqorada coodka wey u qalanta in siida looso dhaweyo
@amiiryare3067
@amiiryare3067 6 лет назад
Boqoraddii Fanka Haatan Farxiya Fiska Inta Jecel Inay Maanta Joogi Lahayd Hargeisa Si Ay Usoo Dhawayso Halkan Iska Soo Xaadiriya
@dauuslyrics172
@dauuslyrics172 6 лет назад
Fiska boqrada codka soo dhawoow huno somaliland waa dalkaagi
@ahmedlila707
@ahmedlila707 6 лет назад
Qufkii kowad aheee like yaa la ila dhaafin deed
@Sahal.moktar9308
@Sahal.moktar9308 6 лет назад
Farhiya Fiska Soo dhawayn Diiran ba lagu so dhaweeyey . wa lgu yaqana soo dhawaynta Sland.
@dekamohamee3311
@dekamohamee3311 6 лет назад
Soomaliland Ilove youu Hargeysa caday❤❤❤❤❤❤❤
@mukhtarothman2184
@mukhtarothman2184 6 лет назад
Farxiya Fiska waa Soomaaliyad Hargaysana lagama xiggo aniga oo reer hargaysa ah ayaa sidaa leh wllshy soo dhawaw marwo
@Khayrka455
@Khayrka455 6 лет назад
Welcome to hargeysa😍😍😍😍🙏🙏🙏🙏
@rashiidsaleban8019
@rashiidsaleban8019 6 лет назад
Wadnahay dhaglee soo dhawoow farxiya fiska wellcome to Somaliland
@maryamanuurcali4837
@maryamanuurcali4837 6 лет назад
hargaysa wa rono daran qofkay raban cirkay u dhaweyan qofkay rabana dhulkay ku jidan wadba iga badisen runtii 😂😂😂 islanti indho ahayd so idinki la diday inay munkarka itiin dunta fiska tolow ma idin digrin rabta hhhhh reer hargaysa wlhi wan idin jeclahay qasatan borama niyada idinka jeclahe sama ku wara wllayal❤❤❤❤sharaf bad mudan tihiin
@majabeofficial6939
@majabeofficial6939 6 лет назад
Qofka na jecel wan jecelanahay ka kalana wan bahdili doona marku noo imaado🤗🤗😂😂
@maryamanuurcali4837
@maryamanuurcali4837 6 лет назад
😂😂😂😂😂 so dhawaynta wadku wacan tihin lkn somali ba wada nahe an is ixtirano
@mahadljama4578
@mahadljama4578 6 лет назад
@@majabeofficial6939 bahdil maaha qof ku marti ah inaad dhulka ku jiido ee waa gunimo kkkkk lakiin adigu ha cabaadin hadhow marka dhaqankaga foosha xun laguu tix galiyo.
@pandawerner7983
@pandawerner7983 6 лет назад
@@mahadljama4578 cidna kama haybadaysano wxan sameyno gartu waa na qabataye ha idinqabato aptiylow😂😂
@と同じと同じととあイもあ
Farxiya waxay timi talkeedi hooyo somaliland waa hooygii fanka welcome wll qaali
@amalchanaal3683
@amalchanaal3683 6 лет назад
Sodhawaw My sister qali dumar 😍 😘
@myamuze469
@myamuze469 6 лет назад
Woow my dadkega anka dhashay waa Lagu ogaa inay waligood sodhawenta i yo qalbi furnta lahayeen nolaada😍😍😗 fiska wecom jamuriyada barkesan😍
@ayannuura1006
@ayannuura1006 6 лет назад
Reer abtigey caadi ma aha waa gob gobi dhashay
@inaxaaji1935
@inaxaaji1935 6 лет назад
Boqoroda codka farxiya waxan qaba inay number 1 fananad dumarka tahay wixi ka danbeyey dagaladi 1988 ragana Mohamed BK welcome to tell Republic of somaliland.quean farxiya
@maxamedildheere6374
@maxamedildheere6374 6 лет назад
