Тёмный

WIIL YAR OO 12 JIR FANAAN AH IYO AABIHIIS FANAAN AH ISKU MEEL KA WADA HEESAYA 2015 

Deeyoo Media
Подписаться 182 тыс.
Просмотров 650 тыс.
50% 1

www.deeyoo.com: Mucjiso Faneed ka dhacday Magaalada Garowe markii Fanaan yar oo 12 jir ah ka heesay iyo Aabihiis oo isna Fanaan ah oo sharaxaya Heybada Wiilkiisa isla markaana Goobta ka heesay laftiisu ..... Mahad Celin Puntland TV oo Fursadan dhaliyay. Fanaan yare Mubaarak iyo Aabe Fanaan Abubakar
Fanaan Mubaarak
Fanaan Mubarak
Aabo Fanaan ah
Abuubakar
Wiil yar Fanaan 12 jir
Hees Cusub 2015
Heeso Cusub 2015
Heesaha Sanadka Cusub
Puntland TV
Farxiya Fiska
Nasteexo Indho
Hodan Abdirahman
Muna Xidigta
Xanfar Yare
Shey Mire Dacar
Nimcaan Hilaac
Yurub Geenyo
Nimco Dareen
Sabriina Sabriin Muuse
Hani UK
Ikraan Caraale
Farxiya Kabayare
Dalmar Yare
Iskalaaji
Fartun Birimo
Kaban Qaaci Qaraami
Dhaanto
Dirgax
Shirib
Shiribka

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 738   
@simanahmed9837
@simanahmed9837 2 года назад
fiska inta soo racdy like dhac ku siiyaa😂😂😂😂fiska ka hor ma maqlin heestan iyo wiilkanba
@Warbaahinta_somaliland
@Warbaahinta_somaliland 2 года назад
🤣🤣🤣
@zarayou8560
@zarayou8560 2 года назад
Me too maanta igu horaysa kkk
@cabdiqanikaka3101
@cabdiqanikaka3101 2 года назад
Kkkk wlh funny tahay
@nashaadnuura5421
@nashaadnuura5421 2 года назад
war jecli inta naga so riday😂😂
@zarayou8560
@zarayou8560 2 года назад
@@nashaadnuura5421 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣Allow naarta naga badbaadi waa dhib
@مأجي-ز8ض
@مأجي-ز8ض 2 года назад
Inta markii uu Farxiya fiska guursaday halkan soo booqatay is muujiya😂 👇
@xuseenmxasan2389
@xuseenmxasan2389 2 года назад
Anaaba hada soo raadiyay horay uma aqoon wllhi😁😁😁😁
@hothoapdilahi3895
@hothoapdilahi3895 2 года назад
😅😂 faduul bay inagu hayid lkn 12 marakn arakay madaxan qadi wayay🤣🤣
@haniyey1
@haniyey1 2 года назад
Aniga kula mid ahaay
@maxamuudiskudaye6954
@maxamuudiskudaye6954 2 года назад
Garuucay isku mid nahay
@qisaskadunida
@qisaskadunida 2 года назад
Isku mid nahay
@rahmafoorfoorshe4206
@rahmafoorfoorshe4206 2 года назад
farxiya fiska ninkeeed 😂😂😂😂😂 inta hadda baraty 👍
@hanicali4142
@hanicali4142 2 года назад
Waa ikan wallhi😂😂😂
@caaliyafaray8553
@caaliyafaray8553 2 года назад
Ilhy hadaan searching gareyey😂😂
@nawaalcllaahi2913
@nawaalcllaahi2913 2 года назад
Aniga hhh
@xiiscabdi6633
@xiiscabdi6633 2 года назад
haa 😄😄 hadalee
@akqanciyeofficial9736
@akqanciyeofficial9736 2 года назад
Farxiyo fiska ninkeda inuu yahy inta og like isara 💯❤️
@haniyey1
@haniyey1 2 года назад
Maantana waa farxiyo fiska ninkeeda mashallah mashallah
@abdrskjustjust9456
@abdrskjustjust9456 2 года назад