waxa mahada le ilahay iga dhigay somali hadan iga iga sii dhigay isaaq haragysa waa halka hoyga fanka somaliyeeeeed manshalah
@kaareburburiye
@kaareburburiye 5 лет назад
Waa #TAARIIKH,,, farxiya fiska Ay KA SAMEESAY # SLAND,, WE LOVE U QUEEN OF VOICE
@dahabomohamed8081
@dahabomohamed8081 6 лет назад
Qof waliba wuxu beertu goosta bal dhukuro hadoo hadal qaado Somaliland soo dhawaw fiska
@adeniidow3556
@adeniidow3556 6 лет назад
🤣🤣 dhukuro kulaha cuuqdad waxid 👎👎lkn inta wacan oo reer somaliland ah ban ku ilobayna inta xuun xun😏 l love you reer somaliland 😍😍😍
@aziyahosman9062
@aziyahosman9062 6 лет назад
Wellcome farxiya Fiska Fanaand aan TaageeroH ♤♡
@lamayaqaan1280
@lamayaqaan1280 6 лет назад
Hawiyaha sidaas baa sharaf loogu soo dhaweeeyaa Hargeisa daaroodkana xabsigey liinta kaga cabaan kkkkkk Walaalaheen Irir wey mahadsanyihiin
@Qofnaba.
@Qofnaba. 6 лет назад
Fardowso HG hhhhhhh wlahi wan dacad qoslay walal fananintu way noo simantay hargseisana cid walba way U furntay
@Dcowlid
@Dcowlid 6 лет назад
Fardowso HG cuqdada iyo shaydaanka naar caadi Iska dhig baaayo. Adigana Anaa ku so dhaweyn.
@asmiitaabdik9869
@asmiitaabdik9869 6 лет назад
Anagaa daaroda hargaysa degan cid naxidhi kartaana majirto waad iska naaclaysay kuwii hargaysiba utaagnayd ma ayaydaaba dhashay
@burhanfaqasheryade7450
@burhanfaqasheryade7450 6 лет назад
Naa farduus naga daa bahasha hanagu cadayne inabti hhhhh hargeysa waa hoygii fanka cid walba Waa lagu soo dhawaynayaa nimankana dalkay nala leeyihiine dee naga daa hanagu dirine yaanay majertenia ku darsane wllo waa ku sidee Dee reer magaalnimo soco hoos udhig bahasha Kkkkkk Slmulah
@40156
@40156 6 лет назад
Fardaws hg daroodku hargeisa way inala leeyihiin hawiyuuna korkay noo saaran yiin
@regalsnow9707
@regalsnow9707 6 лет назад
So dhawoow wa home kagii hargeisa walahi we love u reer hargeisa I missed your show shalay ka so dhofayhargeisa we love u akhlakh wanag arki maysid yadoo ku dhagan qof queen welcome walashay 🤗🤗🤗🤗🤗😗
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 6 лет назад
Aadbaan uga helay sida quruxda bdn eeloogusoo dhaweeyay fanaanadeena qaaligaa fiska Looma kala harin mashaAllah mudnaanbaad leedihiin
@shaakiryare1852
@shaakiryare1852 6 лет назад
Hargysa hooy soomaliyeeed Waaan qiiro ooynay xaqiiq sda lloosodhoweyey waa ilmeynay
@majabeofficial6939
@majabeofficial6939 6 лет назад
Jamhuriyada barkaysan cida jecel way jecelyiihin full resepct
@burcosomalilndrsdhaba1908
@burcosomalilndrsdhaba1908 6 лет назад
Gobanimo hargeisa Somaliland hayga marti qaadka
@roodaahmed3888
@roodaahmed3888 6 лет назад
Fiska wllhi aadban ugu farxey imaantinkaaga hargeisa gacmo furan kusoo dhawwoo
@ikhlaasqaali514
@ikhlaasqaali514 6 лет назад
Wlh wn ilmeya mx looo dhahayaa rer hargeysa waa cunsiriyeen qalad ayaa inagala fahan sisay hadan nahay reer muqdisho nolada dad aano walalo nahay ku diirsaday baatihiin reer hargeysa