From meherka fiska inta ka soo raacday heestan😅🤣 ilmuhu maanta waa farxiya xaajigeedi wakhtiyoow isbadal badanidaa
@crashidshermaake7311
@crashidshermaake7311 2 года назад
Guurkisa fiska inta maqashay o inta u soo carartay like ta dhac isii😂
@ismoyarr1030
@ismoyarr1030 4 года назад
Magaciisu waa mubaarak october after 5 years maanta waa legend waana fanaan ka caan ah Dhamaan deegaanada soomaalida waa mulaxan iyo fanaan cod tolmoon. Alle Haw naxariisto aabihii wuu geeriyooday mubaarak October keeP going legend
@haniyey1
@haniyey1 2 года назад
Maskiin Aabihii miyuu dhintay ? Allaha u naxariisto
@sundusmaxud2863
@sundusmaxud2863 2 года назад
@@haniyey1 haa wuu dhinty 2017ki
@Amal-Qurux-Ina-Ahmed
@Amal-Qurux-Ina-Ahmed 2 года назад
From guurka Fiska islaanta ka weyn😄😄😄
@Runtakudhimow
@Runtakudhimow 2 года назад
Inta Mubarak 2015 daawatay ee lasocotay like 👍 ta dhac kusiiya
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 7 лет назад
Alle ha u naxariisto Abwaan Abukar Yusuf Darwiish wuxuu geeriyooday maalmo ka hor 07 May 2017..waxaana lagu aasay Xidda oo Bosaso u dhow ka dib markii Muqdisho.laga keenay oo uu muddo ku xanuunsanaa marxuumku. Wiilkiisaan yar hadda waa koray xoogaa wuxuu joogaa Xamar.
@wiilkareercaliwiilkareerca5169
Wuu geeriyooday Abwaab darwiish Waana wiilkan aabihiis Ilaahey janatul firdoosa ha geeyo
@leehiabdullahi9685
@leehiabdullahi9685 4 года назад
Goorma wllo qaali ma hubtaa
@mohammedfaysal7734
@mohammedfaysal7734 4 года назад
@@leehiabdullahi9685 2017 bu dhinty ilahy haw naxaristo
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 года назад
Aamiin
@amirathemirror6064
@amirathemirror6064 5 лет назад
MAASHAALLAH SUUBHANALLAH YAARABIII QUURAN KA BAR CODKAMACAN KIIKU AANFAC DIINTIISA AAMEEEN IINSHAALLAH YAARABIII
@كيمجيسو-ذ4م
@كيمجيسو-ذ4م 2 года назад
Cajiib fiskuuw guursaday maanta ilaahay haysku barakeeyo waa calaf
@mustafebulshaale2648
@mustafebulshaale2648 3 года назад
Aduunyo 6 sano ka dib waxaa halkaas iiga muuqda fanaaniin geeriyooday, Sida Sahal, Abuukar darwiish, iyo Muna xidigta, Halka Mubaarak yare Yahay Fanaan caan ah oo la jecelyahay Codkiisa. Allaha u naxariito dhammaan inta geeriyootay alla yarxamu.😭🤲
@blessedme8532
@blessedme8532 2 года назад
Wiilka Mubarak aabihiis wuu dhintey miyaa
@aizhadiamond7561
@aizhadiamond7561 2 года назад
@@blessedme8532 haa
@blessedme8532
@blessedme8532 2 года назад
@@aizhadiamond7561 waa calool xumo
@caatikasayid1254
@caatikasayid1254 6 лет назад
Inta dhahdey masha allah iyo I like wa isu mid. Lkn ogaada ilaaha qaaliqa ah wax aad ka nusqaamin kartaan mba jirto
@sacdiaabdirisaaq6266
@sacdiaabdirisaaq6266 2 года назад
Yaa soo raad shay mrkuu fiska guursaday🤣🤣🤣❤
@faarax1965
@faarax1965 2 года назад