@fatxitabbeqaali4384
@fatxitabbeqaali4384 6 лет назад
Heeska ugu horeeyo ey ku bilabaneso magaceed waan ujeedaa inee fiska qaadee fiska welcome to Hargesa dad sharaf leh Aya tihiin Somaliand😍😍😍😍
@queenqueen-he3jj
@queenqueen-he3jj 6 лет назад
Farxiya fiska👰 mustaqbalka dhow waxan loo magacaabi doonaa safiirka somaliya ee somalilnd👌👌
@zakariahassanrakoub5735
@zakariahassanrakoub5735 6 лет назад
farxiya Fiska boqorada codka welcome to hargeisa city mi home town aad aya. Ku jecenahay fiska raxmanku raali ha ka ahaado we love you ❤️🙏❤️
@imafiirikartidadoonwesaqab9583
Boqarada fanka waad istaahishaa in sidaan iyo si kabadan laguu soo dhaweeyo
@anuumo3039
@anuumo3039 6 лет назад
Nasabnimadu waa u dhalasho wlh Rer somalilnd soodhawayn yo sooryayn toona laguma gaadho
@abdinuh402
@abdinuh402 6 лет назад
Fiska kuso dhawaw wadankagi magaladadi hargeisa 😘
@isranuuraawed3331
@isranuuraawed3331 6 лет назад
Inti Somaliland iyo farxiya fiska Tagerta jalayal si Niyada Like igu deeqa
@hiboabdilahi2866
@hiboabdilahi2866 6 лет назад
Hargeisa Markay is muujiso dad ba ku nool sharf ku noolada my pple Farxiyaay Soo dhowoow mcn
@abucubayr8517
@abucubayr8517 6 лет назад
Dadka waal waalan ayaan la soo dhawaynin dee waa intii wax magaratda ahayd oo soo dhawaysay wax magarato kale wax micno ah masamaynaso dee
@drsshacbaan2532
@drsshacbaan2532 6 лет назад
Mansha Allaah reer Soomaliland waa Gob gobo dhashay Cadawgiin ha jabo👏👏❤️😘😘Farxiyo fiska Xijaabka Ayayba ku qurux badan tahay Saas ku siiwad Fanaanad Soomaaliyeed ❤️😘😍👏🙏
@altenayanleh4425
@altenayanleh4425 6 лет назад
Quruxda waa llo dhash ee gabadha ha na cawryn
@fartuunabdalla6611
@fartuunabdalla6611 6 лет назад
Wwwwwww masha Allaah so dhaweyn fcn baa lo sameeyay
@sayidtinhoqani7532
@sayidtinhoqani7532 6 лет назад
Duriyada waa lgu oga nazabnimada wlcm Fiska
@Emational70
@Emational70 6 лет назад
Wlcm hoyga fanka Hargeisa hadhwanaag😍
@wiilkareerhargeisa8380
@wiilkareerhargeisa8380 6 лет назад
fanaanada ugu codka wanaagsan fanaaniinta somaliyeed qasab bay ahayd inaanu soo dhoweyna waxaan kasi fikiraya habeenka shawga in meel la kala istaago la waayo waayo sida soo dhoweynteda loogu soo baxay baad ka dareemaysa soo dhowow farxiya fiska
@WarsanMedia12
@WarsanMedia12 6 лет назад
farxiya fiska fankeedu waxaa ka dhinaa hargeysa oy timaado
@sugullechannel222
@sugullechannel222 6 лет назад
Hargeysa laguma qariibo Waa Hoygii Fanka Soomaaliyeed
@hafsaali6377
@hafsaali6377 6 лет назад
waaw maasha allh farxiya dayda soomaali waa wallo uun waxba yaan layskalagurin❤💕💕💞💖
Далее
Hassan Sheikh oo ku jira laba daran, Mid dooro!!
10:44
Просмотров 1,2 тыс.
НЮША УСПОКОИЛА КОТЯТ#cat
00:43
Просмотров 1,2 млн
НЮША УСПОКОИЛА КОТЯТ#cat
00:43
Просмотров 1,2 млн