Farxiya fiska inta darteeda u soo raacday 😂😂😂
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 Год назад
Mubarak yare Habeenkii oo madaxtooyada ka heesay baa xasuustaa dadka dhan way yaaben ilmaha yadh ❤
@nimcocabdi7516
@nimcocabdi7516 2 года назад
Ilahayow hadan maqlay wiilkan history giisaba fiska igu dhalisay inan so raadiyo 😂😂🤣
@Siciiddhiif14
@Siciiddhiif14 4 года назад
2020 Mubaarak October maanta waa fanaan caana soomaali oo dhana ay codkiisa jeceshahay aabihii alle haw naxariisto wui geeriyooday😥
@fartunadan5352
@fartunadan5352 10 месяцев назад
Mu geriyooday.ben.ta dhaf😢😢😢
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 2 года назад
Habeynkaas wn dawanayey wlhi waa rer #Puntland waliba Bosasood asala Mnshallh waa aabe geesiya riyadiisuu urumeeyey somali badan ma fahmikaraan Riyada ubadku leeyahay Alha unaxariisto Actober
@fiihimbashir6986
@fiihimbashir6986 2 года назад
Aamiin ya rabi
@malmo4235
@malmo4235 2 года назад
Farhiya fiska cunugan ayey cawa aroostay Subhanaallah
@amoolaomar4231
@amoolaomar4231 2 года назад
Ma danbibaa haday aroostay markaa? Mise waxbad ka badali kartaa?
@nimoabdi1872
@nimoabdi1872 2 года назад
Waa yaab
@MERA__GHAR
@MERA__GHAR 7 лет назад
subxanallah maxkaqaldan canuga kadaa heesaha ee bar qur aanka
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 2 года назад
ALLAH wax ka qayr badan Ha ugu bedelo heesah
@fardousmohamedyoonis3726
@fardousmohamedyoonis3726 7 лет назад
subxanalahu warkadaso wiilkaga heesaha waa xaram madarasad kudar oo haa xifdiyo quranka businka
@rexaan
@rexaan 7 лет назад
Subxanallha subxanllha illahoow somali waya baabene illaahow sohadeeee
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 6 лет назад
Rabi ha unaxariisto aabihi wuu dhintay ban maqlay
@kingmohaz8629
@kingmohaz8629 7 лет назад
subxanallah war saqidka dugsi geya
@hamdiibrahim3333
@hamdiibrahim3333 2 года назад
Inta markii uu farxiyo guursaday halkan soo booqotay love saar
@zhankaluzamohamud68
@zhankaluzamohamud68 8 лет назад
Ani waxa iga yapisay tan leh Mancha Allah da ku haysa subxana llah
@ifraaxcarab9784
@ifraaxcarab9784 6 лет назад
60 ayu jira kan War waxaba kadaran mitka dalay WA katala
@saadoqaranofficial6248
@saadoqaranofficial6248 2 года назад
Oo maxaad la yaabtay hibada alle siiyay ayay ledahay masha allaa
@fiihimbashir6986
@fiihimbashir6986 2 года назад
@@ifraaxcarab9784 manta wu ka hooseya wll ya ka cafinaya inta yare aad wax ka shegty😭😭😭😭
@ifrahhussein306
@ifrahhussein306 9 лет назад
allaha ka dhiigo eedo kii dalkisa iyo diintaas afaco soo bar bar waan ku faraxay
@cabdulasiiscabdullahi6472
@cabdulasiiscabdullahi6472 7 лет назад
+Ifrah Hussein Ma inow halaaway baad ku faraxday? Balaayo ku farax.
@cashaxayir7224
@cashaxayir7224 7 лет назад
Wlshy Ka Daaya Sidan Yarka Sidan oo Dugsi Quran Geeya
@farxiyocali53
@farxiyocali53 2 года назад
Alla haunaxaristo abokor waan aqaanay reer garowe bu ahaan jiray daris bn ahayn
@burcaawilyrics
@burcaawilyrics 2 года назад
Inta ila og inuu farxiya fiska gursadey like sara 2022😂
@nerminbabygirl1505
@nerminbabygirl1505 2 года назад
Hhhhh wagaa 2015 bah ahayd 12 years bu jiray hada 19 years hhhhh
@maomohamed15
@maomohamed15 2 года назад
Hadaba dee ninkii Farxiyo fiska ayuu guursaday 2022, 2015 waxba ka danbeyy😀😀😀
@abdirahmanyarechannel5117
@abdirahmanyarechannel5117 2 года назад
*Hadaa Farhiya fiska Xajigeda another level 🔥*
@abdallagullwarsame2464
@abdallagullwarsame2464 4 года назад
Waa aabe wanaagsan, Mar haduu afeeftay uu yiri somalida ma jecla in caruurta hees la yiraa, laakiin halaga daayo caruurta sidan
@sumayaosman9292
@sumayaosman9292 7 лет назад
SUXANALLAH LAAILLAHA ILLAAH ALLAHU AKBAR YAA RAHMAN YAA RAXIIM
@sundusmaxud2863
@sundusmaxud2863 2 года назад
Maxaa kugu dhacay
@saynababdi6228
@saynababdi6228 6 лет назад
waaba ku faraxsan yahay ilaahey haku hadeeyee cunuga quraan bar
@ibtisamosman2862
@ibtisamosman2862 2 года назад
Ma ila yabten...
@nasabboy3580
@nasabboy3580 2 года назад
illahay ha unaxariisto wiilka aabihiis uu dhintay abwaan darwiish
@abdimohamedosman1776
@abdimohamedosman1776 8 лет назад
Ma xumaan baa loogu hambalyaynayaa subxanallah allow soo hanuuni
@jabirjabir4677
@jabirjabir4677 6 лет назад
Soo Mubaarik o ctobae mahin eega Hawaduu maraya nin kan
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 7 лет назад
Quraan miyuu xafiday waa maxay maansha alaah
@bashirali4530
@bashirali4530 7 лет назад
mohamed sharif 😂😂😂
@maryanali6192
@maryanali6192 3 месяца назад
Quraanka bar oo ha aqriyo luuqda macaan iyo adiguba ilmahaaga hees lama baro waayo wax fiican maaha
@nopenope2364
@nopenope2364 3 месяца назад
😂😂😂😂 10 sanno ka hor weeye imika waa 22
@mohaofficial7975
@mohaofficial7975 2 года назад
Yaa ila arko cawa oo 24/7/2022 asago farxiyo fiska oo an 2010kii dhageysan jirey ano ilmo eh ay is gursadeen🤣🤣yaab adunkan
@dekafarah4472
@dekafarah4472 2 года назад
Kaligaybaan modayay inaaan so raadiyay
@dekafarah4472
@dekafarah4472 2 года назад
Lkn reer garowe miyaa
@amirhonest4238
@amirhonest4238 4 года назад
Quranka xifdisee aqiro ha kushafec qado ee
@caatikasayid1254
@caatikasayid1254 6 лет назад
اللهم نجنا من عداب النار ومن فتنة الدنيا والآخرة
@qalanjoaadan8820
@qalanjoaadan8820 8 лет назад
daybo nagtaan masha Allah kulaha fanka ma wax fiican ah
@cawildiiriye6826
@cawildiiriye6826 2 года назад
Ninkaa inanka abihii ah wuu dhinatay ilahay ha unaxaristo
@hooyoiyoubad784
@hooyoiyoubad784 2 года назад
7yrs kadin saqirkaan farxiyo fiska ayuu saygeeda yahay😎
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 2 года назад
ALLAH baa u qoray
@warsanabdullahi2055
@warsanabdullahi2055 7 лет назад
Wow waligay Ma arkin ilmo Yar oo saas u heesaya wow
@yuusufdejouker3227
@yuusufdejouker3227 2 года назад
Asaga iyo fiska meherkooda kadib yaa soo booqday🤚😄
@mariyabintuadem2267
@mariyabintuadem2267 2 года назад
Wlhy ana lamid🤣🤣🤣
@iam_zalman0726
@iam_zalman0726 2 года назад
Inta la yaabtay arooskisa like dhac😂😂
@تسنيم-ي7ظ
@تسنيم-ي7ظ 2 года назад
War dhamaantiin Allah idinsoo hanuunsho wax Allah Rali kayahay guubaabineysaane wiilka yar
@amalabdinoor261
@amalabdinoor261 6 лет назад
bismillah! bal inkaartaan arka ! waliba aabihi baa lajooga kawaran
@fardusaw9688
@fardusaw9688 8 лет назад
subhanala waa aduunyo alahu akbar ilahay ha laga baqo.
@yaasminabdirahman8607
@yaasminabdirahman8607 3 года назад
2021 yaa dhegeysanaya liketa🖐🖐🖐🤣
@youngboy838
@youngboy838 9 лет назад
Mansha Allah good father I agree with him nice song with beautiful voice good guy both of them and keep up bro
@amirhonest4238
@amirhonest4238 4 года назад
Subxannallah 😭
@ifraaxxasan7201
@ifraaxxasan7201 4 года назад
Mubarak October hada wuu weeyndy msha allh allha xafido
@mahamedhukun8526
@mahamedhukun8526 7 лет назад
Heees Nin wayn Ayuu qaaday Lkn dugsi Quraanka geeya
@nimcocabdullaahi8690
@nimcocabdullaahi8690 2 года назад
Farxiyo fiska inta kasoracday ooooo love dhac dhac kusii
@ashaabdi9648
@ashaabdi9648 8 лет назад
Somalia inta ay waxan kujirto waligeed hormar magarayso mana qabobayso
@nasramohamed5796
@nasramohamed5796 8 лет назад
inaa lilaahi wainaa ileyhi raajicuun Rabigey ha idin hanuuniyo
@jawsarinabacadimahawallayw6743
kkkkk kkkkk
@ifrahhussein306
@ifrahhussein306 9 лет назад
mashallaha eedo soo bar baar guul codka cadi mahaan wiilka yar
@amalqueen9380
@amalqueen9380 6 лет назад
Markan wuu yaraa lkn hada wiilkan waa fanan wayen mubarak actober Abhiisana wuu dhintey allah haw naxariisto 😥😥👏
@mhshow841
@mhshow841 2 года назад
Inaalilah waxa is waydiinayy Aabihi tolow manu odhanayn anay fiska iga wayntahay Alleh haw naxariisto
@haniyey1
@haniyey1 2 года назад
@@mhshow841 qoraalkaan baan qori rabay waan xishoodeey sax Aabihii baa igala yar farxiyo koleey laakiin allahu waclam AUN
@mhshow841
@mhshow841 2 года назад
@@haniyey1 Haa Runti AUN wan u ducaynanaye iyagana haysku barakeeyo
@suheylasaid8337
@suheylasaid8337 2 года назад
2022 wilkan saqirka ah baa gursatay ayeyo farxiyo fiska alow aleeh 😀
@zoumeyhaji8290
@zoumeyhaji8290 2 года назад
😂😂curadeda ka waynba
@suheylasaid8337
@suheylasaid8337 2 года назад
@@zoumeyhaji8290 so mahan 😅
@Mahdi-yl4dw
@Mahdi-yl4dw 5 лет назад
Gabadha wiriye ah Quruxlay mashalah
@nawaalizmaaciil9833
@nawaalizmaaciil9833 3 года назад
2021 mubaarak manta waa fanaan lkn waa da yaryahay yaanu isku ilaawin fanka faa ido malehee
@halimamohamed6410
@halimamohamed6410 4 месяца назад
Subhanalah
@safiyodhaqane2263
@safiyodhaqane2263 2 года назад
Farxiyo Siman jaceylku maaha da.da ee waa qofka aad is fahantaan iyo naxariista farxiyo iyo mubarak illahbaa isku dooray isku waara ubad qeyr qaba kala hela
@umuilhan9948
@umuilhan9948 2 года назад
Fiska nagama xishoon wayba dhali karta odayga le eg
@yusroosmaan4279
@yusroosmaan4279 7 лет назад
ilahay haso hanuuniyo ilmihi xitaa hees bay barayn may quraanka ilaahay baraan waa aabo xun oo cadaabta u wado
@nimcodahir1576
@nimcodahir1576 8 лет назад
subxa na laah war mad qur aan ka saas uxif disid ilahay haku soo ha nuuni yo
@halimoyusuf8875
@halimoyusuf8875 7 лет назад
k; kkk
@samiiraali2122
@samiiraali2122 7 лет назад
war saqiirka dugsi quraan hala geeyo ok
@siriusschampo3235
@siriusschampo3235 7 лет назад
samiira al
@mahadmohamed2808
@mahadmohamed2808 7 лет назад
samiira ali walaaley sawirka aan arkaayo adiga miyaa caawa amaan ku qarwaa faruuryahaan sln kashka iyo laabta iga gudoon
@cashaxayir7224
@cashaxayir7224 7 лет назад
Samira Ali Mxa Ka Yar Dugsi Quran La Geya Kii Dhalay ba Wanaag Moodaya Sidan Oo Waa Subxaanaka Yaa Cadiim e
@aishaelmi4591
@aishaelmi4591 6 лет назад
samiira ali kkkkkkkkkkkkkk
@hanad211
@hanad211 8 лет назад
hahahahaha waxay ku leeyihiin Maasha'Allaah!!! war odagan saaqidka ah ilmaha yar yaa ka qabta!!!
@mohamirefarah7504
@mohamirefarah7504 4 года назад
Darood saaqid ah
@saadoqaranofficial6248
@saadoqaranofficial6248 2 года назад
Xoloow vaad tay adigu
@anasabdi1599
@anasabdi1599 2 года назад
@@saadoqaranofficial6248 qofka 6yrs before ujawabeso inuu nooleen maxa ka ogtahy
@nawaalcllaahi2913
@nawaalcllaahi2913 2 года назад
@@saadoqaranofficial6248 hhh
@msscakif4730
@msscakif4730 2 года назад
@@anasabdi1599 maragtay😂😂
@bukharikuluc5600
@bukharikuluc5600 8 лет назад
waa kuu doqniimo walahi inankaaga inaad fan Ku qalqaliso subaxaan allah
@maayaabdalaa3401
@maayaabdalaa3401 2 года назад
Wiilka yar aabihiis aboowe wuu geeriyooday
@CadnaanSomali
@CadnaanSomali 2 года назад
fiska darteed 7sano kabacadi mar kale ban comments ka bixinaya 😁😁 adeer horey u soco islamahana dubee
@shankaroon6963
@shankaroon6963 7 лет назад
wow waa fanaan yaar Somali usokacey Mansha Allah
@sundusmaxud2863
@sundusmaxud2863 2 года назад
Alleh hawnaxariisto mubarak abihii 2017ki bu dhintay
@fadumoayaan4771
@fadumoayaan4771 2 года назад
Asagoo usoo hadlaayo anaa aragtay oo dhahaaya raali uga ahay inuu fiska guursado
@mustafehussein288
@mustafehussein288 2 года назад
@Fadumo Ayaan, waa adeerkii kaasi, laakiin waa inankaygii oo anaa dhalay inuu yidhaa maaha..
@Daawasho1
@Daawasho1 6 лет назад
deeyoow music beej kaaga waan raa dinaayay hadii aan helay glbta waa ok sln sare ma suul maxamed deeyoow
@CadnaanSomali
@CadnaanSomali 9 лет назад
Mansha allah
@sadiyanoor6230
@sadiyanoor6230 6 лет назад
quraanka bar taa ayaa anfacee
@nuuramukhtaar2350
@nuuramukhtaar2350 2 года назад
Inta soo radisey marku farxiya fiska guesadey 🤣🤣🤣
@haniabdishukri7275
@haniabdishukri7275 2 года назад
Ani ka know ah
@warsanabdullahi2055
@warsanabdullahi2055 7 лет назад
Aabaha xataa Waa khatar
@yazinmaxamed1597
@yazinmaxamed1597 7 лет назад
rer budland see wax uwadaan
@caaliyafaray8553
@caaliyafaray8553 2 года назад
Waa ninkii farxiya fiska
@shoaibsheikhabdullahi7828
@shoaibsheikhabdullahi7828 2 года назад
Inta daawatay kadib arooskii farxiyo fiska iyo October like 👍 dheh
@abdiqani127
@abdiqani127 2 года назад
Farxiyo fiska ninkeeda waaa legend 🙌
@mkrdahran6783
@mkrdahran6783 2 года назад
Walaalkay waxaan odhan lahaa inaad waxkale bartaa wacnayd weli jaanisbaad haysataaye ka bedel shaqada oo dib ufiiri waxay ku danbeeyaan fanaaniintu
@mohamoudkhalif2443
@mohamoudkhalif2443 2 года назад
Wuu dhintay aabihii (AUN)
@husseinabdille
@husseinabdille 2 года назад
Kkk legend wa nin rageed
@ayanyusufsuleiman2244
@ayanyusufsuleiman2244 2 года назад
Ala baayeyey fiska ma xishoto miyaaa Bisinka Siman fiska ayay isku badashay 2022
@yousufabdiofficial7864
@yousufabdiofficial7864 6 лет назад
Amazing voice with 12 years guy say mansha allH 👊👊
@osmansaid4601
@osmansaid4601 2 года назад
Farxiya fiscal odaygeedii
@612o.t.f.7
@612o.t.f.7 2 года назад
@@osmansaid4601 hhh haa wlh aaad u yaray odeyga waqtigas
@ilyaasaadan3506
@ilyaasaadan3506 8 лет назад
adeer ilmahaaga wax xun ha barin ilahay haku hanuuniyee adiga iyo dhamaanteenba
@c.raxmaanmaxamed4280
@c.raxmaanmaxamed4280 4 года назад
Ilmahaaga wax walba oo uu hamigiisu yahay waa loo fuliyaa axyaa ilma xalaal hibada fanka iyo reer hargeisa like iyo subescribe dhac igu siiya pro and ziz nabigana ku saliya scw scw 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹
@salahabdala4483
@salahabdala4483 8 лет назад
mashaaa alaah yaroo wan wlee siman hees mcn rabow ku daa zhp wiil yar oo 12jir ah walee mucjiso anoo ah , mudasir ubaxle aad baan kusalamayaa.samri wayee adaan kusugayaa wlee mcn
@shariifabdurahman3313
@shariifabdurahman3313 2 года назад
Jabwalbabsoomar maintains farxiya fisuu haystaa
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 5 лет назад
waaaw wa fanaankii abwaan darwiish AUN dhalay .hada waa nin weyn
@Raho339
@Raho339 2 года назад
Wll Ma Reer Puntlander,Baa Wiilku?
@abdiladiifali9780
@abdiladiifali9780 2 года назад
Saddex fanaan oo halkaa iiga muuqda way geeriyoodeen Mubarig abihii Abuukar darwiish Muuna xidig iyo sahal Allow u naxariiso anagana noo danbi dhaaf
@xilwaali9953
@xilwaali9953 2 года назад
madhinte aabihii 😩
@abdiladiifali9780
@abdiladiifali9780 2 года назад
@@xilwaali9953 haa huuno
@haliimogobaad4744
@haliimogobaad4744 6 лет назад
masha allah esh cala cod talahi
@hannifomar6894
@hannifomar6894 2 года назад
Muna xidigra iyo Darwish ujeda . Allah unaxaristo.
@Jamalosman665
@Jamalosman665 3 года назад
Aabe allaah ha naxariisto
@hairgrowthqueen3341
@hairgrowthqueen3341 2 года назад
Ninka farxiya Fisk a
Далее
Wareysi: Farxiyo Fiska iyo Mubaarak Oktoobar
13:38
Просмотров 111 тыс.
Eco-hero strikes again! ♻️ DIY king 💪🏻
00:48
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Просмотров 13 млн
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Просмотров 3,8 млн